Hay'adda SoDMA oo gargaar ka qaybisay qeybo ka mid gobolka Banaadir

0
Tuesday March 19, 2024 - 11:23:55 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 77
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hay'adda SoDMA oo gargaar ka qaybisay qeybo ka mid gobolka Banaadir

    Hay'adda SoDMA ayaa markale deegaanka Garasbaaleey degmooyinka Xamar-jajab iyo Howlwadaag waxa ay gargaar ugu qaybisay 13,900 oo qoys oo iskugu jira danyar, barakacyaal iyo kuwa naafo ah. Deegaanka Garasbaaleey waxaa gargaar loogu qaybiyay 12

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'adda SoDMA ayaa markale deegaanka Garasbaaleey degmooyinka Xamar-jajab iyo Howlwadaag waxa ay gargaar ugu qaybisay 13,900 oo qoys oo iskugu jira danyar, barakacyaal iyo kuwa naafo ah. Deegaanka Garasbaaleey waxaa gargaar loogu qaybiyay 12,000 oo qoys halka degmooyinka Xamar-jajab iyo howlwadaag gargaar loogu qaybiyey 1,900 oo qoys. Qoysaska gargarka afurinta ah ka faa'iideeystay ayaa u mahadnaqay hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA oo u taagan caawinta iyo u gargaaridda bulshada Soomaaliyed.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip