Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Markii ugu horreysay ka hadlay Sacdaalkiisa Eriteria

0
Tuesday March 19, 2024 - 11:22:18 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 68
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Markii ugu horreysay ka hadlay Sacdaalkiisa Eriteria

    Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kusoo laabtay magaalada Muqdishu kadib booqasho laba maalmood ah oo uu ku tagay dalka Eritrea. Xasan Sheekh ayaa intii uu joogay magaalada Asmara waxa uu la kulmay madaxwyenaha Eritrea Isai

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kusoo laabtay magaalada Muqdishu kadib booqasho laba maalmood ah oo uu ku tagay dalka Eritrea. Xasan Sheekh ayaa intii uu joogay magaalada Asmara waxa uu la kulmay madaxwyenaha Eritrea Isaias Afwerki. Madaxweyenaha Soomaaliya oo waraysi siiyey telefiishanka Eritrea ayaa sheegay in sababta uu dalkaasi ugu tagay booqashadan ugu dambaysya ay ahayd inuu Madaxweynahya dalkaasi uga xog-warramayo Madaxweynaha Eritrea horumarka iyo wixii kusoo kordhay Soomaaliya iyo inuu taladiisa raadiyo marka ay noqoto horey ugu socodka sidii Soomaaliya looga xorayn lahaa alshabaab waa sida uu hadalka u dhigaye. Madaxwyenaha ayaa ammaanay doorka Eritrea ay ka qaadatay arirmaha Soomaaliya, isagoo sheegay inay Eritrea samaysay wax dalal yar ay ka sameeyeen Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa sheegay in ciidamo badan oo Soomaali ah lagu tababary dalkaasi. Waxaana uu sheegay in Eritrea aysan wax dan gaar ah ka lahayn Soomaaliya oo aan ka ahayn mid walaaltinnimo.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip