Wasiirka Cadaaladda XFS oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika

0
Tuesday March 19, 2024 - 12:20:44 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 115
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Cadaaladda XFS oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika

    Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane, Xasan Macallin Maxamuud iyo Kuxigeenkiisa Mudane, Axmed Cabdiraxmaan Xasan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ahna Madaxa ATMIS, Danj

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane, Xasan Macallin Maxamuud iyo Kuxigeenkiisa Mudane, Axmed Cabdiraxmaan Xasan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ahna Madaxa ATMIS, Danjire, Souef Mohamed El-Amine iyo wafdi uu hoggaaminayay. Labada mas'uul ayaa ka wada hadlay horumarinta nidaamka caddaaladda iyo xoojinta sarreynta sharciga, horumarka laga gaaray dib u-eegista iyo dhameystirka dastuurka iyo arrimo kale. Wasiir Xasan ayaa ugu dambeyn uga mahad celiyay garab istaagga ATMIS ee la xariira Horumarinta nabadda iyo xasilloonida dalka.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip