Baarlamaanka labada Aqal oo ka doodaya cutubka 4-aad ee Dastuurka KMG ah

0
Tuesday March 19, 2024 - 13:18:20 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 141
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baarlamaanka labada Aqal oo ka doodaya cutubka 4-aad ee Dastuurka KMG ah

    Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo wehliyaan ku-xigeennada labada aqal ayaa shir guddoomiyay kulanka 27-aad ee wadajirka ah ee labada aqal ee Baarlamaanka JFS. Xild

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo wehliyaan ku-xigeennada labada aqal ayaa shir guddoomiyay kulanka 27-aad ee wadajirka ah ee labada aqal ee Baarlamaanka JFS. Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Somaaliya oo weli ku guda jira ka doodista cutubka 4-aad ee Dastuurka KMG ah, ayaa maanta u gudbay ka doodista qodobbo ka mid dastuurka. Madaxa Saddexaad oo ka hadlaya xisbiyada siyasadeed iyo madaxa 4-aad oo ku saabsan maamulka Dorashooyinka dalka. Doodda maanta oo ay isku diiwaan geliyeen soddon iyo saddex Mudane oo isugu jira Sanatarro iyo Xildhibaanno, ayaa lagu wadaa in la soo geba gebeeyo maalinta berri ah.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip