HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 7-DA MAARSO 2024-KA

0
Thursday March 07, 2024 - 08:37:39 in Wararka by MOGTIMES ONLINE
  • Visits: 188
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 7-DA MAARSO 2024-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Muxuu Xasan kala hadlay Mareykanka iyo Norway?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaa lka So omaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo da lka dib ugu soo laabtay ayaa kul an la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dib adda dalka Nor way, Mudane Andreas Kravik oo booqasho ku yi mid caasimadda Muqdisho Kulanka ayaa looga hadlay xiriirka labada dal, iskaashiga dhinacyada horumarinta, amn iga, la-dagaalanka argagixisada iyo xasilinta deegaanada laga xoreeyay Khawaar ijta.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa uga mahad celiyey dowladda Norway taageerada ay la garab taagan tahay Soomaaliya, dadaall ada lagu xoojina yo amniga iyo dowlad dhiska. Sidoo kale, Madaxw eynaha wuxuu ku boo rriyay Norway in ay sii kordhiso doorka ay ka qaadato hor umarinta, wax ka qabashada saa maynta isbadd alka cimmilada, xasiloonida So omaaliya iyo gobolka.

Dhankiisa, Wasiirka Ku-xigeenka Arrimaha Diba dda Norway ayaa bogaadiyay horumarka dowlada ay ku tallaabsatay, gaar ahaan amniga iyo dowlad dhiska, isagoo xusay in Norway ay sii wadi doonto taageerada iyo garab istaagga dowladda iyo shac abka Soom aaliyeed.

Dhinaca kale, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Shalay qaabilay ku-simaha safiirka Mar eykanka ee Soomaaliya Shane Dixon, wax ayna ka wadahadleen arrimo badan oo ku saa bsan xiriirka Soomaaliya iyo Mareykanka.

Madaxweynaha iyo danjiraha ayaa diira dda saaray iskaashiga istiraatijiyadeed ee laba da dal. Waxay dib u eegis ku sameeyeen siya abaha kor loogu qaadi karo dadaalka wadajir ka ah ee looga hortagayo khatarta argagixi sada caalamiga ah.

RW Xamsa oo sheegay in DFS ay gacanta ku hayso dhismaha golaha culimada Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuri yad da Federaalka Soomaaliya, Mudane Xam sa Cabdi Barre, ayaa furay shirwaynaha dacwada Salafiga Soomaaliyeed,isagoo shee gay in culimadu doorw ayn ku leeyihiin dawla dnimada, siyaasada iyo amn iga, iyagoo si gaa ra uga masuul ah dacwada iyo ilaalinta diint eena suubban.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in kooxaha Khawa ariijtu dowladnimadeena caqa bad wayn ku yihiin, isla mark aana dowladdu kula jirto dagaal xoogan oo dhina cyo badan ah, sidaa awgeed waxaa culimada So omaal iyeed looga fadhiyaa in ay doorkooda shar iifka ka qaataan, isla markaana bulshadeena ka wacyi galiyaan afkaarta qaldan ee dhalinyar eedan ay ku qaldaan.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in dowladdu gacanta ku hayso dhismaha golaha culimada Soo maaliyeed oo waxwayn katari doona isku soo dhaw aynta kala afkaar duwa naanta culimada Sooma aliyeed. Md. Xamsa waxaa dhinaca kale uu she egay in dowladdu gacanta ku hayso dha maystirka dastuurka oo ah qabyo wayn oo dowlanimadeena hortaagan, sidaa awgeed in culimadu kaalintooda ka qaatan oo eegaan qodobada dastuurka oo ay waafajiyaan diinteena.

BJFS oo Shalay bilaabay ka doodista cutubka 3-aad ee Dastuurka KMG ah

Guddoomiye ku xigeenka Golaha Shac abka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaal ka Sooma aliya Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa Shalay shir guddoomisay kula nka 22-aad kalfadh iga 4-aad ee labada Aqal ee BFS, kulanka guddo omiyaha waxaa ku weheliyay ku-xigeenka kowaad iyo Labaad ee Aqalka Sare.

Ajandaha kulanka oo Shalay ahaa siiwadida ka doodista soojeedimaha wax ka beddelka Dastu urka, iyad oona la bilaabay Cutubka 3-aad ee dib u eegista Dastuurka oo ka hadlaya Dhulka, Hantida iyo Deegaanka Qodobka 42-aad 47-aad.

Guddoomiyaha Guddiga dib u eegista Dast uurka labada Aqal ee Baarlam aanka Jamhuuri yadda Federaalka Soomaaliya Md. Xuseen Iidow, oo faafaahin ka bixiyay furitaanka cutubka Seddexaad ee wax-ka bedelka Dast uurka Soomaaliya ayaa sheegay in cutubka uu muhiim u yahay Dhulka, hantida iyo Degaanka ay leedahay ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Xildhibaannada labada Aqal ayaa aragtid ooda ka dhiibtay cutubka Saddaxaad ee dib eegista Das tuurka, ayaa waxaa looga dooday, Dhulka, Guddiga Qaranka Madaxaba naan ee Dhulka, Shuruudaha Xubinnimada Guddiga, Kheyraadka Dabiiciga ah iyo Deegaanka.

Guddoomiye ku xigeenka Golaha Shaca bka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaa lka Soom aaliya Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar oo soo xirtay Fadhiga Shalay ayaa waxay sheegtay in maalinta sabtida ah ay dha meestiri doonaan ka doodista Custubka 3aad een Dastuurka dalka.

Madaale oo dhagax dhigay laami aan loogu talo gelin shacabka Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa M/ Muqdisho Md.Yuusuf Xuseen Jimcaale (Ma da ale) ayaa dhagax-dhigay Dhismaha Wadada Laami ga cusub ee Dalxoreeye, kaasoo isku xireya Laam iga 21 October ee Degmada Waaberi iyo Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqd isho, isla markaana dhexmarta Wadada hada loo yaqaano Jaay-ga.

      Duqa Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in talaabo laga qaadi doo nno dhismooyinka ku soo xad-gudbay wada dan, maadaama dhism aha wadadaan loo qor sheey ay in ay noqoto mid labo dhinac ah, iyadoo muhiim u ah isku socodka iyo isku xirka Garoonka Diyaa radaha Aadan Cadde iyo Magaalada inteeda kale.

Munaasabadda Dhagax-dhiga wadadaan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir, Guddoo miye Kuxigeenka Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir, Agaa simaha Guud ee Howlaha Guud, Guddoomiyaha Degmada Waaberi, Injineero iyo qeybaha kala gedisan ee Bulshada.

Wadadan Jaayga loo yaqaano ee laamiga la saarayo ayaa waddo aysan isticmaalin shacabka caadiga ah ee Muqdisho, waxaana ku go’an bar kontrol oo kaliya ay ka gudbaan madaxda dowlada, saraakiisha, iyo dadka dowlada u shaqeeya, iyadoo jidkan uu ku yaallo dhul la boobay oo loogu talo galay in lagu balaariyo garoonka Aadan cadde kaa soo si sharci daro ah loo siiyey shaqsiyaad ganacs ato ah iyo madax kala duwan oo daaro waaweyn ka dhistay.Xigasho:-allbanadir.org

Gudoomiye Xigeennka Baaralamaanka max ay kala hadashay Safiirka Shiinaha

Guddoomiye Ku-xigeenka kow aad ee Gola ha Shacabka BJFS Sacdiyo Yaasiin Xaaji Sa matar ayaa Shalay boo qatay Safaar ada Shiin aha ay kuleeda hay Magaalada Muqdisho wax aana soo dhaweeyay safiirka ufadhiya Dalka Amba ssador Fei Sheng chao.

Labada mas’uul ayaa ka wada-hadlay xooji nta xirriirka iskaashi iyo wax wa da qabsi ee la bada dal ee walalaalaha ah, howlaha horuta binta u leh Go laha Shacabka ee BJFS iyo sidii muhiimad gaar ah loo siin lahaa shuruucda taageereysa amaanka guud iyo xasiloonida dalka,horumarinta waxbara shada iyo awo odsiinta haweenka Soomaaliyeed.

Ambassador Fei Shengchao.

ayaa Guddoomiyaha ugu hambalyeeyay in ay noqotay Gabadhii ugu horeysay ee xilalka ugu sar eeya dalka soomaliya qabata, isagoo u rajeeyay in ay ku guuleysato howlaha hor yaalla, isagoo muuji yay sida dowladda China ha u garab taagan tahay Soomaaliya.

Sidoo kale Guddoomiye Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa uga mahadcelisay Dowlad da Shiin aha taageeradeeda,garab istaaga dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed. DHAMMAAD

Dowlada oo mar kale xayirtay Malaayiin Doolar oo Alshabaab leeyihiin

Dowlada Faderaalka Soomaaliya ayaa mar kale xanibtay hanti ay leedahay Kooxda Alsha baab waxaana la sheegay inay malaayiin doolar xayirtay.

Lacagta la xanibay oo ah 7 Milyan Doolar ayaa waxaa u dheer 110 akoono ganacsi ah iyo 670 la nbar taleefoon ah.

Dowlada ayaaney ahayn markii u gu horeys ay oo ay beegsato takee foono iyo akoono lacag ugu jirtay dagaalamayaasha Alshab aab,hore ayay dhowr mar sidaas oo kale u fulisay howlgaladaasi.

Dowlada Soomaaliya ayaa talaabooyinkaan wax ay u cuskaneysaa Sharciga ka-hortagga lacag-dha qidda iyo La-dagaalanka maalgelinta argagixisa da kaasoo baarlamaanku ansixiyay.

Wasiir Khadiija Al-makhzoumi oo kulan la yeela tay Iskuduwaha Bani’aadannimada ee Qaramada Midoobay

Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka cimillada Xukuumadda Federaalka Soomaali ya Khadija Moh amed Al-makhzoumi ayaa kulan la yeeshay Wa kiilka Gaarka ah ee Qara mada Midoobay iyo Isku duwaha Bani’aadanni mada ee Qaramada Mido obay Mudane Geo rge Conway.

KulankaWasiirka Deegaanka iyo Isbeddel ka cimillada Xuk uumadda Federaalka Soom aaliya iyo Wakiilka Gaarka ah ee Qar amada Midoobay ayaa diira dda lagu saaray, isbed delka cimilada, hay’adaha Qarama da Midoob ay iyo xidhiidhka deeq-bixiyayaasha ee dalke ena, iyo sidii xoogga la saari lahaa xoojinta xiriirka aan la leenahay San duuqa Cimilada Cagaaran (GCF).

Qoraal kooban oo ay soo dhigtay Wasiir Khadiija ayey ku tiri, "Waxaan kulan la yee shay Ku Xigee nka Wakiilka Gaarka ah ee UN-ka iyo Iskuduwaha Bani’aadannimada ee Qara mada Midoobay Mudane George Conway. Wa xaanu ka wada hadal nay isbeddelka cimilada, hay’adaha Qaramada Mid oobay iyo xidhiidhka deeq-bixiyayaasha ee dalkee na, iyo sidii xoogga la saari lahaa xoojinta xiriirka aan la leenahay Sanduuqa Cimilada Cagaaran (GCF).”

Shir looga hadlaya wax qabadka Xafiiska hanti dhowrka ee sanadkii tagay oo ka furmay Muqd isho

Hantidhowraha Guud ee JFS Mudane Avv: Axmed Ciise Guutaale ayaa shir guddoo miyey kulan san adeedka Bahwada agta Caalamiga ah ee dhanka horumarka ka taageerta XHGS oo si fogaan-arag ah u qabsoomay.

Shirkan oo sannadle ah ayaa waxaa looga hadlay waxqabadka Xafiiska ee sannadkii 2023, caqaba daha jiray iyo horumarada laga gaaray xaqiijinta

yoolasha Qorshaha Istaraatiij iyadda ee 2023-2027.

Kulanka ayaa waxaa qayb ka ahaa bahwad aag Caalamiga ee Xafiiska hanti dhowrka ka taageera dhanka horumarka.

Wasiirka Maaliyada oo Bangiyada Caalam iga ah kula kulmay Nairobi

Wasiirka Maaliyadda XFS oo Magaalada Nairobi kulamo gaar gaar ah kula yeeshaday Masuuliyiinta Dalalka iyo Ban giyada Caalami ga ah ee taage era Dowladda Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuuma dda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Ima an Cige oo ku sugan magaalada Nairobi oo uu uga qeyb galayo shirka horumarinta Maaliyad da ee IMF iyo Dowladda Soomaaliya ayaa Shalay kulamo doceedyo mühim ah oo gaar gaar ah la kala qaatay madaxda Ururada iyo Bangiyada taageerada Do wladda Soomaaliya sida Wakiilka Midowga Yurub, Wakiilka Bangi ga Adduun iyo Madaxda Bangiga Horumarinta Afrika.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip