Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe oo Magacaabay Wasiiro Cusub

0
Tuesday March 05, 2024 - 12:04:28 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 61
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe oo Magacaabay Wasiiro Cusub

    Madaxaweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa magacaabid iyo isku-shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Golaha Wasiirrada Hirshabeelle. Madaxweynaha ayaa Wasaarado Cusub u magacaabay 5 wasiir, oo qaarko

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxaweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa magacaabid iyo isku-shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Golaha Wasiirrada Hirshabeelle. Madaxweynaha ayaa Wasaarado Cusub u magacaabay 5 wasiir, oo qaarkood horaqy uga tirsanaayeen Golaha Wasiirada Maamulkaasi. HOOS KA AKHRISO WARQADDA MAGACAABISTA


 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip