RW Xamsa: Weli waxaan rajo ka qabnaa in Itoobiya ay ka noqon doonto heshiis beenaakii ay la gashay maamulka Soomaaliland

0
Tuesday March 05, 2024 - 12:01:20 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 67
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    RW Xamsa: Weli waxaan rajo ka qabnaa in Itoobiya ay ka noqon doonto heshiis beenaakii ay la gashay maamulka Soomaaliland

    Ra'iisul Wasaaraha XFS , Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in ay rajo ka qabaan in Itoobiya ay ka laabato heshiis beenaadkii ay la gashay hoggaanka maamulka Soomaaliland, wuxuuna xusay in ay danaynayso Soomaaliya nabad ku wada noolaasho. Mudane

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha XFS , Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in ay rajo ka qabaan in Itoobiya ay ka laabato heshiis beenaadkii ay la gashay hoggaanka maamulka Soomaaliland, wuxuuna xusay in ay danaynayso Soomaaliya nabad ku wada noolaasho. Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ka hadlayay madasha aragti wadaagga sanadlaha ah ee maxadka cilmi barista Heritage ayaa intaa ku daray in ka dowlad ahaan marnaba aysan aqbalayn in lagu xad gudbo madax bannaanida Soomaaiya. Ra'iisul wasaare Xamse" Wali waxaan rajo ka qabnaa in Ethiopia ay ka noqo doonto MOU ga aan sharciga ahayn, anaga waxaa naga go'an in dariskeena aan kula noolaano Nabad laakiin ma aqbaleyno ku xadgudubka Madaxbanaanideena". Mudane Xamsa Cabdi Barre Ra'iisul Wasaaraha XFS ayaa ku dheeraaday caqabadaha gobolka ka jira oo ay ka mid yihiin dhibaatooyinka kooxha argagixisada, abaaraha, daadadka, taas oo ay kusoo biirtay damac shisheeye, taas oo looga bixi karo heshiis bulsho iyo xoojinta dowladnimada.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip