Mas'uuliyiin booqatay degaanno lagala wareegay Alshabaa

0
Tuesday March 05, 2024 - 11:57:47 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 54
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mas'uuliyiin booqatay degaanno lagala wareegay Alshabaa

    Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee Maamulka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan oo hogaaminaya wafdi wasiiro ah oo ay kamid yihiin Wasaaraddaha Amniga, booqday deegaanada Hawlgallada ay ka socdaan ee gobolka Jubada Hoose . Madaxweyne ku xigeenka Maxamuud Sa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee Maamulka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan oo hogaaminaya wafdi wasiiro ah oo ay kamid yihiin Wasaaraddaha Amniga, booqday deegaanada Hawlgallada ay ka socdaan ee gobolka Jubada Hoose . Madaxweyne ku xigeenka Maxamuud Sayid aadan iyo wafdigiisa oo tagay deegaanada Muuse-xaaji, Mallaaylley, Turdho, Baxar-saafka iyo Baarsanguuni oo maalmahii lasoo dhaafay ay howlgalo ka wadeen Ciidamada Jubaland iyo xooga dalka Maxamuud Sayid aadan ayaa bogaadiyay Hawsha Halkaas ka socota . Sidoo kale Maxamuud Sayid Aadan uu ku dhiiro geliyay Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Jubland in ay sii wadaan dagaalka ay kula jiraan Alshabaab ayna ka saaraan degaannada weli ay joogaan ee gobolka Jubada Hoose.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip