Hogaamiyaha militariga Sudan oo Shuruud ku xiray in wadahadal lala furo

0
Tuesday March 05, 2024 - 11:56:40 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 56
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hogaamiyaha militariga Sudan oo Shuruud ku xiray in wadahadal lala furo

    Hogaamiyaha militariga Sudan, General Abdel Fattah al-Burhan, ayaa sheegay in kaliya uu tixgelin doono soo jeedinta Midowga Afrika ee ah in colaadda lagu dhameeyo wadahadal nabadeed haddii Midowga Afrika uu dib u soo celiyo xubinnimadiisa oo buuxda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hogaamiyaha militariga Sudan, General Abdel Fattah al-Burhan, ayaa sheegay in kaliya uu tixgelin doono soo jeedinta Midowga Afrika ee ah in colaadda lagu dhameeyo wadahadal nabadeed haddii Midowga Afrika uu dib u soo celiyo xubinnimadiisa oo buuxda. Ururka Midowga Afrika ayaa hakiyay xubinimada Suudaan ka dib markii militariga uu la wareegay talada Oktoobar 2021. Maalintii Axadda General al-Burhan ayaa la kulmay saraakiil sare oo ka tirsan Midowga Afrika kuwaas oo la doonayo in ay dabada ka riixaan in dib loogu soo celiyo nidaamka dastuuriga ah iyo soo afjarida dagaalka billowday bishii Abriil ee la soo dhaafay




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip