Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo kulan la qaatay Wafdi ka Socday Hay'adda Cuntada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay

0
Monday March 04, 2024 - 13:35:11 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 57
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo kulan la qaatay Wafdi ka Socday Hay'adda Cuntada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay

    Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa XFS oo kulan la qaatay Wafdi ka Socday Hay'adda Cuntada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay ( FAO ) Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane X

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa XFS oo kulan la qaatay Wafdi ka Socday Hay'adda Cuntada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay ( FAO ) Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socda Hay'adda Cuntada iyo Beeraha u qaabilsan Qaramada midoobe ee(FAO) waxaana hoggaaminayey Mudane Etienne Peterschmitt oo ah Agaasimaha Xafiiska FAO ee Soomaaliya. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta iskaashiga u dhaxeeya wasaaradda iyo hey'adda FAO, iyo dardargelinta mashaaricda horutabinta u leh horumarinta xoolaha, dhirta iyo daaqa.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip