Madaxweynaha Imaaraad Carabta oo Cisbitaalka ku booqday Saraakiishii logu dhaawacay Muqdisho.

0
Monday March 04, 2024 - 12:49:13 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 46
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Imaaraad Carabta oo Cisbitaalka ku booqday Saraakiishii logu dhaawacay Muqdisho.

    Boqorka Imaaraatka Sheekh Maxamed oo sidoo kale madaxweynaha ayaa booqday sarkaal ka tirsan ciidamada Imaaraatka oo kusoo dhaawacmay weerarkii xerada Janaraal Gordon ee Muqdisho. Kabtan Maxamed Al Nuceym oo hadda lagu daweynayo isbitaalka ciidanka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boqorka Imaaraatka Sheekh Maxamed oo sidoo kale madaxweynaha ayaa booqday sarkaal ka tirsan ciidamada Imaaraatka oo kusoo dhaawacmay weerarkii xerada Janaraal Gordon ee Muqdisho. Kabtan Maxamed Al Nuceym oo hadda lagu daweynayo isbitaalka ciidanka ee Zayed ayaa ka mid ah saraakiishii ku dhaawacmay weerarkii Al-Shabaab ee lagu qaaday xerada Imaaraatku ku tababaraan ciidamada Soomaaliya. Afar sarkaal oo kale ayaa lagu dilay weerarkaas, oo sidoo kale uu ku dhintay sarkaal kale oo ka tirsan ciidamada Baxreyn islamarkaas na la shaqeynayay imaaraatka. Sheekh Maxamed ayaa u rajeeyay kabtanka in uu deg deg ku bogsado isaga oo ammaanay niyada iyo dhiiranaanta ciidamada Imaaraatka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip