Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulan duco ah oo loo sameeyay AUN Madaxweynihii 2-aad ee Tanzania

0
Sunday March 03, 2024 - 11:57:35 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 69
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulan duco ah oo loo sameeyay AUN Madaxweynihii 2-aad ee Tanzania

    Wasiirka Warfaafinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Daa'uud Aweys Jaamac oo wakiil ka ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgaley kulan quraan akhris iyo duco loogu sameeyay Jasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Warfaafinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Daa'uud Aweys Jaamac oo wakiil ka ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgaley kulan quraan akhris iyo duco loogu sameeyay Jasiiradda Zanzibar Allah ha u naxariistee Al Xaaji Sheikh Ali Hassan Mwinyi oo ahaa Madaxweynihii 2aad ee Jamhuuriyadda Tanzania. Wasiir Daa'uud Aweys Jaamac ayaa Madaxweynaha Jasiiradda Zanzibar Dr. Hussein Ali Mwinyi oo ah wiilka Madaxweyihii hore ee geeriyooday kana qeyb ahaa kulanka ducada la wadaagay tacsi uu uga siday madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Waxan marxuumka Ilaahay uga baryay inuu Jannatul Fardowsa ka waraabiyo, qoyskii, ehelkii iyo shacabka reer Tanzania ee uu ka baxay uu samir iyo iimaan ka siiyo.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip