Guudlaawe oo dhagax dhigay Jidka isku xira Garoonka Maxamed Dheere iyo M/Jowhar

0
Sunday March 03, 2024 - 10:22:06 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 64
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guudlaawe oo dhagax dhigay Jidka isku xira Garoonka Maxamed Dheere iyo M/Jowhar

    Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo maanta dhagax-dhiggay wadada isku-xirto Garoonka diyaaraddaha Maxamed Dheere iyo magaalada Jowhar. Masuuliyiinta shirkadda Adeegsan oo u xil-saaran dhismaha waddada ayaa madaxwe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo maanta dhagax-dhiggay wadada isku-xirto Garoonka diyaaraddaha Maxamed Dheere iyo magaalada Jowhar. Masuuliyiinta shirkadda Adeegsan oo u xil-saaran dhismaha waddada ayaa madaxweynaha u faahfaahiyay baaxada shaqadda iyo xilliga ay soo dhammaaneyso. "Sannad iyo bar oo dagaal ah kaddib Hirshabeelle isku-tashi ayay ku dhisaneysaa deegaanadeeda. Alle ayaa mahad leh oo maanta noo suurageliyay inaan biloowno dhismaha waddada xiriirisa garoonka iyo magaalada Jowhar." Ugu dambeyn madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa shacabka Hirshabeelle ugu baaqay inay Dowladdooda garab istaagaan.


 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip