Biden oo ku dhawaaqay Xabad Joojin ka dhaqan gasha Qaza ka hor Bisha Ramadaan

0
Saturday March 02, 2024 - 12:50:20 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 84
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Biden oo ku dhawaaqay Xabad Joojin ka dhaqan gasha Qaza ka hor Bisha Ramadaan

    Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in uu rajaynayo in uu arko heshiis xabbad joojin ah oo laga gaaro dagaalka Israa'iil iyo Qaza marka la gaaro bilowga bisha Ramadaan. Bisha barakeysan ee Muslimiinta, oo ay muslimiinta soomaan waa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in uu rajaynayo in uu arko heshiis xabbad joojin ah oo laga gaaro dagaalka Israa'iil iyo Qaza marka la gaaro bilowga bisha Ramadaan. Bisha barakeysan ee Muslimiinta, oo ay muslimiinta soomaan waaberiga ilaa qorrax dhaca, waxay bilaabanaysaa 10 ama 11 March. Mar la weydiiyay inuu filayo heshiis markaas iyo in kale, Mr Biden wuxuu yiri: "Waan rajeynayaa, weli si adag ayaan uga shaqeyneynaa." Waxay ku soo beegantay iyada oo ay socdaan wada-xaajoodyo xabbad-joojin ah iyadoo cadaadis lagu saarayo Mr Biden si uu gacan uga geysto yareynta colaadda. Heshiis la soo jeediyay ayaa dhigaya in 40-maalmood hakad lagu sameeyo dhammaan howlgallada militari laga bilaabo bilowga Ramadaanka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip