Madaxda dhaqanka Awdal oo isku raacay in ay Itoobiya ka difaacdaan xeebahooda

0
Friday March 01, 2024 - 11:34:45 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 66
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxda dhaqanka Awdal oo isku raacay in ay Itoobiya ka difaacdaan xeebahooda

    Odayaasha dhaqanka ee Gobolka Awdal,gaar ahaan kuwa dega magaalada lug-haya ayaa isku raacay in meel looga soo wada-jeesto damaca Ethiopia ee ah in ay dekad ka sameysato xeebaha deegaanadaasi. Odayaasha dhaqanka ee gobolkaasi ayaa xusay in ay muqa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Odayaasha dhaqanka ee Gobolka Awdal,gaar ahaan kuwa dega magaalada lug-haya ayaa isku raacay in meel looga soo wada-jeesto damaca Ethiopia ee ah in ay dekad ka sameysato xeebaha deegaanadaasi. Odayaasha dhaqanka ee gobolkaasi ayaa xusay in ay muqadas tahay difaaca iyo ilaalinta midnimada dhuleed ee Soomaaliya. Hoggaamiyaasha dhaqanka ee gobolka Awdal waxa ay ku baaqeen in loo diyaar garoobo difaaca badda Soomaaliya ,isla markaana laga hortago damaca xun ee Itoobiya. Hadaladaan ka soo yeeray odoyaasha dhaqanka ayaa dabasocda kulan aad u ballaaran oo ka dhacay xeebta Lug-haya,kaas oo ay isugu tageen qeybaha bulshada sida odoyaasha dhaqanka, ganacsato ,culuma udiin,hawee,dhallinyaro iyo waxgarad kale.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip