HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 27-KA FEBARAAYO 2024-KKA

0
Tuesday February 27, 2024 - 08:24:26 in Wararka by MOGTIMES ONLINE
  • Visits: 223
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 27-KA FEBARAAYO 2024-KKA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Xildhibaannada 2da Aqal ee BFS oo Dorraad dood 2aad ka yeeshay Cutubka 2aad ee Dastuurka KMG

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Go laha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyad da Fed eraalka Soomaaliya Sacdiya Yaasiin Xaaji Sam atar ayaa Dorraad shir guddoomis ay kulanka 18aad ee Labada Aqal ee Baa rlamaanka Baar lamaanka Jamhuuriyadda Fe deraalka Soo maaliya.

Kulanka ayaa goob joog ahaayeen Ku-xige enka koowaad ee Gol aha Aqalka Sare Cali Shacbaan Ibraahim iyo ku xigeennada Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuri yadda Fede ra alka Soomaaliya.

Ajandaha kulanka Dorraad oo ahaa sii wa didda ka doodista soo jeedinnada wax ka bed delka Dastuurka KMG ah Cutubka labaad Qod. 10-aad illaa iyo 20-aad ayay Sanatarra da iyo Xildhibaannadu Dorraad dooddooda si gaara diiradda ugu saarnayd xorriyadda diinta, caqiid dada, sinnaanta, xuquuqda asaasiga ah iyo qo dobo kale oo ay ka mid ahaayeen xorr iyadda nabadgelinta qofnimada isla mar kaaba waxay si gaar ah xildhibaannada iyo Sanatar rada uga doo deen gudniinka gabdh aha iwm.

Doodda cutubka labaad oo gashay maa linkii labaad ayaa waxaa aragtidooda ka dhiib tay ku dhowaad sideetan Xildhibaan oo dham maantood si yaabo kala duwan uga hadlay qodobada cutubka labaad ee dastuurka KMG ah ee loo soo bandhigay, waxaana ka doodista cutubka labaad Qod. 10-aad ilaa iyo 20-aad qorshaha shintirka ee ku cad habraaca doodaha Dastuurka KMG ah uu yahay in la la soo geba gebeeyo kulanka soo socda ee kualnkan ku xiga.

R/ Wasaare Xamsa oo kulan saagoo tin ah la qaatay Safiirka sii baxaya ee dowla dda Türkiye u joogay Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuur iyadda Federaalka Soomaaliya, Mud ane Xa msa Cabdi Barre, ayaa kulan saagootin ah la qaatay Safiirka sii baxaya ee Dowladda Tür kiye u joogay Soomaaliya, Mudane Ibrahim M. Yagli.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa uga mahadce liyey Danjiraha muddadii uu ka howlgalayay Soomaaliya kaalintii uu ka qa atay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhaxeeya labada wad dan ee wal aalaha ah ee Soomaaliya iyo Tür kiy

Safiirka sii baxaya ee Türkiye, Md. Ibrahim M.Yagli, oo ka hadlay kulanka ayaa sheegay in uu ku faraxsanyahay sidii wanaagsaneyd ee ay dowladda Soomaaliyeed iyo shacabka ugu garab istaageen gudashada waajibaadkiisa.

Mudane Xamsa ayaa sheegay in Dowla dda Türkiye ay tahay saaxiib dhab ah oo is-garab taa gay Soomaaliya xilliyo adag oo ay soo martay iyo hadda oo lagu soo xadgudbay Qarannimada iyo Madax-banna anida Jamhuu riyadda Fed eraalka Soomaaliya.

Waddada Laamiga ah ee Isgoyska Towfiiq illaa Miisaanka Dhuxusha oo la dhagax-dhigay

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Md. Yuusuf Xuse en Jimcaale (Madaale) ayaa Dhagax-dhi gay dhismaha Wadada Laamiga ee Isgoyska Tow fiiq illaa Miisaanka Dhuxusha ee Degm ada Yaaq shiid.

Munaasabadda Dhagax-dhiga waxaa goobj oog ka ahaa Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Ban aadir, Guddoom iye Kuxig eenka Howlaha Guud ee Maamulka G/ Banaadir, Guddoomiyaha Deg mada Yaaq shiid, Oda yaasha Dhaqanka, Ha weenka, Ardeyda iyo Qey baha kala gedisan ee Bulsh ada Degmada Yaaqshiid.

Wasiir Fardowso Cigaal "Tallaabadii 1aad ee lagu ilaalinaayey badqabka duulimaad yada isticmaala hawada dalkeena ayaa qaadnay”

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duul ista Hawada xukuumadda Federaalka, Fard owso Cigaal oo la hadashay warbaahinta qaranka aya a ka warbixisay badqabka duulim aadyada ist icmaalka hawada dalkeenna iyo tallaabooyin lagula ilaalinaayo oo wasaaraddu qaaday.

Wasiirka ayaa sheegtay in ay aad uga xun yihiin in dadka ay iska indha-tiraan nidaamka iyo dowladnimada oo wax aysan shaqo ku la hayn dhex galaan, waxayna hadalkeeda int aas ku sii dartay in ay qaadeen tallaabadii ugu horeysay oo lagu ilaalinaayo badqabka duuli maadyada iyo isticmaalka hawadeenna.

” Waxaa jira mitigation step wax la yiraahdo oo ilaa 4-3-5, haddba inta aad adiga gaarsiin karto oo maalinba tallaabo gaar ah aad qaado, tallabadii ugu horeysay oo aan qaadnay wa xay ahayd nootamyadii la diray iyo com munication-kii, mobiladii niiclaha oo ay hay steen kii ka horumarsanaa (advanced) aan u guurnay, adduunkana u sheegnay ku niri nid aamkaas ayaa u guurnay, diyaaradahana u sheegnay in aysan dhageysan oo ay inagu si toos ah inoola soo hadlaan,”.

Sidoo kale, Wasiir Fardowso Cigaal, ayaa wax ba kama jiraan ku tilDorraady wararka la isla dhexm ariyay ee sheegaya in uu khal khal ka jiro badq abka duulimaadyada, waxayna wasiir Fardowsa carabka ku adkeysay in ay awood buuxda u leeyihiin maamulka hawada ee dalkeenna.Haya’adda duulista rayidka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in hadda wax laga badalay habka isga arsiinta ee lagula xiriiro diyaarad aha maraya ha wada Somaliland, sababo la xiriira hubinta bad qabka hawada.

Maxkamadda gobolka Banaadir oo soo gab agabeysay dhageysiga dacwad loo heysto eedeysane Sayid Cali

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa Dorr aad soo gaba-gabeysay dhageysiga dacw

ad loo heysto eedeysane Sayid Cali Macalim Daa’uud oo ku eedeysanaa In uu gubay Xaa skiisa Alle ha u naxariiste Luul oo u dhimatay dhaawacii kasoo gaaray.

Marqaatiyaal uu keenay Xafiiska Xeer Ilaal iyaha guud ee Qaranka ayaa la horkeenay Maxkamadda kuwaasi oo ka jawaabay waxii ay goob joogga u ahaayeen ama maqleen.

Maxkamadda ayaa dhageystay oo Su’aalo waydiisay Sayid Cali Macalim Daauud waxaa uu sheegay in xaaskiisa sababta uu u gubay in ay tahay asaga oo ka maseeray isla mark aana murankii ka dhashay uu keenay dabka in uu qabad siiyo guriga balse waxaa uu ku dooday ujeedkiisu in uusan aheyn in uu dilo xaaskiisa, asaga oo ka jawaabaya mid ka mid aj su’aalaha ayaa yiri ” Xaaskeyga waan jecla hay, waxaan na dhexmaray muran, waxaa ay igu tiri nin kale ayaan guursanaya ee iska ke ey fur anna waan xanaaqay nafto ayaan soo gatay, waana ku gubay qol alaabta taalay aya da ayaana gashay dabka lakiin jn aan badba adiyo ayaan isku dayay.”

Xeer Ilaaliye ku xigeen Yaxye Maxamuud Saciid oo soo gaba-gabeeyay doorka Xafiiska ee dacwad oogista ayaa ka codsaday Maxk amadda in lagu xukumo dil toogasho ah oo ah qisaasta Luul Cabdicasiis.” Waxaan Maxkama dda ka codsanayaa in dil toogasho ah ku xukunto, kaasoo ah qisaasta Luul Cabdicasiis”

Abuukaate Xalane oo ah qareenka difaa cayay ayaase qaba in uusan dambiile aheyn Eedeysane Sayid Cali isla markaana uusan galin dambiga loo maxkamadeynayo.” Madaa ma aysan jirin cid si dhab ah u cadeyn karta, Luul ayada ayaa isgubtay,waxaana codsana yaa in Eedda xafiiska Xeer Ilaaliyaha la bur buriyo.”

Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Ba naadir Saalax Cali Maxamuud Sabaan ayaa sheegay in in dacwadda uusoo gaba-gabe eyay xukunkana ay dhawaan soo saari doon to.” Dorraad waxaan soo xernay gal dacwa deedka sumadiisa tahay, 147/2024 waxaana dhawaan soo saari doona xukunka go’aanka Maxkam adda.”

Maxkamadda waxaa soo xaadiray boqol aal qof oo daneynayay sida dacwadda u socot ay, ehaladda Luul ayada oo warbaahinta toos looga daawanayay.

Wasiirka Beeraha XFS oo xafiiskiisa ku qaa bilay Xogahayaha Guddiga la dagaalanka ayaxa ee Hay’adda FAO

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo War aabka XFS Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maa reeye ayaa Dorraad Xafiiskiisa ku qaabilay Dr. Mamoon Al Alawi oo ah Xogahayaha Gu ddiga la dagaalanka ayaxa ee Mandiqadda Dhexe ee Hay’adda FAO.

Kulan ayaa diiradda lagu saarey sidii loo xoojin lahaa wadashaqaynta Guddiga iyo Soo maaliya ayadoo sare loo qaadaayo aqoonta shaqaalaha ka shaqeeya la dagaalanka Ayaxa taaso qayb weyn ka noqon doonta sare u qaa dida sugnaanta cuntada dalka.

Wafdiga uu hogaaminayay Xoghayaha ayaa u yimid in ay Soomaaliya kusoo dhowe eyaan madaxda saree ee Guddiga islamarka ana ay u kuur galaan xaaladda Ayaxa Soomaaliya.

Wasiir Maareeye aya Wafdigan kaga mahad celiyay Shaqada adag ay hayaan. Soomaaliya ayaa gudigan ka mid noqatey sanankii 2023 waxaana xubin ka ah in ka badan 16 dal.

Howlgal lagu dilay Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Mudug

Ciidamada dowladda fedaraalka Sooma aliya oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa Do rraad howlgal qorshaysan oo lagu dilay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab ka sameeyay deega anka Baraag Cali gaduud oo ka mid ah dee ga anada hoostaga degma da Xarardheere ee gob olka Mudug. Howlgalka ayaa la sheeg ay in lagu dilay in ka badan 10 xubnood oo ka tir san koo xda Al-sha baab, kuwaas oo isku aru uraanaa yay dhulka howdka ah ee deegaanka Baraag Cali gaduud.

Saraakiisha ciidanka dowladda ee hogga ami naysay howlgalka ayaa sheegeen in howl ga lka lagu guuleystay, islamarkaana uu u dha cay sidii loogu talo galay.

Waxaa sidoo kale saraakiisha ciidanka ay sheegeen in howlgalaka ay ku soo furteen hub iyo saanad ciidan oo ay wateen xubnaha Shab aab ka tirsan ee howlgalka lagu dilay.

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo ku wa dadka deegaanka ayaa howlgalo culus oo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ka wada mudo dhe er deegaanada ay Al-shabaab kaga sugan yihiin gobolada Galgaduud iyo Mudug ee maamulka Galmudug.

Uganda oo ku faantay inay kaalin weyn ku leedahay sugidda hawada Soomaaliya

Dow ladda Uganda ayaa ku faantay in ay sugeyso amniga hawada Soomaaliya oo ay sheeg tay inay caqabad ku ahay een weerar ada Al-Sha baab ee garoomada diyaar adaha.

Brig Gen Anthony Mbu usi, taliyaha ciidam ada Ug anda ee Soomaaliya ay aa sheegay ha dii uusan jiri lahayn dedaalka amni sugid ee ciid amada Uganda in garoonka diyaaa radaha ee Aadan Cadde uusan u kobceen sida uu Dorraad yahay.Brig Gen Lukwago waxaa uu sheegay joogta ynta howlaha amni ee garoonka Aadan Cadde in ay keentay in madaarku sameeyo sa nadkii in ka badan 8,533 duulimaad oo caal ami ah, 18,166 duulimaad gudaha ah, iyo 1,686 duulimaad oo ah hawlgallada arrimaha garga arka.

Wasiirka Difaaca iyo Arrimaha Ruug-cada aga, Vincent Ssempijja oo booqasho isbara sho ah ugu yimid ciidamada Uganda ee Soom aaliya ku sugan, ayaa ammaanay askarta Ug anda ee hadda ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS).

Si kastaba ha ahaatee, labo sano ka hor, dalalka xubnaha ka ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo ay ku jiraan US, China, France, Germany, UK ayaa sheegay in ciida mada Uganda iyo kuwa AMISOM ay ka soo bax een ujeeddadii loogusoo diray Soom aaliya.

AMISOM ayaa loo bedelay ATMIS si ay sanado dheeraad ah ugu sii jiraan Soomaal iya, ka dibna ay masuuliyaddooda ugu ware ejin la haayeen ciidamada amniga Soomaaliya.

Hay’adda Q/M. u qaabilsan Hawada oo wax laga weydiiyay Xiisadda Somaliland & Soma lia

Muddooyinkii u danbeeyey dhinacyada Hargeysa iyo Muqdisho ayaa isku eedaynayey carqaladayn iyo xadqud ubyo ku saabsan dhanka hawada. Diyaarado ayaa ay sheegeen in ay isku dhici gaadheen, sida oo kale wax ay soo weri yeen in la carqalade eyey diyaarado kor maray ey hawada Soomaaliya. BBC da ayaa Haayadda QM u qaabilsan Hawada ICAO, waxaana ay wax ka waeydiisay eedaha labada dhinac iyo illaa had da waxa ay kala socoto.

Haayadda ayaa BBC-da u sheegtay in aanay ka falcelinayn xaaladdaas oo ay ka gaabsadeen, isla mar ahaantaana hawshaasi u taal dalalka ay khusayso.

"Waxaan jeclaan lahaa in aan caddeyno in nidaaminta gaadiidka hawadu ay tahay mas’u uliyad gaar ah oo madaxbannaan sida waafaq san Axdiga Duulimaadyada Caalamiga ah ee 1944. Marka la eego heerka ICAO oo ah hay’ad farsamo oo siyaasad ahaanna dhexdhexaad ah, kama faalloon karno wada shaqayntayada daw ladaha xubnaha ka ah ama ahwlaha ku aaddan gudashada waajibaa dkooda gaarka ah illaa dalk aasi noo igmado” ayaa uu sheegay afhayeen haayaddaas mete layey.

ICAO, ayaa hore si dhexdhexaad u maa muli jirtey hawada Soomaaliya ka hor intii aan lagu wareejin Muqdisho. Somaliland ayaa falanqeya yaashu u arka an in ay door bidayso in haayadd an ICAO lagu celiyo maamulka hawada oo ay u dhex u ahaato labada dhinac.

Wararkii Ugu dambeeyay Nin isku gubay Banaanka Safaaradda Israel ay ku leedahay Washington

Nin ayaa dab isku qabadsiiyay banaanka Safaaradda Israel ay ku lee dahay Magaaladan Washing ton. Ninkan oo aan weli magaciisa la shaacin ayaa shaqaalaha gurm adka caafimaad ka waxay ula ca rareen Isbital Washington ku ya ala, ka dib markii ciidamo ka mid ah ku wa Se cret Service ee ilaaliyaha madaxda iyo dipl om aasiyiinta ay damiyeen dabkii uu isqabadsi iyay. War kooban oo waaxda dab demiska ee magaaladan Washington ay soo dhigeen inter netka ayey ku sheegeen in xaaladda ninkaasi ay halis tahay.Ciidamada Booliska ee magaaladan Wa shington iyo kuwa ilaalada madaxda iyo dipl omaasiyiinta ayaa baaris ku haya dhacdadan.

Safaaradda Israel ayaa xilliya dan dambeba bar tilmaameed u aheyd dibad baxyo joogto ah oo iska soo horjeeda oo ku aaddan dagaalka Israel iyo Xamaaz ee Qaza.

Debedbaxyadan iska soo horjeeda ayaa Maraykanka ka dhacayay tan iyo bishii October 7-deedii, ka dib markii Xamas ay gudaha u ga shay Israa’iil, kuna dishay 1200 oo qof 253 kale na ay ku qafaalatay.

Wixii markaa ka dambeeyay Ciidamada Isra el ayaa duulaan ku qaaday Qaza, iyagoo inta ba ddan magaaladan burburiyay, iyagoo dilay sida saraakiisha caafimaadka ee Falastiiniyiintu ay sheegeen dad ku dhow 30,000 oo qof.

Taliyaha booliska Heliwaa oo loo xiray dil kii ganacsade Abuukar Axmed Kaabax – Xog

Taliyaha booliska degmada Heliwaa iyo qaar ka mid ah ilaaladiisa ayaa loo xiray eed la xiriirtay inay ku lug-yeesheen dilka gana csade Abuukar Axm ed Kaabax oo Kham iistii hore mey dkiisa laga helay deegaanka Garas baaley ee duleedka Muq disho.

Saraakiil sare oo booliska ka tirsan ayaa Caasimada Online ayaa sheegtay inuu u xaqiijiyey in Taliye Cab difit aax Qoslaaye iyo askar ilaalo u aheyd ay ku xiran yihiin xarunta dembi baarista booliska Soomaaliya ee CID, isla markaana ay ku socdaan baaritaan la xiriira tuhunka loo soo xiray.

Ganacsade Abuukar Axmed oo ahaa wiil dhalinyaro ah ayaa goor habeen ah laga afdu ubtay degmada Heliwaa, xilli uu u sii hoyaad ayey gurigiisa oo ku yaalla xaafadda Waxara cadde, waxaana lagu watay gaarigiisii.

Subixii Khamiista ayaa meydkiisa laga helay deegaanka Garasbaaley, gaarigiina wax aa laga helay goob kale, waxayna boolisku sheegeen inay ku raad-joogaan raggii dilay wiilkaas.

Afhayeenkii xilka laga qaaday ee booliska Soomaaliya Sadiiq Doodishe, waxbixintii booli ska ee toddobaad-laha aheyd wuxuu ku sheeg ay in la ogaaday ragga dilay Abuukar, balse xiligaas ma uusan bixin faahfaahin dheeraad ah.

Hadda waxaan ogaanay in kiiskaas loo soo xiray taliyihii saldhigga booliska degmada Heli waa Cabdifitaax Qoslaaye oo askar kale oo ila alo u aheyd, kuwaas oo lagu eedeeyey inay wax ka ogaayeen dilka ganacsade Abuukar Axmed, waxaana booliska laga sugayaa natiijada baarita anka socda.

DF Soomaaliya oo heshiis milatari lasoo gash ay dal kale Allaha u naxariistee ganacsa de Abu ukar wuxuu ka shaqey jiray sarifka lac agaha, wuxuu ahaa aqoonyahan wax ku soo bartay dalka dibadiisa, wuxuuna ku qanacsa naa in dal kiisa uu ka shaqeysto, balse rag aan weli la shaacin cidda ay ahaayeen iyo waxa ay ku heysteen ayaa afduubtay oo dilay.

Tan iyo markii uu soo baxay tuhunka la xiri ira in booliska degmada Heliwaa uu ku lugye eshay dilka ganacsade Abuukar, waxaa isisoo taraya hadalheynta dadka reer Muqdisho oo aad ula yaaban in ciidamadii u xilsaaraa inay ilaaliyaan amniga muwaadinka ay afduubteen, kadibna

dileen.

Abiy Axmed oo sameystay koox sir ah oo u disha dadka ka horyimaada siyaasaddiisa

Sida ay qortay wakaaladda wararka Reuters, maamulka Abiy Axmed ayaa samey stay guddi qarsoodi ah oo ay ku jiraan sara akiil sare oo ka soo jeeda qowmiyadda ugu balaaran Ethiopia ee Oromada, kuwaas oo u qaabilsan khaarijinta mucaaradka dowladda, si meesha looga saaro dadka Abiy ku kacsan.

In ka badan 30 mas’uul oo ka tirsan dowladda federaalka, maamulada hoose ee dalkaas, xuka amta maxkamadaha, qareenada iyo dhibbanay aasha oo la hadlay wakaaladda ayaa qiray jirita anka kooxdan qarsoodiga ah oo lagu magac aabo KOREE NAGEENYAA oo micinaheedu ya hay guddiga nabad geliyada, kuwaas oo shaqo bilaabay bilo kadib, markii uu xukunka Ethiopia la wareegay Ra’iisul wasaare Abiy Axmed sanadkii 2018-kii.

Shan sarkaal oo isugu jira kuwa xilka ka ha ya maamulka Abiy iyo kuwo hore ayaa shee gay in kooxdan ay laf-dhabar u tahay dagaalka Abiy uu kula jiro jabhadda xornimo doonka Oro miya ee OLA loo soo gaabiyo.

Si looga takhaluso dhaq-dhaqaaqa Oroma da, waxaa hoggaanka kooxda qarsoodiga ah loo dhiibay shan sarkaal oo ka soo jeeda Oromada, kuwaas oo ku jira maamulka Abiy.

Qowmiyadda Oromada ayaa muddo dheer qabtay tabasho ku aadan in loo dulmiyay siyaas ad iyo dhaqanka ahaan, waxayna doonayaan in ay helaan xoriyad balaaran.

Sanadkii 2019-kii ayaa waxaa gobolka Orom iya ka qarxay rabshado sababay barakaca boqo laal kun oo shacab ah, dowladda Abiy ayaa ku eedeysay in qul-qulatooyinkaas ay ka dambeeye en dhaq-dhaqaaqa OLA, Jabhaduna waa ay bee nisay eedaas.

Rabshadahaas dadka ku dhintay waxaa ka mid ahaa Milkessa Gemechu oo ka tirsanaa gud diga dhexe ee xisbiga Abiy ee BARWAAQO.

Dadka sida dhow ula socday howlgalada koo xda qarsoodiga ee KOREE NAGEENYAA ayaa sheegay in daraasiin dad ah dilkooda la amray, isla markaana la xir-xirey boqolaal ruux oo kale, waxaana kamid ah xasuuqii loo geystay 14 qof oo xoolo dhaqato ahaa 2021-kii, dhacdadaas oo dowladdu ku eedeysay in ay dagaalyahnada OLA ka dambeeyeen.

Cadeymaha Reuters soo uruurisay ayay hor dhigtay guddiga qaran ee xuquuqul Insaanka Ethiopia, agaasimaha guddiga Daniel Bekele ayaa qirey jiritaanka kooxda qarsoodiga ah oo Abiy ku beegsado shacabka siyaasadiisa ka soo hor jeeda.

Xafiiska Abiy iyo is maamulka Oromada lab aduba way diideen in ay ka hadlaan eede ymaha loo soo jeediyay oo ah xasuuuqa shacabka iyo siyaasiyiinta mucaaradka ku ah maamulka Addis Ababa.

Kulamada kooxdan qarsoodiga ah ayaa ka dhici jirey ama lagu qaban jirey xafiiska Xisbiga Abiy ku leeyahay Oromiya, agaasimihii hore ee xafiiska Abiy Shimelis Abdisa ayaa hogaaminaya Oromiya, ninkan ayaa xubin ka ah kooxda, waxaa kale ku jira Fekadu Tessema madax xisbi ga Abiy ee Oromiya, madaxa nabad geliyada Ararsa Merdasa iyo saraakiil kale oo ka tirsan siyaasadda iyo ammaanka gobolka Oromiya.

Xasuuqa qabaa’ilka la-taliye hore ee mada xweynaha, sida maamulka Oromiya Shimelis wa xaa uu Reuters u sheegay in dilalka iyo xarigga dadka bartilmaameedka ah ay bixin jireen mad axweynaha Oromiya ama taliyaha booliiska gobolka ee Ararsa sida xasuuqii dhacay Dece mber 2021.

Dilkaas ayay dowladdu ku sheegtay in uu la xiriiro khilaaf gudaha ah, balse Reuters ayaa da boolka ka qaatay in dowladdu qarisay xaqiiqada sida ay wax u dhaceen, sida ay ku warameen dad goobjoog ahaa.

November 30, 2021 dagaalyahnada OLA ay aa dilay 11 kamid ah ciidanka booliska Itoob iya ka tirsanaa, halka 17 kale ay dhaawace en kadib weerar dhabo-gal ah oo ka dhacay dooxada weyn ee Rift Valley ee dalka Itoobiya.

Madaxda gobolka iyo kuwa ammaanka deega anka oo arrintaas ka jawaabaya ayaa dad shac ab ah oo ay ku jiraan madax dhaqameed ku leey ahay ayagoo ku eedeeyay in ay gacan saar la leeyihiin jabhadda OLA.

Kooxda qarsoodiga ah oo Abiy Axmed u same ystay sidii uu xukunka ku joogi lahaa ayaa wax aa ay meelo qarsoodi ah ku xireen in ka badan 1006 qof, intii u dhexeysay sanadihii 2019 ilaa Maarso 2022-kii.

Warbixin guddiga qaran ee xuquuqul insa anka Ethiopia ay soo saareen 2021-kii, waxay ku sheegeen in ay wareysteen 281 maxbuus oo ku kala xirnaa xabsiyo ku kala yaala 21 saldhig boolis oo ku firirsan guud ahaan gobolka Oro miya ayaa sheegay in kooxda Abiy ay hor istaa

geen in ay cadaalad helaan.

Masjidka ugu weyn, uguna quruxda badan Afrika oo xariga laga jaray

Aljeeriya ayaa furtay masaajid aad u weyn oo ku yaal xeebta Mediterranean-ka ka dib san nado badan oo kacdoono siyaasadeed ah oo mashr uuca ka beddelay astaan awood daw ladeed iyo diineed una beddelay mid dib u dhac ah iyo kharash badan.

Waxaa dhisay shirkad dhisme oo Shiinees ah, iyadoo la dhagax dhigay sanadkii 2010, Masjidka weyn ee Algiers waxa uu leeyahay minaaradda adduunka ugu dheer, oo cabbirk eedu dhan yahay 869 cagood (265 mitir).

Wuxuu noqonayaa Masjidka seddexaad ee ugu weyn adduunka iyo ee ka baxsan magaalo oyinka barakeysan ee Islaamka, waxaana salaa dda ku tukan kara markiiba 120,000 kun oo qof. Naqshadiisa casriga ah waxay ka kooban tahay mida Carabta iyo Waqooyiga Afrika.

Faafinta astaanta dhexdhexaadka ah ee Islaamka ayaa ahayd mudnaanta ugu weyn ee Algeria tan iyo markii ay ciidamada dowladdu jabiyeen fallaagada ay hoggaaminayeen Islaa mi yiinta ilaa 1990-meeyadii markii dagaal so keeye oo dhiig badan ku daatay uu dalka ka dhacay.

Madaxweynaha Aljeeriya Abdelmajid Teb boune ayaa furay masjidka, isagoo ka dhab eey ay ballan qaadkiisii ahaa inuu si wanagsan iyo xaalad wanaagsan ku furi doono. Masa ajidku waxa uu u furan yahay dalxiisayaasha caalamiga ah ee taga Algeria.

Furitaanka masjidka ayaa ku soo aaday xili ay soo dhow dahay bisha barakeysan ee Ra mad aan ee Muslimiinta, oo bilaabaneysa bi sha soo socota ee Maarso 11-keeda

Kharashka rasmiga ah ee mashruuca lagu dhisay masaajidkan ayaa ahaa gaaaraya $898 milyan.

Masjidka ayaa markii hore ahaa mashruuc uu lahaa madaxweynihii hore ee dalkaasi Abdelaziz Bouteflika, kaasoo u qorsheeyay inuu noqdo kan ugu weyn Afrika. Waxa uu ra bay in ay noqoto dhaxalkiisa oo uu ugu yee dhay "Masaajidka Abdelaziz Bouteflika” sida Masjidka Hassan II ee Casablanca, Morocco. Masaajidkaas, oo loogu magacdaray Boqorkii hore ee Morocco.

Ra’iisul Wasaarihii Maamulka Falastiin Mohammad Shtayyeh Oo Is Casilay

Ra’iisul wasaaraha maamulka Falastiin Moh ammad Shtayyeh ayaa ku dhawaaqay in xuku umadiisii ay iscasishay xukuum adiisa, waxaa ay xukuumadan maamulaysay qaybo ka mid ah Daanta Galbeed ee la haysto.

Mr Shtayyeh ayaa sheegay in loo baahan yah ay diyaargarow cusub si loo tixgeliyo xaqiiqda ka soo ifbaxeysa marinka Qasa.

Cabbaas ayaa aqbalay iscasilaada goor dam be oo isniinti ah, sida ay shaacisay wakaalada wararka ee Wafa, balse waxa uu ka tagay ra’iisul wasaare oo ah madaxa xukuu mada KMG ilaa laga soo mag acaabayo badaliyihii. Ma jirin wax war ah oo ku saabsan inta ay qaadan karto

Mr Cabbaas ayaa cadaadis kala kulmaya Mar eykanka inuu dib u habeyn ku sameeyo PA si ay u maamusho Gaza ka dib marka uu dhamaado dagaalka Israel iyo Xamaas.

Madaxweynaha maamulka Falastiin Maxa mu ud Cabaas ayaa ciidamadiisa ay Xa maas ka saareen Gaza sannadkii 2007dii.

Maxamuud Cabbaas ayaa la filayaa in uu ra’iisul wasaare u doorto Mohammad Mustafa, oo ah guddoomiyaha Sanduuqa Maalgashiga Falastiin. Mustafa waa dhaqaale yahan wax ku soo bartay dalka Mareykanka, wuxuuna xilal sare ka soo qabtay Bankiga Adduunka iyo weliba maamulka Falastiin.

Milateriga Israa’iil ayaa olole cir iyo dhul bal laaran ka bilaabay Qaza ka dib markii rag huba ysan oo Xamaas ah ay koonfurta Israa’iil ku dile en ilaa 1,200 oo qof 7-dii Oktoobar, ayna qafaa sheen 253 qof oo kale.

Wasaaradda caafimaadka ee Gaza oo ay maamusho Xamaas ayaa sheegtay in ugu yara an 29,782 qof lagu dilay dhulka tan iyo markaas, oo ay ku jiraan 90 24-kii saac ee la soo dhaafay.

MAXAY YIHIIN GODADKA DAHABKA LAGA QADO EE GABILEY EE LABADA QOF AY KU DHINTEEN?

Waxaa deegaanka Koron Qoojis oo dhaxeeya tuulooyinka Hadhley iyo Bus oo ah deegaan laga qado dahabka, kana tirsan degmada Gebiley ee J amhuuriyadda iskeed ugu dhaw aaqday madaxbannaanida ee Somaliland, ku geeriyooday labo qof oo ka mid ahaa dadka ka shaqaynayey godad kaasi, sida uu BBC-da u xaqiijiyey gudsoomiyaha degmada Gebiley, Maxamed-amiin Cumar Cabdi.

Labada ruux ee ku dhintay godka ku soo dumay galinkii danbe ee Dorr aad ayaa lagu kala magacaabaa Mowliid Cabdi iyo Nimcaan Cismaan Cal low, wWaxayna ka mid ahaayeen ragga ka shaqeeya godadka laga qodo dababka ee deegaannadaasi.

Guddoomiyaha degmada Gabiley Maxamed-amiin Cumar ayaa BBC-da u sheegay in aan wali si rasmi ah loo ogayn waxa sababay dumista godka, laakiin ay wali ku howlan yihiin inay ogaadaan.

‘‘Baarist ayaa socoto, laakiin maaddaama uu godku ilaa 12 meter hoos u qodon yahay, waxaan is leennahay intii ay dhaafeen ayaa ku soo duntay, waxayse u egtahay arrin qaddar ah, wax dibadda kaga yimi oo sababayna ma jirto” ayuu yiri Maxamed-amiin.

Maxamed Haybe Faarax wuxuu ahaa goob jooge ku sugnaa markii godku ku dumayey labada marxuun sidoo kale wuxuu ka mid ahaa shaqa alaha ka shaqaynayey godka dumay wuxuu BBC-da u sheegay in raga dhintay ay ku guda jireen howsha dahab qodista markii uu ku soo dumay qaybta sare ee godku.

‘‘Qiyaastayda waxay ahayd casarkii, aniga iyo nin kale ayaa horey ugu jirnay godka, mid ka mida labada nin ee geeriyooday waxaan isku dhaa fnay godka muddo labaatan daqiiqo an ku qiyaasayo, ka dibna waxaan aragnay godka oo dumay,” ayuu yiri Maxamed Haybe.

Gurmadka loo fidinayey laba qof ee godku ku dumay ayaa bilaamay Dor raadnimadii kaas oo socday ilaa tobankii fiidnimo ee Habeen hore.

Gurmad ay ka qayb qateen dadka deegaanka, maamulka Gebiley iyo gawaarida cagaf cagafta oo bilaabmay Dorraadnimadii ayaa labada ruux oo mayd ah dibadda looga soo saaray tobankii fiidnimo ee Habeen hore.

"Ma cabbiri karo daareenkayga waanan miyir beelin uun, labada nin ee god ka ku dhintay waxay ahaayeen saaxiibbaday aan wada shaqaynayey, wax aan ku tilmaami karaa inay ahaayen raggii ugu mudnaa ilaa kun ruux oo ka shaqeeya godod kala duwan oo deegaanka ku yaalla,” ayuu yiri Maxamed Haybe.

Mar BBC-du waydiisay Maxamed Haybe inay barteen climiga qodista dahabka iyo in kale ayuu yiri ‘‘Maya wax cilmi ah oo an iskool u galay ma jiro, nin walba wuxuu ka bartay wixii lagaga qodoyo isha iyo Khibrada, me elna aqoon uma tagin, mahee wixii waqtigu na baray,” ayuu intaas ku daray Haybe.

Labada marxuum ayaan wali la aasin waxayna ku jiraan talaagadda maydka ee cisbitaalka magalada Gabiley, waxaana wadahallo u socdaan shirkadihii ay u shaqaynayeen iyo ehelka ayuu BBC-da u sheegay gudoo miyaha Gabiley.GABILEY Qoraalka sawirka,

Guddoomiyaha degmada Gabiley, Maxamed-amiin Cumar Cabdi

Waa meel noocee ah halka dahabka laga qado?

GebileyXIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

Deegaanka laga qado dahabka ayaa ku yaalla deegaanno buuraley ah, qiyaasti ina dhowr iyo labaatan kilimeter dhanka waqooyi galbeed kaga beegan degmada Gebiley ee xarunta gobolka.

Sida uu BBC-da u sheegay Maxamed Haybe oo ah dahab qode ka shaq eeya gododkaasi, waxaa bishii laga helaa qiyaastiisa ilaa 100 gram oo dah ab ah, inkastoo ay ku kala duwan yihiin gooba ha laga qodo dahabka. La bo ilaa saddexdii sano ee la soo dhaafay ayay deegaann adasi ka bilaabatay howlaha qodista dahabka, waxaana lagu qiyasaa in ka badan kon godod ah oo dahabka laga soo saaro ay ku yaallaan deegaankasi.

Shirkado oggolaansho ka haysta Somaliland iyo dad u badan muruq maal ayaa ka qodota dahabka sida uu BBC-da u xaqiijiyey gudoomiyaha degmada Gabiley Maxamed-amiin Cumar Cabdi.

‘‘Waxay u baahan tahay in shaqadii dadku wadeena ay socoto, badba adadii dadkuna meesha taalo oo labadiiba lays waafajiyo, marka anaga oo mesha masuul ka ah iyo wasaaraddii ku shaqada lahaydba iyo haya’ddaha kale e ay qusaysaba howshaas howlgal deg dega ayaan ka samaynaynaa,” ayuu yiri Maxamed Amiin.

Deegaanno badan oo ku yaalla dhulka Soomaalida ayaa laga qodaa dahabka sida gobolka Sanaag ,halkaasna marar badan waxaa ka dhaca in dadka ka shaqeeya gododku ay ku soo dumaan. XIGASHO: BBC

Hungary Ayaa U Codeysay In Sweden Ay Xubin Ka Noqoto NATO

Baarlamaanka Hungary ayaa Isniintii u codeeyay inuu ansixiyo dalabka Sweden ee ku biirista NATO, taasoo soo afjartay in ka badan 18 bilood oo dib u dhac ah oo niyad jabiyay xulafada iyadoo dooneysay inay ballaariso jawaabta dagaalka Ruushka ee Ukraine.

Codbixinta oo ay ku codeeyeen 188 cod halka lix kalena ay ka soo horjeesteen, ayaa soo afjartay bilihii bilihii u dambeeyay ee xulafada Hungary ay ku doonayeen in ay ku qanciyaan dawladeeda wadani in ay qaado xannibaadda ay saartay Sweden.

Xukuumadda Raiisel wasaare Viktor Orbán ayaa soo gudbisay hab-ma amuuska ansixinta gelitaanka Iswiidhan ee NATO bishii Luulyo 2022, laakiin arrintu waxay istaagtay b aarlamaanka iyada oo ay ka soo horjeest een sharci-dajiyayaasha xisbiga.

Go’aanka Hungary wuxuu wadada u furay balaadhinta labaad ee darajo oyinka NATO sanad gudaheed ka dib markii labada Iswidhan iyo Finland ay codsadeen inay ku biiraan isbahaysiga May 2022 ka dib duulaanka buu xa ee Ruushka ee Ukraine – weerar loo maleynayo in loogu talagalay in loo ga hortago ballaarinta NATO.

Gabar uu dhalay Madaxweyne Ruto oo jeedisay codsi qabsaday baraha bulshada

Duco Alle looga baryayo inuu nin siiyo Charlene Ruto oo ah gabadha uu dhalay madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa waxay dalka ka dhalisay falcelin badan oo dhanka Internetka ah.

Ms Ruto waxa ay ka mid ahayd kumannaan qof oo ka qayb galay kulan baryo-wadareed ah oo uu baadariga Maraykanka Benny Hinn ku qabtay dhammaadkii todobaad kii hore maga alada caasimadda ah ee Nairobi.

Madaxweynaha dalka, William Ru to iyo marwada koowaad ee dalka iyo sidoo kale madaxweyne ku xigeenka dalka Rigathi Gachagua iyo xaaskiisa Dorcas ayaa sidoo kale goob joog ka ahaa.

Sida baadarigu codsaday kuwa leh codsiyada ducada gaarka ah inay soo baxaan, inanta madaxweynaha ayaa kacday.

Wadaadkii ayaa u duceeyey oo markii dambe weydiiyey haddii ay jiraan codsiyo gaar ah. Inta aanu ducada sii wadin ayay dhegta wax ugu sheegtay:

Eebow sii nin u oofin doona baaqaas. Rab biyow u soo dir ninkaas dhall inyarada ah dhan keeda, kaas oo u noqon doona xoog iyo taage ere weyn,” Benny Hinn ayaa sidaas ugu duceeyay.

"Arrintan keligeed ma samayn karto, Rabb iyow, waxay aadaysaa goobta dagaalka si ay nolol u kasbato… waxay u baahan tahay nin in ay si dhaqso ah u hesho.” Ducadan ninka loo baryay gabadha madax weynaha ayaa dadka Kenyaanka ah ay hadal hayeen -qaar baa dhaleecaynayay, qaar baa u soo diray codsiyo guur, qaarna way ku jeesje eseen.

XIGASHO: BBC

HALKA LOO WADAY HARAMCADKA SOO MAALIDA EE LA BADBAADIYAY IYO QII MAHA LAGU IIBSADO

Dhulka Soomaalida ayaa lagu tilmaamay hal ka ugu badan ee uu saameeyay ugaarsiga shar cidarrada ah ee Haramcadka Dhulka Soomaal ida ayaa lagu tilmaamay halka ugu badan ee uu saameeyay ugaarsiga sharcidarrada ah ee Haramcadka

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Ci milada ee Puntland ayaa shaacisay geerida Ha ramcad dhal ah oo laga soo badbaadiyay Soo maali sharci darro kusoo qabatay oo iib ku doo neysa.Midkan geeriyooday oo ay wehliyaan labo kale oo dhal ah oo uu mid dhedig yahay ayay ko ox reer miyi ah kasoo qaadeen hooyadood iyada oo jira wax ka yar labo toddobaad, iyaga oo aan weli wax caano ah nuugin, sida ay faafisay was aaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada ee dowlad goboleedka Puntland.

Kooxdan soo qabsatay Haramcadka dhalka ah ayaa iskudayay inay ku iibiyaan Facebook iyo sidoo kale gudaha magaalada Gaalkacyo oo loo gu sheegay inay jiraan dadka danaynaya oo dib ada usii dhoofinaya.

Laakiin saraakiisha wasaaradda ayaa BBC u sheegay inay iyagu iska dhigeen dad iibsanaya oo ay sidaas kusoo qabteen dadkii hayay Hara mcadka dhalka ah ooh adda lagu xanaanaynayo magaalada Garowe. Haramcadka laga dhoofiyo dhulka Sooma alida iyo halka loo iibgeeyo

Haramcad dhal ah oo dhintay kadib markii laga soo badbaadiyay Soomaali ugaarsatay

Qoraalka sawirka,Haramcad dhal ah oo dhin tay kadib markii laga soo badbaadiyay Soomaali ugaarsatayHaramcadka oo ah noolaha ugu or od ka dheer duurgoobta ayaa ka mid ah saddex duurjoog oo Maroodigu ka mid yahay ee halista ugu jira inay dunida oo dhan ka ciribtirmaan. Wa xaa arrinkan la la xiriirinayaa ka ganacsiga sharc idarrada ah ee duurjoogta oo sanadkii laga sam eeyo adduun lacag oo dhan saddex iyo labaatan bilyan oo doolar.

Caadiyahan Haramcadka dhalka ah oo ay ug aarsadaan lixaaba iyo shabeelka, waxaa ka bar baara in ka yar boqolkiiba toban tirada guud hara mcadka dhasha. Waxaa taas u wehliya ugaa rsiga dadka iyo ka ganacsiga sharcidarada ah, iyo dhulkii uu ku noolaan lahaa oo la deegaa meeyay.

Afrika oo ahayd hoyga haramcadka dunida oo dhan waxaa hadda ku dambeeya wax ka yar toddobo kun oo Haramcad ah oo badidood ku nool Namibia oo ah halka ay ku nool yihiin tirada ugu badan ee Haramcad ah.

Dhulka Soomaalida ayaa mar ka mid ahaa meelaha ugu badan ee Haramcadka ku nool yah ay, halkaas oo ugaarsiga ugu badan ee sharc idarrada ah lagu ciribtiray Haramcadka, sida ay faafisay hay’adda Maalgelinta Badbaada Haram cadka ee magaceeda loo soo gaabiyo CCF. Somaliland oo ah halka uu ku noolaa Haramcad ka ugu badan dhulka Soomaalida waxay hay’a dda oo mar ka shaqeyn jirtay Somaliland sheeg tay in ka badan shan boqol oo Haramcad ah si sharci darro ah looga dhoofiyay Somaliland inti u dhexeysay 2010kii iyo 2019kii.

Hay’adda ayaa ku tilmaamtay tiradaas mid walaac weyn leh maadaama ay sheegtay in add uunka oo dhan si sharci darro ah mudadaas loo dhoofiyay afar kun oo Haramcad ah. Waxay Som aliland ku tilmaamtay marinka ugu weyn ee gan acsiga sharcidaradda ah ee Haramcadka.

Waxay hay’adda cilmibaaris iyo tirokoob ay horey u sameysay ku sheegtay in ugu yaraan saddex boqol oo Haramcad dhal ah si sharcid arro ah looga dhoofiyo Somaliland sanad walba.

Waxaa laga sii gudbiyaa xuduuda badda ee Jamhuuriyadda Iskeed ugu dhawaaqday madax banaanida ee Somaliland la leedahay Yemen oo dhan 850 kiilomitir. Waxaa loo sii gudbiyaa dalalka kale ee khaliifka Carabta.

Laakiin baddi Haramcadka laga qaado dhulka Soomaalida nolol kuma gaaro dalalka loo wado isaga oo badi ku dhinta inta uu saaran yahay do omaha kusii jeeda Yemen, iyo xita uu la sii wado gawaarida looga qaado Yemen ee dhanka dhulka ka geliya dalalka carabta.

Saddex ka mid ah afartii Haramcad ba, jid ka ayay ku dhintaan.

Qiimo intee la eg ayaa lagu iibsadaa Haram ca dka Soomaalida, maxaa se lagu same eyaa?

Koox ka tirsan wasaaradda deegaanka Puntl and oo duljooga Haramcad dhal ah oo la badbaadiyay Koox ka tirsan wasaaradda deega anka Puntl and oo duljooga Haramcad dhal ah oo la badbaadiyay

Halka ugu badan ee loo dhoofiyo Haram cad ka Soomaaliya iyo Afrika laga qaado waa dalalka qaniga ah Carabta ee ay ugu horreyaan Sacuudi ga, Imaaraatka iyo Qatar.

Tiro ka badan kun Haramcad ah ayay qoys aska ladan ee carabta ah ku heystaan guryaha iyaga oo si sharcidarro ah ku iibs aday, kuna heysta – inkastoo dalalka Sacu udiga iyo Imaara atka ba ay mabnuuceen ka ganacsiga iyo in guryaha lagu heysto hara mcadka, laakiin ahdda xeerkaan si dhab ah looma dhaqangeliyo.

alkii Haramcad waxaa suuq madow loogu kala iibsadaa lacag dhan shan iyo toban kun oo doolar. Meelaha ugu badan ee lagu kala iibsada bar aha bulshada ee Internetka iyada oo intii u dhexeysay 2012 iyo 2018kii baraha bulshada lagu kala iibsaday 1,367 Haramcad.

Iibsiga badii ayaa ka dhacay bogga Insta gram iiyo YouTube, iyado oo ay kala iibsa naya an dad kala jooga 15 dal, laakiin saga ashan boqolkii ba waa dalalka Khaliijka. Wax aa ugu sii badnaa dalka Sacuudi Carabiya.

Xitaa kooxda Soomaalida ah ee laga soo bad baadiyay saddexda Haramcad ee dhalka ayaa iskudayay inay ku iibiyaan bog Soomaali leed ahay oo Facebook ka dhex furan, sida ay Wasa aradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimila da ee Puntland.

Saddexda xarun ee iibiya Haramcadka ugu badan waxay ku yaalaan Sacuudiga.

Mid ka mid ah dadka ka ganacsada ayaa u sheegay CNN inay u heli karaan qof kasta oo doonaya Haramcad, ha ahaado lab iyo dhedig midkee la doono.XIGASHO:-BBC

MAGACYO LOO BIXIYAY LABO LIBAAX OO MURAN KA DHASHAY IYO MAXKAMAD AMMAR KASOO SAARTAY

Baraha bulshada dalka Kenya ayaa si weyn looga dareemay hadal heyn badan oo ka dhala tay magacyo diimeed loo bixiyay labo libaax oo lagu hayay beerta xayawaanka lagu xanaaneeyo ee ku taal galbeedka Bengal ee dallka Hindia

Mid kamid ah libaaxyada ayaa loogu magac daray ‘Ilaaha’ Hinduuga Sita, halka libaaxa kale na loogu magac daray Akbar, kaa loogu magac-daray boqor Mughal-kii qarnigii 16-aad,. Kaas oo ay neceb yihiin waddaniyiinta Hindiaa ee may alka adag.

Dad badan oo aragtiyo ka dhiibtay magacya da loo bixiyay labadan libaax ayaana siyaabo kala duwan looga fal-celiyay, waxaana aragtiy ada dadkan ay ahaayeen qaarkood kuwa nac eyb abuurayay iyo kala fogaansho.

Maxkamad kutaalla dalka Hindia oo la geeyay kiiska libaaxdayan magacyadooda muranka dhal iyeen ayaa ku amartay beerta lagu xanaaneeyo libaaxyadan in ay si deg deg ah magacyada ka bedelo.

Dil kale oo naxdintiisa leh oo Dorraad ka dhacay Muqdisho

Xaafada Say Biyaano ee Magaalada Muqisho waxaa Dorraad lagu dilay nin ganacsade ahaa waxaana dilay dariskiisa ganacsiga kula jirey.

Maalmihii ugu danbeeyay hadaad maqli jirtay dad isku qoys ah ayaa is dilay Dorraad taa badalkeeda ayaa dhacday waxaana dilka isla fuliyay nin iyo haweeneey isla dhashay.

Ninka la dhashay gabadha ayaa garba duub u qabtay ninka la dilay kadibna walaa shiis ay toorey dhowr mar ku dhufatay taasoo keentay inuu u geeriyoodo.Haddaba halkaan ka daawo warbixin uu arintaan ka diyaariyay TV-GA

Universal:-




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip