HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 25-KA FEBARAAYO 2024-KA

0
Sunday February 25, 2024 - 08:47:49 in Wararka by MOGTIMES ONLINE
  • Visits: 228
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 25-KA FEBARAAYO 2024-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Xasan Sheikh: Haddii Itoobiya ay ku dhaq aaqdo heshiiska badda, Soomaaliya way iska caabin doontaa.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh M axamuud ayaa sheegay in dalkiisu uu is difaaci do ono haddii Itoobiya ay ku dhaq aaqdo heshiiska ay ku doonayso in ay saldhig ciidan oo dhinaca badda ah ka samaysato Somaliland.

"Haddii Itoobiya ay ku adkeysato, Soomaa liya way iska caabin doontaa, wayna diidi doontaa. Had dii ay dalka soo galaan, Soomaa liya waxay sam eyn doontaa wax walba oo ay is ku difaaci karto." ayuu madaxweyne Xasan Sheikh u sheegay wak aaladda wararka ee Reuters.

Madaxweynuhu ma uusan sii faah-faahin tallaab ada ay Soomaaliya qaadi karto.

Wuxuu sheegay in kaliya uu aqbali doono in uu Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed la hadla yo, marka ay xukuumadda Addis Ababa ka tanaasu sho rabitaankeeda ku aadd an in qaadato qayb ka kamid ah badda Soom aaliya.

Ku dhawaad 3,000 oo askari oo Itoobiy aan ah oo katirsan howlgalka ATMIS ayaa ku sugan Soo maaliya, madaxweynaha ayaa sheegay in uusan ka fikireynin in dowladdiisu ay erido askartaas.

Itoobiya oo aan bad lahayn ayaa kowdii bishii Jannaayo heshiis is-afgarad ah la gaartay Somalil and, heshiiskaas oo sheegayay in laga kireeyo 20 km (12 miles) oo xeebta ah.

Xildhibaannada 2da Aqal ee Baarlamaan ka 11-aad oo Dorraad bilaabay ka doodista cutubta 2-aad ee dastuurka KMG ah

Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarl ama anka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaa liya Md. Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoo be oo wehl iyo guddoomiye ku xigeenka Aqal ka sare Mudane Cali Shacbaan Ibraahim ayaa shir guddoomiyay kul anka 17-aad ee wada jirka ah ee labada aqal ee Baarlamaanka JFS.

Ajandaha Kulanka Dorraad ayaa ahaa ka doo dista soo jeedinnada wax ka bedelka Dastuurka KMG ah, Cutubka 2-aad Xuquuqda asaasiga ah iyo waajibaadka Muwaadinka.

Ugu horrayn, Guddoonka Guddiyada u xilsaa ran dib u eegista Dastuurka ayaa Xildhib aannada iyo Senatorrada Labada Aqal BJFS la wadaagay warbixin soo koobaysa sagaalkii qodob ee cutubka koowaad ee Dastuurka KMG ah ee ka doodistoodu ay soo gaba gabo wdat, isla markaana soo bandhi gay warbixin uruursan oo soo koobaysa nuxurka aragtiyadii Sanatarradii iyo Xildhibaanadii fikirkoda dhibtay.

Intaas ka dib Xildhibaannada iyo Senator rada labada Aqal ayaa aragtidooda ka dhiibtay cutubka labaad ee dib eegista Dastuurka oo ay ugu hor reeyaan arrimaha diinta, Xuquuqda aasaasiga ee muwaadinka Soomaaliyeed sida xorriyad hadal ka iyo Sinnaanta oo ay si daah furan uga aragti dhiib teen.

Dhinaca kale, Xildhibaannada labada Aqal ayaa go’aan Baarlamaan oo wadajir ah ku meel mariyay in Xildhibaan Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan lagu ta ageero murashaxnima deeda tartanka Guddoomiy aha Guddiga Mido wga Afrika (African Union Com mission) loogana jaro Xildhibaan kasta shan bqol oo dolar.Wasiirka Caddaaladda ee XFS oo safar shaqo ugu ambabaxay dalka Qatar

Wasiirka wasaaradda Caddaaladda iyo Arrima ha Dastuurka ee Xukuumadda Feder aalka Soom aaliya mudane Xasan Macallim Maxamuud iyo wafdi uu hoggaamin ayo ayaa Dorraad safar sha qo ugu baxay dalka Qa tar.

WasiirXasan Macal lim Maxamuud ayaa inta uu joogo Dooxa, waxaa uu dhiggiisa Qatar la qaadayaa kulamo looga hadlayo horu marinta Iskaashiga Caddaaladda iyo arrimaha la xariira ee labada dal, sida xabsiyada iyo dhaqan-celinta, danbi-baarista iyo sarraynta sharciga

Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS ayaa sidoo kale booqanaya sida qorshuhu ya hay hey’ado iyo xarumo kale oo ka shaqeeya arrim aha sharciga, qaanuunka iyo cilmi-baarista.

Mudane Xasan Macallim Maxamuud ayaa intii uu xafiiska joogay waxaa uu safarro kale oo lagu xoojinayay tayada Caddaaladda ee dalka iyo xiriirra da aan dunnida kale la leena hay ku tegay wadamo ay kamid yihiin Turkiga, Masar, Ciraaq, Marooko, iyo Talyaaniga.

R/wasaare XFS oo shirguddoomiyey shir looga hadlayo dhibaatooyinka isbeddelka Cimilada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhu uuriy adda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cab di Barre, ayaa guddoom iyey shir muhiim ah oo loo ga hadlayey qorshaha Qaran ee hortagga dhibaato oyinka ay dalkeenna ku sababeen Isbeddelka Cim illada Adduunka.

Shirka ayaa lagu soo ba ndhigay warbixin no la xiri ira saameynta kala duwan ee isb ed delka cimilladu ay ku yeelatay dalkeenna iyo heerka uu marayo qorshaha dalka ee la qabsi ga isbeddelka cimillada.

Waxaa si gaar ah looga hadlay qorshaha qaran ee dhimista dikhowga hawada, taasi oo hoos loogu dhigayo walxaha hawada wasakh eeya iyo sidii kor loogu qaadi lahaa adkeysiga khataraha ka dhasha isbeddelka cimillada.

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa shee gay in isbeddelka cimilladu uu saameyn toos ah ku yeeshay Soomaaliya, gaar ahaan dhinaca deegaa nka oo isbeddello ballaaran laga dareemayey, wax aana uu faray hey’adaha dowladda inay qorshooyin cadcad ka soo gudbiyaan meelaha ugu daran ee u baahan maalgelinta isbeddelka cimillada

Dudaaye oo shaaciyay arrinta ka dambeysa dilalka sii kordhaya ee Muqdisho

Sida aad ka war qabtaan, waxa sii badanaya dilal ka ula-kaca ah ee ay geysanaayaan dadka rayidka ah, dadka rayidka ah waxan ula jeedaa qof kasto oo aan ka tirsaneyn ciidam ada noocya dadooda kala duw an. Waxa aan filay aa in aad is weydii say sababta ka dan beyso arintaas, sida aan aniguba isku we di iyay.

Marka aan isku dayay jawaabta su’aa shaas, waxaa ii soo baxday in gaabiska Xafii ska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ee ku aadan fulinta xuk unnada ay soo saaraan Max kamadaha rayidka ah ee lagu rido eedeysan yaasha aan askarta ahayn ee ku kaco dilalka kaska ah, ay tahay sababta ugu weyn ee ka danbeyso kororka dilalkaas.



    Wali miyaad maqashay amaba aad aragtay dan biile rayid ah oo geystay dil kas ah ee la geeyay tiirka qisaasta si loogu fuliyo xukunkii lagu riday?

Waan aragnaa dabiilayaal ka tirsan ciida mada qalabka sida oo la geeyay tiirka qisaas ta si loogu filiyo xukunno ay ku riday Maxkam adda ciidamada qalabka sida. I xasuusi, haddii aan ilowsanahay, qof Maxkamad rayid ah ay ku xakuntay dil tooga sho ah oo lagu fuliyay xukunkii lagu xakumay muq disho dhexdeeda haddii aad adigu ogtahay ama aad maqashay.

Sidaba mas’uuliyadda dhaqaajinta dacwa dda loo haysto eedeysanaha geystay dilka ulakaca ah ay u saaran tahay XXIG ee qara nka, ayey mas’u uliyadda dhaqaajinta fulinta xukunka lagu rido eede ysanahaasi u saaran tahay isla xafiiska. XXIG ayaa qaranka wakiil uga ah eedeynta eedeysanayaasha geystay dilalka bareerka ah, Isla xafiiska ayaana qaran ka wakiil uga ah dhaqaajinta iyo weydiisasha da fulinta xukunnada ka soo baxo dacwadaha asi uu dhaqaajiyay.

Waan aragnaa XXIG ee Qaranka oo dhaq aajin aayo dacwad lidi ku ah eedeysane lagu tuhmaayo geysashada fal-danbiyeed, gaar ahaan dil kas ah, balse ma aragno Xafiiska oo weydiisanaaya fulinta xukunnada ka soo baxo dacwadi uu dhaqaajiyay, taasina waxa ay dhal isay in Maxkamadaha rayidka ah ay soo saara an xukunno toogasho ah, laakin dadki lagu xa kumay ay xabsiga dhexe ka buuxaan. Su’aa sha aanan ka jawaabi karin ayaa ah:- waa maxay sababta XXIG ee Qaranka uga gaabiy ay mas’uuliyad aan ballaar an ee qaranku u wak iishay?

Xeer-ilaalinta Guud ee Ciidamadda Qalab ka Si da oo qaranka wakiil uga ah eedeynta askarta ka tir san ciidamada ee geysta faldanbi yeedyada, waxa ay weydiisataa fulinta xukunn ada ka soo baxo Maxkamadda ciidamada, wa ana laga ogolaadaa, dabadeedna waa la fuliyaa.

Taasina waxa ay dhalisay hoos u dhaca danbiy ada dilalka kaska ah ee ay geystaan ciidamada qalabka sida. Sidaas si la mid ah, waxa ay ahayd, in XXIG ee qaranka oo wakiil nooga ah eedeynta dadka rayidka ee geysta danbiyada dilalka ah, asag anu uu weydiisto fulinta xukunnada ay soo saaraan Maxkamada ha Rayidka, dabadeedna laga ogolaa da, lana fuliyo, si ay hoos ugu dhacaan dilalka ay geys anayaan dadka rayidka ah.

Waa sax in ay jiraan eedeysanayaal rayid ah oo geystay dil kas ah oo xafiisku dacwad ku oogay, laguna xakumay dil toogasho ah, hayeeshee, waa maxay xikmadda ku jirto in waqti iyo qarashba lagu bixiyo soo qabashada eedeysanaha, barista iyo ka gungaarista kiis kiisa, eedeyntiisa, maxkamadeyn tiisa, iyo xuk un ku rididiisa; dabadeedna, xabsiga dhexe ay buux dhaafiyaan xukumanayaal ku xakum an dil toogasho ah, taasina ay dhaliso kaliya in san ad walbo loo baahdo kordhinta miisaani yada ciid amada asluubta, maadaama ay maxa abiistu sii kor dheyso; sidaas oo kale, loo baah do kordhinta miisa aniyada Xafiiska Xeer-ilaal iyaha Guud ee Qaranka oo la qaato Xeer-ilaali yayaal cusub, maadaama ay sii badanaayaan eedeysanyaasha oo aynan jirin meel marinta ciqaab ay ku waaniso qaataan dadka qaloo can?

Waxa ay ila tahay in uusan shaki kaaga jirin in fulinta qisaasta ay yareyneyso dilalka kaska ah, maxaa yeelay Quraanka ayaa na baraayo in ay isku xiran yihiin qisaasta iyo nol osha dadka oo had dii qisaas jirto ay bad ba adeyso nolasha dadka, haddii aynan qisaas jirin na ay nolosha dadku dayacan tahay oo dadka dilaayaasha ah cidda ay doonaan ay dilaaya an marba haddii aanan loo qisaasi doonin .Xigasho:-Caasimadda.Net


Banaanbax lagu taageerayay heshiiskii Soomaa liya iyo Turkiga oo Muqdisho ka dhacay

Waxaa Dorraad magaalada Muqdisho ka dhac ay banaanbax aad u balaaran oo lagu taageerayo heshiiskii dhawaan ay wada galeen dowladaha So omaaliya iyo Turkiga ee la xariiray iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha.

Dibad baxaan oo ay soo agaasintay dowla dda Fedaraalka ayaa waxaa ka qayb galay masuuliyiin ka tirsan dowladda iyo dadweyne kale oo aad u ba dan oo ka kala yimid degmo oyinka magaalada Muqdisho.

Masuuliyiinta ka qeyb gashay banaanbaxa waxaa ka mid ahaa guddoomiyaha gobolka Ba naadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xu seen Jimcaale Madaale ku xigeena diisa, xubno ka tirsan labada Gole ee Baarlam aanka, Wasiirro iyo masuuliyiin kale.

Masuuliyiin banaanbaxa ka hadashay ayaa dha maantood bogaadinayay heshiiska dhexmaray dowladdaha Soomaaliya iyo Turk iga, iyagoona sh acabka u sharaxay muhiima da uu leeyahay hesh iiska ay dhawaan ansi xiyeen golayaasha dowlad da, islamarkaa na uu saxiixay madaxweyne Xasan Sheekh.

Dadweynaha ka qeyb galay banaanbaxa ayaa watay boorar lagu xardhay ereyo lagu taageerayo heshiiska Soomaaliya iyo Turkiga, waxaana eray ada ka mid ahaa ka naxoo nafta waay.

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee Soomaaliya iyo Turkiga ayaa soconaya muddo 10 sano ah waxaana jira kara waqti kordhin ay samayn karaan labada dowladood marka la gaaro mudada heshiiska.

W/Maareeye” Shacabka Hargeysa iyo Burco waxay muujiyeen sida ay u diidan yihiin in baddooda iyo dhulkooda la qaato”

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Xukuuma dda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxam ed Cabdi Xayir Maareeye oo ka hadlayay Ba naanbaxa balaaran ee lagu taageerayo hesh iiska Soomaaliya iyo Turkiga ayaa sheegay in shacabka Soomaali yeed ee ku dhaqan Hargeysa iyo Burco diideen da maca gurracan ee Ethiopia.

Wasiir Maareeye” Shacabka Hargeysa iyo Burco way hadleen waxayna muujiyeen sida ay u diidan yihiin in baddooda iyo dhulkooda la qaato, wa xayna doonayaan in So omaali heshi iso oo dh ulkeeda cid kale qaad an, waxaana ku amaanayaa shacabka iyo maam ulka gob olka Banaadir sida ay u garab taagan yihiin dowladdooda” ayuu yiri wasiir Maareeye.

Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ku bogaadiyey shacabka caasimadda in ay yihiin kuwa u taagan midnimada dadka So omaaliyeed kuna bixiya dhaqaalahooda, isa goo intaa ku daray in shacabka Soomaaliyeed guud ahaan rabo midn immo iyo wadajirka dadka Soomaaliyeed.

Md. Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa shee gay in muddo bil gudaheeda keeni doona an Xildhib aannada 2da Aqal ku matala gobo llada Waqooyi qorshe lagu dhameynayo taba shada ay qabaan wa laalaha Waqooyi si wadaj irka dadeed ee Soomaa liya loo xaqiijiyo, mee shana looga saaro kala qeyb inta dadka walaal aha ah.Siyaasiyiinta iyo shacabka gobollada Waqo oyi ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaal iya ee (So omaaliland) aya ku tilmaamay dam aca gurracan ee Ethiopia mid aanan marna ka hirgali doonin badda Cas, islamarkaana diyaar u yihiin difaaca dhulleed ee Soomaaliya.

Hawlgal ay fuliyeen Ciidanka Qaranka oo lagu dilay in ka badan 30 Khawaarij ah

Howlgal Qorsheysan oo Khawaarijta khas aare xooggan lagu gaarsiiyey ayaa ka soconaya deeg aanka Jilib-Marka ee gobolka Shabe ellaha Hoose.

Ciidammada Qaranka iyo Saa xiibada caala mka ayaa hawlgal kan qorsheyn ka wada deeg aan ka Jilib-Marka oo hoostaga de gmada Marka ee gobolka Sha beellaha hoose, kaas oo lagu khaarajiyay 30 ka tirs an Khawaarijta Al-Shabaab.

Hawlgalkan oo soo bilawday waaberigii hore ee Dorraad ayey ciidammada Qaranka iyo Saaxiibada Caalamka ku bartilmaameedsad een goob ay isku urursanayeen Khawaarijta, kuwaas oo xogtooda la helay, iyadoo gacanta looga dhigay saanad ciidan oo dagaalka loo isticmaalo, sida ay warbaahinta qa ranka u xaq iijiyeen saraakiisha howgalkan qeybta ka ah.

Dhanka kale ciidanka Xoogga Dalka iyo ku deegaanka ayaa Habeen hore Habeen hore howgal Qorshays an ka fuliyay deegaanka Faarax-Aaden oo ho os taga degmada Xarardheere gaar ahaan miyiga Jawle ee koonfurta gobolka Mudug.

Xoghayaha guud ee degmada Xarar-dhee re maslax Macalin ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in howgalkan lagu khaarajiyay horj oogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan khawaa rijta arxanka daran ee Alshabaab.

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay aa guud ahaan dalka kawada howgallo lagu baacsan ayo khawaarijta ka been sheegtay Diinteenna suubban ee Islaamka, kuwaas oo kujira maalmoo da ugu dambeeyay.

Dowladda Fedaraalka oo soo bandhigtay tirada Caruurta la dayacay sanadkii 2023

Xeer ilaaliye ku xigeenka guud ee qaranka Soo maaliya Yusra Cismaan Shariif oo warbaa hinta kula hadashay magaalada Muqdisho aya a sheeg tay iney soo kordhayaan dambiy ada iyo xadgudub ka ka dhanka ah caruurta ee ka dhaca guud ahaan dalka.

Yusra Cismaan ayaa she egtay iney si gaar ah ula socd aan dhibaatooyinka loo geysto ama lagula kaco caru urta, islamarlaana Xaf iiska uu arrimahaasi wax bad an ka qabtay.

Xeer ilaaliye ku xigeenka qaranka Yusra Cisma an sidoo kale xustay iney diiwaan galiyeen sanadkii lasoo dhaafay ee 2023-ka kiisas gaaraya 53 carru ur ah oo looga dhuun tay qaar kamid ah isbitaalada iyo wadooyinka Muqdisho.

"Sanadka 2023-kii waxaa jirtay in lasoo helay carruur 53 ah oo qaarkood isbitaallada looga tegay, qaarkood dad in loo dhiibay looga dhuuntay kuwa kalena waddooyinka laga soo helay. Caruurtaas 25 ka mid ah gabdho ayay ahaayeen, inta kalena wiilal ayay ahaayeen. Masuuliyadooda waxaa loo xil saaray dad uu xafiiska si sharci ah ugu wareejiyay, waxaana gacan ka gaystay hay’adaha Booliska" ayay tiri Yusra Cismaan Shariif.

Hadalkaan kasoo yeeray Xeer ilaaliye ku xigeenka guud ee qaranka Soomaaliya ayaa kusoo beegmaya, iyadoo maalmahii lasoo dhaafay Muqdi sho iyo meelo kale oo dalka ka mid ah kusoo badanayeen dhacdooyinka naxdinta leh ee ka dhex dhacayay qaar ka mid ah qoysaska Soomaaliyeed.


Soomaaliya oo ay ku soo qul-qulayaan dalxiisayaal Ajaaniib ah


Iyadoo uu soo hagaagayo amniga guud ee dalka, waxaa dalkeenna waxaa soo gaaray dalxiis ayaal ajaaniib ah, madax ka socota dalalku aynu saaxiibada nahay, howlwadeeno hay’adaha caalamiga ah, qurbooj iyo dhalinyaro Soomaaliyeed oo wax badan ka maqnaa dalka.

Dalxiisayaal u dhashay dalalka Austria iyo Jarmalka ayaa soo gaaray magaalada Muq disho, iyagoo Tiyaatarka Qaranka (National Theater) ku daaw aday heeso waddani ah, ciyaaro hiddaha iyo dhaq anka ah iyo music toos ah ( Live).

Dr. Heemo oo u dhashay dalka Austri ayaa ka warbixiyay isbeddelka uu arkay 2013-kii oo uu mar yimid iyo Dorraad oo la joogo 2024, wuxuuna she egay inuu jiro isbeddel weyn oo dhanka ah amniga iyo horumar la taaban karo.

” Markii ugu horeysay oo aan Soomaaliya nim id waxay ahayd bishiin 20213, markaas oo aan Xamar nimid, Xamar sidan ma ahayn waxyaabo badan ayay ugu duwaneyd xilligaas, waxaan arag nay waxyaabo badan oo bur bur ah, iskuulada oo bur bursanaa arag nay, laakiin hadda waxyaabah aas oo dhan maan arag,” ayuu yiri Mr. Heemo.

Dalxiisahan u dhashay dalka Austria Dr. Hee mo, ayaa sidoo kale, ka hadlay waxyaaba ha aad u soo jiidday muddadii ay dalxiiska ku jireen oo ay meelo badan oo dalka ka mid ah ay soo mareen.

” Isbeddelka weyn ee aan aragnay waxaa ka mid ah labo shey, ”midka ugu horeeyo waa dadka oo hadda u heelan una fur furan in ay dadka aja aniibta ah la sheekeystaan soona dhoweeyaan, mid da kale, oo ugu muhiimsan waxaa waaye xagga am niga, xagga amniga waxaa dareemeynaa inuu aad u soo hagaag ay gaar ahaan markii aan u imaaneyn ay iyo hadda waxaan amni iyo bad-qab weyn dare emeynaa hadda,”’.

Dalxiisayaashan oo u kala dhashay dalalka Jarmalka iyo Austria, ayaa soo maray deegaa nna da Jubbaland iyo Shabeellaha dhexe, Eyl, Boosa aso iyo magaalada Muqdis ho, halkaas oo ay ku soo arkeen isbeddel weyn oo dhanka kasta ah.

Shir deg deg ahaa oo ka dhacay Magaalada Jowhar

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabe elle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudla awe) ay aa shir-guddoomiyay shir gaar ah oo ay isugu yim aadeen Golaha Wasiirrada Hirsh abeelle, kaas oo lagu qabtay Magaalada Jo whar.

Waxaa kale oo ka qeyb galay shirka Mad axwe yne ku-xigeenka Hirshabe elle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) iyo masuul iyiin ka socotay Hay’adda Maareynta Masiibooyinka (SoDMA) oo uu hoggaam inayay Guddoomiye Maxamuud Macallin Cabdulle.

Shirka gaarka ah ayaa warbixin looga dha geystay Hay’adda SoDMA iyo Wasaaradda Garga arka iyo Maareynta Masiibooyinka Hir shabeelle oo ku aadan raadadka ay reebtay Elnino.

Guddoomiy aha Hay’adda Maareynta musii bo oyinka Qara nka Maxamuud Macalin ayaa dhankii sa ka warbixiyay fatahaadihii ka dhacay dalka iyo cabsida xoogan ee laga qabo Roobka Guga’ Ugu dambeyn Madaxweynaha Dowladda Hir shabeelle Md.Cali C//hi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa faray dhammaan cida ay khuseyso inay ka hor dhacd ada ay talaabo qaadaan si loo yareeyo khatarta ay geey saneyso.


Dowladda Soomaaliya oo digniin xoogan u dirtay Maamulka Somaliland

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Haw ada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ay aa si adag uga hadashay carqaladeyn lagu sameeyo diyaarad aha isticmaala hawada Soomaaliya, gaar ahaan marka ay marayaan hawada gobolada Waqooyi ee Somaliland.

Wasiirka Wasaaradda Ga adiidka iyo Duulista Fardow so Cismaan Cigaal ayaa she egtay in marar badan la marin habaabiyey diyaarado isticmaalayay ama marayay haw ada sare ee deegaanada gobolada Waqooyi ee Somaliland, islamarkaana taasi aysan ahe yn mid loo dulqaadan karo.

Waxay sidoo kale sheegtay Wasiiradda ineysan sharci aheyn in Somaliland raadiyaha Hargeysa u yaala ay kula hadlaan diyaarad aha dul maraya ee aanan kusoo dageen gar oomadeeda ama ka duuleyn.

Hadalkaan kasoo yeeray wasiiradda ayaa ima anaya, iyadoo horay hay’adda Duulista Rayidka ay usoo saartay qoraalo ay uga digeyso Somaliland ca rqaladeynta dhanka ha wada ay ku sameynayaan diyaaradaha isticm aalaya hawada Soomaaliya.

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Haw ada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ay aa si adag uga hadashay carqaladeyn lagu sa meeyo diyaaradaha isticmaala hawada Soom aaliya, gaar ahaan marka ay marayaan haw ada gobolada Waqooyi ee Somaliland.

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duu lista Fardowso Cismaan Cigaal ayaa sheegtay in marar badan la marin habaabiyey diyaarado isticmaalayay ama marayay hawada sare ee deegaanada gobol ada Waqooyi ee Soma liland, islamarkaana taasi aysan aheyn mid loo dulqaadan karo.

Waxay sidoo kale sheegtay Wasiiradda ineysan sharci aheyn in Somaliland raadiyaha Hargeysa u yaala ay kula hadlaan diyaarada ha dul maraya ee aanan kusoo dageen garoo madeeda ama ka duuleyn.

Hadalkaan kasoo yeeray wasiiradda ayaa ima anaya, iyadoo horay hay’adda Duulista Rayidka ay u soo saartay qoraalo ay uga digey so Somalil and carqaladeynta dhanka hawada ay ku samey na ya an diyaaradaha isticmaalaya hawada Soomaal ya.

Meydka Marxuum Cabdinaasir Dahable oo laga dejiyay M/Hargeysa

Meydka Cabdinasir Muuse Dahable, oo katirsan aa Shaqaalaha Hay’adda maamulka hawada ee dowladda Soomaaliya oo dhawaan lagu dilay ma gaalada Muqdisho ayaa Dorraad laga dejiyay Gar oonka diyaaradaha Cigaal ee magaalada Har geysa.

Diyaarad ayaa looga qaaday Garoonka Muq disho Meydka marxu um Cabdinasir Mu use, taasi oo geysay Hargeysa, waxaana Dorraad lagu wadaa in lagu aaso magaalada Gabiley ee xarunta Gobolka Gabiley, sida ay sheegeen qaar kamid ah Eheladiisa.

Allaha u naxariistee Cabdinasir Muuse ay aa maalmo kahor meydkiisa laga helay gurigii uu ka daganaa magaalada caasimadda ah ee Muqdisho oo lagu dilay, isagoona la tilmaa may inay jirkiisa ka muuqdeen xilligii loo tagay ay jirdilo.Booliiska Soomaaliya oo war kasoo saar tay geerida sarkaalkan ayaa sheegay in Lix Eedeysane loo soo xiray dilka Marxuum Cabd inaasir Muuse oo 32-jir ahaa, Cabdinaasir ayaa kamid ahaa Shaqaa laha Hay’adda ma amulka hawada ee dowladda Soomaaliya.Si kastaba Cabdinasir Muuse Dahable ayaa ka soo laabtay waxbarasho dibada ah oo la xariirtay cilmiga Hagidda Hawada, isagoo ho rey uga mid ahaa Shaqaalaha ICAO qeybte eda Hargeysa, Maamulka Somaliland ayaana dilka mar xuumka ku eedaysay dowlada Soom

Zaaliya.

Waa kuma afhayeenka cusub ee loo magac aabay booliska Soomaaliya?

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya Jen. Sulub Axmed Firin ayaa xilkii ka qa aday afhaye enkii ciidanka booliska Soomaal iyeed Gaashaanle Sadiiq Aadan Cali (Doo dishe).

Taliyaha booliska ayaa afh ayeenka cusub u magacaabay G/Sare Qaasim Axmed Rooble oo horay muddo dheer u soo hayey xilkaas.

G/le Sadiiq Doodishe iyo afhayeenka cu sub Qa asim Rooble ayaa Muqdisho ku qabtay shir jaraa’id oo ay ku shaaciyeen inay ku kala wareegeen xaf iiska."Shaqadii afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed waxaan hadda si rasmi ah ugu war eejiyey taliyaheyga G/Sare Qaasim Axmed Rooble, xafiiska afhayeenka oo muddo aan ku soo shaqeyn ayey waxaan Dorraad ku wareeji yey Korneyl Qaa sim,” ayuu yiri Sadiiq Doo dishe.

Dhankiisa afhayeenka cusub ee booliska ayaa hadlay, isagoo shaqadii uu soo qabtay uga mahad celiyey Doodishe, wuxuuna balanq aad u sameey ey dadka Soomaaliyeed ee adeega ka sugaya.

"Shaqo qurux badan oo meel dhexe marey sa ayuu igu wareejiyey afhayeenkii hore, wax aan leeyahay allaha kuu fududeeyo shaqada kale ee taliyaha booliska uu kuu igmaday,” ay uu yiri Qa asim Rooble oo aan shaacin shaq ada kale ee loo dhiibay afhayeenka uu xilka kala wareegay.

G/Sare Qaasim ayaa balan-qaaday in uma dda Soomaaliyeed uu ugu adeegi doono qalbi sami iyo hagar la’aan "gacmo wadajir ayey wax ku gooyaan aan is kaalmeysano, si daac ad ahna ugu shaqe yno dadka iyo dalkeena,” ayuu yiri afhayeenka cus ub ee booliska Soom aaliya.

Qaasim Axmed Rooble ayaa markii labaad noqo naya Afhayeenka ciidanka booliska Soo maaliyeed, sanadihii 2017 ilaa 2019-kii ayuu soo ahaa afhaye enka booliska Soomaaliya.

Xildhibaan ku geeriyooday Muqdisho oo la sheegay in maydkiisa lagu xad-gudbay

Allaha u naxariistee waxaa todobaadkii hore mag aalada Muqdisho ku geeriyooday xildhib aan hore Marxuum Axmed Aadan oo ka tirsan aa baarlama ankii hore ee dalka, kaas oo isaga oo xaalad adag ku sugan loogu tegay qolkiisa, kadibna markii loola cararay isbitaalka ku gee riyooday halkaasi.

Warar kala duwan ayaa laga qor ay sababaha keenay geerida mar xuumka oo kasoo jeeday gobolla da waqooyi, kuwaas oo baraha bulsh ada lagu baa hiyay, isla markaana ahaa kuwa la sheegay inay xadgudub ku ahaayeen may dka xildhibaanka. Senator Laylo Axmed oo ka tirsan Aqalka Sare ayaa cambaareysay hadalladaas laga faafiyay geerida xildhibaanka oo ay sheegtay inuu si kadis ah ugu geeriyooday Muqdisho.

    Wuxuu u dhintay si kadis ah meeshii uu dega naa ayaa loogu tegay isaga oo nafta ku jirto, markii dhaqtarka la geeyayna waa geeriyoo day” ayay tiri Senator Laylo Axmed.

Sidoo kale waxa ay farriin u diray dadka faafina yaa warar ay sheegtay in loogu xadgu bayo mayd ka marxuumka oo muddan ixtira an, sida ay ina far eyso Diinteenna Islaamka.

"Ilaahey halooga cabsado qofka marka uu dhin to wuu dhintay, waana in aan la siyaasad eyn may dka qof dhintay iyo in aan laga been abuuran, Xild hibaankaas wa dhintay allaha u naxariisto dadka waxa xun ka qoraayo ee leh waxyaabaha ka qo raayo ilaahey ha uga cabs adaano” ayay mar kale tiri xildhibaanaddu. Senator Layla ayaa sii raacusay "Waxaan rabaa bulshada Soomaaliyeed inaan u sheego qofka marka uu dhinto oo uu marxuum ya hay wuxuu naga mudan yahay ixtiraam iyo xaqii marxuumnimo.” Ayada oo ka hadleysay aqoonta ay u leeda hay xildhibaanka geeriyooday ayaa wa xa ay sheegtay inuu ahaa nin wanaagsan, waxayna tacsi u dirtay ehelladiisa.

"Ninkaas odeyga ah nin zaciim ah ayuu ah aa maalintii aynu halkan joognay wuu nala joo gay qof weliba wuu dhimanayaaa Ilaahey ha u naxariisto” ayay kusii dartay.

Ugu dambeyn waxa ay hoosta ka xariiqd ay inuu socdo baaritaan guud oo ku aadan geerida marxuumka, ayna ka war sugayaan laamaha amm aanka ee dowladda Sooma aliya.cas.

Cutubyo ka tirsan Ciidan Xoogga Dalka oo ka qeybgalaya dhoolatus Ciidan oo caalami ah

Saraakiil iyo askar ka tirsan Ciidanka Xoo gga Dalka Soomaaliyeed oo dhoolatus Ciidan uga qeyb -galaya Dalka dibadiisa ayaa ka anbabaxay garo onka diyaaraddaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho.

Dhoolatuskan oo ka dhacaya dalka Kenya ayaa waxaa qeyb ka ah dowlado kala duwan oo dowlada Soomaaliya qeyb ka tahay, waxaana Xoogga Dalka wakiil uga ah cutubyo ka tir san ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee kumaan dooska Danab XDS.

Saraakiisha Ciidanka XDS ee garoonka ka sa gootiyay Ciidankan ayaa kula dardaarmay inay do or wanaagsan soo qaataan, ayna sameeyaan ban dhig ku qotoma tababarka iyo tayada wanaagsan ee Xoogga dalka oo bilaabay la wareegidda amniga guud ee dalka.

Madaxweynaha Eritrea iyo dhiggiisa Masar oo ku kulmaya Qaahira

Madaxweynaha dalka Eritrea Isaias Afwerki ayaa u dhoofay dalka magaalada Qa ahira ee caasimadda dalka Masar, kadib Cas uumad uu ka helay dhiggiisa dalkaasi Madax weyne Abdel Fattah el-Sisi.

Madaxweyne Isayas Afw erki ayaa subaxn imadii hore ee Dorraad waxa uu u ambabaxay dalka Masar oo uu booqasho rasmi ah qaadan doono muddo saddex maalmood ah.

Madaxweyne Isaias Afwerki iyo Madaxwe yne Abdel Fattah el-Sisi ayaa ka wada hadli

doona sare u qaadida xiriirka labada dal iyo arrim aha Gobolka iyo kuwa caalamiga ah ee danaha labada dal. Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah Cismaan Saalax, Wasiirka

Arrimaha Dibadda.

Hirshabeelle oo Maamul cusub u magaca awday Degmada Xawaadleey (Wareegto)

Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha iyo dowladaha Hoose ee Maamulka Cabdi Daahir Gu ure Karoore ay aa maamul cusub u magaca ab ay degmada Xawaadleey ee Go bolka Shab eellaha Dhexe, kadib Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka.

Wasiir Daahir Guure ayaa guddoomiyaha cus ub ee degmada Xawaadleey u magacaab ay inuu noqdo Eng Ibrahin Bashlir Cumar, hal ka Muuse Ma xamed Xasan laga dhigay Gudd omiye ku-xigenka Amniga & Siyaasadda degm adaasi.

Sidoo kale Guddomiye ku-xigenka Arrima ha Bulshada degmada Xawaadleey ayaa loo magacaa bay Maxamed Cali Idow, mas’uuliyii nta loo maga caabay Maamulka degmada Xaw aadleey ee Shab eellaha Dhexe ayaa waxaa la faray inay waajib aadkooda gutaan.

Wadaadka Wacdiya Ciidamada Dowlada oo la hadlay Askarta xerada Jen,Dhaga-badan+

Saraakiil uu hgaaminayo Madaxa wacyi-gelinta Ciid anka Dhulka Xidigle Taliy e Sheekh Abuukar Maca lin Maxamu ud ayaa booq deen Dorraad Du gsiga Tababarka ciidamada ee Jen,Dhaga-badan ee Magaalada Muqdisho.

Wafdigaan waxaa xerada tababarka ku soo dhaweeyay Taliyaha Guutada 14-ka Okobar Taliye Nuur Fareey iyo boqolaalka ciidan ee tababarku u socdo.

Wadaadka Sheekh Abuukar oo caan ku ah inuu ciidamada u wacdiyo si diiniyan ah ayaa u sheegay ciidamada inay waajib ku tahay adeecida awaam iirta madaxdooda sida taliya yaashooda iyo kuwa ka sii sareeya sidoo kale wuxuu u sheegay inay waajib ku tahay inay ogaadaan oo la socdaan inay xaaraan tahay daroogada maanka doorisa nuuc kasa ay tahay.

"amarada madaxdiina inaad fulisaan sow diyaar uma tihiin,Salaada inaad tukadaan sow diyaar uma tihiin,inaad Alle ka baqdaan sow diyaar uma tih iin,waxaad la dagaalaysaan dad diin sheeganaya oo hadana aan diin shaqo ku lahayn”ayuu yiri Sheekh Abuukar

wuxu ku booriyay inay qaataan oo fuliyaan wax kasta oo awaamiir ah oo kaga yimaada dha nka taliyayaashooda.

Booliska oo baaritaan caafimaad marsiin aya ninka saaxiibkii ku dilay Muqdisho

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ay aa sheegay in baaritaan dhanka caafimaad ka ah ay marsiin doonaan Fahad Warsame, kaas oo Jimcihii Magaalada Muqdisho ku dilay nin ay saaxiibo ahaayeen.

Ninkan ayaa dilka marxuum Cabdifitaax Cabdulla ahi Salaad u adeegsaday masaar ama faas, iyado ona dhacdadaasi ay ka dhacd ay hoy ay ka degan aayeen Waaxda Xalane ee Degmada Wadajir.

Gabar la dhalatay eedeysanaha oo Warba ahinta la hadashay ayaa sheegtay in ninkaasi uu sanadahanba la tacaalayay xanuunka dhimirka, hor eyna uu u dhaawacay xubno ka mid ah qoyska.

Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaali yeed, Dhamme Sadiiq Aadan Cali (Doodisho) oo xaqiij iyay in eedeysanaha uu ku jiro gac anta laamaha amniga ayaa sheegay in ay muhiim u tahay in uu caddaalad helo marxu umka, sidaasi daraadeedna ay qaadi doonaan tallaabooyinka lagama maarma anka ah, oo ay qayb ka tahay in ninkaasi uu maro baaritaan caafimaad.

"Eedeysanaha, nidaamka caddaaladda da lka habraaca uga dhigan Xeerka Ciqaabta Soomaali yeed ayaa la marsiin doonnaa, si uu caddaaladda u wajaho, isla-markaana uu xu kun garsoor uga soo baxo, haddii Ilaahay yiraahdo.” Ayuu yiri Afhaye enka.

Afhayeenka oo la hadlay KNN ayaa she egay in warbixinta horudhaca ah ay muujiney so in dilka uu ka dambeeyay, ka dib markii ay wada murmayn.

"Dhibanaha ayaa xaq u leh in eedeysanaha caddaaladda la marsiiyo, maxkamadda awood da u leh ayaana xukun ka soo saari doonto.” Ayuu yiri Dhamme Doodisho.

Doodisho oo sii hadlayay ayaa yiri "Arrinta dhim irka ah oo warbixinta horudhaca ku jirto oo ah inuu xanuunsan yahay, iyadana isbitaal ka ku shaqada leh ayaa soo caddeyn doono xanuunkiisa. Si cad oo la arki karo oo waadix ah ayay baaristu ku oga an doontaa.”

Muqdisho ayaa waxaa maalmihii la soo dha afay ku soo laalaabtay dilalka argagaxa leh ee ay isu ga ysanayaan qoysaska dhexdoo da iyo dadka ehelka ah.

Madaxweynihii hore ee Tunisia oo xukun adag lagu riday, kadib markii…

Dalka Tunisia ayaa maxkamad waxa ay xabsi 8 sana ah ku rid day madaxweyn ihii ho re ee dalkaasi ee masaafuriska ku ma qan Moncef Marzouki ka dib markii lagu helay dambi ah in uu doonayay "in uu qas ka ab uuro” dalkan ku yaalla Waqooyiga Afrika, sida ay sheegtay warbaahintu.

Marzouki, oo 78 jir ah, ayaa ah madaxwey nihii ugu horreeyay ee si dimuqraadi ah loo soo doorto dalka Tunisia ka dib kacdoonkii Carabta ee 2011-kii, haatanna waxa uu si adag u dhaleeceeyaa m adaxwe yne Kais Sa ied. Waxa uu ku nool yahay Faran siiska, isa goo aan soo xaadirin dhageysigii dacwaddii ka dhanka ahayd.

Marzouki, oo dacwad lagu soo oogay ka dib mark ii uu qoraallo dhowr ah ku faafiyay bar aha bulsh ada, ayaa 2021-kii xukun xabsi ah lagu riday.

Idaacada Mosaique FM oo soo xiganaysa ilo garsoorka ka tirsan ayaa warisay in Ma rz ouki lagu helay danbi ah "in uu dadka ku kiciyey in ay hubka qaataan”, iyo "kicin in qas iyo boob ay sameeyaan.”

Waaxda dacwad oogista Tunis ayaan ka jaw aabin codsi ay AFP ku weydiisay in ay xukun kan ka hadlaan.

Sannadkii 2021-kii ayaa Marzouki lagu xuk um ay afar sano oo xabsi ah iyadoo lagu eedeeyay in uu halis geliyay ammaanka dalk aasi ka dib markii bannaanbax ka dhacay Paris uu ugu baaqay Far ansiiska in ay joojiyaan taageerada ay siiyaan Madaxweyne Saied.

Tan iyo bishii Nofeembar 2021-kii ayaa waxa uu sidoo kale Tunisia u ahaa bartilmaa meedka amar ah in la soo qabto ka dib markii madaxweyn aha hadda talada haya uu Marzo uki ku tilmaamay "cadowga Tunisia” uuna kala nopqday baasaboor kiisa diblomaasiga ah. AFP + VOA

Save Children oo ka hadashay xadgudubyo ga lmo iyo kufsi Puntland loogu geystay gabdho da'yar

Hay’adda Save the Children ayaa ku baaq ay day in la kordhiyo ka ilaalinta gabdhaha Sooma aliyeed ka dib markii gabar 13 jir ah oo kasoo jeeda qoysaska dadka soo barakacay ay koox hubeysan ku kufsadeen magaalada Garowe, 7baadkii hore.

Save the Children ee Puntland ayaa sidoo kale sheegtay inay heshay warbixinno isasoo taraya oo ku saabsan xadgudubyo galmo iyo kufsi loo geys tay gabdho da'yar bilihii la soo dhaafay.

Hay’addu waxay kaloo sheegtay in dadkii kufsi yadaas loo geystay ay ka baqayaan inay warbixin no rasmi ah u gudbiyaan hay'adaha amniga iyo garsoorka, cabsi ay ka qabaan in loo geysto falal ku saabsan aargoosi iyo ceebayn.

"Puntland waxaan ka codsaneynaa in ay xoo jiso ilaalinta sharciga ee carruurta oo ay ka mid tah ay in la meel mariyo sharciga xadgu dubyada Jins iga, ilmo kasta meel kasta ha ku noolaado waxa uu mudan yahay in uu ku noolaado nolol ammaan ah, farxad iyo caaf imaad leh, kana fog colaadda." Ayaa lagu yiri war qoraal ah oo kasoo baxay save children.

Dhinaca kale, hay’adda xuquuqul insaanka Pun tland ayaa horey ugu baaqday in baarit aan buuxa oo hufan lagu sameeyo kufsiyada ka dhacay Puntl and, waxayna ugu baaqday Puntland iyo dowladda Soomaaliya in ay si deg deg ah u qaadaan tall aabooyin looga hort agayo xadgudubyada dhan ka galmada ah, lana ilaaliyo kuwa kufsiyada loo geyst ay, lana maxkamadeeyo dembiilayaasha si waafaq san sharuucda dowladda iyo kuwa caalamiga ah ee xuquuqul insaanka.

Somaliland oo sheegtay in Hay’adda Duuli sta Rayidka Soomaaliya ay sababi gaadhay shil diyaaradeed

Somaliland ayaa sheegtay in ay isku dhici gaa dheen diyaarado laga leeyahay Qatar iyo Itoobiya, kadib markii ay Hay’adda Duulista Rayidka Soom aaliya ay siisay amar qaldan diyaa rada Qatar Airw ays. Qoraal kasoo baxay Hay'ada duulista Somali la nd, ayaa lagu sheegay in Dorraad aba aro 12:32 duhurnimo ay isku dhici gaadh een labada diyaar ad ood kadib ma rkii diyaaradaQatar Airways oo ku duulaysay 38000ft ay hagayaa sha Muqdisho u sheegeen in ay korto 40,000feet.

Qoraalku waxa uu intaa ku daray in ay Qatar Air ways ku dhici gaadhay diyaarada Itoobiya oo ku duulaysay joog dhan 39000ft, lakiin waxay Soma liland sheegtay in qalabka diyaaradaha ku xidhan ee digniinta siiyaa uu bad baadiyay.

"Laakiin nasiib wanaag qalabka diyaarad da ku xidhnaa ee loo yaqaan TCAS(Tiikas)( traffic avoi dance collision system) ayaa dig niin deg deg u siiyay una sheegay jooga la siiyay inay ku jirto diya aradda kale, qalabkaas ayaa ku amaray diyaardaQatar in aanay fuulin jooga loo sheegay" ayaa lagu yidhi qoraalka.

Somaliland waxay sheegtay in duuliyayaa shu ay sheegeen in qalab xumaaday laga siiy een awa amiir khaldan isla markaana ay dac wad ka gudbin doonaan hagayaasha Muq disho.

Khilaafka hawada ee u dhexeeya Somali land iyo Soomaaliya, ayaa sababay in duullimaadyada qaar kood ay sheegaan in awaamiir qaldan la siiyay, iyada oo dhinac waliba uu dhinaca kale ku eedaynayo in uu awaamiirta qaldan bixiyay.



TALOOYIN KU ANFACAYA RAMADAANKA SI AAD U ILAALISO CAAFIMAADKAAGA

Ramadan

Khubarradayadu waxa ay soo bandhigeen faa’I idooyinka soonka bisha Ramadaan, iyaga oo soo jeedinaya talooyin ku saabsan sida loo ga fogaado madax xanuunka iyo dhibaato oyinka tabar yarida. Intaa waxaa dheer, helit aanka talooyin ku saleysan cunto caafimaad leh oo aad ku afurto.

Inta lag guda jiro bisha barakeysan ee Ramad aan, Muslimiin badan oo ku kala nool daafaha caal amka ayaa sooma saacadaha maalintii. Si aad u hubiso in aad wanaagsanta hay adigoo aan maalin oo dhan waxba cunin ama cabin, waxaa muhiim ah in aad ka digt oonaato waxa aad isticmaaleyso xilliyada cunt ada.

Furaha suxuurta, cuntada ka hor waaberi ga, waa inaad ku dhisto kaydka tamarta. Sid oo kale afurka ayey muhiim tahay in la ogaado cunnada uu caafimaadku kujiro iyadoo loo baahanyahay in waxyaabaha qaar laga foga ado.

Ka warqabka caafimaadka xilliga soonka

Sambuus

Soonka bisha Ramadaan wax khatar ah kuma laha dadka caafimaadka qaba, si kastaba ha ahaatee waxa ay dhibaato u keeni kartaa dadka qaba xaal adaha caafimaad. Maadaama soonku uu saam eeyo heerka sonkorta iyo dhiigga, waxay si gaar ah khatar ugu tahay dadka qaba xanuunka macaanka. Tani waa sababta ay muhiim u tahay in Muslimiinta qaba xanuunkan ay muhiim u tahay in la tashadaan dhakhaatiirtooda kahor inta uusan Ramadaanku bilaaban.

Dadka qaarkood waxaa laga yaabaa inay dare emaan daal, madax-xanuun iyo dawakh aad inta lagu jiro maalinta. Tani waxay bada naa dhacdaa marka qofka soomani uusan suxuuta u kicin.

Maxaa ugu mudan si aad uga taxadarto caafimaadka bisha Ramadaan?

Ramadaan

Qoraalka sawirka,

Waxyaabaha u wanaagsan caafimaadka

Naftaada oo aad ilaaliso Ramadaanka waxa ay sii caawisaa nafaqada iyo fuuq-celinta. Hurdadu waxa ay door muhiim ah ka ciyaartaa caafimaadka wanaagsan, waxa ayna si gaar ah muhiim u tahay inta lagu guda jiro bisha Ramadaan, maadaama hurdadaadu ay khal khal gasho marka aad hurdada ka soo kacdo si aad wax u cunto ka hor inta aan qorraxdu soo bixin kadibna aad waqti kale soo jeeddo si aad u tukato. Isku day inaad sameystai jadwal Ramadaaneed bisha oo dhan ah kana fogow isticmaalka shaashadaha si aad waqti fiican oo jiif iyo nasiino ah u hesho.

Kuwa sida caadiga ah cabba shaaha ama kaf eega waxaa laga yaabaa inay la kulmaan madax xa nuun iyo daal inta lagu jiro maalinta sababtoo ahla qabsigooda, laakiin tani badanaa waxay fudu daataa usbuuc ka dib ama wax ka badan marka jirkaagu la qabsado Ramadaanka. Ugu da mbayntii, waa muhiim inaad fiiro ga ar ah u yeelato calaamadaha is bedel ee ku imaanaya jirkaaga si aad u sameyso xakam eyn haddii uu miisaankaagu kordho ama si deg deg ah isku dhimo.Naso marka aad dar eento daal, hana ku qasbin naftaada wax ay san xamili karin, gaar ahaan saaca daha so onka.

Isku diyaarinta Ramadaanka

Waxa kale oo wanaagsan in maskaxda lagu hayo in saacado badan la soomayo isla marka

ana loo baahanyahay in jirku uu helo biyo kufil an xilliga afurka iyo suxuurtaba, waa lagama maarm aan in la cabbo biyo badan habeenkii oo dhan.

Khalad caadi ah oo ay dadku sameeyaan ayaa ah in qofku ka hurdo suxuurta si uu uga taxadaro in hurdadu aysan ka qasmin. Suxuur dheellitiran oo nafaqo leh ayaa kaa caawin doonta inaad iska ilaaliso hoos u dhaca tamarta, rabitaannada, dareenka iyo madax xanuun inta lagu jiro maalinta.

Waxyaabah ku habboon xilliga afurka

Ramadaanka

Afurka iyo suxuurta

Marka la afurayo, marka aad afurto, waxa aad u baahan tahay in aad dib usoo celiso qoyaankii jirkaaga ka baxay. Habka ugu wanaagsan ee lagu afuraa waa timirta iyo biya ha ama caanaha, tanina waa habka ugu hab boon ee lagu heli karo xoogaa sonkor dabiici ah, nafaqo iyo dareerena isku ah. Ma raq ayaa aad looga jecel yahay afurka me elo bad an oo ka mid ah dunida Muslimka, tani waa doora sho aad u wanaagsan maadaama aad u baa hantahay dareere waliba nafaqo leh, waxaana ku jiri kara khudaar kala duwan, digir iyo raash inka qaybihiisa kala duwan.

Cuntada afurka inta lagu guda jiro bisha Ramadaan waxay noqon kartaa dhacdo farxadeed, iyadoo dadku ay mararka qaar ku afuraan kulamo waaweyn oo ay la leeyihiin qoyska iyo asxaabta. Laakiin waxaa muhiim ah in la xasuusto in cunista xad dhaafka ah ama dufanka leh ay u badan tahay inay kugu reebi doonto daal iyo caajisnimo oo aanay faa'iido u yeelan doonin caafimaadkaaga ama dadaalkaaga ruuxiga ah, iyo sidoo kale in aad ka caajisto cibaadada sida salaadda taraa wiixda

.XIGASHO:-BBC

Maraykanka oo weeraray goobo hub u yaal lay Xuutiyiinta Yemen

Milateriga Maraykanka ayaa sheegay inay burburiyeen diyaaradaha aan duuliyaha lah ayn oo ay isticmaalayeen kooxda Xuutiyiinta iyo weliba gantaallada lagu weeraro maraa kiibta oo yaallay gudaha Yemen iyo badda cas, ka dib markii la shee gay inay halis degd eg ah ku yihiin gaadiidka ganacsi iyo maraak iibta dagaalka ee Maraykanka.

Taliska dhexe ee Maraykanka ayaa sheeg ay inay bartilmaameedsadeen afar diyaarad ood oo ah nooca is wada, iyo laba ka mida gantaallada lagu weeraro maraakiibta, kuwaas oo xilligaas ay kooxda xuutiyiintu qorshayna yeen inay weeraro ku fuliyaan.

Milateriga Maraykanka ayaa sidoo kale sheegay inay soo rideen qaar ka mida diyaar adaha yaryar ee droneska oo xilligaas dul hee haabayey markab ganacsi oo marayey badda

Imaaraadka oo $35 Bilyan ku iibsatay Magaalo ku taalla xeebaha Masar

Imaaraatka Carabta ayaa Masar siin doona $35 bilyan si ay u iibsadaan magaalada Ras el-Hekma ee ku taal xeebta waqooyi Masar, sida uu Dorraad ku dhawaaqay ra’iisul wasaar aha Masar Mostafa Madbouly ka dib toddobaa dyo la isla dhexma rayay, wuxuuna saxiixay heshiiska ay Imaaraadka ku yeelan ayaan magaaladan. Marxaladda dhaqa ale ee Masar, waxay qaadayaan waddo kasta si ay uga badbaado xaaladda burburka dhaqaale.

Madbouly ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay, oo ay ka soo qayb galeen mas’uuliyiin ka tirs an Masar iyo Imaaraatka ku sheegay in Masar ay heli doonto lacag horudhac ah oo dhan $15bn toddobaadka soo socda, iyo $20bn oo kale oo ay heli doonto laba bilood gudahood.

Heshiiskan ayaa ah kii ugu balaarnaa ee si toos ah loogu maalgeliyo mashruuca horumar inta magaalooyinka dalka, sida uu sheegay ra’iisul wasaaruhu. Waa iskaashi ka dhexeeya dawladda Masar iyo dawladda Imaaraatka.

Warka ku saabsan iibka ayaa waxa dhalee ceeyay Mucaaradka Masar kuwaasoo sheeg ay in dhulku yahay mid ka mid ah meelaha u gu qiimaha badan ee xeebta Masar, loona baahan yahay in ay horumariyaan maalgasha dayaasha maxalliga ah.

Laakiin Madbouly waxa uu sheegay in dawl adda Masar ay boqolkiiba 35 ka heli doonto faa’I idada mashruucan, inkasta oo ay tahay maalgashi gaar ah oo inta badan saamiga ay leedahay dawladda Imaaraadka Carabta.

Waxa uu sheegay in aagga mashruuca Ras el-Hekma uu yahay 170 milyan oo mitir oo laba jibbaaran, waxaana ku jiri doona xaafa do la deggan yahay, goobo dalxiis, dugsiyo, ja amacado, aag warshadeed, xarun dhexe oo maaliyadeed iyo ganacsi, marin caalami ah oo loogu talagalay doonyaha dalxiiska. , iyo garoon caalami ah oo koonfurta magaalada ka xiga.

Madbouly waxa uu sheegay in heshiiska uu ku jiro 11 bilyan oo dollar oo Imaaraadku hore ugu shubay bangiga dhexe, lacagtaas oo loo beddeli doono deeq.

Isagoo ka hadlayay masiirka dadka degan deeg aanka Ras el-Hekma, Madbouly wuxuu sheegay in loo rari doono deegaano kale, lana siin doono magdhow lacageed. Waxa uu inta asi ku daray in mashruucani uu dalka ka saari doono dhaqaale xumada haysata



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip