HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 2024-KA

0
Wednesday February 07, 2024 - 08:15:17 in Wararka by MOGTIMES ONLINE
  • Visits: 211
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 2024-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Xasan Sheekh oo hal shuruud ku xiray inay wada-hadlaan Somalia iyo Ethiopia

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale Xalay si adag uga hadlay xadgudubka Itoobiya ay ku dooneyso ba dda Soomaaliya, isagoo sheegay wax wada hal aysan Soomaaliya la geli doonin ilaa ay Itoobiya ka laabato heshiis beena adkii uu Muuse Biixi u saxiixay.

"Itoobiya waxaan lee nahay damaca kaaga jira inaad dhulkeena dhacdo ka imow, markaas aya an wadahadli karnaa, laakiin madaxa aya an qori kaaga qabanaa ee markaas kadib ila hadal, suurt agal ma noqoneyso, mana yeel eyso Sooma aliya,” ayuu yiri.

Madaxweynaha oo sii hadlayey ayaa yiri, "Fa raqa ayaan ku heysanaa iyo faraqa ii daa intaan ku jirno heshiis kama dhalanayo dhexd eena, dadka shacabka ah ee Itoobiya waxaba uma qab no, wax kasta waxa ku dheelaya waa nidaamka dowliga ah, dhaqan dowladnimo iyo dhaqan deris nimo kama jiro Itoobiya, u soo noqda dhaqamada wanaagsan ee adduunka.”

Xasan Sheekh ayaa sheegay in 17 dal oo Afrikaan ah aysan bad laheyn, sidoo kalena aysan deriskooda kula dagaalamin inay bad helaan, iyagoo si nabad ah badeecadahooda ugala soo dega dalalka badda leh, sida uu sheegay Madaxweynuhu.

"Xalka kaliya ee Itoobiya aan ku wadajoogi ka rno waa inaan deris wanaag ku wada dhaq ano, hadii ay xalka nacaan, anaguna xal ma rabno, maxaa naga ba’san?” Ayuu si caro leh u yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.

Wuxuu sheegay in Itoobiya ay ka mid noqon karto wadamada aan badda laheyn ee hadana heli kara dhaqdhaaq dhanka badda ah, balse ay san ayadu go’aan ka gaari karin sida ay bad ku heli karaan.

"War dalkaan Soomaaliya awal ayuu taba sho qabay oo dhul badan xaq darro looga goos tay, Dorraad in Itoobiya xagga ka soo wareegto oo dhul kale naga dhacdo suurtagal ma noqa doonto,” ayuu yiri Xasan Sheekh.

Madaxweynaha ayaa Xalay hadalkaan ka jeediyey munaasabad Koobka tartankii ciyaaraha Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Benaadir lagu guddoonsiiyay xulka Kubadda cagta Dowl ad-goboleedka Galmudug oo ku guuleystay Tartankaas ayaa billado guddoon siiyay Maamull ada, Macallimiinta iyo Xiddigaha xulalka Galmud ug oo kaalinta koowaad galay iyo Hir-shabeelle oo kaalinta labaad ku guul eystay.

Sheekh Aadan Madoobe oo qaabilay Gudd oomiyaha midowga Culimada Islaamka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlam aanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Sheekh Aadan Maxam ed Nuur (Mad oobe) oo ay wehliyaan Xildhibaano ka tirsan BJFS ayaa Dorraad Xafiiskiisa ku qaabilay Dr. Ali Muhidin Al-Qardai oo ah Guddoomiyaha Mi dowga Culimadda Islaamka, waxaana kulanka ku weheliyay Agaasimaha Xafiiska Hay’adda Qatar Al Kheyriyah ee Soomaaliya Mudane Cabdifa taax Aadan Macalin iyo Shuceyb Cabdiladiif oo ah Guddoomiyaha Hay’adda Zamzam ee Soom aaliya.

Guddoomiyaha Midowga Culimadda Islaamka, oo ka mahadceliyay soo dhoweynta loogu samee yay Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan gargaarka lagu garab istaagaayo Shacabka Soomaaliyeed, islamarkaana la sii xoojin doono waxqabadka hay’adaha kala duwan ee Islaamka.

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo boggaadiyay mashaariicda badan ee laga fuliyay Soomaaliya ayaa soo dhoweeyey booqashada Dr. Ali Muhidin Al-Qardai, waxaana uu kula dard aaramay in ay sii laba jibaaraan dar dargelinta mashaariicda horumar ineed ee dalka iyo dadka Soomaaliyeed wax loogu qabanaayo.

Shirkii Xukuumadda Soomaaliya iyo Bee sha caalamka oo lasoo gabagabeeyay

Waxaa lasoo gabogabeeyey shirka Xukuu madda Federaalka ee Soomaaliya iyo Beesha caalamka ee Siyaasadda loo dhany ahay, iyada oo labada maalin uu socday lagu soo bandhigay doodo kala duwan oo taabanaya hortabinnida xukuumadda ee 2024-ka iyo sida ay tahay looga gacan siiyo gaarista yoolka.

Wasaaradda Arrimaha Federaalka iyo Dib u heshiisi inta iyo hey’adaha kale ee dowladda Soomaaliya waxaa ku wehliyay Ururro, dalal iyo hey’ado kale ookaqeybgalay shirka si da: UN. OIC, EU, ATMIS, USA, UK, Norway, Tur key, Finland, UNDP iyo qaar kale.

Maamulka gobolka Banaadir oo beeniyay in Dorraad Hoobiyaal lagu garaacay Suuqa bakaaraha

Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaas ada maamulka gobolka Banaadir Maxa med Axm ed Diiriye Yabooh oo warbaahinta kula hadlay gudaha Suuqa Bakaraaha ayaa faahfaahin dhe eraad ah ka bixiyay weerar khasaare geystay oo Dorraad ka dhacay Bakaaraha.

Guddoomiye Yabooh ayaa sheegay iney san jirin weerar hoobiyaal ah oo lagu garaacay Suu qa Bakaaraha, haye shee ay ahayeen wa xa ka dhacay Bakaa raha qaraxyo ay diy aa riyeen kooxda Al-shabaab.

"Waxba kama jiraan hoobiyeyaal wax la yira ahdo oo lagu garaacay suuqan, qaraxyo caadi loo waday ayay ahayeen oo ay kooxdu diyaari say. waxayna ahaayeen beegsi la beeg sanaa yay ganacsatada, gaar ahaan ganac satadii Dor raad halkan dhibka uu ku gaaray” ayuu yiri gudd oomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda gob olka Maxamed Axmed Diiriye Yabooh.

Wuxuu sidoo kale sheegay guddoomiyaha in haatan ay wadaan baaritaano dheeraad ah oo la xariira khasaraaha rasmiga ah ee ka dhashay weerarkaan oo geystay dhimasho iyo dhaawac gaaray dad isugu jiray ganacsato, muruqmaal iyo dad weyne kale.

"Baaritaanka ayaa weli socda oo hay’ adaha amaanka ay ku mashquulsan yihiin haddii uu Ila ah yiraahdo gadaal ayaan faahfaa hin rasmi ah laga bixin doonaan” ayuu yiri guddoomiye Yab ooh. Weerarkaan Dorraad ka dhac ay suuqa Baka araha ayaa wara rka hordhaca ah ee aan la xaq iiji nin ay sheegayaan iney ku dhint een ku dhaw aad 10 ruux, islam arkaana ay ku dhaawa cmeen tiro kale oo intaas ka badan, waxaana sidoo kale ku burburiyay dhismayaal iyo goobo ganacsi.

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo hambalyo u diray dhiggiisa dalka Yemen

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadaa Federaa lka Soomaaliya mudane, Xamsa Cabdi Barre ayaa hambalyo u diray Md. Dr. Axmed Cawad bin Mub aarak oo Dorraad loo magaca abay Ra’iisul Was aaraha cusub ee dalka Yemen.

Ra’iisul Wasaaraha Xamsa ayaa Ra’iisul Was aare Cawad Alle ugu rajeeyay hoggaamin wanaa gsan iyo inuu shacabka aynu walaalaha nahay ee Yemen gaarsiiyo barwaaqo, xasillooni iyo horumar.

Hanti-dhowraha Qaranka oo kulan la qaatay mdaxweyne ku xigeenka maxkamadda xisaabaadka Tunisia

Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Abukaate Axmed Ciise Guutaale, ayaa kulan fogaan-arag ah la qaatay Madaxweyne ku xigeenka Maxkama dda Xisaab aadka Tunisia ahna ku xigeenka Xoghayaha Gu ud ee Ururka Hantidhowrada Carabta (ARAB OSAI), Mudane Hatem Al-Selini.

Intii uu socday kulanka waxaa looga hadl ay muhiimada ay leed ahay xoojinta xiriirka iyo iskaa shiga wadajirka ah ee dalalka xu bnaha ka ah Ururka Hantidhowrada Carabta iyo sida looga miro dhalin karo hadafyada guud.

Hantidhowraha Guud ee JFS ayaa ku nuux-nuuxsaday sida ay uga go’antahay horumar inta iyo xoojinta xiriirka uu XHGS la leeyahay Ururka Hantidhowrada Carabta (ARABOSAI) iyo xubnaha ururkaba.

Mudane Hatem Al-Selini ayaa sheegay in uu rajeynayo in kulankan uu noqdo mid bilow u ah wadashaqeyn miro dhal ah oo dhexmarta Xafi iska Hantidhowrka Guud ee JFS iyo Ururka Hanti dhowrada Carabta si ay gacan uga geystaan kor u qaadista tayada iyo waxqabadka Xafiiska, taa geeridda dadaallada lagula dagaallamayo musu qmaasuqa iyo ilaalinta hantida dadweynaha.

Xildhiban Islow oo Xalay Casuumay Xulka Hirshabelle

Xildhibaan Maxamed Abuukar Islow Duca ale ayaa Xalay casuumaad u fidiyay ciyaart iyda Xulka Hirshalle kuwaasoo soo gaaray fiinaalka tartanka Maamul Goboleedyada.

Mid ka mida Hoteelada Muqdisho ayaa Xalay xaflad loogu sameynayaa Xulka Hirsha belle ta asoo loo badinaayo in abaal marino lagu gudoo nsiinaay.Ciyaartoyda Hirshavelle markii ay fiinaa lka soo gaareen ayuu xaflad u qabtay wuxuuna ka dhex balan qaaday hadii ay koobka qaadaan iyo hadeysan qaadinba inuu aabaal marino siin doo no. Iyoadoo uu Xalay abaalmarino kala duw an guddoonsiiyey Xil.Maxamed Abukar Islow

Ducaale

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo qaabbi lay wafdi ka socda IMC

Guddomiyaha Hay’adda Maareynta Musiib ooyinka Md, Maxamuud Mac llim Cabdulle ayaa Dorraad xar unta dhexe ee SoDMA waxa uu ku qaabbilay wafdi ka soc da Hay’adda Inte rnational Medical Corps-IMC oo uu horkacayay madaxa hay’adda IMC ee Soma lia Mr Rolland Vellex.

Kulanka ayaa labada dhinac waxa ay uga wa da hadleen sidii loo dardar gelin lahaa arrima ha gurmadka

bani’aadannimo isla markaana la isaga kaashan lahaa caqabadaha soo food saaray gargaarka ee lagaarsiinayo shacabka Soomaliyeed.

Eedeysane Sayid Cali Macalin Daa’uud oo Miqdisho la keenay

Eedeysane Sayid Cali Macalin Daa’uud oo loo haysto dilka Marxuumad Luul Cabdicasiis oo jimcihii u geeriyootay dhaawac kasoo gaaray dab uu qabad siiyay ayaa la soo gaar siiyey maga alada Muqdisho.

Ciidanka Hay’adda Si rd oonka iyo Nabad Sugi dda Qaranka oo Dorraad eede ysanaha ka soo qabtay deegaanka Gab dhaale oo hoos taga degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa Dorraad diyaarad uga soo qaaday Maga alada Gaalkacyo.

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Su gidda Qaranka ayaa gacanta kusoo dhigay Sayid Cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan dilka Mar xuumad Luul Cabdicasiis oo jimcihii u geeriyo otay dhaawac kasoo gaaray dab qabad siiyay jirkeeda.

Ehellada Luul oo war cusub soo saaray mar kii Muqdisho la keenay ninkii gubay

Ehellada marxuum Luul Cabdicasiis oo dhaw aan u geeriyootay dhaawacyo daran oo ka soo gaaray dab uu ninkeedii ku gubay, asxaabtii ay shaqo wadaagta ahaayeen marxuum Luul iyo dad weyne kale ayaa Dorraad iska xaadiyey gar oonka Aadan Cadde oo laga soo dejiyey eedey sane Sayid Cali Macalin Daa’uud.

Ehellada ayaa garoonka warbaahinta kula hadlay markii ay xaqiijiyeen in eedeysanihii laga soo dejiyey Muqdisho, waxayna ciidam ada am maanka iyo guud ahaan dowladda uga mahad celiyeen, sida ay uga jawaabeen codsigoodii ee loogu guuleystay soo qaba shada ninkaas.

Cabdoow Xaaji Xasan oo ah Nabadoonka qo yskii ay ka dhalatay marxuum Luul Cabdica siis ayaa warbaahinta kula hadlay garoonka, isagoo cadeeyey in meydkii gabadha aan weli la aasin, isla markaana ay doonayaan in ninkaan lala aaso gabadha oo ka dhigan in la toogto.

"Laamaha ammaanka waajibkooda waa ay guteen Maxkamadaha dalka iyaguna waa in sida ugu dhaqsiyaha badan ay cadaaladda u horkeen aan edeysanaha. Gabadheenii weli Meydkeeda waa noo yaalaa,” ayuu yiri Naba doon Cabdoow Xaaji.

Wuxuu sheegay in dowladda Soomaaliya ay mar kasta ka filanayeen cadaalad, hadana ay do onayaan in la dhameystiro inta ka dhiman cadaa ladda Luul, "tani waxay sharaf u tahay mada xweynaha, r/wasaaraha, hey’ada ha amniga, baarlamaanka iyo guud ahaan dowladda,” ayuu yiri Nabadoon Cabdoow Xaaji oo aad ugu farxay soo qabashada ninka dilay gabadhooda.

Wuxuu sheegay in wixii ka horeeyey Dorraad Dorraad markii lasoo qabtay ninkaas ay aad u walwalsanaayeen ehellada gabadhii la gubay, balse hadda ay kalsooni badan ku qabaan inay cadaalad ka heli doonaan dowladooda.

"Waxaan ilaahey ka baryeynaa in dowlade ena ay noqoto mid aan ku dhaqmeyn looma ooy aan iyo 4.5 oo ay noo noqoto dowlad dadkeeda u xaq soorta, ninkii dil geysta waa in dowladdu waajibkiisa marisaa, meesha haka saarto dow laddu kan waa laandheere iyo kan waa looma ooyaan,” ayuu hadalkiisa ku sii daray Nabadoon Cabdoow Xaaji.

Ninkaan oo Dorraad laga soo qabtay deega an hoos taga magaalada Hobyo isagoo baxsad ah ayaa Dorraad diyaarad laga soo saaray maga alada Gaalkacyo, waxaana Dorraad laga soo dejiyey Muqdisho, si cadaa ladda loo horgeeyo, waxaana dowladda aad loogu amaanay juhdiga ay ku bixisay soo qabashada ninkaas.

Dhaawacyo culus oo dabkii ka soo gaaray ayaa ku yaalla ninka, gacan, wajiga iyo qeybo kale oo jirkiisa ka mid ah ayaa guban, waxa ana la maxkamadey karaa markii uu bogsado sida uu sharcigu qabo, halka uu weli banaanka yaallo meydkii Marxuum Luul oo aad u gubtay, reerka ay gabadhu ka dhalatay ayaa horay u cadeeyey in aan la aasi doonin hadaan lala duugeyn ninkii dilay.

Heshiiski ku biirista Soomaaliya ee Ururka bariga Afrika EAC oo su’aalo laga keenay

Waxaa Magalada Mogadisho kulan ku yeeshay Guddiga Arrimaha Dibadda iyo Iska ashiga Caalamiga ee Golaha Shacabka BJFS iyoWasiir ku-xigeenka Wasaarada Arimaha Dibadda XFS Mdane Isxaaq Mohamuud Mur sal waxaana wahlinayay Ergayga Gaarka ah ee bulshada Bariga Africa Mudane Abdisalaan Hadliye iyo Dr

Yahie Yusuf Haji-Ali Xiriiriyaha Wasaardda iyo Guddiga Arrimaha Dibadda ee Baarlamanka, Khuburo, agaasimayaal ka tirs an Wasaaradda.

Kulanka waxaa Shir Guddoominayay Gudoo miyaha Guddiga Arimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Golaha Shacabka BJFSXil.Abdullahi Bidhaan Warsame, waxa goob joog ahaa Gud oomiye ku-xigeenka Guddiga xil.Aweys Hussein Mo’alin.

Ajendaha kulanka ayaa ahaa Su’aallo waydiin ku saabsan Heshiiska ku biirista Urur Gobolee dka Dhaqaalaha Bariga Afrika.

Xubnaha guddiga ayaa su’aalo ka weyd iiyay Ergayga Gaarka ah ee bulshada Bari ga Africa iyo wasiirkuba su.aalaha xubna ha guddiga ayaa ubadnaa Faaidoyinka bulshada soomaaliyeed uu uleeyahy hashiiskaan iyo haddii ay jiraan wax dhi baata ah oo ugeysan karo ganacsatada soom aaliyeed,

Waydiimaha xubna Guddiga iyo Guddoon ka waxaa mid mid ugu jawaabay Ergayga Gaarka ah ee bulshada Bariga Africa Mudane Abdisala an Hadliye iyo Khuburadda ,agaasima yaasha lasocday.

 Ugudanbeyntii Gudoomiyaha Guddiga Arima ha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Gola ha Shacabka BJFS Xil.Abdullahi Bidhaan Warsa me, oo soo xiray kulanka ayaa umahad celiyay wasiirka iyo ergayga khubarada lasoc day iyo agaasimayaasha ka socday wasaarad da asi goona sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan kulan weynaha Golaha shacabka la horgeeyn doono si loo ansixiyo.

Hawlagallo ka dhacay degaanno ka Tirsan Hirshabeelle

Ciidamada Xoogga dalka iikaashanaya Ciid amada Degaanka ayaa Hawlgalo ka dhan ah Alshabaab ka sameeyeen degaano ka tirsan Hir shabeelle

Taliyaha Qeybta 27-aad ee ciidanka xoogga dalka Faarax Waasuge Kooshin ayaa she egay in howlgallo ka dhacay gobolka Hiiraan Alshabaab lagu gaarsiiyay wax yeelo kala duwan

Sidoo kale Taliyaha ayaa sheegay in howlg alladii ugu dambeeyay oo isgu jira cirka iyo dhu lka ay ka fuliyeen deegaanno badan oo hoos ta ga Aadan yabaal, Ceel Cali Axmed , Buq aqable, Buur weyn, Shaw illaa Mokayle, halkaas oo qas aare naf iyo maalba leh ay ku gaarsiiyeen Alsha baab .

Taliyaha Qeybta 27-aad ee ciidanka xoog ga dalka Korneyl Faarax Kooshin ayaa shacabka ku nool deegaannada ay howlgall ada ka socdaan u gu baaqay in ay garab istaagaan ciidanka xoog ga dalka, kaalintood ana ka qaataan dagaalka ka dhan ah Alshabaab.

Haweeney saygeeda Dorraad ku gubtay MUQDISHO

Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dhacdo kale oo Dorraad ka dhacday magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Day niile, kadib markii haween ey kamid ah dadka deega anka ay dab-qaba dsi isay saygeeda.

Ilo wareedyo lagu kalso on yahay ayaa innoo sheegay in ninka la gubay uu soo gaar ay dhaawac halis ah, isla markaana la geeyay isbitaalka Madiina ee magaalada Mu qdisho.

Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in ninka uu ahaa askari, isla markaana ay falkaasi kula kacday xaakiisa oo ay isku dhaceen, kadib khil aaf soo kala dhex-galay.

Sawirro laga soo qaaday dhibanaha aay aa muujinaya waxyeelo dabka kasoo gaartay, gaar ahaan caloosha iyo qaybaha dambe ee jirkiisa.

Falkan ayaa argagax ku noqday dadka dee gaanka, gaar ahaan ehellada ninka Dorraad lagu gubay degmada Dayniile ee gobo lka Banaadir oo hadda lala tacaalayo xaala ddiisa.

Dhacdadaan ayaa noqoneyso tii labaad, ayada oo 26-kii bishii hore degmada Dharke nley lagu gubay Allaha u naxariistee Marxu umad Luul Cabdicasiis Maxamed oo seygeeda uu dab-qa badsiiyay, kaas oo ugu dambeyn, isagoo baxsad ah laga soo qabtay gobolada dhexe.

Sidoo kale dhacdo tan lamid ah ayaa laga hortegay, kadib markii Afgooye lagu qabtay nin doonayay inuu gubo xaaskiisa iyo carruurtiisa, sida ay xaqiijiyeen laamaha amniga.

Waxaa kasii horrreeyay dhacdo kale oo argagax lahayd, taas oo ka dhacday degmada Qoryooley oo isna nin watay mindi uu ku gowr acay xaaskiisa, kaas oo lasoo qabtay.

Xiisad u dhexeyso shacabka iyo ciidamada Itoobiya oo ka taagan gobolka GEDO

Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ay aa sheegaya inay Dorraad ka taagan tahay xiis ad u dhexeyso shacabka iyo ciidamada Itoobiya ee ku sugan gobolkaasi, kadib markii ay bilaab een dhaq-dhaqaaqyo horleh.

Ciidamada Itoobiya ay aa lagu soo warram ayaa in ay badnow kusoo rogeen degmada Doolow, sidoo kal ena ay isku fidiyeen dhin aca degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo.

Sidoo kale ciidamada ayaa dalbaday in jawa ab laga bixiyo weerarkii habeen hore ka dha cay degmada Beledxaawo ee lagu laayay dad ka soo jeeda Qowmiyadda Oromada oo ku noolaa hal kaasi.

Ciidamada Itoobiya ayaa sidoo kale maa mulka gobolka ka dalbaday in lagu soo ware ejiyo maydadka iyo dhaawacyada, taas oo ay mas’ uuliyiintu ka biyo diideen.

Shacabka ayaa dhankooda la sheegay inay ka soo horjeedaan ciidanka Itoobiya, ayna la soo baxeen hubkooda, si ay uga hortegaan haddii ay tallaabo qaadaan ciidamadaasi.

Xaaladda ayaa ah mid aad u kacsan, waxa ana laga cabsi qabaa inay labada dhinac ku da gaalamayaan gobolka.

Dadka Oromada ee la laayay ayaa gaaray illaa 10 qof, waxaana weerar gaadmo ku dilay dabley hubeysan oo loo maleynayo inay ka tirsan yihiin kooxda Al-Shabaab.

Weerarkan ayaa kusoo aaday, xilli ay taag an tahay xiisad ka dhalatay heshiiska badda ee ay Itoobiya la gashay Somaliland, kaas oo ay hanj abaad kasoo saartay Al-Shabaab

Guddoomiyaha hay’adda qaxootiga Qaran ka oo shir caalami ah uga qeyb gashay Kenya

Guddoomiyaha hay’adda qaxootiga iyo barak acayaasha Qaranka Marwo, Safiyo Xasan Max amed magaalada Nairobi uga qeyb gashay shir caalami ah oo ku saabsan horumarinta jawiga maalgashiga iyo xoojinta dh aqaalaha qaxootiga ee soo laabtay.

Kulankan ayaa sidoo kale waxaa diiradda lagu saara yay horumarinta barakacayaasha iyo buls hooyin ka martida loo yahay.

Shirka ayaa waxaa ka qayb galay hay’a daha caalamiga iyo kuwa heer gobol ee dane eya arr imaha qaxootiga, dadka soo laabtay iyo barakac ayaasha.

Xarumaha Ganacsi ee ku yaalla Suuqa Bakaar aha oo la xiray

Xarumaha ganacsi ee ku yaalla gudaha su uqa weyn ee bakaaraha ayaa Dorraad Albaa ba da loo laabay , kaddib markii Ganacsatada ay cabasho ka muujiyeen sida ay sheegeen lac ago canshuur oo xad dhaaf ah islamarkaana gabacsatada ay diideen in ay bixiyaan lacgtaasi.

Goobaha ganacsi iyo Bakhaarada ku yaalla suuqa Bakaaraha ayay ganacsatada xireen, wa xa ayna ganacsatada suuqa sameeyeen dibad bax ay uga cabanayaan suuqa iyo lacagaha canshuurta dheeraadka ah ee lagu soo rogay.

Qaar kamid ah ganacdatada oo warb aahinta Risaala U warramay ayaa sheegay in ay bixiyaan canhuurtii ku waajibtay, waxa ayna xuseen in ay arkayaan dhallinyaro hubeysan oo wata qunfulo kuwaa oo lacago weydiinaya Ganacsatada had dii aysan bixina goobahooda ganacsi ka xiraya.

Waxa ay sheegeen ganacsatada in aysan garaneyn halka ay ka socoto lacagtan cusub ee laga rabo, waxa ayna ugu baaqeen mad axda do wladda Soomaaliya in ay soo faragaliy aan ayna wax ka qabtaan cabash adooda .

Xuska sanad guurada milatariga Somali land oo sabab yaab leh u baaqday

Waxaa gebi ahaanba baaqatay munaas abadda sanad-guurada Ciidamada Milateriga S omaliland, oo sanad kasta lagu qaban jiray gudaha Somaliland.

Sanad-guurada sanadkaan ayaa ku beegnayd 2-dii bishaan, taasi oo keentay in la isweydiiyo sababta ay xukuumadda Soma liland u qaban xuskaan, oo ay ku soo bandhigi jirtay cududeeda ciidan.

Xisbiga mucaaradka ee Waddani ayaa xuk uumadda ku eedeeyay in baaqashada mun aa sabadda ay tahay fashil ku yimid xukuu madda uu hoggaamiyo Muuse Biixi Cabdi.

"Faanka Ina Kaahin (wasiirka arrimaha gu daha) iyo 32 sannadoo ka bacdi in ay tahay mar kii ugu horaysay ee la qaban waayay xuska Ciid anka Qaranka, waa su’aal wayn oo ay tahay in uu iswaydiiyo,” ayuu yiri Afhayeen Maxamed Faarax Cabdi.

Waxa uu intaas kusii daray "Waa in uu maan ka ku hayo in ay Somaliland xasuusan tahay sab abta munaasibada Ciidanka Qaranka loo qaban waayay xuskooda.”

Waxaa la rumeysan yahay in baaqashada mu naasabadda xuska sanad-guurada Ciidama da Milateriga ay la xiriirto jabkii ciidanka kasoo gaar ay dagaalkii Laascaanood ee sanadkii tegay ee 2023-ka.

Xukuumadda Somaliland oo dhankeeda ka jawaabtay eedeynta mucaaradka ayaa ku andac ootay in munaasabaddaha mararka qaar dib loo dhigi karo, islamarkaana aanay wax dhibaato ah ku jirin.

"Dorraad Jimce ayay ahayd, waana maalin cibaado. Munaasabaddaha qaranka, dibna waa loo dhigi karaa oo horayna waa loo soo dhigi kar aa, waana laga maarmi karaa wax mushkilad ahi kuma jirto,” ayuu yiri wasiirka xidhiidhka golayaa sha Cabdinaasir Buuni.

Marka laga yimaado hadalka Buuni, xukuu madda Somaliland wax faah-faahin kama bixin sababta ay u baaqatay munaasabadda xuska cii danka. Sidoo kale waxaa xusid mudan in madax weyne Muuse Biixi uusan sanadkaan wax hamba lyo u dirin ciidanka, oo la xiriirta xuska sannad-guuradooda.

Markab laga leeyahay Uk oo lagu Weeraray Xeebaha dalka Yemen

Markabka Ambry ee laga leeyahay dalka UK ayaa lagu weeraray duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday xeebaha dalka Yemen. Dawlada Uk ay aa ku dhawaaqay in markabka xamuulka ah Em bry oo ay leedahay shirkad laga leeyahay dalka Britain uu soo gaaray burbur aan badneyn ka dib markii ay weerartay diyaarad aan duuliye lahayn, xilli uu marayey xeebaha Yemen.

     Shirkadda British-ka ah ee "Embry” ayaa sheegtay in markabka oo ka babanayay calan ka Barbados "lagu weeraray meel 57 mile u jirta xeebta Xudeydah ee galbeedka Yemen, balse ma jiraan wax dhaawac ah oo ka dhash ay, weer arradii ugu dambeeyay ee lagu qaad ay mark abkan ganacsi oo marayay badda cas.

Shirkadda ayaa xaqiijisay in markabka uu kordhiyay xawaarihiisa kadib weerarka oo uu sa meeyay "baxsasho guul leh” ka hor inta uusan ku sii socon koonfurta marinka Bab al-Mandab.

Ilaa hadda ma jirto cid sheegatay mas’uu liya dda weerarka. Waxaa xusid mudan in Xuutiyiintu ay weeraro ka dhan ah maraakiib ganacsi oo dho wr ah ku qaaday badda cas tan iyo bishii Nov ember 19-keedii, kuwaas oo ay ku tuhmayaan in ay xiriir la leeyihiin Israa’iil ama ay ku sii jeedaan dekedaheeda.

Waxa ay sheegeen in arrintan ay ku timid taa geero loo muujinayo Marinka Qaza oo tan iyo 7-dii October uu ka socday dagaal u dhaxeeya Isra a’iil iyo Xamaas.

Dhibaa kale , ciidamada Maraykanka iyo Ingiri iska ayaa saddex weerar ku qaaday deegaanada Xuutiyiinta Yemen tan iyo 12-kii bishii Janaayo.

Kadib weeraradii Maraykanka iyo Ingiriiska, dagaalyahanada Xuutiyiinta ee taageerada ka helaya Iran ayaa bilaabay inay beegsadaan mara akiibta Maraykanka iyo Ingiriiska ee deega ankaasi.

Antony Blinken a oo la kulmay Dhaxal-sugaha Sacuudiga

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa Isniinti Dorraad aheyd ma gaalada Riyadh kula kulmay Dhaxal-sugaha Boq ortooyada Sacuudiha Maxamed Bin Salman, kula nkaas oo billow u ah booq ashadi shanaad oo uu Blinken ku tagay Bariga Dhexe tan iyo inti uu billowday dagaalka ka socda Gaza.

Bilinken ayaa u tagay Bari ga Dhe xe sidi uu u riixi lah aa heshiis uu wax ka dhex-dhexaadin ayo Mareykan ka oo la rabo in lakala dhex dhigo Isra’il iyo Xa maas, qorshaha dib u dhiska Gaza kagaalka ka dib iyo in la qaboojiyo xiisadda gobolka.

Kulanka Blinken iyo Maxamed Bin Salman ay aa qaatay muddo laba saacadood ah. Afhayeen ka Waaxda Arrimaha Dibadda Matthew Miller ayaa sheegay, in Blinken iyo Dhaxalsugaha ay ka wada hadleen iskaashi uu gobolka ka galo guul waarta oo laga gaaro qalalaasaha.

Wuxuu kaloo sheegay, in Blinken uu hoosta ka xarriiqay ahmiyadda ay leedahay baahiyaha bani’aadannimo ee ka jira Gaza iyo in laga hortago in colaadda ay kusii baahdo gobolka.

Dhanka Gaza, Xamaas ayaa billowday in ay dib uga soo muuqato qeybo ka mid ah deegaa nnada ay Isra’il burburisay ee Waqooyiga Gaza, ka dib marki ay ciidamada Isra’il ka baxeen, arrintaas oo ay ku dirayaan farriin ah in ay wali

dagaallamayaan.

LIX CAALAMADOOD OO AAD KU OGAAN KARTO INAAD FIYOWDAHAY IYO IN KALE

Sayniska caafimaadku waxa uu horumar la taaban karo ka sameeyey garashada caafimaad ka dhimirku ku leeyahay guud ahaan fayo-qabkeenna.

Iyadoo wada-hadallada ku saa bsan caafimaadka dhimirka ay noqdeen wax caadi ah, haddana waxaa muhiim ah in laga feeji gn aado calaamad kasta oo ka sii daraysa oo saameyn karta caafim adka maskaxdaada.

Ku guuldareysiga in sidaas la sameeyo waxay u horseedi kartaa sameyn xun oo ay cudurrada dhimirka kuu geystaan, taasoo ka dhigaysa daawaynta mid adag.

Waa lagama maarmaan in la fahmo calamadaha muhiimka ah ee ka tarjumaya xaaladda caafimaadka maskaxeedeena

1. Gaajada: Rabitaanka cuntada kugu filan iyo waqti ku habboon ayaa cala amad wanaagsan u ah caafimaadka maskaxda ee wanaagsan. Taa bedd elkeeda, rabitaanka cuntada, ama wax cunka xad dhaafka ah ee joogtada ah iyo in cuntada aad cuni weydo waxay muujin kartaa fayoobida maskaxda oo liidata.

Wax cunka xad dhaafka ayaa inta ba dan hoos u dhiga rabitaanka cuntada, halka cudurrada sida niyad-jabka ama walaaca ay si weyn u saameyn karaan rabitaanka cuntada.

2. Hurdo: Hurdo nasasho leh oo si joogto ah u seexato 7-8 saacadood oo aad kacdo adigoo dareemaya nasasho waxay tilmaan u tahay maskax caafimaad qabta. Taa bedelkeeda, hurdo la'aan, daal badan inkastoo wakhti kugu filan seexatay, ama hurdo badan ayaa laga yaabaa inay tilm aamto arrimo la xiriira caafimaadka maskaxeed oo hooseya.

Walaaca wuxuu kordhin karaa suurtagalnim ada hurdo la'aan, halka xaa ladaha qaarkood sida waallida ama ka-noqoshada la-qabsiga maando oriy aha ay carqaladayn karaan habka hurdada.

3. Awooda Fikirka: Maskaxda caafimaadka qabtaa waxay suurta gelisaa fik ir hufan, xalinta mushkiladaha wax ku ool ah, iyo awooda lagu maareeyo walbahaarka

Taa beddelkeeda, in la dareemo dac iifnimo maskaxeed marka aad la kul anto caqabadaha yaryar iyo jahawar eer joogto ah, ayaa ah calaamadaha maskaxda aan deelitirneyn.

4. Adkeysiga: In aad xamili karto guuldarada, waxna ka barato, iyo dib u soo kabashada waxay muujinay saa maskax dheeli tiran.

Dhanka kale, in guuldarrooyinka aad ku saameeyaan, shakhsi ahaan loo qaato, ama guul darada loo adkeysan waayo,waxay noqon kartaa calaam ado muujinaya karti-darro nafsi ah.

Dhalinyaradu waxay si gaar ah ugu nugul yihiin calaamadahan, gaar ahaan marka ay la halgamayaan guuldarada tacliinta ama xiriirka.

sawir

5. Qorshaynta Xiriirka: Joogteynta xiriirka caafimaadka qaba ee qoyska iyo asxaabta ayaa muhiim u ah fayoobida maskaxda. Aqoonsiga baahiyaha cilaaqaadka iyo ka jawaabista ku habboon, oo ay weheliso xallinta khilaafaa dka yaryar, waxay gacan ka geysataa caafimaadka dhimirka.

Taa bedelkeeda, cuqdad joogto ah, muujinta ego ama islaweyni, rajooy inka aan macquul ahayn ee dadka kale, ama in aan awoodi weydo in aan dadka cafino waxay dhaawici kartaa fayoobida maskaxdeena.

Carruurta ka soo jeeda qoysaska burburay ama kuwa la kulmay xadg udub ayaa laga yaabaa inay la kulmaan caqabado xagga dhisidda cilaaqaa dka ah ee dadka kale.

6. Kalinimada: Bini’aadamku waa makhluuq bulsho, ilaalinta xidhiidhka bulsheed ee asxaabta iyo qaraabadu waxay lama huraan u tahay isu dhe elitirnaanta maskaxda.Dadka isku gooni yeelay shaqada kana hormariya cilaaqaadka shakhsi ahaaneed, ama aan dano shaqada ka baxsan lahyn waxay halis sare ugu jiraan inay qaadaan cudurrada dhimirka.

Ka qaadashada fasaxa shaqada, ka qayb qaadashada wax yaabaha uu qof jacelyahay, iyo kobcinta xiisaha fanka, ciyaaraha, ama akhriska ayaa lagama maarmaan u ah fayoobida maskaxda.

Aqoonsiga tilmaamayaashan dadka inagu xeeran waa muhiim. Haddii qof lagu arko calaam adahan, waa muhiim inaad isha ku hayso oo aad ku dhiirigeliso inay caawimaad ka raadsadaan xirfadlayaasha sida dhakhaa tiirta maskaxda ama la-taliyayaasha. Wax ka qabad waqtiyeysan wuxuu si weyn u wanaajin karaa fursadahooda nolol farxad iyo maskaxeed oo caafim aad qabta.

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo sheegay in dowladda Itoobiya aysan dooneyn in ay dagaal la gasho Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiyi Axmed oo Dorraad hortagay Golaha Wakiilada Shaca bka ee Itoobiya ayaa jawaabo ka bixiyay su'aalo ay wakiil ada shacabku ka waydiiyeen heshiiskii is afgarad ee dhinaca Badda ahaa ee bil ka hor Itoobiya la gashay Somaliland.

Abiyi Axmed waxa uu sheegay in Dowladda Itoobiya aysan marna rabin inay dagaal lagasho Soomaaliya, Waxa uu xusay in dalal "uusan magaca abin" ay rabaan inay colaad iyo dagaal ka dhex abuuraan Dowladaha Itoob iya iyo Soomaaliya, kuwaas oo uu ku sheegay inay adeegsanayaan gaca nta Soomaaliya, waa siduu hadalka u dhigay Abiyi Axmed.

Abiyi Axmed waxa kale oo uu sheegay in Itoobiya aanay marnaba rabin inay Soomaaliya dhibaato u geysato, isla markaana ay kumannaan Itoobiyaan ahi u dhinteen sidii ay nabad u heli lahaayeen shacabka Soom aaliya, isagoo ula jeeda Ciidamada Itoobiya ee qaybta ka ah Midowga Afrika kuwaas oo ku sugan Soomaaliya.

Dhinaca kale Abiyi Axmed waxa uu xusay in Dowladdiisu ilaalinayso midnimada Sooma aliya, oo aysan marna ku dhaqaaqayn wax lid ku ah Soomaaliya, waxa uu sheegay in inba dan ka Itoobiya ahaan isku dayeen heshiisiinta Soomaaliya iyo Somaliland, "berri ka maalin markay heshiiyaan Soomaaliya iyo Somaliland ay Itoobiya tahay dalka u horreeya ee ku farxa arrintaas una hambalyeeya", waa siduu hadalka u dhigay Abiyi Axmed.

Abiyi Axmed ayaa sheegay in Dadka Soom aaliyeed marka laga soo tago Soomaaliya dalka ku xiga ee ay degaan uu yahay Itoobiya "Soomaliya waa meesha Soomaalida ugu badan ay degaan, Waxaa soo raaca waa Itoo biya, Kenya iyo Jibuuti". ayuu yiri Abyi Axmed.

Si kastaba ha ahaatee, Ra'iisal wasaare Abiyi Axmed marna kama had lin mana soo hadal qaadin Somaliland iyo waxa ay dowla ddiisu ka yeel ayso Aqoonsiga Somaliland ee qaybta ka ahaa heshiiskii is afgarad ee bil kahor dhexmaray iyaga iyo Somaliland.

Haddalladan Dorraad ee Abiyi Axmed ka horjeediyay Golaha Wakiilada Shacabka ee dalka Itoobiya ayaa kusoo aadaya xilli wali halkeedii taagan tahay xiisada Itoobiya iyo Soomaaliya, taas oo ka dhalaytay kaddib markii horraantii bishii hore ay Itoobiya iyo Somaliland heshiis is afgarad oo dhinaca Badda ah ku kala ka saxiixdeen Addis Ababa, heshiiskaas oo ay si buuxda uga hortimid Dow ladda Soomaaliya iyo dalal badan oo caalamka kamid ah.

Boqorka Ingiriiska oo laga helay Nooc ka mid ah Cudurka Halista ah ee Kansarka

Qasriga looga arrimiyo Boqortooyada Ingiri iska ee Buckingham Palace ayaa Isniinti Dorraad aheyd ku dhawaaqay, in Boqorka Boqrtooyada Mido wday ee Ingriiska ee Boqor Charles laga helay nu uc ka mid ah cudurka Kansarka.

War kasoo baxay Qasriga Boqortooyada ayaa lagu sheegay, in Boqor Charles uu hakin doono howlihi uu u hahay shacabka si loo da weeyo, balse ay niyaddiisu wanaagsan tahay.

Charles, oo 75 jir ah ayaa loo boqray boqortoo yada bishii September ee sannadki 2022-ki, ka dib geeridi hooyadiis Queen Elizabeth. Warka kasoo baxay boqortooyada Ingiriiska ayaa sidoo kale lagu sheegay in Cha rles uu billaabay in uu qaato dawooyin dhowr ah oo loogu tala galay in lagula tac aalo kans arka laga helay, isla markaana uu rajeynayo inuu dib ugu soo laabto shaqadi uu u hahay dadweynaha sida ugu dhaqsaha badan

WAXAAD QABI KARTAA ‘XANUUNKAN’ HADDII AAD HABEENKII USOO TOOSTID SUULIGA

Waxaa laga yaabaa in aad ka mid tahay dadka badan ee ku dhiban inay helaan hurdo fiican oo ku filan habeenkii, sababtoo ah dhowr jeer ayay ku qasbanaadaan inay usoo toosaan suuliga

Waa arrin dad badan ka cawdaan, laakiin ay iska fududeystaan maad aama aysan dhakhtarka tegin. In aad wax ka bad an hal mar habeenkii aad usoo toosto kaadi, ma ahan astaan caafima ad, si gaar ah haddii aad tahay qof dhalinyaro ah, sida laga soo xigtay xarunta cilmibaarista caafim aadka ee International Continence Society.

Arrinkan oo saameeya tayada hurda iyo firfircoonida qofka ee maalinkii ayaa waxa uu saameeyaa kala bar dadka ka weyn kontanka sano. Laakiin xitaa waxay saameysa dhalinyarada lab iyo dhedig ba.

Maxaa sababaa xanuunkan?

Xanuunka keena in habeenkii hurdada looga tooso kaadida waxaa ugu wacan labo arrin oo waaweyn. Waxay kala yihiin hoos u dhaca awo odda kaadiheysta iyo kororka mugga kaadida ku jirta halkaas.

Marka laga hadlayo sababta koowaad, awoodda iyo cabirka kaadiheysta waa 300-600 ml. Taas waxaa keeni kara inay yaraanto awoodda heyn iyo keydin labo arrin.

Isbedelka Jireed: Ragga tan inta badan waxaa u sababa canjirka ‘prost ate’ oo aan fiicneyn. Haweenka na waxaa ugu wacan buurnaanta iyo soo-baxa xubnaha miskaha.

Arrimahaas waxa sababa dhibaatooyin sida xanuunka kaadiheysta firfirc oonida iyo infekshinka Cystic. Taas waxay horseedaa kaadida oo kororta xilliga hurdada, waxaa na qeyb ka ah sababaha isbedelka ku yimaada hormoonka dadka.

Mar kale, waxaa la la xiriirshaa sonkorowga, wadna xanuunka, dhiig kar ka, cabitaanka xad dhaafka ah ee fiidkii, kafeyn iyo tubaakada. Intaa waxaa dheer, dhibaatooyinka soo raa ca daawooyinka qaarkood oo keeni kara kaadida oo koror ta, iyo waxyeelada kaadiheysta.

Qof walba oo isku arka asta amahan iyo kuwo u dhow wax aa la gudboon inuu tago dhakht arka si uu u helo talo iyo daw eyn ku habboon.

Cusbada badan iyo sida ay u sababta hurdo xumida la xiriirta suuliga

Arrin kale oo cilmibaarisyo cusub ay muujiyeen waa in dadka habeenkii soo toosa iyaga oo doonaya in ay suuliga galaan inay u baahan yihiin inay yareeyaan milixda cuntadooda ku jirta. Hurdo xumida noocaan ah waxay si weyn u saameyn kartaa nolosha dadka.

Daraasad lagu sameeyay in ka badan 300 oo mutadawiciin ah, cilmi baarayaashu waxay o gaadeen in qaadashada milixda oo yaraatay ay keentay in dadku ka maarmaan inay marar badan usoo toosaan kaadi.

Talada ah in la raaco oo la qaato cunto isu-dheelitiran oo ay cusbadu ku yartahay ayaa ka caawin karta in qofku hagaajiyo tayada hurdada habe enkii, iyo in laga maarmo hurdo kasoo tooska badan, sida ay ku taliy een dhakhaatiirta. Cilmi-baarayaashan oo ka socday jaamacadda Nagasaki ayaa natiijadoo da ku soo bandhigay shirweynaha ururka Yurub ee Urology ee London. Waxay daba socdeen bukaanno ay milixdu ku badan tahay iyo dhibaatooyinka hurdada muddo saddex bilood ah, ka dib markii ay siiyeen talo ah inay yareeyaan milixda cuntadooda. Celcelis ahaan, hal qof keliya ayaa u baahday in uu habeenkii usoo tooso kaadi wax ka badan laba jeer, marka la barbardhigo dad kii kale oo dhan. Waxaa sidoo kale ha gaagtay tayada noloshooda iyo hurdadooda.

Taas beddelkeeda, 98 qof oo qeyb ka ahaa daraasddan ayaa qaatay cunto ay ku jirto cusbo ka badan inta cuntadooda ku jirta dad kale ee dara asada qeybta ka ahaa, iyaga oo u baahday oo ku qasbanaaday inay marar badan suuliga usoo toosaan habeenkii. "Shaqadani waxay muujinaysaa suurtagalnimada in wax ka beddelka cuntada fudud uu si weyn u wanaajin karo tayada nolosha dad badan," ayuu yiri Dr Matsuo Tomohiro oo ah qoraaga daraasadan.

Prof Marcus Drake, oo ah khabiir ku takhasusay cilmi-nafsiga oo ka tirs an jaamacadda Bristol, ayaa sheegay in xadiga milixda ee dadku cunaan aan guud ahaan loo qaadan inay sabab u tahay xanuunkan oo loo yaqaan nocturia.

Caadi ahaan, takhaatiirtu waxay u janjeeraan inay diiradda saaraan mu gga bukaannada biyaha cabba ka hor wakhtiga jiifka iyo dhibaatooyinka kaadi heysta iyo qanji rka 'prostate' (ragga), ayuu yiri.

"Halkan waxaan ku haynaa daraas ad faa'iido leh oo muujinaysa sida aan ugu baahannahay inaan tixgelinno dha mmaan saameynta si aan u helno fursa dda ugu fiican ee horumarinta calaama daha." Caddiga cusbada ay tahay in aan laga badsan, iyo cuntooyinka ay cusbada ku badan tahayXIGASHO:-BBC

Cuntooyinka sajalan ayaa leh cusbo badan taas oo ku badisa sodium ka.

Dadka waaweyn ee ku nool Boqortooyada Midowday ee UK waxaa lag ula taliyaa inaysan qaadan wax ka badan 6g oo milix ah maalintii, oo u dhig anta 2.4g oo sodium ah. Carruurtu waa inay qaataan wax ka yar - kaliya 2g oo milix ah da'da hal ilaa saddex jir, taas u kororta ilaa 5g carru urta todoba ilaa 10 jir ah. Kadib da'da 11, caruurtu waxay qaadan karaan ilaa 6g.

Sidaas si la mid ah, waa in la ogsoonaado in rootiga iyo waxyaabaha warshadeysan oo dhan waxaa ku jiri kara milix ka badan inta aad u malaynayso. jiiska, maraqa iyo baastada ayaa sidoo kale milixdu ku badan tahay.

Markaad cunto warshadeysan iibsanayso, fiiri tilmaamaha waxa uu ka kooban yahay sheygaas, iyo caddiga milixda 100 g ee baakadaha. Cuntooyinkaan waxaa laga yaabaa inay yihiin kuwo la midab rogay.

XIGASHO:-BBC

Donald Trump oo laga qaaday xasaanada madaxweyne hore – Maxaa xiga?

Maxkamad ku taalla dalka Mareykanka ayaa Madaxweynihii hore ee dalkaas Donald Trump ka qaaday xasaanadii madaxweyne hore, waxaana lagu dacweyn karaa eedeymo la xiriira inuu qorsheynayay inuu meesha ka saaro doorashadii Mareykanka ee 2020.

Trump ayaa ku andacoodey in kiis sharci yeed taariikhi ah uu ka badb aadi karo eedey maha dambiyada ah ee lagu soo oogay, isagoo soo ba ndhigay falal uu sheegay in ay ku dhaceen shaqadiisa madaxweynenimo.

Hasayeeshee xukunka Dorraad ka soo baxay maxkamadda Washington DC ayaa meesha ka saa ray sheegashada iyo doodaha Donald Trump.

Go’aanka maxkamadeed ee Dorraad soo baxay wuxuu dib u dhac ku yahay Trump oo sanado badan soo xiganayay xasaanadda madaxweyne hore, isa goo la dagaallamaya kiisas badan.

Donald Trump ayaa la filayaa in uu racfaan ka qaato xukunka, taas oo la micno ah in kiiska uu ugu dambeyntii u gudbi karo ma xkam adda sare, halkaas oo muxaafidku ay ku heystaan aqlabiyad 6-3 ah.

La-taliye sare Jack Smith ayaa Trump oo 77 jir ah ku soo oogay dacwad ah in uu male egayay in uu meesha ka saaro guushii Joe Biden ee doorashadii 2020 iyo in uu sameeyay wax isdaba marin, si uu xafiiska u sii joogo. Maxkamadeynta Donald Trump ayaa markii hore loo qorsheeyay 4-ta Maarso, laaki in dib ayaa loo dhigay inta laga gaarayo go’a anka dacwa dda xasaanadda oo Dorraad uu dhacay xukunkii ugu horeeyey oo racfaan uu ka qaadan karo. Waxay dib u dhici kartaa in go’aankaas la gaaro dho wr to ddobaad haddii aysan bilo noqon, wuxuuna kiiskaan ku soo dham aana yaa Maxkamadda Sare ee dalka Mareykanka




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip