Cristiano Ronaldo oo Xanaaq kala baxay Garoonka.

0
Sunday June 19, 2016 - 12:01:23 in Sports News by
  • Visits: 750
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cristiano Ronaldo oo Xanaaq kala baxay Garoonka.

    June 19, Weeraryahanka Xulka dalka Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa Record Cusub u dhigay dhamaan Cayaartoyda dalka Portugal ka dib markii uu noqday Cayaaryahanka ugu safashada badan Xulka dalkaas.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

June 19, Weeraryahanka Xulka dalka Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa Record Cusub u dhigay dhamaan Cayaartoyda dalka Portugal ka dib markii uu noqday Cayaaryahanka ugu safashada badan Xulka dalkaas.
Cristiano Ronaldo ayaa Recordka Safashada Cayaaryahankii Xulka Portugal Luis Figo kaas oo horay u Saftay 127 kulan balse Ronaldo ayaa kulankii bareejada ku dhamaaday ee Austria Waxa uu Saftay Cayaartiisii 128 aad.

Ronaldo ayey u ahayd sidaa oo ay tahay habeen Xanaaq ah ka dib markii uu Gool la aan kala baxay Garoonka xitaa waxa uu dalkiisa ka qasaariyey Rigoore loo dhigay fursado badana Waa ka cunay.



garoonka1

Portugal ayaa hada Gruubka ay kujiraan waxa ay leeyihiin 2 dhibcood oo kaliya kulan ayaana u harsan.

garoonka



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip