DEG-DEG: Isku Aadka Kulamada Premier League Ee Xili CIyaareedka 2016/2017 Oo Lagu Dhawaaqay, Arsenal Vs Liverpool Oo Lagu Furayo Horyaalka

0
Wednesday June 15, 2016 - 14:23:05 in Sports News by
  • Visits: 747
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG-DEG: Isku Aadka Kulamada Premier League Ee Xili CIyaareedka 2016/2017 Oo Lagu Dhawaaqay, Arsenal Vs Liverpool Oo Lagu Furayo Horyaalka

    Waxaa si rasmi ah loo soo saaray isku aadka kulamada xili ciyaareedka 2016/2017 ee horyaalka ingiriiska ee Premier league. Kooxda Jose Mourinho ee Man Utd ayaa ku bilaabaneysa Bournemouth, Pep Guardiola kooxdiisa Man City ayaa ka hortageysa Sunderla

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa si rasmi ah loo soo saaray isku aadka kulamada xili ciyaareedka 2016/2017 ee horyaalka ingiriiska ee Premier league. Kooxda Jose Mourinho ee Man Utd ayaa ku bilaabaneysa Bournemouth, Pep Guardiola kooxdiisa Man City ayaa ka hortageysa Sunderland kulan ka ddhacaya Etihad alla muxuu dagaal dhici doonaa marka Arsenal iyo Liverpool ay iyaga isku bilaabaan.

Mourinho iyo Guardiola ayaana wax badan kala maqnaan doonin iyadoo kulanka koowaad ee Manchester derby uu ka dhici doono Old Trafford September 10.

 
Horyaalka Leicester ayaa daafacashadooda ku bilaabanaya Hull City, Ronald Koeman oo ku cusub Everton ayaa wajahaya Tottenham halka macalinka cusub ee Chelsea ee Antonio Conte uu ugu horeyn ku bilaabanayo London Derby isagoo wajahaya West Ham.
 
 
Kulamada Maalinta Koowaad Ee Premier League:
 
Arsenal v Liverpool
 
Bournemouth v Man Utd
 
Burnley v Swansea
 
Chelsea v West Ham
 
C Palace v West Brom
 
Everton v Tottenham
 
Hull v Leicester
 
Man City v Sunderland
 
Middlesbrough v Stoke
 
Southampton v Watford
 
Kulamo Ciyaareedka Ugu Danbeeya:

Arsenal v Everton


Burnley v West Ham United
Chelsea v Sunderland
Hull City v Tottenham Hotspur
Leicester City v Bournemouth
Liverpool v Middlesbrough
Manchester United v Crystal Palace
Southampton v Stoke City
Swansea City v West Bromwich Albion
Watford v Manchester City

Kulamada Ugu Horeeya Ee Afarta Koox Ee Ugu Sareysa Horyaalka:

Kulamada ugu horeeya ee ay ciyaari doonaa afartii koox ee kaalmaha sare ku dhameysatay xili ciyaareedkii hore ayaa ah:
Leicester: Hull (Mart), Arsenal (Minan), Swansea Minan), Liverpool (marti), Burnley (Minan), Man Utd (Marti)
Arsenal: Liverpool (Minan), Leicester (Marti), Watford (Marti), Southampton (Minan), Hull (Marti), Chelsea (Minan)
Tottenham: Everton (Marti), C Palace (Minan), Liverpool (Minan), Stoke (Marti), Sunderland (Minan), Middlesbrough (Marti)
Man City: Sunderland (Minan), Stoke (Marti), West Ham (Minan), Man Utd (Marti), Bournemouth (Minan), Swansea (Marti)



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip