Soo Laabasho Wanaagsan Gary ! Flop-kii Valencia Gary Neville Oo Ku Soo Laabanaya Shaqada Falaanqeeyenimo Ee Sky Sports

0
Wednesday June 15, 2016 - 14:09:20 in Sports News by
  • Visits: 650
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soo Laabasho Wanaagsan Gary ! Flop-kii Valencia Gary Neville Oo Ku Soo Laabanaya Shaqada Falaanqeeyenimo Ee Sky Sports

    Gary Neville ayaa diyaar u ah inuu ku soo laabto shaqada falaanqeeyenimo ee kanalka Sky Sports isagoo dib ugula midboobi doono saaxiibkiisa Jamie Carragher kadib marka uu soo dhamaado Euros ka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gary Neville ayaa diyaar u ah inuu ku soo laabto shaqada falaanqeeyenimo ee kanalka Sky Sports isagoo dib ugula midboobi doono saaxiibkiisa Jamie Carragher kadib marka uu soo dhamaado Euros ka.

Ninkaan ayaa ku soo fashilmay shaqada tababarenimo ee kooxda Valenica iyadoo ay ceeb lama maqlaan ah kasoo raacday dalka Spain taasoo yareysay aaminaadii in badan ay ku qabeen falaanqeeyeyaasha kubada cagta oo amaana ama eedeeya cidii ay doonaan.

Intii lagu guda jiray xili ciyaareedkii hore ayeey aheyd markii uu ka tagay shaqada Sky si uu u qabto mida Valencia waxayna kanalka ciyaaraha diideen iney si rasmi ah u badalaan taasoo muujineysa in markii horeba shaki laga muujinayay halka uu gaari doono heerkiisa macalinimo.

Monday Night Football 08/08/13 ©Chris Lobina for Sky Sports

Gary Lineker oo ah soo saaraha barnaamijka Match of the day oo ka baxa BBC da ayaa hore ugu sheegay Neville inuu sugi la’yahay inuu arko isagoo ku soo laabanaya Sky Sports markii loo magacaabayay shaqada tababarenimo ee Valencia wuxuuna ku maadeystay heerka tababaernimo ee Neville/




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip