Juventus Oo Ku Garaacday Chelsea Saxiixa Miralem Pjanic Islamarkaana Tijaabada Caafimaad Umaraya Isniinta Ama Talaadada

0
Monday June 13, 2016 - 12:29:07 in Sports News by
  • Visits: 617
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Juventus Oo Ku Garaacday Chelsea Saxiixa Miralem Pjanic Islamarkaana Tijaabada Caafimaad Umaraya Isniinta Ama Talaadada

    Rajadii naadiga Chelsea ee ku aadanayd saxiixa Miralem Pjanic ayaadaadka la raacsiiyeyka dib markii uu tilmaamay ciyaaryahanka in uu doonaayo inuu ku biiro kooxda haysata horyaalka talyaaniga ee Juventus.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Rajadii naadiga Chelsea ee ku aadanayd saxiixa Miralem Pjanic ayaadaadka la raacsiiyeyka dib markii uu tilmaamay ciyaaryahanka in uu doonaayo inuu ku biiro kooxda haysata horyaalka talyaaniga ee Juventus.

Blues ayaa la sheegay in ay kalsooni ku qabtay soo xerogelinta kubadsameeyaha reer Bosnian islamarkaana ay keento Stamford Bridge oo waxay u qorshaysay isbuucii in uu qaato lacag gaaraysa £ 65,000, ayna ka saxiixato saddex sano oo heshiis.GettyImages-509378228.0

GettyImages-509378228.0Sida laga soo xigtay Sky Sport Italia , Pjanic ayaa U dhaqaaqaayo labo maalmood kadib marwada duqda iyadoo Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Bosnian uumaraayo tijaabada caafimaad naadiga Juventus Isniinta ama Talaadada.

Pjanic

sida uu qorshaha yahay kooxda ayaa ku dhawaaqaysa wax yar ka dib Marka uu maro tijaabada caafimaad si rasmi ah hishiiskiisa, Pjanic ayaa naadiga Lyon uga soo biiray Roma sanadkii 2011.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip