HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 19-KA JANNAAYO 2023-KA

0
Thursday January 19, 2023 - 08:43:27 in Wararka by
  • Visits: 451
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 19-KA JANNAAYO 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweyne Xasan Oo Baydhabo Ka Daah Furay Hindisaha Qaran Ee Soomaaliya Cagaaran

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soo maaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xar unta Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee magaala da Baydhabo kaga qayb galay Munaasa badda Daah-furka Olo laha Qaran ee Sooma aliya Cagaaran weji igiisa deegaanada Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha oo dul istaagay ahmiyadda dhirtu ay u leedahay dhulkeenna iyo khatarta ay dalka ku hayaan Nabaad guurka iyo Xaalufinta deegaanka ayaa adkeeyay in loo midoobo badbaadada dheeka anka Soomaaliyeed isaga oo faray Maamulada heer Gobol iyo heer Degmo ee Gobolka Baay in ay Shac abkaka ku dhiiri galiyaan abuuridda dhirta si uu u guuleysto Qorshaha Qaran ee Soomaaliya Cagaa ran.

"Hadafkeennu waa Soomaaliya Cagaaran oo Barwaaqo ah, Abaaraha iyo Roob yarida nagu soo laalaabatay waa Qadar Alle balse waxaa loo aan eeyaa geedo yaraanta iyo xaalufka deegaanka. Maa mulka Gobolka Baay iyo kan Degmada Baydhabo waa in ay hormuud u noqdaan Olalaha dhir beerista, Shacabkana ku dhiiri galiyaan in ay Geedo badan beeraan”.

Munaasabadda Daah-furka Hidisaha Qaran ee Soomaaliya Cagaaran ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed waxaa ka qayb galay Guddoomiy aha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur, Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Gal beed Mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed, Madax weynihii hore ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan, Was iiro heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ah iyo Qaar ka mid ah Dhallinyaraha magaalada Baydhabo.

madaxweyne xasan oo baydhabo ka daah furay hindisaha qaran ee soomaaliya cagaaran mada xweyne xasan oo baydhabo ka daah furay hindisaha qaran ee soomaaliya cagaaranmadaxweyne xasan oo baydhabo ka daah furay hindisaha qaran ee soom aaliya cagaaran

Maxay ka wada hadleen Guddoomiye Aadan Madoobe & Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Golaha Malaa qyada Dhaqanka ee Koonfur Galbeed asagoo kala hadlay in kaalintooda odeynimada ah qaa taan.

Kulanka odayaasha dhaqanka iyo Guddo omiyaha ayaa diirada lagu saaray sida wajiga koow aad ee dib u heshiisiinta loo mira-dhalin lahaa, wax aana odoy aasha dhaqanka loo xilsaaray in ay xal iyaan khilaa faadka iyo wixii madmadow ah ee Ka dhex jira bulshada.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo boggaa diyay doorka odayaa sha dhaqanka iyo ilaalinta dhaqankeena ku aaddan xalinta khil aafaadka ayuu ku tilmaamay mid mudo soo jirtay, odayaashana ay laf dhabar u yihiin is dhexgalka iyo nabada bulshada Soomaaliyeed.

Xasan oo digniin culus siiyey LAFTAGA REEN, siyaasiyiinta kalena ka diiday qorsha hooda

Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Max amuud oo Baydhaba ka furay shirka dib u he shiisiin ah oo la isugu keenay siyaasiyiinta reer Koon fur Gal beed ayaa ka digay hal arrin oo siyaasi

dambe aan laga aqbali doonin.

Arrintaas ayaa ah in siyaasi dambe oo xukunka isku dhejiya aan Soomaaliya laga ogolaa doonin, sagoo Madaxweynaha talada haya ugu baaqay inuu doorasho aado oo dadkiisa uu dib ugu laabto."Ninka talada haayow qori meeshaan kuguma heyn karo, dadkaan raali ahaanshahooda ayaameeshaan kugu heyn karta, siyaasiyiinta waxaan leey ahay dadkiina fur sad siiya, iya gaa xolanaaya ku wa fiican,” ayuu yiri Xasan Sh.

Madaxweyne Xasan Sheekh ay aa Cabdicasiis Laftagareen ugu baaqay in dadkiisa uu cod u doonto, balse aan laga aqbali doonin caburin iyo in dadka loo cagajugl eeyo oo safarka loo diido ama xabad lala dhaco.

"Beledkaan Baydhaba, dadka rabitaankooda iyo xoriyad u hadalkooda cid ka hor imaa karta ma jirto, hadalka iyo safarka lagama hor istaagi karo dadka, waxaa reeban nin qori wata oo xoog ku fulinaaya rabi taankiisa,” ayuu yiri.

Markii uu Madaxweynuhu yiri hadalkaan, waxaa hoolka oo dhan is qabsaday sacab iyo mashxarad aan horay u dhaceyn, taas oo muujineysa in caburin badan ay ka jirto Baydhaba iyo guud ahaan K/Galb eed, taas oo marar badan lagu eedeeyey maamulka Cabdicasiis Laftagareen.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in markii uu Baydhaba tegay la weydiiyey su’aal ah, "Madaxweyne markii aad mucaaradka aheyd, waxaa ka mid aheyd raggii hoggaaminaayey Badbaado Qar an, Shalay maxaa nooga hor taagan tahay inaan sameysano ciidamo badbaado K/Galbeed ah?”

Marka waan u sheegay oo waxaan iri, walaalkeeyow labo ayaan ku kala duwanahay, maalintaas anaga waxaan weynay cid nala hadasha, laba sano ayuu rabay ninkii joogay inuu xoog nagu marsiiyo, laakiin idinka Shalay gogol ayaa idiin fidsan wadahadal ayaa la ogolaaday, marka hub iyo in la is dilo looma baahna ayaan ugu jawaabay,” ayuu yiri Xasan Sheekh.

"Madaxweyne Xasan ayaa Cabdicasiis Laftagar een ugu baaqay in dadka xuquuqdiisa uu ilaaliyo, halka siyaasiyiinta kalena uu ugu baaqay in dadka amnigooda ay masuuliyad iska saaraan oo fowdo aysan kicin.

"Shalay hormar badan ayaa iiga muuqda K/Galb eed, madaxtooyada aan Baydhaba ku arkay ee Laf tgareen uu degan yahay, mid lamid ah Xamar noog uma taallo, Madaxtooyada JFS ee aan deganahay, sidaan uma qurxoona, wanaagaas dowladnimo ayuu ku yimid.”

"Hadda ka hor mar aan Baydhaba ugu imid mad ax weyne Shariif Xasan, waxaan weynay meel aan ku harsano, markii aan la kulmeynay bulshada mag aalada, balse meel kasta Shalay waa dhisan tahay, taasna waa dowladnimada ee ilaashada,” ayuu yiri Xasan Sheekh.

BANKIGA DHEXE oo ku dhowaaqay daabici dda lacag beddeli doonta 1,000-shilling

Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhowaa qay qorshe uu ku beddelayo lacagta kaliya ee dalka uu leeyahay kahor sanadka xigga si wax looga qabto lacagaha been abuur ka ah.

Lacag 1,000-shilling ah oo dib loo na qshade eyey ayaa lagu beddeli doon aa lacagta hadda jirta oo markii ugu dambeysay la daabacay ka hor inta aanu billaaban dagaalkii soke eye 1991-kii, waxaa sidaas sheegay guddoomiye ku-xigeen ka Bankiga Dhexe Cali Yaasiin Wardhe ere oo wereysi siiyey warbaahinta Bloomberg.

Lacagtii hore ayaa qarka u saaran inay meesha ka baxdo, soo saarista cusubna waxay la-dagaalami do ontaa lacagaha sharci darrada ah iyo in la-xakame eyo sicir-bararka iyadoo la baabi’inayo lacagaha xad dhaafka ah, ayuu yiri Cali.

Lacagta shillinka ah ee weli suuqa ku jirta ayaa ah mid aad u duugowday, waxaana lagu beddelay laca go dollar ah ama lacago si gaar ah loo daabacay oo intooda badan ah lacago been abuur ah.

Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa tan iyo 2018-kii ku howlanaa beddelka lacagta iyo soo-saarista lac ag qiime sare leh, isagoo kaashanaya hay’adda lac agta adduunka ee IMF iyo Bankiga Adduunka, ayuu yiri Cali Yaasiin Wardheere.

Bankiga Dhexe waxa uu sidoo kale dib-u-dhisay aa awooddisa, oo uu la degay dagaalkii sokeeye.

Bangiga Dhexe ayaa qorsheynaya in bisha June ee sanadkan uu xarumo cusub ka sameeyo caasima daha dowlad goboleedyada sida Garoowe, Baydh aba iyo Kismaayo, sida uu sheegay guddoomiye ku-xigeenka oo la magacaabay bishii November.

Laamahan waxay ka caawin doonaan Bankiga Dhexe uruurinta canshuuraha, keydinta lacagaha iyo inay noqdaan wakiilka dhexe ee maaliyadda ee dowlad goboleedyada, ayuu yiri.

Bankiga ayaa sidoo kale sameeyay cutub "si gaar ah ugu heellan la-dagaalanka suuqa lacagaha been abuurka ah,” ayuu yiri Cali.

Cutubkan ayaa sidoo kale mas’uul ka noqon do ontaa ilaalinta qiimaha lacagta cusub ee Bankiga Dhexe uu qorshaynayo inuu daabaco, taasina ay gac an ka geysato xakameynta sicir-bararka, ayuu yiri.

Odayaashii Saleebaan ee lasoo heshiiyey Al-Shabaab oo maxkamad lasoo taagay

Odayaasha beesha Reer Xaaji Saleebaan ee sa nadkii hore dhamaadkiisa heshiiska lasoo galay ko oxda Al-Shabaab ayaa Shalay kasoo hor-muuqday maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee magaalada Muqdisho.

Odayaashan oo tiradoodu dhan tahay saddex ayaa muddooyinkii dambe ku xirna magaalada Muqdi sho, ayada oo markii hore ciidam ada ammaanka Ga lmudug ay kasoo qabteen magaalada Cadaado.

Odayaashan oo lagu kala magacaabo Sugaal Warsame Cali, Caliyare Axmed Xeyle iyo Cumar Maxamed Jimcaale ayaa maxkam adda ka hor sheegay in heshiiska ay la-soo galeen Al-Shabaab "uga dan lahaayeen furashada naftooda iyo ehelk ooda” hase yeeshe aysan ka aheyn wada-shaqeyn dhex-marta iyaga iyo kooxda.

"Heshiiska waxa uu ahaa 70 qof ayaa nooga xirna, haddii aan 70-ka ka samri laheyn anaga la xir neyn, in anaguna aan xirano dadkaasna laga samro oo meel aan laga soo qaban karin ay gaarto in aan been ku maslaxno ayaa ku gadanay nidaamkaas,” ayey yiraahdeen.

"Waxay yiraahdeen (Al-Shabaab) odayaal Galgad uud oo aan imaan idin siin mayno dadkii u tagay. Dadkaas rejo ayuu leeyahay hadda timaadan haddii kale ka samra ayey nagu yidhaahdeen oo sidaas ay ay nagu soo waceen oo aan ugu tagnay.”

Sidoo kale waxay ku doodeen in dagaalka ka dhanka Al-Shabaab ay qeyb ka yihiin, islamarkaana aanay aheyn dad dhabar jabinaya dowladda, sida ay sheegeen.

"Heshiiska soo galnay gacan ku rimis ayuu ahaa, haddana waxay dowladda ka garato ayaa ka yeela yna ama beeneyn ah, waxay mudan tahay ayaa mar ineyna, wixii hore soo marnay wax ka jira malaha.”

Qareenada u doodayay odayaashan ayaa sidoo kale maxkamadd ka hor sheegay in saddexdaan oday aysan kusoo laaban laheyn Cadaado oo aheyd mee shii laga soo qabtay haddii uu sax ahaan lahaa he shiiska Shabaab.

Guddoomiyaha maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa ugu dambeyntiina soo xiray fadhiga maxkamadeed, isaga oo sheegay in maxkamadda ay go’aan kasoo saari doonto kiisk aan. Dowladda Soomaaliya ayaa horey u mamnu uc day in wax macaamil ah lala sameeyo kooxda Al-Shabaab, iskaba daa in heshiis lala soo galee, wax ayna ballan-qaaday in tallaabo laga qaadi

doono ciddii sidaas sameysa.

Madaxweyne Xasan oo isu keenay Lafta-gareen iyo xubnaha mucaaradka

Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa kulan foolka fool ah oo Habeen hore la’isugu keenay madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo xubnaha mucaaradka ee aragti ahaan kala soo horjeeda, kaas oo ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gob olka Baay.

Kulankan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa soo qaban-qaabiyay madaxwe ynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo gud doomiyaha Golaha Shaca bka SheekhAadan Mado obe oo hadda ku sugan magaaladaasi kuwaas oo ku guuleystay inay isu keenaan labada dhinac.

Xubnaha mucaaradka ayaa waxaa ka socday Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan oo horay u soo hoggaamiyay Koonfur Galbeed, Maxamed Aadan Fargeeti oo isna horay u soo noqday Wasiirka Wasa aradda Maaliyadda ee Dowladda Federaalka Soom aaliya iyo Wasiirkii hore ee Dekadaha Soom aaliya Md. Yuusuf Macallin Aamiin (Baadiyo) halka dhinaca kale shirkan uu goobjoog ahaa madaxweyne Cabdi casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen).

Qoraal kasoo baxay shirka oo ay shaacisay Villa Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in kulankan uu kusoo dhammaaday is afgarad, isla-markaana lagu ballamay in wadahadallada iyo dib u heshiisiinta lasii wado, si xal waara looga gaaro xiisadda Koonfur Galbeed.

"Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baa rlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur adoobe ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Ko onfur Galbeed Mudane Cabdi Casiis Xasan Maxa med Lafta gareen iyo qaar ka mid ah Siyaasiyiinta deegaanka ee ka aragtida duwan maamulkaasi,” ayaa lagu yiri qoraalka.

Sidoo kale, Villa Soomaaliya waxa ay shaaca ka qaaday in madaxweynaha uu muhiimad gaar ah sii yay arrinta Koonfur Galbeed, si xal looga gaaro khi lafka ka taagan maamulkaasi.

"Madaxweynaha ayaa adkeeyay ahmiyadda Shir ka Dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed u leeyahay Nabadda, Wadajirka iyo Horumarka deegaanka isa ga oo xusuusiyay Madaxda ka qayb galeysa in ay Shacabku ka sugayaan natiijo wax-tar u leh mustaq balkooda,” ayaa markale lagu yiru warka qoraalka aah ee ka soo baxay Villa Soomaaliya.

dhinaca kale Sida ay Sheegtay in ay ogaatay Caa simada Online, waxaa kulankan lagu soo hadal qaaday weerarkii ciidanka ammaanka ay dhowaan ku qaadeen guriga musharrax Fargeeti, kaas oo oo geystay khasaare kala duwan, wuxuuna musgarraxa meesha ka sheegay dacwaddiisa, isaga oo dalbaday in dhammeytiro xalka arrintaas, maadaama hadda lagu guuleystay inay ciidamada laga saaro dhismaha guriga oo ay maalmo heysteen kadib dagaalkii Baydhaba.

Xaaladda siyaasadeed ee Koonfur Galbeed ayaa weli ah mid aad u kacsan, waxaana xiisaddan ay ka dhalatay muddo kordhinta loo sameeyay madaxweyn aha maamulkaasi.

Si kastaba, waxaa haatan laga war dhowrayaa natiijada kasoo baxda shirweynaha dib u heshiisiinta ee Baydhabo, kaas oo la filayo in go’aan rasmi ah looga gaaro xiisadda taagan

DFS oo QM kala hadashay xasilinta degaan nada laga saaray Al-Shabaab

Ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul wasa are ku xigeenk Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac, ayaa Shalay kulan la qaatay ku xigeenka ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mr Adem Abdelmoula.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ayaa ergeyga Q.M. ka la hadlay xiriirka dowladda Soomaaliya kala dhexeeya hay’daha kala duwan ee Qaramada Mid oobay iyo sidii loo sii xoojin lahaa, iyadoo mudnaan gaar ah la siinayo waxyaabaha hortabinta u leh Xukuumadda Soomaaliya.

Mr. Adem Abdelmoula ayaa dha nkiisa ballanqaaday in Q.M. ay dowladda Soomaaliya kala sha qeyn doonto xasilinta deeg aa nnada dhawaan laga saaray Al-Shabaab, si loo xaqi ijiyo in dadweynaha Soomaaliyeed ay ka soo kabta an dhibaatada ka soo gaartey dagaalka ay dowlad da kula jirto Al-Shabaab.

Xasan Sheekh oo Baydhaba ka dhagax dhigay madaxtooyada qaranka

Madaxweyanaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Shalay dhagax-dhigay Ma daxtooyada Qaranka ee laga dhisayo magaalada Ba ydhabo ee xarunta kumeel-gaarka ah ee Koonfur Galbeed.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sidoo kale wa xa uu soo kormeeray garoonka kubadda cagta ee dhawaan la dhisay iyo goobo muhiim u ah adeegy ada bulshada reer Koonfur Galbeed.

Xasan ayaa isla Shalay booq day Kaamka Barakacayaa sha oo ay ku jiraan boqolaal qoys oo ka soo cararay dhiba atada argagixisada, isaga oo soo kormeeray qeybaha dugs iga Quraanka iyo iskuulka Hoose Dhexe ee kaamkan oo uu ballan-qaaday dhismihiisa booqashadii hore ee uu ku tagay Baydhabo, haatanna labaduba ay shaqeynayaan.

Waxa uu sii xoojiyey in uu ka shaqeyn doono sidii loo sii ballaarin lahaa adeegyada waxbarasho ee dadka barakaca ku ah kaamkan iyo horumarinta xar rumahan aqooneed ee uu u hirgeliyey.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo madaxweynaha dowlad-goboleedka Koon fur Galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa sidoo ka le waxa uu soo kormeeray Isbitaal-goboleedka Baay, halkaas oo uu dul istaagay adeegyada caafimaad, baahiyaha jira iyo xaaladda bukaannada ku jira.

Madaxweynaha ayaa warbixino ka dhageystay bahda caafimaadka iyo maamulka gobolka, wuxuuna faray xukuumadda in ay ka shaqeyso xal u helista ba ahiyaha caafimaad ee ka jira xaruntan, waxa uuna xu say in dowladdu ay mudnaan siineyso daadejinta adeegyada aas-aasiga ah ee bulshada.

Xasan Sheekh ayaa maalmihii dambe ku sugna magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel-gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed, halkaasi oo uga qe yb-galay shirka dib-u-heshiisiinta oo xal kama damb eys ah looga gaarayo xiisada siyaasadeed ee mudd ooyinkii dambe ka dhex aloosneyd Cabdicasiis Lafta-gareen iyo siyaasiyiinta mucaaridka.

Qoor Qoor oo ku dhawaaqay qorshe doora sho oo la xiriira deegaanada la xoreeyay

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor oo ka hadlay daga alka Al-Shabaab ayaa sheegay in degmooyinka laga xoreeyay kooxda ay yeelan doonaan maamulo ay soo doortaan dadka deegaanka.

Qoor-Qoor aya sidoo kale waxa uu sheegay in maamulada loo magacaabayo degmooyinka laga qabsadayay Shabaab ay si kumeel-gaar ah usii sha qeynayaan, si loo gaarsiiyo "doorasho dadka deeg aanka ay ku dooranayaan maamulka metalaya.”

"Maamulka lasii magacaabo waa mid si KMG ah loo sii magacaabayo, deegaanada xorta ah ee Galmudug waxaa dhamaan ka hirgalay maamulo dadku ay doorteen, kuwaan waxa aan u rabnaa sidaas oo kale, maamulada aan magacaabeyno waa KMG oo doorasho gaarsiinayo, dib u xorreynta ayay qayb ka tahay in maamul la sameeyo,” ayuu yiri.

Sidoo kale waxa uu sheegay in sababta sida degdegta ah loogu sii magacaabayo maamulo KMG ay tahay in laga shaqeeyo howlaha amniga lagu sugayo, si marka qorshahaas uu dhammaado loo qabto doorashada Golaha deegaanka, sida uu shee gay."Marka Cadawga laga xorreeyo deegaanada ka dib in aan dadka soo celino waxaana ugu baaqeynaa in dadka maqan dib usoo laabtaan si aan ugu sa meyno qorshaha xasilinta, cid u adeegto ma lahayn, waxaana codsaneynaa in nalagu garabsiiyo arri ntaan.”

Qoor-Qoor ayaa waxa kale oo uu tilmaamay in maamul ahaan ay adeegyada bulshada ka hirgelin doonaan degmooyinka gacanta dowlad-goboleedka soo galay sida; waxbarashada, caafimaadka iyo garab istaagga dadka gacan qabashada u baahan.

Ugu dambeyntiina waxa uu sheegay in ciidamada dowladda federaalka, Daraawiishta iyo dadka deeg aanka ay saaxiibada beesha caalamka ka garabs iiyaan duqeynta diyaaradaha aan duulliyaha lahayn (Drones).

Dowlad-goboleedka Galmudug ayaa waxaa dha waan si rasmi ah uga billowday howl-galada lagu xor eynayo deegaanada ay Al-Shabaab kaga sugan yih iin maamulkaasi, kuwaasi oo durtaba laga gaaray guulo waaweyn.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday Xerooyi nka Barakacayaasha Baydhabo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka So omaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehe linayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa korm eeray Hosbital-goboleedka Baay, halkaas oo uu dul is taagay adeegyada caafi ma ad, baahiyaha jira iyo xaal adda bukaannada ku jira.

Madaxweynaha oo warbixinno ka dhageysaty ba hda caafimaadka iyo maamulka Gobolka ayaa faray Xuk uumadda in ay ka shaqeyso xal u helista baahiy aha caafimaad ee ka jira xaruntan, waxa uuna xusay in dowladdu ay mudnaan siineyso daadejinta adeegy ada aas-aasiga ah ee bulshada.

Sidoo kale, Madaxweynaha Jamhuuriyadda aya a waxa uu booqday Kaamka Barakacayaasha oo ay ku jiraan boqollaal qoys oo ka soo cararay dhib aatada argagixisada, ayna saameeyeen Abaaraha ka jira gobolka, iyadoo Madaxweynuhu uu la wadaa gay sida ay dowladdu dadaal ugu bixisay gurmadk ooda, ayna socoto abaabulka xoreynta deegaannada ay uga soo barakaceen dhibaatada iyo arxan-dar rada argagixisada awgeed.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeeray qeybaha dugsiga Quraanka iyo iskuulka Hoose Dhexe ee kaamkan oo uu ballan-qaaday dhi smihiisa booqashadii hore ee uu ku tagay Baydhabo, haatanna labaduba ay shaqeynayaan, iyadoo Madax weynuhu uu xoojiyey in uu ka shaqeyn doono sidii loo sii ballaarin lahaa adeegyada waxbrasho ee dadka barakaca ku ah kaamkan iyo horumarinta xarrumahan aqooneed ee uu u hirgeliyey.

Booliska Muqdisho oo qabtay rag ku eedey san Burcadnimo

Ciidanka Booliska Saldhigga Degmada Xamarweyne ee Gobolkan banaadir ayaa xabsiga dhigay labo kamid ah burcadda hubaysan ah ee dadka Shacabka ah beerta xiliyada habeenkii ah, kuwaas oo Habeen hore ciidanku ka qabteen isla Degmada Xamrweyne.

Ciidanka ayaa ragaan qabty iyaga oo wata qoriga AK47 iyo moota bajaaj, waxa ayna dhacayeen xiliga la qabtay labo qof dumar ah oo marayay aga-gaarka Kawaanka Maleeyga ee Degmada Xamarweyne.

War kasoo baxay Taliska Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaa dir ayaa waxaa lagu sheegay inay u taagan yihiin ilaalinta Nabadda si bulshada Caasimadda amni ugu wada noola adaan. Maalmihii la soo dhaafay ayaa howlgallo ka kala dhacay degmooyin katirsan gobolkan Banaadir wax aa ay ciidamada ku guuleysteen inay qabtaan rag ku eedeysan Burcadnimo, kuwaas oo aan weli la maxkamadeyn.

Xog: Al-Shabaab oo Shalay lagu duqeeyey duleedka magaalada Xarardheere

Faahfaahino hordhac ayaa laga helayaa howlgal qorsheysan oo Shalay ciidamada xoogga dalka iyo diyaaradaha dagaalka ay ka fuliyeen duleedka degm ada Xarardheere ee gobolka Mu dug. xog: al-shabaab oo Shalay lagu

Howlgalkaan waxaa la sheegay inuu yimid kadib markii ay ciidanku heleen xogta Shabaab isku uruursanaya deegaan 10 KM u jira degmada Xarardheere ee gob olka Mudug.

"Ciidanka xoogga dalka iyo xoogagga deegaanka ayaa Shalay weerar culus ku qaaday deegaanka Ba cadka Faarax Aadan iyo degaan kale oo dhanka qorrax u dhac qiyaastii 10 KM kaga beegan deg mada Xarardheere ee gobolka Mudug,” ayaa lagu yiri qoraal ay baahisay warbaahinta dowladda Sooma aliya.

Qoraalkaan ayaa lagu sheegay in howlgalka uu weli socdo, isla markaana Al-Shabaab lagu gaarsii yay khasaare badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Sidoo kale waxaa Al-Shabaab gacanta looga dhig ay gaadiid dagaal iyo hub, sida lagu shaaciyey war kaan. Kooxda Al-shabaab ayaa maalmo ka hor si na bad ah uga baxday magaalada Xarardheere inta ay san la wareegin ciidamada dowladda Soomaaliya

Sida ay wararku sheegayaan, Al-shabaab waxay qorsheynayeen inay dib u weeraraan Xarardheere, balse ciidamada oo ka war helay ayaa ka hor tegay weerarkaas. Howlgalkaan ka hor tagga ah ayaa loo adeegsaday diyaaradaha dagaalka, sidoo kale ciidamada kumaandooska Danab ayaa qeyb ka ahaa howlgalka.

Si rasmi ah looma oga khasaaraha ka dhashay how lgalkaas, balse wararka hordhaca ah ee warbaahinta dowladda ay tebisay waxay sheegayaan in khasaare badan la gaarsiiyey kooxda.

Machadka MIRPS ayaa soo qaban qaabiyey Bar naamij Dood Wadaag ah oo ku saabsan Siyaa sadda Mareykanka ee Afrika

Machadka Cilmibaarista iyo Daraasadka Siyaa sadda ee Muqdisho ayaa Waxa uu soo qaban qaab iyey Barnaamij Dood Wadaag ah oo ku saabsan Siyaasadda Mareykanka ee Afrika, oo uu marti ku ahaa Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Mr Larry Andre.

Dooda Waxaa ka soo qeyb galay marti kala duwan oo isugu jirta, Siyaasiyiin, Xildhibaano, Haween, Bahda Waxbarashada, Ururada Saxaafada, ururada Bulshada rayidka ah, Rugta Ganacsatada Soomaa liyeed, Midowga Jaamacadaha Soomaaliya, Midow ga Bankiyada iyo aqoonyahanno magac ku leh dalkeenna.

Waxaa ugu horeyn dooda furay Guddoomiyaha Machadka Yasir Mohamed Abdirahman kuna soo dhaweeyey Safiir Larry.

Safiirka Mareykanka ayaa khudbad ka jeediyey shirka Waxa uuna sheegay in Dowlada Mareykanka ay Afrika gaar ahaan Soomaliyab ay door muuqda iyo waxqabad la taaban karo ka saameeyeen dhowr qeybood oo muhiim ah horumarinta kaabayaasha Bulshada iyo Dowladnimada.

Dooda oo socotay qiyaastii laba saacadood ayaa ka soo qeyb galayaasha waxa ay su’aalo toos ah ay weydiinayeen Safiirka oo taabaneysay dhinac yada Dhaqaalaha, Amniga iyi Siyaasadda Mareykan ka ee la xeriirta Dowlad dhiska Soomaaliya iyo Horu arinta guud ee doorka Dowlada Mareykanka ee Soomaaliya.

Gudiga doorashada kuraasta dhiman ee BF oo qaaday tallaabo shaki dhalisay

Guddoomiyaha guddiga kumeel-gaarka ah ee doorashooyinka baarlamaanka federaalka Sooma aliya ayaa Shalay magacaabay Xoghayaha guud ee guddiga. Guddoomiye Cabdi Xiis ayaa waxa uu xilkaan u magacaabay Cabdiraxiim Cabdullaahi Sha afici, oo ah La-taliye Sare oo ka tirsan xafiiska wasi irka waxbarashada, horena u ahaa shaqaale ka tirsan wasaaradda caddaaladda.

"Anigoo ku kalsoon (Shaafici) aqoonta iyo khibradda shaqo ee uu leeyaay waxaan u rajaynaa inuu u guto waajibaadkiisa shaqo si waafaqsan hanaanka door ashada,” ayuu yiri guddoomiyaha guddiga, Cabdi Xiis.

Sidoo kale warqada magacaabista ee uu soo saa ray guddoomiyaha guddiga kumeel-gaarka ah ee doorashooyinka baarlamaanka ayaa lagu faray in cidkasta oo ay khusaysayo la shaqeeyaan Xoghaya ha guud ee guddiga.

Magacaabistan ayaa waxaa ka wada socda ra’I isul wasaare Xamza Cabdi Bare iyo dhamaan xub naha guddiga KMG ee ka shaqeynaya buuxinta kura asta bannaan, sida laga fahmi karo warqada kasoo baxday guddoomiye Cabdi Xiis.

Cabdiraxiim Cabdullaahi Shaafici ayaa ujeedada ka dambaysa magacaabistiisa lagu sheegay "sidii uu u fududeyn lahaa in Wasiir Faarax Sheekh Cabdulqa adir uu kusoo laabto kursiga HOP#086 ama qof uu wato loo xiro.”

Wasiir Faarax ayaa wada laba qorsho oo ah inuu isaga kursiga qaato iyo inuu kursiga u xiro musharax aad ugu dhaw Villa Somalia, oo lagu magacaabo Dr. Maxamed Xaaji Axmed, sida ay Caasimada Online u xaqiijiyeen illo wareedyo lagu kalsoonaan karo.

Dr. Maxamed Xaaji ayaa wuxuu hogaamin jiray garabka Damul-Jadiid ee Al Islaax, wuxuuna haatan xubin ka yahay hay’adda culimada Soomaaliyeed iyo guddiga gurmadka Abaaraha.

Dr. Maxamed ayaa lagu warramay inuu taageero we yn ka haysto Wasiirka Waxbarasha da iyo Tacliinta Sare Faarax Sheekh Cabdulqa adir oo asagu ah xil dhibaankii hore ugu fadhiy ay kursigan, kana mid ah shaqsiyaadka ku dhow madaxweyne Xasan Sheekh.

Sidoo kale waxaa go’aankan la qaba kooxda mad axweyne Xasan Sheekh Maxamuud, kuwaasi oo doo naya inuu tartan la’aan ku qaato kursigan Dr. Max amed Xaaji Axmed, oo ah qof aan hore loogu aqoo nin arrimaha siyaasadda.

Arrintaan ayaa u muuqata inay soo afmeerayso rajadii Fahad Yaasiin uu uga mid noqon lahaa baarla manka 11-aad. Fahad ayaa waxaa kursigan horey uga hor-istaagay ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Maxamed Xuseen rooble.

Kursigan ayaa haddii musharax loo xiro waxay muujin doontaa kala wareeg mabda’ oo ka yimid dhanka madaxweyne Xasan Sheekh, oo muddadii uu banaanka ka joogay Villa Somalia aad ugu dhaliili jir ay madaxweyne Farmaajo inuu musuq-maasuqay kuraasta baarlamanka qaarkood

.Xigasho:Caasimadda.Net

Xasan oo digniin culus siiyey LAFTAGA REEN, siyaasiyiinta kalena ka diiday qorsha hooda

Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Baydhaba ka furay shirka dib u heshiisiin ah oo la isugu keenay siyaasiyiinta reer Koonfur Galbeed ayaa ka digay hal arrin oo siyaasi dambe aan laga aqbali doo nin. Arri ntaas ayaa ah in siyaasi dambe oo xukunka is ku dhejiya aan Soomaaliya laga ogolaa doo nin, isagoo Madaxweynaha talada haya ugu ba aqay inuu doorasho aado oo dadkiisa uu dib ugu laabto.

"Ninka talada haayow qori meeshaan kugu ma heyn karo, dadkaan raali ahaanshahooda ayaa mneeshaan kugu heyn karta, siyaasiyiinta waxaan leeyahay dadkiina fursad siiya, iyagaa xolanaaya kuwa fiican,” ayuu yiri Xasan Sheekh.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Cabdic asiis Laftagar een u gu baaqay in dadkiisa uu cod u doonto, bal se aan laga aqbali do onin caburin iyo in dadka loo cagajugleeyo oo safarka loo diido ama xabad lala dhaco.

"Beledkaan Baydhaba, dadka rabitaan kooda iyo xoriyad u hadalkooda cid ka hor imaa karta ma jirto, hadalka iyo safarka lagama hor istaagi karo dadka, waxaa reeban nin qori wata oo xoog ku fulinaaya rabitaankiisa,” ayuu yiri.

Markii uu Madaxweynuhu yiri hadalkaan, waxaa hoolka oo dhan is qabsaday sacab iyo mashxar ad aan horay u dhaceyn, taas oo muujineysa in caburin badan ay ka jirto Baydhaba iyo guud ahaan K/Galbeed, taas oo marar badan lagu eedeeyey maamulka Cabdicasiis Laftagareen.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in markii uu Baydhaba tegay la weydiiyey su’aal ah, "Madaxweyne markii aad mucaaradka ahe yd, waxaa ka mid aheyd raggii hoggaaminaa yey Badbaado Qaran, Shalay maxaa nooga hor taagan tahay inaan sameysano ciidamo bad baado K/Galbeed ah?”

Marka waan u sheegay oo waxaan iri, walaa lkeeyow labo ayaan ku kala duwanahay, maalin taas anaga waxaan weynay cid nala hadasha, laba sano ayuu rabay ninkii joogay inuu xoog nagu marsiiyo, laakiin idinka Shalay gogol ayaa idiin fidsan wadahadal ayaa la ogolaaday, mar ka hub iyo in la is dilo looma baahna ayaan ugu jawaabay,” ayuu yiri Xasan Sheekh.

"Madaxweyne Xasan ayaa Cabdicasiis Laf tagareen ugu baaqay in dadka xuquuqdiisa uu il aaliyo, halka siyaasiyiinta kalena uu ugu baaq ay in dadka amnigooda ay masuuliyad iska saa raan oo fowdo aysan kicin.

"Shalay hormar badan ayaa iiga muuqda K/ Galbeed, madaxtooyada aan Baydhaba ku ark ay ee Laftgareen uu degan yahay, mid lamid ah Xamar nooguma taallo, Madaxtooyada JFS ee aan deganahay, sidaan uma qurxoona, wanaa gaas dowladnimo ayuu ku yimid.”

"Hadda ka hor mar aan Baydhaba ugu imid madaxweyne Shariif Xasan, waxaan weynay meel aan ku harsano, markii aan la kulmeynay bulshada magaalada, balse meel kasta Shalay waa dhisan tahay, taasna waa dowladnimada ee ilaashada,” ayuu yiri Xasan Sheekh.XIGASHO:CAASIMADDA.NET

Guutada ciidan ee gacanta ku haysa Sh/Hoose oo war kasoo saaray dhawaaqii Madaxweynha.

Taliyaha Guutada 14-ka October ee ciidanka xo ogga dalka G/dhexe Nuur Maxamed Gaabow ayaa shaaciyay in dhawaan ay bilaabi doonaan howl-gal ada uu madaxweyne Xasan Sheekh kaga dhawaa qay Koonfur Galbeed.

G/dhexe Nuur oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa she egay in guutadiisa ay gacanta ku hayso qeybo badan oo dhulka Shabeellaha Hoose, ayna u diyaarsan yihiin howl-galada xoreynta deegaanada maamulka Koonfur Galbeed.

"Dhaq-dhaqaaq xoogan ayaa ka wadna gobolka, waana u diyaarsanahay in nimankaas la dirirno oo arrintaas in wax badan ka badalno oo agteena ku hadhsan meelkasta oo ay galaana laga daba-galo,” ayuu yiri.

Taliyaha ayaa sidoo kale waxa uu ka warbixiyay howl-galadii u dambeeyay ee ay ku jabiyeen kooxda Al-Shabaab, kuwaasi oo lagu burburiyay maxkam ada-beenaadkii ay kooxda gobolka ku laheyd, oo ay ugu yeeri jireen dadka.

"Anaga guutada 14-ka October ururkeeda 14-aad waxaa burburinay maxkamado ay dadka ugu yeeri jireen dadka shacabka ama ganacs atada ama beera leyda ay Xamar ka wacaan ama Marka iyo Shabee llaha Hoose ka wacaan,” ayuu yiri.

Waxa uu intaas kusii daray "Bulshada niyad ah aan sida ay ahaan jirtay dhowr billood ka hor hadda ma aha. Dadka Shabeellaha Hoose ku nool 60% ma adama uusan kacdoon shacab ka bilaaban haddana waxay diyaar u yihiin in ay ciidanka la howl-galaan oo xogtii bixiyaan. Su’aalaha soo noq-noqonaya waa damaanad-qaadkii ayaa nagu yar, howl-galkii ma socdo laakiin waa dad u diyaarsan inay argagixisada la-dagaalan.”

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxa muud oo ku sugan Baydhabo ayaa sheegay in dha waan lasoo afjarayo Shabaab-ka ka dagaalamaya Galmudug iyo HirShabeelle, islamarkaana wajiga lab aad ee dagaalka kooxda ay dowladdu ka bilaabi do onto Koonfur Galbeed.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in dag aalkaan laga soo bilaabi doono xadka Itoobiya, lana wadi doono illaa badweynta Hindiya, si loo dhamee yo Shabaab-ka dhulkaas ku sugan.

Sidoo kale waxa uu sheegay in dowladdu ay diya arisay ciidan xoog leh oo isku filan una diyaarsan in ay kooxda Al-Shabaab ka xoreeyaan dalka inta ay ka joogaan.

Howl-galada dagaal ee ka dhanka ah Al-Shabaab ayaa muddooyinkii dambe dardar xoogan ku socday, ayada oo kooxda lagu gaarsiiyay jab xoogan, islama rkaana lagala wareegay deegaano horleh oo sanado badan ku jiray gacantooda.

Idris Elba & Sabrina Dhowre oo taagero u raadin aya dalal ay kujirto Somalia

Jilaaga Idris Elba iyo xaaskiisa Sabrina Dhowre ayaa ugu baaqay ganacsatada iyo hoggaamiyayaa sha siyaasada inay taageero dheeri ah siiyaan wad damada ugu saboolsan adduunka qaab maalgashi ah halkii ay deeq gargaar ah ka siin lahaayeen.

Xafladdii furitaanka shirka sana dlaha ah ee Madasha Dhaqaalaha Adduunka (WEF) ee Davos, ayaa Idris iyo Sabitina lagu abaal mariyay shaqada ay ka qabte en ilaalinta deegaanka, cuntada iyo isbeddelka cimi lada.

Sabrina Dhowre ayaa soo bandhigtay dhibaatoo yinka dhanka cunnada ah ee ka jira Soomaaliya, Haiti, Sudan iyo waddamo kale, iyado si gaar ah diir adda u saaray dhibaatada heysata beeraleyda yar yar ee aan helin agabkii ay u baahnaayeen. "Waxaan halkan u joognaa in aan iftiiminno dhibaatooyinka heysta dadka iyo dalalka aan wararkooda lasoo te bin” ayay tiri Sabrina. Lamaanahan oo sidoo kale ah Danjirayaal Sharafeedka Sanduuqa Caalamiga ah ee Horumarinta Beeraha ee Qaramada Midoobay, ayaa ka codsaday ka qaybgalayaasha shir madaxeedka sannadlaha in si degdeg ah dhaqaale loogu taageero dadka ay saamaysay cunto yari iyo isbeddelka cimi lada.

"Dadka saboolka ah ee adduunku kaliya ma raa dinayaan gargaar iyo deeqo, waxay raadinayaan ma algashi,” ayuu yiri Idris Elba ayaa yiri.

Xigasho voa Somali

Howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS oo ka had lay guulaha ciidanka dowladda Soomaa liya ka gaareen dagaalka Shabaab

Taliska ciidamada howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS ayaa bogaadiyay guul aha ciidamada xoogga dalka Soo maaliyeed iyo kuwa dadka deegaa nka ay ka gaareen howlgalada ka socda deegaana da maamulka Galmudug ee Al-shabaab looga saaray degmooyinka Xarardhe ere, Ceeldheer iyo Galcad oo ka kala tirsan gobolada Mudug iyo Galgaduud.

Ergayga gaarka ah ee guddoomiy aha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna madaxa howlgal ka ciidanka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Maxamed Al-Amiin Sou ef ayaa sheegay iney ku far axsan yihiin guulaha la taaban karo oo ay gaareen cii danka Soomaaliya, isagoona xusay in ATMIS iney sii wadi doonto taageeradooda ku aadan ciribtirka Urur Al-shabaab iyo dardargalinta howlgalada dalka looga saarayo.

"Howlgalka ATMIS waxuu sii wadi doonaa inuu bi xiyo taageerada loo baahan yahay si loo gaaro Soo maaliya oo ka caaggan argagixisanimada iyo falalka la xiriira” ayuu yiri Danjire Souef oo ah Madaxa howl galka ciidanka Midowga Afrika ATMIS.

Danjire Souef ayaa sidoo kale sheegay in ciidan ka Midowga Afrika ee ATMIS ay ka go'an tahay in doorkooda ka qaataan howlgalada Shabaab looga sa arayo guud ahaan dalka Soomaaliya, si deegaanad aasi loo gaarsiiyo adeega dowladeed.

"Shabaab way jabeen, inaga oo garabsaneyna wa laalaheena Soomaaliyeed waan sii wadi doonaa ina an argagixisada khawaarijta ah ka saarno Soomaal iya si ay shacabku u helaan amni, xasillooni iyo nab ad, kuwaas oo muhiim u ah horumarka bulsho iyo kan dhaqaale” ayuu yiri Madaxa Ciidanka howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS Danjire Souef.

Hadalkaan kasoo baxay Taliska Midowga Afrika ee ATMIS ayaa imaanaya, iyadoo ciidamada dowla dda oo garab ka helaya dadka deegaanka ee loo yaq aano macawiisleey ay Al-shabaab kala wareegeen deegaano iyo degmooyin badan oo ay maamulayeen in ka badan 10 sano, kuwaas oo ka tirsan gobolada Hiiraan, Shabeellaha Dhexe Galgaduud iyo Mudug.

Japan oo Somalia & dalal kale ugu deeqday Mallaayiin Dollar

Dowladda Japan waxay sheegtay inay 130 mill ion oo Dollar ku wareejisay Barnaamijka QM ee Cunt ada Adduunka (The United Nations World Food Prog ramme WFP) si loogu Taageero dadka aadka u nu gul ee ku nool 37 Wad dan oo ku yaalla Africa, Bariga Dhexe iyo Asia oo ay ka jiraan xaallad Mac luul.

Lacagaha ay Dowladda Japan ku wareejisay Hay’ adda WFP ayaa loo qoon deeyey sidatan:

¤ Dalka Ukraine waxa uu saami ahaan u helay in ka badan 19.1 million oo Dollar

¤ Dalka Afgaanistaan 12.4 million oo Dollar

¤ Dalka Myanmar 13.9 million oo Dollar

¤ Dalka Somalia lacag dhan 5 million oo Dollar oo loo adeegsan doono Gargaarka Degdega ee Cun tada Kaalmada ee la siinayo Dugsiyada, iyadoo ay taagan tahay Qalalaasaha Abaaraha.

¤ Dalka Itoobiya lacag dhan 3.9 million oo Dollar oo ay WFP u adeegsan doonto Naf-badbaadinta ee daaweynta Nafaqaynta we carruurta mogul, Haween ka Xaamilada, Naas-nuujinta haweenka ay waxyeel ada ka soo gaartay Colaadii dhawaan ka dhacday Waqooyiga Ethiopia.

¤ Dalka Yemen waxay Deeqda Japan ee la soo marsiiyey Hay’adda WFP ka heleen 6 million oo Dol lar oo lagu Taageerayo dadka nugul ee ku nool dalk aasi oo ay Colaadaha halakeeyeen, xilli ay Qiimaha Cuntada sare u kacern.

Dhanka kale, Agaasimaha WFP ee Xafiiska Xirii rada Japan, Naoe Yakiya waxay sheegtay inay Taa geerada Dhaqaale ee Japan timid, xilli aad loogu ba ahnaa, iyadoo carrabba ku dhufatay in Qaaraankaasi badbaadin doono, isla markaana wax ka bedeli do ono Nolosha inta badan dadka nugul ee ku jira xaa llad nololeed oo khatar ah.

Ruto Oo Shaaca Ka Qaaday Xog Ku Saabs an Dil Loo Qorsheeyay Guddoomiyihii Doorashada Kenya

Madaxweynaha Kenya, William Ruto ayaa jeedi yay eedeymo ku aadan la qorsheeyay in la afduubto isla markaana la dilo guddoomiyaha guddiga door ashada xilli ay socotay doo rashada madaxweyn aha ee la shaaciyay sanadkii la soo dhaafay.

Mr Ruto ayaa ku guule ystay doorashadaas la qa btay bishii August ee sanadkii 2022, wuxuu helay co dad gaarayay boqolkiiba 50.5, muran iyo buuq ayaa xilliggaas hareeyay xaruntii lagu tirinayay codadka.

Xilliggaas guddoomiyaha guddiga doorashada Kenya, Wafula Chebukati wuxuu sheegay in shaqa diisa uu qabsanayay balse loo hanjabay.

"Waxaan la soconnaa inay jireen isku dayo toos ahaa oo lagu afduuban rabay Mr Chebukati si loo dilo, howsha guddigana loo curyaamiyo, hanjabaadu hu waxay ahaayeen kuwo aad u xun”.

Ruto ayaa hadalkan jeediyay xilli aqalka madaxt ooyada uu kulan la lahaa guddiga doorashada.

Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka Sergei Lav rovoosheegay iney jirin qorshe dhab ah oo la soo bandhigay oo ku saabsan nabadda Ukraine

Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka Sergei Lav rov ayaa sheegay iney jirin qorshe dhab ah oo la soo bandhigay oo ku saabsan nabadda Ukraine, iyo wax wadahadal ah oo khuseeya arrimaha amniga Ruushka uu walaaca ka qabo.

Lavrov wuxuu sheegay qorshaha nabadeed uu haatan damacsan yahay Volodmyr Zelenesky uu gabi ahaantii yahay mid aan macquul ahayn, balse Ruushka uu diyaar u yahay inuu ka jawaabo dadaallada nabadeed oo la taaban karo haddii ay dhanka reer galbeedka ka yimaa ddaan.

Wuxuuna Washington ku eedeeyeyiney Ukraine si dadban uga dagaallameyso, isaga oo ku baaqay gaashaan buurta NATO iney la laabtaan qaab dhismeedka militarI ee ay gudaha dalkaasi ka fuliy een.

Lavrov wuxuu sida oo kale ee ka dig ay Moscow iney qaadeyso tallaabbo uu san carabbaabin haddii ay sweden iyo Finland ay ku biiraan gaashaan buurta NATO.

Wiil Uu Dhalay Madaxweyne Afrikaan Ah Oo La Xiray Kadib Markii Uu Iibsaday Diyaarad Qaranku Leeyahay

Wiil uu dhalay madaxweynaha dalka Equatorial Guinea ayaa la xiray kadib markii looga shakiyay in uu si sharci darro ah u iibsaday diyaarad ay leedahay shirkadda diyaaradaha qar anka.

Warbaahinta dowladda ayaa ku warrantay in Ruslan Obiang Nsue la gu tuhmay in diyaarad qaadda 74 qof uu ka iibsaday shirkad laga leey ahay jasiiradaha Canary.

Baaritaan ayaa la sameeyay sanadkii lasoo dha afay markii la waayay diyaaradda xilli dayactir joogta ah looga sameynayay dalka Spain.

Eedeysanahan ayaa maamuli jiray shirkadda duulim aadka qaranka ee Equatorial Guinea, oo ah dal si adag ugu jira gacanta qoyska madaxweyne Obiang Nguema oo taladad hayay 43 sano.

Madaxweyne Ku Xigeenkii Gambia Oo Geeriyooday

Madaxweyne ku xigeenka Gambia, Badara Alieu Joof ayaa ku geeriyooday dalka Hindiya, sida uu sha aciyay madaxweyne Adama Barrow.

Badara Alieu Joof ayaa maalmo yar xanuunsanaa inkasta uusan madaxweyne Barrow xaqiijin in Hind iya uu xaalad caafi maad u joogay.

Madaxweyne ku xigeenka Gambia in muddo ah laguma arkin fagara ayaasha, sida uu ku soo warram ayo weriyaha BBC ee ku sugan caasimadda Banjul.

Madaxweyne Barrow ayaa madaxweyne ku xigeen u soo xushay doorashadii uu ku guuley stay markii lab aad bishii December 2021-kii.

TAALIBAAN OO GOOB FAGAARO AH XUKUN KULA FULISAY 9 QOF

Maxkamadda Imaaradda Islaamka ee dalka Afgaanistaan ee ku taalla magaalladda Khand ahaar ee Koonfurta dalkaasi waxay Xukun Jeydal ah ku fuli say 9 qof oo lagu soo oogay inay geysteen Dem biyada kala ah Sineysi iyo Tuuganimo.

War Saxafadeed ka soo ba xay Maxkamadda Raf caan ka ee Gobalka Khanda haar waxaa lagu shee gay in Dadweyne aad u badan isugu yimaadaan Gar oonka Ciyaaraha ee magaala da Khandahaar, halka asi oo lagu fuliyey Xukunka xadka ee 9-ka Eede ysane.

Dhanka kale, Ilo-wareedyo Rasmi ah ayaa shee gay in Maamulka Imaarada Islaamka ee Afgaanist aan ay Xukun Tacsiir (Jaydal) ku fuliyeen Nin iyo Na ag goob Fagaare ah oo ku taalla Gobalka Badakh shan ee W/Bari ee dalkaasi.

Eedeysanayaashaasi ayaa waxaa lagu helay arrimo ka baxsan Guurka.

Qalinka: Ustaad Nuuradin Abuukar

Laba WASIIR oo sare iyo 15 qof oo kale oo shil diyaaradeed ku geeriyooday

Diyaarad Helicopter ah oo ku dhacday deeg aanka Kyiv ayaa dishay 17 qof, oo ay ku jiraan wasi irkii arrimaha gudaha ee Ukraine iyo labo carruur ah, sida ay sheegeen mas ’uuliyiinta Ukraine.

Wasiirka arrimaha gudaha Denys Monastyrskyi, ku xigeenkiisa Yevhen Yenin iyo xoghayihii gobolka ee wasaaradda arrimaha gudaha Yurii Lubkovych ayaa ka mid ahaa dadka ku dhintay shilkan, sida uu sheegay Ihor Klymenko, madaxa booliska qaranka ee Ukraine.

Sagaal ka mid ah dadka dhintay ayaa la socday diyaaradii helicopter-ka ee ku burburtay Brovary, oo ah xaafad bari ka xigta caasimadda Ukraine, sida uu sheegay Klymenko.Ilaa hadda ma jiro wax war ah oo ku saabsan in shilkaasi uu ahaa shil iyo in uu ka dhashay dagaalka Ruushka ee socda ku dhawaad 11-ka bilood.

22 qof ayaa sidoo kale ku dhaawacmay oo ay ku jiraan 10 carruur ah.

Dhacdo tan lamid ah ayaa sidoo kale todobaadkan ka dhacday dalka Nepal, kadib markii diyaarad ay saarnaayeen illaa 72 qof ay ku burburtay meel u dhaw garoon diyaaradeed oo ku yaalla bartamaha dalkaas, waxaana ku dhintay 68 qof, ayada oo la waayey 4 kal.

Diyaaraddaas Yeti Airlines ayaa kasoo duushay magaalada Kathmandu, waxay ku wajahneyd magaalada dalxiiska ah ee Pokhara.

Diyaaradda ayaa burburtay xilli ay dageysay isla markaana dab ayaa qabsaday.

Maxay Tahay Sababta Ay Isku Casishay Guddoomiyihii Maxkamadda Ugu Sarreyso Itoobiya?

Guddoomiyaha maxkamadda ugu sarreysa dalka Itoobiya, Meaza Ashenafi iyo ku xigeenkeeda Solom on Areda ayaa si lama filaan xilkii isaga casilay.

Ma aysan sheegin sababta ay isku casileen.

Meaza Ashenafi oo horey ugu ololeyn jirtay arrimaha haweenka ayaa sanadkii 2018 loo magacaabay xilkan, waxaana loo arkay tallaa bo is bad dal ah oo uu wad ay Abiy Axmed mar kii uu xilka qab tay.

Tan iyo dabayaaqadii 1980s waxay aheyd garsoore ka tirsan maxkamadda sare ee Itoobiya, waxay mar kii dambe sameysay urur ay ku mideysan yihiin haw eenka qareenka ah ee Itoobiya si ay u caawiyaan haweenka u baahan adeegyada sharciga ah.

Meaza Ashenafi waxay ku lug laheyd kiis caan ahaa oo xitaa lagu soo bandhigay filimka Hollywood-ka ay soo saare ka aheyd Angelina Jolie

Golaha baarlamaanka Pakistan oo uu hoggaamiyo xisbiga Raysal wasaarihii hore Imr an Khan oo la kala diray.

Golaha baarlamaanka ee gobolka Khyber Pakhtun-khwa ee dalka Pakistan, oo uu hoggaamiyo xisbiga Raysal wasaarihii hore ee dalkaasi Imran Khan, ayaa la kala diray.

Tallaabbadan ayaa sii kordhin aysa qalalaasaha siyaasadeed ee dalka ka jira, gobolkan ayaa noqo naya kii labaad oo tallaa bbo noocaasi ah qaado.

Pakistan ayaa waxaa hare eyay qalalaase siyaa sadeed tan iyo markii xilka laga tuuray bishii April Cimraan Kha an, ka dib marki codka kalsooni da loo qaaday.

Golaha baarlamaanka ee gob olka Punjab ayaa la kala diray Axaddi hore.

Dastuurka Pakistan ayaa dhigaya in doorashada cusub ee labada gole sharci-dejin lagu qabto saddex bilood guda hood.

Cimraan Khaan, oo haysta taageerayaal aad u ba dan, waxa uu ku andacoona yaa in lagu riday shir qool uu Maraykanku soo malee gay balse ma uusan keenin wax caddayn ah oo uu sheegashadiisa ku xoojinayo.

Dowladaha Itoobiya iyo Imaaraadka oo ku heshi iyey mashruuc cadceedda koronta looga dhal inayo.

Dowladaha Itoobiya iyo Imaaraadka ayaa ku hesh iiyey mashruuc cadceedda koronta looga dhalin ayo.Masruucan korontadaha qorraxda looga dhal inayo oo ay ku kaceyso miisaaniyad dhan 400 mal yan oo doolar oo ay Imaaraadka maalgelineyso dee gaannada Itoobiya oo laga hirgelinayo waxaa ka mid ah Soomaalida iyo Cafarta.

Waxaana deegaannadaasi laga dhalinayaa tam ar gaareyso 400 oo mega wat.

Wasiirka maaliyadda Itoobiya oo warbaahinta dalk aasi la hadlay wuxuu sheegay ‘mashruucan inuu qa yb ka yahay heshiisyada iskaashi oo ay labada dhi nac qalinka ku duugeen Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Isu tagga Imaaraadka Mohammed bin Zayed Al Nahyan.

Mashruuca dhismahiisa waxaa hirgelineyso shirkadda weyn ee Tamarta oo laga leeyahay dalka Imaaraadka ee ‘Masdar.’

Guud ahaan mashruuca Imaraadka ay ka fulin eyso Itoobiya oo ay qorraxda koronta uga dhalineyso ayaa celcelis ahaan soo saaraya koronta dhan 4,000 oo mega wat.

Shirkadda weyn ee dhinaca teknooloojiyada ee Microsoft oo sheegtay iney shaqada ka Cayrinayso shaqaale gaaraya 10,000

Shirkadda weyn ee dhinaca teknooloojiyadda ee Microsoft ayaa sheegtay iney shaqada ka dhimeyso shaqaale gaaray 10,000.

Shaqo dhimidda ay shirkaddu shaqaalaheeda ku dimeyso ayaa saameyn doonto 5% shaqaalaha ay shirkadda caalamka ku leedahay saameyneyso.

Sida oo kalana shirkaddu waxay sheegtay iney dhim eyso $1.2 balyan oo doolar kharashka shirkadda howlaheeda ku baxayey.

Wargeyska Financial Times waxay sheegtay shirkadda Microsoft iney tahay shirkad weyn oo bala ayiin doolar dhaqaalaheeda uu yahay oo dhanka teknooloojiyadda gaar ahaanna Arteficial Intelleg ence ku dheereyso.

Nin xaaskiisa madaxa ka gooyey oo 7 sano xabsi ah lagu xukumay dalka Iran

Garsoorka dalka Iran ayaa sheegay nin xaaskiisa madaxa ka gooyey oo ay da’diisu tahay 17 jir in lagu xukumay 8 sano oo xabsi ah.

Sawirrada Sajjad Xeydari oo sita madaxa Muna ee Ahvaz oo loogu yeeray ‘dilka sharafta’ oo dhacay sanadki hore ayaa sababay caro baahsan.

Afhayeen u hadlay garsoorka Iran ayaa sheegay in xukunka la dabciyo iney ka dhalatay waaliddiinta Muna oo cafis u fidiyey wiil gabadhooda dilay halki ay dalban lahaayeen in Sajjad lo



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip