HALKAAN KA AKHRISO:- WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 15-KA JANNAAYO 2023-KA

0
Sunday January 15, 2023 - 09:11:16 in Wararka by
  • Visits: 365
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 15-KA JANNAAYO 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Safiiro Cusub

Madaxweynahaamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wa rqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay sa fiirrada cusub ee dalalka, Faransiiska, Netherlan ds iyo Slovakia ee loo soo magacaabay Sooma aliya.

Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada

Qaranka ayaa Madaxeweynuhu kaga guddoomiye waraaqaha Aqoonsiga Danjireyaasha kala ah, Mudane Arnaud Suquet Safiirka cusub ee dalka Faransiiska ee Soomaaliya, Mudane Maarten Bro uwer Danjiraha Cusub ee Boqortooyada Netherla nds iyo Marwo Katarina Zuffa Leligdonova oo ah Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Slovakia u fadhin doonta dalkeenna.

Danjireyaasha ayaa Madaxweynaha la wadaa gay farriimo ay ka sideen Boqorrada iyo hogga anka dalalkooda, iyagoo soo bandhigay dadaalka ay ku bixin doonaan adkaynta xiriirka taariikhiga ah ee ay la wadaagaan Dowlada iyo Shacab ka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Danjireya asha ayaa si gaar-gaar ah uga wada hadlay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga ay Dowladda Federaalka Soomaaliya la leeyihiin dalalkoodu, waxa uuna xusay ahmiyadda ay leeda hay in ay xoojiyaan garab istaagga dowladda So omaaliya iyo shacabkeeda, si guul looga gaaro dowlad-dhiska iyo horumarinta dalka.

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo meel-mar iyay Hindise Sharciyeedka Cun aqaba taynta Maaliyadeed ee Cayiman

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarl amaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Shalay ka lfadhiga labaad kulankiisa 10-aad ku yeeshay xarr uunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho.

Kulanka ayaa waxaa guddo om iyay Guddoomiye ku-xi geenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdul laahi Cumar Abshiroow .

Ajendaha kulanka ayaana ahaa:

1.Akhrinta 2-aad ee Hindise Sharciyeedka Cunaqabataynta Maaliyadeed ee Cayiman

2.Akhrinta 1-aad Hindise Sharciyeedka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka.

3.Akhrinta 1-aad ee Hindise Sharciyeedka Aqoons iga iyo Diiwaangalinta Dadweynaha.

Ugu horreyn, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Gudaha Xildhibaan Maxamed Cali"Xagaa’ ayaa Xildhibaannada Golaha Shacabka ka hor akhriyay Akhrinta 1-aad ee Hindise Sharciyeedka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad sugidda Qaranka.

Intaasi kadib, Xildhibaannada ayaa aragtiyadooda ka dhiibtay Hindise Sharciyeedka Hay’adda Sirdo onka iyo Nabadsugidda Qaranka, kadib Guddoomi ye ku-xigeenka 2aaad ee golaha shacabka ayaa xogheynta Golaha faray in sharcigaan lagu war eejiyo Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamulada Gobollada iyo Amniga ee Golaha si ay ugu soo diyaariyaan akhrinta labaad ee sharcigaaan.Sidoo kale, Xildhibaannada ayaa dood adag ka yeeshay Akhrinta 2-aad ee Hindise Sharciyeedka Cunaqab ateynta Maaliyade ed ee Cayiman.

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha shacabka BJFS ayaa cod galiyay sharcigaaan waxaana u codeeyay 140 Xildhibaan waxaana diid ay 3 xildhibaan wax ka aamusayna majiro.Intaas kadib Wasiirka Wasaaradda arimha Guda ha XFS



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip