Maamulka Webka WWW.MOGTIMES ONLINE.COM waxaa uu Bahda ku Taxan WWW.MOGTIMES online.com uu leeyahay HAMBALYO Hambalyo SANNADKA CUSUB EE MILADIGA 1-1-2023-

0
Sunday January 01, 2023 - 00:00:00 in Wararka by
  • Visits: 524
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Webka WWW.MOGTIMES ONLINE.COM waxaa uu Bahda ku Taxan WWW.MOGTIMES online.com uu leeyahay HAMBALYO Hambalyo SANNADKA CUSUB EE MILADIGA 1-1-2023-

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Maamulka Webka WWW.MOGTIMES ONLINE.COM waxaa uu Bahda ku Taxan WWW.MOGTIMES online.com uu leeyahay HAMBALYO Hambalyo SANNADKA CUSUB EE MILADIGA 1-1-2023-

Dhammaan Macaamishiisa meel kasta ay ku sugaa yihiin Caalamka ayuu u Ranjeynayaa in sanadkaan kiisa kale ay ku gaaran Nabad,Caafimad-qab, Horuumar ,Barwaaqo iyo Nolol Taam ah insha Allaah Aamiin

Sanadka cusub

Heesta Sanad ka Cusub

Waan heesayaaye sanad waliba hoodiyo 
Hawl iyo dhibaatiyo wuxuu hadimo leeyahay,
 Waa laga helaayoo hadhow lagu xasuustaa,
Waa laga helaayoo hadhow lagu xasuustaa. 
Kii noo hagaagee noqo loo han weyn yahay. 

Kii noo hagaagee ahaa ahaa  noqo loo han weyn yahay.

noqo loo han weyn yahay.

+++++++++++++++++++++++++
Waan ku heybineynee ilaahay hakaa dhigo.
Sida hogol da,aysiyo habeen dhalad barwaaqa leh
Nimco la harsan dooniyo Cawa  lagu heshiiya leh
Nimco la harsan dooniyo Cawa lagu heshiiya leh
Kii noo hagaagee noqo loo han weyn yahay.
Kii noo hagaagee noqo loo han weyn yahay.
Kii noo hagaagee  ahaa ahaa noqo loo han weyn yahay 
noqo loo han weyn yahay.
+++++++++++++++++++++++
 Qaar kaa horeeyoo hodanaa na dhaafee. 
Halkii loogu mahad naqay ka habaabi maysidee. 
 Ku hadhayna dabadaa waa la hubsan doonaa. 
Ku hadhayna dabadaa waa la hubsan doonaa.
Kii noo hagaagee noqo loo han weyn yahay.
Kii noo hagaagee noqo loo han weyn yahay. 
Kii noo hagaagee  ahaa ahaa noqo loo han weyn yahay.
noqo loo han weyn yahay.
Kii noo hagaagee noqo loo han weyn yahay
noqo loo han weyn yahay.
Dhmmaad

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip