HALKAAN KA AKHRISO: WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES EE MAANTA OO AH ISNIIN 26-KA DICEMBAR 2022-

0
Monday December 26, 2022 - 08:00:55 in Wararka by
  • Visits: 309
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO: WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES EE MAANTA OO AH ISNIIN 26-KA DICEMBAR 2022-

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray Waddo 2-sanno kahor la dhisay

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Du qa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xu seen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray dhismaha Wadda Interlock ah oo laga hirgaliyay Degmada Warta Nabadda ee gobolka Ban aadir.

Wadadan xariga la ga jaray ayaa Isku xi ra Isgooska furayaa sha iyo Isbitaal Jasiira , Wadadaan ayaa ma amulka gobolka Banaadir sheegeen in dhisma heeda iska kaashadeen bulshada Warta Nabad da iyo maamulka.

Xarigjarka kadib ayaa Duqa Muqdisho Md. Sheikh Yuusuf Madaale ayaa ugu baaqay bul shada caasimadda kunool in ay ku tartamaan ka qeyb qaadashada horumarinta degmadooda, gaar ahaan dhismaha waddooyinka, Nadaafada iyo Nabadgalyada.

Wadadan Shalay xariga ka jaray duqa Mu qdisho ayaa labo sanno kahor waxaa xariga ka jary guddoomiye kuxigeenkii hore ee maamulka iyo maaliyadda gobolka Axmed Iimaan, waxaa na dad badan isweediinayaan waxa kalifay in hal waddo labo mar xariga laga jaro.

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta oo la kulmay Guddiga Garsoorka ee Golaha Shac abka Baarlamaanka

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrima ha Diinta XFS oo kulan la qaatay Guddiga Gar soorka, Awqaafta iyo Arr. Diin ta Golaha Shac abka Baarlam aanka Jamhuuriyadda Feder aalka Soomaaliya.

Wasiir Sh. Mukhtaar Roo bow Cali ayaa Gu ddiga warbixin ka siiyay howl aha Wasaaradda u qabsoomay, kuwa socda, qorshayaasha Waxqa badka

2023, caqabadaha iyo furs adaha waxq abad ee Wasaar adda.

Kulanka Wasiirka waxaa ku wehlinayay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Mudane Xil. Saalax Shariif Sayid Cali, Agaasimaha Guud ee Wasa aradda Mudane Maxamed Xaaji Ibraahim Cali, Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Maaliyad da Md. Xasan Cabdiraxmaan Xuseen iyo Agaa simaha Waaxda Qorsheynta iyo Tababarada Md. Yusuf Xasan Maxamed

Odayaasha beesha Saleebaan ee lasoo heshiiyey Al-Shabaab oo la xiray

Ciidamada Ammaanka Galmudug ayaa goo rdhow xabsiga dhigay odayaal ka tirsan beesha Reer Xaaji Saleebaan oo Shalay saxaafadda ku la hadlay magaalada Cadaado, kuwaas oo ka soo laabtay deegaannada ay maamulaan Al-Shabaab.

Odayaashan ayaa qirtay inay heshiis lasoo galeen kooxda Al-Shabaab, laba maalin kadib markii kooxda ay soo saartay bayaan faah-faahinaya qodobada he shiiska.

Taliyaha Qeybta 21-aad General Xasan Jaa mici oo saxaafadda la hadlay ayaa yiri "Oday aasha waa la xiray, waxaana loo gudbiyay mag aalada Dhuusamareeb si sharciga loo horgeeyo cidna lagama aqbalayo in Al-Shabaab ay la tac aamusho” Guddoomiyaha Degmada Cadaado Faarax Diiriye Warsame, oo sidoo kale goobta ka hadlay ayaa yiri” Odayaasha Shalay hadlay waa dambiilayaal, tallaabo ayaana laga qaada yaa xitaa wariyaashii wareystay cadaaladda ay aa la hor keenayaa.”

Dowladda Soomaaliya ayaa horey u mamn uucday in wax macaamil ah lala sameeyo koo xda Al-Shabaab, iskaba daa in heshiis lalal soo galee, waxayna ballan-qaaday in tallaabo laga qaadi doono ciddii sidaas sameysa.

Shirkii jaraa’id ee ay Shalay qabteen ayey odayaasha Slaeebaan ku beeniyeen inay la sha qeeyaan Al-Shabaab, balse waxay qirteen inay ugu tageen arrimo xal raadin ah.

Xogta dagaalkii Qaayib iyo khasaare culus oo labada dhinac soo gaaray (War bixin)

"Oday dhaqan waxaa xalkiisu yahay mee shii dadka shacabka ah wax ka galaan inuu ga lo, sidaas ayaan annaga ku galnay. Shabaab ma nihin, siyaasiyiina ma nihin,” ayuu yiri Nab adoon Cali Yare Axmed Xayle oo kamida oday aasha heshiiska lasoo galay Al-Shabaab.

Sidoo kale wuxuu tilmaamnay in heshiiska ay la galeen Al-Shabaab kusoo daayeen illaa 67 qof oo maxaabiis ahaan ay u heysteen Al-Shabaab, sidoo kalena ay kasoo fasaxeen gaad iid fara badan.

"Annagu 67 qofood ayaan keenay, gaadiid kii Saleebaan oo afar bilood xayir naa Shalayda an-bey dareerayeen kullig ood,” ayuu sii raaci yay Nabadoon Cali Yare Axmed Xayle.

Wasaaradda Maaliyadda Oo Soo Bandhigt ay Qorsheyaasha Dhaqaalaha Iyo Maaliyadda 2023.

Waxaa Shalay lagu qabtay magaalada Muq disho munaasabad ay soo qabanqaabisay Was aaradda Maaliyadda Soo maaliya oo looga had layay arrimaha mudnaanta u leh Dhaqaalaha iyo Maaliyad da Dalka ee sanadkaan 2023.

Shirkaan ayaa diiradda la gu saaray qorshayaa sha ahmiyadda u leh dib-u-h abeynta dhaqa alaha Soomaaliya iyo hann aan ka Maaliyadda iyo kicinta dakhliga gudaha dal ka. Kulanka ayaa sidoo kale lagu lagu soo ban dhigay sida ay muhiim u tahay in Xukuuma dda Federaalka Soomaaliya ay sare u qaado ka qey bgalka dadweynaha ee Miisaaniyadda Do wladda si ay aragto ugu dhiibtaan inta aan la mee lmarin.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Xukuu ma dda Federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamu ud Nuur oo kukanka hadal ka jeediyay ayaa sha raxay qorsheyaasha Wasaaadda Maaliyadda u yaalla sanad kaan 2023 ay doonayaan in xoog gaa lagu saaro horumarinta dhaqaalaha iyo xo ojinta dib-u-habaynta hannaanka Maaliyadda.

Wasiirka ayaa sidoo kale hoosta ka xariiqey muhiimada ay sanadkaan u leedahay Wasaar adda Maaliyadda xoojinta hufnaanta Maamulka Maaliyadda iyo isla xisaabtanka taasi oo uu she egay in ay muhiim u tahay sare u qaadidda dak hliga Dowladda iyo maamul wanaagga.

"Waxa aan Shalay ka qayb galay kulan gaar ah oo Wasaaradda Maaliyadda ay u qabatay qa ar ka mid ah dadweynaha, kulan kaas oo lagu soo bandhigayay qorshayaasha muhiimadda u leh Wasaaradda Maaliyadda Sanadka 2023.

Munaasabaddaan waxa aan diiradda lagu saar nay qorshayaasha mudnaanta gaarka ah inoo leh sida dib-u-habeynta dhaqaalaha Soomaa liya, hannaanka Maaliyadda iyo kicinta dakhliga gudaha dalka. Ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya.

Waxa sidoo kale kulanka haddlo taabanayay Horumarinta dhaqaalaha dalka iyo dib-u-habe ynta hannnaanka Maaliyadda ka jeediyay Was iiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Marwo. Raaxo Maxamuud Janaqow, Wasiir ku xigeen ka Wasaaradda Maaliyadda Cabdiqafaar Cilmi Xaange, Guddoomiye ku xigeenka Bangiga Dhexe ee Soomaaliya Cali Yaasin Sheekh, Gud doomiye Ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyad da Gobolka Banaadir Ciise Guure, Agaasimaha Guud ee Guddiga Dhaqaalaha Qaranka, Agaas imaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Salee baan

Taliban ayaa soo saartay amar haweenka Afgaanistaan looga mamnuucay in ay u shaqe eyaan hay’adaha aan dowliga ahayn.

Hoggaamiyaasha Islaamiga ah ayaa sheeg ay in haweenka u shaqeya hay’daha samafalka ay baal mareen habka lebiska Islaamka oo aan ey xijaab xiran.

Wareegtadan ayaa kusoo beegmaysa maa lmo un kadib markii haweenka ardayda ah laga mamnuucay Jaamacadaha.

Q/Midoobey ayaa cambaareysay tallaabadaasi iyadoo ku tilShalayy mid xadgudub ku ah xuq uuqda aas-aasiga ah

Madaxweynaha Jubbaland oo Wasiirka Difaaca Kenya kala hadlay howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubba land Axmed Maxamed Islaam ayaa Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ku qaabilay Wasiirka Difaaca Kenya Aadan Barre Ducaale oo booqa sho iyo kormeer ugu yi mid Ciidamada Kenya ee kamidka ah howlgal galka ATMIS ee ka qey bqaadanaya howlagala da dhawaan ka bilaaba naya deegaanada Jubbaland.

Masuuliyiinta ayaa ka wada hadlay diyaar garoowga loogu jiro sidii loo bilaabi lahaa how lgalka Al-Shabaab lagaga saarayo deegaanna da Jubbaland iyo tageerada Ciidamada Dowla da Kenya ee ka midka ah howlgalka ATMIS ee qeybta ka ah howlgallada dhawaan bilaabanya.

Madaxweynaha iyo Wasiirka ayaa si qoto dheer u lafa guray sidii looga wada shaqayn lah aa amniga xuduudaha mudada ay socdaan how lgaladan iyo sidii loo dardar gelin lahaa.

Wasiirka Difaaca dalka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa booqan doona Xarumaha Ciida mada Kenya ee howlgalka ATMIS kaga sugan yihiin gobolka Jubbada Hoose, isaga oo saraaki isha kala hadli doona habka loo bilaabayo ho wlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab


Maxaa ka jira in ILHAAN loo diiday inay tagto Boosaaso?

Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Gola ha Wakiilada Maraykanka ayaa been-abuur ku til Shalay war la faafiyey oo ahaa in laga hor ista agay socdaal ay ku te gi lahayd Boosaaso.

Xildhibaan Ilhaan Cu mar ayaa waraysiga gaar ka ah ee ay siisay BBC-da ku sheegtay in ay waxba kama jiraan yihiin wararka ku saabsan in laga hor istaagay Boo saaso.

"Warkaas waxbo kama jiro, waan xiisaynay ay in aan Boosaaso tago se wakhtigaa aad iigu yaraaday, waanan rajeynayaa in marka danbe ee aan soo laabto aan Boosaaso gaadho,” ayay tiri Ilhaan oo ku sii jeeday Muqdisho.

Ilhaan ayaa intii ay Puntland joogtay, waxay la kulantay qaar kamid ah mas’uuliyiinta Puntl and oo uu kamid yahay madaxweyne Deni, ode yaasha dhaqanka iyo bulshada qeybaheeda ka la duwan, kuwaas oo ay kala hadashay arrimo kala duwan.

"Waxaan u imid in Puntland soo booqdo wa khti badan baa iigu danbaysay, in qoyskaygii aan soo booqdo, meelaha xaal u marayana aan waraysto,” ayay tiri Ilhaan.

Ilhaan ayaa intii ay ku gudo jirtey safarkeeda waxa ay la kulantay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdillaahi Deni, wasiirrada, xildhibaanna da iyo odoyaasha dhaqankaba qaar ka mid ah.

Ilhaan waxay ku guuleysatay kursiga gobolka Minnesota ee Kongreska bishii November 2016 markii u horraysya, iyadoo noqotay mid ka mid ah labada hablood ee Muslimka ah ee ugu horr eeyay abid oo loo doortay aqalka Kongreska Mareykanka.

Qoyskeeda ayaa markii hore yimid Mareykanka iyagoo qaxooti ah, waxayna noqotay haweene ydii ugu horreysay oo xildhibaan ka noqoto Kon greska iyadoo xiran xijaab.

Waxaa horay loogu eedeeyay falal Yuhuud-Naceyb ah kaddib markii ay ka hadashay Isra’iil iyo kooxaha u ololeeyo dalkaas.Waxaa xitaa dhaliilay xubno ka tirsan xisbigeeda Dimuqraadi ga kadibna raaligelin ayay ka bixisay waxayna sheegtay "inay qaadatay dhaleeceynta casha rna ay ka baratay ".

Ilhaan ayaa sidoo kale ka hadashay falalka Islaam neceybka ah ee lagula kaco Muslimiinta, xili ay ka falcelineysay hadal uu soo qoray xubin ka tirsan xisbiga Jamhuuriga isaga oo ku dhaj iyay sawir muujinaya daarihii Twin Towers oo gubanaya.

Booliska ayaa ku xiray nin 55 jir ah gobolka New York, kaddib markii lagu eedeeyay inuu xa fiiskeeda ku dhajiyay sawir loogu handadayo dil kaas oo uu ku sheegay inay tahay "argagixiso”. Isha Warka:- BBC

Wasiirka warfaafinta XFS oo Tripoli kaga qeyb galay shir looga hadlay arrimaha Soom aaliya

Wasiirka warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda federaalka Soomaaliya,Md. Daa’ uud Aweys Jaamac oo khubad ka jeediyay shi rka Wasiirada Warfaafinta Ururka Jaamacadda Carabta oo ka dhacay magaalada Tripoli ee da lka Libya ayaa ka warbixiyay xaaladda Soomaa liya, gaar ahaan guulaha laga gaarey dagaal ka lagula jiro Khawaarijta.

Wasiirka ayaa ka sheegay Shirka in mad axweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaa liya, Md.Xasan Sheekh Maxamuud muhimaddi isa 1aad ay tahay Khawaarijta magaca Diinta Isl aamka wasaqeynaya laga ciribtiro dalka, si sha cabka Soomaaliyeed ay uga xoroobaan tacad diyada ay kala kulmaan arxanlaaweyaashaasi.

"Waxaa dagaalkaasi najaxay ee guulaha la ga gaarey ay Soomaaliya ku wajahdey saddex dhinac oo muhiim ah, kuwaas oo kala ah. Milate riga, xanibaadda dhaqaalaha argagixisada iyo dhanka fikirka”, ayuu yiri Wasiirka.

Sidoo kale, Wasiir Daa’uud Aweys ayaa ho osta ka xariiqay in warbaahinta Soomaaliya ay kaalin buuxda ka qaadaneyso dagaalka dhanka fikirka ee argagixisada looga soo horjeedo.

Wasiirka ayaa hadalkiisa intaa ku daray, in dunida Carabta ay si weyn saameyn ugu yeela nayaan wararka beenta ah iyo kuwa marin hab aabinta oo inta badan ay isticmaalaan kooxaha argagixisada ama kuwa diiddan deganaan shaha.

Waxaa uu ugu dambeyn Wasiirka ugu baaq ey Ururka Jaamacadda Carabta inuu si buuxa u taageero dagaalka ay Soomaaliya kula jirto Kha waarijta, taas oo ugu dambeyn horseedi karta in Soomaaliya ay si buuxda xasilooni u hesho, caalamk ana ay saam eyn ku yeelato, waxaana shirka magaalada Tripoli loogu aqoonsaday in ay tahay caasimadda warbaahinta dalalka xubnaha ka ah ururka Jaamacadda Carabta.

Booliiska Soomaaliya gacanta ku soo dhig ay mid ka mida 3 dhalinyaro ah oo tacadi u geystay gabar Soomaaliyeed

Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa gacan ta kusoo dhigay mid ka mid ah sadax wiil oo dhalinyaro ah oo fal tacadi ah ugu geystay deg mada Baardheere ee gobolka Gedo gabar Soo maaliyeed oo 20 sano jir aheyd, islamarkaana Muqaal ay ka duubeen ku baahiyay baraha Bul shada.

Afhayeenka ciidan ka Boo liiska Sooma aliyeed Sadi iq Aadan Cali Doodishe ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamada amaanka magaalada Mu qdisho ay soo qabteen wiilkan eedeysanaha ah ee lagu magacaabo Maxamed Cali Maxamed.

"Ciidamada amaanka waxaa u suurta gashay in gacanta ku soo dhigaan mid ka mid ah sadax dhalinyaro ah oo fal tacadi ah kula kacay gabar aad u da'yar, walibana Muqaal ay ka duubeen ku faafiyay baraha bulshada, soo qabashadiisa waxaa iska kaashaday ciidamada amaanka Ba ardheere iyo kuwa Muqdisho oo is dhaafsanaay ay xogaha eedeysanahan, waxaana sidoo kale ku raad joogna labada eedeysane ee kale oo aan kasoo qaban doono meel walba oo ay dun ida ka tagaan" ayuu yiri Afhayeen Doodishe.

Afhayeenka Booliiska Soomaaliyeed ayaa sidoo kale sheegay in eedeysanahaan ku wareejin do onaan hay'adaha garsoorka si loo marsiiyo Cad aaladda, isagoona xusay in gabadha dhibanaha ah ay ku sugan tahay gobolka Gedo ay halkaasi ku heli doonto cadaalad.

Falka tacadiga ah ee sadaxda dhal inyarada ah kula kaceen gabadha yar ee lagu magaca abo Faadumo, islamarkaana muqaal ay ka duu been ku faafiyay baraha Bulshada ayaa maal mo kooban ka hor ka dhacay magaalada Baar dheer ee gobolka Gedo, waxaana dhacdadaasi si weyn uga xumaaday shacabka Somaliyeed

Madaxweyneyaasha Maamul Goboleedyada Dalka oo siyaabo kala duwan u soo gaareen Muqdisho

Madaxweynayaasha dowlad Goboleedka Hir shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guu dlaawe) iyo Axmed Maxamed Islaam, Axmed qoorqoor iyo Lafta gareen ayaa Shalay siyaabo kala goono gooni ah ku yimaadeen Magaalda Muqdisho.

Madaxdaasi ayaa iyaga iyo wafdi ay

hoggaaminayeen Shalay qeybihii hore iyo gelinkii dambeba u soo kala gaaray Dorraad soo Shalay magaalada Muqdisho, iyaga oo kasoo ambabaxay Deegaanadooda.

Madaxweyneyaashaa ayaa waxaa iyo wafdigo oda siyaabo kala gaar ah loogau soo dhaweey ey garoonka aadan cadde internationl ee mag aalada muqdisho

u soo dhaweeyeen mas’uuliyiin ka tirsan dowl adda Federaalka iyo xubno kale, iya goo intaas kadib wafdiga u gudbay Guriga uu Muqdisho goobihii ay degayaan ee loo shoqsheeyey

War kasoo baxaya ayaa sheegay in imaash aha masuuliyitiinta maamul goboleedyada dalka ay tahay ka qeybgalka shirka Golaha Wadata shiga Qaran ee dowladda Federaalka iyo dowla daha xubnaha ka ah.

Shirkankaas oo uu iclaamiyey madaxweyna ha soomaaliya ayaa waxaa la filayaa in diiradda la gu saari doono marxaladaha dalka uu mar ayo iyadoo kulanka madaxda wadatashiga qar anka ee muqdisho ka dhacayo uu yahay mid xa saa si ah ayaa loo balansan yahay inuu magaa lada Muqdisho ka furmo dabayaaqada bi shan December, sida hore loogu shaaciyay War-mur tiyeedkii ug dambeeyey ee ka soo baxay shirka golaha wadatashiga ee Muqd isho lagu qabtay.

Madaxweyneyaasha dowlad Goboleed ka Jub baland , Puntland, Galmudug iyo Ko onfurGalb eed Lafta-gareen oo uu culeys siyaasadeed sa aran yahay ayaa soo Gaareen Muqdisho, si ay uga qeyb galaan shirka Golaha ee furmi doona.

Shirka ayaa waxaa uu kusoo aadayaa, xili Mad axweyne Cabdicasiis Xasan Max amed Lafta-gareen muddo xileedkiisa shar ciga ah uu ka dhamaaday 19-kii bishan, iya doona muddo kordhin loo sameeyay ay ka soo horjeedan Mu sharaxiinta Madaxwe ynaha K/Galbeed.


Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-Gareen Oo Magacaabay Wasiiro Cusub (Wareegto)

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxa med Lafta-gareen ayaa Habeen hore xilka qa adis ku sa meeyay xubno ka tirsanaa Golihiisa Wasiirada, isagoona magacaabay Wasiiro cusub oo bed elaya xubna haas.

Madaxweyne Lafta-gareen ay aa Digreero uu xafiiskiisa ka soo saaray waxaa uu Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Ko onfur Galbeed ugu magacaabay inuu noqdo Ca bdifitaax Cali Yuusuf oo bedelaya Wasiirkii hore ee Warfaafin ta Ilyaas Cali Nuur oo is casilay.

Ilyaas Cali ayaa isku casilay sababo la xiriira dagaalkii ka dhacay magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, wuxuuna Wasiirkii hore ee WasaaraddaKoonfur Galbeed uu Madaxwe yne Lafta-gareen ku eedeeyay inuu weeraray dadkii uu isaga matelayey.

Wasiiru-dowladaha Wasaaradda gudaha Ko onfur Galbeed ayaa waxaa loo magacaabay Ca bdullaahi Maxamed Aadan, halka Wasiir ku-xig eenka Wasaara dda shaqada iyo shaqaalaha Maamulkaas laga dhigay Cumar Cabdiraxmaan Maxam ed.

Xilka qaadista iyo magacaabista uu same eyay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdi casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa ku soo aadeysa, iyada oo uu muddo xileedkiisii dhammaaday Lafta-gareen, isagoona samee yay muddo kororsi, oo ay kasoo horjeedaan mu caaradkiisa.

Galmudug oo ka warbixiysay xarigga odaya ashii lasoo heshiiyey Al-Shabaab

Wasiirka Amniga Galmudug Maxamed Aadam Gaboobe ayaa faahfaahin ka bixiyay od aayaal Shalay lagu xiray magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud.

Wasiirka ayaa sheegay in odayaasha ay maxkamadey doonaan, "Waxay doonayeen in ay dadkeenna niyad jebiyaan, taasna deegaan kaan kama shaqeyneyso,” ayuu yiri wasiir Gabo ose.

Sidoo kale Wasiir ayaa u goodiyey dhama an dadkii kale ee odayaashaan garabsiiyey, si da weriyaashii wareystay iyo ragii dhanka gaad iidka ka taageeray.

"Odayaashaan wax dhib ah kalama aysan kulmeyn Al-Shabaab oo deegaano nabad ah ayey joogeen, ayaga ayaana aaday Al-Shab aab, markii ay baxeen waxaan cadeynay in sharciga aan marsii do ono, hadda markii ay soo laabteena ayagaaba warbaahinta la hadlay, waana soo qabanay,” ayuu yiri. Wasiirka oo wareysigaan siiyey idaa cadda dowladda ee Radio Muqdisho ayaa la weydiiyey sida uu howlgallada ka socda Galm udug u saameyn doono heshiiska ay odayaa shaan lasoo galeen Al-Shabaab.

Wuxuuna ku jawaabay, "Oday aan cidina dir san Galmudug ma metelo, waa marin habaabin wixii aad aragteen ee heshiis lama dhihi karo, cid kasta oo marin habaabintaas ka qeyb qaad atana waxaan hor gey doonaa sharciga.”

Dhanka howlagallada wuxuu sheegay in dhawaan ay qaadi doonaan guluf dagaal oo xo og leh, kadib markii Al-Shabaab looga soo adk aaday HirShabeelle.

"Galmudug, maalmo kooban ayaa lagu soo afjarayaa Shabaab-ka jooga, mar hadii laga soo go’doomiyey dhan ka HirShabeelle oo laga soo wada xoreeyey, maalmaha soo socda ayaan duulaan culus ku qaadi doonaa,” ayuu yiri wasiirka amniga Gal mudug.

Shabaab oo qarxisay mooto Bajaaj ay la socdeen dad shacab ah + Khasaaraha

Waraka laga helayo Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in miino ay dhigeen dagaalyaha nada Al-Shabaab ay Shalay la kacday mooto Bajaaj ay la socdeen shacab, xilli ay mareysay inta u dhaxeysa deegaanka Buurane iyo Mahad aay.

Qaraxa oo ahaa mid xoogan ayaa waxaa la gu aasay waddada aada deegaanka Buur-fuule oo ka tirsan degmada Mahada ay ee gobo lka Shabeelaha.

Saddex qof oo saarnayaa mootada ayaa ku geeriyooday qaraxan, waxayna kala ahaan qof dumar ah, darawalkii mooto Bajaajta waday iyo nin kale beeraley ahaa.Sidoo kale waxaa gebi ahaan burburtay mootada uu qaraxu haleelay, waxaana goobta gaaray saraakiil ka tirsan ciida mada dowladda oo dhacdadaan ku eedeeyay Shabaab.

Xaaladda goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa hadda ah mid deggan, waxaana howlgallo ka wada ciidamada dowladda oo kaashanaya ku wa ATMIS ee ku sugan halkaasi

Maalin kahor ayey aheyd markii waddadan qarax kan mid ah lagula beegsaday gaari Cabdi Bile ah oo uu la socday sarkaal lagu magacaabi jiray AUN Cabdirashiid Axmed Cabdulle oo laba xidigle ahaa, kaas oo goobta ku dhintay, isaga afar askari oo kale oo ilaalo u ahaa.

Kooxda Al-Shabaab oo haatan laga saaray Shabeelaha Dhexe ayaa inta badan weeraro dhabagal ah ku qaada ciidamada huwanta ee howlgallada ka wada gobolkaasi, waxaana mar arka qaar miinooyinka soo boodada ah ay wax yeelo kasoo gaartaa dadka rayidka ah.

Howlgallo horleh oo ka bilaawday xadka Gobollada Sh/Dhexe iyo Galgaduud

Ciidamada dowladda iyo dadkad deeganka oo iskaashaday ayaa dhaq dhaqaaqyo iyo how lgallo horleh oo ka dhan ah Al-Shabaab ka bilaa bay degaanno kuyaalla xadka kala qeybiya Go bolada Shabeellaha Dheex iyo Galgaduud.

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe oo safar dhulka uga so ba xay Degmada Aadan-Ya baal ee Gobolka Shabe llaha Dhexe ayaa socd aal ku maray degaanada iyo Tuulooyinka kala ah Alkowsar Daaru Nimca Cadaan Laxeey Nuur Dugle iyo Tuulada Cali Sa laad oo dhamaa ntood laga saaray Al-Shabaab

Guddoomiyaha oo ay wehliyaan Xildhib aano ka tirsan Baarlamaanka Sooma aliya Taliyaha Ciidamada xooga dalka Taliyaha Ciidamada lugta iyo wasiirudowlaha wasaarada Gaashaan dhiga Soomaaliya ayaa kulan dhiiragalin ah la qaatay Ciidamada dib u xureynta iyo saraaki isha Ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed

Gudoomiyaha ayaa xusay in Alshabaab laga gu uleystay lag ana xureeyey dega an adii ay ku dhi baate yn jireen Shacabka Soo maaliyeed isago xusay in adeegyada Aas aasiga laga hirgalin ayo degaanadii laga saaray Al-Shabaab

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale ugu baaqay Ciidamada dib u xureynta ineysan ka harin Al-Shabaab ilaa laga xureeyo deegan wa lbo ay kaga suganyihiin dhulka Sooma aliy eed.

Rag Hubeysan Oo Shalay La Wareegay Xar un Ay Leedahay Wasaaradda Caafimaadka Puntland

Wararka aan ka heleyno Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Xarunta Wasaaradda Caafi maadka Maamulka Puntland ee ku taalla Gob

olkaas ay la wareege en rag hubeysan oo ma leeshiyo beeleed, kuwaasi oo Shalay qab saday Xarunta Wasa aradda.

Ragga hubeysan ayaa albaabada isugu dhu ftay Xarunta Wasaaradda Caafimaadka Pun tland oo ku taalla magaalada Gaalkacyo, isla markaana joojiyay howlihii Caafimaadka ee soc day, bannaankana u soo saaray shaqaalihii ku sugnaa Xarunta.

Lama oga ujeedada ka dambeysa, balse ma almihii ugu dambeeyay ayaa waxaa isa soo ta rayay cabashooyin la sheegay inay soo gudbi nayeen bulshada mag aalada iyo eedeymo mu suq maasuq ee loo jeedinayo xubnaha ugu sar eeya Wasaa radda ee Gobolka Mudug.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Maamulka Puntland ayaan illaa iyo hadda wax war ah kasoo saarin tallaabada albaabada la isugu dhuftay Xaruntiisa Wasaaradda ku laheyd magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug ee dhanka Puntland.

Khasaaraha ka dhashay qabow daran oo kajira Mareykanka oo kordhay

Qabow daran oo baraf wata oo qabsaday inta badan Mareykankai ayaa sababay koronto la’aan ku dhacday in ka badan 700,000 oo Guri.

Sidoo kale ugu yaraan 16 ayaa ku dhintay shil alka baabuur ee la xir iira cimilada, kumanaan ka lena waa ay go’ doomiyeen sababo la xiriira baajinta duulim aadka diyaarahada.

Madaxda Mareykanka ayaa soo saaray digniin ay u dirsyaan Shacabka taas oo ah inay socodka badan yareeyaan si aysan wa

xyeelo u soo gaarin


Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo War ka soo saaray shaqaaqadii Baydhabo & baaqna diray

Golaha Wakiilada Baarlamaanka dow lad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa soo saaray bayaan ka kooban ilaa 10 qodob, kaas oo ay ku cadeynayaan mowqifkooda ku aadan xaaladda Koofur Galbeed iyo co dsi ay u jeedinayaan Dowladda fedeeralka iyo qodobo badan.

Qoraalka ay Xildhibaannada Koonfur Galbeed soo saareen ayaa waxaa ay kaga tacsiyadeyeen dadkii ku dhinteen shaqa aqadii Maalin ka hor ka dhacday Magaal ada Baydhabo, iyaga oo sidoo kale ku baa qay in la qabto doorasho xor iyo xalaal ah.

Hoos Ka Akhriso Qoraalka Xildhibaanada Koonfur Galbeed.

Rabshadihii ka dhacay Magaalada Paris oo kordhay

Waxaa sii xoogeystay rabashadaha ka socda Magaalada Paris ee dalka Faransi iska, kuwaas oo ka dhashay Nin hubeysan oo saddex qof ku dilay xarun dhaqan iyo maqaayad u dhow oo ay leeyihiin Kurdiyiinta, bartamaha magaalada Paris.

Madaxweyne Emmanuel Macron ayaa sheegay in Kurdiyiinta ay muddo ahaayeen bartilma ameed weerar, wuxuuna madaxda booliska ku amray inay la kulmaan.Wasiirka arrimaha gudaha Faransiiska Gerald Darmanin ayaa isna sheegay in qofka lagu tuhunsan yahay weerar ka ay caddahay inuu doonayey inuu beegsado ajaaniibtaToogasho dhowr ah ayaa maalin dhe xaadkii Dorraad laga maqlay waddada Rued’ Enghien, taasi oo argagax ka abuurtay dukaam ada iyo maqaayadaha ku yaalla waddadan muh iimka ah ee dhacda degmada mashquulka ba dan ee 10-aad.

Dhammaan dadka la dilay ayaa ahaa Kurdi, sida uu Reuters u sheegay qareen u hadlay xarunta dhaqanka Kurdiyiinta. Saddex qof oo kale ayaa la dhaawacay oo mid ka mid ah xaal addiisa ay halis tahay.

Waxaa qoray Ustaad Nuuradiin Abuukar

Kalluumeysato 8 sano lagu haystay Soomaaliya oo la sii daayey

14 Kalluumeysato u dhashay dalka Iran ayaa la sii daayey, kadib, markii Wada-xaajood muddo dheer socday laga galay sidii loo sii dayn lahaa Kalluumeysatadaasi oo sanadkii 2014kii laga qabtay iyagoo ka jillaabanaya Xeebaha Somalia.

Kalluumeysatadaasi waxay dhamaan tooda ka soo jee daan magaalla dda Chabar ee ku taalla Koonfurta dalka Iran. Wakaalladda War arka Iran ee Tasnim News Agency oo aan War kan ka soo xiganay ayaa qortay in Wakiilka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Iran, Xuseen Karaabi ee Gobalka Jabahar Alxura ee dalkaasi uu sheegay in dadaalka lagu sii daayey Kallu umeysatadaasi uu muddo dheer u socday Saf aarada Jamhuuriyadda Islaamiga ee Iran ku lee dahay Caasimadda dalka Kenya ee Nairobi, Mas’uuliyiin Dowladeed iyo Madaxda Odaya asha Dhaqanka, was sida uu Hadalka u yiri.

Waxa uu intaasi ku daray in Kalluumeysata da Iran lagu wado inay Habeen hore oo Axad ah ka degaan Garoonka Caalamiga ee Imam Al-Khu meyni Airport ee ku yaalla Caasimadda dalk aasi ee Tehran.

Kalluumeysatada waxaa la sheegay inay soo qaaday mid ka mid ah Shirkadaha Diy aara daha, kadib, markii ay Kalluumeysata daasi ka ambabaxeen magaalladda Muqdisho.

Waxaa qoray Ustaad Nuuradiin Abuukar

Dowladda Oo Madaxda Liibiya Kala Had a shay Dib U Soo Celinta Muhaajiriinta Soomaalida

Ku-xigeenka Ra’Iisul Wasaaraha dowladda Midnimada Qaran ee Liibiya Xuseen Al-Gotrani ayaa kala xaajooday Wasiirka Warfaafinta, Dha qanka iyo Dalxiiska ee XFS, Daa’uud Aweys Jaamac sidii Muhaajiriinta Soomaalida dib loogu celin lahaa dalko oda.

Hadal Qoraal ka soo baxay dowladda Midnim ada Qaran ee Liibiya ayaa lagu sheegay inay labada Mas’uul ka wada xaajoodeen xiriirada labada waddan iyo qaabka farsamo ee muh iimka u ah sidii Dowladda Liibiya Taageero uga geysan karaan Tasiilaadka iyo Hab-raacyada in Muhaajiriinta aan sharciga lahayn ee ku sugan dalka Libya loogu masaafurin lahaa dalalka ay asal ahaan ka soo jeedaan.

Dhinaca kale, Al-Gotrani iyo Wasiir Daa’uud ayaa waxay kulankooda kaga xaajoodeen Talla abooyinka Hab-raacyada muhiimka u ahsidii Xoghaynta Guud ee Ururka Saaxil iyo Saxaraha (Sahel-Saharan States SIN-SAD) ee ay ku bah oobeen qaar ka mid ah dalal ku yaalla Africa lo ogu soo celin lahaa Caasimadda dalka Liibiya ee Tripoli.

Wasiirka Warfaafinta , Dhaqanka iyo Dalxiis ka ee Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Da’ud Aweis Jama ayaa magaalada Tripoli ee dalka Liibiya uga qeyb galay Shirka Wasiirada Warfaafinta Ururka Jaamacadda Carabta oo ka dhacay dalkaas.

Wasiirka ayaa khudbad uu ka jeediyay kaga warbixiyay xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan guulaha laga gaarey dagaalka lagula jiro Al Sha bab. Wasiirka ayaa u sheegay Shirka Wasiirada Warfaafinta Ururka Jaamacadda Carabta in Madaxweynaha Jamhuriyadda Federa alka Soo maaliya, Xasan Sheekh Maxamuud muhimadd iisa koowaad ay tahay in laga saaro Al-shabaab dalka

Wararkii Ugu Danbeeyay Khasaaraha Gaari Bas Ah Oo Shalay Ku Dhacay Webi

Ugu yaraan laba qof ayaa dhintay kadib markii bas uu ku dhacay webi isaga oo ka gudbayay buundo gobolka Galicia ee waqooyi-bari Spain, sida uu Axadda Shalay ah sheegtay hay’adda Adeegga Gurmadka degdegga ah.

Shilkan ayaa habeenkii Habeen hore ka dhacay meel u dhow magaalada Vigo oo aan ka fogeyn xuduu dda dalka Portugal. Wargeyska gobolkaasi ee La Voz de Galicia ayaa wariyay in baska uu si day dad booqanaya ehelladooda oo ku xiran xabsiga ku yaalla Monterroso oo ah bartamaha Galicia.

Adeegga Gurmadka Degdegga ah ayaa sheegay in laba meyd laga soo saaray wabiga, iyadoo laba qof oo uu darawalkii basku ka mid yahay la soo samata bixiyay laguna daweynayo isbitaal.

Adeegga Gurmadka Degdegga ah ayaa farriin uu ku qoray Twitter-ka ku sheegay in ay jiri kara an dad intaas ka badan oo baska la socday, waxaana ay baahiyeen sawirka baska qalibmay oo wabiga ku dhex jira.

Saddex qof ayaa la la’ yahay sida ay warine yso warbaahinta Spain, inkastoo warkan aysan saraakiisha dowladdu xaqiijin.


MADAXWEYNE ERDOGAN IYO MUSLIMIINTA KALE EE DUNIDA UGU SAAMEYNTA BADAN?


Machadka Royal Al-Bayat ee Fikirka Islaamka ee Jordan ayaa shaaca ka qaaday liiska 500 oo qof oo Musilimiin ah oo saameyn ku leh daafaha caalamka.

laba qeyb ayaa loo kala saaray.

1. Hoggaamiyaasha iyo Siyaasiyiinta

2.Aqoonyahannada iyo culimada Dadkan ayaa saameyn ku leh arrimaha bulshada, warbaahinta, sayniska, farshaxanka, dhaqanka iyo ciyaaraha.

Liiska ayaa waxaa qaybta kowaad kaga jira Boqoka Sacuudiga Salmaan bin Cabdulcasiis, hoggaamiyaha ruuxiga ah ee Iiran Ayatollah Cali Kha menei, ayaa qaybta labada ku jira halka Amiirka Qadar Sheikh Tamim bin Hamad al-Thani, uu yahay qofka saddexaad.

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa isna ah qofka afaraad, madaxweynaha Imaaraadka Carabta Sheekh Maxamed bin Zay ed Al-Nahyan ayaa ku jira lambarka sideedaad ee liiskaan.

Dhaxal sugaha Sacuudiga Maxamed bin Salmaan ayaa nambarka tobnaad ah, Joko Widodo, madaxweynaha Indonesia, oo ah dalka ugu Muslimiinta badan caalamka ayaa ah qofka 15-naad ee dadka ugu saam eynta badan caalamka.

Liiska ayaa lagu sheegay sidoo klae dad kale oo ay ku jirto haweenayda madaxweynaha ka ah dalka Tanzaaniya Samiya Suluhu Xassan oo ah lambarka 38.

Saamiya Suluhu Xasan, madaxweynaha Tanz aniyaSaamiya Suluhu

XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

Samiya Suluhu Xasan waa madaxweynaha dalka Tanzaniya, waxay na xilka qabatay kadib markii uu geeriyooday mada xweynihii iyada ka horeeyay John Magufuli bishii Maarso sanadkii 2021-ka. Waxay noqotay qofkii u gu horeyay ee dumar ah oo taariikhada qabta xaf iiska ugu sareeya dalkaas. Sidoo kale waa mad axweynihii labaad ee ka soo jeeda Zanzibar.Cali Xasan oo isna ka soo jeeday Zanzibar ayaa xilkaan ugu horeyay Samiya wuxuuna dalka hogg aaminayay muddo 10 sano ah lag asoo bilaabo 985-tii ilaa1995-tii.

Muhammadu Buhari madaxweynaha Nigeria

Buhari

XIGASHADA SAWIRKA,AFP

Muhammadu Buhari wuxuu xilka madaxtinimada ku guuleystay marki isii labaad bishii febaraayo sanadkii 2019, wuxuuna xilligaa murashixii la tartmayay kaga guuleystay in ka badan saddex milyan oo cod. Liiska la soo saaray ayuu kaga jiraa Lambarka 17. Inta uu xilka hayo wuxuu qaaday tallaabooyin uu ku la dagaallamayo musuq-maasuqa iyo wax isdaba-mar inta.

Madaxweyne Buhari waxa uu u tartamay doorashadii madaxtinimo ee 2003, 2007 iyo 2011, isaga oo noqday musharraxa mucaaradka ugu weyn, iyadoo dhamaan tartamadaasi ay ku dhamaadeen guul-darro, ka hor intii aanu guulaysan 2015-kii. Muslimiinta ku nool woqooyiga Nigeria waxa ay u arkaan nin aad u neceb laakiin waxa uu ixtiraam ka haystaa qaranka sababtoo ah maw qifkiisa musu qmaasuqa.Maxamed Saalax

Maxamed Saalax

XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

Maxamed Salah waa cayaaryahan u dhashay dalka Masar oo heer caal amiya waana cayaaryahan caan ka ah dunida kubadda cagta, wuxuuna liiskan ka galay lambarka 39-aad. Wux uu dhashay 15-ka bishii Juu,1992-dii.

Saalax ayaa xirfadiisa kubadda cagta ka soo bilaabay horyaalka Masar sanadkii 2010 ka hor inta uusan u dhaq aaqin Switzerland, England, Italy ka dibna dib ugu soo laabtay England.

Saalax ayaa xilli ciyaareedkiisii ugu guulaha badnaa xirfadiisa ciyaa reed ku qaatay kooxda Liverpool 2017/18. Wuxuu ku guuleystay abaal-marinno badan.Waxa uu sidoo kale ka caawiyay Masar inay u soo baxdo Koobka Adduunka.

1: Boqor Salmaan bin Cabdulcasiis

Boqor Salmaan

XIGASHADA SAWIRKA,AFP

Ururka RABIIT ayaa Boqor Salmaan ku daray liiska Muslimiinta ugu saamaynta badan caalamka.Boqor Salmaan waa boqorkii toddobaad ee Sacuudi Carabiya, wuxuu xukunka qabtay Janaayo 2015.

Ururka RABIIT ayaa qoray in Boqor Salmaan uu saame yn weyn ku leeyahay dalalka Carabta.

Maka iyo Madiina waa labo magaalo oo barakeysan kuna yaalla Sacuudiga, halkaasoo malaayiin Muslimiin ah ay booqdaan sanad walba si ay u soo gutaan waajibaadka xajka. Sacuudi Carabiya ayaa sidoo kale kaalin weyn ku leh adduunka dhanka sahaminta shidaalka.

2: Ayatollah Cali Khameyni

Ayatollah

XIGASHADA SAWIRKA,EPA

Ayatollah Cali Khameyni waa lambarka labaad ee liiskan.Khameyni waa hogaamiyaha ugu sareeya ee Iran.Ayatollah Khamenei waa shaqsigii labaad ee ilaa hadda loo doorto xilkan.

4: Recep Tayyip Erdogan

Recep Tayyip Erdogan

XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

Recep Tayyip Erdogan wuxuu ahaa madaxweynaha Turkiga 11 sano. Erdogan ayaa ku guuleystay doorashooyin kii 2002, 2007 iyo 2011 isa go o helay codad aqlabiy ad ah.

Erdogan ayaa madaxweyne loo doortay sanadkii 2014-kii. 2018, wu xuu sidoo kale mar labaad noqday madaxweyne. 1994-tii ayuu Erdogan noqday duqii ugu horeeyay ee Muslim ah oo muxaafid ah.Ka dib markii uu noqday ra'iisul wasaaraha Turkiga markii ugu horeysay 2002, Erdog an wuxuu ku yiri wareysi uu siiyay New York Times,

"Waxaan ahay Muslim ka hor wax kasta. Muslim ahaan, waxaan raaca yaa diintayda.

XIGASHO:BBC


AL-QAACIDA OO SHAACISAY MUUQAAL UU DUUBAY HOGGAAMIYAHOODII LA AAMINS ANAA IN LA DILAY, AYMAN AL-AZAWAAHIRI


Ayman al-Zawahiri, Al Qaacida ayaa

sii deysay muqaal 35 daqiiqo ah oo ay kooxda sheegtay inuu duubay hogaamiyahooda Ayman al-Zawahiri, kaas oo la rumaysan yahay in lagu dilay weerar uu Maraykanku qaaday bishii Ogosto ee sannadkan 2022. Sida lagu baahiyay bogga rasmiga ah ee Wakaaladda Wararka ee Rueters.

Codka ma lahan wax taariikh ah, halka qoraalka kor saaran uusan si cad u tilmaamin wakhti saxda ee qoray.

Zawahiri ayaa lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka geystay dalka Afg aanistaan, taasoo ah dharbaaxadii ugu weyneyd ee soo gaarta kooxda xagjirka ah tan iyo markii la dilay aasaa sihii ururka Osama Bin Laden sanadkii 2011-kii.Zawahiri waxa uu dhuumaal aysi ku jiray sanado badan, hawlgalka la gu soo helay laguna dilayna waxa uu ka dhashay "taxaddar, dulqaad iyo joog tayn" oo ay sameeyeen bulshada la da gaalanka argagixisada, sida uu she egay sarkaal sare oo ka tirsan maa mulka Maraykanka. Al Qaacida ma aysan magacaabin cid bedeli doonta. Laakiin Saif al-Adel, oo ah sarkaalkii hore ee ciidamada gaarka ah ee Masar, xubin sarena ka ah Al Qaacida, ayay khubaradu u arkaan inuu yahay musharaxa ugu sarreeya. Siduu u dhacay dilkii Al-Zawahiri ee uu Mareykan ka shaaciyay?

Saraakiisha Mareykanka ayaa bishiii Ogosto ee sannadkan sheegay in Zawahiri uu taagnaa bal akoonka ku yaalla guri amaan ah oo uu ku noolaa.

Si lama filaan ah ayay diyaarad nooca uus an duuliyaha saarnayn ah - oo loo yaqa anno drone - ugu tuurtay labo gant aal.

Wararka ayaa sheegaya gantaalka uu si toos ah ugu dhacay Zawahiri oo halkiisa taa gan.

Goobta waxaa ku sugnaa xubno kale oo ka tirsan qoyska Ayman Al-Zawahiri, balse qof kale waxba kuma noqon weerarka, hog gaamiyaha Al-Qaacida kaligiis ayaana ku dhintay halkaas, sida ay sar aakiishu sheegeen. Amar uu bixiyay Joe Biden XIGASHO:BBC




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip