HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 22-KA DICEMBAR 2022-KA

0
Thursday December 22, 2022 - 09:35:32 in Wararka by
  • Visits: 424
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 22-KA DICEMBAR 2022-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Qaybtii ugu horreysay ee ciidamadii ku sugnaa Eritrea oo la keenay MUQDISHO

Waxaa Shalay garoonka Aadan Cadde ee M/Muqdisho kasoo degtay diyaarad sid da qaybtii ugu horreysay dhalinyarada Soomaaliyeed ee tab abarka muddada dheer ugu maqnaa dalka Eritrea.

Ciidamadan cusub oo tababar ku soo qaaday xeryaha waddanka Eritrea, ayaa muddo la sug ayey, waxaa garoonka kusoo dhoweeyey mas’uu liyiin ka tirsan dowladda iyo saraakiil.

Askarta Shalay la keenay ayaa waxa ay gaarayaan illaa 400 oo askari, kuwaas hordhac u yihiin soo celinta dhammaan ciidamada Soomaal iyeed ee haatan ku maqan dalkaasi.

Maalmo kahor ayaa Madaxweynaha wuxuu shee gay in bishaan December inta aysan dhamaan la soo bilaabayo, isla markaana la soo dhameyst irayo illaa bisha Janaayo.

"Bisha aan ku jirno inta aysan dhamaan waa soo bilaabanayaan, bisha ku xigta inta aysan dha maan waa soo dham eystirmayaan, howshaas me el fiican ayey noo ma reysaa, wax kastana waa noo hagaagsan yihiin,” ayuu yiri Madaxweyne Xa san Sheekh Maxam uud.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa sheegay in dib u dhac dambe uusan jiri doonin, "Insha allah dib u dhac dambe ma jiri doono.”

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tan iyo mar kii la doortay ugu yaraan laba jeer wuxuu safar ku tegay dalka Eritrea, si soo celinta ciidankaas uu ugala xaajoodo madaxda dalkaas.

Dhalinyaradaan oo tababar ugu maqan dalka Eritrea muddo ku dhow afar sano ayaa waxaa aad u yar macluumaadka laga heli karo, waxayna gal een tababar culus oo noocyo badan leh.

Maxay ka wada hadleen Guddoomiye Aadan Madoobe & Adam Abdelmoula?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlam aanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sh. Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Q/M. qaabilsan Arrimaha Gar gaarka Sooma ali ya Amb. Adam Abdelmoula.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ay aa ergey ga la wada agay warbix in ku saabsan booqashoo yinkii uu ku tagay magaalooyinka Xudur iyo Baydh abo oo ay ka jiraan xaalado cakiran oo bulshada deegaanka ka haysta dhin aca nolosha.

Ergeyga Gaarka ah ee Q/Midoobay Arrimaha Gargaarka ayuu Gudoomiyuhu ku booriyay in de egaannadaas la tago si wax loogu qabto dadka ay abaartu saameysay.

Danjire Adam Abdelmoula oo dhankiisa soo dhoweeyay gooba ha uu tagay Guddoomiyaha ayaa sheegay meelo badan oo Soomaaliya inay xaaladdeeda ay liidato, sidoo kale waxaa uu xu say in gargaarka bini’aa dan tinimo aad loo xoojin doono iyo kor joogteeynta si looga hortago dhibaatooyin kale oo hor leh.

Ugu dambeyn Guddoomiyaha Golaha Shacab ka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka So omaa liya Md.Sh.Aadan Mado obe ayaa dhiir age liyay talaabo kas ta oo dalka iyo dadka Soo maal iyeed wax loogu qabanaa yo ayaa adkeeyay in waqti lagu bixiyo go obaha laga saaray Al-Shab aab iyo deegaannada ay go’doo miyeen.

Khilaaf ka dhex qarxay baarlamanka Soom aaliya iyo wararkii ugu dambeeyey

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlama anka Federaalka Soomaaliya oo Shalay kulan ku yeeshay xaruntooda mag aalada Muqdisho ayaa is ku khilaafay doodda ku aad an amniga, gaar ah aan u yeerista hay’adaha amniga.

Dooda amniga oo maal mo soo taagneyd ayaa dhalisay khilaaf horleh oo ka dhashay in loo yeero qa ar kamid ah hay’adaha am niga, si ay hor yimaadaan Golaha Shacabka. Xildhibaanada Gola ha Shacabka ee Baarlamaa nka Soomaaliya ayaa arrintan ku kala aragti duw anaaday, taasi oo keen tay in ajendaha amniga la laabo ama dib loo dhi go.

Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo kamid ah xubnaha dooda ka qayb-galay ayaa kul anka ka sheegay in aan hadda la joojin xilligii lala xisaabtami lahaa hay’adaha amniga dowladda, balse la joogo xilligii la sixi lahaa ama la toosin sida uu ku dooday.

Sidoo kale xildhibaanka ayaa ku taliyay in aan la siyaasadeyn arrimaha amn iga, sidoo kalena aan laga faa’iideysan culeyska ha dda saaraan hoggaanka hay’adaha amniga.

"Howlaha ammaanka wax la’isku tuur tuuri karo ma’ aha, xildhibaanada xasaanadoodana waa wax me esha yaallo, ammaanka sugistiisana waa wax me esha yaallo. Xilligii hay’adaha ammaanka lala xis aabtami lahaa lama gaarin, xilligii la sixi lahaa oo la toosi lahaa ayaa la joogaa,” ayuu yiri Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo kulanka ka hadlay.

Intaasi kadib waxaa hadalka qaaday guddo omiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Mado obe oo doodan dib ugu celiyay guddiga amniga ee Baarlamaanka, wuxuuna ku amray inay dib ugu noqdaan, kadibna ay go’aanka iyo cidda loo yeer ayo kusoo celiyaan Golaha.

"Adinka guddigii ah inaad kala hadashiin waa laga qurxoon yahay marka aniga waxaan qabaa hal mar isku noqda, kadibna go’aan soo gaara,” ayuu yiri guddoomiyuhu.

Maalmihii u dambeeyay xubnaha Golaha Shac abka ay si weyn kulamadooda diirrada ugu saaray ey ammaanka, kadib markii ay kordheen falalka amni darrada ee ka dhacaya dalka.

Darwalka Guddoomiyahii hore ee Golaha Shac abka oo ku biiray kooxda Al-shabaab

Guddoomiyahii hore ee Golaha Shacabka Baa rlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay cod maalmahii lasoo dhaafay si weyn warbaahinta iyo baraha bulshada u dhex socday oo la xariiray mid ka mid ah darawaladiisa oo Al-shabaab ku biiray.

Wuxuu sheegay guddoomiyihii hore ee GShBF /Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxm aan oo wareysi siiyay laanta Afka Soomaal iga ee VOA-da in darawalkiisa oo la gu magacaabi jiray Xuseen Maxa mad Xasan uu ku jiro haatan gacan ta Ururka Al-shaba ab, hayeeshee wuxuu tilmaam ay inuusan rum eysneen in rabitaan kii sa uu ku ta gay halkaas oo cod kiisa laga dhe ehan karay qal qal xoogan.

Xildhibaan Maxamed Mursal Sheekh Cabdira xmaan ayaa sido kale sheegay in ninkan darawal ka ah uu markii hore kasoo raacay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya uu xilligaas wasiir ka ahaa, isagoona xusay inuu ka mid ahaa ninkan darawalo ay dowladda mareyk anka u tababartay Wasaaradda Gaashaandhiga.

"Ninkaas darawal ayuu ahaa W/ G/dhiga ayuu iga soo raacay markaan guddoomiyaha Baarlama anka noqday, wuxuuna ii ahaa darawal ila shaqee ya, ninkaas Xuseen ah ilaa 4 sano ayuu ila shaq eynayey lama hayo sabab rasmi ah oo uu halkaas u aaday, laakiin waa inaan u deynyaa hay’adaha amniga oo ay quseyso arintaasi” ayuu yiri Xildhiba an Maxamed Mursal.

Guddoomiyahii hore ee Golaha Shacabka ayaa intaasi ku daray hadalkiisa in ninkaan uu gurigisa ka tagay laba maalin ka hor, hayeshee ay ku war geliyeen hay'adaha amaanka maqnaashahiisa.

"Laba maalin ka hor ayuu guriga ka tegay, hal ma alin marka uu maqnaadayna, waxaa loo sheegay qolada amniga” ayuu yiri Xil. Maxamed Mursal.

Dhinaca kale waxaa soo baxaya warar aan la xaqijinin oo sheegaya in ninkaan darawalka u ahaa guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka 10-aad Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan inu ka mid noqday rag lagu tuhmayo weerarkii dhawaan lagu qaaday Hotel Rays oo kaabiga ku haya Mad axtooyada Soomaaliya. Majirto wax war ah oo kasoo baxay dhanka hay' addaha amaanka ee DFS oo ku aadan dhacdada ninkaan darawlka u ahaa guddoomiyihii hore Md.Mursal Sh. C/raxma an uu uga mid noqday kooxda Al-Shabaab.

Gud/ maxkamadda ciidamada qalab ka sida oo ka jawaabay eeddeymo loosoo jeediyay

Guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, Col. Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Jawaab ka bixiyay Kiis hadal hayn badan ka dhex abuuray baraha bulshada, oo dhawaan maxkamaddu riday.

Guddoomiyaha ayaa sheegay inay maxkamadda ciidamadu ku saxan tahay xukun dil ah oo dhawaan lagu riday nin katirsan Alshabaab oo loo haystay inuu ka dambeeyay shaq aaqo ka dhacday Ceelasha Biyaha oo uu ku geeri yooday wiil dhallinyaro ah.

Guddoomiyaha maxkamaddu wuxuu wax kama jiraan ku tilmaamay cabashada iyo eedda ehelada marxuumka, kuwaas oo saxaafadda ka sheegay in askari katirsan ciidanka Taraafikada uu ka da mbe eyay dilka wiilkooda, islamarkaana qofka loo xukumay uusan ahayn qofkii saxda ahaa ee kiiskaas geystay.

Col, Shuute wuxuu sheegay in dowladdu soo qabatay nin Shabaab ah oo ka dambeeyay shaqa aqo rasaasayn ah oo lagu beegsaday ciidamada Taraafkada, oo xilligaas ku howlanaa shil Bajaaj oo ka dhacay deegaanka Ceelasha biyaha.

Shuute wuxuu sheegay in shaqaaqadaas uu ku ge eriyooday Maxamed Xaashi Faarax. Wuxuu kaloo sheegay inay Alshabaab sheegteen falkaas.

Wuxuu sheegay in baaris loo xiray askarta Tar aafikada, kuwaas oo mid kamid ah lagu eedeeyay inuu xabbadaha dilka geystay riday, balse wuxuu guddoomiyuhu sheegay in muddo kadib ciidanka nabad sugida ay howlgal kusoo qabteen Cabdinaa sir Cusmaan Nuunow oo katirsan Alshabaab, qirta yna inuu falkaas geystay.

Wuxuu sheegay guddoomiyuhu in siyaasiyiin iyo odayaasha qabaa’ilka marxuumka ay fara gal in ku hayaan xukunka maxkamaddu riday. Isagoo sheegay in go’aanka maxkamadda uusan waxba ka beddelidoonin.

Marwo Sucaad Cali "Marka ay timaada doodda ku saabsan xuquuqda haweenka waxaa loo leexiyaa diinta”

Marwo Sucaad Cali oo ka mid ah ururka hawe enka Gobolka Banaadir ayaa ka hadashay dood da ku saabsan muranka sharciga jinsiga, iyada oo sheegtay in sharciga jinsiga laga qaato qeybaha aan waxba u dhimeyn dhaqanka & diinta islaam ka, waxayna soo jeedisay guddi isugu jira culu maa’udiin & waxgarad ka tirsan qeybaha kala du wan ee bulshada in loo xil-saaro dib u eegista sharcigaas.

"Maqli meysid marka caruurta yaryar & gabdha ha la faraxumeynayo culimo ka qeylineysa; masaa jidka iridiisa haddii dad shacab ah lagu laayo cul imadu kuma dhici karaan inay ka hadlaan, xuma antu uu ALLE xarimay ma ahan oo keliya tan ku qoran sharciga jinsiga, ee culimadu dib ha isugu laabtaan” Ayeey tiri Marwo Sucaad, oo intaasi ku daray in masiibadii Zoppe ee 29-ka Oktoobar lagu laayay boqolaal shacab ah in aysan culimadu ka hadlin. "Haddii si daacad ah loogu wada guntan lahaa sugida am niga Muqdisho, Alshabaab wax aa lagaga guu leys an lahaa muddo koobban; Dowlad keligeed waxba ma qaban karto waa in shacab, dowlad & gan acsato isku du ubban la dagaalaan Alshabaab, ha ddii aysan taasi dhicin xaaladu waxba kama duw ana; i jiid aan ku ji ido.

waana shacabka qolada dhibka ugu badan ay soo gaareyso” Ayeey tiri Marwo Sucaado.

Marwo Sucaad Cali oo ka mid ah ardayda Jaam acadda Accord ee Muqdisho, ayaa ku amShalayy hormuudka Jaamacadaasi oo uu ka mid yahay Prof. C/qaadir Basheer in ay soo kordhiyeen waxb arasho tayo sare leh, iyada oo ku boorisay Jaama cadaha kale ee Muqdisho in ay ku daydaan

Jaamacadda Accord.

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo shar raxay cida ka taageerta duqeymaha diyaar ade ed ee qeybta ka ah howlgalada Al-shabaab

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga XFS Md.Cabduqaadir Maxamed Nuur oo wareysi siin aayay Talefashinka Universal ayaa ka hadlay cida dowladda Soomaaliya ka taageerta duqeymaha dhanka cirka ah ee laga fuliyo deegaanada ay shabaab ku sugan yihiin.

Wasiirka C/dir Maxamed Nuur ay aa sheegay in duqeym aha cirka ah ay dowladda Soomaal iya ka taag eerto dowladda Mareykanka oo ay san jirin dowladda kale oo ka qeyb qaata howlgalada duqeyma ha ah ee ka dhanka ah Shabaab.

Mar wax laga weydiiyay in diyaaradaha dowladda Turkiga ay qeyb ka yihiin duqeymaha laga fuliyo goobaha Shabaabka ku sugan yihiin ayuu shee gay wasiirka ineysan qeyb ka aheyn diyaaradaha Turkiga.

"Aniga waxaan ogahay in diyaaradaha Mareyk anka ay ciidankeena ka taageeraan goobaha duq eymaha laga fulinaayo oo ma arkin diyaarad Tur kiga leeyahay oo qeyb ka ah howlgalada duqeynta ah ee lagu beegsado goobaha Al-shabaab ku sug an yihiin" ayuu yiri Wasiirka Gaashaandhiga Soo maaliya Cabduqaadr Maxamed Nuur.

Hadalka Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa imaanaya, iyadoo uu horay warbaahinta ugu sheegay Wasiirka arrimaha Gudaha Soomaaliya in diyaaradaha dowladda Turkiga ay qeyb ka yihiin dowladda Soomaaliya ka taageera dhanka duqey maha diyaaradeed ee howlgalada ka dhanka kooxda Shabaab.

Odayaashii la shaqay jiray kooxda Al-Shabaab ee degmada Ruun-nirgood oo Ciidanka dowladda isku soo dhiibay

Waxaa Shalay ciidanka dowladda isku soo dhiibay odayaashii la shaqay jiray kooxda Al-Sha baab ee degma da Ruun-nirgood oo ah degmadii u gu dambeysay ee Shabeellada Dhe xe ay ka joog tay maleeshiyada Al-Shabaab.

Ciidanka dowladda oo la sheegay in hadda ay ku sugan yihiin hareera ha degmadaas Ruun-nir good, waxaa Shalay isku soo dhiibay odayaashii degmadaas oo lagu soo dhaweeyey deegaan lagu magacaabo Cadcadey oo hoos taga degmadaas.

Saraakiil uu ku jiro Jeneraal Gacmadulle ayaa soo dhaweeyey odayaashaas oo warbaahinta loo soo bandhigay, kuwaas oo ka warbixiyey sababtii ku kaliftay inay Shabaab-ka la shaqeeyaan.

Odayaashaan ayaa sheegay in khatar badan ay ugu jireen in diyaaradaha dagaalka ay laayaan, iyagoo kooxda aan ula shaqeyneyn doorashadoo da oo rag la qasbay ay ahaayeen, sida ay shee geen. "Habeen hore waxaa na soo dul istaagtay di yaarad, waxay nagu shiday leyr weyn oo wax ka sta laga arkaayo, waxaan is-weydiinay sababta na gu kalifeysa inaan sugno inta nalaka duqeynayo, sabuxdiina waan ka soo cararnay inteenii Alle na waafajiyey,” ayuu yiri mid ka mid ah odayaasha.

Sidoo kale odayaashaan ayaa warbaahinta u sheegay in wax faa’iido ah aysan ku qabin la sha qeynta Al-Shabaab, "Ninka ugu badan 8 bilood ay uu la joogay, wax doorasho ah ma anaa laheyn ee waan qasbaneyn,” ayuu yiri oday kale.

Jeneraal Gacmadulle oo ka mid ah saraakiisha hoggaamineysa ciidanka ay odayaashaan isku soo dhiibeen ayaa yiri, "Allaah ayaa waafajiyey odayaashaan inay ka soo baxaan kooxda, hadii aysan ka soo goosa laheyn waxaa dhici laheyd ceeb-weyn oo Alle naga koriyey.”

Korneel Saney Cabdulle oo ka mid ah saraaki isha hoggaamineysa ciidanka dowladda ayaa sa acadihii lasoo dhaafay warbaahinta u sheegay in ay kooxda kala wareegeen degmada Ruun-nirg ood, in kastoo wararkii u dambeeyey ay sheegaya an in magaalada aysan weli ciidanku gudaha u ge lin, sidoo kale ma jirto cid ka madax-banaan ciidan ka oo xiqiijisay in Al-Shabaab ay si buuxda uga baxeen Ruun-nirgood.

Maxaa Looga Hadlay Shirka Golaha Wasiirada Hirshabeelle Ee Shalay Qabsoomay?

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshab eelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa Shalay guddoomiyay Shirka Golaha Wasii rada Hirshabeelle oo ka qabsoomay magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Kulankaan oo looga hadlay howlgada Al-shabaab looga xureynayo deegaana da iyo degmooyinka Hirsha beelle, waxaa Wasiirka Amn iga looga dhageystay warbix inta amniga, sidoo kale kulan kaan ayaa looga hadlay dard argalinta iyo isku xirka dadaalada xasilinta.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa golaha u soo gudbisay Hindise Sharciyeedka lagu dhisayo Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Hirshabeelle oo ay Golaha Wasiirada cod aqla biy ad ku ansixiyeen,

Dhanka kale Golaha Wasiirada dowlad Goboleed ka Hirshabeelle ayaa cod wadar ogol ah ku meel mariyay Macadka Tababarada Hirshabeelle.

Madaxweyne Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudl aawe) ayaa Golaha Xukuumadda la wadagaay du ruufaha adag ee ka jira deegaanada laga xureey ay Al-shabaab ee uu socdaalka kusoo maray.

Rag Ka Tirsan Shabaab Oo Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho.

Ciidamadda amaanka oo kaashanaya shacab ka ayaa gacanta kusoo dhigay laba dhalinyaro ah oo la sheegay iney ka tirsan yihiin kooxda Al-Sha baab, waxaana laga kala qabtay howlgalo laga sa meeyay degmooyinka Kaaraan iyo Deyniile.

Ninka lagu qabtay degmada Kaaraan ayaa wa xaa lala soo qabtay mooto bajaaj uu doonayay in uu ku baxsado, waxaana howlgalka lagu qabanay ay lagu dilay nin kale oo Shabaab ah oo ay wada socdeen.

Ninka labaad ee lagu qabtay degmada Dey niile ayaa isna la she egay in gacan ta lagu soo dhigay isa goo qo rsheynayo wee rar uu doonay ay inuu ku dhibaateeyo shac abka reer Muqdisho.

Afhayeenka Ciidanka Boolis ka Soomaaliyeed, Sadiiq Aadan Cali (Doodisho) ayaa milkiileyaasha mooto bajaajta ugu baaqay inay sifo sharci ah ku wareejiyaan mootooyinkoo da, marka ay shakhsiya adka kale ka iibinayaan, bacdamaa bajaajtan ugu dambeysay ee lagu soo qabtay hawlgalkii Kaara an uu weli ku diiwaangish an yahay milkiilihii hore.

"Bajaajtaas oo markii gacanta lagu soo dhigay baaris iyo dabagal dheer oo lagu sameeyay ka dib la ogaaday inaysan is lahayn milkiilaha markaa ga canta ku hayo oo isticmaalayay iyo milkiilaha ku diiwaangashan, sidaas daraadeed wargelintan am maan ayaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan milkiileyaasha mooto bajaajta ku ogeysiinaynaa inay si aad ah uga taxadaraan milkiileyaasha kala gata mooto bajaajta inay ku wareejiyaan nootaayo sifo sharci ah.” Ayuu yiri Doodisho

Al-Shabab oo Shalay lagala wareegay degm adii ugu dambeysay ee SH/DHEXE

Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhe xe ayaa sheegaya in Shalay ciidamada dowladda ay si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta Ru un-nirgood oo ah degmadii ugu dambeysay ee ay kaga sugnaayeen Al-Sha baab

Howlgalka lagula ware egay Ruun-nirgood ayaa waxaa horkayey, Korneel Saney Cabdulle oo ah taliyaha guutada 4-aad, qaybta 27-aad ee Ciida mada Xoogga dalka Soomaaliyeed.

Korneelka oo u warramay Idaacadda Kulmiye ay aa xaqiijiyay inay gudaha u galeen degmadaasi, ka dib markii ay ka weerareen dhowr jiho.

"Waa sax ciidanka waa ku jiraa Ruun-nirgood waa degmo aad u ballaaran oo ka baxday gacanta Khawaarijta,” ayuu yiri Taliye Saney Cabdulle.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in dagaal culus uu ka dhacay halkaasi, kaas oo khasaare lagu gaarsiiyey Kooxda Al-Shabaab, inkasta oo uusan caddeyn inta uu gaarsiisan yahay. "Dagaal wuu dhacay, waana looga awood roonaaday, marka Ila ah ayaa mahaddaas iska leh gacanta dgemada na gu simay,” ayii sii raaciyey taliyuhu.

Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ay aa lagu soo warramayaa inay haatan howlgallo ka wadaan agagaarka degmada Ruun-nirgood oo la tirsan gobolka Shabeelaha, si ay uga hortagaan weerar rogaal celis ah oo uga yimaada dhinaca xoogaga kooxda Al-Shabaab.

Tallaabada ay Shalay qaadeen ciidamada huwanta ayaa ka dhigeysa in guud ahaan Al-Shabaab laga xoreeyay degmooyinka gobolka Shabeelaha Dhexe ee HirShabelle.

Shir laga yeeshay Amniga Gobolka Gedo oo xiisad kajirtay

Taliyaha Nabadsugida Gobolka Gedo Janeraal Jamaal Xasan Saraay ayaa Shalay shir Gudo omiyey Kulan looga hadlayey Amniga Gobolka iyo wadashaqaynta laamaha Amniga iyo shacabka, kaas oo lagu qabtay degmada Doolow.

Kulanka waxaa ka qayb galay saraakiisha ciidam ada heer Gobol iyo heer degmo maamulka Gobo lka kan degmada Doolow siyaasiyiin iyo qaar kamid ah odayaasha dhaqan ka

Taliyaha Amniga Gobolka Geso iyo ku xigeenkiisa ayaa sheefay in laga shaqeeyo Amniga iyo xasiloonida Gobolka, shaqsiyaadkii laga dareemo qalqal galinta amniga in meel looga soo wada jeesto, isla markaana loo gargaaro sha cabka Abaaruhu dhibaateeyeen

Sidoo kale saraakiisha ciidamada kala duwan ee Gobolka ayuu faray inay xakameeyaan ciidama dooda ayna gutaan waajibaadkooda ciidanimo qeybna ay noqdaan xoreynta Gobolka iyo mida Jubbaland.

MA JECLEEYSAN WIXII AAN SHALAY ARKAY.

Somaliya Baahi mise Baasa La’aan, Shalay waxaan arkay muuqaal aan an ku farx in.Maalmah aan

waxaa kacsan dabeyl.

. M/Mogadishu waxaa meel kasta yaal Kalluun lagu iibi nayo waddooyinka dhin acoo da iyo Xaafa daha iyada oo la naadinayo, si loo he lo Cid laga iibi yo. Shalay waxaan arkay, wax aan an ku farxin. kalluunkii oo ku baaray kalluumeysa tadii oo qaar Waddada ey uga tagayaan.

Degmada Wadajirna meel u dhaw Suuqa weyn, markii ey waayeen cid ka gadato ayeey saareen / isaga Dul tuureen Baabuurta Qashinka si loo ge eyo Qashin qubka Magaaladda banaankeeda ah, iyaga oo leh Berri ma gaarayo waana halaaba, me el lagu keeydiyana male, Dowladda hoose nooma diyaarin Qaboojiyihii weynaa ee aan hore u cods anay.

Kiiladdii waxa ey aheyd 1 Dollar Subaxii, hadda waa Shalay nus Dollar kiiladii cid naga siinee male.

Maxaan sameynaa?. Kalluumeysatadu waxa ey leeyihiin: Kalluunka Dadku ma wada cunaan, Baahidii Suuqa wax ka badan ayaana la soo saaraa.

Maxaan sameynaa, Annagiina ma keydsan kar no,Ajnabigiina waa guranayaa!!!.

Somaliya ma Baahiyaa ka jiro, mise Baasa la’ aan, ma basar xumo, ma beekhaamin la’aan, ma Qorsha xumo iyo qaajaa ka jirto ee Quud la cunu lama weyn ?.

Runtii ma jecleeysan wixii Shalay aan ku arkay Xaafadeeyda. Adiga Xalku maxuu kula yahay?

Qore: Yahya Amir

Austria oo in ka badan $15 Milyan oo dollar ku bixisay dayn cafinta Soomaaliya iyo Sudaan

Dowladda Austria ayaa bixisay lacag dhan €1 4.9 milyan oo deeq ah (qiyaastii US$15.8 milyan), taasoo loogu talagalay Sanduuqa Lacagta Add uunka (IMF) ee dayn cafin ta dalalka soomaaliya iyo Sudan

Deeqda Austria ayaa qayb ka mid ah dadaal bal laaran oo lagu bixinayo dey maha Soomaaliya iyo Suud aan ay ku leeyihiin dalalka adduunka, si loo caawiyo labada dal.

Labada dal ayaa markii ay buuxiyaan sharuu daha dayn cafinta waxay awood u yeelan karaa in laga taageero ka bixista xaaladda saboolnimada ee daba dheeraatay.

Hindisaha dayn cafinta waxaa bilaabay 1996 hay’adda lacagta adduunka IMF iyo Bangiga Add uunka, ujeeddaduna tahay in la hubiyo in waddan sabool ah uusan la kulmin culeys deyn ah oo uus an maamuli karin.

Tan iyo markaas, beesha caalamka oo ay ku jiraan ururada caalamiga ah iyo dawladaha, wa xay ka wada shaqaynayeen hoos u dhigista ilaa heer waara culayska deynta dibadda ee dalalka saboolka ah ee deymaha badan lagu leeyahay.

Sida ku cad Hindisaha HIPC, waddamadu waa inay buuxiyaan shuruudo gaar ah, oo ay ka go'an tahay dhimista faqriga iyada oo loo marayo isbe ddello siyaasadeed.

Sanduuqa iyo Bangigu waxay bixiyaan deyn cafis ku meel gaar ah marxaladda hore, marka wa ddan uu ka soo baxo ballanqaadyadiisa, deyn cafin buuxda ayaa la bixiyaa.

Waa maxay arrinta hadal heynta dhalisay ee Aadan Barre uu ka yiri xijaabka haweenka Muslimiinta Kenya?

Wasiirka Gaashaandhigga dalka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa khudbad uu goob xaflad ah Dorraad ka jeediyay waxaa ka dhalatay hadal-hayn badan.

Ducaale ayaa mar uu ka hadlayay xaflad tartan Qur'aan waxaa uu sheegay in ay tahay in gabdha ha Muslimiinta ah ay xirtaan xijaabka marka goo baha fagaaray aasha iyo meelaha kale ee la isugu yimaado ay joogaan.

Qaar ka mid ah warbaahinta Kenya ayaa arrintan si wayn wax uga qoray.

Aadan Barre oo BBC la hadl ay ayaa sheegay in ay mas'u uliyad ka saaran tahay in ha blaha uu ku baraarujiyo xira shada xijaabka."Maaddaama aan ahay nin Muslim ah oo ay mas'uuliyad wayn saaran tahay aniga wa xaan la hadlayay umadda Muslimiinta waddankan, mas'uuliyad ayaa iga saaran, ayuu yiri Mr Duca ale,"

"Muslimiinta ayaan la hadlayay haddana dow laddeenna Ilaahey aaminsan, waa dowlad rabto in diimaha dhammaan ay sharafto, waxay ila tahay ayaan dhahay in hooyooyinkeenna, gabdhaheen na , xaasaskeenna iyo walaalaheen ay xijaabka waqti kasta xirtaan sida ay diinteenna ogoshahay marka ay joogaan meelaha dadku isugu yimaada an," ayuu intaa ku daray .Aadan Barre oo aan wax ka waydiinnay in had alkiisan uu yahay amar ka soo baxay dowladda ama ay dowladda la qabto ayaa ku jawaabay "ma ya maya arrinka anigaa iska leh, Aadan Barre, wa xaan ahay nin siyaasi ah, waxaan ahay siyaasiga ugu sarreeya ee dowladda ugu jira Muslimiinta oona 20 sano xildhibaan ahaa, mas'uuliyad ayaa iga saaran in aan umadda u jiheeyo ku baraarujiyo xagga diinta"

Ducaale ayaa carrabka ku adkeeyay in qof kas ta oo Muslim ah ay waajib ku tahay in gabadhiisa uu xijaabka u xiro.

"Qof kasta oo i dhageysanaya oo Soomaali ah ama Muslim ah oo waddanka Kenya joogo waxay mas'uuliyad ka saaran tahay in gabadhiisa marka ay shan jir gaarto uu ku billaabo inay xijaabka xira to," ayuu intaa ku daray.

Wasiirka gaashaandhiga Adan Bare Ducaale ayaa dhanka kale sheegay in aysan masuuliyad ka saarnayn gabdhaha aan xiran xijaabka islama rkana aysan wax u dhimi doonin.

"Gabadhii xijaab xirato ayaan difaaceynaa, ay aan u duceynaynaa noo noqonaysa tusaale, mid dii xiran wayso mas'uuliyad nagama saarno, mana fiijineyno mana qabanayno, waddankama kama bixinayno," ayuu yiri.

Adan Bare, madaxwaynihii hore ee Kenya Uh uru iyo madaxwayne Ruto

XIGASHADA SAWIRKA,ADEN DUALE

Waa kuma Aadan Barre Ducaale?

Aadan bare Ducaale ayaa siyaasadda ku soo bii ray sanaddii 2007-dii markaasi oo laga soo door tay magaalada Garissa, isaga oo ka tirsanaa xisbiga ODM.

Aadan Bare ayaa tan iyo xilligaas waxay dadka deegaanka Garissa Township soo doorteen 4 jeer oo isku xigta.

Waxaa uu sanadkii 2007 markii la soo doortay sidoo kale loo magacaabay wasiir ku xigeenka xannaanada xoolaha.

Aadan Barre Ducaale oo waxaa uu sidoo kale muddo toddoba sano ah hayay xilka hoggaamiya ha aqlabiyadda baarlamaanka Kenya.

Xilka xildhibaannimada Garissa ayuu iska casilay ka dib markii loo magacaabay wasiirka gaashaan dhigga ee dalka Kenya. XIGASHO:-BBC

ERDOGAN OO U JAWAABAY DALALKA REER GALBEEDKA

ISTANBUL- Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Shalay ka jawaabay dhallee ceynta Reer Galbeedka ee ku aadan xayiraadda siyaasadeed ee lagu soo rogay duqa magaalada Istanbul kahor doorashooyinka guud ee sanadka dambe.

Maxkamad ayaa toddobaadkii te gay ku xukuntay Ekrem Imamoglu in ka badan laba sano iyo bar xa bsi ah, waxayna ka mamnuucday inuu xil qabto sababo la xiriira "in uu aflagaadeeyey mas’uul dowladeed” 2019-kii.

Kiiska ayaa ka dhashay doorasho muran badan dhalisay oo guushii hore ee Imamoglu la naskah ay, kahor inta aan lagu celin oo uusan mar labaad ku guuleysan.

Imamoglu ayaa loo arkaa mid ka mid ah hogg aamiyeyaasha mucaaradka ee ay suurtagalka ta hay inuu Erdogan kaga adkaan karo doorashada madaxweyne ee 2023.

Duqa magaalada Istanbul oo 52 jir ah ayaa xilka sii hayn doona illaa laga soo geba-gebeyna yo kiiska racfaanka.

Dowladda Mareykanka ayaa hoggaamisay dhalle eceyn caalami oo ka dhan ah maxkamadeynta.

Waaxda Arrimaha Dibedda ayaa sheegtay "inay aad u dhibtay ugana niyad-jabtay” halka Jarmalka ay ugu yeereen "jug culus oo gaartay dimoqraadiy adda.

Hase yeeshee madaxweyne Erdogan ayaa Shalay u sheegay taageerayaashiisa in quwada ha shisheeye ay isku dayayaan inay kiiska u adee gsadaan inay ku faro-geliyaan siyaasadda Turkey kahor doorashada.

"Ma aragtaan injineerada siyaasadeed?” ayuu Erdogan weydiiyey taageerayaa shiisa.

"Ma aragtaan quwadaha shisheeye ee dambi sha qsiyeed u adeegsanaya inay ku maamulaan siya asadda dalkeena?”

Xukunka lagu riday Imamoglu ayaa kumanaan kun oo taageerayaashiisa ah isugu keenay waddo oyinka magaalada Istanbul.

Qaar ka mid ah fallanqeeyayaasha ayaa rume ysan inay dhiiri-gelin karto ololaha mucaaradka Turkey ee sii liicaya-kuwaas oo weli ku murans an cidda ka hortagi laheyd Erdogan sanadka xiga.

Erdogan ayaa muddo saddex maalmood ah diida naa inuu ka falceliyo xukunka.

Wuxuu kadib iska fogeeyey go’aanka isaga oo sheegay in weli racfaan laga qaadan karo.AFP

Taalibaan oo amar ka soo saartay dum arka jaamacadaha dhigta

Ururka Taalibaan ayaa haweenka dalkaasi ka mamnuucday inay dhigtaan jaamacad aha, taasi oo dhallin-yarada dalkaasi ku abuurtay rajo xumo.

Wasiirka tacliinta sare ayaa amarkaasi ku dhawa aqay tallaabadan, isagoo sheegay inay si degdeg ah u dhaqan gali doonto. Mamnuucida ayaa sii x addidaysa waxbarashada haweenka - dumarka ay aa hore looga saaray dugsi yada sare tan iyo mar kii Taliban ay soo laabatay sann adkii hore.

Qaar ka mid ah ha weenka ayaa Arbac adii dibad bax ka dhigay caasimadda Kabul.

"Shalay waxaan isugu soo baxnay waddooyin ka M/Kabul si aan uga hadalno mamn uucidda jaamacadaha ," ayay yiraahdeen dibad bax ayaal ka tirsan Ururka Midnimada Haweenka ee Afgaanistaan.

Q/Midoobay iyo dalal dhowr ah ayaa cambaar eeyay amarkan, kaasoo Afgaanistaan ​​dib ugu celi naya xilligii ugu horreeyay ee Talibaan xukunka, markaasoo gabdhuhu aysan heli karin waxbara sho rasmi ah. Social embed from facebook

TPLF oo ciidamada dowladda Eriteria ku eede eysay inay weerar ku soo qaadeen

Warbixin lagu baahiyey telefishiinka TIgraay oo afka fallaagada TPLF ku hadla ayaa dowladda Eri trea ku eedeeyey ciidamadooda iney weerar ku soo qaadeen gudaha deegaankaasi.

Weerarkaasi ayaa caqbad ku noqday in uu ga aro gargaarka ay u baahan yihiin shacabka gob olka Tigraay oo deggan xadka Eritrea.

Madaxa Xafiiska Beeraha iyo Kheyraadka dabiic ga ee de egaanka Tigraay oo ay TPLF maausho Atinkut Mezgebu, wuxuu she egay ilaa iyo 16-KII December iney deegaankaasi soo gaare en 2,000 oo gaari oo sido raa shiin gargaar ah.

Wuxuu intaa raaciyey wararka deegaankaasi ka imanaya ay yihiin kuwa aad looga naxo, raa shiinka oo la dhacayo, dadka la dilayo ama la afd uubanayo. Falalkaasina oo dhan ay fulinayaan ciid amada Eritrea.

Dalka Itoobiya waxaa soo wajahday xaalad ba ni'aadanimo oo aad u liidato kaddib marki uu dal kaasi uu ka socday dagaal laba sano socday.

Warbaahinta maxalliga ee dalka Itoobiyana waxay baahiyeen 8 qof oo ay seddex caruur ah ay ku jir aan in gaajo iyo dawo la‘aan ugu dhinteen xero ku taala deega anka Amxaarada.

Dowladda dhexe dhankeeda waxay sheegtay dad ka badan 8 malyan oo qof ay saameeyeen da gaalka waqooyiga Itoobiya ka socday oo ku nool deegaannada Tigraay, Amxaarada iyo cafarta.

Dhinaca kale mas’uuliyiin sare oo ka kala soc da dowladda Itoobiya iyo fallaagada TPLF ayaa wuxuu shir uga socdaa magaalada Nairobi.

Shirkaasi oo ujeedkiisu yahay heshiiski nabade ed ee 2-di bishan ay labada dhinac ku gaareen dal ka Koonfur Afrika sidi loo dardargelin lahaa.

Elon Musk oo go'aan ku qaatay afti uu u soo bandhigay dadka isticmaala Twitter

Elon Musk ayaa sheegay inuu ka fadhiisan do ono shaqada madaxa twitter-ka marka uu helo qof la wareego maamulka guud ee shirkadda Twitter-ka. Musk ayaa ballanqaaday inuu tixgelin doono natiijada afti uu u soo bandhigay dadka isticmaala barta twitter-ka oo uu ku weydiinayay inay u cod eeyaan "haa" haddii ay rabaan inuu ka fadhiisto maamulka shirkadda twitter.

Isbadellada ka dhacay twitter-ka tan iyo markii uu Elon Musk la wareegay ayaa si weyn loo cambaareeyay. Social embed from twitter

Twitter WarbixinReport this social embed, make a complaint

La wareegitaanka Elon Musk ee Twitter-ka ayaa sababay dood joogto ah oo ku saabsan mustaqbal ka madashan - xitaa dawladda Maraykanku waxay muujisay "walaaca ku saabsan awoodda ay leeyi hiin warbaahinta bulshada ee waaweyn".

Balse la wareegitaanka Musk ee goobtan oo ay ku baxday lacag $44 bilyan ah ayaa sidoo kale iftiimisay "taariikhdiisa wax kusoo qoridda twitter-ka" taas oo muran abuuri jirtey markaa kasta oo uu wax soo qoro bilyaneerkan ku dhashay Koon fur Afrika.

Dowlada Taliyaaniga oo hirgalisay Shar ci ku Qasbaya Maraakiibta keenin Xeeba ha Taliyaaniga.

si looga hor tago Tahriibayaasha ku soo wajah an Yurub Dood xoogan ayaa ka taagan Doomaha Ama Maraakiibta garkaarka ee Bada Mediterran ean kasoo badbaadiya Tahriibayaasha ku soo wajahan Yurub.

Khilaafka xoogiisa ayaa salka ku haya ci da Qaabileysa Qaxooti ga iyo in Taliyaaniga marka hore Sharuud la’an Aqbasho Qaxootigaasi.

Dowlada Taliyaaniga ayaa hada hirgalisay Sharci ku Qasbaya Maraakiibta ama Doomaha Gargaar ka inaysan Si Dhaqso ah ku soo xiran Xeebaha Taliyaaniga.

Sharciga Cusub ayaa Qeexaya in Maraakiibta joojiyaan badbaadinta Tahriibayaasha Bada Mediterranean.

Wasiirka Arimaha Dibada Taliyaaniga Matteo Piantedosi ayaa warbaahinta u Xaqiijiyay Qorsh aha Cusub ee dowlada kaga hortageyso Muhaaji riinta soo gaaraya Dalkaasi.

Bilihii ugu danbeeyay Dhoor Markab ayaa laga ce liyay Dalka Taliyaaniga iyadoo Dowlada ay diiday in Muhaajiriinta gudaha u galaan Dalkaasi.

Dhul gariir culus oo ku dhuftay gobolka Califo rnia ee dalka Mareykanka

Labo qof ayaa ku dhintay tobannaan kun oo guryo la daggan yahay ahna waxaa ku dhacday koronto la’aan ka dib markii uu dhul gariir cabirkiisu yahay 6.4 magnitude ruxay waqooyiga gobolka California ee dalka Mareykanka.

Dhul gariirka oo ku dhuftay meel 215 meyl (350km) u jirta waqooyiga San Franc isco ayaa burbur xoog leh u geystay waddooyinka tareennada.

"Wax walba oo darbiyada ku dhagganaa wey soo jabeen,” ayuu yiri JB Mathers, oo ka mid ah dadka degan magaalo xeebeedka Eureka.

Maamulka gobolka ayaa xiray waddooyin badan waxayna shacabka uga digeen saameyn kale oo ka dhalan karta dhul gariirkaas.

Fiidnimadii Talaadada, oo ay saacaddu ku beegneyd 02:34 PST (10:34 GMT) ayuu dhacay dhul gariirka. Waxa uu usii kala fiday ilaa 80 dhul gariir oo yar yar, kuwaasoo cabirkoodu uu u dhaxeey ay 4.6 ilaa 2.5, sida ay sheegtay hay’adda tirajoobka cimilada.

Madaxweyne Volodymyr Zelensky oo safarki isii ugu horeeyey ku tagaya Mareykanka tan iyo dagaalkii Ukraine

Madaxweyaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa lagu wadaa inuu Shalay oo arbaca ah boo qasho ku tago caasimada dalka Mareykanka ee Washington, sida ay sheegeen ilo-wareed laga soo xigtay.

Madaxweyne Volodymyr Zelens ky ayaa la filayay inuu kulan suur tagal ah la yeesho Joe Biden iyo khudbad uu u jeedinayo Congre ss-ka.

Booqashadan ayaa noqonaysa safarkiisii ugu horreeyay ee uu dibadda ugu baxo tan iyo markii uu bilowday duulaankii Ruushka ee Ukraine bishii February.

Wararka qaar ee safarka Madaxweyne Zelen sky ayaa sheegaya in ay suuragal tahay in uu ka baaqan karo safarka sababo la xiriira amaanka

WAA TUMA GABADHA QAADDAY KOOBKA QURUXDA ADDUUNKA 2022?

Gabadhan ayaa u dhalatay Hindiya

XIGASHADA SAWIRKA,SARGAM_3

"Gabadheyda waxay ka dhabeysay riyadeyda. Markii la doortay markii sa ddexaad, wadnaheygu si xoog ah ayuu u garaac mayay. Haatan wax kale kama doonayo Ilaahey'' ayuu yiri GS Kaushal, oo ah aabbaha Sargam.

"Markii ay muraayadda isku eegto ee ay labisato, waxay u muuqatay mid heer gaari doonta. In kastoo ay caato ahayd, way ka cago jiideysay inay tartankan oo kale ka qeyb gasho. Balse shaqada adag ee Sargam iyo kooxdeeda, ayaa suurto g elisay arrintan. Tani sharaf ayay noo tahay.

Sar gam kleiya koru ma qaadin magaca Hindi ya balse sidoo kale keenna ayay sare u qaadd ay.''- Meena Kaushal, oo ah hooyada Sargam ay aa sidaas tiri.

"Qeyb ayaan ka ahaa guddiga dooranayay ka qeyb galayaasha Hindiya. Waxaan sheegay in Sar gam ay rajo leedahay markaanna aan heli doonno cinwaankaas.'' Ayay tiri Aditi Govitrikar, oo hore koobkan u qaadday.

Sargam Kaushal oo Hindiya ka soo jeedda ay aa ku guuleysatay Gabadha ugu Quruxda Badan Adduunka ee 2021-2022 kaddib tartan ka dhacay Las Vegas, USA.

Sargam oo warkan ku shaacisay barteeda Inst agram, ayaa waxay tiri, "Sugitaankii dheeraa wuu dhammaaday. Dib ayaan taajka u helnay 21 sano kaddib.

Sargam Kaushal, oo ka soo jeedda gobolka Ja mmu, ayaa haatan ku nool Mumbai.

Aabbaheed GS Kaushal, oo ku sugan Jammu, ayaa u sheegay BBC, "Markii gabadheyda ay labo sano iyo bar jirtay, waxaan u arkayay qof aan ca adi ahayn wejigeeduna wuxuu ahaa mid gaar ah oo dadka kale ka duwan. Waxaan rajeyn jiray inay sidoo kale ka qeyb gasho Miss Femina, balse way ka cago jiidi jirtay inay ka qyeb gasho taratama quruxda.

Sargam ayaa fadhisa safka bidix

XIGASHADA SAWIRKA,GS KAUSHAL

GS Kaushal ayaa sheegay in kaddib markii ay Sar gam billowdya ka qeybgalka tartamada quruxda ay ku guuleysatay gabadha ugu qurxan Hindiya sanadkan. Kan adduunka waxaa ka qeyb galayay 51 qof.

Tartamayaasha ayaa ka soo jeeday 63 dal.

Aabbaha ayaa yiri, "Markii aan arkay dad ba dan oo ka qeyb galaya tartankan heer calami, waxaan is iri Sargam kuma guuleysan karto, balse kalsoonideeda ayaa awood i siisay. Ilaa 44 tartam eyaal ah ayaa wareegga hore ku haray.

"Dhammaanteen waxaan ka daawaneynay telefishinka, markii ay soo gashay kaalinta sdade xaadna, haba na weydiin xaalkeennu siduu ahaa."

Waaliddiinteeda ayaa aad ugu farxay

XIGASHADA SAWIRKA,GS SKILLS

Taariikhda Tartanka Quruxda Hablaha ee Adduunka

Tartanka quruxda ayaa la bilaabay sanadkii 1984 waxaana loo sameeyay ha weenka la qabo.

Aditi Govitrikar ayaa sheegt ay in haweenka la qabo la doonayay inay fursad ka he laan waxyaabaha lagu madadaasho ee adduunka.

Sida xogta lagu hayo, David Marmel ayaa billaab ay tartankan. Haweenka ka soo jeeda Mareykan ka, Sri Lanka, Peru iy Ruushka ayaa siddeed jeer ku guuleystay tartankan.XIGASHO:-BBC

WAA TEE KOOXDA SUGEYSA IN UU RONALDO KUSOO BIIRO KA HOR DHAMMAADKA ANADKAN?

Kooxda ka dhisan dalka Sucuudiga ee Al -Nasar ayaa ku rajo weyn in uu kusoo biiro weeraryahan ka 37-ka ah ee u dhashay Bortuqiiska Cristiano Ronaldo ka hor dhammaadka sanadkan.

Haddii Ronaldo uu ku biiro kooxdaas wuxuu la saeexaan karaa heshiis laba iyo bar sana ah kaasoo qiimahiisu uu ku kici karo £174m lacagta giniga ah- (Marca - in Spanish)

Weeraryahanka reer Brazil iyo kooxda Arsenal Gabriel Martinelli oo 21 jir ah ayaa lagu wadaa in kooxdiisa uu la galo heshiis uu toddobaadkii ku qaadanayo £200,000 gini- (Mail).

Kooxda heysta horyaalka Faransiiska Paris St-Germain ayaa dooneysaa in kooxda uu sii joogo gool-dhaliyaha u dhashay Argentina Lionel Messi, ninkan oo haatan ku guuleystay Koobka Adduun ka wuxuu qaddaraaskii ku eegaa xilli ciyaareedka dambe, wuxuuna xor u yahay in uu wahadallo la yeesho kooxaha kale ee ka dhisan dibadda Me esha lagu gaaro 1-da bisha January- (Mail).

Kooxaha Arsenal iyo Atletico Madrid ayaa baadi goobayaa Alexis Mac Allister oo haatan Arg entina kula guuleystay Koobka Adduunka isla markaana ka dheela khadka dhex- (AS - in Spa nish).

Kooxda Manchester United waa inay kooxda ka dhisan Bortuqiiska ee Porto siisaa lacag gaarey sa £65m waa haddii ay doonayaan inay kasoo iibsadaan ka hor dhammaadka xilli ciyaareedkan goolhayaha kooxdaas Diogo Costa- (Correio da Manha - in Portuguese).

Daafaca Croatia Josko Gvardiol, oo 20 jir ah ayaa u muuqdaa in xilli ciyaareedkan uu sii joogi doono kooxdiisa RB Leipzig iyadoo qiimaha lagu jebin karo qanddaraaskiisa uu kula joogo kooxda as uu ku eg yahay 2024-ka kaasoo qiimahiisu uu gaarayo £96m lacagta giniga ah- (Sky Sports).

Arsenal waxay daneyneysaa inay lasoo ware egto Mykhaylo Mudryk, oo Ukraine garbaha ka dheela 21 jir ah marka uu furmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda bisha January, sida laga soo xigtay agaasimaha sboortiga ee kooxdiisa ee Shakhtar Donetsk- (Football 365).

Goolhayaha reer Mexico Guillermo Ochoa oo 37 jir ah ayaa lagu wadaa in si bilaash ah uu ku bi iro kooxda ka dhisan horyaalka Talyaaniga ee Sal ernitana kadib uu ka dhammaaday qandaraaskii uu kula joogay Club America- (Sky Sports Italia - in Italian).

Inter Milan ayaa wadahadallo la furatay daaf aca u dhashay Talyaaniga Alessandro Bastoni si uu saxeexo heshiis cusub iyadoo ay daneynayaan kooxaha Manchester City iyo Tottenham- (La Gazzetta Dello Sport - in Italian).

Ciyaaryahanka xulka qaranka Argentina Rod rigo De Paul, oo 28 jir ah ayaa qarka u saarnaa in u uku biiro Leeds ka hor inta uusan horey ugu bi irin Atletico Madrid. (TalkSPORT).

Weeraryahanka kooxda Blackburn iyo xulka Chile, Ben Brereton Diaz, oo 23 jir ah ayaa u muu qdaa in uu sii joogi doono kooxda Ewood Park bisha January isla markaana uu u furan yahay dho okha ah si bilaash uu kooxda kaga tego xilli ciyaareedkan- (Football League World)

Ronaldo oo ku guuldareystay riyadiisa

Ronaldo

XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

Riyadii Koobka Adduunka ee Cristiano Rona ldo ayaa dhammaatay, waxaana suuragal ah in aa nay jirin meel halkaas looga soo laabto.

"Ku guuleysiga Koobka Adduunka ee Portugal wa xay ahayd riyada ugu weyn ee xirfadeyda. Nasiib wana ag, waxaan ku guuleystay koobab badan oo heer caalami ah, oo ay ku jiraan kuwo aan la qaaday Portugal, laakiin inaan magaca waddankeena ka dhigo heerka ugu sarreeya adduunka ayaa ahayd riyadeyda ugu weyn.”

Ronaldo oo ah qofka taageerayaasha ugu bad an ku heysta barta Intstagram-ka ayaa qoraalkiisa si weyn looga fal celiyay, taas oo muujineysa in uu ahaa hadal la wada sugayay.

Hadal-heynta ku saabsan Ronaldo ayaa cirka ku shareerneyd dhowrkii isbuuc ee lasoo dhaafay, ilaa wixii ka horreeyay billowga Koobka Adduunka ee ka socda dalka Qadar.

Wareysi uu bixiyay goor sii horreysay ayuu dhaliilo ugu jeediyay kooxda uu ka tirsanaa ee Manchester United, kaasoo horseeday in uu ka tago kooxda.Wareysiga carada dhaliyay ee Ron aldo ayaa daba socday go'aankii uu macallinka United kurs iga keydka ku fariisiyay Ronaldo oo aan raalli ka ahayn in la nasiyo. Dhowr maalmood ka horna waxaa warbaahin ta qabsaday warka ku saabsan Ronaldo ka dib markii kursiga keydka laga fariisiyay xulkiisa qar anka ee Boortaqiiska, waxayna ahayd markii ugu horreysay ee ay sidaas dhacdo tan iyo sanadkii 2008.XIGASHO:-BBC

CABDIMAALIK COLDOON OO LA SII DAAYAY

Wararka laga helayo Somaliland ayaa shee gaya in saaka Wariye Cabdimaalik Muuse Cold oon laga sii daayay xabsiga weyn ee magaa lada Hargeysa, kadib laba sanno oo uu u xirnaa maamulkaasi.

Wariye Coldoon ayaa soo dhammeystay xu kun labo sanno ahaa oo ay 23-kii May 2022-kii ku xukuntay Maxkamadda Racfaanka ee maga alada Hargeysa.

Coldoon waxaa markiisii hore xabsiga la dhigay 23/08/2021-kii, ayada oo loo haysto eed eymo culus, sida dacaayad qaran dumisnimo ah, faafinta warar been abuur ah iyo aflagaad eyn siyaasiyiinta iyo golaha sharci dejinta ee Somaliland.

Sidoo kale eedeymaha kale ee loo soo jeediyey waxaa ka mid ah inuu warbixino liddi ku ah ka qoray Dugsiga Abaarso iyo Jaamacadda Barw aaqo, doodaas oo meel sare gaartay.

Cabdimaalik Muuse Coldoon oo ka hadlay sii deyntiiisa maanta ayaa yiri "Xabsigii waan ka soo baxay. Mahad oo dhan Allaah baa is ka leh iyo inta iga mudan dhamaantood. Waxa aan ku dardaarmayaa in xaqa la sheego si kasta ha u qadhaadhaado”.

Wariye Cabdimaalik Sheekh Muuse Coldo on oo ku caan baxay arrimaha samafalka iyo u gargaarida dadka taabaleysan ayaa marar bad an siyaabo kala duwan loogu xiray Hargeysa.

Si kastaba, sii deynta ayaa waxaa aad ugu far xay ehelladiisa, gaar ahaan qoyskiisa iyo carr uurtiisa oo uu dib ula midoobayo laba sanno ka dib, isaga oo soo dhammeystay xukunkii ku dha cay.

MALA SOCOTAA IN KOOBKII UU MESSI GEEYAY DALKIISA UUSAN AHAYN KII DHABTA AHAA?

Messi iyo kooxdiisa oo kor u haya koobkaXIGASHADA SAWIRKA,REUTERS

Mid ka mid ah sababihii ay Argentina, halganka dheer ugu gashay ku guuleysiga Koobka Adduunka ee Qatar, waxay ahayd inay kor u qaadaan koobka uu ciyaaryahan kasta oo kubbadda cagta ah ku riyoodo.

Koox kasta waxay u riyaaqdaa oo ay ku riyootaa qaadidda koobka midabka dahabiga ah leh.

Si la mid ah Marado na iyo Zidane, ciyaar yahanka ugu fiican waqti xaadirkan ​​Lionel Messi, ayaa ku guule ystay fiinalka Qatar oo uu ku qaaday koobka, iyadoo ciyaartoyda ko oxda la arkayay iya goo isku sawiraya koobka adduunka markii ay soo gaareen Argentina.

Laakiin ma ogtahay in koobka ku jira gacanta Messi uusan ahayn midkii saxda ahaa? balse uu yahay mid dahab yar oo kali ah lagu dhejiyay.

Koobkii la nashqadeeyay sanadkii 1930- islamarkna sanadkii 1970 lagu qabtay Mexico ayna ku guuleysteen Brazil ay kooxdaasi geeyeen dalko oda .

Koobkan ayaa horay looga xaday carwo ku taalla magaalada London, balse waxaa markii dambe helay ey lagu magacaabo ‘Pickles’ xilli isaga iyo milkiilihiisa ay lugeynayeen meel ku taalla koonfurta London.

Kadib 1983-dii, koobka ayaa mar kale la xaday markii la dhigay magaalada Rio de Janeiro ee caasimadda Brazil, iyadoo ay qaadday kooxdii ku guuleysatay. Koobkaasi la xaday dib dambe indha looma saarin oo lama soo helin.

Sanadkii 1970kii FIFA waxay qabatay tartan koob cusub kaas oo 53 nash qado la soo gudbiyay. Sawir-qaade




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip