HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 11-KA DICEMBAR 2022-KA

0
Sunday December 11, 2022 - 09:49:55 in Wararka by
  • Visits: 396
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 11-KA DICEMBAR 2022-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhaxal-sugaha Sucuudiga kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federa alka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxam uud ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sucuudi Ca rabiya Ami ir Maxamed Binu Salmaan Binu Cabdicas iis.

Amiir Maxamed Binu Salmaan ayaa soo dhaweeyay guulaha ay dowladda Soomaal iya ka gaartay dagaalka ka dhanka ah Al-Sha baab iyo naf-hurnimada ay muujiyeen ciida mada xoogga oo kaashanaya shacab ka Soo maaliyeed ee la dagaalamaya. Wa xa uuna muujiyey sida ay diyaar ugu yihiin taageero buuxda oo ay la garab istaagaan dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed.

Dhankiisa, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahadceliyey dowlad da iyo shacabka Boqortooyada Sucuudi ga, garab istaagga ay u muujiyeen Shacab ka iyo dowladda Soomaaliyeed, isagoo she egay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay ahmiy ad gaar ah siineyso xoojinta xir iirka kala dha xeeya caalamka.

Sidoo kale, kulanka Labada Hoggaam iye ayaa lagu lafa guray xoojinta xiriirka iyo iskaa shiga labada dal, xasilloonida gobolka iyo da naha wadajirka ah ee ay wadaagaan labada shacab ee Soomaaliya iyo Boqorto oyada Sucuudi Carabiya.

R/Wasaare Xamza oo baaqii u dambeey ay u diray dagaal-yahaannada Al-Shabaab

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Md. Xam za Cabdi Barre oo Shalay ka qeyb-ga lay mu naasabad lagu xusayay maalinta ca alamiga ah ee Xuquuq ul Insaanka Adduun ka ayaa baaq u direy dhalinyarada weli ka barbar dag aalamaya kooxda Al-Shabaab

Xamza ayaa dhallinyaradaasi ugu baaqay in dadkooda ay dib ugu soo laabtaan, kana to obad keena an ficilladooda khal dan inta ay weli fursa dda haystaan, xili uu socdo dagaal si weyn loogu jabiyay Al-Shabaab.

"Dagaalka socda waa mid lagu raadinayo xaq uuqda aadanaha, maadaama ay khawaarijtu ka hor istaageen dad ka Soomaaliyeed xuqu uqdii ay lahaayeen, unadiidan yihiin nolosha,” ayuu yiri.

Sidoo kale waxa uu ra’iisul wasaaraha bogaadiyay Xildhibaannada iyo xubnaha ka tirsan xukuumadda ee u taagan furinta daga alka ciribtirka argagixisada.

Dhinaca kale, Ra’iisul Wasaare Xamza ayaa sheegay in dowladda federaalka Sooma aliya ay ka go’an tahay ilaalinta xuquuqul in saanka, isaga oo tilmaamay in shareecada Islaamka iyo xeerarka dalka u yaalla ay meel cad iska taageen xad-gudubyada ka dhanka ah dumarka iyo dadka nugul.

"Waa in aan qiil loo raadin cid walba oo ku xad-gudubta xuquuqul insaanka,” ayuu had alkiisa sii raaciyay Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre.

Maalinta Xuquuqul Insaanka Adduunka ay aa sanad kasta loo dabaal-degaa 10-ka Dec ember, taas oo ku aadden markii Golaha loo Dhanyahay ee Qaramada Midoobay uu ansi xiyay Baaqa Caalamiga ah ee Xuquuqul Insa anka, sanadkii 1948-dii.

Munaasabadda oo ay soo qaban-qaabis ay Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Ins aanka, ayaa waxaa ka soo qeyb galay Guddo omiye ku-xigeenka labaad ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Wasiiro,ururrada bulshada rayidka ah iyo marti sharaf kale.

Kulankii Golaha Shacabka oo Shalay u baaqday Kooram la'aan darteed

Kulankii Shalay ee Golaha Shacabka Baa rlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa u baaqday kooram la'aan, kadib markii ay Xil dhibaanadda kulanka soo xaadiray ay gaari waayeen tirada lo ogu tqlo galay in la gu furo kulanka Go laha Shacabka.

Inkastoo aanan la shaacin Ajendaha looga hadli rabay fadhiga Shalay ka baaqday Golaha Shacabka ayaa hadana guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Ca bdullaahi Cumar Abshirow wuxuu warbaahin ta ka hor sheegay in kulanka ay soo xaadir een 78 Xildhibaan, halka la rabay iney soo xa adiraan ugu yaraan 139 Xildhibaan.

"78 xildhibaan ayaa joogto, kooramkana wuxuu ku furmayaa Baarlamaanka 139 xildh ibaan, annaga oo og dhibaatooyinka ka jira dhinaca baaritaanka iyo amniga haddane xil dhibaanka waa imaan lahaa haddii aan isku dayno inaan xilli hore imaano,Sida uu sharc iga qabo marka kooramka waa noo buuxsami waayey Shalay shirkeena waan xiraneynaa, laakiin maalinta Isniinta ah ayada oo doodo ay jiraan haddane inaan maqnaano aad ayey xun tahay" ayuu yiri guddoomiye ku xigeenka labaad Cabdullaahi Cumar.

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Gola ha Shacabka Cabdullaahi Cumar Abshiroow ayaa sidoo kale tilmaamay iney jiraan Moosh ino ay u gudbiyeen Xildhibaannada Golaha, inkastoo uusan shaacin nooca uu yahay Mooshinka loo soo gudbiyay guddoonka, wuxuuna Xildhibaanada ku booriyay iney waqti hore soo xaadiraan fadhiga soo socda oo ku beegan Isniinta soo socota.

Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shir Mad axeedka 10-aad ee dalalka Afrika

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa Magaalada Lua nda ee caasimadda dalka Angola kaga qayb galaya Shir Madaxeedka 10-aad ee dalalka Afrika, Kareebiyaanka & Baasifiga (OACPS).

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka oo maal mo ka hor gaaray Magaalada Luanda ee caasimadda dalka Angola ayaa Shalay la kul may xubno ka tirsan ganacsatada Soomaali yeed ee ku dhaqan dalka Angola.

Ganacsatada Soo maaliyeed ayaa Ra’I is ul Wasaaraha uga wa rbixiyay xaaladoo da gaar ahaan caqabada ha heysta iyo fursadaha gan acsi ee yaalla dalka Angola, Iyagoo dhanko oda xusay inay soo dhawaynayaan dadaal lada ay dawladdu waddo ee dhinacyada Amn iga iyo Dib u xoraynta dalka.

Shir Madaxeedka 10-aad ee dalalka Afrika oo ay sanadkan ka qaybgalayaan mad axda 79 xubnood oo ka socda saddexda Qaaradood, ayaa lo oga hadli doonaa dhibaatooyinka isbedd elka cimillada, isu dhe elitirka iyo koboca dha qaalaha, caqabad aha amniga iyo nabadda.

Wejiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab oo billaabanaya iyo ciidamo horleh oo…

Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa shaacisay in la bilaabayo wejiga 2-aad ee dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, kaasi oo lagaga xoreynayo guud ahaan dalka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Jeneral Cabdullaahi Cali Ca anood ayaa sheegay in uu so cdo qorshaha xiga ee ciida mada, oo ay tahay in Al-Shab aab lagu weeraro dhulka ay maamusho.

"Aadan Yabaal waa degmo ka tirsan go bolka Shabeelaha Dhexe, howl-galka Shab aab-na waa qorshe laga leeyahay in dham aan laga saaro dalka Soomaaliyeed, oo ay gobolo badan ka joogaan,” ayuu yiri.

Afhayeenka ayaa sidoo kale waxa uu she egay in ciidamo badan oo keyd ah ay ku diya arsan yihiin magaalooyinka Muqdisho, Jow har iyo gobolka Shabeelaha Hoose

Ciidamada Keydka ah ee uu sheegay afhayeenka ayaa waxa loogu tala-galay gurm ad iyo taakuleyn. Howl-galka dagaal ee ka dhanka ah Al-Shabaab oo ay iska kaashana yaan ciidamada dowladda iyo kuwa deegaan ka ayaa laga gaaray guulo waaweyn, ayada oo kooxda laga xoreeyay deegaano badan oo sanado dhowr ah gacantooda ku jiray.

Al-Shabaab ayaa hadda dhowr deegaan oo kooban kaliya kaga haray maamul gobole edka HirShabelle, oo ah maamulkii ugu horee yay ee deegaanadiisa uu ka bilowday kacdo onka dagaal, waxaana wararka ay sheegay aan in laga wada xoreyn doono toddobaadyo gudahood.

Al-Shabaab ayaa maalmo kahor laga qa bsaday degmada Aadan Yabaal oo ay ku la haayeen saldhiggooda ugu weyn ee gobol ka, waxaana ay gobolkaas hadda kaga har een oo kaliya Ruun-Nirgood.


Maamulka Sare Ee Gobolka Banaadir Oo Shalay Kulan Gaar ah Yeeshay

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shir guddo omiyay kulanka guddoonka sare ee Maamul ka Gobolka Banaadir oo ka qabsoomay Xar unta dowladda Hoose ee Xamar.

Kulanka Guddoonka sare ee Maamulka Gobolka ayaa waxaa inta uu socday looga hadlay arrimo ay kamid yihiin dardargalin howlaha kala duwan ee lagu horumarinayo magaalada Caasima dda ah ee Muqdisho.

Guddoomiye Sheekh Yuusuf Madaale ayaa warbixina ku saabsan howlihii u qabso omay Maamulka Gobolka Banaadir iyo kuwa la filaayo in la hirgaliyo ka dhageestay Guddo omiye ku-xigeenada Maamulka Gobolka Ban aadir iyo Xog’hayaha guud ee Maamulka Gobolka.

Sidoo kale Guddoomiyaha Gobolka ayaa Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolkaan Banaadir kula dardaarmay inay dardar-gel iyaan howlaha muhiimka ah ee horyaalla, gaar ahaan arrimaha nadaafada caasimadda iyo amniga.

Booliska Soomaaliya Iyo Itoobiya Oo Heshiis Ku Kala Saxiixday Magaalada Addis Ababa

Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, Taliyaha ciidanka Booliska dowladda Fede raalka Soomaaliya ayaa kulan gaar ah la qaa tay dhiggiisa dalka Itoobiya Jen. Damelesh Garbamichel oo ay ka wada hadleen arr imo kala duwan oo ku aadan Talisyada 2da dal.

Inta uu socday kulan ka dhexmaray Ta liye Xijaar iyo Damelesh Garbamichel ayaa wax aa ay kulankooda diirada ku saareen si dii loo xoojin lahaa xiriirka ka dhexeeya lab ada cii dan iyo sidii ay isku dhaafsan lahaa yeen xog aha dhinaca amniga.

Taliyaha ciidanka Booliska dowladda Feder aalka Soomaaliya iyo Taliyaha ciidanka Ito obiya ayaa kulanka kadib heshiis ku wada ga aray Iskaashi dhexmara oo ku aadan dhinaca amniga ah iyo sare u qaadista tababarada aqoonta booliiska labada dal.

Hay’adaha ammaanka Soomaaliya mad axdooda ayaa muddooyinkii lasoo dhaafay ku qulqulayay dalka Itoobiya, waxa ayna heshii syo kala duwan la saxiixdeen hay’adaha am maanka Itoobiya sida Nabad sugida, booliis ka iyo milatariga.

Taliye Xijaar ayaa dalka Itoobiya ayaa wa xaa laba maalin kahor uga qeyb galay meer tada 24-aad ee Shirka Guud ee Ururka EAP CCO oo ka dhacay dalkaas, waxaana shirka diirada lagu saaray sidii ay dalalka gobolku isaga kaashan lahaayeen arrimaha amniga.

Xilka loo magacaabay Ciise Guure oo si weyn looga soo dhoweeyey Xamar +

Xaflad taageero iyo soo dhoweyn loogu muujiyey guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee gobolka Banaadir ahna ku-xigeenka maa mulka maaliyadda Ciise Guure ayaa ka dha cday magaalada Muqdisho

Munaasabaddan ayaa waxaa ka qeyb-galay mas’uuliyiin heer federal iyo heer do wlad goboleed, xildhibaa no, siyaasiyiin, saraakiil ci idan, culimo, aqoonyahano iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Xubnihii kala duwanaa ee ka hadlay hoolka ayaa sheegay in Ciise Guure uu yahay siyaasi lagu yaqaan aami naad iyo waxqabad, islamarkaana uu mud naa xilka, ayaga oo intaas ku daray inuu si guul leh uga soo bixi karo.

Guddoomiye Ciise Guure, oo isna ka ha dlay goobta ayaa wuxuu ballanqaadey inuu kasoo dhalaali doono howsha culus ee loo ig maday, islamarkaana uu filashada ummadda sugeysa uu si wanaagsan uga soo bixi doono

Qasaaraha ka dhashay Weerarkii lagu qaa day Maleeshiyaadka Alshabaab duleedka degmada Aadan Yabaal oo soo kordhaya

Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya Ci idamada degaanka ayaa howlgal qorsheey san ku dilay 14 xubnood oo isugu jiray Hor joogayaal iyo Maleeshiyaad katirsan Kooxda Al-shabaab kuwaas oo isku Uruursanaayay degaanka Dhabaq-libeey oo hoostaga degm ada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelaha dhexe.

Ciidanka xoogga da lka iyo geesiyaasha dadka deegaan ka ee ka xoreeyay Al shabaab magaaloo yinka muhiimka ah ee Gobalka Shabe ellaha dhexe ayaa wali deegaa nnada howd ka ah iyo tuulooyinka ka wada ho wlgalo ayku baacsanayaan Khawaarijta firx adka ah.

Mayded Fara badan oo Ka Tirdanaa Al shabaab Ayaana Lasoo Dhoobay Degmada Aadan Yabaal kuwaas oo Ciidamada Macawi sleydu Horay Usoo Qaateen Si ay lacago uga Qaataan Madaxda Dowlada ee Hogaaminay sa Dagaalka

Xog: Villa Soomaaliya Oo Xil umagac aabeysa C/rashiid Janan

Shabakadda dayniile ayaa Sheektay in ay heshay macluumaad kusaabsan in xil loo ma gacaabi doono C/rashiid Xasan Cabdi Nuur oo loo yaqaano C/rashiid Ja nan xilal horena soo qabtay.

Janan oo hadda kusugan Mu qdisho ayaa Villa Soomaaliya waxay la rabtaa inuu Gobolka Gedo gudoomiye ka noqdo,sida xogaha ay sheegayaana dhawaan ayuu tegi doonaa Garbahaareey.

Wasiirkii hore ee Amniga Jubbaland ayaa ku guuldareystay inuu helo xildhibaan golaha shacbaka Soomaaliya uu raadinayey waxaa na sanadkii hore 2021-kii uu isku soo dhiibay Dawladda islamarkaana ciidankii uu lahaa ayaa waxay sababtay inuu ku wareejiyey in la qarameeyana ka shaqeeyey Dawladdii mark aasi jirtay.

C/rashiid Janan ayaa la tilmaamay in ha dda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Agaasimaha NISA Mahad Salaad aad is kugu dhaw yihiin waana mida keentay tuhun ka ah in Gobolka Gedo isaga loo gacan gel iyo.

Xogta waxay sidoo kale sheegeysaa in Ba rre Aadan Shire (Barre Hiiraale) uu garab taa gan yahay Wasiir Janan,oo ay isku meel ka soo wada jeedaan ama taageero ahaan isa siin doonaan sidii Gedo majaraha ugu qaban lahaayeen.

Sidoo kale C/rashiid Janan ayaa muddoo yinkii dambe ku howlanaa inuu hanto qadiy ada in jubbaland iyo Gedo dib umataane yntooda ka shaqeeyaan,isaga iyo Barre Hiir aale.

Lama saadaalin karo waxa isbadeli doo na marka la eego qorshaha Villa Soomaaliya ee la sheegay in C/rashiid Janan ay u magac aabeyso Gobolka Gedo oo hadda gudoomiye ka yahay Canjeex Buule Gareed oo Nidaam kii hore nabad iyo nolol halkaasi geysteen.

Allaha unaxariistee Taliyihii NISA ee Go bolka Gedo Ee Dorraad la dilay Bakaal Koo ke ayaa diidanaa in Gedo la hoos geeyo Jub baland,iyadoo ay xitaa isku siyaasad noqonin maalmihii lasoo dhaafay inkastoo tiisii ay go’day. Xigasho:dayniile.com

PUNTLAND oo qabatay nin dil ka gaystay Boosaaso

Ciidamada ammaanka ee dowlad gobolee dka Puntland oo howlgallo ka samee yay ma gaalada Boosaaso ee xarunta gobo lka Bari ayaa gacanta ku soo dhigay nin dho waan dil ka geystay mag aaladaas oo xarun ganacsi u ah Puntland.

Eedeysanaha oo lagu magacaabo Faarax Jibriil Xuseen ayaa loo haystaa dilka Marxuum Max amed Cabdirashiid Cabdiraxmaan oo ka dha cay gudaha magaalada Boosaaso.

War qoraal ah oo ka soo baxay Booliska Pun tland ee gobolka Bari ayaa waxaa lagu xaqii jiyay soo qabashada eedeysane Faarax Jibriil Xuseen oo maalmahaan lagu daba jiray.

Booliska ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday in ninkan sida ugu dhaqsiyaha badan loo ho rkeeni doono cadaaladda, si looga qaado tall aabo adag oo sharciga waafaqsan.

Ugu dambeysan taliska Booliska ee gobol ka Bari ayaa u digay shaqsiyaadka dilalka iyo falalka ammaan darri ka geysta magaalada Boosaaso iyo guud ahaan gobolkaasi.

Puntland ayaa maalmihii dambe kordhisay howlgallada lagula dagaalamayo kooxaha ka ganacsada maandooriyaha iyo shaqsiyaadka hubeysan ee dilalka ka geysta maamulkaas.

Inta badan deegaanada Puntland waxaa ka dhaca dilal iyo isku dhacyo u dhexeeyo ciida mada ammaanka iyo kooxaha ka ganacsada waxyaabaha maanka dooriya
DF oo ka jawaabtay baahi daran oo ka jirtay degmada Aadan-yabaal

Degmada Aadan-Yabaal oo soo martay seddax maalmood oo biyo la’aan daran ah, kadib markii ay Al-Shabaab horay u qaateen matooradii ceelasha biyaha ayaa hadda wax aa laga helayaa warbixino ku saabsan nol osha dadka.

Dowladda Soomaaliya ayaa dib u soo kici say ceelashii biyaha ee degmadaas, sida ay tebisay warbaahinta dowladda.

Ugu yaraan seddax maalmood ayey da dka reer Aadan-yabaal biyo la’aan ahaayeen, kadib markii ay Al-Shabaab ku tala galeen in ay oon u laayaan dadka iyo duunyada deg madaas.

Guddoomiyaha degmada Aadan-yabaal Maxamuud Sheekh Xasan ayaa warbaahinta u sheegay in deg deg ay dowladu u dayac-tir ugu sameysay ugu yaraan laba ceel-biyood oo degmadaan looga noolaa, kuwaas oo ma tooradii iyo qalabkii kale ee biyaha looga soo saari jiray ay Al-Shabaab horay u qaateen.

Madaxeynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa 5-tii bishaan amray in deg deg loo day actiro ceelashii biyaha ee Aadan-yabaal loo ga noolaa.

Warbixinta ay tebisay warbaahinta dowla dda waxay muujineysaa in dadka faro ku tiri ska ah ee degmadaas ku nool ay weli ka baq ayaan kooxda Al-Shabaab.

Duurka fog ee degmadaan waxaa ka soc da caabsiga ciidanka xoogga dalka iyo xaq u dirirka deegaanka ay ku eryanayaan Al-Sha baab-kii ka cararay degmadaas.

Wasiirka difaaca qaranka iyo taliyaha ciid an ka xoogga dalka ayaa safar ku tegay de gmada Aadan-yabaal, halkaas oo ciidanka iyo dadka deegaanka ay kula hadleen, iya goo u sheegay in dib aan loo noqa doonin oo lasii baacsa doono kooxda.

Askari lagu dilay Mogadishu

Kooxo ku hubaysanaa Bastoolado ayaa Shalay waxay ku dileen magaalada Muqdi sho askari la sheegay inuu ka tirsanaa cii danka dowladda federalka Soomaaliya, gaar ahaan waaxda Canshuraha ee lagu magaca abo Minashiibiyo.

Dilka ayaa waxaa uu ka dhacay degmada dayniile ee gobolka Banaadir, gaar ahaan meel aan ka fogeyn halka lagu maga caabo xaafada siisii ee degmadaasi, dilka ay aa waxaa geystay dhallinyaro ku hubaysnaa Bastoolado.Kooxiihii dilka geystay ayaa go obta isaga baxsaday waxaana wararku ay int aas ku darayaan in askariga ahaa mid xaafad da laga yaqiinay, waxaana goobta durbaba soo gaaray goobta ciidanka dowladda.

Ciidanka ayaa qaaday meydka askariga la dil ay waxaana ay goobta ka sameeyeen baa ritaan kooban wallow aan la shaacid cid cii danku ay usoo qabteen dilka ka dhacay deg mada dayniile ee loo geystay askariga ka tir san waaxda Canshuuraha.

Howlgal Shalay ka dhacay Shabeellaha Dhexe oo lagu qabtay qaraxyo + Khasa araha

Wararka ka imaanaya gobolka Shabee laha Dhexe ayaa sheegaya in Shalay ciida mada dowladda Soomaaliya iyo kuwa deeg aanka ay howlgallo ka fuliyeen gobolkaasi, kaas oo lagu beegsaday xubno ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab.

Howlgalka 1aad oo ay fuliyeen ciidamada Duufaan ee NISA ayaa ka dhacay inta u dhe xeysa deegaanada Basra iyo Sabyo, waxaa na lagu beegsaday xubno Shabaab ah.

NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlga lkaasi ay ku dishay xubin ka tirsan Al-Shaba ab, laba kalena nolosha lagu qabtay, kuwaas oo waday hub iyo qaraxyo.

Sidoo kale warka ayaa intaasi ku daraya in xogta raggan ay soo gudbiyeen dad ka deegaanka, ka dibna ay sidaas ku ho wlgal een ciidama da Nabad Sugidda Soomaaliya.

"Xubnahaan Khawaa rijta ah oo si dhuum aysi ah ku socday ayaa ciidanka Ammaan ka waxaa ku soo wargeliyay shacabka deegaan ka,” ayaa lagu yiri qoraalka.

Dhinaca kale wararka laga helayo deega anka Dhabaq-libeey oo hoostaga degmada Aadan Yabaal ayaa sheegaya in halkaas ay howlgal culus ka sameeyeen ciidamada Xoo gga dalka iyo oo kaashanaya kuwa deeg aanka.

Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Od owaa Yuusuf Raage ayaa sheegay in howlga lkaas lagu bartilmaameedsaday xubno ka tir sanaa Al-Shabaab oo isku uruursanayey hal kaasi.

Odowaa ayaa xaqiijiyey in goobtaasi lagu dilay ugu yaraan illaa 14 xubnood oo ay ku jir aan saraakiil ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, sida uu hadalka u dhigay.

Xaaladda ayaa haatan mid kacsan, mana jiro wax hadal ah oo kasoo baxay Al-Shab aab oo ku aadan howlgalladaas ee ay guula ha ka sheegteen ciidanka dowladda & kuwa deegaanka.

Nin lacagta Karfantiisa ay u soo direen Al-Shabaab oo si cajiib ah uga

Meyre Maxamed Nuur oo ka mid ah xaq u dirirka ka abaabulan gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab ay u soo dirtay lacag uu Karfan ku soo gato.

"Al-Shabaab lacag aan Karfan ku iibsado ayey ii soo direen, aniguna kama cabsan ee waxaan dhahay ii soo badiya aan Sonkor ku gatee,” ayuu yiri Aabe Meyre Maxamed Nuur.

Ninkaan ayaa sheegay in cagajugleyn xun uu kala kulmay Al-Shabaab, isla markaana deeg aankii uu ku noolaa ee Aqab-duco ay maam ulayeen mudo 16 sano ah, iyadoo ugu damb eyntii ay iska xoreeyeen.

"Aniga iyo Al-Shabaab nama wada qaado dhulkaan, wax kasta oo aan heystay waa iga dhaceen, reerkii ayaan kala baxsa waayey 16 sano kadib, Shalay waxaan ku eryanaa duu rkaan,” ayuu yiri odagaan oo warbaahinta ku la hadlay duleedka Aadan-yabaal.

Wuxuu sheegay in mar kasta ay ku weer araan meeshii loogu sheego inay ku sugan tahay kooxdu, "Meel kasta oo ay u cararaan ugama hari doono,” ayuu yiri Aabahaan oo qorigiisa garaarsan.

Dhacdooyin yaab leh oo dadka reer miyi ga ah ay kala kulmeen kooxda Al-Shabaab oo hadda wajaheysa kacdoon bulsho oo aad u adag ayaa laga soo tebinayaa deegaano u badan Hiiraan iyo Sh/Dhexe ee HirShabeelle.

Qaramada Midoobay oo ku boorisay dowladda Soomaaliya inay horumariso xuquuqul insaanka

Qaramada Midoobay ayaa ku boorisay do wladda Soomaaliya ilaalinta xuquuqda aa danaha si loo hubiyo in qof kasta, oo ay ku jiraan bulshada taagta daran iyo kuwa la he yb sooco, dadka naafada ah, kuwa gudaha ku barakacay, si ay si buuxda u helaan xuquuqdooda iyo xorriyadooda.

"Waxaan soo dhaweyneynaa sannad-gu uradii 75-aad ee Baaqa Caalamiga ah ee Xu quuqda Aadanaha (UDHR), oo ah aasaaska adduunka ee horumarinta iyo ilaalinta xuqu uqda aadanaha, Waa inaan sii wadnaa sidii aan u fulin lahayn ballanqaadkeeda ku aadd an xuquuqda aadanaha oo dhan,” ayay tiri er gayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaa liya, Anita Kiki Gbeho.

Anita Kiki Gbeho waxay sheegtay inay Soomaaliya gaartay guulo lagu horumarinayo laguna ilaalinayo xuquuqul insaanka, oo ay ku jiraan xuquuqaha ku qeexan Dastuurka KMG ah ee dammaanad qaadaya xuquuqda iyo xorriyadaha dhammaan Soomaalida.

Xuska sannadkanayaa ah ‘Sharafta, Xoriyad da, iyo Caddaaladda Dadka oo dhan.’ Maal inta Xuquuqul Insaanka ayaa la xusaa sanad walba 10-ka Diseembar, Waa maalintii Gol aha Guud ee Qaramada Midoobay uu ansi xiyay UDHR sannadkii 1948-kii.


Caasimadda Haiti, ‘60%’ waxaa la waree gay kooxo hubaysan, xilli uu dalkaas ka dilaacay cudurka ‘daacuunku’

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in xa nuunka daacuunku uu ka dilaacay dalka Haiti isaga oo si weyn ugu faafaya dalkaas. Ma alinimadii Khamiistii ayaa wararku she egayaan inay u dhinteen illaa 283 qof, halka cusbitaalada la dhigay in ka badan 12,000 oo qof oo xanuunkani soo ritay.

Qaramada Midoobay ayaa hore u cods atay in lala soo gaadho lacag gaadhaysa illaa $145 milyan oo dollar oo ay wax kaga qabato xanuunkan, hase ahaatee waxaa soo gaa dhay oo keliya 16%, lacagta ay codsatay.

Ulrika Richardson oo ah isuduwaha bini’aa dantinimada Qaramada Midoobay u qa abilsan Haiti ayaa sheegay in xaaladu ay ka sii darayso, isla markaana ay sii kordhayaan dadka uu xanuunkani ku dhacayo.

"Amni darrada ayaa sii socota, iyada oo laga helayo warbixino naxdin leh oo ku saa bsan xadgudubyada xuquuqda aadanaha,” ayuu yidhi Richardson. Tusaale ahaan, caas imadda dalkaas ee Port-au-Prince ayaa war arku sheegayaan in 60% ay la wareegeen kooxo hubaysani sida ay sheegtay Qara mada Midoobay.

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay haystaan caqabado dhinaca saadka iyo amn iga la xidhiidha, hase ahaatee ay isku daya yaan inay dadka caawiyaan, sida uu sheegay Richardson isuduwaha hawlaha bini’aadantin imo ee Qaramada Mid oobay.

Ururka Caafimaad ka Adduun ka ee WHO ayaa leh "cudurka daa cuunku weli waa kha tar caalami ah oo ku wajahan caafimaadka bulshada, waana cal aamad muujinaysa sinnaan la’aanta iyo hor umar la’aanta bulshada.”

Wariye geeriyooday xilli uu tebinaayay ciyaartii Shalay ee Argentina iyo Netherlands

Grant Wahl, oo ka mid ah qoraayaasha kubb adda cagta oo caanka ka ahaa dalka Maray kanka, ayaa geeriyooday subaxnimadii hore ee Sabtidii isagoo terbinayay ciyaartii Koobka Adduunka ee u dhaxaysay Argentina iyo Ne therlands. Suxufiyiin Maraykanka ah oo agt iisa fadhiday ayaa sheegtay in Wahl uu dib ugu dhacay kursigiisii tarabuunka ee garoon ka Lusail Iconic Stadium wakhtiga dheeriga ahaa ee ciyaarta, waxaana wariyayaashii ka ag dhawaa ay u dalbeen caawimaad. Shaqaa laha gurmadka degdega ah ayaa si degdeg ah uga jawaabay.

Wahl ayaa bartiisa Twitter-ka soo dhigay Arbacadii in uu u debbaaldegay dhalashad iisa maalintaas. wuxuu ahaa 48 jir.Xiriirka Kubadda Cagta Mareykanka ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay inay ka xun yihiin gee rida suxufigan.

Isniintii ayuu ku soo qoray boggiisa in uu booqday xarun caafimaad isagoo ku sugan dalka Qatar.

"Ugu dambayntii jirka ayaa i xanuunaya. Saddex toddobaad oo hurdo yar ah, wal bahaar sare iyo shaqo badan ayay taasi ku timid,” ayuu Wahl ayaa qoray, isaga oo raac iyay "Wixii hargab ahaa 10-kii maalmood ee la soo dhaafay waxay isu beddeleen wax aad u daran habeenkii ciyaarta USA-Netherland, waxaana dareemayay cadaadis laabta sare ah iyo farxad la’aan”

Dr. Celine Gounder, oo ah xaaskii uu ka geeriyooday Wahl, ahna kaaliye macallin oo ka tirsan machadka caafimaadka ee Jaama cadda New York, ayaa barteeda twitter-ka ku soo qortay inay ka naxday geerida sayg eeda.Wahl ayaa soo tebinayay koobkii adu unka ee siddeedaad.Isha: VOA

Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray Magaalada Moqokori

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Md.Cali Guudlaawe Xuseen iyo Mada xw eyne Ku XigeenkaMd.Yuusuf Axmed Hagar ayaa Shalay si diiran loogu soo dhoweeyay Magaalada Moqokori ee Gobolka Hiiraan.

Madaxweynaha iyo Wafdiisa oo socdaal dhul ka uga soo ambabaxay Degmada Aadan yabaal ayaa soo maray deegaanada mubaax iyo ceel qooxle oo kamid ah deega anadii dhowaan la xureeyay waxaana boqo laal dadw eyne ah ay kusoo dhoweeyeen bartam aha Magaalada Muqakori ee Gobolka Hiiraan.

Madaxweynaha ayaa u mahadceliyay bu shada qiimaha ee sida diiran ugu soo dhow eeyay Magaalada waxa uuna bogaadiyay bul shada deegaankaan iyo qeybaha kala duwan.

Madaxweynaha ayaa xusay in Shalay wixii ka dambeeya moqokari ay ka mid tahay deg mooyinka Hirshabeelle isagoo furay Wasiika Arrimaha Arrimaha Dowladda Hirsh abeelle in deg deg uu kusoo magaca abo maamulkeeda oo dhameystiran sidoo kalana laga fuliyo mashaariicda ay xaqa u leedahay degmada.Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dowl addu ka shaqeyn doonto horumarinta adeegyada bulshada sida waxbarashada, caafimaadka iyo hagaajinta ceelasha

Askarigii dhabarka kaga istaagay George Floyd oo la xukumay

Askari hore oo ka tirsan booliska gobolka Minneapolis isla markaana dhabarka kaga ist aagay George Floyd oo ahaa ninkii madowga ahaa ee lagu dilay Mareykanka ayaa lau xu kumay 3 sano iyo bar kadib kaalintii uu ka qaatay falkaas.

J Alexander Kueng ayaa qirtay dambi ah in uu ka qeyb qaatay ku lug lahaanshaha iyo dilka darajada ko owaad bishii Okto obar.

Askarigan wuxuu ka mid ahaa afar sar kaal oo boolis ah o lala xiriiriyay dilka xilli laga soo duubay muuq aal.

Dilka George Floyd oo dhacay sanadkii 20 20 waxay caro weyn ka dhalisay caalamka, Mudaharaadyo looga soo horjeeday cuns uriyadda ayaa ka dhacay dalal ka mid ah caa lamka, iyadoo looga fal celinayo dhima shadaas.

Maraykanka oo ka Walaacsan iskaashi ga dhinaca hubka ee Dowladaha Iran iyo Ruushka

Iiran ayaa Khubaro militari geysay dhulka Ruushku ka heystaaan Ukraie si ay Ruushka gacan uga siiyaan in ay halkaa ka soo qaa daan weerarda diyaaradaha drone-ka ee ay ka geystaan Ukraine , sida ay sheegeen sar aakiisha Mareykanka .

Caasimadda Ukraie ee Kiyev ayaa maalin imdii Isniinta waxaa lagu dhuftay gantaalo ka yimid drone-nada Kmikaze ee ay heystaan Ruushka laakiin la rumeysan yahayin ay Iran Sameyso

Iran iyo Ruushka aya qorsheynaya in ay wadajir u sameystaan hub siiba noocyada diy aaradaha iyo hubka duqeymaha loo adee gsado

Ingiriiska yaa sheegay cunaqabateyn ay sareen ganacsiyo iyo shaqsiyaad Iran ah kuw aas oo ms’uul ka ah in Ruushku helo diyaa radahaa Iran ayaa haatan Ruushka ka gacan siisa diyaaradaha drones-ka ee dhica duqeynta loo adeegsado



FAA'IIDOOYINKA LAGA HELO CUNIDDA CALOOLEYDA


CalooleydaXIGASHADA SAWIRKA,ALAMY

Qoraalka sawirka,

Calooleyda

Waa la cusbooneysiiyay 9 Saacadood ka hor

Calooleyda ayaa inta badan la jar jaraa, waxay dadka inta badan isticmaalaan midda ariga iyo idaha.

Bulshooyinka qaar ee adduunka ayaa muddo dheer u adeegsanayay calooleyda. Waxaana laga helaa maqaayadaha ku yaalla Asia, Afrika, qeybo kamid ah Amerika iyo Yurub.

Waana laga helaa faa’iidooyin badan oo caafimaad marka loo barbardhigo hilibka kale ee caadiga ah.

Waxaa la cabaa fuudka calooleyda, dadka qaar waxy shiilaan calooleyda oo ay dha dhan u yeelaan.

Caafimaad ahaan, calooleyda waxaa laga helaa faa’iido badan oo isugu jiro borotiin iyo nafaqooyin kale oo muhiim u ah caafimaadka.

Faa’iidooyinka laga helo calooleyda

Calooleyda waxaa laga helaa fitamiinno iyo macdan kale oo muhiim u ah jirkeenna, marka la cuno calooleyda waxaa laga helaa waxyaabo u wanaagsan caafimaadkeenna, sida ay ku warrameyso warbaahinta Webmd.com oo ka faallooda arrimaha caafimaadka.

Waxay ka hortagaa dhiig yarida

Calooleyda waxaa si aad ah ugu badan fiitaamiin B12, taas oo ka hortagta dhiig yarida gaar ahaan qofka la daala dhacaya dhiig yarida ee socon karin.

Waxay caawisaa dhismaha lafaha iyo murqaha

Calooleyda waxaa laga helaa borotiin, borotiinka wuxuu qofka ka caawinayaa inay dhismaan murqaha iyo lafaha.

Calooleyda waxaa laga helaa dhammaan 9-ka maaddo ee loo yaqaanno amni acids ee uu u baahan yahay jirkeenna si uu u shaqeeyo, sida ay ku warrameyso barta Healthline.com oo ka faalloota arrimaha caafimaadka.

XIGASHADA SAWIRKA,ALAMY

Wax ka ogoow cuntooyinka sare u qaadi karo hammada?

6 Jannaayo 2022

3 nooc oo raashin ah oo caafimaadkaaga aad sare ugu qaadaya

4 Abriil 2022

Shanta cunto ee ay habbooneyn inaan si joogta ah u isticmaalno

11 Febraayo 2022

Waxaa ka buuxaa macdan iyo fitamiinno

Calooleyda waxaa ku jiraa maaddooyinka ay ka mid yihiin, Zinc, Selenium iyo calcium.

Macdanta Zinc waxay dadka ka caawisaa unugyada, shaqooyinka uu qabto difaaca jirka iyo in jirka uu shiido cuntooyinka laga helo carbohydrate.

Macdanta Selenium waxay qofka ka caawisaa hagaajinta hiddesidaha, caafima adka qumanka.

Miisaan dhimista

Qaadashada cuntooyinka ay ku badan yihiin borotiinka waxay qofka ka caawiyaan maamulka cunto qaadashada iyo miisaan dhimista.

Calooleyda waxaa ku yar maaddada Calories marka loo barbardhigo cuntooyinka kale, qaadashada cuntooyinka uu ku badan yahay borotiinka waxay qofka ka caawiyaan in uu dhimo miisaanka isla markaana waxaa hoos u dhacaya heerka cunta qaadashada, sida uu ku warramayo website-ka Healthline.com

Halista calooleyda

Calooleyda waxaa ku badan kolestaroolka marka loo barbardhigo hilibka kale, dadka qaar ee qaba kolestaroolka ayaa laga yaaba inay siyaabo kala duwan ay u saameyso.XIGASHO:BBC


MOROCCO OO TAARIIKH U QORTAY AFRIKA KA DIB MARKII AY 1-0 KAGA BADISAY PORTUGAL


Morocco ayaa noqotay dalkii u horreeyey ee Afrikaan ah ee gaara wareegga afar dhammaadka (semi-final ee Koobka Adduunka ka dib markii Youssef En-Nesyri uu qeybtii hore ee ciyaarta gool ka dhaliyay xulka Portugal ciyaar Sabtida Shalay ah ka dhac

day garoonka Al Thumama Stadium.

Libaaxyada Atlas oo sidoo kale ah kooxdii ugu horeysay ee Carbeed ee u gudubta wareegga afar dhamaadka, ayaa Portugal ku daray liiska dalalka reer Yurub ee ay ka reebeen Koobka Adduunka.

Morocco ayaa hoggaanka ciyaarta u qabatay daqiiqaddii 42-aad markii uu En-Nesyri shabaqa ku hubsaday goolkii ay xulkiisa guushu ku raacday.

"Waxa aan ka hornimid kooxda adage e Portugal. Waxa aan ciyaarta ka hor u sheegay ciyaartoyda in ay tahay in aan taariikhda u qorno Afrika. Aad iyo aad ayaan u faraxsanahay,” ayuu yiri Walid Regragui oo ah tababaraha xulka Morocco.

Xulka Morocco ayaa wajihi doona xulkii ka soo baxa ciyaarta Shalay dhexmari doona dalalka England iyo Faransiiska oo isagu difaacanaya koobka.

Morocco ayaa aaminsan in ay ka adkaan karto labada xul kii soo baxa maadaama intii uu Koobka Adduunku socday halmar oo kali ah gool laga dhaliyay.AFP


BANNAANBAXYO AY DALKA BANGALADESH KA DHIGAYAAN

 TAAGEEREYAASHA MUCAARADK

Tobanaan kun oo ka tirsan taageeryasha mucaaradka dalka Bangaladesh yaa isugu soo baxay caasimadda dalkaasi e Dhaka iyagoo dhigaya ba

nnaabax ay ku dlaanay aan in dowladdu iscasisho.

Ammaanka ayaa aad loo adkeeyey , dad bandanna waxay ka maqanyihiin waddo oyinka iyagoo rabshadaha ka baqaya .

Xisbiga Bangladesh Nationalist Party ee BNP ayaa dowladda ra’iisul wasaare Sheekh Xasiina ku eedeeyey in ay burbur u horseeday dhaqaalaha .

Toddobada xildhibaan oo katirsan baarlam aanka ayaa sheegay in ay iska casilayaan baarlamaanka .Xisbiga BNP ayaa doonaya dowlad dhex dhexaad ah oo ku meel gaar ah in ay tal ada qabato ka hor doorashada soo socota oo lagu wado in la qabto sanadka 2024.

Dowladda ayaa ariintaa sia dag u diiday waxayna ku eedeysay muc aaradka inay wadaan inay abuuraan degenaansh la’aa




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip