HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 10-KA DICEMBAR 2022-KA

0
Saturday December 10, 2022 - 08:26:54 in Wararka by
  • Visits: 442
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 10-KA DICEMBAR 2022-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Madaxweynaha Soomaaliya oo wada hadal la qaatay madaxweynaha Shiinaha

Madaxweynaha dowladda Federaalka Sooma aliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb ga laya Shirka Shiinaha iyo dalalka Carabta ee ka socda dalka Sacuudiga ayaa kulan la qaatay dhi giisa dalka Shiinaha, Xi Jinping.

Madaxweyne Xasan Sheilkh ayaa la wadaagay madaxwe ynaha Shiinaha dagaalka ka dhanka ah Alshabaab, isagoo xusay guulaha ay gaareen Ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya bulshada deegaanna da ay ku sugnaayeen Alshabaab.

Madaxweynaha Shiinaha ayaa tilmaamay in dalki isu uu mar waliba aaminsan yahay midnimada iyo madaxbanaanida Soomaaliya, isagoo soo ba ndhigay sida uu dalkiisa uga go'an yahay garab is taaga Soomaaliya, gaar ahaan dagaalka ay kula ji rto Alshabaab, horumarinta kaabeyaasha dhaqa ala ha iyo xaqiijinta qorshaha deyn cafinta.

Sidoo kale, Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay xiriirka labada dal iyo sida Shiinuhu ay sa axiib dhow ula ahaayeen Soomaaliya, iyagoo ka fuliyey mashaariic dhaxal-gal ah oo ilaa Shalay ay dheefsadaan shacabka Soomaaliyeed.

Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo Shalay ansixiyay laba Hindise Sharciyeed oo muhiim ah

Golaha Wasiiradda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa Shalay kulankooda todoba adl aha ah oo uu shir guddoominaayay Raysal wasaa raha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre waxaa lagu ansixiyay laba hindise shar ciyeed oo muhiim ah.

Golaha ayaa kulankoo da Shalay waxay ku meel mariyeen hindise sharciyeedka cunaqabeynta Ma aliyadeed ee cayiman iyo waliba sharciga nid aam ka Maaliyadeed ee Kheyraadka dhulka hoostiisa.

Afhayeenka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Farxaan Maxamed Jimcaale ayaa sheegay in sha rciyadaan ay ahmiyad gaar ah u kala leyihiin daga alka lagula jiro Al-shabaab iyo maamulka nidaam ka maaliyadeed ee qodista khayraadka dhulka ho ostiisa.

Labadaan hindise sharciyeed ee Shalay ansixi yeen Golaha Wasiiradda Soomaaliya waxaa soo gudbisay Wasaaradda maaliyada Soomaaliya, wa xaana la filayaa in loo sii gudbin doono Xildhibaan adda Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya.

15-kii bishii lasoo dhaafay ayaa madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka je edinaayay furitaanka Kalfadhiga labaad ee labada Aqalka ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxa uu mudanayaasha labada Aqal ka codsaday in ay meel mariyeen shurcuuda ay XFS u soo gudbin donta Baarlamaanka Soomaaliya.

Muxuu yahay ballan-qaadka safiirka Imaara adka uu ka sameeyey MUQDISHO?

Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahne Duqa magaalada Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Dorraad xafiiskiisa ku qa abilay danjiraha Imaaraadka Carabta ee arrimaha Soomaaliya, Axmed Jumca Alromaith.

Duqa M/Muqdisho ayaa ballan-qaad culus ka helay danjiraha Imaaraadka, kaas oo uu ugu sameeyay kulanka ay wada yaasheen labada mas’uul.

Ugu horreyn guddoomiye Madaale ayaa dowladda Imaaraadka uga mahadceliyay garab istaaga iyo taageerada ay xilliyada adag siiso shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed. Sidoo kale 2da mas’uul ayaa ka wada-hadlay qorshaha dib loogu furaayo Isbitaalka Sheekh Zaaid ee ku yaala degmada Shangaani ee gobolka Banaadir.

Dhankiisa danjire Alromaith oo madasha ka hadlay ayaa ka mahadceliyay sida loogu soo dha weeyay Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar oo uu ka dhacay kulanka uu la yeeshayMadaale, isaga oo ku amaanay sida ay uga go’an tahay horumari nta caasimada dalka.

Waxa kale oo uu danjiruhu ballan-qaaday inuu ka shaqeyn doono xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo midka iskaashi ee ka dhaxeeya labada shacab, iyo sidii Imaaraadka uu gacan ugu geysan lahaaa qorshayaasha horumarineed iyo isku xirka labada caasimadood.

Imaaraadka ayaa ka mid ah dowladaha Carb eed ee haatan xiriirka wanaagsan la leh DFS, wux uuna dalka ka fuliyaa mashaariicyo horumarineed.

Wararkii Ugu Danbeeyay Taliyihii Nabad sugi da Gedo Bakaal Kooke Oo Qarax

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xooggan oo waaberigii hore ee Shalay oo Jimco ah lala beegsaday gaari uu saarnaa Taliyihii Naba dsugida ee NISA ee Gobolka Gedo Cadiraxmaan C/hi Aadan oo loo yaqaanay Bakaal Kooke.

Qaraxa oo ahaa miino dhulka lagu aasay ayaa waxaa Taliye Bakaal Kooke lagula eegtay inta u dhexeeysa Luuq iyo degmada Doolow ee Gobolka Gedo, waxa ana qaraxa uu haleelay gaari ciidan oo uu watay Taliyihii Nabadsugida ee Gobolkaas oo kusii jee day Doolow.

Sidoo kale qaraxa ayaa waxaa ka dhashay kha saaro kale oo isugu jiray dhimasho iyo dhaawac oo soo saaray Askar Ciidan oo la socotay Bakaal Kooke, iyadoona weerarka kadib uu dhacay daga al dhexmaray Ciidanka dowladda Federaalka iyo Al-shabaab.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in dadka wax yeelada kasoo gaartay qaraxii dhacay uu kamid yahay Taliyihii hore ee Nabadsugida magaalooyin ka Beledxaawo iyo Dooloow C/llaahi Kiniini, kaasi oo dhaawacmay, kamid ahaa dadkii la socday Ba kaal Kooke.

Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa sheegat ay mas’uuliyada weerarkan, waxaa ay tilmaameen in weerarka ay ku furteen hub, iyagoo intaas kusii daray in mudo ay ku raad joogeen saraakiishan ay beegsadeen. Si kastaba, marxuum Bakaal Kooke ka sokow inuu ahaa taliyihii Nabad Sugida gobol ka Gedo, waxa uu sidoo kale ahaa wakiilkii dham aa ee G/Gedo ee dowladdii Madaxweyne Farmaa jo, iyadoo ilaa waayadaan danbe ay muuqatay sa ameyntiisa.

Mahad Salaad oo war kasoo saaray dilka Bak aal Kooke

Agaasimaha guud ee Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mahad Maxamed Salaad ayaa qoraal kooban kasoo saaray geerida Cabdir axmaan Cabdullaahi (Bakaal Kooke) oo ahaa Tali yihii NISA ee gobolka Gedo, isagoo amray in baar is lagu sameeyo qaraxii lagu dil ay.Bakaal Kooke ayaa lagu qarx iyay tuulada Suul Alle oo ku dhow degmada Luuq, sida ay xa qiijiyeen masuuliyiinta gobolka.

Mahad Salaad ayaa ugu horeyntii tacsi u diray qoyska, qaraabada, saraakiisha, xubnaha hay’ad da iyo dhamaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Cabdiraxmaan Bakaal Kooke.

Sidoo kale waxa uu amray qaybaha baarista ee hay’adda NISA inay baaritaan dhab ah ku samee yaan kiiska dilka Taliye Bakaal Kooke. Bakaal ay aa ahaa taliyaha gacanta ku hayay ammaanka gobolka Gedo 2dii sano ee lasoo dhaafay.

Waxaa uu ahaa nin awood badan oo maamulka Jubbaland muddo dheer u diidanaa inuu ka howl-galo gobolka Gedo, wuxuuna taasi badalkeeda toos uga amar qaadan jiray dowladda dhexe ee Muqdisho.

Dilkaan ayaa imanayey saacado kadib markii garoonka diyaaradaha Aaden Cadde ee M/Muqd isho ay ciidamada dharcadka NISA ay Dorraad ka hor istaageen inuu ka dhoofo siyaasi kasoo jeeda gobolka Gedo.

Siyaasigan oo gacansaar la leh madaxweyna ha Jubbaland ayaa lagu magacaabaa Cabdillahi Cabdi Qariyow (Cabdillahi Shimbir), waxaana laga reebay diyaaradii uu la socday oo ku wajahneyd M/Beledxaawo. Wararka ayaa sheegaya in tegista C/hi Shimbir ee G/Gedo uu diidanaa Taliyaha NI SA ee gobolka Gedo Bakaal Kooke ee hadda gee riyooday oo gacansaar la lahaa agaasimaha NISA Mahad Salaad.

Shabaab oo sheegay in weerar qorsheysan lagu dilay Taliyihii ugu sarreyay Sirdoonka Gedo

Al Shabaab ayaa sheegtay in hawlgal qorshey san ay maleeshiyadeeda saqdii dhexe ee Habeen hore ku dileen Taliyihii Hay’adda Nabad Sugidda ee Gobolka Gedo, Cabdiraxmaan Cabdullaahi Aadan (Bakaal Kooke). Gaadiid uu watay Taliyaha ayaa qarax lagula eegtay duleedka Degmada Lu uq, waana xilli uu ku laabanayay Degmada Doo low oo maalmo ka hor uu ka yimid.

Al Shabaab ayaa war ay soo saartay ku shee gtay in hawlgalkaasi qorsheysan lagu dilay Tali yihii ugu sarreyay ee SIrdoonka Gobolka Gedo.

Warka ayaa lagu sheegay in Taliye Bakaal Kooke uu Degmada Luuq ka abaabulayay dagaal ka dhan ah maleeshiyada Al Shabaab. "Waxaa kale hawlgalka uu dhaawac halis ah ka soo gaaray Tal iyihii hore ee Sirdoonka Degmooyin ka Beledxa awo iyo Doolow.” Ayaa lagu sheegay warka.

Dhanka kale Taliyaha Hay’adda Nabad Sugi dda & Sirdoonka Qaranka (NISA), Mahad Maxam ed Salaad ayaa ka taciyeeyay geerida Taliyihii NISA ee gobolkaasi.

"Waxaan tacsi u dirayaa qoyska, qaraabada, sar aakiisha, xubnaha hay’adda iyo dhammaan umm adda Soomaaliyeed ee uu ka shahiiiday marxuum Bakaal Kooke, Taliyihii NISA Gobolka Gedo, waxa an farayaa qaybaha baarista ee hay’adda in ay ba aritaan dhab ah ku soo sameeyaan kiiskan.” Ayuu Mahad Salaad ku sheegay bartiisa Twitter-ka.

Gelinka dambe ee Shalay ayaa marxuum Bak aal Kooke lagu wadaa in lagu aaso Degmada Doolow ee Gobolka Gedo.

Mataane Isku Dheggan Oo Cabasho Ka Keen ay Mushaarka Hal Qof Oo Ay Qaataan.

Mohna iyo Sohna,waxaa ay u dhasheen Hind iya,waxaa ay 2021kii shaqo ka heleen sharikadda xoogga Korontada ee Dowlad Goboleedka Punjab.

Waxaa ay shaqeey aan 12 saacadoo d,iyaga oo koronto yaqaan ah (Elect rician),waxaa ay qaataan $200 do olar Bishii oo ah mushaarka halka qof ee Sharikadda u shaqeeya.

Labada wiil ee isku dheggan waxaa ay leey ih iin; laba wadne, afar Kelli,laba Laf Dhabar, afar ga cmood,laakiin waxaa ay wadaagaan, hal Beer, hal kaadi heys, hal Beeryare iyo laba lugood.

Dadka qaar ayaa ku doodaya in sharikadda Korontada ay ku saxantahay in ay ula macaa mi sho sida hal qof, halka dadka qaar dalbanayaan in la siiyo mushaarka laba qof


Soomaaliya iyo Itoobiya oo ku heshiiyey inay si wadajir ah ula dagaalamaan Al-Shabaab

Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa ku heshiiyey in sare loo qaado dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab,kadib wadahadal dhexmaray Was iirka Difaaca Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac iyo Taliyaha Guud ee Ciidamada Dif aaca Itoobiya, Field Marshal Berhanu Jula.

War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda ga ashaandhigga dowlad da Itoobiya ayaa lagu she egay in labada mas’u ul ay ka wadahadleen arri mo khus eeya labada dal.

Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya, ayaa shee gay in ciidamada Itoobiya ay ka qeyb qaadanaya an xaqiijinta amniga dowladda iyo shacabka Soom aaliyeed, isagoo dhinaca kale ugu baaqay dowlad da Itoobiya inay sii waddo taageerada ay u fidiso Soomaaliya.

Taliyaha Guud ee Ciidamada Difaaca Qaranka Itoobiya, Field Marshal Berhanu Jula, ayaa carrab ka ku dhuftay doorka ay Itoobiya ka ciyaareyso Is kaashiga wadamada ay saaxiibada yihiin ee nab adda iyo amniga gobolka, isagoo adkeeyay baahi da loo qabo in sare loo qaado iskaashiga labada dal si loo xaqiijiyo nabad waarta iyo xasiloonida go bolka.

Jula oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in ay ka go’an tahay Ciidamada Difaaca Itoobiya in ay taag eero tayo leh u fidiyaan Ciidamada Ammaanka Soomaaliya.

Madaxweyne Guudlaawe Oo Safar Ku Maray Degaano Laga Saaray Al-Shabaab Digniina Diray

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/hi Xuseen Guudlaawe ayaa socdaal dhulka ah ku gaaray deegaanada qurac-madoobe, Biya ca de, Miirtaqwo iyo Ceelbaraf oo ka tirsan G/ Shabe ellaha Dhexe. Madaxweynaha oo socdaalkaan ay ku wehliyeen Tal iyaha CXD S/Guuuto Odawaa Yu usuf Raage, iyo Gud/ G/Shabeell aha Dhexe Axmed Meyre Makaraan ayaa kulan la qaatay Saraakiisha Ciidamada isagoo ku bogaadi yay howlaha amniga iyo xaqiijinta amniga deega anadaan.

Madaxweynaha ayaa goob fagaare ah kula had lay Boqolaal ciidamo deegaanka ah oo u soo qa lab qaatay ka qeybgalka howlgalada deegaanada Hirshabeelle looga saarayo Al-shabaab, waxa uuna faray inay xaqiiyaan nabada deegaanadaan.

Gaba-gabadii Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa ciidamada uga digay inay dadka dhibaato ugu geystaan deegaanada quraxmadoobe, Biya cade, Miirtaqwo iyo Ceelbaraf, isagoo xusay in cidii lagu helo falkaas tallaabo laga qaadi doono.

IMF oo ku dhawaaqday in DFS ka gudubtay shuruudihii looga baahnaa arrimaha deyn cafinta

Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa soo saartay warbixinta qiimeynta barnaamijka ECF ( Extended Credit Facility) ee hannaanka dib-u-hab eynta Maaliyadda Soomaaliya iyo Geedi socodka Deyn Cafinta.

Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa she egtay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka gudubtay dhammaan sharuudaha loo dajiyay in lagu hormariyo hannaanka dib-u-habeynta dhaqa alaha Soomaaliya ee loo yaqaano ECF kaas oo si doo kale ah hannaan lagu hago arrimaha Deyn Cafinta. Guddiga Sare ee Hey’adda IMF oo warbi xintaan soo saaray ayaa ku bogaadiyay DFS hir gelinta dib -u ha beynta hannaanka Maaliyadda si kor loogu qaado dakhliga gudaha, waxayna soo jeediyeen in dadaal dheeri ah lagu bixiyo siyaasa dda canshuuraha iyo dib – u – habeynta maamul ka, oo ay ku jiraan casriyeynta kastamka iyo shar ciga cusub ee canshuurta dakhliga.

Guddiga Sare ee IMF waxa ay si wayn u xuse en in waxqabadka barnaamijkane dib-u-habeynta dhaqaalaha uu ahaa mid xooggan, waxayna boga adiyeen horumarka joogtada ah ee ay Dowladdu ka sameysay Geeddi-Socodka barnaamijka Deyn Cafinta (HIPC) ee u gogol xaaraya in la gaaro dha mmaadka sanadka 2023 ee dhamaystirka Deyn cafinta.

"Wadatashigii waafaqsana Qodobka 4-aad ee u dhaxeeyay Hey’adda IMF iyo dib-u-eegistii 4aad ee Mashruuca Deyn Cafinta Soomaaliya/ ECF wa xa ay muujineysaa isbeddel xoogan ee dhanka dhaqaalaha ah iyadoo ay waddanka saameeyaan xaaladaha ka dhashay isbeddelada cimilada iyo dhaqaala xummada adduunka soo wajahday” ay aa lagu yiri warbixinta ka soo baxday Guddiga Sa re ee IMF.

Wasiirka Maaliyadda XFS Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa soo dhaweeyay warbixinta ku saabsan dib-u-eegistii afaraad ee Barnaamijka ECF ee De yn Cafinta iyo dib-u-habeynta dhaqaalaha Sooma aliya. "Waxa aan soo dhaweynaa Warbixinta wayn ee ka soo baxday Guddiga Sare ee Hey’adda IMF ee ku saabsan natajiida ka dhalatay shirarkii iyo wadatashiydii aan ka yeellanay dib-u-eegistii 4aad ee Barnaamijka ECF ee dib-u-habeynta hann aanka Maaliyadda dalka iyo dhamaystirka arrim aha Deyn Cafinta Soomaaliya.

Warbixinta waxa ay muujineysaa isbeddel xoo ggan ee dhanka dhaqaalaha ah iyadoo ay waddan ka saameeyaan xaaladaha ka dhashay isbeddel ada cimilada iyo dhaqaala xummada adduunka soo wajahday”. Ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda So omaaliya.

Sidee u dhacay meherka Jeneraal Saadaq iyo gabadha madaxweyne Geelle?

Munaasabadda meherka Xildhibaan Jen.Saa daq Cumar Xasan oo ka tirsan Baarlamaanka Fed eraalka Soomaaliya iyo Haybado Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Shalay ka dhacday M/Jabuuti.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh.Maxamud, oo ka qeybgalay meherka, ayaa uga mahadceliy ey dhiggiisa dalka aan walaalaha nahay ee J/Jabu uti Md.Ismaaciil Cumar Geelle sida maamuuska leh ee uu uga aqbalay doonista gabadhiisa Ha ybado Ismaaciil Cumar.

Madaxweynaha ayaa xusay dhaqanka gacal nimada, islaamnimada iyo Soomaalinimada leh ee soo jireenka ah kaas oo uu ku bogaadiyey walaalk iis Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi guddoonsiinta gabadhan uu abtiga u yahay.

"Waxaa hore loo yiri rag waxa ugu han weyn ninka gabar nin dhalay yiraahda i siiya, waxaana u gu deeqsisan ninka siiya. Haybado Ismaaciil Cum ar Geelle, waxaan ka doonaynaa abkeed, abtiya asheed iyo aabbaheedba oo aan waydiisanayno in gabadha nala siiyo oo na loo meheriyo annaga oo ku taagan jidkii gacalnimada Islaamka iyo Soo maaliduba lahayd ee soo jireenka ahaa,” ayuu yiri Xasan Sheekh.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tilmaamay in walaalnimada DS iyo Jabuuti uu Shal ay ku kordhay gacal iyo xididnimo isagoo qoyska cusub Alle uga baryey in uu isu barakeeyo, kalana siiyo ubad iyo nolol wanaagsan, isagoo xasuusiy ey qiimaha ay xanbaarsan yihiin midowgooda, ma adaama ay isu guuriyeen 2 Qaran oo walaalo ah, wadaagana dhaqan, dhiig &taariikh soojireen ah.

Munaasabaddan waxaa ka qeyb galay R/Wasa areyaal Hore oo soo hoggaamiyey XFS, Xildhib a anno ka tirsan BS, masuu liyiin iyo madaxka mid ah goleyaasha Jabuuti iyo Somaaliya.

Darawal Gaari oo lagu dilay gobolka Shabe ellaha Dhexe

Maleeshiyaad hubeysana yaa degaan hoosta ga D/Raaga-ceelle ee G/Shabeellaha Dhexe wax aa ay kudileen Darawal Gaari oo kamid ah dara walda ka Shaqeeya degaa nnada G /Shabeellaha Dhexe.

Ehellada Marxuumka ayaa sheegay in gaariga uu waday lagu rasaaseeyay xilli uu marayay degaan u dhow degmada Raag-ceelle, isla markaana dhi baatada dhacday ay ku wargeliyeen Gudoomiya ha G/Sh/Dhexe jawaabna ay ka sugayaan.

Madaxweyne Deni oo xulufaysi siyaasadeed la sameysanaya madaxweyne Lafta Gareen

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid C/hi Deni ayaa Shalay M/Garowe kusoo dho weeyay madaxweynaha K/Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen). Safarka madaxw eyne Lafta Gareen ee Garowe, madaxtooyada Pu ntland wax faahfaahin ah kama bixinin. Waxaana lagu soo koobay martiqaad loo sameeyay.

2da madaxweyne oo muddo xileedkoodku ku dhi man yahay hal sano iyo wax ka yar, ayaa kulamo siyaasadeed ku yeelandoona M/Garowe, waxaana warar soo baxaya ay sheegayaan in uusan wanaa gsanayn xiriirkooda DFS.

Sida aan kasoo xiganay ilo xog ogaal ah Deni iyo Lafta Gareen ayaa rumaysanin DFS ay Muqdisho ka waddo qorshayaal ka dhan ah labada madaxweyne, taasoo ah in lagu kiciyo mucaarado looga hortagayo inay u suurto gasho muddo kororsi ay sameeyaan.

Madaxweyne Lafta Gareen oo isagu hal sano ku darsaday waxaa saaran caddaadis, waxaana kasoo horjeeda oo doorasho isku diyaarinaya siyaasiyiin uu u diiday inay tartamaan doorashadii labada aqal ee barlamaanka.

Madaxweyne Deni oo ay horey isku seegeen madaxweynihii ay xulafada dhow ahaayeen ee Axmed Madoobe, wuxuu hadda doonayaa inuu bannaanka keeno mucaaraddada dowladda madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud. Deni wuxuu hadda hoos u dhigay wada shaqaynta hay’adaha dowladeed ee labada dhinac. Sida aan xogta ku helnay. wuxuu joojiyay inay Garowe howlo shaqo u yimaadaan wasiiradda dowladda federalka Soomaaliya.

Dhinaca kale, warar horey loo baahiyay waxay sheegayaan in labada madaxweyne ay dhawaan ku kulmeen dalka Imaaraatka Carabta, iyagoo ku heshiiyay isxulufaysi siyaasadeed. Waxaa kaloo jira warar sheegaya inay dhawaan u safridoonaan dalka Ethiopia, halkaas oo ay kulamo kale ku

yeelandoonaan


Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka had lay tallaabo uu qaaday habeenkii la weeraray hoteelka u dhow xafiiskiisa

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maqaal uu ku qoray wargeyska "The Guardian” uga hadlay xaaladda Soomaaliya iyo weerarkii ugu dambeeyay ee lala beegsaday hoteel u dhow Madaxtooyada.

Mar kale ayuu ku celiyay in wa ddanku uu ka gu dbi karo caqaba dobadan oo xilli gan jira, "si loo gaaro horumar waara oo loo sameeyo dadka isl amarkaana ay dadku qeyb ka yihiin hirgelintiisa”.

Madaxweyne Xasan ayaa maqaalkan uga hadl ay tallaabo uu qaaday xilli uu weerar ka socday hotel u dhow xafiiskiisa xarunta madaxtooyada.

"Isbuucii lasoo dhaafay, Soomaaliya waxa ay mar kii ugu horreysay qabatay Shirka Maalgashiga Caalamiga ah. Maalin ka hor inta aanan furin kula nkaas taariikhiga ah, waxaa jiray weerar argagi xiso oo ka dhacay hotel u dhow xafiisyada mada xtooyada, kaasoo si laga murugoodo u galaaftay nolosha dad aan waxba Shalaysan kuwo kalena ku dhaawacmeen,” ayuu yiri.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu sharraxay si da ay xaaladdu ahayd habeenka uu weerarku soc day iyo tallaabada uu qaaday marka uu waaga baryay.

"Habeenkii oo dhan waxaan maqlayay rasaas ta, weerarkuna wuu socay marka uu shirku furmay ay, ilaa laga soo afjaray Shalaytii, taasoo ku suur tagashay geesinnimada ciidamada ammaanka,” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sh.Maxamuud.3 je er oo uu dil ka badbaaday Xasan Sh.Maxamuud Madaxweyne Xasan Sheekh

Horay ayuu madaxweynaha Soomaaliya uga hadlay weerarro ka dhacay meelo isaga u dhow iyo dhowr jeer oo uu isaga oo madaxweyne ah ka badbaaday dil.

Maqaal uu aragtidiisa ku cab irayay oo uu bartamihii sanad kan ku qoray wargayska "The Economist" ayu uku sheegay saddex jeer oo uu ku sigtay in la dilo.

"Waxaan ka badbaaday ugu yaraan saddex Is ku day oo lagu doonayay in la igu dilo," ayuu yiri madaxweynaha.

Isagoo sii faahfaahinaya ayuu intaas ku daray: "Saddexda jeerba waxay ahaayeen waqtigii hore ee aan madaxweynaha ahaa [intii u dhaxaysay 16 September 2012 – 16 February 2017].

"Isku daygii ugu horreeyay wuxuu dhacay maalintii ugu horraysay ee aan xafiiska imid; midka labaad wuxuu dhacay anigoo u socda masjid ku dhex yaa lla xarunta madaxtooyada; midka saddexaadna wuxuu dhacay anigoo ku jira safar aan ugu socd ay M/ Marka, oo aan ka xoraynay Al-Shabaab."

Weerarka ugu horreeyay ee uu Xasan Sheekh ka hadlay, oo ahaa qarax ka dhacay hoteelka Jasi ira, waxaa lagu beegay xilli uu madaxweyna la shi rayay mas'uuliyiin shisheeye ah. Waxaa mas'uuliyiin goobjoogga ahaa ka mid ahaa Wasiir kii Arrimaha Dibadda ee Kenya, Sam Ongeri.

Waxaa la shaaciyay muuqaal laga arkayay ma daxweynaha oo isagoo hadlaya ay jugta qaraxa dhacday, una muuqday inuu gabbaday.

Tan iyo markii Xasan Sh.Maxamuud xilka loo dhaariyay markii 2aad, waxa uu ku celcelinayay in uu Al-Shabaab dagaal la geli doono, uuna qor shaynayo sidii uu uga guulaysan lahaa.

Xigasho:-BBC

Wafdi Ka Socday DFS Oo Ka Qeyb Galay Shir Looga Hadlay Xal U Helida Barakaca yaasha

Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Arrimaha Gud aha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Cabdixak iim Ashkir ayaa Geneva, Switzerland uga qeybga lay shir gaar ah oo UNHCR soo qabanqaanisay loogana hadleyey isu duwista horumarrada wax looga qabanayo barakacay aasha.

Arrimaha diiradda lagu saa ray waxaa ka mid ah in xal waara loo helo barakaca, xooggana la saaro in wax laga qabto sababaha ke ena barakaca oo ay ka mid yihiin Colaadaha iyo is badalka cimilada, waxaa kale oo looga hadlay in barakacayaasha iyo shucuubta martigelisaba ay la imaan karaan xal waara oo ay bulshadu hoggaami so laf dhabarna u tahay.

"Soomaaliya waxaa diyaarisay shuruuc wax lag aga qabanayo bararakaca, waxa ayna saxiixday heshiisyo la rajaynayo in ay wax weyn ka taraan duruufaha dadka ku barakaca gudaha dalka oo uu ugu danbeeyey "heshiiska Kambala.

Sidoo kale hay’adda Qaxootiga qaranku ayaa wadda tirakoob rasmi ah si looga ogaado tiradda barakacayaasha Soomaliya, waxaa ayna dib u ha wl-galisay Hay’adda Maaraynta. Musiibooyinka” sidaaasi waa khudbaddiisa ku sheegay wasiir Ashkir Wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha oo sii hadlayey waxaa uu yiri " Soomaaliya waxa ay qa btaa in si dhab wax looga qabto sababaha keena barakaca, iyada oo ka duulaysa qorshahaa ayey dowladdu xoogga saartay in ay la timaado qorshe lagu xasilanayo goobaha cadawga laga xoreeyey bilhii ina dhaafay si aanay shacabka deggan uga soo barakicin degaanadooda, Wasaaradda Arrima ha gudaha ayaa daah furtay bishan Qorshaha Xa silinta oo ah mid ballaaran”.

Qaramada Midoobe oo ka digtay xaalad deg-deg ah oo ka dhici karta Soomaaliya

Isku-duwaha gargaarka bini-aadantinimo ee Q/ Midoobay ee Soomaaliya ayaa si weyn uga di gay wuxuu ugu yeeray "xaalad deg-deg ah oo ma siibo ah oo ka dhici karta Soom aaliya.”

Waxa uu sheegay in kala bar d adka ku nool Soomaaliya ay saam eeysay abaaraha soo noqnoqday, ayada oo ku dhawaad 6.7 Milyan oo kale ay halis ugu jir aan inay soo wajahdo cunto la’a an iyo am aan daro, sida uu shee gay.

"Ku dhawaad 7.8 milyan oo So omaali ah, oo ah ku dhawaad kala bar dadkeeda, ayaa waxaa saa meeyay abaarta. Ku dhawaad 1.3 milyan oo qofna waa ay barakaceen tan iyo Janaayo 2021. 6.7 mil yan oo qof ayaa la filayaa in ay soo wajahdo hee rar sare oo cunto la’aan ah & ammaan darro, taasi waa dhamaadka sanadka soo socda,” ayuu yiri Adam Abdelmoula, Isku-duwaha gargaarka bini-aadantinimo ee QM ee Soomaaliya.

isku-duwaha oo ka hadlay kulan ay wada-qaa teen QM iyo Ururka Jaamacadda Carabta ayaa waxa kale oo uu sheegay in Soomaaliya uusan si wanaagsan uga da’in roobabkii 5aad oo xiriir ah.

Tirakoob la sameeyay ayaa muujinaya in tirada dadka ku nool Soomaaliya macaluusha ka hor ama ku dhow xaaladaha macaluuleed ay korortay shan jeer tan iyo bilowgii sannadkan 2022-ka.

"Barakaca gudahana waa uu socdaa, colaad da kheyraadka yari waxay si khatar ah u saameyn aysaa nabadda iyo amniga. bulshada iyo xaalad da siyaasadeed ee Soomaaliya,” ayuu yiri.

Xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta ayaa ugu dambeyntiina ku nuux-nuuxsaday khatarta ka imaan karta xaaladda amni ee dalka Soomaaliya.

Somaliland iyo Eritrea oo laga reebay shirka Mareykanka iyo Madaxda Afrika

Mareykanka ayaa casuumad u fidin Madaxda Eritrea iyo Somaliland, si ay uga qeyb-galaan shi rka Mareykanka iyo Afrika, xili ay madaxda Afrika isku diyaarinayaan in ay Washington kula kulmaan madaxweyne Joe Biden toddobaadka soo socda.

Sid ay xaqiijiyen Saraakiil Mareykanka ah, waxa shirkaas loogu marti-qaadi waayay Eritrea sababo ku aadan xiriirka diblomaasiyadeed ee ay la lee dahay Washington oo xumaaday, halka Somali land looga tegay aqoonsi la’aanta caalamka ka heysata sanadaha badan.

Shir Madaxeedka 2-aad ee hogaamiyayaasha Mar ekanka iyo Afrika ayaa dhi ci doona inta u dhaxeysa 13-ka illaa 15-ka December, iyada oo Mareykanku uu doonayo inuu sii qoto dheereeyo xiriirrka uu la leeyahay Afrika oo uu la kulmo caqabadaha adag.

"Waxaa sii wadeynaa in aan si gooni-gooni ah ula shaqeyno dalalkaas si aan u dhiiri-gelinno ku soo laabashada ku-meel-gaarka dimoqraadiyadda, marka waxaan joognaa meel wanaagsan oo aan la yeelan karno iskaashi xooggan,” ayey tiri Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ee Afrika Molly Phee.

"Waxaan rabnaa in aan hubinno in aragtideenu la jaan-qaado aragtida ay Afrikaanku u qabaan qa araddooda,” ayey tiri Phee.

Mali, Sudan, Guinea iyo Burkina Faso ayaa laga joojiyay xubinimada 54-ka waddan ee Midowga Afrika sababo la xiriira xasillooni darro siyaasade ed. Dhinaca kale, Marisa Lourenço oo ah fallanq eeye arrimaha siyaasadda iyo dhaqaalaha ee fa dhigeedu yahay Johannesb urg, ayaa sheegtay in go’aanka looga saarayo qaar ka mid ah dow lad aha Afrika shirkaan uu yahay mid aan cudur daar lahayn.

Marisa ayaa xustay in gabi ahaanba aysan "la-yaab ahayn” marka la eego xiisadda laba geesood ka ah ee u dhexeysa Mareykanka iyo dalalka laga saaray shirkaan.

Shirkadda DP World iyo Puntland oo kala saxii xday heshiis lagu tayeynayo dekedda Bosaso

Shirkadda DP-World iyo maamulka goboleed ka Puntland ayaa toddobaadkan magaalada Du bai ku kala saxiixday heshiis ku saabsan ballaarin ta iyo tayeynta dekedda magaalo xeebeedka Boo saaso.

Mashruucan oo la filayo in la bila abo horraanta sanadka 20 23-ka, ayaa waxaa ka mid ah in la sa meeyo 450 mitir oo bal laarin ah oo sanad kaste la ful inayo 150 miti. Marka la dhammeeyo, dekeddu waxaya wo od u yeelan doontaa inay kusoo xirtaan maraakiib ta konteenarada islamarkaana ay soo jiidato mara aki ibta kale ee caalamiga ah. Sidoo kale waxaa la filayaa inay noqoto xarun muhiim u ah gaadiidka doomaha ee u adeega xeebaha Soomaaliya.

"Balaadhinta iyo tayeynta Dekedda Boosaaso waxay fure u tahay kobaca dhaqaalaha Puntland, taas oo aan faa’iido u yeelan doonin shacabka So omaaliyeed oo kaliya, balse sidoo kale Soomaali ya iyo Geeska Afrikaba ka faa’iidaysan doonaan,” ayuu yiri Axmed Yaasiin Saalah, Wasiirka Dekada ha iyo Gaadiidka Badda Puntland.

Shirkadda DP-world oo sannadkii 2017 heshiis kula wareegtay maamulka dekeda Bosaso ayaa horey loogu eedeynayay inay cuuryaamisay shaq ada dekeda, islamarkaana aysan fulin heshiiskii la la galay.

Lama oga inuu heshiiskaan sidii loogu talo galay u fulidoono, iyada oo barlamaanka Puntland uu hor ey mooshin uga keenay in la burburiyo heshiis ka dekeda Bosaso, dekedana lagusoo celiyo gac anta Puntland.

Si loosoo celiyo kalsoonida, ayaa Puntland iyo shirkadda DP-world waxa ay meesha ka saareen shirkaddii P&O Port, taasoo horey gacanta ugu ha ysay maamulka dekeda.


Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Uganda oo Soomaliya u yimid qiimayn ta ciidamada Uganda

Wafdi xildhibaano ah oo ka socda baarlamaan ka Uganda ayaa booqasho shaqo shan maalmood ah ku jooga Soomaaliya, si ay u qiimeeyaan door ka cii damada Uganda ee qeybta ka ah howlgalka Midow ga Afrika ee Soomaaliya (ATM IS). Wafdigan ayaa waxaa ho ggaaminaysa guddoomiya ha guddiga Difaaca iyo arimaha gu daha ee Baarlamaanka, Rosem ary Nyakikoron go, waxaa sidoo kale ka mid ah Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaash andhigga ee u qaabilsan Arri maha ciidamada, Huda Abason Oleru, iyo mas’uul iyiin kale oo ka tirsan Was aaradda gaashaandhig ga ee dalkaas.

Wafdigu waxay la kulmeen danjiraha qaram ada Midoobay ee Soomaaliya iyo madaxa ATMIS, Ambas sador Mohammed El-Amine Souef iyo Ku-simaha Taliyaha ATMIS, Brig. Gen. Keith Katungi.

"Waxaa guul weyn laga gaaray soo celinta nabad da iyo xasilloonida Soomaaliya, tanina waxaa la ru me eyay inta badan sababtoo ah taageerada dow ladda &shacabka Uganda," ayuu yiri danjire Souef

Danjire Souef, ayaa xusay in DFS,Dowlad Go bo leedyada Xubnaha ka ah DF, Baarla maannada F, Ururrada Bulshada Rayidka ah iyo shacabka Sooma aliyeed inay ka go’an tahay sidii dalka looga xoreyn lahaa khatarta Al-Shabaab.

Wasiiru dowlaha gaashaandhigga ahna Madaxa Arrimaha ciidamada, Huda Abason Oleru, ayaa be esha caalamka ku amShalayy taageerada ay siinaya an howlgallada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee So omaaliya, kuwaasoo ay sheegtay inay u oggolaatay dalka inuu horumar ballaaran ka sa meeyo dib u soo celinta xasilloonida.

Xildhibaanadan ayaa booqandoona saldhigyada ciidamada Uganda, waxaana ay la kulmi doonaan wasiirka gaashaandhigga dowladda federaalka Soomaaliya iyo taliyaha ciidamada XDS

Qaxooti Soomaali horleh oo gaaray Xeryaha Kenya

Iyadoo abaaro ay ka jiraan gobolka Geeska Afri ka, tobanaan kun oo Soomaali ah ayaa ugudba ya dalka Kenya si ay biyo iyo cunto u raadsada an qoy saskooda, kuwaas oo ka cararay colaada kaj ira Soomaaliya. Sida ay sheegtay Hay’adda QM u qaabi lsan Qaxootiga ee UNHCR, in ka bad an 80,000 oo Soomaali ah ayaa gaaray Ken ya la badii sano ee la soo dha afay, kuwaas oo ka cara ray colaado iyo abaaro isku dhafan.

Qoysaska Soomaaliyeed ee ka soo baxsan aya ab aar aha ka jira gudaha dalka ayaa weli u sii gudbaa ya xadka ay wad aagaan Kenya iyo Sooma aliya, iyadoo gobolka Geeska Afrika uu wajahayo abaartii ugu darneyd muddo 40 sano ah.

Dad badan oo markii horeba lagu qasbay inay ka qaxaan colaadaha ayaa haddana abaartu ka barakic isay, iyadoo afar xilli roobaadkii baaqday, iyadoo tan shanaad la saadaaliyay. Guud ahaan caalamka, dha cdooyinka cimiladu aad u daran ay aa sii xoogaysan aya waxayna noqonayaan kuwo soo noqnoqda xiisa dda cimilada awgeed.

Ku dhawaad 1 milyan oo qof ayaa ku barokac ay Soomaaliya, in ka badan 80,000 oo Soomaali ah ayaa sidoo kale tegay Kenya labadii sano ee la soo dhaafay, kuwaas oo ka soo cararay colaado iyo abaaro isku dhafan. Soomaaliya ayaa xilliaan waja heysa abaar dar an iyo saameyn ka dhalatay dagaa lada u dhaxee ya Ciidamada dowladda iyo dadka de gaanka oo dhinac ah iyo Al-Shabaab, waxaana aad u yar gurmadka dadka uga imaanaya dowladda Soo maaliya iyo Hay ’adaha Caalamiga ah.

Dowladda Mareykanka oo soo dhoweysay shir ka dib u heshiisiinta dhinacyada isku ha ya siy aasadda maamulka K/Galbeed

Dowladda Mareykanka ayaa soo dhoweysay shirka dib u heshiisiinta dhinacyada isku haya siya asadda maamulka Koonfur Galbeed ee 7ka soo socda ka furmaya magaalada Baydhaba.

Bilihii dhowaa ayaa waxaa jiray xiisad xoog gan oo u dhaxeysa madax weynaha Koonfur Galbeed Ca bdicasiis Lafta-gareen iyo mu caaradka Koonfur Galbeed, oo kasoo horjeeda muddo ko rorsiga madaxweynaha oo mu ddo xileedkiisa sharciga ah uu ku egyahay bishan. Guddoomiyaha golaha shacabka Aadan Mado obe oo deegaan ahaan kasoo jeeda Koonfur Galb eed ayaa dhawaan iclaamiyey shir guud oo looga arrinsanayo xiisadda siyaasadeed ee ka taagan maamulkaasi, shirkaas oo dhacaya toddobaadkan soo socda.Safiirka Marey kanka ee Soomaaliya Larry An dre oo Shalay la kul may guddoomiye Aadan Mad oobe ayaa si buuxda u taageeray shirka.

"Aniga iyo kooxdayda waxaan Shalay la kulan nay afhayeenka golaha shacabka Aadan Madoo be, waxaana si buuxda u taageernay dadaallada dib-u-heshiisiinta ee uu ka wado shirka Baydhaba ee 7aadka soo socda. Tani waa waqti taari ikhi ah, mar ka ay noqoto dagaalka lagula jiro Al-Shabaab; mid nimada waa u muhiim Soomaaliya,” ayuu safiirka ku yiri qoraal uu soo dhigay twitter-ka. Madaxweynaha K/Galbeed Cabdcasiis Laftag areen ayaa horey u taageeray dadaallada Aadan Madoobe "ayada oo la tixgelinayo kacdoonka Sha cabka, laguna dagaalam ayo kooxda argagixisada Khawaarijta Al-Shabaab oo ay hogaaminayaan ciidamada xooga dalka iyo cii damada daraawii shta DKGS si looga ciribtiro dalka iyo dibadada.”

Mareykanka oo cunaqabatayn kusoo rogay ganacsade Turkish ah

Dowladda Mareykanka ayaa Khamiistii cun aqabatayn kusoo rogtay ganacsadaha caanka ee Turkish-ka ah Sitki Ayan, oo lagu eedeeyey inuu ka howlgaley shabakd ganacsi oo maamuleysay saliid lagu qiimeyey boqolaal milyan oo dollar oo ay leeyihiin Ilaalada Kaca anka Iran.

Ayan, oo ku dhow madax weyne Recep Tayyip Erd ogan, wiil uu dhalay Ayan, iyo sarkaal ciidan ayaa lagu daray liiska cunaqa bataynta wsaaaradda maal iyadda Mareykanka.

Waxaa la hakiyey hanti kasta oo shaqsiyaad ka as ka taalla Mareykanka, waxaana lagana mamn uuc ay inay galaangal ku yeeshaan suuq yada ma aliyadeed iyo ganacsiga adduunka.

Wasaaradda Maaliyadda ayaa sheegtay in Ay an uu ka caawiyey Guutada Quds oo ka tirsan Ilaa lada Kacaanka Islaamiga ah fudude ynta iibka sal iid ay maamusho oo la geeyey Shiinaha, Bariga Asia, Yur ub iyo Imaaraadka Carabta.

Waxa uu gacan ka gaystay in lacagta kasoo bax day iibka uu gaarsiiyo Ilaalada Kacaanka Islaami ga ah, ayey tiri wasaaradda maaliyadda.

Waxa ay sheegtay inuu isticmaalay shabakad da shirkadihiisa ASB Group ee ka diwaan-gashan Gibraltar si uu u qariyo asalka saliid da iyo halka ay ku socoto lacagta.

Ayan ayaa sidoo kale u ad eegsaday mid ka mid ah shirkadihiisa si uu Ilaalada Kacaanka ugu soo iibiyo markab qaada gaaska dab iici ah oo sita calanka Panama, ayay tiri.

Waxaa sidoo kale liiska xayiraadda lagu daray Kasim Oztas, oo ah sarkaal sare oo ka tirsan ASB Group, kaasi oo "maamula inta badan gacansiga Ayan,” iyo wiilka Ayan oo lagu magacaabo Baha ddin Ayan.

Wasaaradda Maaliyadda ayaa sidoo kale cun a abatayn kusoo rogtay 20 shirkadood oo hoos taga ASB Group iyo shabakadda Ayan. AFP

BOGGA CIYARAHA

Brazil Oo Taariikh Madaw Ka Dhigtay

Koobka Adduunka.

xulka Brazil ayaa taariikh xun ka dhigay koobka adduunka kadib markii ay ka hadheen koobka addu unka ka socda dalka Qatar.

Brazil ayaa guuldaro rikoodh ayaal ah kala kulantay xulka Croatia kadib markii ay bar-baro 1/1 ah ku kala bexeen ciyaarta.

Xulka Brazil ayaa ku hor maray goolka iyaga oo dhaliyay goolka daqiiqadihii ugu dambeeyay ee qay btii hore ee wakhtiga dheeriga ahayd.

Xulka Brazil ayaa noqday xulkii 13-aad ee gool dha liya qaybta dheeriga ah ee kulan koobka addu unka ah ee kulamada bug baxa.aakiin waxa uu noqday xulkii ugu horeeyay ee laga reebo koobkaa dduunka 13-kii xul ee sidaas samee yay.

Brazil Oo Shaqada Ka Caydhisay Tababare Tite, Saacado Kadib Markii Laga Reebay Koobka Adduunka.

Tababaraha xulka qa ranka Brazil ee Tite ayaa laga caydhiyay shaqada xulka saacado kadib markii xulku ka hadhay koobka adduunka.Xulka Brazil ayaa rikoodhayaal kaga hadhay koobka adduunka kadib markii ay guuldaro kala kulmeen xulka qaranka Croatia. Xidhiidhka kubada cagta Brazil ayaa shaaci yay in uu Tite ka tagay xilka tababaranimo ee xulka qaran ka Brazil kadib fashilkii xulka ee koobka add uunka. Saxafiga Fabrizio Romano ayaa xaqiijiyay in uu tababare Tite ka tagay xilka tababaranimo ee xulka qaranka Brazil kadib ceebtii Qatar ka soo gaadhay.

Tababare Tite ayaa shaqada laga caydhiyay kadib markii xulka Brazil ka hadhay koobka adduunka inka sta oo uu ka mid ahaa xulalka ugu cad-cad ku guul aysiga koobka.

Lionel Messi Oo Isha Ku Haya Rikoodh Taariikhi Ah Kulanka Habeen hore.

Lionel Messi ayaa isha ku haya inuu barbareeyo rikoorka gooldhal inta koobka adduunka ee Argentina marka ay wajahayaan Netherlands wareega 8 dhamaadka.Xiddiga Leo Messi ayaa hoga anka u dhiibay xulkiisa ware ega 16-ka isagoo dhaliyay gool kii furitaan ka kulankii ay 2-1 kaga badi yeen Australia.

Messi ayaa haatan isha ku haya inuu barbar eeyo rikoorka Gabriel Batistuta ee tart anka, ka dib gool kiisii ​​ugu horeeyay ee wareega 16-ka ee koobka add uunka kulankii ugu dambeeyay.

Xiddiga todobada jeer ku guulaystay Ballon d’Or waxa uu leeyahay sagaal gool shantii tartan ee uu ci yaaray koobka adduunka, waxa na uu Isha ku hayaa in uu bar-bareeyo ama uu jabiyo rikoorka gool dha linta xulka Argentina ee Batistuta ee 10 gool.

Messi ayaa haatan ku jira kaalinta 2-aad ee gool dhalinta koobka adduunka san adkan waxana uu ka dambeey aa Kylian Mbappe oo dhaliyay 5 gool ilaa haata tartanka.

Jawiga Habeen hore ..Dabaaldega Zegreb iyo Muru gada Rio dijanero ( Crotia oo Wareega 8 Koobka Aduunka 2022 4-2

Ciyaar ka tirsan Wareega 8 Koobka Aduunka 2022 oo Habeen hore la Isla gaaray rigoorayaal ayaa dhexmattay Xulka Croatia iyo Xulka Brazil waxaana ciyaarta oo aheyd mid adag la isku Mari waayay 1-1 iyadoo Gool uu Brazil u daah furay waqtigii dheeriga 30 daqiiqo laacibkooda 10.neymar uu ka jawaabay lambarka 16 Croatia waxaana loo dhigay rigoorayaa

Brazil waxaa ka qasaariy ay 2 rigoore. Rodrigo iyo Marquez waxaana u dhali yay casamiro iyo bedro halka Croatia 4 ta rigoore ay wada dhaliyeen looma na baahan in ay tuurtaan rigooradii 5 ee ugu dambeysay maadaama Brazil ay qasaariyeen 2 rigoore.

Xulka Croatia oo kaalinta 2 ka galay koobkii Aduunka 2018 ayaa la is weydiinayaa ma gaari doonaan markale finalka

Xulka Brazil oo koobkoodii ugu Dambeeyay hantay 2002 20 sano ka hor ayaa ku dhacay sanadkaana halkii uu ku dhacayay ee Wareega 8 iyo 4 koobabkii la.soo dhaafay ee 2006; 2010 ; 2014 iyo 2018 waxa ayna awoodi waayeen sanadkaan 2022 oo ay aad isku Soo adkeey een inay gaaran finalka Koobka Aduunka 2022

Qatar oo billowday burburinta mid ka mid ah garoomadii Koobka Adduunka

Garoonka 974 oo kamid ahaa garoomadii lagu ciyaarayey Koobka Adduunka ee ka socda dalka Qatar ayaa la bilaabay burburintiisa kadib markii ay dhamaadeen qeybtii uu garoonkaas ku lahaa tartanka socda.

Garoonka oo lagu dhisay 974 Konteenar oo ah kuwa shixn adaha lagu raro ayaa waxaa lagu qabtay 7 kulan oo kamid ahaa ciyaaraha Koobka Adduunka ee ka socda dalkaasi Qatar.

Shaqaalaha ayaa bilaabay inay kala furfuraan garoonka ku-meel-gaarka ah ee 974, ayada oo Ingineerada ay ku hagayaan sidii ay u kala qaadi lahaayeen garoonkaasi oo ku yaalla aagga Ras Abu Aboud ee magaalada Doxa. Waxaa xusid mudan in garoonka 974 ee furfuridiisa la bilaabay uu wato lambarka furaha telefoonka ee dalka Qatar.

Garoonkaan oo qaadayey 40 kun oo qof ayaa ciyaartii ugu dambeysay marti-geliyey waxay dhex-martay Brazil iyo South Korea habeenkii Isniinta, taasi oo kusoo idlaatay 4-1.Koobka Adduunka ayaa hadda maraya meel gebo-gebo ah, iyada oo sideed waddan ay iskugu soo hareen wareega 6 dhamaad ka oo bilaaban doona.

Dalka Uruguay ayaa qorsheynaya inay dib u

dhisato garoonkaan, iyada oo raaceysa qaab dhismeedkiisii ​​hore si uu uga mid noqdo garoomada marti-gelinaya ciyaaraha Koobka Adduunka ee sanadka 2030-ka

Khilaaf sababay shaqo joojinta boqolaal ka mid ah shaqaalaha New York Times

Boqolaal kamid ah saxafiyiinta iyo shaqaalaha ka howl-gala wargeyska caanka ah ee The New York Times ayaa maalintii Khamiistii sameeyey shaqo joojin soconaysa 24

saacadood, taasi oo ah shaqo joojintii ugu horraysay ee noocaas ah ee ay sam eeyaan shaqaalaha wargeysku in ka badan 40 sannadood.

Guddida shaqaalaha ee wargeyska ayaa sheegay inay khaatiyaan ka istaageen gorgor tanka aan natiijadu ka soo baxayn ee soo socday tan iyo bishii March ee sannadkii 2021, xilligaas oo uu dhamaaday heshiiskii hore.

Ururka Shaqaalaha ayaa toddobaadkii hore shee gay in kabadan 1,100 shaqaale ah inay qaban doo naan shaqo joojin socon doonta 24 saacadood, taasi oo bilaabaneysa 12 habeenimo ee Khamii sta, haddii aan labada dhinac aanay gaadhin wax heshiis ah.

The NewsGuild oo ah urur ay ku jiraan xirfadla yaasha dhinaca saxaafadda ayaa xafiiskooda New York wuxuu bartiisa twitterka ku soo qoray in shaqaaluhu ay haatan si rasmi ah shaqada u jo ojiyeen, taasi oo ah tallaabadii noocan ahayd ee ay shaqaaluhu qaadaan muddo 40 sano ah.

Waxay qoraalkooda sii raaciyeen inay tahay go’ aan adag inaad joojisid shaqo aad jeceshahay, ha se ahaatee ay tallaabadaas u qaadeen inay dood dooda ka midho dhaliyaan.

Wada-xaajoodyo ayaa socday maalmihii Salaas ada iyo Arbacada, hase ahaatee labada dhinac ayaan gaadhin wax isfaham ah, taasi oo ay isku maandhaafeen dhinaca mushaharka, in shaqaalu hu ay ka soo shaqayn karaan guryahooda iyo han naanka loo qiimeeyo shaqaalaha, taasi oo ururka shaqaaluhu ay sheegeen inuu yahay mid u nugul in la sameeyo eex dhinaca isirka ah.

Afhayeen u hadlay wargeyska New York Times Danielle Rhoades Ha ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in iyadoo uu socdo wada-xaajoodka la bada dhinac un shirkadda lagu soo wargeliyey in shaqaalihii ay shaqo joojin sameeyeen.

"Waa arrin laga niyad jabo in illaa xad, tallaabo noocaas ah qaadaan, iyada oo aan lagu jirin xaa lad cakiran” ayuu yiri.

Afhayeenka u hadlay wargeyska New York Times ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee Associ ated Press, in shirkadda uu u dejisan yahay qor sheyaal cadcad oo u saamaxaya inay sii wadaan inay shaqada wargeysku sii socoto.

Waxaa kamid ah qorshayaashaas inay ku tiirs anaadaan saxafiyiinta caalamiga ah iyo weriyaya asha kale ee aan xubnaha ka ahayn ururka shaqa alaha.

Maraykanka oo ka walaacsan, hub uu Ruu shku ka iibsanayo dalka Iran

Illaa laba sarkaal oo Maraykan ah oo aan ma gacyadooda shaacin ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee Associat ed Press, in Ruu sh ku uu dedaal xo ogg an ugu jiro inuu sii joogteeyo sahada hu bka ah uu u istic maalo dagaalka Ukra ine, iyadoo Moscow ay do onayso in Iran ay markale ka caawiso ciidamada Ruushka, diyaaraha aan duuliyaha lahayn iyo ga ntaallada dhulka.

Waxaa jira walaac soo kordhaya oo Maraykan ku qabo oo ku aaddan, in Ruushku uu raadinayo Inuu Iran ka helo hub dheeri ah oo casri ah, sida uu sheegay sarkaal ka tirsan golaha ammaanka qaranka ee Maraykanka, kaas oo magaciisa u qa riyey, maadaama aan la ogolayn in laga faall oodo wararka sirta ah ee Maraykanka. Sarkaalkan ayaa sheegay, in hubka uu Maraykanku sida gaarka ah uga walaacsan yahay inay ku jiraan gantaallada dhulka ee Iran ay samayso.

Dhanka kale, diblomaasi Maraykan ah ayaa sheegay in Iran ay qorshaynayso inay ka iibiso Ruushka boqollaal gantaal iyo weliba diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, tallaabadaas oo xadgudub ku ah qaraarkii golaha ammaanka ee Q/M.uu soo saaray sannadkii 2015, kaas oo taageerayey he shiiskii dhexmaray Iran iyo lixda quwadood.

Shirkadda Apple oo wax soo saarkeeda Tele fo onada ka wareejinaysa Shiinaha

TAIPEI – Wargeysaka Wall Street Journal ay aa sheegay in shirkadda telefoonada soo saarta ee Apple inay dardargelinayso qorshaha ay uga guurayso dalka Shiinaha iyada oo wax-soosaarke eda u wareejinaysa wadamo kale oo ku yaalla qaa radda Asia, sida Hindiya iyo Vietnam.

Inkasta oo ay jiraan culaysyo kala duwan oo arri ntan keenay, haddana mid ka mida tallaabooyinka soo dedejiyey in shirkaddu ay ka guurto dalka Shi inaha ayay ku jiraan, siyaasadda Shiinaha ee xa kamaynta cudurka COVID ee loo yaqaan ‘China Zero Covid Policy’ ta as oo curyaamisay wax soo saarkii shirk adda ee dalkaas.

Siyaasadda Shii naha ee xakamaynta cudurka COVID wax ay shir kado badan oo caalami ah ku khasabtay inay ka guuraan dalka Shiinaha iyaga oo ka hor tegaya inay khalkhasho, silsiladda sah aydoodu. Inkasta oo Shiinuhu uu haatan qarka u saaran yahay inuu debciyo xannibaadaha COVID, haddana weli huba nti la’aantu way taagan tahay.

Shirkadaha waaweyn ayaa fursad u arka Hin diya inay noqon karto dal bedeli kara Shiinaha oo kula tartami kara suuqa wax soosaarka.

WAA KUMA VICTOR BOUT, MUKHALASKA HUB KA EE KUMAGAC DHEER GANACSAD AHA GEERIDA?

VICTOR BOTT OO XABSI KU JIRA

Ninkan caanka ah ee hubka ka ganacsada Vic tor Bout ayaa xabsi maraykanka ku yaal laga sii daayey kadib maxaabiis is waydaarsi dhexmaray maraykanka iyo Ruushka isagoo lagu badashay xidigta kubadda kolayga Brittany Geiner, taas oo Ruuska u xirn ayd.

Brittany Greiner, oo lagu tilmaa mo ciyaaryahanka kubadda kol ayga Maraykanka ee ugu fiican dhanka dumarka, ayaa la xiray fibraayo mar ay ku soo laaba naysay Maraykanka iyadoo kasoo ciyaar tay Ru ushka boorsooyinkeedana laga helay daroo go marka ay kasoo baxaysay garoonka Moscow.

Dhowrkii bilood ee u dambeeyay, waxaa jiray hadallo warbaahinta dhexmarayey oo sheegayey in masuuliyiinta Maraykanka ay ka fikirayaan sii da ynta Victor Bott asagoo lagu badalanayo Brittany Greiner.

Bout oo ah sarkaal hore ee ciidamadii cirka xil igiii soofiyeedka ayaa aad ugu caan baxay ka nac siga hubka ilaa laga sameeyay filin loogu magac daray aabaha dagaalka (lord of war).

Victor Bout oo gacmaha ka xiran

Balse yuu yahay ninkan loogu yeero ganacsadaha geerida?

Bout waxaa lagasoo qabtay Thailand 2010-kii xilli lagu guda jiray hawl galkii 2008 DEA.sannadkii 2008 ciidamada sirdoonka maraykanka ayaa siray falaagada Kolombiya ee FARC loosoo gaabiyo kuwaasoo Maraykanku argagixiso u aq oonsanyahay kadib waxay iska dhigeen inay hub gadana yaan oo kale,waxayna xiriir la sameeyeen qaar ka mid ah ku wii ay isla shaqaynayeen Victor Bout markii dam bena asaga laftiisa ayey heleen.

Victor wuxuu ku dooday in uu yahay ganacsa de caadi ah oo si sharci ah alaabo kale uga gana csada balse lagu ee deeyay in uu hub ka iibiyo fa laagada caalamiga ah ee koonfurta Ameerika as aga oo ku tilm aamay eedaymahani inay yih iin ku wa uu Maraykan-ku siyaasad uga gol leeya hay.

Sanadkii 2012 ayey maxkamadi xukuntay. Balse gudiga xeerbeetida New York ayaan ku qancin sheekadiisa waxaana lagu xukumay 25 sano oo xarig ah isku day dil oo uu la doonayey saraaki



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip