HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEBAR EE MAANTA OO AH AXAD 13-KA NOVEMBAR 2022-KA

0
Sunday November 13, 2022 - 08:07:48 in Wararka by
  • Visits: 332
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEBAR EE MAANTA OO AH AXAD 13-KA NOVEMBAR 2022-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Xasan Sheekh oo kormeeray ciidanka tabab arka u jooga Eritrea, ka dibna …

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo dhiggiisa dalka Erit rea Isaias Afwerki ayaa Shalay kormeeray xera da ay tababarka ku qaadanayaan ciidanka bad da Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Eritrea.

Madaxweynaha ayaa warbixinno ka dhageys tay Taliyeyaasha ciidanka badda Soomaaliya ee tababarka u jooga dalka Eritrea iyo sida ay diyaarka ugu yihiin difaa ca iyo xoreynta dalka.

Madaxwaynaha Jamhuu riyada ayaa ku bogaad iyey ciidankan dadaal ka, aqoonta iyo kartida ay muujiyeen, inta ay ta babarka ku jireen, waxa uuna u sheegay in ay yahiin tilmaamihii lagu yaqaanno Ciidanka Bad da Soomaaliyeed,” ayaa lagu yiri qoraal ay mad axtooyada Soomaaliya ka soo saartay kormeer kaas.

Madaxwayne Xasan Sheekh ayaa booqa shada kadib waxaa uu dib ugu soo laabtay dal ka, isagoo uga mahadceliyey dowladda iyo sha cabka dalka Eritrea soo dhaweynta iyo qaabil aadda wanaagsan oo ay u muujiyeen.

Dhalinyaradaan ayaa dalka Eritrea tababar ugu maqan mudo ku dhow afar sano, waana markii labaad oo madaxweyne Xasan Sheekh uu ku booqday xeryaha lagu tababaro.

Waxaa socda qorshe la doonayo in ciidanka an dalka loogu soo celiyo oo dowladda Sooma aliya ay wado, laakiin ilaa hadda dowladdu ma shaacin waqtiga kama dambeysta ah ee ciidan kaan dalka lagu soo celinayo.

Gudoomiyana Gobolka Hiiraan Oo Kusima ha Madaxweynaha Uga Warbixiyay Howlgala dii U Dambeeyay.

Ku-simaha Madaxweynaha JFS ahna Gudd oomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Ja mhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoyg iisa ku qaabilay Guddoomiyaha Gobolka Hiira an Cali Jeeyte Cismaan oo shaqo u jooga ma galada Muqdisho ee caasimadda dalka.

Guddoomiyaha Gobo lka Hiiraan ayaa Ku-sim aha Madaxweynaha ah na Guddoomiyaha Gola ha Shacabka ugu warbi xiyay xaalada gobolka Hiiraan iyo dagaal aada dalka loogu xorreynaa yo kooxda Al Shaba ab oo jab xooggan lagu ga arsiiyay degaannada Hiiraan, Shabeellaha Dhe xe iyo Galgaduud, oo ciidaanka geesiyaasha ka la wareegeen degaa nno hor leh.

Ku-simaha Madaxweynaha oo boggaadiyay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo mas’uuli yi inta ku sugan jiida hore ee dagaalka ayaa ammaanay Ciidanka Qaranka oo har iyo habe en u soo jeeda sidii guud ahaan dalka looga xor reyn lahaa kooxda Khawaariijta Al Shabaab, isagoona kula dardaarmay in la xoojiyo loona midoobo dagaalka Khawaariijta. Gudoomiy ana gobolka hiiraan oo kusimaha madaxweyna ha uga warbixiyay howlgaladii u dambeeyay.

Ra’iisul wasaare Xamse oo dalka dib ugu soo laabtay, ka dib safarkii Jabbuuti

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaal ka Soomaaliya, Md.Hamza Abdi Barre iyo wafdi gii uu hoggaamiyay oo booqasho rasmi ah ugu maqnaa dalka Jabuuti ayaa Xalay ku soo laab tay dalka.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa mudadii uu joogay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti waxa uu kulamo la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyad da Jabuuti Md.Ismaaciil Cumar Geelle iyo Ra’ iisul Wasaaraha Mudane Cabdulqadir Kaamil Ma xamed.

Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxda Jabuuti ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal ee Soomaaliya iyo Jabuuti, gaar ahaan dhinaca amniga.

Guddoomiyaha golaha shacabka oo korme eray xafiisyada Villa Hargeysa

Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarla maanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaali ya Md.Sheekh Aadan Maxa med Nuur (Madoo be) ayaa kormeeray qaar ka mid ah xafiisyadda guddoonka iyo guddiyadda ee Villa Hargey sa oo maalmihii la soo dhaafay lagu waday dib u dhis balaaran.

Kormeerka Guddoomiyaha Golaha Shacab ka BJFS, ayaa waxaa ku weheliyay Agaasima ha Maamulka iyo Maaliyadda Baarlmaanka Md. Saciid Maxamed Cadow, isagoo warbixin ka sii yay dib u habeeynta lagu sameeynaayo xafiis yadda ay ku shaqeyn doonaan guddiyadda iyo Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo guul weyn usoo hoyisay SOOMAALIYA

Wasiirka deegaanka iyo isbeddelka cimilada Soomaaliya Khadiija Al-Makhzoumi ayaa guul weyn usoo hoyisay Soomaaliya kadib markii ay ku guuleystay in mid ka mid ah dalalkii deynta ku laha auu ka cafiyo.

Wasiirka Wasaaradda iskaashiga dhaqaala ha & horumarinta ee dowladda Jarmalka Mdne Jochen Flasbarth ayaa Shalay ku dhawaaqay inta lagu guda jiray madal ka tirsan Shirka Isbeddelka Cimilada ee COP27 intii ay Soomaaliya ka cafiyeen de ymihii lagu lahaa.

Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Khadija Mohamed Al-makhzoumi ayaa goobjo og Ka aheed madasha looga dhawaaqay deyn cafinta Jarmalka, iyada oo halkaas kula kulan tay Wasiir ka Maalgashiga Norway iyo Sabarina Dhowre oo ah Danjiraha Hey’adda IFAD.

"Soomaaliya way ka mahadcelinaysaa taage eradaan miisaanka leh, runtii tani waa guul weyn oo laga gaaray deyn cafinta, Soomaaliya waxay hiigsaneysaa inay gaarto heer ay soo ga bagabeyso barnaamijika deyn cafinta,” ayey tiri wasiir Khadiija

Sida ay ogaatay Caasimada Online, wasiirka Khadiija ayaa dadaalka deyn cafinta Soomaal iya ee dhanka Jarmalka wadday wixii ka dam beeyey shirka QM ee September, halkaasi oo ay kula soo kulantay wasiirka arrimaha dibedda Jarmalka Annalena Baerbock.

Wadamo ka tirsan Yurub ayaa horay ugu dhawaaqay inay Soomaaliya ka cafiyeen deymi hii ay ku lahaayeen, kadib markii ay ku qanceen nidaamka hufnaanta maaliyadda dalka. Dowla daha iyo hay’adaha dowladda federaalka Soom aaliya ka taageera Miisaaniyadda, horumarinta dhaqaalaha iyo mashaariicda kale ee horumarin eed ayaa bogaadiyay doorka dib-u-habaynta dhaqaalaha Soomaaliya iyo dadaalada barnaa mijka Deyn Cafinta ee Wasaaradda Maaliyada.

Waxay sidoo kale ballanqaadeen in ay sii wadi doonaan taageerada iyo garab istaagooda ku aadan arrimaha dib-u-habeynta iyo soo kab ashada dhaqaalaha Soomaaliya.

GREAT NEWS: GERMANY’S FEDERAL MINI STRY FOR ECONOMIC COOPERATION & DEVELOPMENT @JOCHEN FLASBARTH, THE STATE SECRETARY, ANNOUNCED TOD AY THAT THE GERMAN GOVERNMENT CLE AR ED SOMALIA'S DEBT TO @IFAD DURING THE PANEL AT #COP27 SESSION TAKING PLACE IN SHARM EL-SHEIKH, EGYPT. PIC.TWITTER.COM/CHDY520JBN

— KHADIJA MOHAMED AL-MAKHZOUMI (@KHADIJAMAKHZUMI) NOVEMBER 12, 2022

Booliska oo soo bandhigay qaraxyo iyo raggii watay oo la qabtay

Ciidanka booliska Soomaaliya ayaa Shalay degmada Afgooye, ku qabtay mooto Bajaaj sid ay ugu yeraan labo nooc oo waxyaabaha qara xa ah, sida uu sheegay afhayeenka booliska Soomaaliya.Sadiiq Aadan Cali oo shir jara a’id qabtay ayaa shee gay in qe ybta la dagaalanka qaraxyada ee bo oliska ay Afgooye ku qab teenla banin oo qaraxa ku siday mooto Bajaaj-ta.

"Argagixisada ayaa dhagartaan la damacsa naa inay ku wax yeelaayaan shacabka Sooma aliy eed ee aan waxba Shalaysan, halkaas ayey ciidanku uga hortageen dhagartaan, waxaana ga canta lagu hayaa laba dhagarqabe iyo moo tadii ay argagixisadu isticmaali jirtay, cadaalad da ay aana hor keeni doonaa,” ayuu yiri Sadiiq Doodishe.

Afhayeenka ayaa soo bandhigay sawirrada mootada iyo qaraxyada, isagoo faahfaahiyey no oca qaraxyadii ay mootada ku siteen raggaan labada ah ee gacanta lagu dhigay Shalay.

Kooxda Al-Shabaab oo guul darrooyin culus ka wajaheysa dagaallada uga furan furimaha go bollada dalka, waxaana muuqata in kooxdu ay wado iskuday ah inay fuliso qaraxyo iyo wee rarro hor leh.

Kooxo hubeysan oo Muqdisho ku dilay naba doon iyo ganacsato

Kooxo hubeysan ayaa Xalay Muqdisho ku dilay Nabadoon ka mid ah kuwa sida looga yaq aano caasimadda.

Nabadoonka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Xasan Cali Aybakar.

Waxaa goobta iskaga baxsaday kooxihii dilay nabadoonka, waxa ana halkaas gaaray ciidanka Am maanka dowladda Sooma aliya.

Sidoo kale Shalay labo nin oo ganacsato ah ay

aa Shalay lagu dilay magaalada Muqdisho gaar

ahaan isgoyska Baar Ubax

Soomaaliya oo taageero uga raadinaysa bee raleyda Bankiga horumarinta Afrika

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraa bka Dowladda Soomaaliya Md. Axmed Mado obe Nuunow (Axmed Baashi) oo maalmahaan safaro shaqo ku joogay dalka Masar ayaa shi rar-doceedyo muhiim ah magaalada Sharm-el-Sheikh kula qaadanaya madax kale duwan oo kasoo qayb gashay shirkii Cimillada Aduunka.

Wasiir Axmed Baashi ayaa Shalayy Shir la yeeshay Madaxweyne ku xigeenka Bangiga Horumarinta Africa (Africa Development Bank) ee arimaha Beeraha, horumarinta dadka iyo bulshada (Agr iculture, human and social development) Ms. Beth DUNFORD iyo Director Martin FREGENE.

Labada dhinac ayaa si gaar ah uga wadahadlay sidii Bangiga iyo wasaaaradda beeraha isaga kaashan lahaayeen la tacaalidda saameynta ay isbedelka cimilada ku yeesheen waxsoo saarka beeraha.

Ciidanka Dowladda oo kaashanaya Dadka deegaanka oo la wareegay deegaanka Ceel baraf ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya dad ka deegaanka ee loo yaqaan Macawiisleyda ay aa la wareegay gacan ku heynta deegaanka Ce elbaraf oo ka tirsan Gobolka Shabeelah Dhexe ee Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle.

Dagaalka oo ka dhacay deegaanka ayaa Ciidanka Dowladda iyo dadka deegaanka kala wareegeen AS oo muddo ka talineesay deega anka oo hoos yimadaada Gobalka Shabeelaha Dhexe.

Gaashaanle Cali Yuusuf Macalim oo ka mid ah sar aakiisha hoggaaim ney say howlgalka lagula ware egay deegaanka Ceelbaraf ayaa sheegay in AS deegaankaan uu u ahaa marrin muhim u ah oo isaga kala gooshaan Gobolada Hiiraan, Shabee llaha Dhaxe iyo Shabeellaha Hoose. Sida lagu yiri qoraal kooban oo lagu daabacay warbaahin ta ku hadasha Afka Dowl adda.

Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa ka mid ah Goballada uu ka socda gulufka dagaal ee ka dhanka ah AS, kaas oo inta badan ka socda G oballada Dalka, xilla maalmo ka hor Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya dadka deegaan ka ay la wareegeen gacan ku heynta Deegaan ka Wabxo oo ku dhawaad 15 sano ay AS ka tal ineysay iyo deegaano dhawor ah oo hoos yim aada Gobalka Galgaduud.

Sarkaal shaaciyey in ciidankii ay Xalay dib uga soo baxeen Wabxo

Ciidankii dhowaan kooxda Al-Shabaab ka xoreeyey deegaanka Wabxo ee gobolka Gal gaduud ayaa la sheegay in Shalay ay dib uga soo baxeen deegaanka as, ka dib markii uu soo kala dhex galay khilaaf culus.

Taliyihii hore ee ciidanka Danab G/le Ismaaciil Cab dimaalik oo ka mid ah ma suuliyiinta hogg aaminey say ciidanka xoreeyey Wabxo ayaa xaqiijiyey inay dib uga soo baxeen deegaanka, kadib markii ay difaacyada soo baneeyeen ciid ankii Danab ee qeybta ka ahaa howlgalka.

Ismaaciil Cabdimaalik ayaa sheegay in ciidan ka Danab ay isaga soo baxeen deegaanka iyagoo aan shaacin sababta, taas oo keentay in ay ayaguna ka soo baxaan Wabxo.

Wuxuu sheegay in sababta Danab looga saa ray howlgalka uusan garaneyn, balse uu jiro qal ad weyn oo ka jira dhanka taliska ciidanka xoo gga dalka.

"Waxaa muuqata in fursad la siinayo cadow ga, qaladaadkaan marar badan ayey dhaceen, Shalay fursad ayaa jirta, laakiin qaladkaan soo noqnoqonaya waa in lagula xisaabtamo, wax kasta sabab ayey leeyihiin, waana in la is wey diiyaa sababta,” ayuu yiri G/le Ismaaciil Cabd imaalik.

Sarkaalkaan ayaa sheegay in ciidamada ay u diyaarinayeen howgallo hor leh oo lagu xore ynayo ilaa degmada Ceelbuur, balse ay dib u soo baxeen ciidanka Danab oo muhiim u ahaa howlgalkaan.

"Xalay waxaan isaga soo baxnay Wabxo iyo degaanada hoos yimaada, kadib markii ciid amada dowladda lagu amray inay soo faaruji yaan dhammaan furimaha dagaalka,” ayuu yiri G/le Ismaaciil Cabdimaalik.

Sarkaalkaan ayaa muujiyey tuhun uu ka qa bo taliska ciidanka xoogga dalka, isagoo mada xda sare ka dalbaday in deg deg loo baaro qa ladaadka ciidan ee soo noqnoqonaya.

Hoos ka dhageyso wareysi uu bixiyey Ismaaciil Cabdimaalik.

Kooxo hubeysan oo wiil iyo Aabihiis ku dilay Galgaduud

Allaha u naxariisto Sh Cisman Axmed Gee di iyo wiilkiisa ayaa Habeen hore lagu dilay aaga dee ganka Dhisaq Shur ufle ee gobolka Galgaduud.

Wararka waxay sheegayaan in Shiikha iyo wiilk iisa la dilay xilli ay salaad ku jireen.

Kooxihii dilka geystay ayaa iskaga baxday halka ay ku dileen Sheekh iyo wiilkiisa sida ay xaqiijiyeen la amaha Amniga Galmudug.

Wali laguma guuleysan in koo xihii dilka gey stay gacanta lagu soo dhigo.

Sh Cisman ayaa horey u soo noqday gudoomiy aha Maxkamada degmada Cadaado ee gobol ka Galgaduud.

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada oo furay Shirka Wada-tashiga Shirkadaha Isgaarsiinta

Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tek nolojiyada XFS Mudane Jaamac Xasan Khaliif ayaa Shalay furay Shir ay ka soo qeybgaleen madaxda Shirkadaha Isgaarsiinta Dalka, waxaa na looga hadlay sida Shirkadaha ugu wada-xa ajoon lahaayeen arrimaha khuseeya isku-xirka iyo dhaqan-galinta qodobka 49-aad ee xeerka Isgarsiinta Qaranka iyo xeer-nidaamiyaha isku-xirka (interconnection regulation) oo faraya shir kadaha isgaarsiinta inay iswici karaan maa daama Shacabka Soomaaliyeed ay baahi weyn u qabaan. Md. Jaamac Xasan Khaliif Wasiirka Wasaar adda Isga arsiinta iyo Teknolojiyada ayaa ugu horeyn bogaadiyey Shirkadaha Isgaarsiinta shaqada Wanaagsan ay u hayaan Dal ka…”Maadaa ma ay tahay dan guud oo waajib ku ah dhammaan shirkadaha isgaarsiinta wax aa muhiim ah in labilaabo Shirkadaha gudaha inay iswacaan, Wasaaradda waxaa waajib ka saaranyahay in ay Ilaaliso kuna difaacdo dhan ka Sharciga Shirkadaha Isgaarsiinta Dalka oo kaalin weyn ugu jira Dhaqaalaha Dalka,…ayuu yiri Wasiir Jaamac.

Mustafa Yaasin Sheikh ku-xigeenka Maare ey aha Guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa sidoo kale Shirkadaha ku adkeeyey in ho wshaan si deg deh ah u dhamaato.

Shirka Wada-xaajoodka Shirkadaha oo soc ondoono muddo saddax maalmood ah ayaa wa xaa laga soo saaridoonaa qodobo muhiim ah, waxaana dhawaan la daah-furidoonaa Isku-xir ka Shirkadaha oo shacabka Soomaaliyeed ay ka kaaftoomilahaayeen in ay qaataan dhowr Sim-card.

DF oo shaacisay tirada iyo xogta akoonada maaliyadeed ee laga xiray Al-Shabaab

Wasiir ku-xigeenka Warfa afinta Soomaaliya Cabdiraxm aan Yuusuf Al-Cadaala oo ka hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ayaa sha aciy ay inay dowladda xirtay in ka badan 500 oo ako on oo kooxda ay u isticmaali jirtay faafinta aragti deeda xagjirka.

Al-Cadaala ayaa sheegay in akoonada ay dowladda ku guuleysatay inay xirto ay isugu ji raan kuwo ka furna baraha ka la duwan ee Fac ebook, Twi tter, Tiktok iyo Tel egram.

"Waxaa ku guuleysanay ilihii lagu yaqaanay ee mudada ba dan ay kala hadli jireen dadka taageersan ama kuwa sida kale wax u fa afiya in la xiro, welina howsha waa sii socota,” ayuu yiri.

"Laba nooc ayey isugu jiraan kuwa la beeg saday oo qeybo waa fadhiyo iyaga lagu yaqaan oo noocyo warbaahinood rasmi ah ayna isticm aali jireen, waa kuwa la yaqaano sidooda ayaa u xirnay. Waxa kale oo jiray boqolaal akoono oo lagu furtay magacyo shaqsiyaad kala duwan oo iyagana lagu faafiyo fariimaha argagixisada iyo cabsi galinta.”

Sidoo kale waxa uu xusay inay dowladda ka shaqeynayso sidii ay mareegaha warbaahineed ee Al-Shabaab ay gebi ahaanba u xiri laheyd, maadama ay xiligaan kaliya ka xiran yihiin gu daha dalka oo laga booqan karo dalka dib adiisa.

"Magacyada waa la sameysan karaa, cida dhibta ku qabta in maalin kasta magac cusub abuurto waa iyaga ee inaga ma aha. Meel kasta oo lagu faafiyo farriinta argagixisada waa inoo il iyo aragti oo waa xireyna meeshii aan aragno.”

Waxa uu hadalkiisa sii raaciyay "Website-ya da gudaha waa ka xirnay banaankana waxaa ka wadna qorshe iyo dadaal oo website-yada waa ka duwan yihiin sida ay u shaqeeyaan bara ha kale, iyagana shaqo ayaa ka hayna. Argagixi so gudaha iyo dibadda midna dalkeena awood uma yeelan doono.” Ugu dambeyntiina waxa uu sheegay inays an arrimahaan ka laheyn ujee do caburin ama in ay shacabka ka hor istaagan xuquuqda helit aanka wararka iyo xogaha, hase yeeshe ay la-dagaalsan yihiin faafinta fikrada xagjirka ah iyofariimaha cabsi galinta.

Wasaaradda warfaafinta XFS oo tababar u furtay 30-Saxafi

Wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda federaalka ayaa Shalay oo sabti ah tababar u furtay 30-saxafi oo ka kala so cda warbaahinta dawladda, dalwlada gobaleedyada iyo warbaahinta gaarka ah ee ma gaalada Muqdisho.

Wasiirka warfaafinta Daa’uud Aweys Jaam ac oo tababarka ku saabsanaa tabinta xaalad aha bini’aadannimo u furay saxafiyiinta ayaa ku la dardaarmay in ay mas’uuliyad ka saaran ta hay in bulshada u gudbiyaan fariimaha saxda ah ee la doonayo in ay helaan, kana wacyi-geli yaan dhibaatooyinka jira.

Sidoo kale, Agaasimaha waaxda shaqaala ha iyo tababarada ee wasaaradda. Cabdiraxiin Ciise Caddow oo sharaxaad kooban ka bixiyay muhiimadda tababarkan ayaa sheegay in mu ddada 3-cisho ah ee uu socdo lagu baran doo no tebinta wararka la xiriira arrimaha bini-aada nimada iyo wararka deg dega ah.

Wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaal iya ayaa dadaal xooggan ku bixineysa sidii kor loogu qaadi lahaa xirfadda iyo tayada wariyey aasha Soomaaliyeed si ay Bulshada u adeeg ayaan uguna gudbiyaan warar sugan oo xaqi iqda ku saleysan.

DF Oo Digniin Culus Kasoo Saartay Qaraxyo Ka Dhaca Magaalooyin Ka Tirsan G/Hiiraan

Taliye ku-xigeenka qeybta Booliska Gobolka Banaadir G/Sare Cali Dhuux Cabdi Mahad Alle ayaa Digniin culus kasoo saaray qaraxyo waa weyn oo uu sheegay inay Al-shabaab qorsheyn ayaan inay ka geysteen magaalooyin ka tirsan Gobolka Hiiraan.

Qoraal uu bartiisa gaarka ah kusoo qoray Taliye Mahad Alle ayaa waxaa uu ku sheegay in Al-shabaab ay qorsheysay in qaraxyo ka gey sato Magaalooyinka Baladweyne, Jalalaqsi iyo Buulo-burte oo ka tirsan Gobolka Hiiraan ee do wlad Goboleedka Hirshabeelle.

Taliye ku-xigeenka qeybta Boolis ka Gobolka Banaadir G/Sare Cali Dhuux Cabdi ayaa faray laamaha ammaanka Gobolka inay muujiy aan feejignaan dheeraad ah, si looga hortego qaraxyada oo uu xusay inay dhici karaan todo baadkaan gudihii sa, waa sida uu yiri

Sidoo kale Taliye Mahad Alle ayaa shacabka Magaalooyinka Baladweyne, Jalalaqsi iyo Bu ulo-burte ka dalbaday inay iyaguna muujiyaan taxadar dheeri ah, isla markaana ay la shaqee yaan laamaha ammaanka Maamulka Hirsha be elle.

"Dhammaan dadweynaha somaliyeed gaar ahaan reer b.weyne b/burto iyo jalalaq waa inay galaan feejignaan abni oo dheeraada oo looga hor tegayo shirqoolo ay kooxda AS ku qorsheyn ayaan qaraxyo waaweyn oo ka dhaca deegaan adaas asbuucaan gudihiisa sida aan ka heleyno ilo lagu kalsoon yahay Saraakiisha hayadaha ab niga ee magaalooyinka waaweyn sida kuwa aan soo tilmaanayna waxan ka codsaneynaa in ay howlahooda labalaabaan” ayuu yiri Taliye ku-xigeenka qeybta Booliska G/Banaadir.

Dorraad ayey aheyd markii Dowladda Federaal k a Soomaaliya ay soo saartay Digniin ku soco ta shacabka kunool magaalada caasim adda ah ee Muqdisho oo ay digtay inay tagaan Hote elada, maqaayadaha iyo goobaha kale ay dad ka isugu tagaan, iyadoona sheegtay in Al-shab aab ay qo rsheyneyso weeraro ay ka geysato Muqdisho.

Nolosha Dadkii Sida Qasabka Aheyd Looga Soo Masaafuriyay Laascaanood

Amar ka soo baxay Maamulka Somaliland ayaa magaalada laascanood ee gobalka sool lo oga soo masaafuriyay boqollaal qoys oo isugu ji rey danyar ,ganacsato waweyn, garab Rarato & muruqmaal kuwaas oo aan la siin waqti ku fi lan oo ay kaga guuran M/laascanood oo ah hal kii ay Muddo dheer ku noolayen.

Qaar ka mid ah qoysaaska an hadda waa barakac aan he lin gurmad bani`adan-nimmo & caddalad sida ay sheegeen.

Luul Maxamuud iyo qoyskeeda oo ka ko oban labo iyo toban qof ayaa kamda boqollaal Qoys oo aan si kala sooc laheyn looga soo ra ray magaalada laas-caanood haddana Barakac ku ah xero yar oo baraka coo ku taalla duleed ka magaalada boosaaso ee Gobalka bari.

"Halkaas toban carruur ah ayaan ku dhalay oo mid kamida yahay naafo, ogeysiisna layma siin, waanu Shaqaynaynay, carruurtii aan dhal ayna way ila shaqaynayeen, Odayguna wuu na ga Xanuunsaday oo waxey nagu dhaheen isa ga taga gurigii aan ku Nooleyn iyo wixi aan Hey sannay oo dhan.”ayeey tiri Luul Max`mud.

"Soddonkii sano ee aan halkaas ku nooleyn waxaan kamida ahaa shaqaalaha Nadaafadda waddooyinka waaweyn ee magaalada oo aan nolosha qoyskeyga ku Maareyn jiray, hadda waxba ma heyno noloshana aad ayeey u adag-tahay oo waxaan Barakac ku nahay kaam yar oo ku yaalla duleedka magaalada bosaaso.” Lu ul ayaa intaas Raacisay hadalkeeda.

Maxamed C/Qaadir Ibraahim waxa uu ka mid yahay qoysaaska barakaca ku ah kaamka Waaberi oo ku yaalla duuleedka magaalaga bo osaaso ee Gobalka bari.

Maxamed ka hor inta uusan halkan imaan waxa uu ahaa shaqaale dhisme sidoo Kalena Waxa uu xilliyada qaar ku shaqeysan jiray mo oto bajaaj taas oo uu ka biilan jiray Qoyskiisa oo ka kooban shan qof, safarka dheer oo aysan filaneyn kadibse wax kasta oo Nolosha qoyski isa iyo isagaba ku saabsan wey is badaleen si da uu sheegay.

"Wax aan sameeyay ma aqaano, weligey wax dambi ah ma gelin, kaligey ayaa Shaqeynayay, waxaan lahaa labo xaas iyo seddex caruur ah, saaxiibkeey ayaa ii yeeray Aniga oo ku ma shquulsan cillad bixinta mootadii aan ku shaqe ynayay waxaa uuna Ii Sheegay in xaaskeyga iyo carrurteydaba la heysto, ma naqaan sabab ta wax walba oo Aan laheynna wey naga soo re ebteen” ayuu yiri Max`ed"Halkan ayaan nimid wax kasta oo nolasha ah billow ayey yihiin, ma na awoodno inaan Nolosha maareyno, waayo dhaqaale maheysanno cid kale oo na taageerta na ma leh” Ayuu Max`ed yiri.

Raxmo Nuur Iidle oo 65 jir ah kana mid ah qoysaskan ayaa xustay in ay soo wajahayaan Xaalad adag oo dhanka nolosha ah iyada iyo qoyskeeda oo ku sugan xeradaan, waxayna Sheegtay in aysan suurtagal ahayn in ay dib u gu soo laabato deegaankii ay ka soo Jeedday xaalado amni oo ka jira deegaanada konfurta Somalia darted sidaasna ay Hadda Ugu sugan-tahay xerada barakac bosaaso.

"Annagu magaalada ayaanu ku noolaan jirnay nolosheenna caadi ayeey aheyd, deegaan Ah aanna meel hagaagsan ayaan ku nooleyn, laak iin maamulkii aan ku hoos nooleyn Aayaan noo ogolaan inaan halkaas kusii noolaanno,mana jirto sabab cad iyo qalad aan Geysannay oo ke eni kara in nala ka soo saaro guryaheennii, xa alad adag oo nolosha ah Ayaan runtii halkan ku wajeynaa” ayeey tiri Raxmo Iidle.

Agaasimaha Waaxda Arrimaha Bulshada ee magaalada Boosaaso ee gobolka bari Cali Axmed Maxamuud oo warbaahinta la hadlay ay aa sheegy in dadkan la soo caawiyay Goob xas iloonna la keenay, sidoo kalena ay dhowr jeer gargaar gaarsiiyeen, Haddana ay Qrsheynaya an sidii ay dadkani u heli lahaayeen gurmad ku filan oo dhinaca nolosh ah."

Dadkani nabad bay kula nool yihiin dadka deegaanka, wax dhibaato ah kuma qabaan, Ma awoodno inaan dhammaan caawinno, laakiin hay’ado caalami ah ayaanu u Kala Hadalnay si di ay gurmad u heli lahaayeen” ayuu yiri Agaa si me Cali Axmed Maxamuud.

Qaar ka mid ah ganacsatadii Soomaaliyeed iyo qoysaskii laga saaray ayaa gobolada Dalka ka ku wajahaya nolool adag halka qarkood na ay taageero ka heleen shacabka iyo Dowladda somaaliyeed taasi oo u suurtagelisay inay dib u helaan deegaan iyo ganacsi Ku haboon.

Xisbiga WADDANI oo ka hadlay waxa ay sa maynayaan maalinta berri ah

Xisbiga mucaaradka Somaliland ee WADD ANI, ayaa sheegay in berri wixii ka danbeeya anay xu kuumada aqoonsan doonin, oo ay go 'aan koodii ka dhabayn doonaan.

Xogeeyaha Arrimaha Gudaha ee Xisbiga WA DDANI Maxamed Faarax Cabdi, oo warbaahin ta Hargaysa kula ha dlay, ayaa she egay in be rri anay dhici doonin balaayo la ga cabsado, lakiin ay balan qa ad ya doodii hore ka dhabayn doonaan.

"Saacado ayaaba inaga xigoo xisbiga WAD DANI waxa uu yidhaahdaa wax meel cidlo ah ku dhaca ma aha, Allow yaanu wa aga waraabe cunin waa la sugayaa uun, lakiin shacabka So maliland bala ayo la odhanayo, bal aayadaasa idi nku dhaca ysa oo xisbiy adu soo wadaan ma jir to" ayuu yidhi Xogeeye Faa rax.

Waxa uu sheegay in shacabka ay nolol u raa di nayaan, lakiin anay rajo la'aan galinayn "Xisb iyadu shacabka Somaliland rajo nololeed ayay u raadinay aane iyaga quus nolosha kama gal inayaan, markaa barina waad arki doontaa wixii soo baxa".

Xogeeyuhu waxa uu sheegay in aanu wax rajo ah ka qabin wadahadalo mar kale u furma madaxweyne Biixi iyo axsaabta mucaaradka ah, isaga oo sheegay in madaxweynuhu ergooy inkii horeba ka gows adaygay.

Maalinta berri ee 13 November, ayaa waxa dha maanaya 5-tii sanno ee la doortay madaxweyna ha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, mucaaradka ayaa ku dhawaaqay in anay aqoonsan doonin

sharcinimada xukuumada berri laga bilaabo.

"Aabbahey afartii nin ee dishay maxay u haysataa Puntland?”

Mid ka mid ah wiilasha uu dhalay Allaha u naxariistee Wariye Jamaal Faarax Aadan oo ho rey sanadkii 2021-kii loogu dilay gudaha mag aalada Gaalkacyo ayaa ka hadlay kiiska dilka Aabihiis & sababta weli loo fulin la’yahay xu kunkii kasoo baxay maxamadda.

Wiilkan dhalinyarada ah oo la had lay warbaahinta ayaa sheegay in dilka Aabihiisa oo ay sheegatay kooxda Al-Shabaab ay kasoo war eegatay sanad sideed bilood, welina aysan helin cadaalad.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in ragga dilay oo afar ahaa lasoo qabtay, islamarkaana la xuk umay balse weli aan wax tallaabo ah laga qaa day, isaga oo ku dooday in la gacan bidixeyn ayo kiiska.

"Aabahey Jamaal Faarax Aadan dilkiisa wa xaa kasoo wareegtay sanad iyo sideed bilood afartii nin ee dishay waan aqaanaa ehelkoda oo ku jees-jeesayay dilka Abaahey $50 baa dhinac ii tuurta lahaa ma garanayo waxay Puntland u haysto. Anigu waxaan ahay nin dhallinyaro ah waxkasta waa iga imaan karaa” ayuu yiri mid ka mid ah wiilasha uu dhalay AUN Jamaal Faarax Aadan.

Wiilkan yar oo sidoo kale ah arday ayaa la gar-naqdsay maamulka Puntland, wuxuuna sidoo kale ka digay in la abuuro iska horkeen bulsho iyo colaad horleh.

"Shacabka yeysan dib isugu laaban yaan la’isku dirin dadku waxaa dad ehela waa dad wada da ga marka Puntland 4 nin oo dambi geysatay ye ysan fidno dad kale isku abuurin,” ayuu sii raa ciyey

Ugu dambeyn wuxuu ka dalbaday hoggaan ka sare ee Puntland in arrintaan ay soo fara geliyaan, si cadaaladda loo marsiiyo raggii dilay AUN Aabihiis Jamaal Faarax Aadan.

"Dowladda iyada ayaa shacabka u dhexeyso iyadaa dowlad ah cadaaladda ha mariso ragga as dadkii ka horreeyey meesha ay mareen ha mariso” ayuu markale yiri.

Ciidamada Itoobiya oo sheegay inay maa mulan 70% gobolka Tigray

Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ciid amadeeda federaalka ay hadda gacanta ku hay aan 70% gobolka waqooyi ee Tigray, arrintaas oo uu beeniyay sarkaal ku sugan gobolka uu dagaalku ka dhacay.

La taliyaha amniga qaranka Itoobiya, Red wan Hussien ayaa bartiisa twitterka ku soo qo ray in "in boqolkiiba 70% gobolka Tigray ay ho os yimaadaan ciidamada difaaca qaranka ee Itoobiya.

Afhayeenka Jabhada TPLF Getachew Reda ay aa si kastaba ha ahaatee beeniyay sheegasha da asi, sida ay ku warantay wakaalada wararka ee AFP.

Wakiilada Tigreega iyo xukuumadda ee ku sugan Addis Ababa ayaa toddobaadkan ku shi ray dalkaKenya, si ay uga wada hadlaan dha qan gelinta heshiiskii nabadeed ee todobaadkii hore lagu kala saxiixday dalka Koonfur Afrika.

Mareykanka Oo Weerar Culus Ku Dilay 17 Shabaab.

Taliska Mareykanka ee Africa ayaa xaqiijiy ay in Mareykanku uu duqeyn cirka ah ku dilay 17 ka tirsan maleeshiyada Al-shaabaab, kaddib co dsi uga yimid dowladda Soomaaliya.

Sida lagu sheegay warsaxaafadeed kasoo bax ay AFRICOM, ma jirto waxyeello dhimasho a ma dhaawac ah oo duq eybtan kasoo gaartay dadka rayidka ah.

"Codsi ka yimid Dowladda Federaalka ah ee So omaaliya, Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa qaaday weerar ballaaran oo ay isaga difaacay aan argagixisada Al-Shabaab oo weerar ku ah ciidamada Soomaaliya.” ayaa lagu yiri baya anka AFRICOM

"Soomaaliya ayaa weli ah xubin lagama maa rmaan u ah xasilloonida iyo amniga dhammaan Bariga Afrika. Ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa sii wadi doona tababaridda, la talinta, iyo qalabeynta ciidamada saaxiibada ah, si ay u siiyaan agabka ay u baahan yihiin si ay uga ad kaadaan Al-Shabaab.” ayuu raaciyay bayaanka Taliska Mareykanka ee Africa.

Duqeyntay ayaa dhacday sagaalkii bishan, kaddib markii ciidamada xoogga dalka ay dag aal kaga hortageen maleeshiyo ka tirsan Al-sha baab deegaan ay AFRICOM ku sheegtay inuu qiyaastii 285 kiilo mitir waqooyi bari kaga bee ganyahay magaalada caasimada ah ee Muq disho.

"Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa sii wadi doona qiimeynta natiijada howlgalkan waxayna bixin doonaan macluumaad dheeri ah sida ugu habboon.”ayaa lagu yiri bayaanka taliska Marey kanka ee Africa.

AFRICOM ayaa sheegtay inaysan hadda macl uumaad dheeri ah ka bixin howlgalkan

Ruushka Oo Cunaqabateyn Kusoo Rogay Muwaadiniin Ay Ku Jiraan Xubno La Dha shay Biden

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa Jimcihii sheegtay inay ka mamnuucday 200 oo qof oo Maraykan ah inay soo galaan Ru ushka, kuwaas oo ay ku jiraan saddex la dha latay madaxweynaha Mareykanka Joe Biden.

Cunaqabateyntan ayaa jawa ab u ah mid hore oo Wa shin gton ay kusoo rogtay shakh siyaad Ruush ah.

Waxa ay sheegtay wasaarad da arrimaha dibadda ee Ruushku in sha khs iyaadka ay mamnuucday ay ku jiraan madaxwe yne Biden walaalihiis, kuwaas oo kala ah Val erie Biden Owens, James Brian Biden iyo Fra ncis William Biden.

Waxaa sidoo kale ku jira liiska cunaqabatey ntan la saaray xoghayaha warfaafinta ee Aqal ka Cad Karine Jean-Pierre.

War kasoo baxay Wasaaradda Gaashaan dhigga dalka Ukraine oo lagu sheegay in Ruushka uu ku jabay duullaanka uu ku qaaday Dalkaas

War kasoo baxay Wasaaradda Gaasha andhigga ee dalka Ukraine ayaa lagu sheegay in Ruushka uu ku jabay duullaanka uu ku qaa day Dalkaas 24kii Febaraayo 2022 kaddib mar kii gacantooda ay ka baxeen magaalooyin muh iim ah. Sidoo kale warka waxaa intaas lagu daray in ugu badnan labo todobaad ay qaadane yso inm guud ahaan Askarta Ruushka isaga ba xaan Kherson oo ay ku dhawaaqday Moscow in ay isaga baxeyso.

Xukuumadda Kyiv ayaa isu diyaar ineysa wajiga labaad ee howlgal lada dib u qabsashada magaaloo yinka ka maqan, waxaa intaas dhe er in howlo miino baaris ah ay ka sameyn doon to goobaha ay isaga baxaan Askarta Ruushka.

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa sheegay in Dadkiisa uu u dhabar adeegay sidii uu guul uga gaari lahaa dagaalka ka dhan ka ah Ruushka si ay dib ugu qabsadaan Magaa looyinka weli ay joogaan Ciidanka Moscow.

Biden oo qaatay go’aan kasii daraya xiisad da Maxamed bin Salman kala dhaxeysa

Aqalka Cad ayaa sheegay in madaxweyne Joe Biden aysan u qorsheysneyn inuu la kulmo dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga marka uu furmo shirka dalalka warshadaha ku horuma ray ee G20 ee ka dhacaya Indo nesia.

La-taliyaha Amniga Qaranka ee Aqalka Cad Jake Sullivan ayaa Jimcihii hadalkan u sheeg ay warfidiyeenka xilli uu Biden kasoo baxay shirka isbedelka cimilada ee Qara mada Midoobay ee COP27 oo socda waddanka Masar.

Xiriirka Biden iyo Maxamed bin Salmaan ay aa sii xummaaday horraantii October markii Sac uudiga iyo ururka OPEC+ ee uu xubinta ka ya hay go’aasadeen inay dhimmaan wax soo-saar ka shidaalka, xilli Mareykanka uu diidanaa arri ntaas, taasi oo dhabar jab ku noqotay dadaalka maamulka Biden ee lagu xakameynayo qiimaha gaaska gudaha iyo sicir bararka Mareykanka.

Madaxweyne Joe Biden ayaa kadib wacad ku maray "Inuu jiri doono cawaaqib” ku yimaada xiriirka Mareykanka iyo Sacuudiga go’aankii OP EC+.

Kooxda OPEC+ oo ka kooban dalalka shid aal ka dhoofiya iyo Russia ayaa ku dhowaaqay inay dhimayaan bartilmaameedkooda wax soo-saar kadib toddobaadyo uu Mareykanka waday qalqaalo ah inaysan sidaas sameyn.

Mareykanka ayaa xilligaas ku eedeeyey Sac uudi Carabiya inay isu dhiibtay Ruushka oo ka soo horjeeda in dalalka Reer Galbeedka ay xa didaan qiimaha shidaalka Ruushka ayaga oo u ga jawaabaya duulaanka ay Moscow ku qaaday Ukraine.

Saraakiisha Mareykanka ayaa si qarsoodi ah isugu dayayey inay ka dhaadhiciyaan saaxiibad ooda Carabta inay ka tanaasulaan fikradda dh imista soo-saarka, hase yeeshee Amiirka sida aan rasmiga aheyn u xukuma Sacuudi Carabiya ee Maxamed bin Salmaan ayaa laga dhaadhic in waayey.

Bin Salman iyo Biden ayaa intii lagu guda jir ay booqasho uu Biden ku tegay Jeddah bishii July waxay isugu dhaceen dhimashadii 2018 ee suxufigii Sacuudiga ee wax ku qori jiray Washin gton Post Jamaal Khaashuqji.

WAA KUMA NINKA SOOMAALIGA AH EE TAARII KHDA CUSUB KA DHIGAY GOBOL KA TIR SAN MAREYKANKA?

KAYSE JAMA

Soomaalidii ugu badnayd ayaa xilal kala duwan loo gu doortay doorashadii xilliga dhexe ee todobaadkan ka dhacday Maraykanka. Waxaa Soomaalidaas oo dhali nyaro u badan kamid ah Kayse Jaamac oo loo doortay xubin kamid ah golaha senate-ka ee gobolka Oregon.

Musharraxii la tartamayay ayaa wa xa uu uga guulaystay aqlabiyad ku dhaw 60%. Kayse Jaamac waa qofkii ugu horeyay ee Muslim ah, Soomaali ah isla markaana soogalooti ah ee ka mid noqda Aqalka Senat-ka gobolka Oregon.

"Dareenkeygu waa mid aad iyo aad u sarreeya waa taariikh u soo hoyatay shacabka Soomaaliyeed meel ka sta oo ay joogaan, sababtoo ah waxaan noqday qofkii u gu horreeyay ee Muslim ah ama qaxooti ah ama Soo maali ah ee soo gala senat-ka Oregon,” ayuu yiri Kayse Jaamac.

Haddaba sidee ugu suurta gashay gaaridda guu shan?

Kayse oo ka mid ahaa dadkii dalka Soomaaliya ka qaxay markii dagaallada sokeeye dhaceen sanadkii 1991 ayaa gobolka uu hadda ka mid noqday Aqakiisa Senate-ka wuxuu joogay muddo 22 sano ah. Wuxuuna halkaa ka aas-aasay hay’ad uu madax ka ahaa oo u doodda xuquuqda aadanaha.

Wuxuu sheegay in muddadii uu hay’addaasi ka shaq eynayay ay u suurta gashay inuu dhex galo dadka gobol ka oo wax badan uu fahmo.

Waa xubin ka tirsan aqalka senat-ka gobolka Oregon

XIGASHADA SAWIRKA,KAYSE JAAMAC

Labo sano ka hor ayuu xisbiga Dimuquraaddiga ee dal ka Mareykanka u magacaabay inuu ka mid noqdo aqal ka senate-ka ee gobolka Oregon, iydaoo Talaadadii la soo dhaafayna ay dhacday doorashada uu ku hantiyay guusha taari ikhiga ah.

Gobolka Oregon oo ah gobol ay ku yar yihiin dadka soo galootiga ayuu Kayse sheegay in ay ku garab istaageen dadka Soomaalida ah ee gobolkaasi ku dhaqan iyo kuwa gobollada kaleba. Wuxuu intaa ku da ray in maadaama uu yahay qof u diyaarsan la macaamil ka bulshada uu matalayo ay dadku siiyeen codkooda.

Waxyaabaha kale ee Kayse aaminsanyahay in guushii sa ay sahleen ayaa waxaa ka mid ah aragtiyada xisbigii sa dimuquraaddiga ah iyo habka ay ula xiriireen dadw eynaha codka dhiibanayay oo uu ku tilmaamay kuwo aan mugdi ku jirin.

"Ninkii ila tartamayay wuxuu ka tirsanaa xisbiga Jam huuriga, anigana waxaan ka socday xisbiag Dimuqur aaddiga, marka waxa aan ku kala adkaannay waa aragt iyada iyo waxa aan dadka u qabaneyno," ayuu yiri Kay se Jaamac oo BBC-da u warramayay.

Maxay Soo galootiga uga dhigantahay guusha Kayse?

Xisbiga Dimuquraadiga ayaa laba sano ka hor u ma gacaabay inuu u tartamo aqalka senat-ka

XIGASHADA SAWIRKA,KAYSE JAAMAC

Kayse Jaamac ayaa sheegay inuu aaminsanyahay in marka guusha la gaaro ay tahay in aan albaabbada la ga xiran dadkii ku soo doortay iyo guud ahaan dadka aad matasho.

Sidoo kale waxaa uu muujiyay in uu rabo inuu tusaale wanaagsan u noqdo Soo maalida ku hammineysa siyaasadda dal alka ay qaxootiga ku yihiin iyo guuda haan Muslimiinta.

Kayse ayaa qaba in iskaashiga iyo wadajirku uu keeni karo in dadka Muslimiinta ah oo Soomaalidu ka mid ta hay ee gobolka Oregon ay talada wax ku yeeshaan ka na mid noqdaan hoggaamiyeyaasha.

Labadii sao ee uu xisbiga Dimuquraadiga ugu mag acownaa aqalka sare, Kayse wuxuu guddoomiye ka aha a guddiga dhanka guriyeynta u qaabilsan gobolka Ore gon. Sidoo kale wuxuu xubin ka yahay guddiga shaqaa laynta iyo ganacsiga.XIGASHO:BBC

MUXUU YAHAY MARKABKA AY SAARAN YIHIIN 800 OO QOF OO QABA XANUUNKA COVID-19?

Markabka Majestic Princess

XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

Markab raax ada ee qaada dadka fasaxa ah oo siday ilaa 800 oo rakaab ah oo qaba xanuunka Covid-19 ayaa ku soo xirtay magaalada Sydney ee dalka Australia.

Markabka oo la yirahdo Majestic Princess ayaa yimid Circular Quay, isagoo ka soo shiraacday New Zealand.

Qiyaastii 4,600 oo rakaab ah iyo shaqaalihii markab ka ayaa saarnaa markabka markii uu soo xirtay – ta asoo la macno ah in shantii qofba uu mid uu qabo Covid.

Dhacdadaan ayaa waxay dib inoo xasuusinaysa markabkii Ruby Princess ee uu Covid-ka ka dhex dillaacay horraantii 2020, halkaas oo ugu ya raan 900 oo qof laga helay hala 28 ka mia ahna ay u dhi nteen.

Marguerite Fitzgerald, oo ah madaxa hawl wadeena da dalxiiska ee Carnival Australia, ayaa sheegay in tiro badan oo kiisaska la ogaaday qiyaastii kala barkii safa rka 12-ka maalmood ahaa.

"Dhammaan kiisaska waxay ahaayeen kuwo khafiif ah, ayay tiri.

Shaqaalaha markabka ayaa waxay dhammaan dad ka dalxiiseyaasha ah ee u uku dhacay xanuunka ka ca awin doonaan "helitaanka gaadiidka gaarka ah iyo hoy ga si ay u dhamm aystiraan muddada karantiilka", ayay tiri. Markabku wuxuu dhawaan u shareecan doonaa ma gaalada Melbourne.

Markabka Ruby Princess

XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

Mar wax laga weydiiyay isbarbardhigga iyo farqiga u dhexeeya markabkan Princess Majestic iyo markii Ruby Princess - Ms Fitzgerald waxay tiri: "Wixii markaas ka dambeeyay, bulsho ahaan wax badan ayaan ka baranay, gaar ahaan wax badan oo ku saabsan Covid."

Faafitaanka ayaa

imaanaya iyadoo kiisaska Covid ay kor u kaceen guud ahaan Australia.

Gudaha New South Wales, 19,800 xaaladood oo cusub ayaa laga helay todobadii maalmood ee la soo dhaafay.

.XIGASHO:BBC

RUTO INANTIISII MA WAXA AY KENYA KA NOQO TAY SIDA INANTII TRUMP?

Ruto iyo inantiisa

Waa ilmaha labaad ee ugu weyn carruurta Ma daxw eyne William Ruto, waxayna isku sheegtay inay tahay Gabadha Koowaad ee Kenya, balse dadka isticmaala baraha bulshada ayaa weydiinaya sababta Charlene Ruto ay ula ku lmaysa wasiirro badan oo dowla dda ka tirsan, halkaa muddooyin kii u danbeeyey u baxaysay safa rrada badan oo dibadda.

Muddo bilo ah tan iyo markii aabbaheed loo doortay madaxweyne, warbaahinta maxalliga ah ayaa ku warra maysa in Ms Ruto ay la kulantay mas'uuliyiin dhowr ah oo ka kala tirsan gobollada Kenya iyo sidoo kale was iirro dibadda ah.

Walaac la mid ah kan ayaa soo baxay markii ugu hor reysay ee la doortay madaxweynihii hore ee Mareykan ka Donald Trump, xilligaas oo inantiisa Ivanka ay ka qey bgashay shirarkii aabaheed iyada oo aan ahayn lataliye rasmi ah. Mr Trump ayaa markii dambe Ivanka u maga caabay xil dowladeed oo rasmi ah.

Ka bood Twitter boggan, 1

4.4 million Kenyans are facing starvation and Charlene Ruto is traversing counties and countries with someb ody's money? Whose money is that? Does it belong to Kenyan taxpayers? Before we ask Kenyans to donate, shouldn't we know how govt is using the funds it already has?



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip