HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEWYSKA MOGDISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 8-DA NOVEMBAR 2022-KA

0
Tuesday November 08, 2022 - 08:34:10 in Wararka by
  • Visits: 407
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEWYSKA MOGDISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 8-DA NOVEMBAR 2022-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Madaxweyne Xasan Oo Ka Qeyb Galay Furita anka Shirka Cimilada Adduunka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay furitaanka shirka caalamiga ah ee Cimilada Adduunka (COP27) oo Shalay magaalada Sharma She ekh ee dalka Masar uga fu rmay Madaxda Caalamka.

Madaxweynaha ayaa mad asha shirka uu ku qabs oo may waxa uu kulammo kula qaatay Madaxw ey neyaasha, Jabuuti Md. Ismaaciil C

umar Geelle, Aljeeriya Md. Cabdulmajiid Tamu un, Kenya Md. William Ruto, Imaaraatka Cara bta Md.Maxamed Binu Saayid, Burundi Évariste Ndayishimi ye, Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Md. Abiy Axmed iyo Ra’iisul Wasaaraha Finland Ma rwo Sanna Marin.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo khubu rada cimilada Soomaaliyeed ee ku wehelisa Shirka COP-27 ayaa la wadaagay Madaxda Ca alamka, saameynta xooggan ee isbeddelka cim iladu ay ku yeelatay nolasha dadka Soomaaliy eed iyo qorsheyaasha Dowladdu ay kula taacal eyso abaaraha, nabaad-guurka iyo fataahadaha oo ka mid ah saameynta isbeddelka cimilada.

RW Xamze Oo Finland Kala Hadlay Dagaalka Shabaab Dalka Looga Saarayo.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaal ka Soomaaliya, mudane Hamza Abdi Barre, ay aa Shalay xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Filand ee Soomaaliya, Pirkka Tapiola, oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka lab ada dowladood iyo dadaal lada dib-u-xoreynta ee dow laddu ay ku ciribtiteyso koo xda khawaarijta ah.

Mr. Pirkka Tapiola ayaa bogaadiyay guulaha wax ku oolka ah ee laga gaaray kacdoonka dib-u-xoreynta, waxuuna caddeeyay in dowladda Filand ay joogteynesyo garab istaagga dadka iyo dowladda Soomaaliyeed.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa dowladda Filand uga mahad celiyay garab istaagga iyo taageera da joogtada ah ee ay ka geysato arrimaha hor umarinta bulshada gaar ahaan waxbarashada iyo caafimaadka.

Dowladda oo mamnuucday adeegsiga magaca Al-Shabaab

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa gebi ahaanba maamnuucday adeegsiga magaca Al-Shabaab, taasi bedelkeedana loogu yeero ma gaca Khawaarij.

Sidoo kale waxay wasaar addu reebtay faafinta afkaara ha khawaarijta ee ku saleysan Kaligii-muslinimada, dilka, is dilka iyo naftii halignimada aan sal ku laheyn Diinteena Islaam ka ee Xaniifka ah.

Qoraalka kasoo baxay wasaaradda awqaa fta iyo arrimaha diinta ayaa lagu sheegay qoraal ka in la macaamilka kooxda Al-Shabaab uu ya hay fal-dambiyeed Qaran, iyadoo ciddii lagu hel aana lala tiigsan doono sharciga."Wasaaraddu waxay ka reebtay Culimadda Soomaaliyecd la macamilka iyo aadista kooxaha Khawarijta, ma daama la macaamilkoodu uu yahay faldambiyeed Qaran, iyadoo ciddii lagu helaana lala tiigsan doono sharciga.” Wasaaradda wa xay kaloo mamnuucday in culimada Soomaa liyeed ay la macaamilaan Al-Shabaab, waajibaa dna uu ka saaran yahay taageeridda gulufka ka dhan ah Alshabaab.

Go’aannadan ayaa qeyb ka ah fatwo lagu taageerayo ciribtirka Al-Shabaab oo kasoo bax ay shirkii wasaaradaha arrimaha awqaafta dow ladda federalka iyo dowlad goboleedyada.

Dagaalka dhanka ra’yiga ah ee dowladda ay kula jirto argagixisada ayaa sii xoogeys anaya ayada oo hore ay uga xirtay warbaahinta kooxda ee baraha internet-ka ee gudaha Soomaaliya.

Ma ahan markii ugu horreysay oo dowladda federaalka Soomaaliya ay magac kale u sa meyso Al-Shabaab, ayada oo 2015-kii ay dow laddu soo saartay in warbaahinta ay kooxdan xagjirka ah ugu yeerto "Ugus”.

Al-Shabaab oo arrintaas ka jawaabeysa ay aa ku hanjabtay inay ciqaabi doonto cid walba oo ay ku jiraan saxafiyiinta, kuwaasi oo u ho gaansama awaamiirta dowladda ama ereygan cusub adeegsada.

Guddoomiye Madaale oo Shacabka Muqdi sho ugu baaqay inay feejignaad aan

guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna du qa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jim caale (Madaale) ayaa sheegay in dadka kunool Magaalada Muqdisho ay noqd aan kuwa iska saara cabsida Al-Shabaab oo ay ka qeyb qaataan dagaalka ka dhanka ah Al-Shab aab.

Waxaa uu sheegay in Al-Shabaab ay dhiba atooyin dhowr ah ka geysten Magaalada Muq disho, isla markaana markii lagu soo jebiyay da gaallada ka socda Gobolada ay Carruurtooda iyo Xaasaskooda ay soo geliyeen Magaalada Muqdisho.

Sidoo kale waxaa uu hadalkiisa uu intaasi kudaray Guddoomiyaha in Al-Shabaab ay yihiin kuwo markasta dhibaato maleegaya, wuxuuna Shacabka muqdisho uu ugu baaqay inay ka fee jignaadaan weeraro ayka geysan karaan Mag aalada Muqdisho.

Muddada lagu soo afjarayo Al-Shabaab ka HIIRAAN iyo Sh/Dhexe oo la shaac iyey

Gudoomiye Axmed Xasan Cadow (Axmed Daaci) oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa shaaciyay in qorshaha howl-galada gobolka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe uu yahay in 20 maa lmood gudaheed lagu soo afjaro kooxda Al-Shabaab.

Waxa uu sheegay in maamulka HirShabelle ka go’an tahay in mud adaas ay deegaanada maamulka kaga xoreyn doonaan kooxda Al-Shabaab, oo weli gacanta ku hayso deegaano kamid ah maamulka Hir Shabelle.

"Waxaa leeyahay Shacabka mooral ha ye esho waa laga xoreynaya cadowga oo dowlad da ha la shaqeyaan, wiilashooda ha ku soo biir aan ciidamada dalka,” ayuu yiri Guddoomiye Ax med Daaci.

Sidoo kale waxa uu sheegay in dowladda ay hub fara badan ku qalabeynayso Macawiisleyda oo qeyb ka ah dagaalka lagula jiro Argagixisa da, islamarkaana ay helayaan mushaar joogto ah."Qabiilada waxaa u jeedinaya inay dowladda la shaqeeyaan oo aad u gacan siiyaan, ciida mada dalka waa inay aad u horkacaan bulsha daas oo cadowga laga kiciyo,” ayuu yiri Axmed Daaci.

Guddoomiyaha ayaa ugu dambeyntiina wa xa uu sheegay in deegaanada illaa hadda laga xoreeyay cadowga ay dowladda u qorsheysay gaarsiinta dhamaan adeegyada aasaasiga ah, sida; goobaha caafimaadka iyo waxbarashada.

Arrintaan ayaa imaneysa ayada oo madaxweyn aha dowlad-goboleedka HirShabelle Cali Cabd laahi Xuseen (Cali Guudlaawe) uu shaaciyay in degmada Aadan Yabaal ay noqon eyso halka ay iskaga xiri doonaan howl-galada gobolka Hii raan iyo Shabeelaha Dhexe.

Howl-galada ka socda maaamulka uu hog aamiyo Cali Guudlaawe ayaa waxaa illaa hadda laga gaaray guulo, ayada oo ciidamada ay ga canta ku dhigeen deegaano dhowr ah oo sana do badan ay gacanta ku haysay Al-Shabaab.

Guddoomiye Ku-Xigeenka Koowaad Oo Shir Guddoomisay Shirka Guddiga Xeer -hoosaadka G/Shacabka

Xubnaha Guddiga Xeer Hoosaadka, Dary eelka, Anshaxa iyo Xasaanadda ee Golaha Sha cabka ayaa Shalay kulan dib u eegista xeer hoosaadka Golaha Shacabka ah waxa uu uga furmay Magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad Go boleedka Puntland,waxaana fur itaanka ka qeyb galay Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Sadia Yasin Sama tar.

Kulankan dib u eegista xeerhoosaadka Gola ha Shacabka ah oo ay goob joog ahaayeen Habdhowraha Golaha Shacabka labadiisa kuxi geen iyo sidoo kale Xoghayaha Guud ee Gol aha Shacabka ayaa waxaa ugu horeyn ka had lay Guddoomiyaha Guddiga Xeer hoosaadka Anshaxa,Xanaasada iyo Daryeelka ee Golaha Shacabka Xildhibaan Cabdisamad Mac alin Maxamuud.

Habdhowraha Golaha Shacabka Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Xasan (Nuux) ayaa ka qeyb galayaasha kulanka u faahfaahiyay muhi imada kulanka iyo sidoo kale kaalinta xeerhoo saadka uu kaga jiro guud ahaan howlaha Gol aha Shacabka.

Guddoomiye Kuxigeeka Koowaad ee Gol aha Shacabka Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar oo kulanka si rasmi ah u furtay ayaa sheegtay in kulankan maalmaha uu socdo looga baahan yahay ka qeyb galayaasha in ay xooga saaraan ka doodista qodobada xeerhoosadka oo muhiim u ah howlaha golaha.

Madaxweyne Lafta-Gareen Oo Gaaray Ceelb erde Iyo Ujeedka Socdaaalkiisa

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koo nfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laf tagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa lagu soo dhoweyey Degmada Ce elberde ee Gobolka Bakool.

Socdaalka Madaxweynaha ayaa ku qotoma ukuura-gel ida Xaalada Degmada Dhinacyada Amni ga,Saamaynta Abaarta iyo Dhiiragelinta Ciidan ka iyo Dadka Deeganka oo udiyaar Garoobey Bilaabida Howlgalo ka dhan ah dagaalamaaya sha Alshabaab ee laga saarayo Deeganada Koonfur Galbeed.


 

Wiil la dhashay guddoomiye ku-xigeen ka labaad ee BF oo Muqdisho lagu dilay Shalay

Faahfaahino kala duwan ayaa ka soo baxa ya dil qorsheysan oo ay barqanimadii Shalay dabley hubeysan ay ka geysteen qaybo ka mid ah degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir, kaas oo loo geystay wiil dhalinyaro ahaa.

rxuumka ayaa waxaa la gu magacaabi jiray Cabdiraxmaan Cumar Abshirow, kaas oo ka mid ahaa dhalinyarada waxbaratay ee ku nool magaalada Muqdisho ee caasimada dalka.

Sidoo kale marxuumka ayaa waxa ay walaalo yihiin guddddoomiye ku xigeenka labaad ee Gol aha Shacabka, Cabdullahi Cumar Abshirow, si da ay xaqiijiyeen ilo dadka deegaanka ah.

Sidoo kale waxaa goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka ee dowladda Soomaali ya, kuwaas oo sameeyey baaaritaano kooban oo lagu baadi goobayo kooxihii dilka geystay de gmada Dharkenley ee gobolka Banaadir, kuw aas oo goobta isaga baxsaday.

Dhinaca kale xildhibaan Maxamed Ibraahim Macallimuu oo war kasoo seeray geerida Marx uum Cabdiraxmaan ayaa tacsi tiiraanyo leh u di ray ehelladdiisa, gaar ahaan guddoomiye ku xig eenka labaad ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya.

"Waxa aan halkan tacsi uga dirayaa Guddo omiye Ku Xigeenka Labaad ee Gollaha Shac abka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Cab dullahi Cumar Abshiroow oo walaalkiis Abdirax man Omar Abshirow Shalay lagu dilay degmada Dharkanleey ee gobolka Banaadir. Naxariistii Ja nno Eebe ha siiiyo, gacan ka xaq daran ayaa di shay,” ayuu yiri xildhibaan Macallimuu.

Dilkan ayaa qayb ka noqonayo falalka amma anka dari ee haatan ka dhacaya magaalada Mu qdisho, kuwaas oo isugu jiro dilal qorsheysan iyo sidoo kale weeraro qaraxyo ah.

DF oo ka hadashay waxa ka jira in dhaawac yo ay ku dayacmeen isbitaallada

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa ka hadlay hanaanka loo daaweynayo dadkii ay dhaawacyadu ka soo gaareen qaraxyadii Soobe 2.

Wasiir Faarax ayaa sheegay in uusan jirin qof dhaawac ah oo dayacmay, isa goo sheegay in dowladda iyo isbitaallada Muqdisho ay iska kaashadeen sidii qof kasta oo dhaawac qaba loo dabiibi lahaa.

"Qof dhaawac ah oo meel cidla ah dayac loo dhigay majiro, isbitaallada way buuxsameen, la akiin dowladda ayaa dusha u ridatay wixii dhaq aale ah,” ayuu yiri Wasiir Faarax Sheekh Cabd ulqaadir.

Wuxuu sheegay in dowladda Soomaaliya ay garab istaag buuxa ka heshay dadka Soomaaliy eed oo ganacsatadu ay ugu horeeyaan, sidoo kale wuxuu sheegay in dowladdu ay xoogga sa artay sidii dadku ay dabiib ku filan u heli laha ayeen.

Dhanka tira koobka wuxuu sheegay inay ku hor mareen caruurta dadkii ku waxyeeloobay qaraxyadii Soobe 2, kuwaas oo horay ay dowl addu ugu balan qaaday waxbarasho lacag la’ aan ah. "Wasaaradda waxbarashada guddi ay sameysay waxay soo tira koobeen ilmihii agoonta ahaa ee waalidiintood ay ku waxyeel oobeen qaraxyadii, waxayna bahda waxbara shada balan qaadeen in waxbarasho bilaash ah la sii doono,” ayuu yiri wasiirka waxbarashada.

Hey’adaha dowladda, ganacsatada iyo dad kale ayuu sheegay inay lacago badan ku yabooh een, dhaqaalahaas wuxuu sheegay in guddi ga ar ah oo si sax ah u maamula loo sameynayo.

Wasiirka ayaa u mahad celiyey hey’adda maar eynta musiibooyinka oo doorweyn qaada tay mudadii ay aas-aasneed oo bilo kooban ah, si doo kale dadka Soomaaliyeed ayuu ku amaa nay sida ay isugu soo gurmadeen.

Guudlaawe Oo Shalay Gaaray Degaano La ga Qabsaday Al-Shabaab shacabkii barakac ayna ugu yeeray inay ku soo laabtaan

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdull aahi Xuseen Guudlaawe ayaa Shalay gaaray deegaannada Wargaadhi, Geedi xeer, Xasan geedi, Qaahira, Maxaa saciid iyo Nuur dugle oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo laga qab saday Al-shabaab. Socdaalka Madaxw eynaha oo ay ku we hliyeen Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shab eellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan, Gudo omiye Axmed Xasan Cadow (Axmed daaci) iyo Saraakiil waxaa dee gaanka Nuur dugle kusoo dhoweeyay Xildhiba an Yuusuf Ibraahin Afrax iyo Xildhibaan Cusma an Xaadoole,

Madaxweynaha iyo mas’uuliyiinta la socday ayaa kormeeray dhammaan deegannada laga maalin kahor lagala wareegay dagaalamayaa sha Al-shabaab.

Masaxweyanaha ayaa tilmaamay in Al-shab aab ay isaga baxeen dhamaan deegaanadaan ay ku sugnaayeen, isagoo xusay in dhamaan deegaannada laga xureeyay ayna ka jirin wax horumar ah, waa sida uu hadalka u dhigay.

Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo warbaa hinta la hadlaayay ayaa waxaa uu sheegay in Ciidanka dowladda Federaalka iyo kuwa deeg aanka ee macwiisleyda ay kaabiga ku hayaan deegaanka Guulane oo hoostaga degmada Aad an yabaal.

Madaxweynaha ayaa shacabka deegannada an ugu baaqay inay ka qeyb noqdaan howlga lada ka dhanka ah Al-shabaab, ee ka socda de egaano dhowr ah oo ka tirsan Gobolka Shab eellaha Dhexe.

Farxaan Jimcaale oo warbaahinta ku weerar ay hab-tebinta wararka Al-Shabaab

Weriyaasha Soomaaliyeed ayaa kulan duco ah magaalada Muqdisho ugu sameeyey Maxa med Ciise Koonaa iyo Cab dullahi Jaamac oo ka mid ahaa dadkii ku geeriy ooday qaraxyadii

 

Soobe 2.

Kulankaas loogu duceynayey labada We riye ayaa waxaa ka soo qeyb galay inta badan weriyaasha ka howlgala magaalada Muqdisho, waxaana halkaas hadalo ka jeediyey xubnihii ugu sareeyey suxufiyiintii ka soo qeyb gashay kulankaas.

Agaasimaha warfaafinta ee xafiiska ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Farxaan Maxamed Jim caale oo ka mid ahaa masuuliyiintii ka hadash ay kulankaas ayaa si adag uga hadlay doorka war tebinta suxufiyiinta Soomaaliyeed iyo fici llada argagixisada.

Wuxuu sheegay in weriyaha Soomaaliga ah uusan dhexdhexaad ka noqon karin gumaadka ku socda dadka Soomaaliyeed, "War sidaan si maahane aan wax ka bedelno tebinta warark eena la xariira argagixisada,” ayuu yiri.

Farxaan ayaa tusaale u soo qaatay in dun ida ay mamnuuc ka tahay in dhexdhexaad laga noqdo qadiyad la xariirta argagixiso, "Xitaa qof ay argagixiso heysato in madax-furasho laga dhiibo adduunka dembi ayey ka tahay,”ayuu yiri.

Wuxuu intaas ku sii daray, "Waxaan heysa naa fursad aan weligeed soo marin Soomaali ya, cabsidii laga qabay Shabaab waa dhamaat ay, dadkii lacagta sii jiray ayaa diiday, makaraf oonkii idinkaa haya ee aan kor u sheegno waxa wanaagsan.”

Wuxuu sheegay in dadka dhan ay Al-Shaba ab dil ugu xukuman yihiin, balse loo baahan ya hay in geesinimo lagu dhinto, "adigoo la dagaa lamaya nimankaas dhimo,” ayuu hadalkiisa ku sii daray.

Maxamed Ciise Koonaa iyo Cabdullahi Jaa mac ayaa ka mid ahaa weriyaasha Soomaaliye ed ee sida weyn uga soo shaqeeyey saxaafad da, waxayna mudo dheer ka soo howlgalayeen warbaahinta dalka, dadkii ku dhintay qaraxii Soobe 2 ayey ka mid ahaayeen.

Xigasho:-Caasimadda.Net

Puntland Oo Isu Diyaarinaysa Qaba shada Shirweynaha 4-Aad Ee Deegaanka Iyo Isbe delka Cimilada

Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Gobo leedka Puntland Ahna Madaxweyne ku-xig eenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cism aan Karaash, ayaa Shalay kormeeray Xarunta dhexe eeWasaaradda Deegaanka, Daaqa iyo Isbedelka Cimilada ee Puntland.

Ku-simaha Madaxweynaha Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka, ayaa mid mid u kor meeray qeybaha kala duwan ee ay ka kooba nyihiin xafiisyada Wasaaradda Deegaanka, Daa qa iyo Isbedelka Cimilada, wuxuuna warbixin ka dhegaystay Masuuliyiinta Wasaaradda oo halkaasi kusoo dhoweeyay.

Wasaaradda Deegaanka, Daaqa iyo Isbedel ka Cimilada ayaa hadda isu diyaarinaysa qab ashada Shirweynaha 4-aad ee Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada, Kaasi oo 12-13 November 2022 ay kasoo qeybgeli doonaan Madaxda Sa re ee Puntland, Hay’adaha ku shaqo leh deeg aanka ee heer Gobol iyo Caalamka iyo khuburo ku xeeldheer Arrimaha deegaanka iyo Isbedel ka Cimilada.

Sidee looga hortagi karaa qaraxyada Muqdisho?

Waxaa maalmihii u dambeeyey sii kor dhayey weerarada qaraxyada ah ee ay Al-Shab aab ka fuliso gudaha magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya, kuwaas oo ge ysta khasaare isugu jiro dhimasho, dhaawac iyo burbur xoogan.

Todobaad gudihiis ayaa kooxda Al-Shabaab wa xa ay gobolka Banaadir ka fulisay illaa saddex qa rax oo uu ugu dam beeyey midkii dhacay xerada Jeneral Dhaga-badan.

Haddaba Sidee looga hortagi karaa qaraxya da ka dhacaya Muqdisho?

Agaasime ku xigeenkii hore ee hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Mudane Cabdi salaan Yuusuf Guuleed oo la hadlay VOA ayaa sheegay in kooxda Al-Shabab ay go’aansatay inay culeys soo saaraan magaalada Muqdisho, ka dib markii ay kordheen howlgallada iyo daga allada uga furan qaybo ka mid ah koonfurta iyo bartamaha dalka.

Cabdisalaan Yuusuf ayaa shaaca ka qaaday in ujeedka Al-Shabaab uu yahay inay dhibaate eyaan dadka shacabka ah, ayaga oo ka faa ’iideysanaya dayaca amni ee jira.

"Al-Shabaab waxay go’aan ku gaareen inay dadka Soomaaliyeed xanuunjiyaan bartilmaame ed ma’aha waxa ay weerarayaan meel xero cii dan waa laga yabaa inay dayacaad ka helaan oo wax ka sameeyaan, ” ayuu yiri Cabdisalaan Yuusuf Guuleed.

Sidoo kale wuxuu intaasi kusii daray in am niga gobolka Banaadir lagu sugu karo in qorshe cusub iyo istaraatiijyad ay la yimaadaan hay’a daha amniga ee dowladda Soomaaliya.

"Waa muhiim ciidamada qorshe cusub, ista raatiijiyad iyo howl cusub inay la yimaadaan qa asatan hay’adda Nabad Sugidda iyo Booliska” ayuu hadalkiisa sii raaciyey.

Dhankiisa Aqoonyahan Cabdiraxmaan Ca bdullahi Daqare oo ka hadlayey amniga caasi mada ayaa sheegay in loo baahanyahay in how laha sugidda amniga laga qayb galiyo shacab ka, si loo helo wada shaqeyn buuxda oo u dhex eyso dadka shacabka ah iyo ciidamada boolis ka

"Runtii amniga gobolka Banaadir ama caasi mada Muqdisho waxa lagu sugi karaa oo kaliya in dadweynaha reer Banaadir ay iyagu ka qayb galaan amni sugidda, nabad-gelyada iyo degan aashaha Banaadir,” ayuu isna yiri aqoonyahan Cabdiraxmaan Cabdullahi Daqare.

Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo uu haatan faraha kasii baxayo amniga Muqdisho, ka dib qaraxyo is xig xigay oo ka dhacay guda ha caasimada, waxaana aad loo xasuustaa qar axyadii ka dhacay Zoobe oo weli saameyntooda laga dareemayo guud ahaan waddanka.

Galmudug oo guul ka sheegatay dagaa lkii Shalay ka dhacay deegaanka Qaayib ee gobolka Galgaduud

Wasiirka Warfaafinta maamulka Galmudug Axmed Shire Falagle ayaa goordhaw faahfa ahin dheeraad ah ka bixiyay dagaal culus oo Shalay aroortii hore ka dhacay deegaanka Qa ayib oo ka tirsan gobolka Galgaduud, kaasoo ku bilawday qaraxyo Ismiidaamin ah oo ay Al-shabaab ku weerartay fariisimaha ciidanka iskaashanaya ay ku leeyihiin deegaankaasi.

Dagaalka oo ahaa mid aad u xoogan oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa ka la duwan ayaa gey stay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac kala gaaray labada dhinac iyo dad shacab ah, waxaana wasiir Falagle uu sheegay in weerarka uga yimid kooxda Shabaab ee qaraxyada iyo dagaalka isxigay ahaa ay iska difaaceen, isl amarkaana ay khasaare xoogan gaarsiiyeen Shabaabkii soo weeraray deegaanka Qaayib.

Wuxuu warbaahinta u xaqiijiyay Wasiirka War faafinta Galmudug Axmed Shire Falagle in dagaalka Shalay ka dhacay deegaanka Qaayib ay ciidamada huwanta ah ku dileen ugu yaraan ilaa 15 xubnood oo ka mid ah dagaalamayaa sha Al-Shabaab ee weerarka ku qaaday deeg aankaasi.

"Baabuurtii ay wateen waan gubnay maydka wuxuu waran yahay ilaa 20 KM. Maydka rasm iga ah ee Qaayib la’isugu keenay waa 15 Shab aab ah" ayuu yiri Wasiir Falagle.

Wuxuu intaasi ku daray Wasiirka inuu jiro khasaare dhanka ciidanka iyo dad shacab ah kasoo soo gaaray qaraxyada iyo weerarka isxig ay ee kooxda Shabaab aroornimadii hore ee Shalay ku qaaday deegaanka Qaayib

"Waxaa kalo jira afar qof oo uu ka mid ah yahay taliyihii hore ee saldhigga Cadaado, ga bar iyo laba ruux oo kale oo rayid ah oo markii la baacsanaayey kooxda meelo kala duwan ras aasta ku haleeshay afartaas ruux waa jiraan All aha u naxariisto” ayuu yiri wasiirka Warfaafinta Galmudug Axmed Shire Falagle.

Deegaanka Qaayib ayaa ka mid ah deegaa nada Shabaab gacantooda ka baxay mudooy inkii dambe, kuwaas oo Shalay markale doon aayay iney dib ula wareegaan deegaankaasi.

Kenya Oo Joojisey Ogalaanshaha Dal Ku Galka (Visa) Sababo Quseeya Qaxa Muqdisho Ka Socda

Wasaarada arrimaha dowladda Kenya ayaa ka joojisey Soomaalida (fisaha) lagu gallo wad ankooda ka bacdi markaay aragtey Soomaali badan oo ka qaxaaya magaalada MUQDISHO amni darro awgeed. Wasaarada ayaa wali cad eyn sababta ku qasabtey in ay joojiyaan dalka ku galka gaar ahaan Soomaaliya. Maalmihii ugu danbeeyey ayaa shacab badan oo u badan ganacsato ayaa ilmahooda iyo qoysaskooda ka raraayey magaalada MUQDISHO ayagoo dare enayey amni darro. Kooxda argagaxisada ayaa bar tilmaamsadey ganacsatada ku heybta ah qa biilada taageerada ka helaaya ciidamada, daga alkana kula jira argagaxisada.

Xassan Sheikh ayaa isku dayaayey in uu ha gaajiyo xiriirka Kenya bilihii ugu danbeeyey asa goo u fuliyey danihii ay ka lahaayeen Soomaa liya, wuxuu u ogalaadey in Jaadka Kenya yimaa do Soomaaliya shuruud la’aan, ganacsato, qara abadiisa iyo hogaamiyayaal maamul goboleed qabsaraaska jaadka siiyo. Kenya ayaa qaraxii ZOOBE(2) ugu deeqdey Soomaaliya qudaar isugu jirta baradho, yaanyo, karrot, iyo WM. Taas oo yaab ku noqotey shac abka Soomaaliyeed, waana markii ugu horeys ey dad qarax wax ku noqdey iyo dowlad loogu deeqo qudaar. Shacabka ayaa u arkey deeqda as bahdil looga danleeyahey ujeedooyin bad an.Joojinta (Visaha) Kenya ayaa ah mid hor ist aageysa isu socodka labada wadan.

Haweeney Soomaali ah oo ku nool Minn iso ta oo qiratay inay qeyb ka ahayd lunsashada $250 milyan

Haweeney Soomaali ah oo ku nool dalka Ingiriiska gaar ahaan magaalada Plymouth ah ayaa qiratay in ay qeyb ka ahayd lunsashada $250 milyan, oo loogu talo galay nafaqeynta car ruurta xilligii Covid19 ee gudaha dalka Maray kanka.

Sida ku cad dukumentiga maxkamadda, Can ab Cartan Cawad, oo 52 jir ah, ayaa qiratay in lagasoo bilaabo Sebtembar 2020 ilaa Janaayo 2022, ay iyada oo og ay ka qayb qaadatay qorshe been abuur ah si ay u hesho oo ay u lunsato ma laayiin doolar oo ah lacagaha ba rnaamijka nafaqeynta carruurta.

Xeer ilaalinta Maraykanka ayaa sheegtay in ha weeneydan ay adeegsatay hay'ad aan faa'iido doon ahayn oo lagu magacaabo Multiple Comm unity Services si ay u fuliso qorshaheeda.

Haweeneydan waxay sheegtay inay in ka badan 1.5 milyan oo cunto ah siisay carruur, bal se maxkamadda ayaa sheegtay inaysan haba yaraatee waxba ka jirin arrintaas, liiska carruur ta la siiyeyna uusan waafaqsanayn magacyada carruurta dhabta ah ee ka diiwaangashan hay’ adeeda. Isku soo wada duuboo, Haweeneydan ayaa iyadu si gaar ah waxay ugu eedeysan tahay lu nsashada $11,237,106.41 oo ah dhaq aalaha ka soo galay Barnaamijka Nafaqeynta Carruurta ee Federaalka.

Dhageysiga xukunkeeda ayaa la muddeey ay waqti kale. Bishii September ee sannadkan ayay ahayd markii Wasaaradda caddaaladda Maraykanka ay warbixin ay soo saartay eedo ugu jeedisay 47 qof oo lagu eedeeyey inay lun sadeen 250 milyan oo dollar oo aheyd lacag loo gu talagalay quudinta carruurta ay dhaleen dad ka danyarta ah intii lagu jiray xanniibadihii COVID-19.

Beel cusub oo ku biirtay dagaalka Alsha baab, soona bandhigtay ciidamo iyo Hub fara badan

Waxaa degaanka Wisil ee Gobolka Mudug Shalay lagu soo bandhigay ciidamo iyo Hub fara badan oo loo diyaariyay inay ka qeyb galaan dagaalka lagula jiro Alshab aab.

Gaadiidka dagaalka iyo cii damo fara bad an oo ay soo diyaari say Beesha Sa cad ayaa lagu soo bandhigay deg anka Wisil, iy adoo ay halkaasi gaareen Wafdi uu hogaamina ayo Wasiirka Amniga Galmudug Maxa med Cabdi Aadan Gaboobe iyo Gudoomiyaha go bolka Mud ug Axmed Xuseen shire Bukhaari.

Ciidamadan oo lagu sheegay inay yihiin Dar aawiishta Galmduug ayaa u diyaara inay ka qeyb galaan dagaalka Alshabaab, waxaana Beeshan hore loogu eedeeyay inay ka fariistay dagaalka Al shabaab, balse waxaa hadda muuqata inay ku biirayaan dagaalka.

sarakiisha hoggaamineysa ciidmad aBeesha sa cd ee H/Gidir ayaa sheegya inay diyaar u yihiin in ay ku biiraan dagaalka lagu doonayo in Al Shab aab looga saaro gobolada dalka gaar ahaan deg

aanada Galmudug


Galmudug oo War kasoo saartay dagaal kii ka dhacay degaanka Qaayib

Wasaaradda Amniga dowlad Goboleedka Galmudug ayaa faah faahin ka bixisay weerar qaraxyo ku bilaawday oo Shalay aroortii hore Al-Shabaab ku qaadeen degaanka Qaayib oo ka mid ah degaannada hoost aga degmada Baxdo ee Go bolka Galgaduud, halkaas oo dagaal xoogan uu ku dhexm aray ciidamada Millateriga Soomaaliya & dadka degaanka oo dhinac ah & Al-Shabaab.

Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa waxaa lagu yiri” Shalay oo ay taariikhdu tahay 7da Nov 2022, waxa ay khawaarijtu aroortii salaadii subax weerar ism iidaamin ah kusoo qaadeen deegaanka Qaayib ee Gobolka Galgaduud ayaga oo adeegsanayalaba gaari oo qarax ah iyo dagaal ka fool ka fool ah.

Sidoo kale Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa sheegtay in Ciidamada Dowladda Qeyb ahooda kala Duwan ee kusugnaa halkaas ay ku guulaysteen iney fashiliyaan mid kamida qar axyadaas halka midka kale uu ku qarxay cii damada agtooda.

" Waxa ay ciidamada geesiyaasha ah ku guu leysteen in ay dib iska caabiyaan weerarka ful aynimada ah ee ay khawaarijta caadeysatay da adinta dhiiga ummadda soomaaliyeed ku soo qaadeen deegaanka Qaayib ayaa lagu yiri” Wa rsxaafadeedka.

Ugu dambeyn Wasaaradda Amniga Galmud ug ayaa sheegtay in wixii faahfaahin dheeraad ah oo kasoo baxa halkaasna ay shaacin doon to, iyada oo ugu baaqday ummadda soomaaliy eed in Al-Shabaab ay marayaan halkii ugu da mbeysay ee dhamaadkooda ahayd ee aan laga daalin in ladhameystiro..

Taliyayaasha Ciidamada Itoobiya iyo ko oxda TPLF oo shir uga furmay magaa lada Nairobi

Magaalada Nayrobi ee dalka Kenya waxaa Shalay ka furmay Shir ay isugu yimaadeen Taliya ha Ciidamada Itoobiya Birhanu Julla iyo Taliyaha kooxda TPLF Taddese Wa rada, kaas oo looga hadlay ay sidii hub ka dhigis loogu samaynlahaa kooxda TPLF.

Haddaba Shirkan ayaa wax aa soo abaabulay Ergayga gaarka ah ee Midowga Africa u qaabilsan Bariga Afrika Olesegun Obasan jo iyo Madaxweynihii hore ee dalka Kenya Uhuru kenyata, iyadoo sidoo kale ay joogeen masuuliyiin kale oo labada dhinac ka socotay.

Wali faahfaahin rasmi ah kama soo bixin shir ka Shalay ay isku arkayeen Taliyayaasha ciidam ada labada dhinac waa Itoobiya iyo TPLF, balse waxaa xusid mudan in shirkan Shalay kii ka ho rreeyay ay labada dhinac si buuxda iskugu af gar teen in hub ka dhigis lagu sameeyo kooxda TPLF, sida ku cad heshiiska ay wada saxiixeen masu uliyiinta wakhtigaa ka kala socday dowladda Itoo biya iyo kooxda TPLF.

Maalmo ka hor waxaa dalka Koonfur Afrika he shiis nabadeed ku gaarey dowladda Itoobiya iyo kooxda TPLF, shirkaas oo isla Midowga Afrika ay hoggaaminayeen, wakhtigaas waxaa la isku af ga rtay oo qalinka lagu duugay qodobo ilaa 12 ahaa, kuwaas oo ay ku jirtay xabbad joojin rasmi ah iyo in TPLF lagu sameeyo hub ka dhigis, taas oo ku lankan Shalay diiradda lagu saarayay.

Heshiiskan ayaan wali si toos ah u dhaqan gal in marka laga reebo erayadii ay dowladdu u adeegsan jirtay TPLF iyo inay dowladdu ka saar tay liiska Argagaxisada kooxda TPLF oo billowgii dagaalka u aqoonsatay TPLF inay yihiin Urur Argaaxiso.

Shirkan Shalay ayaa sida la qorsheeyay waxa uu socon doonaa muddo saddex maalmood ah, iy adoo shirka kan xiga uu ka dhici doono gudaha gobolka Tigray, wixii intaa ka dambeeya la isku arki doono magaalada Addis Ababa ee caasimad da dalka Itoobiya.

Imaaraadka Carabta oo cambaareeyay qarax ka dhacay magaalada Muqdisho

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa si kulul u cambaareeysay Weerarkii qaraxa ahaa ee lala beegsaday Xerada lagu tababaro Ciidamada Mila tariga Soomaaliya ee Warshadda Nacnaca oo ku taalla degmada Wadajir, kaasi oo sababay dhima sho iyo dhaawac soo gaaray Ciidamada.

Bayaan ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Imaaraadka ayaa lagu xaqiijiyay in Imaaraadka Carabta uu si weyn u cambaareynayo falalkan dambiyada ah iyo dhammaan noocyada rabshadaha, xagjirnimada, iyo argagixisada ee looga dan leeyahay in lagu qal qal geliyo amniga iyo xasilloonida Soomaaliya.

Sidoo kale Wasaaraddu waxay tacsi tiiraanyo leh u dirtay ehelada dadkii ku dhintay qaraxaas ismiid aaminta ahaa, waxayna u rajaysay caafimaad de gdeg ah dhammaan inta ku dhaawacantay.

Dowladda Soomaaliya ayaa qaraxaas ku sheegt ay in lagu dilay kamid ah dhalinyaradii loo qoray inay kamid noqdaan Ciidanka xoogga dalka, halka Al-Shabaab ay sheegteen inay ku dileen 100 Ru ux, hayeeshee xogta la helay ayaa sheegeysay in ku dhawaad 20 ay ku dhinteen.

Shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airw ays oo farriin culus u dirtay duuliya yaa sha shaqo joojinta sameeyay

Shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways, ay aa ku hanjabtay inay bilaabayso tallaabo ka dhan ah duuliyayaasheeda ku jira shaqo joojinta gashay maalintii saddexaad.

Shirkadda ayaa ku adkeysan eysa in shaqo joojintan ay ta hay mid sharci darro ah, arr intaas oo ay taageereen mas’uuliyiin ka tirsan dow ladda oo sheegay in falka ay ku kaceen 400 oo duuliye uu yahay mid saamaynaya dhaqaalaha dalka .

Diyaaradda Kenya Airways ayaa sheegtay in ay baajisay 56 duullimaad isbuucan, taas oo saam aysay ilaa 12,000 oo rakaab ah.

Dhoofinta iyo soo dejinta shixnadaha sida dala gyada iyo alaabta dawooyinka ayaa sidoo kale ay saamaysay.

Shirkadda ayaa hadda ka digaysa in fursada ha wada xaajoodka uu xirmayo, duuliyayaasha ku lugta leh shaqo joojinta ayaa laga yaabaa inay wa ayaan shaqadooda ama lagu soo oogo dacwad sharci ah.

Waaxda Shaqada iyo Shaqaalaha ayaa Axadii sheegtay in diyaarada ay xor u tahay in ay qaado tilaabooyin sharci ah oo lagama maarmaanka u ah duuliyayaasheeda.

Taalibaan oo soo bandhigtay sawirka qabriga aasaasaha Ururkaasi Mullah Muxamed Cumar.

Ururka Taliban ee dalka Afghanistan ayaa soo bandhigay sawir ay ku sheegeen inuu ahaa qabriga hogaamiyihii aasaasay kooxdaasi Mullah Muxa med Cumar.

Taalibaan ma aysan sheegin hal ka uu ku yaal qabriga iyada oo aan sawirkana si madax banaan loo xaqiijin karin.

Mullah Cumar ayaa la rumeysan yahay inuu caaf imaad darro ugu geeriyooday dalka ay jaarka yih iin ee Pakistan sanadkii 2013-kii.

Taliban ma shaacin dhimashadiisa in ka badan laba sano. Sawirka qabriga Mullah Cumar ayaa la soo bandhigay maalin kadib markii baraha bulsha da lagu baahiyay muuqaalo muujinaya burburka soo gaaray qabriga hogaamiyihii ka soo horjeeday Taliban ee Axmed Shah Massoud oo ku yaala gobolka Panjshir ee waqooyiga dalkaasi.

Xigasho :-dayniile.com

Khilaaf ka dhashay markab tahriibayaal sidday oo loo diiday inuu galo Talyaaniga

Dowladda cusub ee midigta adag ee Talyaani ga ayaa 35 nin ka hor istaagtay inay ka degaan markab soo badbaadiyay muhaajiriin doonayay in ay ku deggaan deked ka mid ah kuwa Talyaaniga muddo labo toddobaad ah.

Laakiin waxay ogolaatay do wladdu in dadka qaar sida carruurta, haweenka iyo da dka xanuusanaya ay ku de ggaan dekadda Sicily.,

Markabkan oo lagu magacaabo "Humanity 1” ayaa ka mid ah maraakiib sidda dad tahriibayaal ah oo sugaya ogolaanshaha inay ku degaan dhul ka Talyaaniga.

Horey ayay ra’iisul wasaaraha Talyaaniga Geo rgia Meloni u ballan qaaday, intii ay ku guda jirtay ololaheedii doorashada, inay qaaddi doonto talla abooyin meesha ka saaraya muhaajiriinta u socd aalaya Talyaaniga ee ka imaanaya dalalka Waqoo yiga Afrika iyagoo sii maraya badda Mediterrane an-ka.

Talyaanigu waa mid ka mid ah meelaha ugu muhiimsan ee ay ka galaan tahriibayaashu Yurub. Warbixin ay soo saartay Qaramada Midoobay ay aa lagu sheegay in 85,000 oo muhaajiriin ah ay do onyo ku gaareen Talyaaniga sanadkan 2022-ka

Muhaajiriin badan ayaa doonyo yar yar ku gal aya badda Mediterranean-ka, kadibna waxaa soo badbaadiyay maraakiib inta ay safarka ku jireen.

Mas’uuliyiinta Talyaaniga ayaa oggolaaday in 144 qof laga soo dejiyo markabka "Humanity 1”, oo uu ka babanayo calanka dalka Jarmalka.

Hay’add samafal ee leh markabka ayaa sheeg tay in muhaajiriinta go’doonsan ay aad uga niyad jabeen tallaabooyinka ay qaadday dowladda Tal yaaniga.

Petra Kreshuk, oo ka tirsan Hay’adda Save Our Lives Foundation (SOS), ayaa u sheegtay Wa kaaladda Wararka ee AFP in mid ka mid ah Muh aajiriinta uu la ildaran yahay xanuun dhanka neerf aha ah.

Hay’adda ayaa intaas ku dartay: "Ka-hortagga dadka u baahan gargaarka oo loo diido inay ka soo degaan markabka waa xad-gudub sharciga caalamiga ah.”

Saddex markab oo kale oo siday 900 oo tahrii bayaal ah ayaa codsaday inay galaan dekedda Ta lyaaniga, balse looma ogola in maraakiibtu ku xir taan halkaa.

Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga Meloni ayaa arr inta socdaalka ku sheegtay in ay hormuud ka tah ay walaaca dowladeeda, xilli ay khudbadii ugu hor eysay ka jeedisay Aqalka Congress-ka.

"Waa inaan joojinaa bixitaannada sharci darra da ah iyo ka ganacsiga dadka,” ayay tiri ra’iisul wa saaruhu, laakiin waxay ku nuuxnuuxsatay inaysan wax niyad ah u hayn "in ay cid kala hadasho mag angalyada dadka ka soo cararaya dagaalka iyo cadaadiska”.

Wareysi ay siisay wargeys ayay ku sheegtay in mas’uuliyadda muhaajiriinta ku xayiran maraa kiibta ay saaran tahay dalalka ay ka diiwa angash an yihiin maraakiibtaasi, haddii kale ay isu bedeli doonaan "maraakiib burcad badeedda”


Madaxa xuquuqul insaanka oo warqad furan u qoray milkiilaha cusub ee Twitter, Elon Musk

Madaxa xuquuqul insaanka ee Qaramada Mi doobay ayaa warqad furan u qoray milkiilaha cusub ee Tw itter, Elon Musk, isagoo shee gay in xuquuqul insaanka ay xudun u tahay maamulka baraha bulshada.

Warqadda Volker Turk ayaa daba socota ka dib markii bilyaneerka uu ceyriyay kala bar shaq aalihii Twitter-ka – oo ay ku jiraan dhammaan kooxda xuquuqda aadanaha – ka dib markii uu iibsaday shirkadda, Qaramada Midoobey waxay ka codsatay in uu ilaaliyo xuquuqul insaanka

Ruushka Oo Wada Qorshe Halis Ku Magaalada Caasimadda U Ah Ukraine Ee Kyiv

Duqa caasimadda Ukraine ee Kyiv, ayaa ka codsaday dadka deegaanka inay u diyaar gar oobaan sidii ay uga bixi lahaayeen haddii ay gu ud aha an korantadu ka go’do magaalada.

Vitali Klitschko ayaa ku eedeeyay Ruushka in ay sameeyeen wax kasta oo suurtagal ah si ay magaalada uga dhigaan koronto, biyo iyo dirima ad la’aan, isagoo sheegay in Ruushku uu doonayo in dhammaan dadka halkaa ku sugani dhintaan.

Qiyaasaha ayaa sheegaya in bo qolkiiba afartan nidaamka tamarta ee Ukraine uu dhaawacmay ama lagu burburiyay weerarrada Ruushka ee lagu beegs anayo kaabayaasha muhiimka ah.

Maayarka ayaa ku boorriyay saddexda milyan ee reer Kyiv eek u haray magaalada in ay sam eeyaan qorshayaal degdeg ah oo ay ugu guur ayaan agagaaraha, ama ay aad uga fogaadaan qaraabada iyo asxaabta.


SHIRKADDA DAHABSHIL GROUP AYAA DEEQ LACAGEED KU WAREEJISAY

 GUDIGA GURMAD QARAN EE XFS


Deeqdaas oo Gaareeysa $500,000 Taasoo Shirkadda horay ay U yaboohday Looguna Talo galay dadkii ku Wax-yeeloobay Qaraxyadii Zobe 2 & Kuwii Ku hanti -beeley Musiibadii Ka dhacday

Isgoyska Zobe ee M/Muqdisho. Maamulaha Dahabshil Group koonfurta & bartamaha Soomaaliya Md. Cumar Xasan Yoolac ayaa Ku Wareejiyay Deeqda Dahabshil Group ay bixisay Gudoomiyaha Gurmad Qaran ahna Wasiirka Caaifmaadka XFS Md. Dr. Cali xaaji Aadan Isagoo ka dhawaajiyay in Dahabshil Mar-walba ka qeyb-qaadato

Kaalmeynta bulshada soonaaliyeed Isagoo Tusaale U soo qaatay abaarihii & Fatahaadihii Ka dhacay dalka oo Shirkaddu Mar- waliba Ku bixin jirtay Musaacadooyin La taaban Karo.

Sidoo Kale Gudoomiye Ku xigeenka Maamulka Sare ee Shirkadda Dahabshil Group Md. C/raxmaan Cali Xaaji ayaa Ka Tacsiyadeeyay dadkii Ku Waxyooloobay Qaraxyadii Zobe 2 isagoo u ballan -qaaday Qof Waliba oo Ka qeyb-qaadanaya Gurmad -Qaran in Akoonnada Xawaalada Dahabshil & Dahabshil bank Si lacag la aan ah ugu soo diri karaan wixii dhaqaale ah ay ku taageerayaan dadkii Ku waxyeel oobay Musiibadii Zobe (2)

Dhinaca hey'ada Maareeynta Musiibooyinka Qaranka Waxaa u hadlay Gudoomiyaha hey'ada Md: Maxamuud Macallin ayaa bogaadiyay kaalinta Lama ilaabaanka ah ay Dahabshil Group ka geysatay Ololaha Gurmad -Qaran Musiibadii Zobe 2 dadkii Ku Waxyeeloobay & Kuwa Ku hanti beelay

Q3

Ugu dambeyntii Waxaa Munaasabada Ka hadlay Wasiirka Caafimaadka XFS oo bogaadiyay Dahabshil Group Isagoo Tibaaxay in Lacagtii ugu badneyd abid ay Shirkad ganacsi bixiso Ku Taageertay Ololaha Gurmad Qaran Waxaa intaas dheer in Mar- Wabo oo dalka Musiibo ka dhacdo Shirkadda Dahabshil Group ka soo dhalaasho Mas'uuliyadda ka Saaran bulshada Soomaaliyeed.

Q4

Si kastaba ha ' ahaatee Dahabshil Group ayaa Ka qeyb-qaadata Caawibta Bulshada Soomaaliyeed Mar Walbo oo dal ka ka dhacdo Musiibooyinka dabiiciga ah & Kuwa aan dabiiciga aheyn intaba

 


ISKU AADKA WAREEGGA 16-AAD EE CHAMPIONS LEAGUE OO LA SAMEEYEY


Liverpool ayaa fursad u heli doonta inay ka aargudato Real Madrid oo xilli cayaareedkii lasoo dhaafay kaga adkaatay cayaarta kama dambeysta ah ee Koobka Horyaallada Yurub, kadib markii ay mar kale isku aadeen wareegga 16-aad ee koobka sanadkan.

Dhinaca kale, kooxda Paris Saint-Germain ayaa lagu aadiyey Bayern Munich oo 2020 kaga adkaatay cayaartii kama dambeysta aheyd ee koobka, oo kooxda reer Jarmal ay hanatay.

Kooxda AC Milan oo ah kooxda labaad ee ugu hanashada badan koobkan, marka laga yimaado Real Madrid, islamarkaana qaaday 7 jeer, ayaa wajihi doonta naadiga Tottenham Hotspur ee Ingiriiska.

Kulamada kale ee xiisaha lehna, waxaa ku jira Borussia Dortmund oo ay is arki doonaan Chelsea, halka RB Leipzig ay la cayaari doonto Manchester City, oo ka dhigan loolan u dhaxeeya laba koox oo Jarmal ah iyo laba Ingiriis ah.

Lugta hore ee wareegga 16-aad ayaa la cayaari doonaa bisha Febraayo 2023, halka lugta labaadna ay dhici doonto Maarso, 2023.

Liiska oo dhameystiran ee isku aadka ayaa ah sidan:

1- RB Leipzig v Manchester City

2- Club Bruges v Benfica

3- Liverpool v Real Madrid

4- AC Milan v Tottenham

5- Frankfurt v Napoli

6- Borussia Dortmund v Chelsea

7- Inter Milan v Porto

8- Paris St-Germain v Bayern Munich

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip