HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 3-DA NOVEMBAR 2022-KA

0
Thursday November 03, 2022 - 08:34:12 in Wararka by
  • Visits: 508
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 3-DA NOVEMBAR 2022-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Madaxweyne XASAN oo ka qaybgalay furita anka shirka dalalka Carabta

Meertada 31-aad ee Shir-madaxeedka Urur ka Jaamacadda Carabta ayaa si rasmi ah uga furantay magaalada Aljeris ee dalka Aljeeriya, halkaas oo ay goobjoog ka yihiin hoggaamiyey aasha wadamada Carabta oo ay Soomaaliya qayb ka tahay.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay aa ka qayb-galay furitaanka shirka 31-aad ee Ururka Jaamacadda Carabta, kaas oo sanad kaan lagu qabanayo dal ka Aljeeriya.

Qoraal ka soo baxay Vil la Soomaaliya ayaa wax aa lagu sheegay in mad axweynaha uu shi rkan ka jeedin doono khudbad uu kaga hadlayo dhibaatooyinka arggagixisadu ay ku hayso nab ad da, horumarka iyo dowladnimada Soomaal iya iyo sidoo kale guulaha dawladda iyo shacab ka oo wadajira ay ka xaqiijiyeen dagaalka dalka ka dhanka ah kooxda Shabaab.

Sidoo kale madaxweyne Xasan Sheekh ayaa inta uu ku sugan yahay Aljeeriya waxa uu kulan doceedyo la yeelan doona Madaxda dalal ka Carabta, hoggaanka hay’adaha iyo ururrada caalamiga ah ee ka soo qeybgalay meertadan.

Madaxweynaha waxaa ku wehelinaya shirkan, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Md. Abshir Cumar Hur uuse, Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dr. Cil mi Maxamed Nuur, Safiirka Soomaaliya ee dal ka Masar ahna Wakiilka Soomaaliya ee Urur ka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas sheekh Ca bdulqaadir iyo Safiirka Somaliya ee dalka Aljer iya Md.Danjire C/wahaab Macallim Maxam ed.

Dhanka kale Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dalka Aljeeriya kulan kula qaatay Xoghaya ha Guud ee Qaramada Midoobey António Guter res. Madaxweynaha ayaa Xoghayaha kala had lay labo arrin oo kan koowaad uu yahay dagaal ka ay dowladdu kula jirto kooxda Al-shabaab iyo muhiimadda ay Soomaaliya u leedahay taa geerada beesha caalamka, si loo soo af-jaro argagixisada.

Ku-Simaha Madaxweynaha Oo Kulan Gaar Ah La Yeeshay Madaxweynaha Koofur Gal beed

Ku-simaha Madaxweynaha JFS,L ahna Gud doomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaan ka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Habeen hore hoygiisa ku qaabilay Madaxwey naha Dow lad Goboleedka Koon fur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laft ageen.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Md. Sheekh Aadan Madoobe iyo Madaxweyne Ca bdicasiis Laftagareen ayaa ka wada hadlay xaa lada guud ee dalka gaar ahaan deegaanada ma amulka Koonfur Galbeed, arrimaha la xiriira ab aaraha saameeyay deegaanada maamulkaasi iyo sidoo kale howlgalada ka dhanka dagaalam aayasha AL-Shabaab ee socda deegaannada iyo degmooyinka maamulka Koonfur Galbeed.

Kusimaha madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa boggaadiyay doorka maamulka Koonfur Galbeed ee ku aadan la dag aalanka Al shabaab oo Dowladda iyo kaashan eysa shacabka Soomaaliyeed ka bilo wdaygu ud ahaan Gobollada Dalka.

Madaxweynayaasha Somaliya iyo Masar oo kulan gaara yeeshay iyo Arrimaha looga hadlay

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaara magaalada Algi ers ee dalka Algeria kula yeeshay Madaxweyn aha dowladda Masar Cabdulfataax Al-Siisi.

Kulanka ayey shacisay madaxtooyada Sooma liya in looga hadlay xiriri ka labada dal, xaal adda Soomaaliya iyo ay Dowladda Soomaaliya kula jirto Al-Shabaab ee ka socda gobalada dal ka iyo muhiimadda ay leedahay in Soomaaliya la gu taageero dagaalka ay uga soo horjeeddo arg agixisada.

Madaxweynaha Somali ya ayaa dhiggiisa Masar oo markii labaad ay kul mayaan ka kala ha dlay saameynta daran ee iyo isbedelka cimil adu u geysteen shacabka So omaaliyeed.

Madaxweynaha Masar ayey Madaxtooyada Soomaaliya kasoo xigatay inuu soo dhaweeyay guulaha ay dowladda Soomaaliya ka gaartay da gaalka ka dhanka ah argagixisada iyo inuu bal anqaaday in ay Soomaaliya ka caawin doonaan si kaalmo loo gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saa meyeen, iyadoo shirka soo socda ee cimilada ee ka dhacaya Masar ay cod ugu noqon doon aan Soomaaliya.

Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaq day go’aan cusub oo la xiriira CORO NAVIRUS

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa go ordhoweyd ku dhawaaqday go’aan cusub oo ay meesha uga saareyso baaristii waajibka aheyd ee Coronavirus, kaasi oo markii hore waajib ku ahaa dadka u soo safraya Soomaaliya iyo kuwa ka dhoofaya.

War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaarad da Caafimaadka Soomaaliya ayaa waxa lagu sheegay in go’aankaan cusub uu yimid kadib markii uu hoos u dhac weyn ku yimid caabuqa COVID-19.

"Dhammaan dada ka safraya Soomaaliya loogama baahna Warqadda Caddeynta Baarit aan ee Caabuqa COVID-19 (PCR iyo Rapid). Dhammaan dadka usoo safraya Soomaa liya loo gama baahna in ay la yimaadaan Warqadda Ca dey nta Baarit aanka Caabuqa COVID-19 (PCR iyo Rapid),” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya

Sidoo kale waxay sheegtay wasaaraddu in dad ka ka dho ofaya Soomaaliya looga baa han yah ay inay iska hubiyaan una hogaan sa maan sha ruudaha iyo habraacyada Wadama da ay u soc daan ee la xariira COVID-19.

"Wasaaradda Caafimaaka iyo Daryeelka Bulshada JFS waxay ku dhiiri-galinaysay muw aadaniinta in ay joogteeyaan tallaabooyinka ka hortaga halista Caabuqa COVID-19.”

Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa u gu dambeyntiina usoo jeedisay muwaadaniinta inay qaataan talaalka COVID-19, islamarkaana ka ilaaliyaan naftooda iyo kan ehealadooda qat arta caabuqaan.

Madaxweyne Deni oo la kulmay Xildhibaann adii uu sida awooda ah uga saaray Baarlam aanka Puntland

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Punt land Siciid Cabdullaahi Deni oo kusugan Magaa lada Muqdisho ayaa Habeen hore kulan is cafin ahaa la qaatay qaar kamid ah 8-dii xildhibaan ee laga saaray Baa rlamaanka Puntland 3 Dec 2020 ka dib mooshinkii uu ab aabulay Madaxweyne Siciid Deni.

Wararka la helay ayaa shee gaya in kulanka Madaxweyna ha iyo xildhibaannadii la eryay uu qaban-qaabiyay Guddoom iyihii hore ee Baar lamanka Puntland Cabdixaki in Dhoobo Daar eed oo isaga laftirkiisa mooshin abaabulan xilkii iyo Xubinimadii Baarlamaanka Puntland looga qaaday.

Guddoomiyihii hore ee Baarlamanka Puntl and Cabdixakiin Dhoobo Daareed ayaa waxaa xilka laga qaaday 7-dii Bishii Novemberee san adkii 2019-kii, iyada oo sidoo kale gebi ahaanba Baarlamaanka laga saaray 10 December 2019 kadib mooshin uu gadaal ka riixayay Madaxwe ynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni.

Ugu dambeyn 10-kii Bishii May ee sanad kan 2022 ayay Magaalada Muqdisho ku kulme en Madaxweynaha Puntland iyo Guddoomiyihii hore ee Baarlamanka Puntland Cabdixakiin Dhoobo Daareed, iyada oo xiligaas Madaxwe yne Deni oo ahaa musharax Madaxweynaha So omaaliya uu ka dalbaday Cabdixakiin Dhoobo Daareed in wixii dhacay ka heshiiyaan, taas oo uu aqbalay.

Xukuumadda Soomaaliya oo ka digtay weer aro kale oo Al-Shabaab ka geystaan Muqdi sho

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Xuk uumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in Al-Shabaab dad shacab ahaa ay ku xasuuqeen qaraxyadii ay Sa btidii todobaadkaan ka fuliyeen Isgoyska Soobe ee magaalada muqdisho.

Wasiirka oo ka qeyb galay kulan loogu duc eeynayay dadka ku dhintay qaraxyada ayaa sheegay in Al-Shabaab ay geysteen qarax yada, iyaga oo ka careysan weerarada & hwol gallada uga socda Gobolada, Shabee laha Dhe xe, Hiiraan, Baay & Gobolada kale ee dalka.

Waxaa uu hadalkiisa uu inta asi ku daray Was iirka Wasaa radda Arrimaha gu daha Xukuuma dda Federaal ka ah ee Soomaali ya Axmed Macalin Fiqi in Al-Shabaab ay doon ayaan dad ka Shacabka ah ay xasuuqaan isaga oo uga dig ay weeraro kale oo ay Al-Shabaab ka fuliyaan Magaalada muq disho.

Hadalka Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gu daha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaal iya Axmed Macalin Fiqi ayaa aadaya xilli weli ay muqdisho ka taagan tahay dhibaatadii ka dhalat ay qaraxyadii ka dhacay Isgoyska Soobe ee Magaalada muqdisho.


Wasiirkii ugu horeeyay oo si lama filaan ah u eryay Shaqaalihii KMG ahaa ee Wasaaradiisa

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo War shadaha ee Xukuumada Somaaliya Jibril C/ra shiid Xaaji ayaa qaaday tallaabo lama filaan ah, isagoo kala diray oo wasaaradda ka eryay sha qaalihii aan gunnada qaadan jirin ee sida KMG ah wasaaraddaas u joogay.

Shaqaalahan oo fursad su gayaal ahaa tiradoodana lagu sheegay inay ka badan yihiin 250 ayaa muddo sanado ah maalin walba u sha qo tegi jiray xarunta Wasaaradaas, iyagoo int aas rajo ka qabay in si rasmi ah loo shaqaa leynayo.

Wareegtada kasoo baxday Wasiirka Ganacs iga ayaa ku yiri: "Wasaaradda ganacsiga waxay ku wargelinaysaa dhammaan shaqaalaha KMG ah ee aan wax Gunno ah qaadan, in laga bil aabo Shalay 02/11/2022 la kala diray oo aysan soo xaadiri karin Wasaaradda, kana tirsaneyn shaqaalaha Wasaaradda..”

Amarkan kii ugu horeeyay ee noociisa ah oo kasoo baxay wasaarad ka tirsan Xukuumad da Ra’iisal wasaare Xamsa Cabdi Barre, wax ayna wararku sheegayaan in uu yahay amar ka yimid madaxda sare ee dowlafda Federaalka.

Shaqaalaha KMG ah ee rajada ka qaba in mu staqbalka la shaqaaleeyo ayaa ka howlgala dha mmaan Wasaaradaha iyo hayadaha dowlada, iyadoo ay qoreen wasiiradii iyo madaxdii isaga dabeysay .

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA WASIIRKA

Dowladaha Turkiga & Jabuuti oo gur mad Caafimaad Shalay soo gaarsiinaya Muqdisho

Waxaa lagu wadaa in Shalay oo Arbaco ah Maga alada Muqdisho ay gurm adyo Caafimaad oo kala du wan soo gaarsiiyaan dowla daha Ja buuti iyo Turkiga oo kamid ah dowlad aha taag eera Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee dow ladda Soomaaliya ayaa sheegay in Dorraad qor shuhu ahaa in dowladda Turkiga ay Muqdisho u soo dirto diya arad qaadi laheyd Afar qof oo qa ba dhaawac culus, balse ay u baaqatay Hawa da Itoobiya oo xumaatay, hayeeshee Shalay ay imaaneyso diyaaradaas, isla markaana ay qa adi doonto Afar kamid ah dadkii ku dhaawac may qaraxyadii Soobe. Dhinaca kale waxaa xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Jabuuti lagu qabtey kulan la xiriira sidii kaal mo caafimaad iyo gur mad loogu fidin lahaa dad ka ku dhaawacmey weerarkii isgo yska Soobe ee magaalada Muqdisho.

Kulanka ayaa lagu go’aamiyey in Shalay oo Arbaca ah gargaar loo diro Soomaaliya, sida uu sheegay Ra’iisul Wasaaraha Jabuuti, iyaga oo ka jawaabaya codsigii DFS ah

Wasiirka Caafimaadka XFS oo gaaray Kismaanyo

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Dar yeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soo maaliya Dr Cali Xaaji Aadan oo Shalay ga arey Magaalada Kismaayo halkaas oo uu xar iga kaga soo jarey Shaybaarka guud ee Jubal and iyo Warshad sameysa Oxygen-ka oo laga hirga liyey Kismaayo.

Wasiirka waxaa garoonka diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo kusoo dhaweeyey Mas’ uuliin uu hor kacayey Wasiirka Caafimaadka Ju baland Maxamed Cabdi Oogle iyo Dr. Mamunur Rahman Maliki, Madaxa Urrurka Caafimaadka Adduunka ( WHO) ee Soomaaliya.

Wasiirka ayaa Xariga ka jarey Shaybaarka guud ee Jubaland iyo War shad loogu tala gal ey sam aynta Oxygen-ka oo deega anada Jubal and baahi wa yn looga qabey, wasiirka ay aa sheegey in tani ka mid tah ay tallaabooyinka loo qaad ey dhanka horumarka.

Wasiirka ayaa maamul ka Jubaland ku bog aadi yey dadaalada lagu horumarinayo deegaa nada Jubbooyinka isagoona soo hadal

Qaadey in ka wasaarad ahaan ay ka go’an yahay in horumarin ballaaran oo iskaashi ah la ga sameynayo Wasaaradda Caafimaadka Juba land oo adeeg mumihiin ah u heyso isla markaa na ay tahay qeyb laf dhabar u ah bulshada Jub aland.

Wasiirka waxa sidoo kale kormeer ku tahey xarumaha Caafimaadka magaalada Kismaayo oo lagula tacaalayo muwaadiniin Soomaaliyeed oo siyaabo kala duwan u xanuunsanaya ee ku ji ra Isbitaalada Degmada Kismaayo waxa uuna bogaadin u jeediyey bahda Caafimaadka Jubal and. Dr Cali Xaa

Haweeney hoggaamin jirtay dagaalya hana da dowladda Islaamka ee haweenka ah oo xukun lagu riday

Haweeney u dhalatay dalka Mareykanka oo qiratay inay hoggaamineysay guuto ka tirsan da gaalyahanada haweenka ah ee ururka la ma gac baxay dowladda Islaamka ee bariga dhexe ayaa waxaa 20 sano oo xarig ah ku ridday max kamad ku taal la Mareykanka.

Allison Fluke-Ekren waxay qiratay dambiga ah inay tabbab ar militeri siisay in ka badan bo qol haween ah iyo gabdho.

Haweeneydan oo 42 waxay horey falal argagi xiso uga geysatay dalalka Ciraaq, Suuriya iyo Libya muddo 8 sano ah ay ku sugneyd halkaas.

Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo qeyb lexeed leh ka qaadaneysa Gurmadka Dadkii Waxyeelada ka soo gaartay Weerarkii Argagixiso ee Muqdisho ka dhacay

Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo qeyb lexeed leh ka qaadaneysa Gurmadka Dadkii Waxyeelada ka soo gaartay Weerarkii Argag ixiso ee Muqdisho ka dhacay

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaashaan dhigga Soomaaliya Cabdinuur Daahir Fiidow ay aa howladeenadda wasaaradda Gaashaandig ga XFS ku boogaadiyay dadaaladda ay horse edka ka yihiin ee looga qeyb-qaadanaayo gurm adka Dadkii ku waxyeeloobay qaraxii Zoobe-2.

Waxa Sheegay Wasiiru-dowlaha in Shaqaa laha Wasaaradda oo ay si mug leh gurmadka qeyb ugu yihiin , isagoo ammaanay Shacabka soomaaliyeed sida hagar la’aanta ah ee ay gu rmadka ugu qeyb-qaateen.

Waxaan diyaar u nahay in Dalka oo dhan laga Ciribtiro argagixisadda , Ciidankeenna oo kaa shanaya Shacabka sharafta leh ayaa hors eed u ah ayuu yiri.

Sidoo kale waxa uu Shacabka Soomaali yeed ugu baaqay in Ciidanka XDS ay gacan ku siiyaan dagaalka ka dhanka ah argagixisadda .

Liiska magacyada Golaha Deegaanka Dhuusamareeb oo la shaaciyay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug ayaa shaacisay liiska magacyada Xubnaha Golaha Deegaanka ee Degmada Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug, oo ka kooban 33 xubnood.

Dadka reer Dhuusamareeb ayaa Isniintii iyo Talaadadii kala doortay xubnaha cusub ee ku metelaya Golaha Deegaanka, ee ay markii ugu horreysay yeelanayso magaaladaasi


Ujeedka farriintii Al-Shabaab usoo dhiibeen Mahad Karataay iyo waxa ka dhallan kara

Iyadoo uu dhawaan Muqdisho kusoo idlaad ay shir ay lahaayeen culimada Soomaaliyeed, wasaaradaha diinta ee heer maamul goboleed iyo middad heer federaal lagana soo saaray fad wo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab oo sheegey sa inay ka been abuuranayaan Diinta Islaamka, ayna xaq tahay in lala diriro, ayaa dhinaca kale Al-Shabaab waxay qaaday laba tallaabo oo ay hoos ugu dhigeyso miisaanka bayaanka culi mada.

Labadaasi tallaabo mid waa inay shir isugu keeneyn wada addaa ku nool dhulka ay heys taan si ay u jeediyaan bayaan kaas liddi ku ah, midda labaadna waa laba qar ax oo ay ka fuliyeen magaalada Muqdisho, hal kaas oo ay ku dileen in ka badan 120 qof oo shacab ah.

Madaxa amniyaadka ee kooxda Al-Shabaab Mahad Warsame oo Karataay loo yaqaano ay aa sii daaiyey farriin toban daqiiqo ah oo uu ku sheeganayo mas’uuliyadda xasuuqii Zoobe 2.

Mahad Karataay, oo la fahamsan yahay inuu waayahaan qeyb ka yahay khilaafka kooxda dhexdeeda ka jira ee ku aabsan hoggaanka sare, ayaa sii matalaya afhayeenka la aamins an yahay inuu dhaawac qabo ee Cali Maxamu ud Raage (Cali Dheere).

Wuxuu sheegay Mahad Karataay inuu barti lmaameedkooda qaraxyada ahaa wasaaradda waxbarashad aee dowladda Soomaaliya, ayna qaraxii koowaad ku dhufteen wasaaradda balse kan labaad uu bannaanka ku qarxay.

Inuu Mahad Karataay farriinta u leexiyo dhan ka wasaaradda waxbarashada waxay muujiney saa inuu garan la’yahay si ay kooxda u qaadato xasuuqa shacabka soo gaaray iyo inuu hoos u dhigo carada shacabka ee ka dhalatay ficilkaan guracan.

Wuxuu si jees jees ah u sheegay inay dowl adda qaadaneyso mas’uuliyadda dadka shacab ka ah ee halkaasi ku dhintay, sababtana wuxuu ku tilmaamay inay ciidanka xabadeeyeen gaari gii siday qaraxa labaad kadiba uu sidaasi ku qarxay.

Macnaha haddii aan la xabadeyn laheyn gaa rigaasi gudaha wasaaradda ayaan geli laheyn, shacabkuna ma dhinteyn, ayuu ku doodayaa Karataay.

Farriinta Mahad Karataay oo sida muuqata ay Al-Shabaab ugu talogashay inay ku damiso carada shacabka ee ka dhalatay xasuuqii Zo obe 2 ayaa u muuqata mid uga sii darreysa xaal adda maadaama uu Karataay ku jees jeesay qoysaskii uu dhibka soo gaaray.

Hadalka Mahad Karataay ee lasii daayey waxaa ku jirtay qeyb kale oo ay ku baneysana yaan dhigga shacabka. Dadka Soomaaliyeed gaar ahaan dadka Muqdisho ku dhaqan oo ay kooxda xasuuqeysay 13-kii sano ee lasoo dha afay uma harin waqti badan oo ay daawadaan xasuuqa kooxda Al-Shabaab .

Al-Shabaab waxay sidoo kale weerarki Zo obe ku dadeen xasuuq kooxda kasoo gaaray da gaal ay ku galeen deegaanka la yiraahdo Mas aajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhe xe, halkaas oo ay kooxda boqolaal maleeshiyo ah uga dhimatay kadib markii laga fuliyey duqey mo badan oo ay fuliyeen diyaaradaha aan duuli yaha wadan oo ay leeyihiin saaxiibada caalam iga ah ee Soomaaliya.

Al-Shabaab oo ugu dambeyn laga qabsaday deegaanka Masaajid Cali Gaduud illaa iyo had da kama hadlin dagaalkaas uu khasaaraha bad an kasoo gaaray kooxda.

Kooxda waxay heysataa dhallinyaro dadkii dhalay khasab ay uga soo wadatay oo ay maa linba dalka qeyb kamid ah ku gubto.

Bulshada Soomaaliyeed waxaa hor taalla inay u midoobaan in lasoo afjaro kooxda si xa taa loo badbaadiyo kuwa xaggooda ku dhimana yo ee Soomaalida ah oo ay dabka ku shubaya an maalin walba oo aysan jirin cid kula xisaabt ameyso ayey leeyihiin dadka waxgalka ah ee Soomaaliyeed.By:- Abdullahi Osman Faarah

Xigasho:casimadda.net

Fiqi oo JAWAAB kulul ka bixiyey HAD ALKII yaabka lahaa ee Mahad Karataay

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, Ax med Macallin Fiqi oo Shalay la hadlay warbaah inta ayaa jawaab adag ka bixiyey hadalkii kasoo yeeray Sheekh Mahad Warsame (Karataay) oo kamid ah hoggaamiyaasha sare ee Al-Shab aab, kaas oo sheegay in qaraxyadii ka dhacay Zoobe ay la beegsadeen xarunta wasaaradda waxbarashada, islamarkaana ay ku dileen 69 ka mid ah askarta dowladda Soomaaliya.

Fiqi ayaa sheegay in Mahad Karataay uu yahay nin tuug ah, islamarkaana ku faanayo daadinta dhiiga shacabka Soomaaliyeed, sida uu hadalka u dhigay

"Mahad Karataaygii tuugga ahaa wuxuu ku faanay in 100 ruux uu ku dilay qaraxyadii Zoobe wuxuu yiri wasaaradda waxbarashada ayaan u socday wasaaradda waxbarashada yaa joogo? arday iyo waalid” ayuu yiri wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya.

Sidoo kale wuxuu intaasi kusii daray "Waa nin manaxe ah, waa ninka rabo inuu cabo dhii ga dadka shacabka ah,” ayuu hadalkiisa sii raac iyey.

Wasiirka arrimaha gudaha ayaa sheegay in qaraxyadii Al-Shabaab ay la beegsadeen was aaradda waxbarashada ee agagaarka Zoobe ay caddeynayaan inay taarged u yihiin dadka aqo onta leh ee Soomaaliyeed maadaama ay weera reen goobtii waxbarashada.

"Wasaaradda waxbarashada ciidan ma joo go furin dagaal ma’aha ardayda Soomaaliyeed marka ha ogaadaan kuwa jaamacadaha dhigta oo danuhu ka geli lahaayeen iyo kuwa iskuu lada dhigta iyo waalidkuba nimaankaas inay yir aahdeen dadka aqoonta leh meeshii aqoonka Soomaaliya laga hagayey baa taarget noo ah eyd, waana helnay” ayuu makale yiri.

Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo Al-Shabaab ay sheegatay mas’uuliyadda qaraxya dii Zoobe, islamarkaana shaacisay in ay khas aare ku gaarsiisay dowladda Soomaaliya. Xigasho:-caasimadda.net

Puntland oo howlgal ku qabatay rag la gu tuhmayo Al-Shabaab & Daacish

Ciidanka Booliska Gobolka Bari ee Puntland ayaa howlgallo xoogan waxaa ay ka sameeye en xaafado katirsan Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari, halkaas oo dhowr jeer ay ka dhaceen falal amnidarro.

Howlgalka oo uu hoggaaminayay kusimaha Taliyaha qeybta Booliska Gobalka bari ahna Taliye Kuxigeenka qeybta Bool iska Gaashaanle Dhexe Khaa lid Maxamed Cabdirahman ( Uk un ) ayaa ujeedkiisu ahaa mid lagu xaqiijinayay amniga, iyada oo dad faraba dan lagu qab qatay.

Saraakiisha howlgalka hoggaamineysay ay aa sheegay inay ku baadi goobayeen kuwa ka ganacsada Mukhadaraadka , Ciyaal weerada & kuwa falalka Amni darro ka geysta Magaalada Boosaaso.

Ciidamada ayaa sidoo kale baaritaan ku same ynayay qaar ka mida hotelada, guryaha iyo gad iidka , waxaana badi howlgalka lagu qabqabtay dalinyaro lagu tuhmayo inay xiriir la leeyihiin Al-Shabaab & Daacish.

kusimaha Taliyaha qeybta Booliska Gobal ka bari ahna Taliye Kuxigeenka qeybta Boolis ka Gaashaanle Dhexe Khaalid Maxamed Cab dirahman ayaa sheegay in dadka howlgalka la gu qabqabtay baaritaan lagu sameyn doono, is la markaana ciddii dambi lagu heli tallaabo laga qaadi doono.

Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa dhowr jeer dilal qorsheysan iyo dilal toos ah ka geystay Al-Shabaab & Daac ish, waxaana sidoo kale ciidamada Puntaland dhankooda ay fuliyaan howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab iyo Daacish.

Golaha Amniga Q/Midoobay oo War culus kasoo saaray Qaraxyadii Alsha baab ee Muqdisho

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ay aa si kulul u cambaareeyey qaraxyadii ay koox da Al-Shabaab ka fulisaymagaalada Muqdisho, 29-kii Oktoobar 2022.

15-ka dal ee Golaha Ammaanka ayaa Baya an ay soo saareen ku sheegay inay aad uga xun yih iin qaraxyadaas, waxayna tacsi u direen ehelada dadkii ku dhintay iy dowladda Soomaaliya, iyagoo u rajeeyay caafima ad deg deg ah kuwii ku dhaawac may.

"Xubnaha Golaha Ammaan ku waxay dib u xaqi ijiyeen in argagixisadu nooc kasta iyo muuqaal kasta oo ay tahay ay ka dhigan tahay mid ka mid ah khataraha ugu daran ee na badda iyo am maanka caalamka. Waxa ay soo dhaweeyeen dadaallada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo taageero ka helaya Hawlgalka Kal aguurka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ay kaga hortagayaan khatarta Al-Shabaab, waxay na ku booriyeen madaxda Soomaaliya in ay iska kaashadaan la dagaalanka Argagixisada,’ ayaa lagu yiri bayaan kasoo baxay Golaha Am maanka Talaadadii.

Golaha Ammaanku waxay caddeeyeen baah ida loo qabo in lala xisaabtamo dembiilay aasha, abaabulayaasha iyo maalgeliyayaasha falalkaas argagixisanimada ah ee foosha xun, lana horke eno sharciga.

Xubnaha Golaha Ammaanka waxay kaloo ba yaankooda ku xuseen muhiimadda ay leedah ay in la ilaaliyo guulaha amni ee laga gaaray Sooma aliya, waxayna ku dhiirigeliyeen Dowladaha xubna ha ka ah inay kordhiyaan taageerada ay siiyaan ATMIS iyo sidoo kale Ciidamada Am niga Sooma aliya, si loo taageero hirgelinta Qor shaha Kala-gu urka Soomaaliya."Xubnaha Golaha Ammaanku waxay dib u xaqiijiyeen qadarinta ay u hayaan go bani mada, madaxbanaanida siyaasad eed, midni mada dhuleed iyo midnimada Sooma

aliya,” ayaa lagu soo geba-gebeey ey bayaanka.

Mareykanka oo soo saaray digniin ku saab san weeraro ka dhici kara MUQDISHO

Safaaradda Mareykanka ee magaalada Mu qdisho ayaa soo saartay diginin amni oo la xiri irta weeraro iyo qaraxyo ka dhici kara caasimadda ah.

"Safaaradda Mareykan ka ee Muqdisho wax ay we li si dhow ula socotaa xaaladda amni ee maga alada Muqdisho oo uu ku jiro garoonka Aadan Cadde. Safaaradda Mareykanka ee Muq disho ayaa soo saartay xayiraad dhanka soc daalka oo mustaqbalka dhow ah oo lagu soo rogay sha qaalaha dowladda Mareykanka ee ku sugan Muqdisho, oo ay ku jiraan bannaanka xar uma ha caalamiga ah iyo xarunta Qaramada Mido obay,” ayaa lagu yiri digniinta oo lasoo dhigay website-ka safaaradda.

Safaaradda Mareykanka ayaa sheegtay inay dadweynaha dib u xusuusineyso talooyinka sa farka ee Soomaaliya, kuwaas oo sheegaya in argagixisada ay weli qorsheynayaan afduu byo, qaraxyo iyo weeraro kale oo ka dhaca Soom aaliya.

"Weerarada waxaa laga yaabaa inay dha ca an ayada oo ay jirto digniin yar ama digniin la’ aan, iyadoo lala beegsanayo garoomada diyaa radaha iyo dekedaha, xarumaha dowl adda, hot eellada, maqaayadaha, goobaha laga dukaame ysto, iyo meelaha kale ee soo jiita dadka badan ama ay ku badan yihiin Reer Galb eedka ah, iyo sidoo kale kolonyada ciidamada dowladda, iyo kuwa Reer Galbeedka,” ayaa lagu yiri digniinta.

"Hababka weerarka waxa ka mid noqon kara qaraxyo baabuur, is-miidaamiyeyaal, shakhsiya ad weeraro fuliya, hoobiyeyaal, iyo kuwo kale. Weerarada argagixisanimada waxaa ka mid ah isticmaalka aan la kala soocin ee walxaha qar xa iyo hubka kale, waxayna ka dhici karaan me el kasta oo Soomaaliya ka mid ah wakhti kasta digniin la’aan.”

Safaaradda Mareykanka ayaa ugu baaqday shacabka inay muujiyaan feejignaan marka ay tagayaan goobaha munaasabadaha, Masaajid dada iyo goobaha ay dadka badan isugu yima adaan.

Suudaan Oo Soomaaliya Ka Taageer aysa La Dagaalanka AL-Shabaab

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Oo Kulan Mira Dhal Ah La Qaatay Dhiggiisa Dalka Suudaan Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhig ga Xu kuumadda federaalka Soomaaliya iyo wa fdi uu hogaaminayo oo booqa sho rasmi ah ku jo oga Wadan ka Suudaan ayaa lakul may Wasiirka Gaashaandhigga Ja mhuuri yadda Suuda an ee aan walaalaha nah ay Sareeyo Guud Yaa siin Ibraahim Yaasiin.

2da Wasiir ayaa ka wada hadlay xoojinta xirii rka iyo iskaashiga soo jireenka ah ee ka dha xe eyo labada dal ee Walaalaha ah iyo sidii Soo maaliya looga taageeri lahaa la dagaallanka Al-Shabaab.

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cab diqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa uga ma had celiyay Dhiggiisa Dalka Suudaan iyo Taliye yaasha kale ee ciidamada qalabka sida ee Dal kaas sida diiran ee ay u soo dhaweeyeen Wafdi giisa.

Alshabaab oo Gaari Caafimaad iyo Dad kii la socday ka afduubtay Gudaha W/ Bari, Kenya

Wararka laga Booliska Kenya ayaa sheega ya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay Afduub ka geysteen meel u dhow xuduudka Soomaal iya iyo Kenya, iyagoo qafaashay Gaari kuwa caafimaadka ah oo siday qof Bukaan ah.

Maleeshiyada oo lagu tilmaamay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ee Soomaaliya ayaa af ar qof oo laba ka mida ay yihiin Darawal iyo Buk aan ka afduubtay Ceelwaaq, meel u dhow xad ka Kenya ay la wadaato Som aali ya.weerarka oo ahaa ga admo ayey Alsahbaab ku qaadeen Gaari kuwa garga arka ah ee Am bulance oo uu leeyahay maamulka Mandera, xilli qofka bukaanka ah loo waday isbitaal ku yaalla M/Mandheera.

Maleeshiyada looga shakisan yahay Al-Shabaab ayaa Gaariga weerarray, una qafaash ay dhinaca Soomaaliya, waxaana markaas ka dib la waayey xiriirka dadka la afduubtay, iya do ofalkan uu dhacay Maqribkii Talaadadii Dorraad.

Dadka Alshabaab afduubatay ayaa waxay kala yihiin: Bukaan 40-sano jir ah oo lagu ma ga caabo Mowliid Cabdi, Darawalkii Gaariga Xa san Shacbaan, iyo laba shaqaale caafimaad ah oo ka tirsan Isbitalka Lafey Cabdirashid Billow Xuseen and Aadan Dhay.

Booliska ayaa sheegay inay wadaan dadaal lagu raadinayo dadkan, iyagoo bilaabay howlgal soo furasho ah, waxayna la xiriireen maamulka Ceelwaaq ee Soomaaliya.

Alshabaab ayaa hore weerar ro ugu geystay gudaha dalka Kenya, waxay na afdubatay dad ay ka mid yihiin dhaqaatiir Cuba u dhashay oo ka shaqeynayey dalka Kenya.

Ciidamada Kenya ayaa qeyb ka ah howlga lka ciidamada Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee ATMIS, balse kuma guuleysan inay ka hor ta gaan weerarrada Alshabaab ku gasho gud aha Gobolka Waqooyi Bari.

Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Milxo.

Faah faahino dheeraad ah ayaa laga hela y aa weerar sababay khasaare dhimasho iyo dha awac leh oo Habeen hore ka dhacay deegaanka Milxo ee Gobolka Sanaag.

Wararka la helayo ayaa sheegaya in rag hu bey san oo afka soo duub tay ay rasaas ooda u ga qaa deen dad shacab ah oo fadhiyay maqa axi ku ta ala deegaanka Milxo oo ay ku caw ey nayeen, iyadoo weerar kan la gu dilay hal ruix, halka sadd ex qof kal ena lagu dhaawac ay.

Ilaa iyo haatan lama oga cida ka dambeysa falkan iyo sababta loo beegsaday dadkan sha cabka ah ee isaga caweynayay maqaaxida lagu shaaho, waxaana dhibanayaasha gurmad caafi maad u sameeyay Puntland, iyadoo howlgal ay aagaasi ka wadaan ciidamadda amniga maa mulkaasi.

Si kastaba, weerarkan ayaa ku soo beegma ya maalmo kadib markii maqaaxi ku taala islan degaanka Milxo ee Gobolka Sanaag la qa rxi yay dhawaan, walow nin loo heysto falkaasi ay gacanta ku dhigeen ciidamadda Puntland isa goo baxsad ahaa.

Milxo ayaa waxaa la sheegaa iney leedahay meelo laga qordo macdanta, taasoo loo aaan eenayo iney taahay sababta falal amni daro oo is daba joog ah looga geysanayo.

Heshiis Xabbad joojin ah oo dhex maray Do wladda Itoobiya iyo Jabhadda Tigray

Dowladda Itoobiya iyo Jabhada Maamulka Tigray ayaa heshiis xabbad joojin ah ku gaaray magaalada Pretoria ee dalka Koonfur Afrika, iya doo ay kasoo shaqeyeen Mareykanka iyo Mid owga Afrika. Heshiiska labad a dhinac dagaal culus u dhaxeeyay muddo 2 sano ah ayaa wa anwaan qa adatay mud do 2 isbuuc ah yeeshay, waxa yna ku he shii yeen inay dhacdo hub dhigis mar xaladays an, & in gargaarka bani’aadan nimo loo furo in dadka la gaarsiiyo, iyo in la soo ca liyo adee gyadii dadweynaha.

Heshiiskan ayaa ka dambeeyey kadib wada hadallo ay ka wada qeyb galayeen ergooyin ka kala socda dawladda Itoobya iyo mucaaradka Jabhadda Tigray.

Wadahadalladan waxaa dhex-dhexaadiyey Midowga Afrika iyo dawladda Maraykanka oo la sheegay inay korjooge ka ahayd, isla markaana shirka geysay madaxda Tigray.

Mareykanka Oo Ka Walaacsan Hanja baada ha Iran Ee Ka Dhanka Ah Boqort ooyada Sacuudiga

Mareykanka ayaa waxaa ka walaacsan ya hay hanjabaadaha Iran ee ka dhanka ah Sucu udiga, waxaana sida uu sheegay afhayeen u ha dlay Aqalka Cad Talaadadii aanu Mareykanku ka laba-labayn doonin inuu ka jawaabo hanjaba adahaas haddii loo baahdo.

"Waxaan ka walaacsanahay khaataraha mu uqda, waxaan weli ku jirnaa xiriir joogto ah ana goo ade egsanayna khadadka militari ga iyo ku wa sirdoonka ee Sucuudiga,” ayuu yiri afhayeen ka Golaha Amn iga Qaranka. oo intaas ku dar ay "Kama waaban doono in aan u dhaqaa qno difa aca danahaya ga iyo saaxiibadayada gob olka”

Mas’uulkan ayaa hadlay kadib markii warg eyska Wall Street Journal uu sheegay in Sacuu diga uu la wadaagay xog sir ah oo uu Mareykan ka uga digayo weerar ka yimaada Iran oo lagu bartilmaameedsado Boqortooyada Sacuudiga.

Mareykanka ayaa sheegay in Iran ay siisay Ruushka diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee loo adeegsado dagaalka ka dhanka ah Ukraine, taasoo keentay in Washington ay dhinac iska dhigto dadaallada lagu doonayo in dib loogu soo nooleeyo heshiiskii Nukliyeerka ee Iran, kaasoo uu madaxweyne Donald Trump ka bax ay 2018-kii.

Saynis yahanada ayaa sheegay in nooc ka mid ah kaneecada duumada sida oo ka timid Aasiya ay ku fiday Afrika, halkaas oo ay khatar weyn ku hayso.

Afrika, oo ah qaaradda ay dadka ugu badan ugu dhintaan duumada, cudurka oo ay inta bad an faafisa kaneecada ayaa waxa uu fara ba’an ku hayaa dadka miyiga ku nool.

Laakiin nooca kaneecada ee Anopheles Stephensi, oo inta badan kiisaskeeda lagu arkaa dalalka Hindiya iyo Iran balse hadda waxaa markii ugu horreysay la sheegay inay ku faaftay Afrika.

Kiisaska la xiriirka kaneecadan ayaa la sheegay inay ku soo badanayaan Itoobiya iyo Jabuuti, taas oo carqaladaynayso dadaalada lagu ciribtirayo cudurka duumada.

Cilmi baarayaasha ayaa sheegay haddii ay si ballaaran ugu faafto Afrika inay khatar galina yso nolosha dad ku dhaw 130 milyan.



MAXAY MUCAARADKA SOMALILAND SAMEYN DOONAAN KA DIB 13-KA NOVEMBER?


Faysal iyo Cirro

XIGASHADA SAWIRKA,FACEBOOK

Khilaafka ka taagan doorashada madaxtinnimada ee jamhuuriyadda iskeed ugu dha waaqday madaxbannaanida ee Somaliland ayaa mar kale xoogey stay, ka dib markii ay xukuumad da ku adkeysatay inay dhawaan qaban doonto doora shada lagu kala reebayo ururrada siyaasadda.

Mucaaradka ayaa ku hanjabay in wixii ka dambee ya 13-ka November aanay aqoonsan doonin sharciy adda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Wasiirka warfaafinta Somaliland, Saleebaan Yuu suf Cali (Koore) ayaa sheegay in loo gudbay wejiga u gu dambeeya ee hannaanka lagu kala saarayo urur ada siyaasadeed ee doonaya inay noqdaan xisb iyada.

"Ka xukuumad ahaan siyaasadda la isla qaatay waxaa weeye in doorashooyinka si miisaan leh oo dhaqsa ah loo qabto oo marka la siiyo shahaadada ururnimada ku meel-gaarka ah in toos loo galo diiwaan gelinta, ka dibna la galo tartankii ururrada ee xisbiyada loogu gudbi lahaa oo waqti kooban lagu qabanayo sida la isla qaatay,” ayuu yiri wasiirka.

Waxa uu intaa raaciyay in saddexda xisbi qaran ee halkaa ka soo baxa ay ka qeyb qaadan doonaan do orashada madaxtooyada.

Wasiir Koore ayaa tilmaamay in Madaxweynaha Somaliland ay ka go’an tahay inuu qabto doorasho hufan, waxaana uu ugu baaqay dhinacyada kale inay ka qeybgalaan hannaanka.

Hase yeeshee, waxaa go’aankaas qaaddacay xis biyada mucaaradka ah. Guddoomiyaha xisbiga muc aaradka ah ee UCID, Faysal Cali Waraabe ayaa she egay in aanay aqbali doonin in doorashada ururrada laga hormariyo tan madaxtooyada.

"Madaxweynaha 12 maalmood ayaa [muddo xile edki isa] uga haray. Doorasho ururro oo uu qaban ka rayaa ma jirto. Marka la gaaro 13-ka November, Muu se Biixi ha sheego Somaliland ta uu xukumo xudu udaheeda,” ayuu yiri guddoomiye Faysal.

Waxa uu sheegay inay hadda wadaan wadatashi ku aaddan tallaabada ay ku dhaqaaqi doonaan mar ka la gaaro 13-ka November oo ah maalinta ay buux sameyso muddo xileedka shanta sano ah ee loo doortay Madaxweyne Muuse Biixi.

Guddoomiyaha UCID ayaa tilmaamay in Som aliland aanay ka socon doonin wax aan lagu heshiin, isagoo sheegay in muddo kordhinta uu Golaha Guur tida u sameeyay Madaxweynaha ay tahay mid sharci darro ah.

Qareen Guuleed Dafac oo ka faallooda arrimaha Somaliland ayaa ku doodaya in xaalku ka adag ya hay sida la moodayo.

"13 November ka dib siyaasadda cakiran ee So maliland waxa ay geli kartaa xaalad hubanti la’aan ah oo nooceedu aanu hore u soo marin Somaliland, haddii mucaaradku ku sii adkaysto diidmada muddo xileedka la kordhiyay ee madaxwaynaha. Waxa aan hadda la ogayn in mucaaradku soo celin doonaan is ku soo baxyo la mid ah kuwii ay sameeyeen bishii August. Waxa aad muhiim u ah in dhinacyadu raadiy aan xal loo dhan yahay oo lagu furdaamiyo arrinka murugsan," ayuu yiri Guuleed.

Madaxweyne Muuse Biixi

XIGASHADA SAWIRKA,XAFIISKA AFHAYEENKA MADAXTOOYADA SL

Dhaq-dhaqaaqyada mucaaradka

Kulan u muuqday mid lagu taageerayo mucaaradka oo mid kamid ah beelaha ugu tunka weyn Somaliland ay todobaadkii hore ku yeelatay magaalada Burco, ayaa go’aa nnada ka soo baxay waxaa ka mid ahaa in haddii heshiis siyaasadeed ay xukuumad da la gaari weydo labada xisbi mucaarad ka hor 13-ka November, "aanay wax doorasho ah ka dhici doo nin deegaannada beesha”.

Mucaaradka ayaa ku doodaya in Madaxweyne Mu use Biixi aanu dooneyn doorasho si xor ah u dhacda, isla markaana qorshihiisu yahay inuu soo saaro xis biyo cusub oo uu kaga adkaan karo doorashada.

Muuse ayaa dhankiisa ku doodaya in sharciga uu dhigayo in tobankii sano ba mar la qabto diiwaange linta ururro siyaasadeed oo cusub, isla markaan shati ga xisbiyada haatan jira uu dhacayo dhammaadka sanadkan.

Musharraxa xilka madaxweynaha ee xisbiga Wad dani, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ay aa horay u sheegay in doorashada madaxtooyada ay soo horreyn doonto, ayna ka qeybgali doonaan sad dexda xisbi ee hadda jirta.

Taariikhda xeerka lagu muransan yahay

Xeerka Nidaaminta Ururrada iyo Axsaabta Siyaas adda waxa la ansixiyay sanadkii 2000 (Xeer Lr. 14/2000). Waxa uu bilow u ahaa hannaanka geeddi-socodka xisbiyada badan ee Somaliland kaga guur tay shir beeleedyada.

Dastuurka Somaliland qodobkiisa 9aad waxa ku qoran in nidaamka siyaasadeed ee Somaliland yah ay hannaanka xisbiyada badan iyo in aan xisbiyadu ka badan karin sadex.

Xeer Lr. 14/2000 waxa uu jideeyey habka ay ku tartami karaan ururrada cusub si ay ugu gudbaan xisbiyo, kaas oo ahaa in ay ku tartamaan doorasha da golayaasha deegaanka.

Doorashadii koowaad waxa la qabtay sanadkii 2002. Waxa ku soo baxay xisbiyada kala ah UDUB, UCID iyo Kulmiye.

Xeerka waxa wax-ka-bedel lagu sameeyey sanadkii 2011 ka dib markii madaxwaynihii hore ee Somaliland Axmed Siilaanyo u saaray guddi ka talo bixisa. Guddidu waxa ay ku talisay in ururrada la fu ro, iyada oo xeerka lagu kordhiyay in tobankii sanad ood ba hal mar la furo ururro cusub.

Waxa la qabtay doorashadii golayaasha deegaan nada sanadkii 2012, kaas oo ay ku soo baxeen xis biyada kala ah UCID, Kulmiye iyo Waddani.

Tobanka sanadood ee ruqsaddooda xisbinimo waxa ay ku eg tahay dhammaadka sanadkan 2022.

XIGASHO:BBC


NIN KA MID AH RAGGA UU MAREYKANKU KU SHE EGAY INEY HUBKA IYO QARAXYADA SOO GELIYAAN SOOMAAL IYA OO JAWAAB BIXIYAY AL-SHABAAB


Wasaaradda Maaliyadda ee Mareykanka ayaa Taladaadii soo saartay liiska dad Soomaali ah oo la gu eedeeyay in ay hubka soo geliyaan Soomaaliya, kuwaasoo lagu soo rogay cunaqabateyn.

Ragga magacyadooda ay ka muuqdaan liiska uu soo bandhigay Mareykanka waxaa ugu horreeya Liibaan Maxam ed Yuusuf oo lagu sheegay in uu horay u ahaan jiray sarkaal sare oo Amniyaadka Al-Shab aab kala shaqeyn jiray fududeynta afduubyada.

Maraykanka ayaa sheegay in Liibaan uu ka tirsan aan jiray Amniyaadka Al-Shabaab, hadda se uu yah ay ganacsade si rasmi ah ugu shaqeeya ururka Daacish ee Soomaaliya. Waxaa lagu tilmaamay in shirkaddiisa Liibaan General Trading Co uu lacago u marsiiyay ururkaas.

Warka kasoo baxay Mareykanka ayaa lagu shee gay in Liibaan uu ka mid yahay kooxaha sida sharci darrada ah hubka ku soo geliya dalka. Sidoo kale Ma raykanka ayaa u haysta inuu taageero muuqata u fid iyay ururka Daacish ee Soomaaliya.

Hase yeeshee Liibaan Maxamed ayaa wareysi uu Shalay siiyay laanta Afsoomaaliga ee BBC-da uga ja waabay eedeymaha loo jeediyay isaga iyo shirka ddiisa. Play audio, "Nin ka mid ah ragga uu Mareykanku ku shee gay iney hubka iyo qaraxyada soo geliyaan Soomaaliya oo jawaab bixiyay", Muddada Nin ka mid ah ragga uu Mareykanku ku sheegay iney hubka soo geliyaan Soomaaliya Liiskan cusub ee uu Mareykanka soo saaray ee ay Soomaalida ku jiraan ayaa noqonaya midkii labaad ee uu dalkaas soo sa aro muddo ka yar saddex todobaad.

Mareykanka ayaa 17-kii bishii October shaaciyay magacyada rag Soomaali ah oo uu ku daray liiska argagixisada, kuwaasoo uu ku eedeeyay in ay Al-Shabaab ka caawiyaan dhinaca dhaqaalaha.

Xiisad u Dhexeyesa Kuuriyada Waqooyi iyo Kuuri yada koonfureed oo Meel sare Gaaraty Xili Gentaalo la Adeegsaday

Kuuriyada Waqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa markii ugu horreysay isu adeegsaday gantaallo iyaga oo la beegsaday xeebaha labada dal

Seoul ayaa ka jawaabtay Arbacadii saddex saaca dood ka dib markii Pyongyang ay ridday gantaal ku dhacay meel 60 km (37mi) u jirta magaalada koo nfurta ee Sokcho

Milateriga Kuuriyada Koonfureed ayaa sheegay in tani ay tahay "wax aan la aqbali karin” oo lagu xad-gudbay dhulkooda

Koonfurta Waxa ay ridday saddex gantaal oo cirka iyo dhulka ah iyada oo ka jawaabaysa, kuwaas oo ay saraakiishu sheegeen in ay ku dhaceen masaafo la mid ah khadka Waqooyiga

Kuuriyada Waqooyiga ayaa Arbacadii ugu yaraan 10 gantaal ku ridday dhanka bari iyo dhinaca galbeed , sida ay sheegeen saraakiisha Kuuriyada Koonfureed

Waxay arrintan ku soo beegmaysaa maalin uun ka dib markii Kuuriyada Waqooyi ay ugu hanjabtay Mar eykanka iyo Kuuriyada Koonfureed dhoolatu skooda milateri ee wadajirka ahaa, iyadoo sheegtay in "Mar eykanka iyo Kuuriyada Koonfureed wajihi doonaan caqabado xun ayna la kulmi doonaan natiijadii ugu xumayd taariikhda”Waxaa jira walaac laga qabo in hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un uu diyaar garow ugu jiro tijaabadii ugu horeysay ee hubka Nukliyeerka ah.

Biden oo ka digay in la carqaladeeyo doorashada xilliga dhexe ee 8 November

Madaxweynaha Dalka Mareykanka Joe Biden ayaa uga digay musharrixiinta diida in laga guulaysto doorashada xilliga dhexe ee toddobaadka soo socda ay qaranka u horseedi karaan wadadii fowdada.

Mr Biden oo la hadlay taleefishinka qaranka ayaa ku booriyay dadka Mareykanka inay u midoobaan mucaaradka doonaya in rabshado siyaasadeed ay u adeegsadaan codbixinta 8 Novembe r.Biden, oo ka tirsan xisbiga Dimuq raadiga, ayaa sheegay in madaxwey nihii hore ee Donald Trump iyo taageerayaashiisa ay ka ganacsanayaan beenta shirqoolka iyo xumaan ta,halka Jamhuuriyinta ay tilmaameen in Biden uu doonayay inuu kala qaybiyo oo uu leexiyo fikirka xisbiga.

Waxaa la saadaalinayaa in xisbiga Jamhuuriga ay ku guuleysan doonaan xukunka Aqalka Wakiilada, halka Aqalka Senetka aan la ogeyn xaaladda uu ku dambeyn karo Todobaadka soo socda ayaa la fila yaa in dalka Mareykanka ay ka bilaabato tartanka loo galayo doorashada xilligga dhexe ,taas oo lagu doo ran doono labada aqal ee Congress-ka , gudoomiya asha gobolada iyo tan golayaasha deegaanka


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip