Daawo Sawirada Real Madrid Oo U Dabaaldegeysa Hanashada Koobkeedii 11aad Ee Champions League.

0
Sunday May 29, 2016 - 12:07:24 in Sports News by
  • Visits: 1218
  • (Rating 2.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirada Real Madrid Oo U Dabaaldegeysa Hanashada Koobkeedii 11aad Ee Champions League.

    Real Madrid ayaa hanatay koobkeedii 11aad ee Champions League ka dib markii ay rigoroe 5-3 ku garaaceen kooxda Atletico Madrid kulan xamaasad lahaa oo ka dhacay San Siro, iyadoo 120kii daqiiqo ee ciyaarta ay ku soo idlaatay barbaro 1-1 ah ka dib gool

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Real Madrid ayaa hanatay koobkeedii 11aad ee Champions League ka dib markii ay rigoroe 5-3 ku garaaceen kooxda Atletico Madrid kulan xamaasad lahaa oo ka dhacay San Siro, iyadoo 120kii daqiiqo ee ciyaarta ay ku soo idlaatay barbaro 1-1 ah ka dib goolal ay kala dhaliyeen Sergio Ramos iyo Yannick Carrasco.

Daafaca midig Juanfran ayaa rigooradii afaraad ka qasaariyay Atletico Madrid taasoo fursad u siiyay Cristiano Ronaldo inuu guusha u xaqiijiyo Real Madrid isagoo shabaqa dhex dhigay rigooradii guusha.

Waa markii labaad oo Real Madrid ay koobka Champions League gacantooda ka bixiso kooxda Atletico Madrid, waxa ay sidoo kale ka qaadeen sannadii 2014 oo ay isla gaareen finalkii Lisbon. Kabtan Sergio Ramos ayaana kor u qaaday koobka Champions League caawa:

34BC162100000578-3614386-image-a-2_146447407587134BC02AF00000578-3614475-image-a-64_1464474443950

34BC10B000000578-3614372-image-a-236_1464473973612

34BAF13900000578-3614372-image-a-173_1464471606575Atletico-Madrid-v-Real-Madrid12hhuu

6Atletico-Madrid-v-Real-Madrid-Penalties2




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip