HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 25-KA OKTOOBAR 2022-KA

0
Tuesday October 25, 2022 - 08:24:19 in Wararka by
  • Visits: 428
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 25-KA OKTOOBAR 2022-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Madaxweyne Xasan oo shir deg-deg ah isugu yeeray madax goboleedyada dalka

Madaxda dowlada federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedyada ayaa todobaadkan shir deg-deg ah isugu imaanayo Muqdisho, kaas oo looga hadlayo xaaladaha haatan soo kordhay, sida aysheegtay inay ogaatay Caasimada Online.

Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa sidoo kale innoo xaqiijiyey in shirkan uu iclaamiyey madaxwe yne Xasan, isla-markaana 27 bishaan uu ka qabsoom ayo Villa Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa cas uumad u fidiyey shanta hoggaamiye goboleed si da Puntland, Jubbaland, K/Galbeed &Hir Shabelle oo lagu wado inay soo gaaraan Muqdisho.

Lama shaacin muddada uu qaadan doono shirkan oo ah mid xasaasi ah, isla-markaana ku soo aaday, xilli haatan dalka uu ku jiro dagaal ka dhan ah kooxda Al-Shabaab.

Wararka aaan heleyno ayaa sidoo kale shee gaya in shirka madaxda dowladda dhexe iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka lagu soo qaadi doono arrimo ay ka mid yihiin wada shaqeynta labada dhinac iyo sidoo kale xoojinta howlgallada haatan ka billowday dalka.

Xogta ayaa intaasi ku sii dareysa in madaxdu ay falanqeyn doonaan arrimaha shidaalka ee ay haatan faraha la gashay dowladda Xasan Sheekh oo dhameystirtay heshiiska shidaalka.

Sidoo kale waxaa shirkan lagu soo qaaadi doo naa gurmadka abaaraha, maadaama ay kasii dar ayaan xaaladaha bani’aadanimo ee ka jira koonfu rta iyo bartamaha dalka.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xafiiska ku soo laabtay 15-kii May ee sanadkan 2022 ayaa kula mo hore la yeeshay madaxda maamul goboleedy ada, isagoo kala wada hadlay sii amba qaadida ho wlaha waa weyn ee horyaalla dowladdiisa cusub iyo sidoo kale wada shaqeynta labada dhinac. XIGASHO:-CAASIMADDA.NET

Madaale oo go’aan cusub kasoo saaray cansh uurta laga qaado guryaha Muqdisho iyo korm eer uu ku sameeyey qeybo kaah xafiisy adamaamulka G/Banadir

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ay aa gabi ahaanba joojiyey lacagihii canshuurta ah aa ee laga qaadi jiray guryaha ku yaalla maga alada caasimadda ah

Guddoomiyaha ayaa sheegay inuu canshuurta joojiyey isagoo raacaya dastuurka dalka iyo sha rciga lagu dhisay degmooyinka ee nambarkisu ya hay 6 ee soo baxay 12/02/1980 iyo sharciga can shuuraha guryaha ee nambarkiisu yahay 43, soo na baxay 23/04/1977.

Sidoo kale guddoomiyaha ayaa sheegay inuu arkay inay lagama maarmaan tahay in la nadaa miyo hannaanka qaadista canshuuraha guryaha Muqdisho.

"Shalay oo ay taariikhdu tahay 24/10/2022 gu ddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa M/Muq disho wuxuu go’aamiyey in la joojiyo dhammaan qaadista canshuuraha guryaha iyo daaraha gobol ka Banaadir illaa laga gaari doono 31/12/2022 si loo nidaamiyo hannaanka canshuuraha gobolka Banaadir,” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay Madaale. Sidoo kale qoraalka ayaa lagu yiri "wax aa la farayaa dhammaan mas’uuliyiinta ay arrintaan khuseyso inay fuliyaan amarkaan,” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay Madaale.

Amarka kasoo baxay guddoomiyaha ayaa yi mid kadib cabasho badan oo ka timid shacabka Muqdisho iyo sidoo kale musuq maasuqa xoog gan oo ka jiro habka loo qaado canshuurta gur yaha.

Mas’uuliyiinta degmooyinka qaarkood ayaa shacabka ka qaaday lacag xitaa uusan ka war hayn maamulka, ayada oo lacagtaas marba mag ac cusub loo bixiyo ama qiil cusub loo yeelo.

Dhinaca kale Duqa Muqdisho Oo Kormeer Ku Sameeyay Qaar Ka Mid Ah Xafiisyada Maamulka Gobolka Guddoomiyaha G/Banaadir Ahna Duqa M/Muqdisho Md. Yuusuf Xuseen Jimcaale (Mada ale) ayaa Shalay kormeer ku sameeyay

Xafiiska Shaqada iyo Shaqaalaha oo ah Xafiis ka loogu adeego Shaqaalaha Dowladda Hoose ee Xamar iyo Xarunta Idaacada Codka Caasimadda ee Gobolka Banaadir isagoo kula dardaarmay in howlaha shacabka loo hayo si hufan loo guto

Maxay ka wada hadleen RW Xamse & Wakiilka QM ee Soomaaliya?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa Shalay xaf iiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Xogha yaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan.

Wakiilka ayaa Ra’iisul Wasaaraha uga warbix iyay hawlaha xafiiskiisa iyo hey’adaha kale ee Qar amada Midoobay ay ka wadaan dalka gaar ahaan hawlaha gurmadka abaaraha iyo gacan ka geysashada sidii loo xasillin lahaa, isla marka ana samafal iyo adeegyada aasaasiga loo gaarsiin lahaa dadka ku dhaqan goobaha laga saaray Al-Shab aab.

Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa uga mahad cel iyay James hawlihii kala duwanaa ee uu qabtay dalka intii uu joogay taageerada Hay’adaha QM.

James oo dhowaan wareejin doona xilka Wakiilka Xoghayaha Guud ayaa kulanka kadib waxa uu Ra’iisul Wasaaruhu guddoonsiiyay haddiyado kala duwan.

JUXA oo war cusub ka soo saaray xiisadda PUNTLAND

Wasiirka arrimaha gudaha dowlad goboleedka Puntland, Cabdi Faarax Saciid (Juxa) ayaa mark ale ka hadlay xaaladda maamulkaasi, gaar ahaan muranka hareeyey doorashooyinka oo ay isku hayaan Deni iyo ururada kale ee siyaasadda.

Juxa ayaa marka hore beeniyey wararka sheega ya in madaxtooyada ay waddo qorshe muddo ko rdhin horleh loogu sameynayo Saciid Deni, wuxu una shaaca ka qaaday in arrin taasi aysan suurag al aheyn, is la-markaana la aadayo doora sho guud oo xalaal ah.

"Ku darsi miyaa jira, Eregayaas waa lasoo cel celi yaa, Madaxweynaha wuu ka jawaabay oo waxa uu sheegay in uusan jirin, ku darsi ma jiro oo suu ragal ma ahan, waxaa jirto doorasho oo dowladda ay raadineysaa” ayuu yiri wasiir Cabdi Faarax Sac iid (Juxa) Wasiir Juxa ayaa sheegay in ay cashir ka barteen dhibaatooyinkii horey u dhacay ee ka dhashay khilaafaadka doorashooyinkii u soo mar ay Puntland iyo dowladda dhexeba.

Sidoo kale wuxuu ballan qaaday in ka wasaa rad ahaan ay qaadi doonaan mas’uuliyadda doora sho ka dhacda Puntland oo lagu naaneyso hooya da federaalka Soomaaliya.

"Arrinta ku darsashada Puntland mar ayaa las oo maray, saddexdii sano ugu dambeysay markii maandheedka uu dhacay ee ahayd in laga gudbo ee laga gudbi waayay wixii ka dhacay waynu og eyn, boqolaal wiil ayaa ku dhimatay, cashar qara ar oo lasoo maray weeye, soorasho ayaa jirto, do wladduna taas ayay qaadaneysaa” ayuu markale hadalkiisa raaciyey.

Puntland ayaa wajahayso qalalaase ka dhashay doorashooyinka lagu muransan yahay ee tooska ah, waxaana magaalooyinka qaar ka dhacay diba dbaxyo rabashada wata.

Lama oga sida ay wax noqon doonaan, balse Deni ayaa waxaa heysta culeys aad u xoogan oo uga imaanayo reer Puntland oo ay xittaa ku jiraan madaxdii hore ee maamulkaasi.

DFS Oo War Kasoo Saartay Howlgallada Ka Dhanka Ah AL-Shabaab Ee 48-Dii Saac Ee La Soo Dhaafay

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in 48-dii saac ee la soo dhaafay ay Hawlgallo guulaystay, oo ay iska kaashadeen Sirdoonka Qaranka iyo sa axiibadooda caalmiga ah ee taageera ay ku dil een xubno ka tirsan Alshabaab, waxaana sidoo kale intaa ay ku dartay dowladda Sooomaaliya in ay burburisay Gaadiid u siday saanad ciidan iyo walxaha qarxa.

Hawlgalladaan waxa ay dhaceen deegaanka Masaajid Cali-guduud iyo Bur-colow oo sidoo kale loo yaqaano Doolile oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe.

Hawlgalka Koowaad waxaa la fuliyay Sabti 22-kii October waxaa lagu beegsaday garaash iyo guri ay ku shirayeen xubno sar-sare iyo dagaalamaa yal ka tirsan Al-Shabaab. Waxaana y sheegtay do wladda Soomaaliya in lagu dilay 21 ka tirsan AL-Shabaab, ooargagixisada ka tirsan oo uu ku jiro xubin ay magaciisa ku sheegeen Cabdullaahi Cali Caraale.

Hawlgalka labaad waxaa uu dhacay 23 bisha oo Dorraad ahayd 3:30pm Shalaynimo waxaana laga fuliyay nawaaxiga magaalada Masaajid Cali-Gaduudd goob bartimaameed gaar ah u ahayd Hay’adda NISA waxaana lagu dilay 11 ka tirsan AL-Shaab waa sida ay hadalka u dhigtay Dowla dda Soomaaliya.

Hawlgalka seddexaad ugana xoogganaa wux uu dhacay Habeen hore 9:40pm,10:25pm, 10: 43pm, 12:00am saq-dhexe, waxaana uu ka dhac ay deegaanka Bur-coloow dadka qaarna u yaqa anaan Doolile oo Maasjidka Cali-guduud u jira 10km dhanka galbeed halkaas oo farriisan weyn u ahayd AL-Shabaab, waxaa goobta weerarka ku sugnaa kooxda jabhada oo uu hogaminayay Masuul ka tirsan AL-Shabaab oo magaciisa ay do wladdu ku sheegtay Muscab Cabdulle Saneey.

Dowladdu waxaa ay intaa ku dartay in Weerara da Habeen hore dhacay, midka Koowaad lagu be egsaday gaari weyn oo nuuciisu yahay Biijii oo ay u saarneed rasaas iyo saanad ciidan.

Weerarka labaad ee isla Habeen hore daqiiq ado ka dib dhacay waxaa lagu beegsaday gaari kale oo Biijii ah oo saarnaayeen walxa qarxaha oo aad u xoogganaa, waxaana qaraxiisa laga maqlay deegaano fog fog, isaga oo saameeyay in ka ka badan 1km dhul gaaraya.

Weerarka afaraad waxaa lagu beegsaday dag aalamayaalka tisran ka tirsan AL-Shaab,oo ay do wladda Soomaaliya ay sheegtay inay firxad aha ayeen waa sida ay hadalkau dhigtaye, waxaana weerarkaasi uu ka dhacay Bur-coloow

Xildhibaan Macalimuu oo xog cusub ka bixiyey saameynta qaraxii Jalalaqsi

Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa ka hadlay khasaaraha weerarkii ay Al-Shabaab ku qaadeen degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, halkaas oo weerar is-miidaamin ah uu ka dhacay todobaadkii hore.

Macalimuu oo Shalay gaaray degmada Jalalaqsi ayaa sheegay in guryo badan uu dumiyey qaraxii ay Al-Shabaab doonayeen inay ku burburiyaan bu undada degmadaas.

"Halkaan 30 qof ayaa ku dhimatay, 19 kale ay aa dhaawac ku noqotay qaraxaas, halkaan isbitaal fiican malaha, dadku waxay difaacanayeen buund ada oo gaariga qaraxa ah loo waday, sidaas ayey dhibaatada isugu dhigeen,” ayuu yiri Macalimuu.

Xildhibaanka ayaa sheegay in qaraxaas ay buun dadii loo waday ka badbaaday, balse uu burbur iyey goobihii ganacsiga iyo guryihii ugu muhiim sanaa magaalada.

"Dadkaan cadowgoodii ayaa sidaan guryaha uga baabi’iyey, waxaan maamulka degmadaan ka codsanayaa in dadka aan beelo loo kala fiirin ee Shabaab loo midoobo, halkaas cadow ayaa dalke enna ka jira, Insha Allaah waa laga guuleysana yaa,” ayuu hadalkiisa ku sii daray.

Xildhibaan Macalimuu waxaa safarkaan uu ku tegay Jalalaqsi ku wehliyey Xildhibaan Caanoy wa xayna degmadaas geeyeen gargaar ay sheegeen inay u qeybiyeen 400 oo qoys.

"Waxaan gargaar cunno ah soo gaarsinay 400 oo qoys oo dadka degmada Jalalaqsi oo colaad iyo abaaro ay isugu darsameen, waxaana ugu baa qayaa dowladda dhexe, HirShabeelle iyo hey’ad aha gargaarka in dadkaan loo soo gurmado,” ayuu Macalimuu hadalkiisa ku soo daray.

Soomaaliya Oo Shir Caalami Ah Oo Looga Had layey Saameynta Masiibooyinka Kaga Qayb Gashay Geneva

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Ca bdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka qa yb-galay shir caalami ah oo looga hadlayey saam eynta masiibooyinka caalamiga ah ee is huwan, badqab la’anta cuntada iyo Isbeddelka Cimilada ay ku leeyihiin qaxootiga iyo barakaca bulshoo yinka.

Shirka oo ka dhacay Mag aalada Genève ee dalka Switzerland ayaa waxaa hadallo ka jeediyey Ergey ga gaarka ee Madaxwey naha JFS u qaabi lsan Gurmadka Abaaraha, Komi shiinka Midowga Yu rub u qaabilsan gargaarka bani’aadan nimada iyo Wasiirrada Arrimaha Dib adda ee Masar iyo Por tugal.Sidoo kale waxaa ma dasha khudbado ka jeediyay, madaxda hay’adaha Beeraha Adduunka FOA, madaxa hay’adda Caaf imaadka Adduunka ee Qaramadaha Midoobay WHO iyo madaxa hay’ adda Socdaalka Adduunka IOM oo shirka mar tigelisay.

Ergeyga ayaa diiradda saaray saamaynta ay Is beddelka Cimilada ku yeelatay Soomaaliya, taa soo sababtay abaaro iyo fatahaado joogta ah, is agoo dalbaday in dawladaha wasaqda Isbeddelka Cimilada sababta hawada ku sii daaya ay ma gdhow iyo maalgelin siiyaan dalalka ay saamaynta ugu badan ku dhacdo oo ay Soomaaliya ka mid tahay, si loo yareeyo khasaaraha iyo dhaawaca ka dhasha Isbeddelka Cimilada.

Ergayga ayaa dalbaday in si kor loogu qaado wax-soo-saarka beeraha ay tahay in Soomaaliya laga caawiyo tiknoolajiyadda casriga ah ee beer aha, kaabayaasha dhaqaalaha, tamar ka dhalinta dabaysha, horumarinta wax soo saarka xoolaha, dhirta, kaluumaysiga iyo beeraha. Ergayga wuxuu kaloo sheegay in Soomaaliya aysan kaalmo oo keli ah u baahnayn ee ay u baahan tahay caddaal ad ay sameeyaan kuwa sababa Isbeddelka Cim ilada.

"Wadamada ay isbedelka cimiladu saameeye en uma baahna gargaar kaliya, ee waxa ay u ba ahan yihiin in ay caddaalad helaan, taasoo lagu ka bayo dhaawaca ay cimilladu sababto, si loola noo laado Cimilada is baddeleysa, loo yareeyo dhibk eeda, loona xoojiyo adkaysiga bulshooyinka”, ayuu yiri Ergeyga.

Ergeyga ayaa wali ku guda jira socdaal u je edkiisu yahay u qareemidda Gurmadka Abaaraha, sidii uu indhaca caalamka iyo deeq-bixiyayaasha na ugu soo jeedin lahaa baaxadda abaarta ka jirta dalka iyo in saameynta Isbadelka Cilimida ee dadk eennu la dhibaatoonayan ay sabab u yihiin wadd ama hawada wasaqeeya magdhowna looga baa han yahay.

Soomaaliya & Jabuuti oo ka wada hadlay la dagaalanka Al-Shabaab

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Feder aalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Wasiirka Gaa shaandhiga Jamhuuriyadda Jabuuti, Xasan Cu mar Maxamed (Burhaan) iyo Taliyaha Ciidama da qalabka sida ee dalkaas, Jeneraal Sakariye Sheekh Ibraahim.

Wasiir Cabdulqaadir oo uga mahadceliyay dowl adda iyo shacabka Jabu uti, gaar ahaan ciidamada Hiil walaal, garab istaag ga iyo naf-hurnimada ay u muujiyeen shacabka iyo dowladda soomaaliyeed ayaa soo bandhigay guulaha muuqda ee laga gaaray dagaalka dalka looga xoreynayo Al-Shabaab.

Wasiirka ayaa tilmaamay muhiimadda in laba da dal ee walaalaha ah ay si dhow isaga kaashad aan ciribtirka Al-Shababa, si nabad, horumar iyo barwaaqo ay ugu noolaadaan shucuubta soomaal iyeed iyo guud ahaan tan gobolka.

Dhankiisa, Wasiirka Gaashaandhiga Jamhuu riya dda Jabuuti, Xasan Cumar Maxamed (Burh aan) ayaa sheegay in dowladda iyo shacabka Jab uuti ay si buuxda u garab taaganyihiin halganka shacabka iyo ciidamada Xoogga dalka Soomaaliy eed ay dalka kaga saarayaan Al-Shabaab, isaga oo hoosta ka xarriiqay in nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya ay aas-aas u tahay nabadda Gobolka iyo Adduunka, sidaas daradeed ay ka go’antahay dalkiisa in ay ka gacan siiyaan dowladda Soom aaliya xaqiijinta amniga iyo ladagaallanka Al-Shabaab.DHAMMAAD

Maraykanka: Taageerada aan siino Soomaaliya waxba uma dhimi doonaan rabshadaha xagjirka ah ee Alshabaab

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay garab taagan tahay shacabka & dowladda Soo maaliya, iyadoo cambaareysay weerarkii Al-Shab aab ay ku qaadeen Hotel Tawakal ee magaalada Kismaayo.

Maraykanku wuxuu sheegay taageeradiisa Soomaaliya inay sii socondoonto islamark aana aysan wax u dhi mido onin rabshada ha xagjirka ah ee Alshabaab.Dorraad ayay ahayd markii Alsh abaab ay weerareen hotel kuyaala Kismaayo, hal kaas oo ay ku dileen 9 qof oo isugu jiray shacab iyo askar katirsan ilaalada hotelka Tawakal.

Ciidamada amniga Jubbaland ayaa saacado kadib soo afjaray saddex nin oo dabley ah oo gud aha u galay hotelka, kuwaas oo isku dayay inay laayaan dadka hotelka ku jiray.

Weerarka Alshabaab ayaa kusoo beegmay, xilli dowladda Soomaaliya iyo xaq udirirka deega anka oo taageero militari ka helaya dowladda Mar aykanka ay dagaal ka dhan ah Alshabaab ka wad aan gobolada dhexe.

Wasiirka Horumarinta Haweenka Iyo Arrimaha Qoyska Puntland Oo Su’aalo La Weydiiyay

Guddiga Xuquuqda Aadanaha, Arrimaha Qoy ska iyo horumarinta Haweenka Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Puntland, ayaa Shalay war bixin ka dhageystay Wasiirka Horumarinta Hawe enka iyo Arrimaha Qoyska iyo xubno kale Wasa aradda ka tirsan.

Wasiirka, ayaa ka warbixisay shaqooyinka Wasaaradda, qor sheyaasha waxqabad iyo wel iba caqabadaha jira, iyadoo sidoo kalena, Guddi 0gu ay su’aalo ka weydiiyeen arrimaha shaqo ee Wasaaradda Haweenka Dowl ad Goboleedka Puntland. Guddiga ayaa masuul yiinta Wasaarad da shirka kula qaatay Aqalka Wa kiillada Dowlad Goboleedka Puntland ee Garoowe

Maxkamadda ciidamada oo toogasho ku fulisay labo ka tirsanaa Al-Shabaab

Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Shalay xukun dil toogasho ah ku fulisay laba xubnood oo ka tir sanaa kooxda Al-Sha baab, kuwaas oo ay ho rey xukun dil ah ugu

Ridday maxkamaddu.

Labada nin ee la to ogtay ayaa waxaa lagu ka la magacaabi jiray Shu cayb C/llaahi Maxamed iyo Saadaq Cabdi Jabaar Cumar, kuwaas oo lagu helay ka mid ahaanshi yaha Al-Shabaab.

Sidoo kale waxa ay maxkama ddu shaacisay inay ku lug lahaayeen dilal qorshey san oo siyaabo kala duwan uga kala kala dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Maxkamadda ciidamada ayaa sidoo kale sheegtay in Shuceyb iyo Saadaq oo magacyadooda afgar ashada uu ahaa Axmed & Qoono ay Al-Shabaab ka tirsanaayeen illaa 2014-kii, iyaga oo lasoo shaq eeyey Horjooge Ilkacase oo isna horey loogu too gtay magaalada Muqdisho.

Fagaaraha lagu toogtay labadaan ruux waxaa ku sugnaa saraakiil sare oo ka tirsan maxkam adda iyo ciidamada ammaanka oo xukunka dilka ku fuliyey raggaasi.

Inta badan maxakamadda ciidamada ayaa dilal toogasho ah ku fuliso xubnaha Al-Shabaab ee soo gala gacanta dowladda oo haatan sare u qaaday dagaalka ka dhanka ah kooxdaasi.

Si kastaba dowlada Soomaaliya ayaa maalmihii dambe kordhisay fulinta dilalka toogashada ee ay horey u ridday maxkamadda ciidamada, waxaana muddada uu joogo madaxweyne Xasan Sheekh la toogtay illaa 4 qof oo labo mid ah askar yihiin, kuw aas oo dilal geystay, waxaana ugu dambeeyey dil kii lagu fuliyey Caydiid oo horey u dilay wasiir Cab aas Siraaji.

QM oo markale ka digtay xaalad macluul ah oo ka dhacda Soomaaliya

Qarammada Midoobay ayaa ku dhawaaqday in cunnada adduunka ee la gaarsiiyo Soomaaliya ay tahay sababta keliya ee keentay in uu yaraado xaaladaha qatarta ah oo ay wajihi lahaayeen dad ka Soomaaliyeed

Barnaamijka Cunnada A

dduunka ee Qaramada Mido obay ayaa sheegtay in xaalad du ay aad u liidato, dalkuna uu hadda ku jiro tartan quus ah oo ka dhan ah waqtiga si looga hortago cunno yari, isagoo la halgamaya afar xilli roobaad oo ba aqday oo isku xigta tan iyo dhammaadkii sanadkii 2020 iyo sanadkii shanaad oo socda.

Dhinaca kale, WFP waxa ay ka digtay in haddii dunidu ay xaqiijiso cunto yaraan si rasmi ah loo sheego ka hor inta aan la qaadin tallaabo ay hoary aheyd in loo qaado ay keeni karto dhibaatooyin kale.

"Soomaaliya gabi ahaanba kama aysan bixin khatarta weli. Waxaan aad uga walaacsanahay xa aladda ba’an ee dalka ka jirta, waxaana ku jirnaa tartan quus ah oo ka dhan ah waqtiga,” Maareeye ku xigeenka WFP ee Soomaaliya Laura Turner ay aa u sheegtay wariyeyaasha ku sugan Magaalada ee dalka Switzerland.

Ugu dambeyn Hay’adda cunada Adduunka u qaabilsan Qaramada Midoobay ee WFP ayaa she egtay haddii xaaladdu ay sii xumaato ay dhaceyso macaluul la saadaaliyay ka hor dhamma adka sanadkan.

Wasiirka Qorsheynta Oo Soo Bandhigay Qor shaha Deegaanada Laga Saaray Shabaab

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgash iga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Fede raalka Soomaaliya, Mudane. Maxamuud Cabdira xmaan Sheekh (BeeneBeene) ayaa gudoomiyay shirkii saddexaad ee Guddiga Hagidda Qaran (GHQ) ee barnaamijka horrumarinta maxalliga iyo dhaq aalaha loo dhan yahay (ILED).

Wasiir Beene Beene oo faa h-faahiyay qodobada looga hadlay shirkan ayaa soo bandhigay muhiimada ay leedahay in deegaanada laga saaray Shabaab la ga hirgaliyo xarumo Caafimaad, mida maamulka iyo Saldhigga ciidanka, si adeegyada dowladda ho os loogu sii daadajiyo dadka.

"Shalay waxaan xoogga saarnay mashaariicda xasilinta (Stabilization Projects), madaama dalka uu dagaal ku jiro. Meelaha laga saaray kooxaha argagixisada, dadku waxey u baahan yihiin dib u dejin, sidoo kale goobahaasi waxey u baahanya hiin in loo dhiso xarumihii lagu deegaam eyn lahaa sida xarunta maamulka, adeegyada caafimaadka iyo in la furo saldhigyada booliska” ayuu yiri Wa siirka.

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Mohamud Abdirahman Beenebeene oo ka hadlayay Mashr uuca ILED ayaa raja wanaagsan ka muujiyay inuu mira dhal noqdo, iyadoo ay iskaashi la yeelanay aan maamul goboleedyada.

"Mashruuca ILED waxa uu bilaha soo socda uu awoodiisa isugu geeyn doonnaa in mashaarii cda xasilinta laga mira-dhaliyo dowlad gobole edyada dalka, iyada oo la gaarsiinayo shacabka Soomaaliyeed ee aan helin adeegyada dowladda qeybaheeda kala duwan.” ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

Isbitaalka Dalmar oo indho fiiqis & daweyn bil aash ah u sameynaya kumanaan qof

Waxaa si habsami leh uga socda Isbitaalka ta qasusiga iyo tacliimiga ah ee Dalmar oo ku yaalla degmada Hodan ee magaalada Muqdisho mashr uuc daaweyn iyo indho fiiqis bilaash ah oo ay ka faa’iideysanayaan kumanaan qof oo ku nool gob olka Banaadir iyo nawaaxigiisa.

Barnaamijkan samafalka ah oo bilowday 19kii bi shan Oktoobar, socona doona illaa 15-ka bisha soo socota ee Novembar ayaa waxaa iska ka ashanaya Heyadda Al-Nur Fo undation iyo heyadda caalamiga ah ee dhaqaat iirta aan Xuduuda laheyn ee MSF (Medecins Sans Frontier) sida uu sheegay agaasimaha Isbitaalka taqasusiga ah ee Dalmar Prof.Dr. C/risaaq Axmed Dalmar.

Agaasimaha ayaa intaas ku daray in Howshan samafalka ah dadka ka faa’iideysanaya ay u ba dan yihiin barakacayaasha ku nool kaamamka ku yaalla Muqdisho iyo dad danyar ah kuwaasoo aan wax lacag ah laga qaadeynin haba yaraatee.

"Mashruucan hadda socda waa kii 3aad ee aan sanadkan qabano waxaa inoo qorsheysan ina an baaritaan xagga arraga ah ku sameyno dad gaaraya illaa 10 kun oo qof, kuwaasoo qiyaastii 1,000 ka mid ah loo sameynayo qaliin indhaha lo ogu fiiqayo, halka inta soo hartay ee aan qaliinka u baahneyna la siinayo dawooyin iyo Muraayad aha indhaha (Ookiyaale) bilaash ah” ayuu yiri Dr. Dalmar oo intaas ku daray in kooxo dhaqaatiir ah oo ka socda Isbitaalka Dalmar ay ku howlan yihiin booqashada 98 ka mid ah xeryaha baracakaya asha si baaritaano loogu sameeyo dadka qaliinka u baahan iyo kuwa dawooyinka la siinayo

Dr. Dalmar ayaa xusay in howshan samafalka ah ay qeyb ka tahay Mashruuca la dagaalanka in dha la’aanta ee ay dalka ka soo wadeen 17-kii sa no ee la soo la soo dhaafay, ayna illaa 45 mashr uuc oo kan la mid ah ka fuliyeen mudadaas maga alooyin iyo degaano hoostaga Galmudug, Jubbal and, Hirshabelle, Koonfur galbeed, Puntland iyo magaalada Muqdisho.

"Waxaan u mahad celinayaa heyadda caalami ga ah ee MSF oo fududeysay taaba-galka ma shruucan, dhaqaatiir ka socotay dalka Pakistan iyo shaqaalaha Isbitaalka Dalmar oo iyana ku how lan fulinta howshan samafalka ah ee bulshada loo gu adeegayo” ayuu yiri Dr. Dalmar.

Xarunta Isbitaalka taqasusiga ah ee Dalmar ay aa Mashquul fara badan maalmahan laga dare emayey, waxaana buux dhaafiyey dad u badan ku wo da’ah oo isugu jiray rag iyo haween ka faa’lid eysanayey baaritaano, daweyn iyo qaliimo bilaash ah oo loo sameynayey.

Qaar ka mid ah dadka sida bilaashka ah uga faa’Iideystay mashruucan samafalka ah oo warba ahinta la hadlay iyagoo wajiyadooda ay ka muuqa tay farxad ayaa sheegay in loo sameeyey daweyn iyo qaliimo ay u baahnaayeen, aysana jirin wax qa rash ah oo laga qaaday, iyagoo u ma had celiyey una duceeyey Maamulka Isbitaalka Dalmar oo si hufan ugu adeegay iyo hey’adihii ka le ee gacanta ka geystay howshan waxtarka leh.

Kulan Lagu Eegayay Xeerka Xabsiyada Oo Lagu Qabtay Dhuusamareeb

Kulan Wadatashi ah oo ku saabsan wax ku biir inta Qabyo Qoraalka, Xeerka Xabsiyada Sooma aliya ee loo yaqaan Xeerka LR.7 oo soo baxey 1971, ay aa Shalay lagu qabtay mag aalada Dhuu samareeb.

Madashaan waxaa kasoo qeyb galeen Mas’uu liyiin ka kala socota Wasar adaha Cadaaladda iyo Garsoorka ee Federaalka iyo Galmudug, Saraaki isha Ciidanka Asluubta iyo Aqoon yahano kale oo ku xeel dheer arrimaha Sharciyada.

Kulankaan oo socon doona muddo labo maalmo od ah ayaa noqonaya aragti ku biirintii ugu horrey say ee Wasaaradda Cadaaladda Federa alka ay kala yeelato xeerkan dowlad goboleed yada dal ka,.Oo looga fadhiyo dhammaantood inay aragti ku yeeshaan,Galmudug ayaana noqotey meeshii ugu horreysay ee tashigani bilaawga u noqota.

Maxamed Nuur Maxamed Agaasimaha guud ee Wasaaradda Cadaaladda iyo arrimaha Garsoorka Galmudug, "Muhiimad weyn ayay inoo leedahay dib u eegista xeerka LR.7,Waayo xeerkaan mah an mid la jaan qaadi karo xaaladaha iyo duruufaha Dalka kajira”

Maxamuud Guure Guuleed, Wasiir ku-xigeen ka Wasaaradda Cadaaladda Galmudug oo ugu dambeyn xusey Ayaa yiri ” Inaan ka fikirno dadka Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku jiraan Xabsiy ada,Waxaa inaga saaran waajib,Una baahan yih iin in la dhowro Xaqooda”.

Sarkaal ka tirsan Ciidanka Dabdamiska Somal iland oo ku dhintay dhaam biyood

Sarkaalka tirsan Ciidamada Dabdamiska Somaliland ee degmada Gabiley, ayaa geeriyo oday kadib markii uu ku qarqoomay dhaam wayn oo dhawaan laga hirgaliyay duleedka magaalada Gabiley.

Caydaruus Sheekh Cumar Basiiri, oo ahaa sarkaal da'ayar, ayaa sida la sheegay galinkii danbe ee Shalay, qa ar kamid ah asxaabtiisa u raacay dha amka si ay ugu soo dabaashaan, kadibna biyaha ayuu ku qar qoomay sida ay goob-joogayaal war baahinta u sheegeen.

Basiiri ayaa sida la sheegay isku dayay in uu bad baadiyo mid kamid ah asxaabtiisa oo biyuhu li qeen, kadibna markii uu soo saaray ayuu isagii qar qoomay.

Maydka sarkaalka ayaa wali ku jira biyaha dha amka, iyadoo aan lagu guulaysan in biyaha laga soo saaro baaxada biyaha dhaamka ku jira awg ood, waxa loo dalbaday dabaal yahano ka howlg ala tuteelka Maansoor ee Berbera, si ay uga howl galaan soo saarista maydka.

Dhaamkan oo xukuumada Somaliland dhaw aan ka hirgalisay duleedka magaalada Gabiley, ay aa ah mid aad u baaxad wayn oo loogu talo galay in gobolkan beeralayda ahi uga faa'iidaysto wara abka beeraha.

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo lagu dilay xad ka ay wadaagaan Dalalka Rwanda iyo Congo

Wararka ka imaanaya xadka ay wadaagaan dalalka Congo iyo Rwanda ayaa sheegaya in ko oxo burcad hubeesan ay halkaasi ku dileen labo nin oo Soomaali ah, halka ay gubeen gaari xamu ul ay wateen ragaasi.

Labada nin ee la dilay iyo gaariga weyn ay wat een ayaa la sheegay in uu ka tagay dalka Kenya uu badeeco ka qaaday, wax aana gaarigan iyo ra gii la so cday weerar gaadmo ah ku qaaday bur cada hubeesan.

Goobta dilku ka dhacay ayaa waxaa gaaray milkiilihii lahaa gaariga la gubay iyo dad ka le oo Soomaali ah, mana la shaacin in ciid amada amniga aaga dilku ka dhac ay in gacanta kusoo dhigeen ragii falka dilka iyo gubitaanka gaa riga ka dambeeyay.

Soomaali badan oo ku shaqeesta gaadiidka xa muulka qaada iyo booyadaha shidaalka ayaa isa ga kala goosha wadamada Afrika qaarkood, wax aana Soomaalidaasi xilliyada qaar dhibaato kala kulmaan dalalka ay ku safraan burcad iyo dad ka le oo ku sugan.

Saraakiil Ciidan & Xildhibaano degmada Max aas u tegay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

Waxaa Shalay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan gaaray wafdi isugu jira Xildhibaano kati rsan golaha Shacabka, Wasiiro katirsan Maam ulka Hir-Shabeelle iyo Saraakiil Ciidan, iyada oo halkaasi siweyn loogu soo dhaweeyay.

Wafdiga oo ay Xildhibaanada hoggaaminaye en ee gaaray Maxaas ayaa kala ah Xildhibaan Ma xamed Cabdullaahi Buraale Raaxeeye, Xildhi ba an Cabdiraxmaan Gureey, Xildhibaan Cabdina asir Xaaji Shirwac, Wasiir Wasaaradda Waxbara shada Hir-Shabeelle Maxamed Dheere, waxaana qeyb ka ahaa Taliyaha ciidanka dhulka Gen. Max amed Tahliil Biixi Taliyaha qeybta 27-Aad Gen. Tawane Axmed Maxamed iyo masuuliyiin kale.

Ujeedka wafdigaan ee deg mada Maxaas ayaa waxaa lagu sheegay u kuurgelida xaaladda amni ee degmada iyo degaannada hoo staga iyo sidoo kale dardar gelinta howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda degaannada hoostaga de gmada maxaas iyo guud ahaan gobo lka Hiiraan. Wafdiga Xildhibaannada ah ee gaaray degmada Maxaas ayaa hormuud ka noqon doona howlgalka ka dhanka ah A-Sabaab ee Hiiraan ka socda wa xa ayna dhanka kale Xildhibaanada ka qeyb gali doonaan Shirweyne Maxaas ka furmaya dha waan, kaas oo looga hadlayo arrimo kala duwan.

Dabley hubeysan oo weerar ka geysatay SOMALILAND

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar qorsheysan oo ay Shalay dabley hubeysan ka geysatay degmada Dararweyne ee gobolka Sanaag oo maamul ahaan hoostagta Somaliland, kaas oo sababay dhima sho iyo dhaawac.

Dableyda weerarka geysa tay oo aan haybtooda la garan ayaa beegsatay ma qaaxi ku taalla halkaasi, waxayna rasaas ku fure en dad shacab ah oo ku sugnaa goobtaasi.

Inta la xaqiijiyey waxaa weerarkan ku dhintay ugu yaraan hal qof, ayada oo ay ku dhaawacmeen labo kale oo shacab ah, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo deegaanka ah.

Lama oga sababta rasmiga ah ee ka dambey sa dhacdadaan iyo bartilmaameedka kooxda wee rarka fulisay oo goobta isaga baxsatay.

Dhanka kale ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay maamulka degmada iyo mas’uuliyiinta So maliland oo ku aadan falkaasi ka dhacay degma da Dararwayne ee gobolka Sanaag.

Xaaladda ayaa haatan ah mid deggan, waxaan baaritaano dheeraad ah wada ciidamada Somali land oo bilaabay howlgal lagu baadi goobayo da bleyda geysatay weerarkaas. Deegaanada Som aliland ayaa waxaa mararka qaar ka dhaca wee raro hubeysan, kuwaas oo qaa rkood salka ku ha yo aanooyin Qabiil oo ka taagan gobollada Sool iyo Sanaag.

Si kastaba, weerarkii ugu dambeeyey ayaa magaalada Hargeysa ka dhacay 13-kii August, ka dib markii uu nin afka soo duubtay oo cararaya uu dad rayid ah xabad kula furay gudaha magaalada asi, waxaana ku dhintay ugu yaraan hal qof, ay ada oo uu ku dhaawacmay qof kale.

KENYA oo maxkamad soo taageyso kooxda booliska ee hadda dilaaga noqotay

Afar xubnood oo ka tirsan ciidamada Boliiska Kenya ayaa lagu eedeeyey in ay ka dambeeyyeen dilal , afduubyo iyo jirdil ka dhacay gudaha dalkaas ayaa Shalay horgeynayaa maxkamad ku taalla magaalada Nairobi.

Waxay qeyb ka haayeen koox gaar ah oo uu dhawaan kala di ray Madaxweynaha Kenya Will iam Ruto iyadoo ciidamadaas la gu eedeeyey dil aan loo meel da yin taas oo sanado badan soco tay.

Falkii ugu dambeeyay ee lagu eedeeyay wax aa kamid ah dil loo geystay labo muwaadin oo u dhashay Hindiya kuwaas oo la waayay halka jaan iyo cirib ay dhigeen, waxaana markii dambe meyd kooda laga helay keyn ku taalla bartamaha Kenya.

Saraakiishan ka tirsan ciidamadan haatan la ga la diray waxaa loo heystaa falal isugu jiro dil, inay ku takrifaleen awooddooda iyo shirqool ku aadan inay galeen dambiyo.

Madaxweyne Ruto ayaa dhawaan sheegay in kala diridda ciidamadii gaarka ahaa ay qeyb ka ta hay isbeddelka dhanka hoggaanka, xilli maamulka cusub uu qorsheynayo inuu dib u habeeyo maarey nta waaxda ammaanka ee dalka.

Waxa uu sheegay in ciidammadaas uu kala di ray ay mas’uul ka ahaayeen dilalka aan kala soo ca lahayn iyo dadka la waayay ee markii dambe maydadkooda laga helay deegaanno kala duwan oo dalka ka tirsan sida tuulooyinka ka ag dhaw webiga Yala.

Tallaabadan maxkamadeynta saraakiishan ah aya a timid kadib Madaxweynaha uu helay warbixin ku aadan maqnaashaha labada muwaadin ee u dha shay Hindiya, Zulfiqar Ahmad Khan iyo Mohamed Zaid Sami Kidwai waxay Kenya u yimaadeen in Ruto ay ka caawiyaan ololahiisa doorashada.

Hay’adaha xuquuqul Insaanka ayaa la xiriiray ay ciidamadan gaarka ah ee la kala diray iyo bool iska inay dileen in ka badan 600 qof afarta sano ee lasoo dhaafay kadib markii ay sameeyeen baa ritaan madaxbanaan.

Qaar kamid ah meydadka dadkaas ayaa laga helay webiyo mara galbeedka iyo waqooyiga Ke nya. Hay’adaha caalamiga ah iyo kuwa gudaha a yaa haatan ugu baaqaya dowladda inay maxka madeyso saraakiishan amar la’aanta wax fuliya is la markaana magdhaw la siiyo dhibanayaasha. BBC

Weriye caan ka ah DALKA PAKISTAN oo toog asho lagu dilay, magaalada NAIROBI

Weriye caana ah oo u dhashay dalka Pakistan ayaa toogasho lagu dilay gudaha dalka Kenya, waxaa sidaas Shalay sheegtay xaaskiisa, bilo un ka dib markii uu kasoo cararay dalkiisa si uu uga baxsado in loo xiro eedeymo la xiriira rabsho kicin.

Arshad Sharif ayaa si joogto ah u dhalleeceyn jir ay militariga awoodda badan ee Pakistan, wuxuu na taageero u ahaa ra’iisul wasaarihii hore ee Paki stan Imran Khan, kaasi oo bishii April uu kalsooni da kala noqday baarlamanka.

"Waxaan Shalay waayey saa xib, key, iyo sux ufigii aan ugu jeclaa, sida ay boo liska sheegeen waxaa lagu toogtay Kenya,” wax aa sidaas twitter-ka ku qortay xaaskiisa Javeria Siddique.

Booliska Kenya ayaa sheegay in la rasaase ey ey gaariga uu saarnaa Arshad kadib markii uu ku guuldarreystay inuu joogsado bar konotorool, meel u dhow magaalada Nairobi. Booliska ayaa sheegay inay baarayaan dhacdadan.

Bishii August, Arshad ayaa wareystay siyaas iga sare ee mucar aadka ah ee Shah baz Gill, kaasi oo sheegay in saraaki isha hoose ee cii da mada ay san qaa dan amarrada ka hor imanaya "rabit aan ka aqlabiyad da.”

Hadalladaas ayaa horseeday in taleefishinkii la ga wareystay muddo kooban hawada laga saaro, islamarkaana waaran soo xiritaan loo jaro Sharif, oo dalka ka tegay.

Kanaalka ARY ayaa mar dambe sheegay inuu "xiriirka u jaray” weriye Arshad. Gill ayaa la xiray ka dib wareysiga — sidoo kale cambaareynta Khan ee ka dhanka ah nidaamka garsoorka ayaa hoggaamisay in isagana la xiro uuna kasoo muu qdo maxkamad.

Pakistan ayaa waxaa xukumayey militariga in ta badan 75-ka sano ee taariikhdeeda, islamar ka ana dhalleeceyn ka dhan ah saraakiisha amma an ka ayaa loo arkaa khad cas oo aan laga gudbi kar in.

"Weriye Arshad Sharif wuu shahiiday kadib markii lagu toogtay Kenya booliska dalkaas ayaa baara ya,” waxaa sidaas lagu qoray twitter-ka ARY TV.

Wasaaradda arrimaha dibedda Pakistan ayaa xaqiijisay dhimashada.

Pakistan ayaa kaalinta 157-aad kaga jirta 180 dal oo lagu qiimeeyey heerka xoriyadda saaxafa dda, qiimeyntaas oo uu sameeyey ururka Suxufiyi inta aan Xuduudaha laheyn (Reporters without Borde rs).

Gill ayaa la xiray kadib wareysiga — sidoo ka le cambaareynta Khan ee ka dhanka ah nidaamka garsoorka ayaa hoggaamisay in isagana la xiro uuna kasoo muuqdo maxkamad.

Pakistan ayaa waxaa xukumayey militariga inta badan 75-ka sano ee taariikhdeeda, islamark aana dhalleeceyn ka dhan ah saraakiisha amma anka ayaa loo arkaa khad cas oo aan laga gudbi karin. "Weriye Arshad Sharif wuu shahiiday kadib markii lagu toogtay Kenya… booliska dalkaas ay aa baaraya,” waxaa sidaas lagu qoray twitter-ka ARY TV.

Wasaaradda arrimaha dibedda Pakistan ayaa xaqiijisay dhimashada. Pakistan ayaa kaalinta 157-aad kaga jirta 180 dal oo lagu qiimeeyey heer ka xoriyadda saaxafadda, qiimeyntaas oo uu sam eeyey ururka Suxufiyiinta aan Xuduudaha laheyn (Reporters without Bord ers).


Dowladda Itoobiya iyo Kooxda TPLF oo lagu wado in Shalay uu Wada hadal uga furmo dalka Koonfur Afrika

Ergo ka kala socda Dowladda Itoobiya iyo Ko oxda TPLF ayaa Shalay iska xaadiriyay dalka Koonfur Afrika, si ay uga qayb galaan kulanka xalka loogu raadinayo ee labada dhinac ku dhex maraya Koonfur Afrika.

Wada xaajoodkan oo ay garwadeen ka yihiin Midowga Afrika ayaa waxaa shirkan hoggaami naya hoggaanka sare ee Midowga Afrika oo ah Madaxweynihii hore ee Nayjeeriya Olusegun Obasanjo, sidoo kale waxaa hawshan xallinta ah ka qayb qaadanaya Madaxweynihii hore ee Kenya Uhuro Kenyatta.

Dowladda Itoobiya iyo kooxda TPLF ayaa hadda u muuqda kuwo diyaar u ah in nabad waarta laga gaaro colaadda Waqooyiga Itoob iya oo muddo badan dagaalku socday.

Wada hadalladan lagu wado inay Shalay furma an ayaa kusoo aadaya xilli Dowladda Itoobiya iyo xulafadooda Eritariya ay sheegeen inay ho rmar ka gaareen dagaalkan, iyagoo xusay in magaalooyin waawayn oo muhiim ah ay ka qabsadeen TPLF, kuwaas oo TPLF dhankeeda ay ka caddaysay in laga qabsaday.

Geestooda TPLF waxay ku doodaysaa in ugu horreyn ay Ciidamada Eritariyaanku oo dagaal kan qayb ka ah ay ka baxaan dhulka Tigray, sidoo kalena gargaarka bani adanimo la gaar siiyo guud ahaan gobolka Tigray.

Waa markii u horreeyay ee kulan noocan oo kale ah ay isugu yimaadaan Dowladda Itoobiya iyo kooxda TPLF, inkastoo iskudayo hore ay ba aqdeen haddana markan rajo ayaa laga qabaa in xal loo helo arrinta Waqooyiga Itoobiya.

Dagaalka u dhaxeeya Dowladda Itoobiya iyo TPLF ayaa socday muddo labo sano ah, wax aana dagaalkaasi ku waxyeeloobay dad aad u badan, iyadoo gobolka Tigray oo ah halka uu dagaalku ka billowday uu noqday meel ay ka jirto macluul middii ugu darnayd, iyadoo guud ahaan gobolkana go'doon la galiyay oo Isgaa rsiintii iyo Korontadii laga jaray.

Computer-ada laga maamulo hawlaha nukliy eerka ee Iran oo la jabsaday

Koox aan la aqoonsan oo isku magcawday Black Reward ayaa sheegtay inay jabsatay qa ar ka mida computer-ada laga maamulo hawl aha horumarinta Nukliyeerka ee dalka Iran, iya ga oo sheegtay inay sii daayeen sawirada xar umaha nukliyeerka ee Iran iyo ugu yaraan macl uumaad gaadhaya illaa 50 gigabyte oo ku saa bsan arrimaha nukliyeerka ee dalkaas.

Kooxda Black Reward ayaa sidoo kale she egtay inay daabacday waxa ay ugu yeedhay macluumaadka shakhsiga ah iyo lacagaha la siiyo injineerada iyo shaqaalaha hay’adda maa musha hawlaha nukliyeerka ee dalka Iran, sidoo kale waxay sheegeen inay heleen baasaboorada iyo fiisayaasha khubaro u kala dhalatay Iran iyo Ruushka oo ka hawlgala wer shedda tamarta ee Bushehr.

Ururkan ayaa dalbaday inay Iran sii dayso dha mmaan maxaabiista u xidhxidhan arrimaha siyaasadda ee xabsiga la dhigay intii ay socde en mudaharaadadii dhowaan ka dhacay dalkaas.

Ha’aydda tamarta atomikada ee dalka Iran ayaa iyadu sheegtay Axaddii in koox ajnebi ahi ay jab satay ama u dhacday xogtii ku kaydsanayd mid ka mida computer-deeda, oo ay gudaha u galeen emailkooda.

Qoraal ay hay’addu soo saartay Axaddii ayay ku tilShalayy macluumaadka ku jira iimaylada shirkaddu "inay yihiin kuwo wata fariimo la xidhii dha dhinaca farsamada iyo xog is waydaarsiga maalinlaha ah” Associated Press

BRITAIN oo yeelatay ra’iisul wasaare taariikh cusub dhigay

Wasiirkii hore ee Maaliyadda Britain Rishi Sunak ayaa Isniinta Shalay ah ku guuleystay hardankii loogu jiray hoggaanka xisbiga Conservative-ka Britain, wuxuuna noqonayaa ra’iisul wasaarihii ugu horreeyey ee aan caddaan aheyn.

Penny Mordaunt, oo aheyd qofka kaliya ee la loolamayey kadib markii uu tartanka ka haray Boris Johnson, ayaa ku guuldarreysatay inay hesho magacaabista 100 xildhibaan, oo lagama maarmaan aheyd.

"Rishi Sunak ayaa sidaas darteed loo doortay hoggaamiyaha Xisbiga Conservative-ka,” wax aa sidaas yiri Graham Brady oo ah abaabulaha baarlamanka, ayada oo Mordaunt ay "taageero buuxda” u ballan-qaaday Sunak.

Guusha Sunak oo 42 jir ah ayaa timid kadib go’aankii uu Johnson Axaddii uga haray inuu sameeyo soo rogaal-celin siyaasadeed.

Toddobaadyo un kadib markii ay Liz Truss uga guuleysatay hoggaanka xisbiga Tory-ga, Sunak ayaa sameeyey isbeddel nasiib oo cajiib ah.

Sunak ayaa ahaa xildhibaanka kaliya ee helay wax ka badan taageerada 100 xildhibaan, taasi oo meesha ka saartay in la qabto codeyn lagu kala baxo. Wuxuu helay taageerada 200 oo xildhibaan, oo ah wax ka badan kala bar xildh ibaanada Conservative-ka.

Sunak ayaa ah maal-qabeen Hindu ah oo waalidkiis ay kasoo jeedaan India iyo Bariga Afrika.

Guushiisa ayaa timid maalin dadka Hindu-ga ee caalamka ay u billaabatay shan maalin oo ah ciidda Diwali — oo ah dabaal deg loo sameeyo guusha wanaaga ka gaaray xuShalay.

Xubnaha xisbiga Tory-ga ayaa ku qasbanaaday inay qabtaan doorashadii hoggaan ee labaad muddo saddex bil gudaheed ah kadib markii ra’iisul wasaare Liz Truss ay ku dhowaaqday is-casilaad kadib kaliya 44 maalmood oo ay xilka haysay.

Truss — oo "taageeero buuxda” u ballan-qaad ay Sunak — ayaa bishii September beddeshay Boris Johnson kadib markii xubno ka mid ah dowladdiisa oo uu hoggaaminayey Sunak ay gadoodeen isna casileen.AFP, VOA

Xaaladda Salman Rushdie oo war cusub laga soo saaray kadib weerarkii lagu qaaday

Salman Rushdie, oo ah qoraaga buuggii loogu gefay kitaabka qur’aanka, ayaa lumiyey aragga hal il, wuxuuna ka naafoobay oo ka dareen beel ay gacan, kadib markii lagu tooreeyey Mare ykanka bishii August, waxaa sidaas Axaddii shaaca ka qaaday wakiilkiisa.

Salman Rushdie, oo 75 jir ah, ayaa kadib hanja baado badan oo loo jeediyey markii uu daaba cay buugga "Aayada Shaydaanka”, waxaa dho wr jeer toorey looga dhuftay qoorta iyo caloosha isaga oo ku sugan gobolka New York.

Rus hdie ayaa kadib helicopter loogu qaaday isbitaal u dhow halka uu weerarku ku dhacay, waxaana lagu sameeyey qaliin deg deg ah.

"Wuxuu lumiyey aragga hal il… saddex dhaaw ac oo halis ah ayaa qoorta ka gaaray. Hal gac an naafo ayey noqotay oo dareemihii ayaa ka tegay kadib markii neerfayaasha ay go’een. Sidoo kale 15 dhaawac ayaa xabadka iyo caloosha kaga yaal,” waxaa sidaas yiri wakiilk iisa Andrew Wylie, oo la hadlay wargeyska El Pais ee dalka Spain.

Dhaawacyadu waxay ahaayeen kuwa "aad u qoto dheer… wuxuu ahaa weerar aad u xun,” ayuu yiri Wylie.

Andrew Wylie ma bixin wax faah-faahin ah oo intaas dheer kuna saabsan halka uu hadda ku sugan yahay Salman Rushdie iyo haddii uu weli isbitaalka ku sugan yahay.

Qoraaga British-ka ah ayaa sanado badan ku noolaa dhuumasho kadib markii hoggaamiyihii hore ee Iran Ayatollah Ruhollah Khomeini uu amray in lasoo dilo sababo la xiriira inuu u gefay diinta.

Hadi Matar, oo ah 24 jir deggan gobolka New Jersey balse qoyskiisa ay asal ahaan kas oo jeedaan dalka Lubnaan, ayaa lagu tuhma yaa oo loo xiray weerarka.

Weerarkan ayaa caro xooggan ka dhaliyey dalalka Reer Galbeedka hase yeeshee waxaa aad looga ammaanay dalal badan oo Islaam ah, gaar ahaan Iran iyo Pakistan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip