HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 24-KA OKTOOBAR 2022-KA

0
Monday October 24, 2022 - 08:03:55 in Wararka by
  • Visits: 269
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 24-KA OKTOOBAR 2022-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Xasan Sheekh oo shirka Jabuuti kusoo ban dhigay qorshaha Soomaaliya ee

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan She ekh Maxamuud oo Dorraad khudbad ka jeediyey shi rka deegaanka iyo isbaddalka cimilada ee Jabuuti ay aa soo bandhigay qorshaha Somaliya ee ku aadan ka hortaga xaalufinta &nabaad-guurka deegaan ka.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale dul istaagay saam aynta baaxada leh ee isbedelka cimiladu ay ku yeelatay guud ahaan gobolka, gaar ahaan Soomaa liya, wuxuuna tilmaamay inay lagama maarmaan tah ay in wadamada gobolku ay yeeshaan wada-shaq eyn dhow oo wax looga qabanayo caqabadaha ka dhasha cimilada isbadalaysa.

"Soomaaliya waxa ay ku jirtaa xaalad abaareed ka dib markii afar xilli roobaad oo isku xiga ay baaqd een sababo la xiriira isbeddelka cimilada. Waxaan xoogga saaraynaa wax ka qabashada xaalufinta dee gaanka oo sal u ah mushkiladda dunida oo dhan saameysay ee isbaddalka cimmilada,” ayuu yiri.

Waxa uu intaasi kusii daray "Waxaa dhawaan da ah-furnay Hindisaha Qaran ee Soomaaliya Cagaar ah, kaasi oo mudnaan gaar ah siinaya daryeelka dhir ta, dib u cagaarinta dalka iyo kobcinta wacyiga dadw eynaha ee ilaalinta deegaanka.”

Shirka deegaanka iyo isbaddalka cimilada ee Jab uuti oo kasoo qeyb-galeen wafuud heer caalami iyo kuwa ka socday dalalka gobolka, ayaa waxa la iskula meel dhigay tallaabooyin wadajir ah oo wax looga qa banayo saameynta isbeddelka cimilada ee wada mada gobolka.

Ugu dambeyntiina Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhigiisa Jabuuti Ismaaciil Cumar Ge elle ayaa dhanka kale si wadajir ah xariga uga jaray xarunta cilmi baarista deegaanka oo laga hirgaliyey dalka Jabuuti.

Barre oo la kulmay Wasiirada Khayraadka Badda Heer Federaal & Heer Dowlad Gobole ed

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Xam se Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Was iirada Kalluumeysiga & Khayra adka Badda Heer Federaal iyo kan Dowlad Goboleedyada.

Wasiiradan oo maalmihii la soo dhaafay shirar uga socday caasimadda Dalka ee Muqdisho ayaa Ra’iisal Wasaa raha uga warbixiyay nuxurka shirarkii ay galeen iyo shaqooyinka ay ummadda Soomaaliyeed u hayaan.

Ra’iisal Wasaaraha ayaa ku bogaadiyay dadaal ka ay shacabka Soomaaliyeed u hayaan, isagoo kula dardaarmay in bulshada lagu wacyigliyo in khayraa dka badaheena ku jira la soo baxaan, sidoo kale ay tababaro iyo gacan qabad siiyaan ganacsatada yar yar ee ku hawlan, sidii ay badda wax ugala soo bixi lahaayeen.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Ku Baaqay In Loo Midoobo Dagaalka Ka Socda Dalka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa M/ Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Habeen hore ku boo qday Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dhaaw acyada Ciidamo Dorraad dagaal deegaanka Masjidka Cali Gaduud ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Sidoo kale Guddoo mie Sheekh Yuusuf Xuseen ay aa u kuur-galay xaalad da Caafimaad dhaa wacyo horey loogu kee nay Gobolka Hiiraan oo ku jira Isbitaalka Digf eer, dadkaas oo waxyeelo kala duwan kasoo gaartay qaraxyo ka kala kacay Buulo-burte iyo Maxaas. Duqa Muqdisho ayaa Alle ugu baryay dhamaan dhaawac yada kusoo waxyeeloobay Howlgalada dalka ka so cda in uu caafimaad deg deg ah Alle siiyo, isagoo xu say in ay garab taagan yihiin ciidamada kala gedisan ee Qalabka sida iyo Shacabka ee dagaalka ku jira. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muq disho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shac abka Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan ugu baaqay in loo midoobo dagaalka ka dhanka ah daga alamayaasha Al-shabaab.

Sidoo kale Guddoomiyaha ayaa dalbaday in Cii danka xoogga dalka lagu garabsiiyo sidii guud ahaan dalka loogu xoreyn lahaa Al-shabaab, waa sida uu hadalka u dhigay Guddoomiye Mudaale oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka Cali Guduud.

Weerarkii Kismaayo oo lasoo afjaray iyo Jubal and oo shaacisay khasaare culus

Waxaa lasoo afjaray weerarkii ka socday magaa lada Kismaayo, kadib markii ay ciidanka ammaanka Jubbaland ku guuleysteen inay dilaan dhamaan xu bnihii ka tirsanaa Al-Shabaab ee Dorraad weerarka ku qaaday Hotel lagu magacaabo Tawakal

Wasiirka Amniga Jubbaland ayaa xaqiijiyey in la dilay seddax xubnood oo Hotelka ka dhex dagaalamays ay, waxaana weerarkaas ku geeriyooday sagaal qof, halka 42 kale ay ku dhaawacmeen, sida uu sheegay wasiirku.

Seddax dabley ah ayaa gudaha u gashay Hotelka, kadib markii uu is-miida amiyey midkii 4-aad oo wa tay gaari waxyaabaha qar xa laga soo buuxiyey, markii laga soo baxay salaadii duhur ee Dorraad.

Labo ka mid ah dableydaas ayaa Dorraad la toog tay, waxaana hadda la xaqiijiyey in la dilay kii 3-aad oo mudo ka dhex dagaalamayey Hotelka, iyadoo la badbadiyey tobanaan qof oo nabad qabta.

Hotelka ayaa la sheegay inuu ahaa mid camiran oo ay deganaayeen masuuliyiin ka tirsan maamulka Jubbaland, odayaal dhaqan iyo dad kale oo ganacsa to ah, sidoo kale waxaa la sheegay in xiliga la weerar ay ay odayaal ku shirayeen.

Wasiirka Amniga Jubbaland Yuusuf Xuseen Cis maan (Dhuumaal) ayaa warbaahinta u fxaqiijiyey in howlgalkaas lasoo gabagabeeyey oo ciidanka Jubba land iyo kuwa xoogga dalka ay iska kaashadeen.

Cali Jayte oo lacag ku bixiyey xubno Shaba ab ah oo madaxooda loo keenay

Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Je yte Cusmaan ayaa Dorraad fagaare ku taalla degma da Maxaas ku bixiyey lacagtii uu u balan qaaday nin kii soo dila qof Shab aab ah, kadib markii loo keenay madaxa labo xubnood oo Al-Shabaab ka tirsanaa.

Cali Jayte ayaa 10,000 oo dollar ku wareejiyey askar ka tirsan guutada 5-aad qeybta 27-aad ee ciidanka xoogga dalka, ragga lacagtaan la siiyey ayaa Dorraad xubnahaan Shabaabka ah ku dilay degaan ka Moqo kori oo howlgal qorsheysan ay ka fuliyeen.

Guddoomiyaha ayaa lacagtaas meel fagaare ah ku siiyey labadii askari ee gacantooda ku toogtay xu bnihii Shabaab-ka ahaa, wuxuuna askari kasta qa atay 5,000 kun oo dollar, waana balantii uu qaaday guddoomiye Cali Jeyte maalin uu ku sugnaa Yasoo man.

"Qof walba oo wanaag ka shaqeya waxa uu leeyahay abaal marin iyo dalacsiin, qofkii xumaato ka shaqeey ana waxuu leeyahay ciqaab, marka askarta fulisay howlgalka ay ku soo dileen nimanka cadowga ah ee dhiiga Islaamka baneystay, waan u mahadcelinaya, wayna mudan yihiin abaal marintaan, maadaama ay soo qabteen shaqo wanaagsan,” ayuu yiri guddoo miye Jeyte.

Askari u hadlay raggii abaal-marinta la gudoonsi iyey ayaa fariin u diray xoolo dhaqatada ay baadda ka qaataan Al-Shabaab, isagoo ku dhiirageliyey inay Shabaab-ka Zakawaadka ka qaata ay soo dilaan, si loo siiyo abaal marin ka badan xoolihii ay dhaqana yeen.

"Waxaan leeyahay dadka xoolo dhaqatada ah ee maalin walba xoolahooda neef ka mid ah ay ka qa adanan Shabaab, soo dila kuwa xoolaha in ka qaad anaya, kadibna anaga noo imaada, oo lacagtaan qa ata, xoolihiina oo neefba mar la qaadanayo, halkii qof ee Shabaab aad la dishaan ayaa ka lacag badan,” ayuu yiri mid ka mid ah askartii lacagta la gudoons iiyey Dorraad

Madaxweyne Axmed Madoobe Oo War Ka soo Sa aray Weerarkii Dorraad Ka Dhacay Kismaayo

Madaxweynaha dowlad Gobole edka Jubbaland ayaa cambareeyay weerarkii Al-shabaab ku qaaday hot elka Tawakal ee magaalada Kisma ayo ee Xar unta Gobolka Jubbada Hoose, kaas oo khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah dhaliyey.

War-saxaafadeed kasoo baxay Xaf iiska Madax weyne Axmed Max amed Islaam Axmed Madoobeayaa tacsi loogu diray dad kii ku dhintay weerarka oo gaar ayay 9 ruux, halka ku wa dhaawacmay uu Madaxw eynaha u rajeeyay Caafimaad.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa boggaadi yey dhammaan Ciidamada kala duwan ee Jubbbal and ee mudada koobaan kusoo afjaray weerarkii Al-shabaab ku qaaday hotelka Tawalka oo saacado ay ka dhex-dagaalamayeen rag hubeysan oo galay.

Madaxweynaha ayaa dadka dhintay Alle uga baryay inuu janadii fardowso ka waraabiyo, si gaar ahna tac si ugu diray Ciidamadii ilaa daqiiqadahii u danbeeyay ka shaqeynayey sidii ay usoo badbaadin lahayeen dadka shacabka ahaa ee ku xayirnaa dhismaha.

"Waxaan ugu baaqaya dhammaan dadka Sooma aliyeed inay u duceeyaan shuhadada aan Dorraad ku waynay weerarka hotel Tawakal ayna u diyaar gar oobaan sidii AS looga saari lahaa dalka” ayuu yiri MW Axmed Madoobe oo ka hadlaayay qaraxii Kism aayo oo mas’uuliyaddiisa sheegatay Al-shabaab..

DF oo si rasmi ah u shaacisay qorshaha dib loogu howl-galinayo Somali Airlines

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa bilowday qorshe ay dib ugu howl-galineyso diyaaradii Sooma ali Airlines, taasi oo muddo ku siman 30 sanno aan shaqeyn.

Wasiirka wasaaradda gaadiidka iyo duulista ha wada xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Fardowsa Osman Egal ayaa Dorraad ma gacowday guddiga dib u howl-galinta diyaaradii Soomaali Air lines.

Guddiga ayaa sida lagu shee gay qoraal kasoo baxay wasiirka gaadiidka iyo duu lista hawada waxay tallo bixin ku sameyn doonaan si da ugu haboon ee dib loogu howl-gelin karo diy aaradii Soomaa liya.

"Xubnahaan guddiga waxaa la farayaa inay mud do 30 cisho ah oo ka bilaabanysa taariikhda Novemb er 1-deeda illaa November 30-kee da kusoo gudbi yaan qorshe dhameystiran oo horse edaya dib u howl-gelinta shirkada Somali Airlines.”

Guddigaan oo ka kooban 7 xubnood ayaa waxay kala yihiin; Md. Cali Gacal Gaabow (Guddoomiye)

Captain Maxamed Nuur Aadan (Xubin)

Captain Cabdi Guuleed Maxamed (Xubin)

Axmed Macallin Xasan (Xubin)

Captain Caydaruus Axmed Kaahiye (Xubin)

Cabdi Maxamed Maxamuud (Xubin)

Cabdirisaaq Aadan Geedi (Secretary)

Dib u howl-galinta diyaaradii Soomaali Airlines ayaa Soomaaliya uga dhigan guul wayn, iyadoona muddo ku siman Soddan sano ay howlgab ahayd diyaaradu, taasi oo meesha ay ka saareen dagaal adii sokeeye ee ka qarxay dalka

Dowladda oo ka digtay arrin dhici karta maalmaha soo socda

Hay’adda maareynta musiibooyinka ee dowlad da federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saartay di gniin la xiriirta roobab daadad wata oo maalmaha soo socda ka di’i kara deega ano kamid ah dalka.

Qoraal digniin ah oo kasoo baxay hay’adda maareynta mu siibooyinka ee dowladda ayaa waxaa lagu sheegay in toddoba cisho ee soo socota oo ah asbuuca saddexaad ee bishaan October ay sa adaashu muujineyso in roobka dayrtu usoo guurayo dhinaca G/dhexe iyo qeybo kamid ah G/Koonfureed ee dalka.

"Gobollada Togdheer, Nugaal, Sool, Mudug, Ga lgaduud, Koonfurta-gobolka Waqoyi-galbeed, Koon furta-gobolka Hiiraan iyo Bariga-gobolka Bakool ayaa sida ay saadaashu sheegeyso waxay asbuucan heli doonaan roobab ah inta u dhaxeysa 10 – 100 (mm),” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay hay’adda maar eynta musiibooyinka.

Waxa kale oo lagu yiri qoraalka "Haddii ay roo babkaasi uga da’aan sida ay saadaashu sheegeyso waxay degmooyin goboladaasi kamid ah wajihi do onaan khatar kaga timaada halista daadadka (flash floods) ay roobabkaasi sababi doonaan.”

Sidoo kale waxay sheegtay hay’addu in gobolada kale ee dalka sida; Awdal, Gedo, Jubada-dhexe, Jub ada-hoose, Baay, Shabeelaha-dhexe, Shabeelaha-hoose iyo Banaadir ay asbuucan heli doonaan roob aan badneyn oo xadigiisu u dhexeeyo 01 – 30 (mm), sidaas darteedna aan la fileyn in saameyn badan ku yeeshaan goboladaas.

Digniintan kasoo baxday hay’adda maareynta musiibooyinka ee dowladda ayaa kusoo aadeysa xili ay Habeen hore daadad xoogan ku rogmadeen magaalada Qardho, kuwaasi oo geystay khasaare isugu jiro dhi masho, dhaawac iyo burbur.

Wariye lagu xiray Magaalada Gaalkacyo

Ciidamada Booliska Galmudug ee Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa Habeen hore xabsiga dhigay Wariye Saadaq Saciid Nuur oo kamid ah Wariyeyaasha ka howlgalla Gobolka Mudug.

Taliyeyaasha Qeybta Booliska Gobol ka Mudug iyo Saldhigga Gaalkacyo ayaa warbaahinta u xaqiijiyay inay Weriye Saadaq Saciid Nuur ku xireen Amar uu bixiyay Madaxweynaha Gal mudug Axmed Cabdi Kaariye.

Midowga Suxufiyiinta Galmudug ayaa cambaare eyay xariga Sharci darrada ah ee lagula kacay War iye Saadaq Saciid Nuur oo kamida Wariyaasha ka howlgalla Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.

" Xariga Wariye Saadaq Saciid Nuur ay u geysteen Ciidamada Booliska Degmada Galkacyo ayaa qeyb ka noqonaya tacadiga iyo caburintasSii xargo-goos anaysa ee lagu hayo Wariyaasha iyo Warbaahinta Ka howlgala Maamulka Galmudug.

Hadaba Anagoo ka duulayna Ilaalinta Xoriyada Hadalka iyo Madax-banaanida Warbaahinta Waxaan Taliska Booliska Qeybta Gobolka mudug Iyo Cidwal ba oo ay Qusayso Ka Codsanaynaa inay Xoriyadiisa Si Deg Deg ah u Siiyaan Wariye Saadaq Saciid Nuur.

Horay waxaa Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug loogu xiray Wariyeyaal dhowr ah oo ay kamid ahaayeen Maxamed Cumar Yuusuf ( Booltoon ) Cali Nuur Cayn, Maxamed Siciid Siidhii, waxaana xarig aan uu kusoo aadayaa xilli weli dowladda Soomaa liya uu u xiran yahay xoghayaha Ururka SJS Cab dalla Axmed Muumin.

Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday Go’a an ka dhan ah Al-Shabaab

wasiir kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta Ca bdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaalla ayaa sheegay in dal ka Soomaaliya xilligaan uu kujiro waqti dagaal, ils amrkaana Ciidamada dowladda oo kaashanaya dadka Shacabka ah ay dagaal kula iraan Al-Shab aab. Qoraal kasoo baxay dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ee uu Warbaahinta u akhriyay Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaalla oo ay garab taagnaayeen Wasiira da Maaliyada iyo Amniga Gu daha ayaa u qornaa sidatan.

Dowladda Federaalka ah ee Somaaliya markii ay aragtay in lacagaha baada ah ay Al-Shabaab ka qaadayaan Ganacsatada Soomaa liyeed oo ay u adeegsanayeen qaraxyada ay ku bee gsadaan Goobaha dadweynaha, dilalka qorsheysan & werarada tooska ah oo ay ku hayaan Bulshada Soomaaliyeed.

Markii ay aragtay dowladda waajibka ka saaran ilaalinta hantida sharafka iyo ammaanka muwaadini inta Soomaaliyeed, iyada oo dardar gelineysa daga alka lagu ciribtirayo Al-Shabaab & kooxaha kale ee Argagaxisada ah, waxay Dorraad ku dhawaaqeysaa hab lagula dagaalamayo lacagaha ay ka qaadaan dadka Soomaaliyeed.

1: In dadka Soomaaliyeed ay ka qeyb qaataan sidii dowladdu u heli laheyd dadka Al-Shabaab u qaab ilsan qaadida lacagaha baada ah oo ay ka qaadaan Ganacsatada Soomaaliyeed, isla markaana ay dowladda kala soo xiriiraan tel: 0610404036 ama 0610404037.

2: Tallaabadan waxaa ay qeyb ka tahay dagaalka Maaliyadeed ee ka dhan ah Al-Shabaab oo ay dow ladda kula jirto, isla markaana xogta ay shacabka dowladda la wadaagaan ay muhiim u tahay in la wiiqo awooda Al-Shabaab lana yareeyo dilalka qor sheysan qaraxyada.

3: In dowladda Soomaaliya ay cadeeyneyso in tallaaba kasta oo uu qaado muwaadin Soomaaliyeed ee xog ka haayo Al-Shabaab aaladaha ay u isticma alaan qaadista lacagaha inay u aqoonsan yihiin muw aadin ka qeyb qaatay badbaadinta nafta dadka Soomaaliyeed.

Duqeymo ka dhacay degaanka Masjid Cali Gadu ud & faah faahino laga helayo

Duqeymo diyaaradeed ayaa lagu soo waramay aa inay Dorraad ka dhaceen degaanka Masaajid Cali Gaduud ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo Dorraad dagaal saacado badan qaatay uu ku dhexma ray Ciidamada dowladda & dadka degaanka oo dhinac ah iyo Al-Shabaab.

Wararka la helay ayaa sheegaya in goobo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab lala barti maameedsaday duqeynta, waxaana saraakiil Ciidan oo ku sugan aaga degaanka Masaa jid Cali Gaduud ay sheegeen in duqeynta lagu dilay Xubno katirsan Al-Shabaab.

Diyaaradaha dagaalka ee dowladda Turkiga ayaa waxaala sheegay inay duqeynta fuliyeen si loo wiiqo Al-Shabaab oo isku aruursaday duleedka deg aanka Masaajid Cali gaduud si ay markale u soo weeraraan degaanka oo qeyb kamid ah ay ku sugan yihiin Ciidamada dowladda.

Wararka kale ee Risaala ay ka haleyso degaan ka Masaajid Cali Gaduud ee Gobolka Shabeellaha Dhee ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamada dow ladda & dadka degaanka ay dib magalada uga ba xeen, isla markaana ay ku sugan yihiin duleedka Bari ee degaanka Masaajid Cali gaduud, waxana laga ca bsi qabaa in markale ay dhinacyadu dagaalamaan.

Xigasho:Radiorisal.Com

Agaasimaha guud ee madaxtooyada Koon fur Gal beed oo kulan la qaatay Magatte Guisse

Agaasimaha guud madaxtooyada maamulka Koo nfur Galbeed Md. Cabdifataax Mahad Cabdira xma an ay aa kulan la qaatay Madaxa Hay’a dda Qaxooti ga Aduunka UN HCR ee Soomaaliya Mag atte GuisseKulanka oo ay ka qeyb galeen La-taliya asha madax weynaha iyo gudoomiyaha gudiga qax ootiga iyo Bar akacayaasha Koonfur Galbeed waxaa looga hadlay Arimaha Barakacayaasha,Saamaynta Abaarta iyo sidii wax looga qaban lahaa Dadka Aba artu Saamay say.

Hay’adda Hormuud salaam foundation ayaa dhaq aala lacageed waxa ay ugu deeqday Dr Xabeeb.

Hay’adda Hormuud salaam foundation ayaa dha qaala lacageed oo gaaraya $15,000 waxa ay ugu de eqday Dr Xabeeb oo mud ooyinkii u danbeeyay ku xa nuunsanayay magaalada mu qdisho ay ugu noqoto kaal mo si dalka dibadiisa loogu soo daaweeyo.

Cabdiraxman Cali Cawaa le Dr Xabeeb oo waa yadaan la xanuunsanaa Dhiig Mada xa ugu furmay ayay Hormuud Salaam Foundation u gu talo gashay lacagtaas in lagu daweeyo, Dr Xabe eb oo ah dha khtar mudo dheer u adeegayey dadka Soomaaliyeed ee ka xanuunsan Dhimirka.

Munaasabada gudoonsiinta lacagta oo ka dhac day Isbitaaka Dr Xabeeb ayaa waxaa gudoonsiiyey lacagta Gudoomiyaha Hormuud Salaam Foundation Md. Abdullahi Nur Osman iyo Madaxa Howgelinta ee Shirkadda Hormuud Telecom Md.Abdikariin Moha med Kaariye.

Cabdikariin Maxamed Kaariye Madaxa Howgelin ta shirkada hormuud ayaa dhankiisa ka hadlay mum aasabada deeqda lacageed loogu wareejinayay Dr xabeeb asagoo sheegay in shirkada hormuud iyo ba ngiga Salaam Somali Bank garabka u qaabilsan gar gaarka iyo caawinaada ee Hormuud Salaam Founda tion loo aasaasay howlahaan.

Dr Xabeeb oo Goobta ka hadlay ayaa aad uga mahad celiyey Kaalmadaa lacageed ee ay Hormuud Salaam Foundation gudoon siisey, wuxuuna ugu duc eeysey in xoolahooda allaha u barakeeyo, isagoo u ga mahad celiyey garab Istaaga ay mar walbaa gar ab taagan yihiin, taasoo ah mid aanDorraad ka bilaa banin.

Masuuliyiinta oo Goobta ka hadlay ayaa Dr Xabe eb allaha uga baryey inuu siiyo Caafimaad deg deg , waxaana ay u balan qaadeen in ay mar walbaa Horm uud Salaam Foundation taagan tahay garabkiisa, wa xeeyna uga mahad celiyeen Dr Xabeeb u adeegidi isa dadka Soomaaliyeed ee ka xanuunsan dhimirka taasoo ay abaal badan uga hayaan dhammaan dad ka Soomaaliyeed.

Dr Xabeeb ayaa dhawaan loo qaadi doonaa dalka Turkiga, si halkaas loogu soo daweeyo Hadii alle idmo.

dhaxal sugaha Sucuudiga Maxamed Bin Sal maan oo sababo caafimaad uga qeybgeli doonin shir Carbeed

Bayaan kasoo baxay madaxtooyada dalka Alg eria ayaaa lagu sheegay in dhaxal sugaha Sucuudi ga Maxamed Bin Salmaan uusan ka qeybgeli doonin shirka dalalka Carabta ee bisha da mbe ka dhici doono dalka Algeria.

Waxay sababta ku sheegeen in Maxamed Bin Salmaan uu u hoggaansamayo talooyinka ay usoo jeediyeen dhakhaatiirtiisa.

Bayaanka ayaa sidoo kale lagu sheegay in Mad axweynaha Algeria AbdulMajiid Tebboune uu soo wacay Maxamed Bin Salmaan isla markaana uu u sheegay in uusan ka qeybgeli doonin shirka.

Dhanka kale wasaaradda arrimaha dibadda Suc uudiga ayaa soo saartay bayaan balse ma aysan she egeen in Maxamed Bin Salmaan uu ka qeybgeli do ono shirkaas iyo in kale.

Hoggaamiyeyaasha dalalka Carabta ayaa lagu wadaa in Algeria ay ku yeeshaan kulankoodii 31-aad, shirkaas wuxuu socon doonaa 1-da ilaa 2-da bisha

Novembar ee nagu soo aadan.


Ciidamada dowladda oo ku qabtay duuleed ka M/Baledweyne qaraxyo lagu soo raray gaari Dameer

Wararka ka imaanaya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya ay Habeen hore duuleedka maga alada gacanta ku qabteen Gaari dameer lagu soo raray waxyaabaha qarxa.

Gaari dameerka lagu soo raray waxyaabaha qarxa ayaa la she egay in ujeedka bartilmaameed kiisu ahaa fariisin ciidamada dowlada ay ku leeyihiin deegaanka Baardheere oo qiyaasti dhinaca Konfureed kaga beegan magaalada Baledweyne ilaa 20 KM.

Sarkaal ka tirsan ciidanka dowladda ee ku sugan Baarhdeere ayaa warbaahinta sheegay iney hayeen xogta gaari dameerka qaraxyada waday taasoo uu tilmaamay in ciidanka ay u sahashay iney fashiliyaan gaariga qaraxyada waday.

Wararka waxay intaasi ku darayaan in dagaal kooban uu dhexmaray ciidanka dowladda iyo xubna ka mid ah shabaab oo la sheegay iney la socdeen gaari dameerka laga soo buuxiyay waxyaabaha qar xa, hayeshee lama soo sheegin wax khasaaraha ah oo kala gaaray labada dhinac.

Ciidamadda dowladda ee ku sugan magaalada Baledweyne ayaa ah kuwa si aad ah uga feejigan fal alka la xariira qaraxyada ay Al-shabaab la damacsan yihiin gudaha magaalada Baledweyne, waxii ka da mbeeyay markii sadaxdii bishaan Oktoobar ay sadax qarax oo Ismiidaamin ah Sbabaab ka fuliyeen bart amaha magaalada Baledweyne, qaraxyadaas oo geystay khasaare baaxad leh oo isugu jira naf iyo maal.

Maamulka Puntland oo digniin cusub soo saaray kadib roobab dabeylo wata …

Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiib ooyinka Puntland ayaa digniin cusub oo ku aadan roobab dabeylo wata oo ku wajahan maamulkaasi u dirtay dadka shacabka ah, ayadoo ku baaqday in dadweynuhu ay muujiyaan fee jignaan.

Qoraal ka soo baxay wasaarad da ayaa waxaa lagu sheegay in saadaashu muujinayso roobab mahiiggaan ah oo ku soo food leh Puntland, gaar ahaan Gobolka Nugaal.

Wasaaradda ayaa si gaar ah farriin ugu dirtay dadka degan dhulka godan iyo meelaha biya qaba-tinka leh oo ay suurtagal tahay inay ku rogmadaan daadad xoogan.

"Digniin ku saabsan roobabka; waxay saadaashu sheegaysaa inay jiraan Roobab mahiigaan ah, gaar ahaan gobolka Nugaal, haddaba waxaa bulshada Pu ntland ku wargalinaynaa inay ka digtoonaadaan meel aha biyo qabatinka ah Miyi, Magaalo iyo Xeeba ha” ayaa lagu yiri.

Sidoo kale wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Puntland ayaa ugu baaqday kalluume ysatada iyo dadka u dhow xeebaha inay ka taxadaan badda, maadaama laga cabsi qabo roobab daadad wata oo markale kusoo wajagan deegaanada maa mulkaas.

Digniintan ayaa ku soo beegantay, ayada oo Habeen hore ay daadad xoogan ay ku rogmadeen magaala da Qardho, kuwaas oo geystay khasaare isugu jiro dhimasho, dhaawac & burbur. Waa markii labaad oo daadad xoogan ay ku dhuftaan Qardho, waxaana u dambeysay 2020-kii oo biyo ay ku rogmadeen maga aladaas, kuwaas oo sababay khasaare kala duwan.

Wararkii U Danbeeyay Khasaaraha Daadad Habeen hore Ku Dhuftay Qardho.

Daadad xooggan ayaa Habeen hore fiidkii ku soo rogmaday magaalada Qardho ee gobolka Karkaar, ka dib ma rkii uu biyo keenay togga mara magaalada.

Sida wararka la helayo ay she egayaan ilaa saddex tog oo magaalada ku soo dhaca ayaa biyo meelo fog ka yimid ku soo rogay, waxaana la soo wariyay inuu jiro khasaare nafeed iyo mid maaloliyadeed oo ka dhashay daadadkaasi.

Suxufiyiinta ku sugan magaalada Qardho ayaa soo sheegaya in ilaa laba qof oo da’ ah ay ku geeriy oodeen daadadkan,waxaana burbur xooggan gaaray guryo badan oo ay shacab daganaayeen, iyadoo dadku Habeen hore banaanada waaga ugu baryay.

Gudoomiyah Gobalka Karkaar ayaa wariyayaa sha u sheegay in reer Qardho ay gurmad deg deg ah u baahan yiniin, wuxuuna tilmaamay in biyaha dusha ay ka mareen buundada, taasoo walaac hor leh abu ureysa.

"Magaalada Qardho oo dhan biyaa maraya buu ndadii xattaa biyuhu dushay ka mareen , roob aan onkod iyo hilaac laheyn baa magaaladii biyo badan ku soo celiyey” ayuu yiri gudoomiyaha.

Si kastaba, Laba sanno ka hor 2020-kii ayey ahayd markii magaalada uu daad xooggan aafeeyey, waxaana jiray lacago malaayiim doolar ah oo shacab ka Soomaaliyeed u uruuriyeen oo gurmad ahaan loo gaarsiiyay.

Xukuumadda dowlad degaanka Soomaalida oo deeq kala duwan ku wareejiyay maamulka gobolka Hiiraan

Maamulka gobolka Shabeelle oo ay wehelina yaan masuuliyiinta u sarreysa Ciidanka Liyuu Boo liska ayaa deeq kala duwan ku wareejiyay maamulka gobolka Hiiraan ee Soomaaliya.

Deeqdan oo isugu jirtay Gaad iid, Raashinka noocyadiisa ka la duwan iyo daawooyin ayaa waxaa ku maamulka gobolka Hiiraan ku wareejiyay Guddoo miyaha gobolka Shabeelle Aadan Axmed Sooyaan.

Geestiisa Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Je yte Cismaan ayaa deeqdan uga mahad celiyay Xuku umadda dowlad degaanka Soomaalida, oo mar wal ba diyaar u ah garab istaagga walaalahood gobolka Hiiraan, oo dagaal kula jira kooxda Al Shabaab.

Deeqdani ayaa noqonaysa tii labaad ee nooceeda ah ee dowlad degaanka Soomaalidu ku wareejiyo maa mulka gobolka Hiiraan, iyadoo hadda ka hor deeq no ocan oo kale ah lagu wareejiyay maamulka gobolka Hiiraan ee Soomaaliya.

Gobolka Hiiraan ayaa muddooyinkii u dambeey ay waxa uu inta badan maamulka gobolkaas iyo sha cabkuba dagaal kula jiraan Kooxda Al Shabaab, wax aana la filayaa in deeqahan uga imanaya dhinaca do wlad degaanka Soomaalida ay wax wayn ka qabato howlgallada ka soconaya gobolka Hiiraan ee la dag aallanka kooxda Al Shabaab.

Taliban oo howlgal ku dishay xubno ka tirsan Daacish

Afhayeen u hadlay maamulka Taliban ayaa shee gay in Ciidamada ammaanka ee Taliban ay howlgal ka fuliyeen magaalada Kabul lagu dilay lix xubnood oo ka tirsan kooxda Daacish.

Qari Yuusuf Axmadi oo ah afhayeenka u hadlay Taliban ayaa sheegay in xubnaha Daacish ee lagu dilay weerarka lagu qaaday goob ay ku dhuumanay een ay ku lug lahaayeen laba weerar oo culus oo tod dobaadyadii tagay ka dhacay dalkaasi.

Mid ka mid ah ayaa lagu qaaday masjid ku yaalla magaalada, halka kan kalana lagu qaaday iskuul halkaasi oo lagu dilay tobone eyo gabdho da’yar ah sida uu afhayeenku sheegay. Ma jirto koox sheegatay mas’uuliyadda labadaasi weerar.

Tan iyo markii Taliban ay 2021-kii la wareegtay tala da dalkaasi ayay sheegtay in ay diiradda saareyso sugidda amniga ka dib tobanaan sano oo dagaal ah.

Nin Muslim ah oo u dhashay Hindiya oo max kam ad ka dalbaday inay difaacdo diinta Islaamka

Nin Muslimi ah oo u dhashay dalka Hindiya ayaa ma xkamad ka codsaday inay difaacdo bulshada muslim iinta ah isla markaana ay ka hortagto hadallada naceybka ah.

Labo garsoore oo ka tirsan maxk amadda ugu sarreysa Hindiya ayaa ka codsaday madaxda booliska inay tallaabo ka qaadaan dadka baahin ayo hadallada naceybka dhalin karo.

Ninka Muslimka ah ayaa maxkamadda weydistay in mas’uuliyiinta ay faraan inay tallaabo ka qaadaan wa xa uu ku tilmaamay ‘hadallada naceybka ah ee baah ay’ ee ka dhanka ah bulshada Muslimiinta ah.

Muslimiinta waxay kamid yihiin bulshooyinka laga tiro badan yahay ee Hindiya, mucaaradka iyo dadka kale ee dhaleeceeya siyaasadda Ra’iisul Wasaare Narendra Modi ayaa ku eedeeyaa in dowladdiisa ay gacan bidxeyn ku heyso Muslimiinta, eedeymahaas oo uu si xooggan u beeniyay.

Mas’uuliyiinta dalka tanzania oo la daalaa-dhac aya daminta dab ka kacay buurta ugu dheer afrika ee kilimanjaro.

Mas’uuliyiinta dalka Tanzania ayaa la daalaa-dha caya daminta dab ka kacay buurta ugu dheer Afrika ee Kilimanjaro.

Dabka ayaa halkaa ka bilowday habeenkii Jimca ha gaar ahaan wuxuu saameeyay keymaha ku yaalla agagaarka buurta.

Lamana ogo waxa sababay dabkan.

Shaqaalaha dab damiska ayaa isku dayayaa inay dambiyaan dabka tan iyo Jimcihii.

Iyo ilaa hadda lama ogo khas aaraha ka dhashay dabka iyo baaxadda uu gaarsi isan yahay keymaha uu baa bi’ iyay dabka.

Ma ahan markii ugu horreysay uu dab ka kaco buurta Kilima njaro ee Tanzania.

Sanadkii 2020-kii ayay aheyd markii keymaha buu rta uu saameeyay dab socday toddobaad kaasoo ba abi’iyay dhul gaarayo kumannaan hektar.

Booliska dalka Holland oo ka hortagay nin qur’a anka gubi rabay iyo rabshado xooggan

Magaalada Rotterdam ee dalka Holland ayaa wa xaa isugu soo baxay kooxaha Islaamka naceb kadib markii cunsuriga lagu magacaabo Edwin Wagensv eld uu iclaamiyay dibadbax lagu gubaayo Qur’aanka Kariimka, hase ahaatee booliska ayaa ka hortegay dhacdadaas.

Ciidamada booliska ayaa gacanta ku dhigay Ed win Wagensveld oo hoggaamiya kooxda Islaamka ne ceb ee Pegida oo aflagaadeynayay Nabigeena shara fta iyo xurmada leh, wuxuuna ku dhawaaqayay erayo aad u xun oo ka dhan ah Suubanaheena, balse ay nan ku celin karin. Booliska ayaa cunsurigaas ku qaa day gaari shabaqle ah, sida ay baahiyeen warba ahinta Netherla nds.

Haddii aysan boo liska goobta ku sugnaan laheyn, waxaa dhici lah aa rabshado sab abi lahaa in cun surigaasi uu dhib aato la kul mi lahaa.

Ururada Islaamka iyo dadka kale ee diimaha ka le haysta ayaa aad ugu xumaaday, islamarkaana ca mbaareeyay falka uu ku dhawaaqay Edwin Wa gen sveld.

Dalalka Yurub qaarkood ayaa waxaa laga mamnu ucay inuu tago Edwin Wagensveld, iyagoo xushme ynaayo Islaamka iyo nabadgelyada.

Dalka Holland ayaa waxaa ku xooggan kooxaha Islaam naceybka, waxaa a la ogyahay oo si weyn loo yaqaan hoggaamiyaha siyaasiga xisbiga PVV ee Geert Wilders, oo ku caan ah Islaam naceybka iyo soo galootiga, dhowr marna ku baaqay in dadka Isla

amka soo galootiga ah in dalka laga saaro.



LA KULAN LIXDA NIN EE UU XI JINPING WAX KA MAQLO


XIGASHADA SAWIRADA,REUTERS

Xisbiga Shuuciga ee Shiinaha ayaa ugu damb eyntii soo bandhigay ragga maamuli doona Shiinaha shanta sano ee soo socota.

Guddiga Joogtada ah ee Politburo waxa uu dhig maa golaha wasiira da ee madaxtooyada Shiinaha.

Waxa lagu tiriyaa in ay yihiin akhyaar sa re oo ka tirsan xisb iga, in la gaaro meesha ugu sarraysa inta badan wa xa ay u baahan tahay ma aha oo kaliya taariikh-siy aasadeed oo heersare ah, balse waxa ay sidoo kale u baahan tahay in qofka uu weecin karo loollanka iyo mucaaradka gudaha.

Ma ahan wax aan caadi aheyn in isku shaandhe yn ballaaran lagu sameeyo Guddiga Joogtada ah ma rka uu dhamaado muddo xileedka, mana ahan wax ka duwan kuwii hore.

Intooda badan raggan uu soo xushay madaxwey ne Xi Jinping, waa ay ku cusub yihiin kooxda marka laga reebo Zhao Leji iyo Wang Huning. Inta badan, haddaysanba dhammaantood ahayn, waxaa loo ark aa inay yihiin kuwo daacad u ah Xi.

Waa kuwan ragga uu hoggaamiyo Madaxweyne Xi, ee majaraha u haya awoodda Shiinaha.

1: Li Qiang

Li QiangDa'diisu waa 63 jir.

Jagadiisa siyaasadeed ee hadda waa xoghayaha xisbiga ee Shanghai.

Waxaa loo arkaa saaxiibka hoose ee Xi ee aadka uu ugu kalsoon yahay, Li wuxuu ka soo shaqeeyay gobollada yaryar ee ka tir san gobolka Zhejiang. Markii Xi uu ahaa madaxa xis biga ee Zhejiang, Li waxa uu ahaa madaxa shaqaa laha.

Wax ka qabashada kooxdiisa ee xanuunka Covid-19 ee Shanghai ka dallaacay horaantii sanadkan wa xay ahayd mid muran badan dhalisay iyadoo dadka deegaanka ay aad u dhaliileen. Waxaa la isla dhex marayay in tani ay saameyn ku yeelan karto mustaq balkiisa siyaasadeed.

Balse magacabistiisan cusub ayaa waxa cadeyn u tahay sida uu daacadda ugu yahay madaxweyne Xi. Waxaa la aamisan yahay inuu noqon doono hog aamiyaha baddeli doono XI. 2: Zhao Leji

Zhao Leji Da’diisu waa 65 sano jir.

Jagada hadda uu haya waa: Madaxa guddiga u qaabilsan ilaalinta anshaxa.

Zhao ayaa waxaa loo arkaa inuu yah ay xidig dhanka siyaasadda Shiinaha, waxa uuna xiriir dhow la leeyahay gobolka Shaanxi sida madaxweyne Xi.

Ka dib markii uu ku biiray maamulka gobolka Qing hai wuxuu si dhakhsiya ku noqday barasaabka gobol ka isagoo 42 sano jir, waxa uuna sidaasi ku noqday qofkii ugu da’dayaraa ee gobol barasaab ka noqda.

Waa madaxa la dagaalanka musuqmaasuqa waxa uuna mas’uul ka yahay ilaalinta anshaxa xisbiga.

3: Wang Huning

Wang HuningDa’diisu waa 67 sano jir.

Jagada hadda uu hayo waa xoghay aha guud ee Xisb iga Shuuciga ah.

Wang oo barafa soor hore ah, waxaa loo tixgeliyaa inuu yahay maska xda ka da mbeysa fikrado badan oo ay isticmaalaan Xisbiga Shuuciga ah.

Waxaa la sheegay in uu si wanaags an ula dhaqmo dhammaan garabyada xisbiga.

4: Cai Qi

Cai Qi Da'diisu waa 66 sano jir.

Jagada uu hadda hayo waa duqa magaalada Bei jing.

Waxa uu xiriir dhow la leey ahay Xi oo uu dacad u ya hay, wuxuuna ka soo sha qeeyay gobollada Fujian iyo Zhejiang.

Martigelintii Beijing ee Olombikada Jiilaalka ee ho raantii sanadkan, ayay xisbigu ku ammaaneen.

Balse waxa jirtay mar uu sannadkii 2017-kii la kul may dhaleeceyn xooggan ka dib markii uu bilaabay qorshe lagu dhimayo dadka ku nool caasimadda, ka as oo ugu dambeyntii ku qasbay dad badan oo dakhli goodu yar yahay inay magaalada ka hayaamaan.

5: Ding Xuexiang

Ding Xuexiang Da'diisu waa 60 sano jir.

Darajadiisa siyaasadeed ee hadda: Aga asimaha Xafiiska Xoghayaha Guud iyo Xafiiska Madaxweynaha.

Injineer tababaran, Ding waxa uu xirfaddiisa siya as adeed ka bilaabay xarun cilmi-baadhiseed oo dawla deed oo ku taal Shanghai.

Ding, waa injineer tabaran waxa uuna waxa uu xirf addiisa siyaasadeed ka bilaabay xarun cilmi-baaris oo ay dawladdu leedahay oo ku taal Shanghai.

In kasta oo uu waayo-aragnimo u lahayn xoghaye heer gobol ama guddoomiye ayaa hadana wuxuu no qday xoghayahii Xi 2007 si uu u helo irid oo ka soo galo siyaasadda. Ilaa 2014 wuxuu ahaa madaxa xafi iska madaxtooyada.

Waa mid ka mid ah kaali yeyaasha uu aadka ugu ka lsoon yahay Xi. Waxa uu ho gaamiyaha Shiinaha ku weh eliyay safaro badan oo gud aha Shiinaha ah iyo sidoo ka le kuwa dibadda ah.

Falanqeeyeyaasha ayaa sheegaya in ay u badan tah ay inuu waqti badan la qaatay Xi marka loo eego mas'uuliyiinta kale sannadihii la soo dhaafay.

6: Li Xi

Li Xi Da'diisu waa 66 sano jir. Darajadi isa siyaa sadeed ee hadda: Xoghaya ha xisbi ga ee gobolka Guan gdong.

Waxa uu xiriir dhow la leey ahay, daac adna u yahay madaxweyne Xi, waxaa na loo arkaa xalliyaha xasarad aha ee Shiinaha.

Waxa uu ahaa hogaa miyaha xisbiga ee magaala da Yanan ee siyaasad ahaan muhiimka ah, taas oo Mao Zedong u adeeg san jiray xarunta dhexe ee xisb iga intii lagu jiray dagaalkii labaad ee aduunka. Mag aaladan ayaa sidoo kale ah magaalo uu Xi ku qaatay todoba sano oo shaqo adag uu hayay.

Marka la eego gobolka Guangdong, Li wuxuu ka hirgaliyay warshadaha tignoolajiyada taas oo ay qe yb ka ahayd dib u habeynta dhaqaalaha. Waxa kale oo uu soo saaray siyaasado ganacsi oo cusub oo uu kor u qaaday is-dhexgalka gobolka ee aagga.

XIGASHO:BBC

MADAXWEYNAHA RUUSHKA VLADIMIR PUTIN OO U HA MBALYEEYAY XI JINPING OO MARKII SADDE XAAD LOO DOORTAY HOGGAAMIYAHA SHIINAHA

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa u hambalyeeyay Xi Jinping oo markii saddexaad loo do ortay hoggaamiyaha Shiinaha.

Putin wuxuu sheegay in uu ku rajo weyn yahay sidii mar kale loo sii xoojin lahaa xiriirka weyn ee kala dhexeeya Shiinaha, sida laga soo xigtay aqalka Kremlin-ka.

Labada nin ee saax ibada ah ayaa ku kul may shir kii iskaashiga ah ee ka dhacay dalka Khazakhstan halkaas oo ay ka wada sheeg een in uu dhexmaray kulan looga hadlayay xiriirka labada dal.

Bishii February ayay aheyd markii Shiinaha iyo Ru ushka ay ku dhawaaqeen xiriirkooda saaxibtinimo maalmo uun ka hor inta uusan Ruushka ku duulin Ukraine.

MADAXWEYNAHA DALKA TURKIGA OO SOO JEEDIY AY IN DADKIISA LAGA QAADO AFTI SI HAWEENKA LO OGU OG GOLAADO INAY XIJAAB KU DHEX XIRTAAN XARUMAHA DOWLADDA,

Madaxweynaha dalka Turkiga ayaa soo jeediyay in dadkiisa laga qaado afti si haween ka loogu oggolaado inay xijaab ku dhex xirtaan xarumaha dowladda, iskuullada iyo jaamacadaha.

Arrintan ayaa mid aad ugu weyn Erdogan oo ah hoggaamiye muslim ah-kaasoo xisbigiisa Islaamiga ee haya awoodda uu meesha ka saaray tallaabadii in muddada ah jirtay ee haweenka ka mamnuuceysay in xijaabka ay xirtaan marka ay ku sugan yihiin xar umaha dowladda sanadkii 2013-kii.

Arrinta xijaabka haweenka ayaa bilooyinki ugu da mbeeyay noqotay dood siyaasadeed ka hor doo rashada guud ee Turkiga ka dhaceyso 2023-ka-arr intaas oo lagu wado inay noqoto mid kamid ah caq abadaha ugu culus ee hortaaggan maamulka Erdogan labaatankii sano ee lasoo dhaafay.

Erdogan wuxuu mar kasta ku tilmaamaa qaadista xayiraadda xijaabka tusaale ku aadan sida xisbigiisa uu u matalayo dadka muslmiinta isla markaana uu ka soo horjeedo xisbiyada cilmaaniga ee ka talin jiray Turkiga ka hor inta uusan ifbixin xisbigiisa sanadkii 2002-dii.

Haddii aad geesi tahay, soo bax, arrintan aango ’ aan uga gaarno aftid..qaranka go’aan ha gaaro” ayuu yiri Erdogan oo farriin u dirayay hoggaamiyaha muc aaradka Kemal Kilicdaroglu.

Kemal Kilicdaroglu wuxuu hoggaamiyaa xisbiga cilaamiga ee CHP, waana xisbi uu aasaasay Mustafa Kemal Ataturk.

Hogaamiyaha CHP ayaa soo jeediyay sharci da mmaanad qaadaya in dumarka ay xaq u leeyihiin xir ashada xijaabka si loo yareeyo cabsi kasta oo xisbi giisu uu dib ugu soo celinayo mamnuucida.

Xijaabka ayaa dood ka dhaliyay Turkiga sagaash aamadkii balse ma jiro xisbi siyaasadeed Dorraad soo jeedinayo in laga mamnuuco Turkiga.

Horraan waxaan sameynay khaladaad ku aadan xijaabka, ” horraantii bishan ayuu qiray Kemal Kilic daroglu.



HOGGAAMIYEYAASHII CAALAMKA EE WAQTIGA UGU GAABAN XUKUNKA

 HAYAY


Liz Truss

Bixitaanka Liz Truss wuxuu ka dhiganyahay in UK ay muddo lix sano iyo bilo ah yeelatay ugu yar aan shan raysal wasaare. Marka ma hubaal baa in tani ay tahay taariikh cusub oo dunida laga dhigay? Maya run ahaantii, ma aha wax cusub.

Muwaadiniinta Argentina waxay markiiba kuu sh eegayaan in dalkoodu uu mudoo laba toddobaad gudahood ah yeeshay shan madaxweyne.

Xaqiiqdii taariikhda bannaynta xafiiska ingiri iska looga arrimiyo ee (Downing street) ee Truss ay joogtay 45 cisho oo kali ah taasoo taariikh cu sub ku ah Xafiiska raysal wasaaraha ee UK waxay muddo aad u dheer u noqonaysaa marka la ba rbar dhigo madaxdan caalamka ee hoos ku xusan mudada ay xilalka hayeen.

Hal habeen, hogaamiyihii naasiga Jarmalka

Joseph Goebbels

Joseph Goebbels waxaa si gaar ah loogu xasuustaa inuu ahaa wasiirkii barabagaandhada ee jarmalka xiligii xukunka naasiga (1933-1945). Balse dad yar ayaa ku baraarugsan inuu qabtay xilka ugu sareeya dalkaas ee raysal wasaaran imada hal habeen oo kali ah.

Tani waxay dhacday 30-kii April 1945, kadib mark ii hogaamiyihii xilligaas ee Jarmalka Adolph Hitler uu is dilay maalmihii ugu dambeeyay ee dagaalkii 2-aad ee yurub.

Maadaama uu u haa ku xigeenkiisa, Goebbels wuxuu noqday raysal wasaare balse asaga iyo xaaskiisa ayaa isdilay kadib markii ay sidoo kale sumeeyeen lix caruur ah oo ay dhaleen.

Hal bil, Aqalka Cad

William Henry Harrison

William Henry Harrison oo no olaa intii u dha xaysay (1773-1841) ayaa ta ari ikhda mara ykanka ku ast aysan inuu yahay madaxweynihii ugu horeeyay ee dhinta asagoo haya xilka madaxtinimada ee mar aykanka balse sidoo kale madaxweyniihii mudada ugu yar hayey xilka madaxtinimada dalkaas.

Ninkan oo ahaa askari hore ayaa xafiiska joogay 32 maalmood oo kali ah ka hor inta aanu lasoo dhicin xanuunka burkiitada kaasoo uu u geeriyooday asagoo 68 jir ah.

Mudaharaadkii (Casa Rosada)

Barazil oo mar yeelatay 5 madaxwayne muddo 2 bilood ah

Argentina waxa ay gashay qalalaase siyaasadeed bishii December 2001, ka dib dhibaato dhaqaale oo al soo daristay taasoo keentay mudaahar aadyo waaweyn oo dalka oo dhan ah oo ay ku dhinteen 25 qof.

Qalalaasaha siyaasadeed ayaa ku qasbay madaxweyne Fernando de La Rua inuu is casilo 20-kii Disembar.

Waxa xigay kacdoon siyaasadeed, halkaas oo hoggaamiyaha aqlabiyadda Senate-ka, Ramon Puerta, uu beddelay De La Rua oo ah Madaxw eyne maadaama Madaxweyne-ku-xigeenka uu si doo kale iscasilay. Laba maalmood ka dib, Puerta ayaa iscasilay ka dib markii goluhu u doortay Adolfo Rodriguez Saa inuu noqdo madaxweyne.

Si kastaba ha ahaatee, Saa ayaa sidoo kale iska casilay xilkiisa todobaad ka dib markii qorshihiisii dib u soo nooleynta dhaqaalaha uu fashil ku soo dhamaaday. Sida sharcigu qabo, Puerta waa in uu ku soo noqdaa awoodda, laakiin wuu la dagaall amay, isaga oo iska casilaya madaxnimadii Senet ka., sidaana xilka madaxwayanah ku waayay.

Intaa ka dib, waxaa madaxweyne noqday Eduardo Camano oo ah ku xigeenka afhayeenka baarl amaanka.

Balse, saddex maalmood ka dib markii uu xukunka la wareegay, wuu iscasilay si uu xukunka ugu wareejiyo madaxweyne cusub oo la doortay, Eduardo Duhalde, oo xukunka hayay ilaa doorashadii 2003.

Ra'iisul Wasaaraha Hindiya ee xilka hayay muddo laba toddobaad ah

Atal Behari Vajpayee

Ra'iisul wasaarihii hore ee Hindiya, Atal Behari Vajpayee, ay aa ah shaqsiga heys ta rikoorka madaxwe yne oo labo toddob aad oo kaliya xukunka hayay 1996, ka dib markii uu ku guuldareystay inuu helo aqlabiyadda cod adka baarlamaanka.

Waxa uu xukunka ku soo noqday 1998-dii, bal se, 13 bilood ka dib waxaa sameymay ishaysi sab abay in baarlamaanka la kala diro.

Si kastaba ha ahaatee, xisbigiisa BJP ayaa mar kale ku guuleystay doorashada, halkaas oo uu ku soo laabtay xukunka markii saddexaad ee 1999 ilaa 2004.

Madaxwaynihii Sierra Leone

Siaka Stevens

Siaka Stevens ayaa waxaa uu isku darsaday labo qiso oo ah in uu ahaa madaxwaynihii ugu waqtiga gaabnaa ee kii ugu waqtiga dheeraa ee soo mara dalka Sierra Leone.

Waxa la doortay 1967-kii, balse ciidamada ayaa xukunka ka tuuray, kuna xiray inqilaab maalintii xilka loo dhaariyey.

Balse, Stevens ayaa xukunka ku soo noqday hal sano kadib afgambigiisii, isagoo xukumayay 1971 ilaa 1985, kadib markii uu dhamaaday xuk unkii militariga.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip