HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWS PEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 22-KA OKTOOBAR 2022-KA

0
Saturday October 22, 2022 - 08:12:33 in Wararka by
  • Visits: 415
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWS PEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 22-KA OKTOOBAR 2022-KA

    .....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.....

MW Xasan Sheekh "Waxaa Naga Go’an In Aan Meesha Ka Saarno Fasiraada Khaldan Ee Diinta”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soom aaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qeyb-galay xiritaanka Shirweynaha Caalamiga ah ee Culuumta Shareecadda Islaamiga ah oo Shalay lagu soo ga ba-gabeeyey Muqdisho, ka as oo ay ka soo qeyb ga leen culummo iyo aqo onyahan ka socday gobollada dalka iyo dalalka Caalamka.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay mu hiimad da shirkan, maadama dalka uu dagaal kula jiro fikirka waxa loogu yeero xagjirnimada, waxa uuna culimada Soomaaliy eed ku bogaa diyey sida ay uga go’an tahay muujin ta been abuurka ka dhanka ah diinta suubban ee Isla amka.

"Waxa kaliya ee dadka Soomaaliyeed ay ku mid eysan yihiin waa diinteenna suubban ee Islaamka. Dowladda oo gaabisay dowrkeeda ku aaddan diinta ayaa sabab u noqotay in ay ka faaiideystaan oo si khaldan ugu maran hab aabiyaan dadka. Shalay waxaa naga go’an in aan fasiraddaas khaldan me esha ka saarno, dhaqankeenna bulsho iyo dowladn imo aan ku ilaalinno diinteenna suubban ee Islaam ka.”

Dhankooda, Madaxda xarummaha cilmu-ba ar ista shareecada, maamulka macaahidda iyo gooba ha lagu barto culuumta diinta Islaamka ee dalka ay aa Madaxweynaha ku bogaadiyey sida ay uga go’an tahay horumarinta iyo taye ynta waxbarashada da lka, gaar ahaan qeybta shareecada, iyagoona gud doonsiiyey billad sha raf ay ku maamuusayaan doo rkiisa kobcinta wa xbarashada dalka.

Munaasabaddan waxaa ka qeyb-galay Was iirr ada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee Wasa aradda Waxbarashada iyo Tacliin Sare Faarax Sh eekh Cabdulqaadir, Wasaaradda Di inta iyo Awqaaf ta Mukhtaar Roobow Cali, culi mmo iyo aqoonyahan no ka socday dalalka Jab uuti, Suudaan, Ciraaq, Nayjeriya, Al-jeriya iyo Itoobiya.

R/W Xamza Cabdi oo dalab u gudbiyey DDS

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Sooma aliya, Md. Xamza Cabdi Barre oo haatah booq asho ku ma rayo dhulka dowlad deegaanka Soo maalida Itoobiya ayaa markale ka hadlay arrimo ku aadan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Xamza Cabdi Barre ayaa shacabka iyo isma amulka Soomaal ida Itoobiya ka dalb aday inay kusoo biiraan daga alka, isla-markaana ay qayb ka noqd aan howl gallada ka socda dalka.

Ra’iisul wasaaraha ayaa sheegay in kooxda Al-Sha baab ay tahay cadowga Ummadda Soom aaliyeed, loona baahan yahay in loo midoobo, si looga ad kaado.

"Waxaan u nimid meeshaan inaan idin she egno in la’idin baahan yahay in cadowgaas aan naga caa wisaan naga kaalmeysaan, sidaad sheegteen cadow waxaa jira aan wada leenah ay oo runtii ah argagixis ada ee dhibaatada fara badan Ummadda Soomaaliy eed ku haayo mu ddada dheer idinkana waa dhow eyd idin soo hujuumay,” ayuu yiri ra’iisul wasaaraha.

Sidoo kale ra’iisul wasaaraha ayaa dardaaran culus u jeediyey dadka shacabka ah,wuxuuna ugu ba aqay inay ka shaqeeyaan nabadda, midnimada iyo horumarka deegaanka.

"Waxaan ku talinayaa inaad midowdaan ood wal aalowdaan oo aad xukuumad iyo shac aba gacmaha is qabsataan,” ayuu hadalkiisa sii raaciyey.

Hadalkan ayaa ku soo aadayo, ayada oo dho waan ay toos isku wajaheen ciidamada Liyuu Boolis ee do wladda deegaanka Soomaalida iyo Al-Shabaab oo weerar ku qaaday qaybo ka mid ah dhulkaasi, kadib markii ay ka tallaabeen xadka u dhexeeyo Soomaal iya iyo Itoobiya

Sanbaloolshe oo ammaanay beelo Dorraad gaarsii yey saanad ciidan

Bulshada magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Gur iceel ee Galmudug ayaa Dorraad gurmad sahay ah, sida raashin, shar iyo saanad ciidan waxay u direen ciidanka xoogga iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ee Al-Shabaab kula daga alamaya gobolka Hiiraan.

Gargaarkaas waxaa la gaarsiiyey Maxaas iyo Ya sooman, waxaana lagu wareejiyey guddoomiye Cali Jayte iyo Xildhibaan Cabd ullahi Sanbaloolshe.

Sanbaloolshe oo warbaahinta la hadlay ay si we yn ugu mahad celiyey dadka dega magaa looyink aas oo gurmad iyo garab istaag u muuj iyey, isagoo ku amaanay sidii ay mar hore isa ga difaaceen argagixisada.

"Al-Shabaab waxay fasahaad ku hayeen de eg aanka, markii aan ka xoreynay waxaa noo da’ay ro ob mahiigaan ah, waan ka nasanay, dhulka ay ku ha reen weli roob kama di’in. Kha waarijta wadajir ay aan uga xoreyneynaa dham maan gobollada dalka, yaan loo kala harin,” ay uu yiri Xildhibaan Cabdulla ahi Sanbaloolshe.

Wuxuu sheegay in gurmadka uga imaanaya magaalooyinka Matabaan, Guriceel iyo Dhuus amareeb ay si dhab u qaada doonaan oo abaa lka beesha degta magaalooyinkaas aysan dag aal dambe ugu bedeli doonin.

"Haddii dadku deris yahay wax un ayey isku qabtaan, Shalay dadka noo soo gurmaday ee reer Galmudug wixii horay u dhex maray Habeen hore dhalay ha laga noqdo, waxaan leenahay hal ha daf, dhulkeenu wadajirka iyo wada noola ashaha ayuu ku maca anyahay,” ayuu yiri.

Xildhibaan Sanbaloolshe ayaa intaas ku sii daray, "Waxaa tihiin dadkii bilaabay inay Shaba ab iska dhiciyaan, idinkoo dowlad iyo AMISOM aan gacan ka heleyn, dhulkiina ayaa ugu nab ad badan dalka, hooyo ayaad u tihiin hal gankaan.”

Ra’iisul Wasaare Xamse "Dadka Reer Hiir aan waxaan leeyahay ha niyad jabina, kelig iin halganka kuma tihiine”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaal ka ah ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa booqasho ku tagey magaalada Bel edweyne ee xaru nta gobolka Hiiran, xilli uu sii labo-lixaadsanayo hal ganka ummadda ee ka dhanka ah kooxaha argagixisada.

Md.Xamse iyo wafdigiisa wax aa garoonka dayaaradaha ee Ugaas Khaliif ku soo dhawe eyay Madaxweyne Ku Xigeenka Dowlad Gobo lleedka Hirshabelle, Md. Yu usuf Axmed Xagar, Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Md. Cali Jeyte Cismaan, Masuuliyiin iyo dadweyne aad u fara badan.

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ay safarkiisa ku weh liyeen mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan Golaha Xukuumadda iyo Golaha Baarlam aanka, ayaa bo oqashada uu ku tagey Hiiraan waxay ahmiyad gaar ah u leedahay qorshaha dib-u-xoreynta dalka ee la magac baxay DULM IDIID, maadaama gobolkani ya hay halka uu ka curtay halganka hubeysan ee looga soo horj eedo kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shaba ab, kaas oo durba laga soo hooyey guulo lagu diir saday.

Md. Xamse ayaa inta uu booqashadiisa ku gudaji rey wuxuu uu tagey goobihii ku burburay weerarradii dhawaan argagixisadu la beegsa tay qaraxyada ee xarunta maamulka gobalka, halkaas oo ku naf waa yeen dadweyne aan wax ba Shalaysan. Wuxuuna kulamo la yeeshay da dweynaha iyo mas’uuliyiinta gobolka ee hogg aaminaya kacdoonka reer Hiiraan ay isaga dul qaadayaan kooxaha jid iyo jiho diidka ah ee caadeystey dilka, boobka iyo cabsigelinta sha c abka, islamarkaana ragaadiyey horumarka dal ka.

"Dadka Reer Hiiraan waxaan leeyahay ha niyad jabina, keligiin ma tihiin. Ummadda Soo maaliyeed ayaa garab iyo gaashaan idiin ah. Waa la idin la joo gaa. Horay, gadaal iyo hareer ahaba waa la idinka jir aa ee halganka halkiisa ka sii wada”, ayuu yiri RW. Xamse oo farriin gu ubaabo ah u diray dadweynaha ku dhaqan gob olka Hiiraan oo uu ku tilmaamay in ay "tixraac sharfan” u yihiin ummadda Soomaaliyeed ee xorriyadda jecel.

Dowladda Soomaaliya ayaa taageero hiil iyo hoo leh la garab istaagtey kacdoonka shacabka ee looga soo horjeedo Al-Shabaab iyo inta la hal maasha, waxayna dajisey istiratijiyad Sadd ex Geesood ah oo lagu ciribtirayo awoodaha ci idan, dhaqaale iyo fikra daha xagjirka ah ee arg agixisada.

Ciidamada Xoogga Dalka iyo dadweynaha Soomaali yeed oo wada jira ayaa ku guuleystey in si daran loo wiiqo awoodda Al-Shabaab, ka dib markii laga kic iyey dhul ballaaran oo ahm iyad weyn ugu fadhiyey jiritaankooda, sidoo kal ena waxaa laga jaray wadi iqooyinkii halbow laha u ahaa isku socodka saadka iyo gurmadka maleyshiyaadka gabbalkoodu sii dha cayo.DHAMMAAD----

Madaxweyne Xasan Sheekh oo amray in la beero 100,000 geed labo bilood

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fede raalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo daah furay qorshaha Qaran ee Soomaaliya cagaar ah ayaa ku beeray guriga Ummadda geed ka mid ah 10 Ma lyan oo geed oo lagu dhir eynayo dalka.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay ahmiy adda dhirtu ay u leedahay dalkeenna oo abaaro soo noq-noqday ay aafeeyeen, saameyn xoogg anna ay ku yeelatay duruufihii adkaa ee dalku soo maray, taas oo sababtay nabaad-guur xo oggan oo saam eeyey nolasha iyo deegankaba.

"Burburkii ku dhacay dalka kaliya ma saameyn dadka ee dhibaato xooggan ay uu gaarsiiyey deegaanka Soo maali yeed, waxaa naga guuray xaya waanaadkii iyo dhirtii uu caanka ku ahaa dalkeennu. Dib u dhiska dowl adnimada waa in ay barbar so cotaa dib u cagaarinta deegaanka iyo kobcinta wac yiga dadweynaha ee ku aaddan daryeelka dee gaanka.”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa faray hay ’adaha dowladda in ay hormuud u noqdaan qorsha han oo dhireeyaan xarumaha ay ku sha qeeyaan, si doo kale waxa uu ugu baaqay hawe enka Soomaa liyeed oo taariikh ahaan door wanaagsan ka qaata daryeelka deegaanka in ay guryaha iyo goobaha ganacsiga ay ku tallaal aan geedahan waxtarka u leh deegaanka ee ay dowladdu diyaarisay.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxa muud ayaa faray Maamulka Gobolka Ba naadir iyo Wasaar adda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimil ada Xukumadda Fed eraalka Soomaaliya in ay labada bilood ee sannadka ka dhiman ay ku ab uuraan Caasimadda 100,000 oo geed si loogu gudbo dhireynta caasumadaha dowl ad-gobol eedyada iyo guud ahaan degmooyinka iyo deegaannada dalka.

Taliye Odowaa Yuusuf Raagge oo kormeer ay de egaanadii lagala wareegay Al-shabaab sh. dhexe

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Janaraal Od owaa Yuusuf Raagge ayaa kormeer shaqo ku Tegay deegaanka Xawaadlay ee gobolka Shabeelada Dhe xe halkaas oo dhawaan laga xorreeyey Ururka Al-shababab.

Janaraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa si gaar ah u kormeeray furimaha ciidanka xoogga dal ka ay ku leeyihiin deegaanka Xawaadley.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa ciidamada ku su gan deegankaas ku bo oriyey difaaca shacabka Soomali yeed iyo sifeeynta kooxda Al-shabaab.

Deegaanka Xawaadleey waxaa ku taalla buun do toos ah oo Al-shabaab iskaga kala gudbi jir een go bolada dhexe iyo gobolada koofureed


MW Xasan Oo Magacaabay Guddoomiyaha Max kamadda G/Banaadir & Mida Rafcaanka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soo maaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magac aabay Guddoomiyeyaasha Maxkam adda Rafca anka Gobolka Banaadir iyo Maxka madda Gobolka Benaadir, kaddib soojeedin ka timid Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee da lka Baashe Yuusuf Axmed. Madaxweynaha ayaa xilka Guddoomiyaha Maxkamadda Raf caa nka Gobolka Banaadir waxa uu u mag acaab ay Garyaqaan Siciid Cali Maxamed oo ku takhasusay Sharee cada iyo Qaanuun ka. Sidoo ka le, waxa uu Guddoo miy aha MaxkaMadda Gobolka Benaadir u magacaabay Garyaq aan Saalax Cali Maxa muud.

Mada xweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay aa kula dardaarmay Guddoomiyeyaasha uu ma gaca abay in ay ka shaqeeyaan sarreynta sha rciga iyo xa llinta cabashooyinka caddaalad dar ro ee ka imaa naya Muwaadiniinta Soomaal iyeed.

Xeerkan Madaxweyne oo ku saleysan Shar ciga Nidaamka Garsoorka lambar 3, soona ba xay 12 Juun 1962, ayaa dhaqan galay ka dib fa afi nta rasm iga ah ee maa

Dadweynaha Xaafad ka mida Muqdisho oo erya day, Gacantana ku dhigay Dabley Alshababa

Dadweynaha xaafad ka tirsan degmada Kaara an ee magaalada Muqdisho ayaa ku dha qaaqay tal laabo ay ku bogaadiyeen Hay’adaha Amniga Dowla dda, kadib markii ay gacanta ku dhigeen dabley hubeysan.

Dableyda la qabtay ayaa ka tirsanaa sida la sheegay kooxa ha Alshabaab ee dadka khaa rij iya, waxayna isku dayeen inay baxsadaan, ka dib m arkii ay gaadmo ku dileen Askari ka tirsan Ciidama da dowladda, sida uu sheegay Afhay eenka ciidama da Booliska Gaashaanle Sadiiq Aadan Cali Doo dishe.

Dilka askariga ayaa Duhurn imadii Dorraad ka dha cay xaafadda Kaawada Ka basiini, Waaxda Nagayle ee degmada Kaar aan, waxaana dableyda eryaday dadweyne ka soo qabtay Waaxda Jamhuuriya ee degmada Kaaraan.

Sida uu sheegay afhayeenka Booliska, lab adii dabley iyo hubkii ay wateen ayaa waxaa la gu war eejiyay ciidamada, waxaana la horgayn doonaa sha rciga, arrintan oo ah tii ugu wey neyd oo dadweye qa arkood hubeysan yihiin ay ka daba tagaan dabeyley Alshabaab ah, gacan tana kusoo dhigaan.

Dhowaan ayey ahayd markii Suuqa Bakaar aha dadweyne shacab ah ay qabteen nin Bis toolad ku hubeysnaa oo handaad iyo weerar ku qa aday Gan acsade, kaasoo loo gacan geliyay Hay’adaha Amn iga.

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda iyo maam ulka Gobolka Banaadir ayaa si weyn u bogaad iyay talla abada aya qaadeen dadweynaha deg mada Kaara an, iyagoo ugu baaqay xaafadaha kale ee magaa lada Muqdisho inay ku daydaan.

DF oo dib u saxiixday heshiiskii SHIDAAL KA ee Coastline Exploration

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ogola atay heshiiskii muranka badan dhaliyey ee u dhax eeyey Soomaaliya Shirkadda Coastline Exploration, kaasi oo ay horey u dii day do wladdii ma daxwey ne Farmaa jo.

Heshiiskaas oo uu saxiixay wasiirkii hore ee ba troolka Cabdirash iid Maxamed Axmed ayaa waxaa diiday mad axweyne Farmaajo iyo ra’iisul wasaare Rooo ble, balse shirkadda Shirkadda Coastline Exp loration ayaa ku adkeysatay inuu yahay mid sharci ah oo aan laga bixi karin. Qoraal Habeen hore kasoo baxay Villa Somalia ay aa lagu sheegay in dowladda ay shan wax ka bedeshay heshiiskaas, ayada oo la kaashaney sa garyaqaanka Guud ee Qaranka iyo shar ci-yaqaanno caalami ah oo ku takha susay arrim ha heshiisyada noocaan ah kadibna dhameys tirtay.

Haddaba hoos ka aqriso qoraalka.

Dowladda Federaalka Soomaa liya ayaa Shalay soo gaba-gabeysay hannaanka to os in ta iyo dhammaystirka heshiisyada wadaagga wax-soosaarka Shidaalka ee u dhaxeeya Dow ladda Federaalka Soomaaliya iyo Shirka dda Coastline Exploration, si loogu saleeyo danta dalka.

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo la ka ashatay dib u habaynta heshiiskan Garyaq aanka Guud ee Qaranka iyo sharci-yaqaanno caalami ah oo ku takhasusay arrimha heshiisy ada noocaan ah ayaa ku guuleystay in dib loo saxo qodobbadii ay ka jirtay tabashadu, taas oo dhabbaha u xaareysa in loo hirgeliyo heshiisk an si ay ku qanacsan yihiin dowla dda iyo shac abka Soomaaliyeed.

"Waxaan dib u eegid ku sameynay heshiisy adii la galay bishii Febraayo 2022, si aan u saxno han naanka loo maray iyo qodobbada heshiisyada ka kooban yahay. Garyaqaanka Guud iyo qareenno caa lami ah ayaa si gaar ah u soojeediyay in isbeddel la gu sameeyo qod obbo kooban, si waafaqsan shuruu cda Soomaa liya, taas oo aan ku guuleysannay. Wax ka bed delka lagu sameeyay heshiisyada ayaa gaaray illaa shan qodob, kuwaas oo lifaaq ahaan uga mid ah heshiisyada ( deed of amendment of the PSAs).” Ayuu yiri Wasiirka Wasaaradda Batrool ka iyo Macdanta XFS Mudane Cabdirisaaq Cumar Max amed.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soo maaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyay toosinta iyo dhammay sti rka heshii syada wadaagga wax soosaarka shi daalka, wuxuu na tilmaamay ahmiyadda ay u le edahay kobaca dha qaalaha iyo sida ay fursad ugu tahay in dadka Soo maaliyeed ay ka bax aan saboolnimada, macalu usha iyo dhibaat ooyinka ay la daalaa-dhacayaan.

"Dadka Soomaaliyeed waxay la daalaa-dhacayaan duruufo dhaqaale oo adag, taas oo sannad kasta la ga diro qeylo dhaan iyo in aan u baahan nahay gur madka iyo taageero caalami ah, taas si aan uga gud ubno waa in aan la soo baxnaa kheyraadkeenna, horumarin naa dhaqaalaha iyo dakhliga dowladda iyo sha cabka Soomaaliyeed.”Ayuu yiri Madaxweyn uhu.

Munaasabadda toosinta iyo dhammaystirka he shiisyada waxaa goobjoog ka ahaa mas ’uuliyiin ay ka mid yihiin: Wasiirka Arrimaha Dib adda iyo Iskaa shiga Caalamiga ah, Wasiirka Batroolka iyo Macda nta, Wasiiru dow laha Wa saaradda Batroolka iyo Macdanta, Ergayga ga arka Madaxweynaha ee arri maha ganacsiga ca alamiga ah, mas’uuliyiin ka ti rsan Hey’adda Ba troolka Soomaaliyeed iyo maam ulka Shirkadda Coastline Exploration.DHAMMAAD

Guddoomiyihii Hore Ee Golaha Shacabka Jawaari Oo Ka Warbixiyey Xaaladiisa Caafi maad

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Sha riif Sh Axmed ayaa Isbitaal ku yaalla ma ga ala da Istanbuul ee dalka Turkiga ku booqday Guddoomiy ihii hore ee Golaha Shacabka Baa rlamaanka Soo maaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Prof. Jawaari ayaa Sheekh Shariif uga warbixiyey xaaladdiisa Caafima ad ee lagula tacaalay dalk Turkiga, wuxuuna sheegay Guddoomiyihii hore ee Go laha Shacabka in xaaladdiisa ay tahay mid aad u wanaagsan oo kasoo hagaageysa sidii hore.

Maxamed Sheekh Cismaan ayaa ayaa xus ay in lagu sameeyay baaritaano kala duwan oo Caafima ad, isla markaana jawaabaha soo bax ay lagu war geliyay in xaaladdiisa ay tahay mid wanaagsan oo usan jirin wax xanuun ah oo ha aya. Sidoo kale Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Ma xamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa tilma amay in si gaar ah loo ga baaray Kilyihiisa, isag oona Carabka ku dhuftay in loo sheegay inay u fiican yihiin, lana hubiyey.

Sheekh Shariif Sh Axmed Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa Caafimaad u rajeey ay Prof. Ma xamed Sheekh Cismaan "Waxaan kala sheekeystay xaaladdiisa caafimaad,wuu na fiicnaa waxaan u rajaynayaa Guddoomiyaha in Ilaahay caafimaadka u siyaadiyo”.

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Kulan La Ye eshay Wafdi Caalami Ah Oo Soo Gaaray Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaal ka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaakulan la qaatay madaxa hay’adda Qaxootiga Adduunka (UNHCR) Filippo Grandi iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Shalay soo gaaray maga alada Muqdisho

Madaxweyne Xasan She ekh Maxamuud ayaa la wa daagay Filippo Grandi xa aladda abaaraha dalka iyo qorshaha dowladda ee wax looga qabanayo dhiba atooyinka horsee day barakaca gudaha oo uu ugu horreeyo wa xa loogu yeero argagixisada. Ma daxweynaha ay aa tilma amay in dowladda ay ka go’ antahay in waqti ko oban dal ka looga cirib tiro argag ixisa da, si gurmad loogu fidiyo shacabka tabaale ysan, waxa uuna ku bogaadiyey taageerada iyo gar ab istaagga hay’a dda UNHCR ee shacabka Sooma aliyeed.

Dhankiisa, Filippo Grandi ayaa soo dhawe eyay qorshaha dowladda ee wax looga qabana yo amni ga, taasi oo fududeyneysa in dib u dajin iyo garg aarba loogu fidiyo barakacayaasha wa xa uuna ballanqaaday in ay kordhindoon aan dhaqaalaha lagula tacaalayo xaaladda aba ara ha iyo barakacayaasha Soomaaliya.

XIGASHO:-CAASIMADDA.NET

Korneyl Rufle oo shaaciyey khasaaraha weerar ay Kenya kusoo qaaday Gedo

Diyaaradaha dagaalka ee dowladda Kenya ay aa saacadihii lasoo dhaaf ay duq eymo culus ka ge ystay gudaha dee gaanka Ceelcadde ee gobolka Ge do. Xoolo iyo guryo ay lah aayeen dad shacab ah a yaa la sheegay in lagu burb uriyay duqeymaha ay cii damada Kenya ka gey steen Caalcadde. Korneyl Aa dan Axmed Rufle oo ka tirsan saraakiisha ciidanka xoogga dalka ee gobolka Gedo ayaa Idaacadda Kulm iye u sheegay in 21 neef oo Ari ah, Faras iyo Rati Ge el ah ay duqeymahaas ku dileen ciid amada Kenya.

Sidoo kale Korneyl Rufle wuxuu sheegay in laba Guri oo dad shacab ah ay lahaayeen la gu burbur iyay duqeynta, waxaana ka badbaa day reerkii dega anaa gurigaas oo ka cararay goobta.

"Diyaaradaha Kenya oo ka soo gudbay Mandhe era ayaa duqeyn ka geystay Ceelcadde, laba guri oo bartamaha magaalada ku yaalla ay aa la duqeeyey, halkaas waxaa lagu laayey xo olo, 21 neef oo Ari ah, Aawr geel ah iyo Faras ayaa lagu dilay,” ayuu yiri Korneyl Rufle.

Sidoo kale wuxuu sheegay in gantaallo aan qar xin ay weli goobta yaallaan, sidoo kale dad ka deega ankaas ayuu sheegay inay guryahoo da ka cararaan markii ay hawada soo galaan di yaaradaha Kenya, taas oo sabab u noqotay in reerkii deganaa gurigaas ay duqeynta ka bad baadaan.

"Wax khasaare ah dadka kama soo gaarin duqey ntaas, xoolihii iyo guryihii waa la baabi’ iyey, waxaa intaas dheer in bartamaha maga alada Ceelcadde ay yaallaan ugu yaraan shan gantaal oo aan qarxin,” ayuu hadalkiisa ku sii daray Korneyl Rufle. Wu xuu intaas ku sii daray, "Dadkaan mudo dheer ayey diyaaraduhu beegsanaayeen, mar kii ay hawada soo galeen ayaa laga cara ray gu ryaha, dadka qaar wax ay galeen guryaha shub ka ah, halka qaarna ay u ca rareen dhul bacaad ah oo aan dhagax laheyn si firirka ay uga bad baadaan.”

Ugu dambeyntii sarkaalkaan ka tirsan ciid anka xoogga dalka ayaa sheegay in deegaan ka ay du qeyntu ka dhacday ee Ceelcadde uus an ka jirin wax maamul ah, oo Al-shabaab ay yi maadaan markii ay doonaan, wuxuuna degaan kaasi hoos tagaa deg mada Garbahaarey ee xarunta gobolka


Ciidamo la magac baxay ‘Caano ka dhan’ oo ku biiraya dagaalka Al-Shabaab

Waxaa sii xoogeysanaya kacdoonka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab, waxaana mark aan dagaalka kusoo biiray dadka deegaanka Ceelbarde ee gobol ka Bakool.

Ciidamada deegaanka degmada Ceelberde ee gobolka Bakool ayaa u diyaar garoobay ka qeyb qaadashada howgalka degaannada hoost aga deg madaas looga saarayo maleeshiyada Al-Shabaab

Ciidamada deegaanka ee la baxay (Caano ka dhan) waxay isugu jiraan dhallinyaro oday aal iyo haween oo u diyaar ah ladagaalanka Al-Shabaab, waxayna wacad ku mareen in ay dee gaankooda ka xoreyn doonaan Al-Shabaab. Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka degmada Cee lbarde iyo Saraakiisha Ciid amada xoogga dalka oo fagaaro kula hadlay Ciid amada deg aanka ayaa uga mahadceliyay sida ay u go’a ansa de en inay la dagaalamaan Al-Shabaab.

Waxaa ay ballan qaadeen inay garab istaag u muujin doonaan ciidamada degaanka si ay Al-Sha baab, guud ahaan uga saaraan degaann ada hoos taga degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool.

Kacdoonka ka dhanka ah kooxda Al-Shaba ab ayaa ka curtay deegaano badan oo ka tirsan Soomaaliya, waxayna kooxdaan wajaheysaa culeyskii ugu weynaa oo sababi karo in laga taqalusi.

Shirkadda COASTLINE oo shaacisay LACA GTA ay ku bixisay heshiiska shidaalka

Shirkadda Coastline Exploration ayaa faa hfaah in ka bixisay heshiis Habeen hore lagu saxiixay magaalada Mu qdisho, oo ay la gashay dowlad da Soomaaliya, kaa si oo dib u habeyn loogu sa meeyey heshiis ay horey u saxiixday dowladda.

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa Habeen hore shaa cisay inay oggolaatay heshiiskii wadaagga wax soos aarka shidaalka ee Soomaaliya iyo Shirka dda Coastline Explor ation, kaasoo uu hore u sa xiixay Wasiirkii hore ee Batroolka Cabdira shiid.

Shirkadda Coastline Exploration ayaa shaa ciay inay lacag dhan 7 milyan oo dollar ku shub tay Ban kiga Dhexe ee Soomaaliya.

"Anagoo taageero ka helayna Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud, waxaan si toos ah u dhi gnay Bankiga Dhexe ee Soomaaliya lacag dhan $7 milyan oo ah saxiixa heshiiska,” ayaa lagu yiri qoraalka shirkadda.

Sidoo kale qoraalka kasoo baxay shirkadda ayaa lagu sheegay inay shirkadda rajeyneyso in guul weyn laga gaaro baarista shidaalka.

Shirkadda Coastline Exploration ayaa sidoo ka le sheegtay inay diyaar u tahay bixinta mala ay iin doll ar oo kale ah lacagaha loo yaqaan ‘roya lty’, faa’iido kala qaybsiga iyo cashuurta da khliga.

Shirkadda waxay shaacisay in Madaxweyn aha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud uu ogolaaday heshiiskan, sidaas darteedna ay ku dhawaaqayaan inuu dalka Soomaaliya u furan yahay ganacsi iyo he shiisyada shirkadaha caal ami ah.

Waxay sidoo Shirkadda taageero ka hesh ay Ra’ Iisul Wasaare ku xigeenka, Wasiirka Tam ar ta iyo Macdanta, Guddoomiyaha Hay’ad da Batroolka, iyo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qar anka oo ay weheliyaan masuuliyiin kale oo ba dan.

"Waxaan dib u eegid ku sameynay heshiisy adii la galay bishii Febraayo 2022, si aan u sax no ha nnaanka loo maray iyo qodobbada heshi is yada ka kooban yahay. Garyaqaanka Guud iyo qareenno ca alami ah ayaa si gaar ah u so ojeediyay in isbeddel lagu sameeyo qodobbo kooban, si waafaqsan shuru ucda Soomaaliya, taas oo aan ku guuleysannay. Wax ka beddel ka lagu sameeyay heshiisyada ayaa gaaray ill aa shan qodob, kuwaas oo lifaaq ahaan uga mid ah heshiisyada ( deed of amendment of the PSAs).” Ayuu yiri Wasiirka Wasaaradda Batroo lka iyo Macdanta XFS Mudane Cabdir isaaq Cumar Maxamed.XIGASHO:-OOBJOOGE.NET

Wasaaradda dekedaha Soomaaliya oo hay'a da ha amniga u gudbisay ganacsato ka caba naya in xogtooda ganacsi loo gudbiyo Alshabaab

Wasaaradda dekadaha iyo gaadiidka bad da ee dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in hay'adaha amniga ay la wadaagtay cabasho uga timid ganac satada Soomaaliyeed, oo she egay in xogta ganacsi gooda lala wadaago ko oxda Alshabaab. Wasaara dda dekedaha ayaa hay’adaha amn iga ka codsatay in baaritaan loogu samee yo cid kaste oo ku lug leh in xogta ganacsatada loo gudbiyo Alshabaab islamark aana cidii lagu helo laga qaada talaabo adag oo sharciga waafaqsan.

Wasaaraddu waxay diginin xooggan u dirtay shirkadaha adeegga maraakiibta, iyadoo u she egtay in ganacsigooda dowladdu la wareegi doonto lana la kulmi doonaan ciqaad adag.

Dhawaan, wasiirka ganacsiga Soomaaliya ay aa sheegay inuu wasaaradda dekedaha u gu dbinayo illaa afar shirkadood oo wax soo daj iya, kuwaas oo uu sheegay inay xogta ganacsiy ada laga soo dejiyo dekedaha ay u gudbiyaan Alshabaab.

Wasiirku wuxuu sidoo kale sheegay in No otaay ooyinka Muqdisho kuyaalla ay dha mm aantood u shaqeeyaan Alshabaab una gud biyaan macluumaa d hanti kala iibsiga.

Maalmo ka hor, dowladda Maraykanka ayaa cu naqabatayn kusoo rogay shakhsiyaad Soom aali ah oo loo haysto inay Alshabaab u qaab ilsan yihiin ma algalinta iyo heshiiyada ganacsi ee Alshabaab kula jirto shirkaaha maxaliga ah ee dalka.

Madaxweyne Mustaf Cagjar Iyo Wafdi Uu Hogg aaminayo Oo Gaaray Garoowe & Ujeedka

Madaxweynaha dowlad deegaanka Soom aalida Mustafe Muxumed Cumar Cagjar iyo wa fdi uu hogg aaminayo ayaa Shalay gaaray mag aalada Gar oowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ahna Caasimadda Maa mul ka.

Garoonka diyaarada ha Jeneraal Maxamed Abshir ayaa waxaa ku soo dhaweeyay Madaxweynaha dowlad Gobol eedka Puntla nd Saciid Deni, ku-xigeenkii sa Ax med Karaash, Guddoo miye ku-xigeenka Baarla ma anka, Wasiiro, Xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale.

Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar Cagjar ayaa inta uu ku sugan yahay magaal ada Garoowe ayaa waxaa uu kulamo la qaa dan doonaa Madax weyne Saciid Cabdullaahi Deni, iyagoo ka wada ha dli doona arrimo kala duwan.

Warar la helayo ayaa waxaa ay sheegaya an in ujeedka wafdiga ka socda dowlad deega anka Soo maalida uu yahay sidii ay uga qeyb geli lahaayeen munaasadda xarig-jarka wejiga koowaad ee deke dda Garacad oo sabtida berri ka dhici doonta deega anka Garacad ee Gobol ka Mudug.

Madaxweyne Mustaf Cagjar ayaa waxaa sa far kiisa ku wehlinaya Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka ah ee Itoobiya, Diblumaasiyi in, Isimo iyo Ganacsato.Tallaabada Mareykanka oo caddeysay in DA GAALKA uu XASAN Sheekh iclaamiyeyaa nu ku koobneyn jiidda hore

Dowladda Mareykanka ayaa Isniintii Octo ber 17, 2022 kusoo rogtay xayir aad afar iyo to ban xubn ood oo ay ka mid yihiin Kh aliif Ca dale oo u qaab ilsan shabakad Al Shabaab soo ur uurinta lacagaha hay’addaha aan dowliga ah eyn (NGOs, samafalka), iyo Cabdullahi Jeeri oo ka mid ah Gola ha Shuurada kuna shuqul leh ka soo iibinta hubka, dirayska ciidamada, qalabka isgaarsiinta, iyo GPSya da dalka gudahiisa iyo dibeddiisaba.

Shakhsiyaadka la beegsaday waxaa ka mid ah Xasan Afgoo ye oo uu horey Mara ykanka u saaren mad ixiisa 5 milyan doolar, Waaxda Maaliyadda Ma reykankana ku tilmaan tay mid muhiim u ah sii so coshada hawlgalada kooxda. Cunaqabatayntu wax ay daba socotaa codsigii Madaxweyne Xasan She ekh Maxam uud oo September 2022 safar ku tagay Wash ington.

Kaaliyaha Xoghayaha ee Argaggixisada iyo Sirdoonka Maaliyadda Brian Nelson ayaa qo raal ku yiri, "Waaxda waxay diiradda saaraysaa carqaladayn ta iyo kashifaadda shabakadaha sharcidarrada ah ee argaggixisada uga hawl gala Bariga Afrika”.

Ganacsiga hubka waa mid ribix badan oo gobol ka Bariga Afrika oo ay colaado kala du wan ka alo osan yihiin ka dhigtay saldhiggiisa. Hubka si sharc idarro ah, oo ku qulqulaya gob olka, waxaa lagu qiya asay hal bilyan doolar wa xaana laga soo daabulaa Liibiya, iyadoo lagu kala iibsado inta badan Sudan, Koonfur Sudan, Uganda, Buruundi, iyo Kenya oo ay shabakad aha tahriibka hubka xoog ku leedahay.

Walow, cunaqabatayntu aysan dhab ahaantii ku fillayn in wax ka beddesho khatarta argaggi xisada, haddana wadahawlgalka labada dowl adood oo ugub ah ayaa astaan cad u ah in da gaalka ku ko obnaan doonin jiidda hore, balse uu noqon doono mid dhan walba leh sidii uu ho reyba u sheegay Xa san Sheekh Maxamuud.

Waxaa kaloo ka mid ah shakhsiyaadka xayiraa daha lagu soo rogay Cabdikariim Xuseen Ga agg aale iyo dhowr kale oo dowladdu ku beegs anayso dhaqaalaha kooxda iyo dacaayadaha loo fidiyo. Sanadkii 2021 waxaa xayiraad la saa ray sha khsiyaad ay ka mid yihiin Abuukar Cali Aadan, Mac allin Ayman, iyo Mahad Karate, ku waas ka wada tirsan hoggaanka Al-Shabaab.

Toddobaadkii dhawaa ayuu Xasan Sheekh ku guulaystay in dowladda Soomaaliya iyo tan Itoobbiya iska kaashtaan sirdoonka si loo xa kameeyo hawlg allada Al Shabaab oo aad u bal laartay labadii san adood oo uu dalka ku jiray marxalad kalaguur ah, ta asoo keentay in koo xda u xaluulato degaanka Soo maalida Itoobiya.

Kooxda waxaa lacago lagu qiyaasay ilaa 100 mal yan doolar sanadkii ka soo gashaa ilo kala duwan, iyadoo rubac ka mid ah (24 ma lyan) ku baxdo hub. Warbixin uu soo bandhigay Machadka Cilmi Baarista ee Frankfurt ayaa sheegaysa in Puntland ay tahay goobta ugu kharashka yar ee lagu kala wareego shix nad aha, iyadoo Iran u adeegsato maamul-gobol eed ka xuddunta hubka u socda amase ka yimaad Yemen (PRIF Blog 24/03/2021).

Sidoo kale, donyo ka yimaada dekedaha Imaa raadka Carbeed ayaa ka soo dega xee baha aadka u ballaaran oo aan la ilaalin ee Soo maaliya, iyadoo ciidamada badda ee caalamiga ah ay qayb yar uun qabtaan. Shabakadda ka ha wlgasha ganacsiga hub ka iyo tarhiibinta Yemen ee lagu soo rogay xayiraad da waxaa ka mid ah Maxamed Xusen Salad, Axmed Xasan Cali Sulaiman Mataan iyo Maxamed Cali Bad aas.

Ma jiro waddan keligiis wax ka qaban kara arga ggixisada. Haddii hawsha ay bilaabeen dowla dda Soomaaliya iyo Mareykanka uu caal amka gacan ka gaysan waayo waxna laga qab an mashaakilaadka salka u ah in dhallinya rada ku biirto argaggixisada, cunaqabateynta waxay noqon doontaa wax kuma ool.Xigasho:-caasimadda.net


Kenya oo 3 bilood gudaheed in ka badan 8-milli on-dollar uga soo xarootay u dhoofinta Qaadka Miirwoga ee Soomaaliya

Kenya ayaa dhoofinta Qaadka Miirowga ee ay u dhoofiso Soomaaliya ka heshay lacag dhan 4 bilyan oo lacagta dalkeeda ah, oo u dh iganta lacag ka ba dan 8 millon oo dollar, mu ddo saddex bilood ah mar kii uu dib u bill aabmay dhoofinta Qaadka.

Madaxa Qaadka Miraa iyo dalagy ada kale ee warshadaha, Felix Mu twiri ayaa sheegay in Kenya illaa hadda ay dhoofisay 1.4 milyan oo kiilogaram oo Miirow ah kadib markii labada dal ee Soomaaliya iyo Kenya ay ka heshiiyeen dhoofintiisa.

"Waxaan ilaa hadda dhoofinay 1.46 milyan oo ki ilogaram oo Miira ah tan iyo markii aan dib u bil ownay suuqa Soomaaliya bishii Luulyo, wax aana wali wadnaa wadahadallo lagu kordhin ayo tirada maalmaha soo socda," ayuu yiri Mr Mutwiri.

Kenya ayaa Kiilada qaadka Miirwoga ee So omaaliya loosoo dhoofiyo waxay ka hesha $23.

Dawladda Soomaaliya ayaa bishii July ogo laatay in Qaadka Kenya la geeyo gudaha So omaaliya, ka dib wada hadalo ay yeesheen mad axda labada dal.

Qaadka ayaa laga joojiyey Soomaaliya, mar kii ay labada dal isku hayeen arrimaha Badda iyo faragalin ay Kenya ku haysay arrimaha Soo maaliya

Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed Oo Shalay La Soo Gabagabeeyey

Waxaa Shalay la soo gabagabeeyey bandh igga guuleystayaasha soomaaliyeed oo mudo laba m aalmood ah ka socday magaalada muq disho.

Munaasabadan oo ay qabanqaabadeeda lah ayd shirkada Hormuud Tel ecom ayaa intii ay socotay waxa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin sar sare, oo ka socotay dowlada federal ka somaliya sida raisul wasaare ku xigeenka dalka Dr Saalax Axmed jaamc, wasiirka waxbar ashada Fa arah shiiikh abdulkaadir, gudoomiyaha gobolka ban aadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yusuf Xus een Jimcaale (Madaale) iyo marti Sharaf ka socotay dhamaan qeybaha kala duwan ee bulshada.

Bashiir Cabdullaahi Sahal oo ah Guddoomiye-ku-xigeenka Shirkadda Hormuud, ahna xubin ka tirs an Golaha Sare ee shirkadda, oo daahf urey bandhi ga maalinta labaad ayaa ka sheeke eyey duruufihii adkaa ee uu soo maray isticma alka adeegga EVC Plus, kaas oo shacabka Soomaaliyeed u fududeeyay nolo shooda, wax badanna ka beddelay sida looga dukaameysto Soomaaliya.

Bahda waxbarashada oo bandhiga lagu abaal mariyay kaalintii ay kasoo qaateen horumarka wad anka ayaa dhankooda u mahadsaceliyay hormuud telecom oo 20sano jirsatay.

Dr. Fartuun shariif Agaasimaha isbitaalka hoo ya da iyo dhalaan Banaadir oo ka hadashay ban dhigga guuleystayaasha soomaaliyeed ayaa sheegtay in aysan Hadal ku cabiri karin hiillada ay Hormuud si isay bahda caafimaadka, si gaar ahna isbitaalka hoo yada iyo dhallaanka Ban aadir.

Gudoomiyaha Shirkada Hormuud Telecom Axm aed Maxamuud Yuusf ayaa isla goobta ku balan qaa day in ay shirkada Hormuud bixin eyso mudo hal sa no ah shidaalka ku baxa isbitaalka hooyada iyo dha laanka ee Banaadir iyo in ay centralize gareyn doon aan oksajiinta isbitaalka.

Wasiiirka Waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare Faarax Sheekh Cabduqadir ayaa sidoo kale ka had lay bandhiga guuleystayaasha soomaaliyeed Raisu lawasaare ku xigeenka soomaaliya Dr Saalax Axm ed jaamc oo hadal ka jeediyey gabagabada bandhig ga guuleystay aasha soomaaliyeed ayaa sheegay in shirka dda Hormuud oo go’aansatay inaysan kalige ed dabaal dagin ee ay abaal mariso dadkii wax usoo qabtay bulshada , waxayna shirkaddu dalka u tahay Hormuud sida aan ugu faaneyno wiilasha U-17 ee dalka guusha u keenay Ayaan ugu faaneynaa Shirka dda Hor muud”. Hay’adda Hormuud Salaam Found ation ayaa $15,000 iyo internet free ah muddo sann ad ah ku abaalmarisay ciyaartoyda iyo macalimiinta Qaranka ee guushii taariikhiga ahayd ka soo hoyee en tartanka da’yarta ee Bariga iyo Barta maha Afrika

Iiraan Oo Lagu Soo Rogayo Cunaqabatayn Adag, Xilli Ay Diyaaraddo Ka Iibisay Ruushka

Midawga Yurub ayaa sheegay inay soo ururiyeen caddaymo muujinaya in Iran ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ay u dirtay dalka Ruushka si uu ugu adeegsado dagaalka uu ka wado dalka Ukraine, waxayna sheegeen inay diyaariyeen liisk cunaqaba tayno ah oo ay kaga aargoosanayaan arrintaas.

Hannaanka difaaca cirka ee

wadamada reer galbeedku ay ku xoojiyeen dalka Ukraine ayaa ca qabad ku noqday in diyaaradaha dagaalka ee Ruushku ay ka ha wlgalaan hawada dalka Ukriane, taas bede lkeeda waxaa ciidamada Ruushku ay isticmaal ayaan diy aaradaha aan duuliyaha lahayn oo qiime ahaan aad u jaban, si ay u burburiyaan bartilmaameedyadooda, iyagoo cabsi ku abuuraya shacabka iyo ciidamada.

Waxaa la rumaysan yahay in Ruushku uu rax an diy aaradaha aan duuliyaha lahayn ah ee lagu samee yey dalka Iran, inuu ku weeraray dalka Ukraine, isa ga oo bartilmaameedsanaya wershedaha laydhka, iyo goobaha kale ee muhiimka ah. Nabila Massrali oo u hadashay ururka Midawga Yurub ayaa sheeg tay Arbac adii, "inuu jiro heshiis siyaasadeed oo si weyn loo wadaagay, oo tilmaamaya in Midawga Yurub uu si dhakhso ah uga falceliyo arrintan, anna ga oo soo ururinay caddaymihii aan u baahnayn. Shaqadu waxay ka dhex socotaa golaha (xubnaha ururka Midawga Yurub) oo ah in la bixiyo jawaab cad oo degdeg ah oo adag” ayay tidhi.

Sarkaal ka tirsan Midawga Yurub iyo laba dib lo maasi oo kale ayaa sheegay in illaa maalinta khami ista in la soo gebagebeyn doono cuna qabataynada la saarayo Iran, xilligaas oo mad axda Midawga Yur ub ay ku kulmayaan Brus sels.

Tallaabooyinka la qaadayo ayay ku jiraan, in la xa nnibo hantida hay’ad dawladeed, shirkad ama ururo kale iyo in xannibaad dhinaca safa rka ah iyo hant idooda oo la xayiro in la isugu da ro qaar ka mida masuuliyiinta ku lug leh haw laha iibka diyaaradaha aan duuliyaha lahayn.

Ra’iisul Wasaaraha BRITAIN Liz Truss oo is-casishay

Liz Truss ayaa Shalay sheegtay inay iska casile yso xilka ra’iisul wasaaraha Britain, ayada oo noq oneysa ra’iisul wasaarihii ugu muddada gaabnaa taariikhda Britain.

Truss ayaa waxaa la degay bar naamijkeeda dha qaalaha, kaasi oo mowjado argagax ah u diray suuqy ada dhaqaalaha, islamarkaana kala qeybiyey xisbiga Conservative-ka lix toddobaad un kadib markii xilka loo magacaabay.

Doorashada hoggaan cusub ayaa lagu soo geba-gebeyn doonaa toddobaad gudihiis.

Ayada oo ka hadleysa dibedda xafiiska 10 Downing Street, ayaa Truss waxay aqbashay inay awoodi we ysay inay kasoo baxdo ballan-qaadyadii ay sameys ay markii ay u tartameysay hoggaanka Conservati ve-ka, ayada oo lumisay aaminaadda xisbigeeda.

"Waxaan garowsanahay, ayada oo la eegayo xaal adda, inaan kasoo bixi waayey waajib aadkii uu ii do orta xisbiga Conservative-ka. Sidaas darteed waxa an la hadlay Boqorka kuna wargeliyey inaan iska cas ilayo hoggaanka Xisbiga Conservative-ka,” ayey tiri.

"Shalay waxaa la kulmay guddoomiyaha Gudd iga 1922, Sir Graham Brady. Waxaan isku raacnay inay jiri doonto doorasho hoggaan cusub oo lagu dhame yn doonoo toddobaadka soo socda gudihiis. Tani wa xay xaqiijin doontaa inaan ku taagnaano waddada aan kusoo gudbineyo qorshayaasheena dhaqaale kuna joogteyneyno xasilloonida dhaqaale iyo amniga qaranka dalkeena.” Hoggaamiyaha xisbiga muca aradka ee Labour-ka Keir Starmer ayaa dalbaday doorasho guud oo dalka ka dhacda hadda. REUTERS, VOA

Diyaarad Gaar Ah Oo Shalay Muqdisho Ka Qaad ay Dad Ku Dhaawacmay Qarax Iyo Hoobiyeyaal

Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ee M/Muqdisho ayaa waxaa Shalay laga dhoofiyay qa ar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxii Hotel Xa yaat iyo Hoobiyaal lagu soo tuu rey Muqdisho oo Dalka gudihi isa wax loogu qaban waayey.

Garoonka diyaaradaha ayaa waxaa ku sagootiyay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji aadan iyo xubno ka socdey Xafiiska Ra’iisul Wasa araha Xukuumadda Federaalka.

Dhaawacyada oo tiradoodu gaareysey 7 qof ay aa loo qaadey Dalka aan walaalaha nahay ee Sacu udiga halkaas oo lagula tacaali doono xaaladdooda Caafimaad, maadaama Kiisaskan ay ahaayeen ku wo aad u adag una baahnaa in ay hellaan Caafim aad dibadda ah.

Dowladda Sacuudiga ayaa qaadatey Doorka gu rmadkan, waxaana goob joog ahaa Garoonka Diya aradaha ee Aadan Cadde Safiirka Dowladda Sucuu diga, howlwadeeno ka socdey Safaaradda iyo xubno ka yimid Sucuudiga oo sii qaadayey dhaawacyada.

Dhaawacyada ayaa ahaa kuwo ku wada dhaa wacmey Magaalada Muqdisho, waxaana jira dhaa wacyo kale oo laga keeney Magaalada Baladweyne oo qoor kamid ah ay xaaladdahoodu adag tahay wa xaana Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Buls haa ay wadaa dadaalo lagu qaadayo dhaawacyada harsan sida u dhow.

Wasiirka Wasaardda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa ka mahad celiyey gurmadka Dowladda Sacuudiga ay u fidisey iyo dowrka ay markasto ka qaadato u gurmashada Shacabka Soomaaliyeed

Xabaal Wadareed Looga Shakiyay Inay Aha aye en Dad Muhaajiriin Ah Oo La Helay

Dowladda Malawi ayaa waqooyiga dalkaasi ka heshay xabaal wadareed ay ku jiraan haraaga 25 qof oo looga shakisan yahay inay ahaayeen tahriib ayaal ka yimid Itoobiya, sida ay booliisku sheegeen Arbacadii.

"Qabrigan waxaa la helay goor da mbe oo Talaadadii ah, balse waan xirnay aagga, waxa ana biloownay inaan Shalay soo saarno, illaa ha dda, waxaan helnay 25 mayd,” ayuu yiri af hayeenka booliiska Peter Kalaya oo la hadlay AFP.

Booliska ayaa waxaa ku wargaliyay dadka tuul ada ku nool deegaanka Mzimba oo qiyaastii 250 KM dhanka waqooyi kaga beegan caasim adda Lilong we, kuwaas oo ka kor dhacay qab riga xilli ay malab ka soo ururinayeen meel kayn ah.

"Waxaan ka shakisanahay inay ahaayeen tahrii bayaal sharci-darro ah oo loo waday Koo nfur Afrika, iyadoo lasii marinayo Malawi,” ayuu yiri afhayeenka booliiska Peter Kalaya. Waxa uu intaasi ku daray in caddaymo laga soo urur iyay goobtaasi ay muujina yeen in dadka la dilay ay ahaayeen rag Ethiopian ah oo da’doodu u dhaxayso 25 ilaa 40 sano jir.

Waxa ay boolisku sheegeen in meydadka la soo saaray la dhigay qolka meydadka lagu keydiyo si ba aritaan loogu sameeyo. Malawi, waa marin caan ah oo ay maraan soog alootiga sharci-darfada ah ee ka yimaada Bar iga Afrika ee loo tahriibiyo Koonfur Afrika — oo ah wadd anka ugu warshadaha badan qaarad da iyo soogal ootiga saboolka ah ee ka imanaya meelo kale oo qaaradda ah


ITOOBIYA oo wajahayesa cunaqabatayn caalami ah

Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa Arbacadii ku baaqday in cunaqabateyn dhinaca hubka ah iyo xayiraadyo lagu soo rogo sha khsiyaadka ku lugta leh dagaalka Itoobiya, si tal laabooyinkaas ay gacan uga geystaan ilaalinta da dka rayidka ah, xilli dagaalka halista ah ee Itoobiya uu ku sii xoogaysanayo gobolka Tig rayga.

Human Rights Watch waxay sheeg tay in warb ixinnada kasoo baxaya meelaha ay colaaduhu ka dhaceen ay ahaayeen kuwo "argagax leh.”

"Weerarradu waxay sababeen khasaare aan la soo koobi karin oo soo gaaray dad rayid ah, oo ay ku jiraan shaqaalaha gargaarka oo bixi nayay cunnada, burbur hanti iyo barakac baa hsan,” ayay tiri agaa simaha Geeska Africa ee Humah Rights Watch Lae titia Bader oo hadal kooban ka jeedisay xaaladda Ito obiya.

"Keliya Eritrea oo xulufo la ah maahane waa in Ethiopia lagu soo rogo cunaqabatayn ca alami ah, sababo la xiriira hab-dhaqankeeda colaade ed. Ma reykanka iyo Midowga Yurub, iyo sidoo kale Golaha Ammaanka, waa inay adeegsad aan tallaabooyin ku habboon, oo ay ku jiraan cunaqabateynta la beegsa nayo sha khsiyaadka ku lugta leh dagaalka iyo cun aqa bateyn dhinaca hubka ah, si loo ilaaliyo rayidka halista ku jira,” ayay tiri Bader.Talaadadii, Addis Aba ba ayaa sheegtay inay qabsatay saddex magaalo oo ku yaalla gobolka waqooyi, halka as oo ay dagaallo ku dhex marayeen xoogagga dowlad da taageersan iyo TPLF tan iyo bishii Ogoosto kadib markii ay bur buray xabbad-joojin hore loo gaaray.

Walaaca caalamiga ah ee laga qabo dadka ku dhintay dagaalka ayaa isa soo taraya, iyadoo Qara mada Midoobay ay ku tilShalayy xaaladda mid far aha ka baxday oo sababtay khasaare badan oo soo gaaray dadka rayidka ah.

Guddiga Badbaadinta Caalamiga ah ee Intern ational Rescue Committee ayaa sheegtay in mid ka mid ah shaqaalihiisa uu ka mid ahaa saddex qof oo rayid ah oo lagu dilay weerar Jimcihii la soo dhaafay ka dhacay magaalada Shire oo ay ku nool yihiin 100 ,000 oo ay gacan ta ku dhigeen ciidamada Itoobiya iyo kuwa Erigrea kadib duqeyn joogta ah.

Goob-joogayaal ayaa sheegay in dad rayid ah ay waxyeello kasoo gaartay duqeymo dhanka cirka ah oo maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayay maga aladaas.

Dawladdu waxay sheegtay howlgalkoodii ugu dambeeyay inay ka fogaatay dagaal ka dhacay ma gaalooyinka, isla markaana ay baari doonto cid ka sta oo ka mid ah dadka rayidka ah oo uu soo gaaray khasaare nafeed.

Balse waxaa jirta cabsi isa soo tareysa oo laga qabo in dadka rayidka ah ee ku nool magaalooyinka iyo tuulooyinka ay dib ula wareegeen ciidamada do wladda taabacsan ay halis ugu jiraan in ay geystaan falal dambiyo dagaal oo la mid ah kuwii dhacay biloowgii dagaalkan oo socda ku dhawaadd laba sano. VOA + AFP

40 QOF OO SOOMAALI AH OO LAGA SOO TARXIILAYO MAREYKANKA + SABABTA

Sannadahan dambe waxaa sii badeyneysay tir ada tahriibeyaasha Soomaalida ah ee ku wajahan dal ka Mareykanka, kuwaasoo si la mid ah tahri ibeyaasha kale ee caal amka safar ku sii mara dalalka Qaar adda Koon furta Ameerika. Waxaase dadkaas qaarkood dib loo soo celiyaa marka ay Mareykanka galaan ka dib.

Intii uu xukunka hayay madaxweynihii hore ee Mareykanka, Donald Trump ayey hoos u dhacday tirade tahriibeyaasha Soomaalida ah ee u hanqal taagayay Mareykanka, balse markii u uku guul darre ystay dib u doorashada waxaa soo laabtay qulqulkii hore.

Dowladda Madaxweyne Joe Biden waxa ay me esha ka saartay mamnuuciddii dalal ay Soomaaliya ku jirto laga saaray safarrada Mareykanka. Balse dadka tahriibka ku gaaraya dalkaas qaarkood ayaa ku guul darreysta in la aqbalo.

Soomaali ay tiradoodu tahay 40 qof ayaa hadda la filayaa in dowladda Mareykanku ay usoo tarxiisho Soomaaliya.

Afartanka qof ee Soomaalida ah waxa ay hadda tarxiilka ku sugayaan xabsi ku yaalla gobolka Mis sissippi ee dhaca koonfurta dalka Mareykanka.

Su’aal dad badan isweydiiyaan ayaa ah; maxaa ka khaldama dadka dib loo soo celiyo iyagoo maganga lyo doon ah? Dadka tahriibka ah ee ka tallaaba xadka Maraykanku la leeyahay Mexico ayaa waay adii hore marka maalmo kooban lagu hayo goobo dalkaas ku yaalla kolka dambe laga sii deyn jiray.

Haatan waxay wararku sheegayaan in dadkaas la geeyo xabis lagu sii hayo inta lagu celinayo wadamadii ay ka yimaadeen.

Haddaba si aan u helno jawaabta su’aasha aan kor ku xusnay, waxaan la hadalnay qareen Soomaa li ah lagu magacaabo Maxamuud Muuse Xasan, oo BBC-da u sharraxay sababta dadka qaar dib loogu soo tarxiilo iyagoo maray tahriib dheer.

"Dadka marka xabsiga la geeyo waxaa laga yaa baa in qaarkood dib loogu celiyo Soo maa liya, maa daama magangalyada ay qorteenay san ahayn mid xooggan oo waxyaabihii la wey diiyay, cabsidii su’ aalaha [ay wax uga khalda meen],” ayuu yiri.

Qareenka u warramay BBC-da ayaa sheegay in dadka magangalyo doonka ah qaarkood aysan fa hansaneyn sida dacwadda loo sameysto.

"Dabcan marka dacwadda la qorayo waa in dac waddaadu ay tahay mid xooggan oo cad deyneysa dhibaatadii aad ka soo tagtay iyo dhibkii kusoo gaar ay,” ayuu sii raaciyay hadal kiisa.

Dhowrkii sano ee ugu dambeeyay waxaa Mar eykanka ka taagneyd xiisad la xiriirta dadka soo galo otiga ah ee ay Soomaalidu ka mid yih iin, waxaana gobollada qaar ay ka cabanayeen tirada tahriibeyaa sha oo aad ugu badatay.

Bishii September, labo bas oo wada tahriibe ya al ayaa laga kaxeeyay gobolka Texas, dha mmaan dadkaasna waxaa lagu daadiyay ban naanka hore ee guriga ay Washington ka dag gan tahay madaxw eyne ku xigeenka Mareyk anka, Kamala Harris.

Amarka dadkaas lagu geeyay guriga Harris, oo uu bixiyay guddoomiyaha gobolka Texas, ayaa yimid ka dib markii ay xoogeysatay xiisadda siyaasadeed ee ka dhalatay tirada tahriibeya asha ee badatay.

Guddoomiyaha Texas oo kasoo jeeda xisb iga Jamhuuriga ayaa sheegay in talla ab adaas oo ay si ulakac ah u sameeyeen ay ku dalbana yeen in dow laddu ay keento siyaasado cusub oo lagu xakame ynayo soo galootiga.

Murankaas ayaa ilaa hadda taagan, xilli ay dad cusub maalin walba kasii gudbayaan xadka u dhaxe eya Mareykanka iyo Mexico.


SOOMAALIYA





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip