Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Muqdisho kusoo dhaweeyay cayaartoyda Kooxda Xulka Qaranka ee 17 jirrada oo kusoo guuleystay koobka cayaaraha (CECAFA).

0
Monday October 17, 2022 - 12:50:48 in Wararka by
  • Visits: 297
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Muqdisho kusoo dhaweeyay cayaartoyda Kooxda Xulka Qaranka ee 17 jirrada oo kusoo guuleystay koobka cayaaraha (CECAFA).

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay cayaartoyda Kooxda Xulka Qaranka ee 17 jirrada oo kusoo guuleystay koobka cayaaraha Bariga iyo Bartmaha Afrika ee CECAFA.

Mas’uuliyiin kala gedisan oo heer Gobol, Federaal iyo Bulshaweynta Gobolka Banaadir ayaa si diiran usoo dhaweeyay Cayaartoyda.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip