HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 26-KA SEPTEMBAR 2022-KA

0
Monday September 26, 2022 - 08:27:26 in Wararka by
  • Visits: 388
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 26-KA SEPTEMBAR 2022-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulm ay dhiggiisa dalka Mareykanka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaal ka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galayey Meertada 77-aad ee Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey ayaa sidoo kale ka qaybgalay martiqaad uu ku ma amuusay Madaxweyna ha Dowladda Marayk anka Joe Biden.

Madaxweynuhu waxa uu ku bogaadiyey dowladda Maraykanka doorka ay ka qaada nayso dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab oo sida uu sheegay caqabad ku ah nolosha iyo horumarka dadka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Gobolka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa tilmaamay in shacabka iyo dowladda Soom aaliyeed oo iskaashanaya ay dalkooda ka xo reynayaan Al-Shabaab, si Shacabka looga dulqaado caqabadaha ay ku hayaan.

Ugu dambeyn wuxuu sheegay Madaxweyna ha in xilligaan dagaal naf-hurnimo iyo geesini mo ah uu ka socdo deegaannada ay ku dhuu maaleysanayaan Al-Shabaab, taasina ay u baahan tahay garab istaag iyo taageero caal ami ah.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaal ka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxam uud ayaa horay ula kulmay, isla markaana dagaal ka Al-Shabaab kala hadlay Madaxdii ka qeyb gashay Meertada 77-aad ee Golaha loo dha nyahay ee Qaramada Midoo bey.

RW Xamse Oo Telefoonka Kula Hadlay Mas’uuliyiinta & Saraakiisha Ku Sugan Furimaha Dagaalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fede raalka Soomaaliya, Xam se Cabdi Barre ayaa khadka teleefoonka si go oni gooni ah ugula had lay mas’uuliyiinta qaar ka mid ah dadka hoggaaminaya dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.

Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa Wasiirka Gaashaandhigga, Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac iyo Taliya ha Ciidanka, General Odowaa Yuusuf Raage ku bogaadiyay door kooda hoggaamineed howlgalka guuleystay ee dib-u-xoreynta dalka.

Ra’iisul Wasaaraha oo ka duulaya mab aadii’da ku qotoma tiirka Dib u Xoreynta iyo Sugidda Amniga, ayaa wuxuu tallaabadan u qaaday si uu u dhiirigeliyo Ciidanka ku sugan jiidda hore ee dagaalka gobollada Hiiraan iyo Galgaduud.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa xubnaha telefo onka uu kula hadlay waxa ay kala yihiin Wa siir Ku Xigeenka Warfaafinta Cabdiraxmaan Yusuf al-Caddaala, Xildhibaan Maalik Cabdal la, Xildhi baan Saabir Nuur Shuuriye, Gud doomiyaha degmada baxdo Maxamed Ca bdullaahi Muuse iyo Cali Cismaan Cabdi (Ca li Guud) oo ka mid ah abaanduulayaasha cii danka deegaanka.

Waxa uu mas’uuliyiinta aan wali ku biirin dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab ku boo rriyay inay ku daydaan mas’uuliyiinta jiidda hore jooga, doorkoodana ka qaataan garab istaagga kacdoonka dib-u-xoreynta deegaan nada ku haray gacanta Shabaabka.

Xamse ayaa ballanqaaday in dowladdu ay adeegyo dowladeed oo dhammeystiran iyo gargaar deg deg ah la geyn doono dham maan deegaannada laga xoreeyay iyo kuwa lagu xoreynayo kacdoonka socda, wuxuu shacabka dadweynaha Soomaaliyeed ugu baaqay inay taageero buuxda la garab

Sheekh Shariif oo war kasoo saaray kac doonka dalka ka billowday

Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed ayaa markii u horeysay ka ha dlay kacdoonka shacab ee ka dhanka ah ko oxda Al-Shabaab, ee ka socda dalka.

Shariif ayaa si weyn u bogaadiyay kacdo onka ay shacabka iskaga dhicinaya an argag ixisada Al-Shabaab, oo dhibaato bad an u geysatay shacabkeena Soomaaliy eed.

"Waxaa la joogaa xilliggii la cirib tiri lahaa argagixisada, waan bogaadinaayaa kacdo onka shacabka Soomaaliyeed ay isaga xoray nayaan kooxda arxanlaa wa ya asha ah,” ayuu ku yiri Shariif Sheekh Ax med qor aal uu soo dhigay bartiisa tw itter-ka.

Shariif ayaa sidoo kale wux uu ku baaqay in dhulka laga xoreeyo gacanta cadowga, si dhaqso ah looga hirgeliyo nid aamka dowladnimada.

Hadalka Shariif ayaa imanaya xili uu sii xo ogeysanayo kacdoonka dagaal ee ka dhanka ah Al-Shabaab, islamarkaana jab xoogan la gu gaarsiiyay kooxda.

Dowl-galada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda Soomaaliya ayaa looga xoreeyay deegaano tobannaan ah tan iyo markii mada xweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Max amuud uu iclaamiyay dagaal ka ka dhanka maleeshiyada Al-Shabaab horraantii bishan

Muxuu James Swan ka ballan-qaaday kulankii uu Shalay la yeeshay Xamza?

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa Shalay kulan muhiim ah xafiiskiisa kula qaatay Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Danjire James Swan.

Kulanka ayaa waxa looga hadlay arrimo ay kamid yihiin Siyaasadda, Ammaanka iyo Arr imaha Bini’aadamnimo ee dalka ka jira, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay xafiiska ra’ iisul wasaaraha.

Sidoo kale waxa kulanka diirada lagu saa ray sidii gargaar loo gaarsiin lahaa dadka ay saameysay abaarta, kuwaasi oo ku nool dee gaano kala duwan.Danjire James Swan ayaa dhankiisa sheegay in Qaramada Midoobay ay diyaar u tahay in ay dowladda Soomaaliya gacan ka siiyaan barnaamijyada hortabinta u leh qorshaha xukuumadda Dan Qaran.

Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre ay aa muddooyinkii dambe wada kulamo uu la yeelanayo wakiillada Beesha Caalamka, kuw aasi oo fadhigoodu yahay Muqdisho.

Xamza ayaa inta badan saaxiibada bee sha caalamka kala hadlayay sidii dowladda Soomaaliya ay taageero ugu fidi lahaayeen arrimaha amniga iyo bini’aadaniimada, xili go ballada dalka ay ka bilowdeen dagaal ka dhan ah Al-Shabaab.

Hay'adda NISA oo sheegtay inay gacan ta ku dhigtay ku dhawaad 10 qof oo aaday deegaannada Alshabaab

Hay'adda nabad sugida iyo sirdoonka So omaaliya ee NISA ayaa waxay shaacisay in la qab-qabtay ku dhawaad 10 qof oo siyaabo kala duwan u la macaamilayay kooxda Alshabaab.

NiSA waxay sheegtay in tallaabo waafaq san sharciga dalka laga qaadayo cid waliba oo u tagta, adeecda, u adeegta ama u fudud eysa hawlaha ay Alshabaab ku dhibaateyna yaan amniga iyo badqabka shacabka.

Dhinaca kale, Booliiska Soomaaliya oo soo bandhigay dadkan, ayaa ku sheegay in ay yihiin todobo qof oo isugu jira nabadoono, haween iyo ganacsato, kuwaas oo tagay dee gannada Alshabaab, kadib markii ay ajiibeen amar kasoo baxay kooxda Alshabaab.

Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaal iya, Sadiiq Doodishe ayaa sheegay in todoba daan qof farriin loosoo dhiibay islamarkaana ay jebiyeen go'aankii dowladda ee ahaa ina an loo tegi karin Alshabaab.

Xeer ilaaliye ku xigeenka maxkamadda cii damadda qalabka sida, Maxamed Cabdulla ahi Khaliif, ayaa sheegay in maxkamad lasoo taagidooono, laguna qaadidoono shareecad da Islaamka. Wuxuu sheegay in la dambi yih iin Alshabaab dadka laynaya.

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Xa san Sheikh ayaa dhawaan ka digay in laade eco awaamiirta Alshabaab. Isagoo shee gay in dowladda tallaabo ka qaadayso cid kasta oo Alshabaab danaheeda fulisa.

Soo qabashada dadkan ayaa kusoo aad ay xilli qeybo badan oo kamid gobolada dal ka uu ka socdo howlgallo Alshabaab looga xoraynayo deegaannada ay ku sugan yihiin.

15 sano kadib, ciidamada dowladda So oma aliya iyo kuwa macaawisleyda ayaa Alshaba ab ka xoreeyay deegaano badan muddo koo ban gudaheed.

Xukuumadda Somalia oo amar dul-dhig tay Maamulayaasha Iskuulada ay dowl adda maamusho

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hi ddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda So omaaliya Faarax Sheekh Cabduqaadir oo ka hadlayay hanaanka waxbarashada bilaashka ah oo ay bixiso dowlada Sooma aliya ayaa sheegay in ay aad u kooban tahay tirada ardayda kafaa’ideysta waxba rashada lacag la’aanta ah ee Wasara da waxbarashada So omaaliya dugsiyada hoostaga ay bixiyaan.

Wuxuu sheegay in taas badalkeeda ay kab adan yihiin ardayda dhigta goobaha wa xba rasho ee sida gaarka ah loo leelayahay isla markaana waalidiintooda ay ka bixiy aan wax barashada, sidoo kalena ay jiraan dad kasii badan oo aan heysan waxbar asho.

Wasiir Faarax Sheekh Cabdulqaadir ay aa ku bogaadiyay maamulada iyo macall imii nta iskuulada dhabar adeygooda iyo sida ay u barbaarinayaan mustaqbalka dalka, asiga oo faray in aan wax dhaqaale ah laga qaadin Ardeyda wax ka barata dugsiyada ay maa mulaan ee hoostaga Wasaarada waxbarash ada Soomaaliya.

Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa gacanta kuheysa schoolo farabadan oo Waxbarasho bilaash ah siiya kumanaan ka mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed, kuwaas oo qaarkood ka faa’iideysanaya

Fiqi oo shaaciyey CBB-da iyo 3-da koox oo diidan kacdoonka ka dhanka ah Al-Shabaab

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay inay jiraan saddex koox oo dacaay ad ka faafineyso dagaalka iyo kacdoonka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ee ka curtay qeybo kamid ah gobollada Soomaaliya.

Wasiirka Arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshisiiinta Axmed Macallin Fiqi ayaa taageerayaasha kooxda madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farma ajo ku eedeeyey inay taageerayaan kooxda Al-Shabaab si aan looga adkaan.

Fiqi ayaa illaa saddex koox oo ay ku jir aan taageerayaasha Farmaajo ee loo yaqa an CBB ku eedeeyey inay wadaan mari-hab aabinta howlgallada ka dhanka ah argaix is ada Al-Shabaab ee ka socda gobollada dalka taasina aan loo istaagi doonin

Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa sheegay in kooxaha shak iga ka qaba howgalka ee daca ayadaha ku wada ay kala yihiin:

1- Kooxda 1-aad: Waa argagixisada naftee da, ayuu yiri, isaga oo sheegay in Cali Dhee re oo ah afhayeenka Al-Shabaab uu dadka uu ceelashooda ka qarxiyey ee uu masaajid da ku weerarray markii ay hubka qaateen ku tilmaamay ‘Mooryaan’.

2- Kooxda 2-aad: Waa kuwo ku fashilnay nidaamkii hore ee Farmaajo oo AL-Shabaab u ogolaaday inay dekedda canshuur ka qaat aan oo dhagaxaanta dhufeesyada la rabay baadiyaha in ay ku sameystaan ku sameey ay waddada Maka Al-Mukarrama, Kooxdaas iyo CBB-deeda dacaayad ayey wadaan.

3- Kooxda 3-aad: waa koox deegaanko odu nabad yahay oo dhulal nabad ah ka yi mid oo raba in ay gafane dadka ku dhex nool oo quuta dadkaan oo dhiiggooda jiqa.

Hadalka wasiir Fiqi ayaa imanaya xilli do wladda Soomaaliya ay wado howlgalo qor sheysan oo lagu soo afjarayo kooxda Al-Sha baab kaas oo uu hadda xoogiisa ka socda gobolada Hiiraan, Mudug iyo Galgaduud.

Hase yeeshee, dadaalladaas ayaa waxaa isku dayaya inay carqaladeeyaan dad ka ca bsi qaba in haddii ay guuleystaan ay sare u qaadeyso sumcadda iyo hoggaanka wanaa gsan ee uu muujiyey madaxweyne Xasan Sheekh.

Muddo ka yar shan bilood oo uu dalka madaxweyne ka ahaa Xasan Sheekh, waxaa Al-Shabaab laga xorreeyey deega ano ka badan kuwa laga saaray shantii sano ee uu Farmaajo dalka maamulayey.

Jubaland oo difaaca ka baxday iyo A/Ma doobe oo dagaal culus iclaamiyey

Maamul goboleedka Jubaland ayaa si ra smi ah ugu dhowaaqay weerar ka dhan ah kooxda Al-Shabaab oo looga xoreynayo de egaanada maamulka ee gacanta ugu jira ururkaas.

Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo billaa bay booqashada ciidanka difaaca hore jooga ayaa ku wargeliyey askarta ciidankiisa in la bedda lay aragtidii hore oo aheyd in la iska difaaco Al-Shabaab. Wuxuu saraakiisha ciidanka u sheegay in wixii hadda ka dambeeya iyagu in ay weerar noqonayaan oo aan intaan ka ba dan difaac ku jiri karin, sidaasna ay kusoo he shiiyeen isaga iyo dowladda fede raalka ah.

Hoggaamiyaha Jubaland wuxuu ciidanka ugu baaqay inay u diyaar garoobaan weerar lagu qaadaayo Al-Shabaab wux uuna intaas ku daray in madaxda dowlad da federaalka ah sida madaxweynaha, ra’iisul wasaaraha iyo taliyaasha ciidanku inay imanayaan jiidda hore ee dagaalka. "Waxaan in badan ku jir nay difaac, waxaan in badan ku jirna dhuf eys. Waxaan dowladda federaalka ku heshii nay inaan dhufeyska iska dayno, inaan difa aco iska dayno oo innaga aan noqono kuwa weerarka qaadaya, cutubkaas hadda wuu soo xirmay,” ayuu yiri Axmed Madoobe.

Jubaland waxay ku jirtaa maamullada uu dhulka badan ka haysto ururka Al-Shabaab. Jubada dhexe oo ah gobol kamid ah kuwa u gu kheyraadka badan dhulka ay Soomaalidu dagto muddo dheer waxaa ku xukumaayey ururka Al-Shabaab.

Waxaa la sheegaa inuu yahay gobolka ay madaxda Shabaabka badi ku nool yihiin. Ma amul goboleedka Jubaland wuxuu hadda ku biiray maamulada go’aansaday inay bilaab aan dagaalka kacdoonka xambaarsan ee dal ka looga xoreenayo kooxda Al-Shabaab.

Hoggaamiyaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam wuxuu dhawaan tagay magaalada Mu qdisho halkaas oo ay madaxda heer federaal uga wada hadleen sidii loo bilaabi lahaa dag aal ka dhan ah Al-Shabaabkaku sugan jubbo oyinka.

Axmed Madoobe wuxuu sidoo kale la kul may xildhibaanada labada aqal ku matala Ju bbaland isagoo iclaamiyey in la isugu yimaa do shir looga tashanayo gulufka lagu soo afja rayo kooxda Al-Shabaab.

Jubbaland inay bilowdo weerar ka dhan ah kooxda Al-Shabaab waxay ka dhigan ta hay in culeysku ku badan doono kooxda oo hadda la tacaali la’ dagaalada uga socda Gal mudug iyo Hirshabelle.

In madaxda sare ee dowladda dhexe ee Soomaaliya tagaan jiidda hore ee dagaalka ayaa iyagana loo arkaa tallaabo weyn oo dhi iragelin iyo ka dhabeyn u noqon karta dagaal ka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab.Axmed Madoobe wuxuu ku jiraa siyaasi yiinta gara naya dhagarta, hannaanka daga alka iyo hab fikirka kooxda Al-Shabaab, wa xa ayna inuu dagaalka toos usoo galo caa win doontaa kacdoonka cusub ee socda.

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug: Bar tilmaameedkeenu waa Ceelbuur iyo Xarardheere

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug, Cali Daahir Ciid ayaa sheegay inay kooxda Al shabaab ka qabsadeen wax ka badan 10 deegan oo ay maamulayeen 10 kii sano ee la so dhaafay.

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug ayaa hadalkan ka sheegay deegaanka Ce el lahelay ee gobolka Galg aduud halkaasi oo ay Habeen hore ku hooyanay aan isaga, wasiirka Gaashaandhiga Soomaal iya iyo taliyaha Ciidamada Xoogga.

Cali Daahir Ciid ayaa sheegay inay Alshaba ab gaarsiiyeen jab xoogan. Wuxuu tilmaam ay inay Alshabaab saddex aag dagaal kaga fureen uuna bartilmaameedkooda yahay inay gaaraan degmooyinka Ceelbuur iyo Xarardh eere ee gobolada Mudug iyo Galgaduud.

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug wu xuu sheegay deegaannada Shabaab maamu layeen 15 sano, inay ku sugan yihiin dad aan garanayn calanka Soomaaliya iyo magaca Soomaaliyeed.”

"Shalay wiilka isagoo shan jir ah la qab saday Ceelbuur, waa 2o jir aan aqoon calan ka waddan Soomaaliya la yiraahdo iyo calan ka Soomaaliya, oo aan ka ahayn calan ma dow,”ayuu yiri Ciid.

Ciidamada Galmudug ayaa hadda ku sug an tuulada Ceel la helay oo 40km u jirta Ce elbuur. Waxay ciidamadu Shalay la kulme en iska caabin, inkastoo markii dambe ay jeb iyeen kooxdii Alshabab ee loogu tagay farriii sinkooda


Qarax Ismiidaamin ah oo Shalay ka dhacay magaalada Muqdisho

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qa rax Ismiidaamin ah oo Shalay ka dhacay Xerada Nacnaca oo ku taala degmada wa dajir ee Magaalada Muqdisho, kaasoo jugtii sa laga maqlay qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir.

Wararka hordhaca ah ee soo baxaya ayaa sheeg ay in qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa uu dhexgalay dhali nyaro la sheegay iney qor anayeen ku biirita anka ciidanka xoogga dal ka Soomaaliyeed oo ku sugna afaafka hore ee Xarada Nacna ca, waxaana halkaasi lasoo wariyay inuu ka dhashay khasaare dhimasho & dhaawacba leh oo gaaray dhalinyaradii goobta ku sugn eyd . Wali ma cada qaabka uu goobta ku ga ar ay qofka is qarxiyay, waxaana goobta laga soo sheegaya iney ka socoto gurmad loo sa meynayo dadkii ay waxyeelada kasoo gaar tay qaraxa Ismiidaaminta ah ee uu fuliyay qofka naftii huraha ah.

Xaalada goobta uu qaraxa ka dhacay ay aa haatan ah mid kacsan, mana jirto wax war ah oo kasoo baxay dhanka laamaha amaan ka dowladda Soomaaliya oo ku aadan qara xa Ismiidaaminta ah ee Shalay ka dhacay Xerada Nacnacada.

Ma ahan markii ugu horeysay oo uu qarax noocaan oo kale ah uu ka dhaco Xerada Nac naca, waxaana horay sidan oo kale qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa uu isku qarxiyay dhalinyaro sidaan oo kale qoraneysay ciida nimo.

Shil Khasaaro Dhaliyey Oo Shalay Ka Dha cay Xaafad Ka Tirsan M/Hargeysa

Shil gaari ayaa Shalay ka dhacay xaafa da Sabaxareed ee degmada Maxamuud Ha ybe ee M/Hargeysa ee Caasimadda Somalil and, kadib markii ga ari noo ca dheynada uu ku fariis go ostay guri ku yaallay wada da laamiga ah ee ga ariga marayey.

Inta la xaqiijiyey laba qof oo kala ahaa da ra walkii waday gaariga iyo kirashboygii la so cday ayaa ku dhaawacmay shilkii ka dhacay Hargeysa, waxaana dhaawacyadooda la gaa rsiiyey Isbitaalka Magaalada, iyada oo dhaaw aca darawalka uu yahay mid culus.

Sidoo kale Ciidanka dab-demiska Hargey sa ayaa gurmad u sameeyay 8 qof oo ku xan nibmay guriga uu gaariga ku fariis goostay, ma jiro khasaaro gaaray, in kastoo qeyb ka mid ah uu guriga burburay, sida lagu arkayey Sawirro laga soo qaaday goobta.

Gaariga galay guriga ayaa waxaa la tilm aamay inuu xawaare sare ku socday, isla ma rkaana darawalkii waday gaariga uu lugta la waayey Bareega, sidaasina uu ugu fariis go ostay guri ku yaalla xafada Sabaxareed ee Magaalada Hargeysa. somaliland ayaa dign iin u dirtay darawala da gaadiidka, iyagoona ku amray inay gaadi id si taxadar leh u wada an, Somaliland ayaa waxaa muddooyinkii da mbe kusoo batay shil alka gaari.

Booliiska Soomaaliya oo xiray haween ey loo haysto inay tacaddi u geysatay gab adh 9 jir ah

Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa ku guuleystay inay gacanta ku soo dhigaan haw eeney tacaddi ugeysatay gabadh yar, kadib markii muuqaal laga duubay lagu faafiyay ba raha bulshada.

Muuqaal lagu faafiyay baraha bulshada ay aa lagu arkayay Shukri Cabdullahi Xaasho oo ah eedeeysanaha, taas oo dusha kaga fadhiday oo garaacaysa gaba dha yar oo lagu qiyaasay 9 sa no jir.

Eedeysanaha ayaa hadda ku xiran xarunta dambi baarista ee CID ee magaalada Muqdisho, sida laga soo xigtay afhayeenka ciiddanka Booliiska Soomaaliya, Sadiiq Doodishe.

Lama oga cidda dhashay gabadha, balse da dka deeganka ee degmada Deyniile ayaa sheegaya in ay haweeneyda falka loo haysto ay eeddo u tahay gabadha. Balse si dhab ah looma hubo.

"Waxaan dhawaan shacabka u soo ba ndhigi doonaa ujeeddada iyo natiijada ka dha latay baarista kiiskaan,’ ayuu yidhi afhayeen ka Booliiska Soomaaliya.

Xisbiga Waddani oo la hadlay madaxwe yne Xasan Sheekh Maxamuud

Xisbiga mucaaradka Somaliland ee Wa ddani, ayaa madaxweynaha Soomaaliya Xa san Sheekh Maxamuud usoo jeediyay in uu kafiirsado hadaladiisa iyo ficiladiisa ku aadd an Somaliland.

Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ay barbar taagnaayeen Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Cabdiraxmaan Max amed Cabdillaahi Cirro, iyo saraakiil kale, ayaa she egay in ay haboontahay in Somaliland iyo So omaaliya noqdaan laba dowladood oo kala madaxbannaan isla markaana jaar wanaag san ah."Haddii mawqif kaagu yahay midnimo oo anad maqli karin madaxbann aanida Som aliland iyo gooni isu taageeda, anagana ma wqif kayagu waa madaxbann aani iyo Somal iland oo beesha caalamka ka mid noqota" ay uu yidhi Xirsi. "Iyo dadka Soomaaliyeed oo ah walaalo is gudub yaala iyo dowlado iska ashada".

Waxa uu sheegay in madaxba nnaanida Somaliland ku timid rabitaanka shacbiga "Mi dnimada Soomaaliya rabitaan bulsho ayay ku timid ee rabitaanka siyaa siyiinta kumay iman, gooni isu taaga iyo madaxbannaanida Somaliland-na waxay ku timid rabitaanka bul shada reer Somal iland".

Waxa uu sheegay in anay ahayn wax cu sub ahayn in umadi ka tashato ma siir keeda, isla markaana uu heshiiska caal amiga ah ee Qaramada Midoobay farayo in umad kasta ay xor u tahay in ay must aqbal keeda iyo si da uu u ekaanayo ka tashato.

Waxa uu madaxweyne Xasan Sheekh ku la taliyay in uu ka fiirsado had alada iyo ficila diisa, isaga oo sheegay in uu xilka ka tagi doono, lakiinse wixii uu Somali land u gaysto iyo wixii uu taraaba ay taarii khda u gali doo naan. Waxaana uu sheeg ay in mawqifka ma daxweyne Xasan aanu ahayn mawqif bulsho.

Waxa uu kusoo gaba gabeeyay in ay xisbi ahaan aaminsanyihiin in wadahadalku xalya hay, loona baahanyahay in wadah adal maw qifka bulshada ku salaysan la wada yeesho.

Faah Faahin: Taliye Ka Tirsan Ciidanka Dowladda Oo Lagu Dilay Qarax Lagula Eegtay Hiiraan

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa Shalay ka dhacay inta u dhexe eysa deegaanada Halgan& carasyaani ee G/Hiira an, sida ay sheegayaan dad ka deega an ka

Qaraxa oo ahaa miino dhul ka lagu aasay ay aa waxaa lala eegtay gaari Tikniko ah oo ay saarnaayeen Ciidamo ka tirsan kuwa Milater iga qeybta 27-aad, waxaana Ciidanka saar naa gaariga kamid ahaa Tali yahii Seed ka Guutada 5-aad qeybta

27-aad ee Xooga Dalka Col. Barre Cey row. Saraakiil ka tirsan dowladda ayaa xaqiiji yey in qaraxa uu ku dhintay Taliyahii Seed ka Guutada 5-aad qeybta 27-aad Barre Ceyrow, kaasi oo kamid ahaa Saraakiisha hoggaamin eysay howlgalkii lagula wareegay degaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in Askar kale oo saarneyd gaariga ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen qaraxa ka dhacay inta u dhexeeysa deegaanada Halgan iyo Garas yaani ee Gobolka Hiiraan, Saraakiisha dowl adda ayaan weli hadal qaraxa.

Sidoo kala qarax ka dhacay waddada u dhexeeysa Baladweyne iyo degaanka Booco ayaa waxaa ku dhintay laba qof oo shacab ahaa, sida la sheegay, kuwaasi oo saarnaa Mooto Bajaaj, uuna qaraxu ka dhacay, qara xa ayaana ahaa miino dhulka lagu aasay.

Al-Shabaab oo deegaano hor leh lagala wareegay.

Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa Al-shabaab kala war eegay deegaano ka tirsan Gobolada Galga duud, Hiiraan.

Ciidamada ayaa Shalay waaberigii la waree gay deegaanka Moqokori iyo tuullada Tardo oo ka tirsan gobolka Hiiraan oo ka mid ah de egaanada Muhiimka u ah Al-shabaab.Sidoo kale, Ciidanka ayaa gacan ta ku dhigay

Deegaanka Ceel lahel ay oo ku yaal inta u dhax eeysay Degmooyinka Dhu usamare eb iyo Ceelbuur ee bartamaha Soo maaliya. Deegaankan Ceel lahelay muddo 10 sano ku dhawaad waxaa ku sugnaa ururka Al-shaba ab.Dhinaca gobolka Mudug, Ciid amada ay aa la wareegay Deegaanada Dhu umoodle, Dhisaqa, Abooreey, Cali wayd iyo maygaag duub oo hoostaga Degmada Xaradheere.

 

Al-Shabaab Oo War Kasoo Saartay Qaraxii Is-Miidaaminta Ee Shalay Ka Dhacay Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qa rax Is-miidaamin ah oo Shalay ka dhacay mag aalada Muqdisho gaar ahaan afaafka hore ee Xerada tabbabarada ciidanka xoogga dalka ee Janaraal Dhaga-badan ee Nacnaca ee ku taa lla degmada Wa daj ir. Qaraxa oo uu qof Isku xiray waxyaaba ha qarxa ayaa wax aa uu beegsaday oo uu isku dhex qarxiy ey dhallinyaro faraba dan oo dooneysay inay ku biiraan Ciidanka Xoo gga dalka, kuwaasi oo saf ugu jiray diiwaan-ge lin la sheegay in loo same eynayey.

Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qaraxa Is-miidaaminta ahaa, waxaana ku dhintay in ka badan 10 ruux oo u badnaa dhallinyaradii la qorayay, halka 6 qof kalena ay ku dhaawacmeen, dhaaawacyada ay aa la geeyay Isbitaalo ku yaalla Muqdisho.

Laamaha ammaanka dowladda Federaal ka Soomaaliya ayaan weli ka hadlin qaraxii ka dhacay Muqdisho, dhanka kale Al-shabaab wa rar ay ku qoreen barahooda Internet-ka ayaa waxaa ay ku sheegteen mas’uuliyada qaraxii ka dhacay Xerada Jeneraal Dhaga-badan.

Al-shabaab ayaa sheegatay inay qaraxa ku di shay 32 kamid ah raggii loo qorayay inay ku biir aan Ciidanka dowladda, halka ay ku dhaawac meen in ka badan 40 kale, waa sida ay hadal ka u dhigeen Al-shabaab.

Weerarkaan ayaa qayb ka noqonayo weer aro horey uga dhacay Muqdisho, wuxuuna dha nka kale kusoo aadayaa, xilli ciidanka dowlada Soomaaliya oo kaa shaneynaya Macawiisleyda ay kordhiyeen howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab.

Xisbiga Waddani oo go'aan kasoo saar ay muddo kordhin loo sameeeyo madax weyna ha Somaliland

Xisbiga Waddani ayaa sheegay in anay og olayn in madaxweynaha Somaliland loo same eyo muddo kordhin aan iyaga laga talo galin.

Guddoomiyaha xisbiga Xirsi Cali Xaaji Xasan, Musharaxa Madaxweynaha Cabdir axmaan Ma xamed Cabdillaahi Cirro iyo saraakiil sar sare oo xisbiga ka tirsan oo warbaahinta kula hadlay magaalada Harga ysa, ayaa sheegay in anay aqbalayn mud do kordhin aan xisbigooda laga talo galin.

"Go'aanka xisbigu waxa weeyaan in aanaan ogolayn muddo kordhin 13 Nove rmber ka dan baysa oo aan laysku waafaq sanayn, oo aan la ga heshiin" Guddoomiye Xirsi, ayaa sidaa war baahinta u sheegay.

Waxa uu sheegay in ay waafaqsanyihiin jad walkii Dorraad guddida doorashooyinku soo gu dbiyeen, isla markaana aan door ashada lagu qaban karin wakhtigeedii ho re, lakiin waxa uu soo jeediyay in la is way diiyo cida sababtay in doorashadu dib u dhacdo, isagoo xukuumada ku eedeeyay.

Guddida Doorashooyinka Somaliland, ay aa Sabtidii Dorraad ku dhawaaqay in doora sha dii madaxweynaha Somaliland, aanay ku qabs oomi doonin wakhtigii sharciga ahaa duruufo ji ra awgeed, iyagoo sheegay in ay doorashada ku diyaarin karaan muddo 9 billood ah oo ka bilaabanta bisha October.

Hadaba, guddidu war-murtiyeed kooda ku ma xusin doorashada urrurada iyo xiliga la qa banayo, taasi oo mucaaradku u sacaba tum een, sheegeena in guddidu ay go'aamisay in ay qabtaan doorashada madaxtooyada oo kali ah.

Abaabul dagaal xoog leh oo ka socda Muqdisho & Beel ku dhawaaqday

Kulan ballaaran oo Shalay ka dhacay Ma galada Muqdisho ayaa waxaa iskugu yimid mid ka mid ah beelaha degga gobolka hii raan iyagoo ku dhawaaqay inay dagaalka ka dhanka ah al shabaab ee ka socda xoreynt iisa gobolkaasi ay ka qeyb geli doonaan.

Beesha gaal jecel oo siyaasiyiintooda iyo saraakiishooda ciidanka ay ka qeyb galeen kulanka waxay ballan qaadeen inay duulaan ka deegaanadaasi lagu xoreynayo ay ku bii rayaan si nabad gelyada loo adkeeyo.

Deegaanada beesha ay degto ayaa qeyb ka ah meelaha ay weli ka taliyaan ururka al shabaab marka la eego gobolla da Hiiraan, Shabeelooyinka,Jubbooyinka,Gedo ilaa bay iyo bakool.

Madaxweynaha Kenya oo ammaanay Max daxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh

Madaxweynaha Kenya ayaa sheegay in dhigiisa Soomaaliya Xasan Sheekh Maxam uud uu muujiyay sida ay uga go’an tahay la dagaalanka kooxda Al-Shabaab.

Wareysi uu siiyay Telefishinka France 24, ayuu Ruto ku amaanay hogaamiyaha cusub ee Soomaaliya doorka uu ka qaatay dadaal ada lagu xakameynayo qatarta kooxda Alsha baab ee ka dagaalanta Soomaaliya.

"Waxaan u maleynayaa doorashadii madax weyne Xasan, oo aan la kulmay laba jeer ha dda, wuxuu leeyahay aragti aad u cad oo ku saabsan halka aan u baahanahay inaan aa dno. Waxaan filayaa inuu aad uga go’an ya hay la dagaalanka Al-Shabaab. Go’aankiisu wuu cad yahay”, ayuu yiri willima Ruto.

Mar wax laga weydiiyey inuu qorsheynayo inuu ciidamada Kenya ka soo saaro Soomaa liya, wuxuu yidhi,” Ciidamadaas waxay dib u gu soo laaban doonaan dalkooda isla marka aan dhammeyno howsha aan u hayno Soom aaliya.”

Hadalka hoggaamiyaha Kenya ayaa ku soo beegmaya todobaadyo kadib markii Al-Shabaab ay sheegtay in ay weeraro kale ka geys an doonto gudaha dalka Kenya, hadii madaxda dalkaasi ay iska dhaga tir aan dalabaadkooda ku aadan in ciidamada Ken ya laga saaro Soomaaliya.

Dowladda Jabuuti oo dhul ka mdi ah dalkaas ka iibisay waddan kale

Saraakiisha dalka Koonfur Sudan ayaa xaqiijiyey in dowladda Jabuuti ay ka iibisay dhul ku yaalla xeebta dalkaas oo laga dhis ayo dekad. Koonfur Sudan waxay sheegtay in dekeddaas ay muhiim u noqon doonto dho ofinta saliidda cayriin ee dalkaas, oo hadda la mariya dalka Sudan, iyo sidoo kale soo dhoofinta badeecadaha dalkaas oo badan kood ka yimaada dekedda Mombasa ee Kenya.

Wasiirka shidaalka Koonfur Sudan Puot Kang Chol ayaa sheegay in dhulka ay ka iib sadeen Jabuuti loo adeegsan doono dhoo finta saliidda cayriin.

"Waxaan jeclaan lahaa inaan dhammaan tiin idinku wargeliyo inaan muddo isku daye ynay inay waddooyin badan furano sababtoo ah Koonfur Sudan waa dal aan bad lahayn, sidaas darteed waxaa nalooga baahan yahay inaan u furnaano suuqyada,” ayuu yiri.

Laba dal oo ku yaalla Dooxada Weyn ee Af rika oo kala ah; Uganda iyo Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ah ee Congo ayaa dhowaan sheegay inay adeegyadooda dekedaha u wa reejin doonaan Tanzania, taasi oo Rwanda iyo Burundi ka dhigeysa labada dal ee kaliya ee sida buuxda ugu tiirsan dekedda Mom basa.

Duncan Otieno, oo ah dhaqaalyahan fadh igiisu yahay Nairobi, ayaa sheegay in tallaa bada Koonfur Sudan ay Kenya gelineyso xaa lad adag, maadaama uu loolan adag kaga imanayo Dar es Salaam iyo Jabuuti.

"Waa inaan is weydiinaa, Uganda, Congo iyo hadda Koonfur Sudan waxa dhammaanto od ku qasbay inay ka tagaan dekedda Momb asa,” ayuu yiri.

Wasiirka dhaqaalaha Koonfur Sudan Abra ham Mamer ayaa sheegay in dekedda Jabu uti ay marin raqiis ah siin doonto badeecad aha ay dhoofineyso iyo kuwa usoo degaya Koonfur Sudan.

Koonfur Sudan iyo Jabuuti ma wadaaga an xuduud, waxaana u dhaxeeya Itoobiya. Dekedda cusub ayaa waxaa Koonfur Sudan ku xiri doono waddo dhex-mareysa Itoobiya


Turkey oo 3,000 oo askari u direysa dalka QATAR

Turkey ayaa 3,000 oo askari oo ah booliska rabshadaha ka hortaga u direysa Qatar, si ay gacan u gaystaan sugidda amniga garoomada kubadda cagta Koobka Adduunka iyo hote ellada ay degi doonaan martida.

Howlgalkan amni ayaa waxaa qarashkiisa bi xin doona dowladda Qatar, hase yeeshee wa xaa si buuxda u maamuli doona talis Turkish ah, waxaa sidaas wakaaladda wararka Reuters u sheegay ilo-wareedyo ka tirsan wasaaradda arrimaha gudaha Turkey.

Ayada oo ay ku nool yihiin dad ka yar 3 milyan – kuwaas kaliya 380,000 ka mid ah yihiin muw aadiniin Qatari ah – ayaa Qatar waxay wajahe ysaa shaqaale yari xilli ay isku diyaarineyso marti-gelinta Koobka Adduunka.

Qatar ayaa u weecatay Turkey, oo ah xulu fadeeda gobolka, si ay u xaqiijiso amniga tartan ka, oo la filayo inuu soo jiito 1.2 milyan oo qof oo soo booqan doona dalkaas.

Heshiis ay kala saxiixdeen labada dal ayaa dhigaya in Turkey ay Qatar gayso 3,000 oo ask ari oo ah oo booliska rabshadaha ka hortaga, 100 sarkaal oo qaabilsan howlga llada gaarka ah, 50 khubarada bambooyi nka ah iyo 80 eeya ha wax uriya ah.

"Inta uu socdo tartanka, booliska Turkey wax ay ka amar qaadaan doonaan madaxdooda Tu rkish-ka kaliya oo ku sugnaan doona Qatar,” waxaa sidaas yiri ilo-wareedyo Turkish ah.

"Dhinaca Qatar ma awoodi doonaan inay am ar toos ah siiyaan booliska Turkish-ka.”

"Dhammaan qarashka ku bixi doona shaq aalaha la gaynayo halkaas waxaa bixin doona dowladda Qatar.”

Dhinaca kale, Turkey ayaa laga yaabaa ina ysan noqon dalka kaliya ee taageerada amni siin doona Qatar.

Bishii tagtay, golaha wasiirada Pakistan ay aa ansixiyey qabyo qoraalka heshiis u ogola an aya dowladda inay ciidamo ku yaboohdo su gi dda amniga koobka adduunka. Ma aysan sha acin tirada askarta, labada dalna ma shee gin haddii heshiis kama dambeys ah la gaaray.

Qatar oo ah dalkii ugu horreeyey ee ku yaalla Bariga Dhexe ee mart-geliya koobka adduunka iyo dalkii ugu yaraa ee sidaas sameeya, ayaan wax khibrad ah u lahayn marti-gelinta dhacdo caalami ah oo sidaas u baaxad weyn.

Askarta Turkish-ka ee aadeysa Qatar ayaa waxaa la baray English, waxaana la siiyey ha gid ku saabsan wax ay filan karaan marka ay ta gaan Qatar, sida ay sheegeen ilo-wareedyada Turkish-ka.

Turkey oo saldhig militari ku leh Qatar, ay aa garab istaagtay Doha markii Sacuudi Car ab iya iyo Imaaraadka Carabta ay go’doomiy een dalkaas sanaddii 2017. Dalalka Khaliijka ayaa xiriirkooda soo celiy ey sanadkii tegay, waxaana Turkey ay sidoo ka le horumarisay xiriirka Sacuudi Carabiya iyo Imaaraadka Carabta.

WARARKII UGU DANBEEYAY KOOXO HUBEYSAN OO DAD KU LAAYEY MASJID AY KU TUKANAYEEN

Kooxo hubeysan ayaa ugu yaraan 15 qof ku dilay masjid ku yaalla waqooyi-galbeed ee go bolka Zamfara ee dalka Nigeria, sida ay shee geen dadka deegaanka Sabtidii.

Weerarkan oo ka dhacay deegaanka Buk ku yum ee dowlad deegaanka Bukkuyum ayaa ka dhacay salaadii Jimcaha xilli lagu jiray masjidka Jimcaha ee magaalada Ruwan Jema, sida ay wakaalada wararka ee Reuters u sheegeen 3 kamid ah dadka deegaanka.

"Kooxaha hubeysan ayaa ku yimid mooto oyin iyagoo haysta qoryahooda, waxayna si to os ah ugu dhaqaaqeen masjidka, waxayna bill aabeen inay si teel-teel ah nagu toogtaan,” ayuu yiri Amimu Mustapha oo ka mid ah dadka deegaanka.

Mid kale oo ka mid ah dadka deegaanka oo codsaday in aan magaciisa la xigan ayaa she egay in weerarka uu dhacay abaare 2-dii duhu rnimo, isagoo intaa ku daray inay jiraan dad kale oo badan oo dhaawacmay.

Afhayeen u hadlay booliiska gobolka Zam fara ayaan isla markiiba ka jawaabin wicitaanno ama farriimo qoraal ah oo lagu doonayay in lagu xaqiijiyo warbixinnada dadka deegaanka.

Kooxo burcad ah oo si aad ah u hubeysan, ayaa xasuuq ba’an ka geystay waqooyiga-ga lbeed ee Nigeria labadii sano ee lasoo dhaafay, iyagoo qafaashay kumannaan, dilayna boqol aal, kana dhigay meel ka caagan safarrada.

Sergey Lavrov: "4ta Gobol Ee Aan Qabs an ay Nukliyeer Ayaan Ku Ilaalineynaa”

Wasiirka Arrimaha dibadda Russia ayaa ku gooddiyay in ay Nukliyeer adeegsan doonaan haddii Ukraine ay isku daydo in ay weerarto afarta Gobol ee ay ka so coto aftida ay ugu biirayaan Ruushka.

Waxaa uu Sergey Lav rov , ka sheegay Shirka Qa ramada midoobey in Reer Galbee dka doonay aan in ay Ruushka tir tiraan taa sina aysan aqbaleyn oo ay is difaaci doonaan.

"4ta Gobol ee aan qabsanay Nukliyeer ayaan ku ilaalineynaa” ayuu yiri Wasiirka Arrimaha dib adda Russia oo wajigiisa laga dheehan karay carada ay u qabaan reer Galbeedka taageera da la garab ; looga soo horje edo "abaabulka uu wado Madaxwyne Putin ay ka socdaan dalka oo dhan, sida ay sheegtay hay’ad madaxbannaan oo u dooda xuquuqda aadanaha. OVD-Info ayaa sheegtay in 724 qof lagu xiray 32 magaalo oo kala duwan

Mudaaharaadyo baahsan ayaa bilaawday tan iyo markii madaxweyne Vladimir Putin uu ku dhawaaqay qorshe lagu diyaarinayo 300, 000 oo rag ah si ay uga dagaalamaan Ukr aine.Isku soo baxyada aan sharciyeysneyn ayaa mamnuuc ka ah dalka Ruushka Sabtidii.

. Laakin tillaabada Mr Putin uu ku doonayo in dadka rayidka ah ay uga mid noqdaan ciid amada milatariga ayaa dhalisay dibadbaxyo ballaaran oo ka dhacay magaalooyinka, iya doo in ka badan 1,000 qof lagu xiray mud aaharaadyo horraantii toddobaadkan dhacay.

Wakaaladda wararka ee AFP ayaa ku warantay inuu goob joog u ahaa mid ka mid ah dibad-baxayaasha ku sugan magaalada Moscow, oo ku qaylinaya erayo ka dhana Putin” iyadoo ay niinkaas xireen saraakiishu markii dambe.

Mr Putin ayaa Sabtidii wuxuu saxiixay amarro cusub oo lagu ciqaabayo dadka amarada dowladda ka hor yimaada waxaana ka mid ah waxyaabahaas 10 sano oo xabsi ah inuu gali doono askari kasta oo lagu qabto isagoo isku dayaya inuu baxsado.

Kuuriyada Waqooyi oo gantaal hor leh tijaabisay.

Kuuriyada Waqooyi ayaa tijaabisay gantaal kuwa riddada gaaban ah kaas oo ku dhacay xeebaha bari ee dalkaas, waa gantaalkii ugu horreeyay ay tijaabiso tan iyo bishii June, sida ay sheegeen militeriga Kuuriyada Koonfureed.

Wasiirka gaashaan dhi gga Japan, Yasu kazu Hamada ayaa gantaal ka ku qiyaasay in uu jaray masaafo dhan ah 50 kiiloomiitar. Gantaalka ayaa ku dhacay meel ka baxsan xee baha Japan.Gantaa lkan ayaa imaanaya xilli markab diyaarada ha xambaaro uu gaar ay xeebaha Kuuriya da Koonfureed kaas oo ka qeyb qaadan aya dhoolatuska wadajirka ah ay wadaan ciidamada badda xilli maal maha nagu soo aadan lagu wado in Madaxw eyne ku xigeenka Mareykanka Kamala Harris ay booqasho ku tegto halkaas. Xukuumadda Kuuriyada Koonfur eed ayaa tijaabada gan taalka ku tilShalay "fal dandaansi ah oo aad u daran” .Qaramada Midoobey waxay Kuuriy ada Waqooyi ka mamnuucd ay inay tijaabiso hubka Nukli yeerka iyo gantaallada baalis tiga balse ga ntaalkan ugu dambeeyay Kuur iyada Waqooyi ayaa loo

maleynayaa in uu yahay nooca baalistigga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip