Barcelona Oo Uga Tacsiyeeysay Real Madrid Weerarkii Shalayto Lagu Qaaday Jamaahiirteeda Dalka Ciraaq.

0
Saturday May 14, 2016 - 08:58:42 in Sports News by
  • Visits: 620
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Barcelona Oo Uga Tacsiyeeysay Real Madrid Weerarkii Shalayto Lagu Qaaday Jamaahiirteeda Dalka Ciraaq.

    Barcelona ayaa tacsi u dirtay kooxda ay xafiiltamaan ee Real Madrid ka dib markii qaar ka mid ah jamaahiirteeda dalka Ciraaq lagu laayay weerar shalayto.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barcelona ayaa tacsi u dirtay kooxda ay xafiiltamaan ee Real Madrid ka dib markii qaar ka mid ah jamaahiirteeda dalka Ciraaq lagu laayay weerar shalayto.

16 qof ayaa geeriyootay ka dib weerar ay ISIS ku qaadeen meel lagu qaxweeyo oo ay caadiyan ku kulmaan jamaahiirta kooxda Real Madrid.

"FC Barcelona waxa ay u murugeysan tahaydhibanayaasha weerarkii lagu qaaday xubnaha taageerayaasha Real Madrid ee dalka Ciraaqā€¯ ayaa lagu yiri warbixin rasmi ah oo ay soo saartay kooxda reer Catalan.

Real Madrid ayaa dhankeeda uga tacsiyeeyay qoysaska ay dhibta soo gaartay, waxaana ay sheegeen in ciyaartoydooda ay maanta gacmaha ku xiran doonaan maryo madow si ay uga baroordiiqaan dhibaatada loo geystay jamaahiirtooda dalka Ciraaq.Halkaan ka akhriso warbixinta Real Madrid ay ka soo saartay weerarkii shalay lagu qaaday jamaahiirteeda.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip