SAWIRRO: Jamaahiirta Chelsea Oo Ka Baryay Kooxda Inay Qandaraas Cusub Ka Saxiixaan Kabtan John Terry Kulankii Xalayto Ee Anfield.

0
Thursday May 12, 2016 - 08:54:24 in Sports News by
  • Visits: 608
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRRO: Jamaahiirta Chelsea Oo Ka Baryay Kooxda Inay Qandaraas Cusub Ka Saxiixaan Kabtan John Terry Kulankii Xalayto Ee Anfield.

    Jamaahiirta kooxda Chelsea ayaa ka baryay kooxda inay xal u helaan qandaraaska kabtankooda John Terry.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jamaahiirta kooxda Chelsea ayaa ka baryay kooxda inay xal u helaan qandaraaska kabtankooda John Terry.

Daafaca ayaa laga yaabaa inuu ciyaaray kulankiisii ugu danbeysay ee kooxda ka dib markii uu casaan qaatay kulankii ay guuldarada ka soo gaartay Sunderland isbuucii hore, waxaana uu ganaax ku seegay kulankii xalayto ee Liverpool, waxaana uu ganaax ku seegi doonaa kulanka Leicester City ee isbuuca danbe.

Kabtankii hore ee England ayaa qandaraaskiisa uu dhacayaa dhamaadka xilli ciyaareedkan, welina Blues uma aysan soo bandhigin qandaraas cusub.

01_11230604_f4ebcc_2858867a02_11230604_cb9ed1_2858863a03_11230604_5798ed_2858865a340E667500000578-0-image-a-147_1463005619936

Iyadoo malaayiin dalab ay uga imaanayaan Shiinaha, Bariga Dhexe iyo Mareykanka, taageerayaasha Chelsea ayaa soo bandhigay dareenkooda ku aadan arintaan intii ay socotay kulankii barbaraha 1-1 ku dhamaatay ee ay la galeen Liverpool.

Boor weyn ayay ku soo bandhigeen Anfield oo soo bandhigay 14kii koob ee ay kooxda hanatay intii uu Terry kabtan u ahaa, waxaana la socotay fariin aheyd: "Iyadoo Terry kabtankeena yahay… ka saxiixa qandaraas.”




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip