Kenya iyo Cuba oo ka wadahadlay sidii loo sii deeyn lahaa dhaqaatiir u afduuban Al-Shabaab.

0
Monday July 04, 2022 - 19:34:55 in Wararka by
  • Visits: 184
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kenya iyo Cuba oo ka wadahadlay sidii loo sii deeyn lahaa dhaqaatiir u afduuban Al-Shabaab.

    Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa kulan kula qaatay madaxtooyada Kenya wasiirkka wasaaradda arrimaha Dibadda Cuba Bruno Rodriguez Parrilla iyagoo kulankooda kaga hadlay xiriirka laba geesoodka ah ee kadhaxeeya labada waddan iyo sidoo kale s

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa kulan kula qaatay madaxtooyada Kenya wasiirkka wasaaradda arrimaha Dibadda Cuba Bruno Rodriguez Parrilla iyagoo kulankooda kaga hadlay xiriirka laba geesoodka ah ee kadhaxeeya labada waddan iyo sidoo kale sidii xal loogu heli lahaa dhaqaatiir udhashay dalka Cuba kuwaas oo ay afduubteen Alshabaab. Uhuru kenyata oo lahadlay wargeyska The STAR ee kasoo baxa Kenya ayaa xusay in xukuumaddiisa ay go,antahay in laxaqiijiyo helitaanka dhaqaatiirta la afduubtay iyaga oo nabad qaba isagoo intaas kudaray in Kenya ay kawalaacsantahay xaaladda dhaqaatiirta kuwaasi oo inkabadan 4 sano kujira Alshabaab. Surgeon Landy Rodriguez Assel Harrera Correa oo ah dhaqaatiirta cuubaanka ah ayaa waxaa laga afduubay magaalada Mandera oo dhacda waqooyi bari Dalka Kenya iyadoo Kenya iyo cuba ay kawalaacsanyihiin sidii loo heli lahaa dhaqaatiirtan iyaga oo bad qaba.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip