HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPAER EE MAANTA OO AH AXAD 12-KA JUUN 2022

1
Sunday June 12, 2022 - 08:17:07 in Wararka by
  • Visits: 340
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPAER EE MAANTA OO AH AXAD 12-KA JUUN 2022

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho ka furay shirka golaha wadatashiga qaran

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka golaha wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaal ka, Dowlad Goboleedya da iyo Gobolka Ba na adir, kaas aoo Shalayka furmay xarunta mada xtooyada.

Shirkan oo muddo labo maalmood ah soc on doona ayaa diiradda lagu saarayaa qor shey aasha hortabinta u leh dowladda oo ay ugu hor reyso xoojinta wada-shaqeynta heer Federaal iyo heer D/G & dib u heshiisiin ta.

Sida madaxtoo yadu sheegtay, D/FS iyo Dow lad Goboleedyada ayaa shirkan ku faaqidi do ona dhammeystirka dastuurka, xo ojin ta nida amka federaalka, adkeynta amniga dal ka, dhisi dda garsoor sal adag leh, xal u hel idda abaar aha iyo diyaarinta doorashooyinka dalka.

Waa shirkii Labaad ee madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud uu la yeesho golaha wad atashiga qaran, wuxuuna kusoo aadayaa xilli la filayo maalmaha soo socda in madaxweyne Xa san Sheikh uu magacaabo raysal wasaaraha Soomaaliya

Cabdi Xaashi oo ka horyimid in la bed elo Xeer Hoosaadka Aqalka Sare

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baa rlamaanka Soomaaliya, Md. Cab di Xaashi C/hi oo khudbad ka jee diyey kulan ay Shalayye esh een Golaha ayaa ka had lay arr imo ku aadan muranka ka taag an Xeer Hoosa adka Gola ha Aqalka Sare.

Guddoomiye Cabdi Xaashi ay aa si weyn uga horyimid in la be delo Xeer Hoos aadka uu Aqalk aas kusoo shaqeyn ayey 4-tii sa no ee la soo dhaafay, wuxuuna til maamay had dii wax laga bedelayo inay noqo neyso dib u no qosho horleh, sida uu hadalka u dhigay.

"Hadda inaynu niraahno Xeer Hoosaad cu sub ayey shaqadii ka bilaabeynaa aniga ilama hagaagsana waa dib u noqosho waxaa weeye 4 sano ayuu Aqalkan kusoo shaqeynayey Xeer Hoosaadkaas,” ayuu yiri guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Cabdi Xaashi ayaa sidoo kale soo jeediyey in u gu yaraan ay haboon tahay in qodobada qaar wax laga bedelo, inta kalena sidooda lagu da ayo.

"Haddii ay noqoneyso qodobaad aan isleen ahay wax halaga bedelo waxaa weeye marka aynu howlihiisa galno ayaa ku bedeleynaa wixii jira,” ayuu sii raaciyey. Waxa kale oo uu intaasi ku daray in aan loo baahneyn xilligan in xubna ha cusub dartood loo bedelo Xeer Hoosaadka, balse la saxo wixii u baahan in dib loo saxo.

"Ma qabo inaad tiraahdaan xubno badanbaa cusub, sidaas daraadeed hab-dhowrihii ahaa magacaabista Shalayma ogolin inuu socdo ani ga erey fiican ilama aha waa dib u noqosho ta asi. Xeer Hoosaadka waa saxeynaa wixii sixi taan u baahan,” ayuu markale yiri Mr. Xaashi. Hadalkan ayaa kusoo aadayo, iyadoo Golaha Aqalka Sare ay ku biireen xubno cusub, kuwa ka mid ahna Senetaradii hore ay soo laabteen, taas oo keentay dooda haatan ka dhalatay Xe er Hoosaadka Aqalka Sare oo muhiim u ah sha qada iyo kulamada ay yeeshaan Golahaas.

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo La Kul may Ganacsatada Soomaalida Ee Dalka Kenya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku lan kula qaatay Villa Soomaaliya Ganacsatada Soomaaliyeed ee Dalka Kenya ayaa kala had lay kaalintoda ku aaddan gu rmadka abaaraha Dalka.

Madaxweynaha ayaa Ganacsatada Soomaaliy eed ee dalka Kenya ugu baaqay in ay doorko oda ka qaataan xoojinta maalgashiga dalka iyo hirgelinta barnaamijka shaqo abuur qaran ee uu Madaxweynuhu dhawaan ku dhawaaqay, isagoo uga mahadceliyey dadaallada ay ku bixi yeen adkeynta dowladnimada.

Ganacsatadaan oo magaalada Muqdisho u yimid ka qayb galka Caleemo saarka Madaxwe ynaha 10-aad ee Dalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyey Xilka loo doortay, waxa ayna ballan qaadeen in ay kaalin wanaagsan ka qaadanayaan gurmadka abaara ha dalka.

Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Uganda

Wasiirka Gaashandhiga XFSoomaaliya Md. Cabdiqaadir Maxamed Nuur, ayaa Habeen hore mag aalada Muqdisho kula kulmay dhiggiisa dalka Uganda H.E Hon Vincent B. Ssempijja, taliyaha Ciidanka Uganda (UPDF) Gen. Wilson Mbadi iyo iyo xubno kale oo la socday.

Labada wasiir ayaa ka wada hadlay adkeynta xiriirka iyo wada shaq eynta ka dhaxeeysa laba da dal.

Sidoo kale, kulanka waxaa goobjoog ahaa, taliyaha ciidanka xoog ga dalka Generaal Oda waa Yuusuf Raage, Ag aasimaha guud ee Was aaradda Gaashaan dhiga, taliyaha ciidanka cir ka iyo saraakiil kale.

Boqoradda Ingiriiska oo usoo hambalyay say madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh.

Boqoradda Ingiriiska, Queen Elizabeth ay aa fariin gaar ah oo hambalyo ah usoo dirtay Madaxwey ne Xasan Sheekh Maxam uud oo ku aaddan doora shadiisa, sida ay sheegtay safii rka D/ UK u fadhiya Somaliy a,Kate Foster"Waxaan kuugu ham ba lyeynay aa inaad noq oto Madaxweyna ha JFS.Waxaan rajayna yaa saaxiibtinimada diirr an iyo iskaashi ga xooggan ee ka dhexeeya lab ade ena dal uu sii jiri doona intaad xil ka hayso. Waxaan idiin soo jeedin ayaa salaan wa naags an adiga iyo shacab ka JFS,” ayay tiri boqora du. Farriinta boqorada ayaa laga sheegay xuska sannad-guurada 96-aad ee boqoradda Ingiriis ka oo lagu qabtay ma gaalada Muqdisho, iya doo ay ka qeynb galeen masuuliyiin dowladda Soomaa liya ka socday iyo diplomaasiyiin

Waa mar kii ugu horraysay oo Muqdisho la gu qabto xusk a dhalashada boqorada Ingriiska tan iyo bilawgii COVID-19, oo la joojiyay dabba aldegga xafladda dhalashada boqoradda.

MW Biixi Oo Golaha Wakiilada Somalil and U Gudbiyay Xubnaha Cusub Ee Komishan ka Doorashooyinka

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Ca bdi, isagoo ka duulaya dhaqaajinta iyo hirgelin ta arrimaha doorashooyinka Somaliland ayaa waxa uu ShalayGolaha Wakiilada Somaliland u gudbiyey wareegto madaxweyne oo ah xubn aha loo soo xulay inay noqdaan Komishanka Doorashooy inka ee Cusub.

Ujeeddo: Soo-gudbinta zubnaha Komishan ka doorashooyinka ee Cusub

Sida aad la socoto, waxa is-wa da casilay xubnihii Komis hanka Doorasho oyinka. Sidaas darte ed, waxa aan halkan ku soo gudbinayaa 7da xubno od ee loo soo xulay inay noqda an Komishanka doorashooyinka cusub, si waaf aq san Qodobka 15aad, Faqrad diisa 4aad ee Xeer ka guud ee doorashooyinka iyo Diiwaan-gelinta Cod-bixiyayaasha, Xeer Lr. 91/2020, xu bnah aasi oo buuxiyey shuruudaha xubinnima da Ko mishanka doorashooyinka ee ku qeexan Qod obka 14aad ee Xeer Lr. 91/2020.

Sida ku cad Qodobka 13aad, Faqraddiisa 2a ad ee Xeerka guud ee doorashooyinka iyo Dii waan-gelinta Cod-bixiyayaasha, Xeer Lr. 91/20 20, waxa soo xulaya Xubnaha Komishanka doo rashooyinka Madaxweynaha Somaliland (3 Xub nood), Golaha Guurtida (2 Xubnood), Axsaabta Siyaasadda ee diiwaan-gashan – Xisbiga WA DDANI iyo Xisbiga UCID (2 Xubnood).

Haddaba, waxaan halkan kugu soo gudbina yaa xubnaha magacyadoodu hoos ku xusan yih iin ee loo soo xulay Komishanka Doorashooyin ka ee cusub:

1- Muuse Xasan Yuusuf Madaxweynaha SL.

Somaliland iyo DDS oo ka wada hadlay la da gaallanka waxyaabaha sharci-darrada ah

Waxaa magaalada Burco lagu soo afmee ray shirkii arrimaha amniga iyo iskaash iga xidi idhka labada dhinac ee gobolka To g-dh eer So maliland iyo G/Jarar ee DDS.

Masuuliyiinta dhan ka G/ Tog-dheer ee Som aliland ayaa iskugu jiray laamaha kala duwan

ee ammaanka iyo masuuliyiinta maa mulka gobolka, hal ka dhanka Dowlad Deegaanka So omaalidana ay goob-joog ka aha ayeen laa maha kala duwan ee ammaanka, ga ar ahaan saraakiisha sar-sare ee Ciidanka Xo ogga Gaar ka, komishineerka booliska gobolka Jarar, gudd oomiyaha gobolka, hooggaanka na badgelyada iyo maamulka degmada Gaashaa mo.

Labadan dhinac ayaa ka wada hadlay arri maha ammaanka xadka, la dagaallanka waxya abaha sharci-darrada ah, xoojinta wada shaq aynta, xidhiidhka laamaha ammaanka labada dhinac iyo adkeynta xidhiidhka masuuliyiinta la bada gobol sidoo kale, waxay masuuliyiintu isla soo qaadeen isku-socodka dadka doolka ah ee abaaruhu saameeyeen.
Faah Faahin: Dad Saarnaa Mooto Bajaaj Oo Qarax Lala Beegsaday Iyo Khasaaro Ka Dha shay

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa Shalay ka dhacay duleedka Magaalada Jow har ee Caasimadda D/G/Hirshabeelle, qaraxa as ayaa lala beegsaday Mooto Bajaaj ay saarn aayeen dad shacab ah oo kusii jeeday Garoonka diy aaradaha Jowhar.

Qaraxa oo ahaa miino dhulka lagu aasay ee laga hago meelaha fog-fog ayaa waxaa inta u dhe xeeysa Magaalada Jowhar iyo Garoonka di yaa radaha Magaaladaas lagula eegtay Mooto ay saarnaayeen dad shacab ah, sida dadka deeg aannka qaarkood ay sheegeen.

Inta la xaqiijiyay afar ruux ayaa ku dhimatay qaraxaas xoogan ee Shalay ka dhacay duleed ka Jowhar, halka laba qof kalena ay ku dhaa wacmeen, waxaana dadkaas dhaawacmay la geeyay Isbitaal ku yaalla Magaalada, si xaalad dooda Caafimaad loogu dabi ibo.

Warar la helayo ayaa waxaa heegayaan in dadka la qarxiyey ee Mooto Bajaajta saarnaa oo ka baxay Magaalada Jowhar ay kusii jeede en tuulooyin ka tirsan degmada Mahadaay ee G/Shabeellaha Dhexe, hayeeshee uu qaraxu ku qabsaday meel ku dhow Garoonka.

Waa markii saddexaad oo qarax miino oo ay dad rayid ah waxyeelo ka soo gaarto oo ka dha ca inta u dhexeysa Jowhar iyo garoonka diy aara daha, dhawaan ayey aheyd markii sidaan oo kale qarax miino uu ku qabsaday Mooto Baj aaj ay dad shacab ah saarnaayeen.

Madaxweynaha JFS oo qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Ergayga Gaarka ah ee Mada xweynaha dalka Uganda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha dalka Uganda Md, John Patrick Amama oo ay wehelinayaan Wasiirka Difaaca &Taliyaha Ciidanka dalkaas.

Md. John Patrick iyo Ergada dowladda Uganda ee ka qeyb-gashay Caleemo-saarka Madaxwey ne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaarsi iyey Madaxweynaha dhambaal hambalyo ah & farriin ay ka sideen Madaxweynaha dalkaas Md. Yoweri Museveni.La wadaag cidkale

Boqoradda Ingiriiska oo usoo hambalyay say madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh.

Boqoradda Ingiriiska, Queen Elizabeth ayaa fariin gaar ah oo hambalyo ah usoo dirtay Mad axweyne Xasan Sh. oo ku aadan doorashadi isa, sida ay sheegtay safiirka dowladda UK u fa dhiya Soomaaliya, Kate Foster

"Waxaan kuugu hambalyeynayaa inaad noqoto Madaxweynaha JF/Soomaaliya. Waxa an rajaynayaa saaxiibtinimada diirran iyo iskaa shiga xooggan ee ka dhexeeya labadeena dal uu sii jiri doona inta aad xilka hayso. Waxaan idiin soo jeedinayaa salaan wanaagsan adiga iyo shacabka JFS,” ayay tiri boqoradu. Farriinta boqorada ayaa laga sheegay xuska sannad-gu urada 96-aad ee boqoradda Ingiriiska oo la gu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka qe ynb galeen masuuliyiin dowladda Soomaal iya ka socday iyo diplomaasiyiin.

Waa markii ugu horraysay oo Muqdisho lagu qabto xuska dhalashada boqorada Ingriiska tan iyo bilawgii COVID-19, oo la joojiyay dabbaalde gga xafladda dhalashada boqoradda.

Ku dhawaad 40,000 oo arday oo imtixa an u fadhiistay degaanada Somaliland

ShalaySomaliland 40,000 kun oo arday ay aa u fadhiistay Imtixaanka Shahaadiga ah Ee dugsiyadda Sare iyo Dhexe sida ay shaacisay wasaaradda waxbarashada, waxaana furay Ma daxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Madaxweynaha Somaliland, Mudane, Muu se Biixi Cabdi, waxa uu dhammbaal hambalyo iyo duco ah u diray ardayda Shalayu fadhiisa tay imtixaanaadka shahaadiga ah oo guud aha an gob olada iyo degmoo yinka oo si hab sami leh looga wada fadhiistay fasallada siddee daad ee dugsiyada dhexe iyo afraad ee dugs iyada sare ee dalka.

Imtixaanaadkan oo ay u fadhiisteen arday ti radoodu gaadhayso 40,000 (Afartan kun) oo ar day, ayuu madaxweynuhu u diray dhammbaal hambalyo ah oo uu kula qaybsanayo farxada iyo rayn-raynta ay Ardaydaasi Shalay ku galaya an imtixaanaadkaasi.

Sidoo kale madaxweynuhu waxa uu arday daa tirada badan oo ah markii u horaysay ee ti ro intaa leegi ay u fadhiisato imtixaanaad shaha adi ah in Alle u fudaydiyo kuna guuleeyo geedi ga waxbarasho ee ay soo wadeen lana barbar-taagnaayeen waalidiintoodu.

Ugu danbayna waxa uu madaxweynuhu ard aydaasi u rajaynayay inay guul ka gaadhaan mustaqbalkooda waxbarasho, dalkooda iyo dad koodana ku anfacaan, halkaana ay ka sii wad aan hayaankooda waxbarasho.

Hantidhawraha Guud ee Qaranka oo kulan la qaatay masuuliyiinta Hay’adda Xisaabiye yaasha Soomaaliyeed

Hantidhawraha Guud ee Qaranka Mudane Maxamed Maxamuud Cali ayaa Shalaykulan la yeeshay masuuliyiinta Hay’adda Xisaabiyey aasha Somaliyeed (SICPA).

Hantidhawraha Guud ayaa kala hadlay xubnah an qodob bo ay ku jiraan dhammaystir ka han naanka sharci iyo aq oonsi ee Hay’adda, iyo si dii ay xubin uga noqon lahayd Hindisaha Mih nad lay da Xisaabiyeyaasha Afrika (API) iyaga oo gacan ka helaya Xafiiska Hantidhaw rka Guud ee Qaranka.

Baarlamaanka Somalia Oo Laga Codsa day Inuu Dabagal Ku Sameeyo Lacag Ay Heyso Xukuumadda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarla maanka Federaal ka Sooma al iya, Sh.Aadan Maxamed Nuur (M adoobe) ayaa Shalaykulan la qa atay Ergeyga gaar ka ah ee Madax waynaha JFS u qa abilsan Ar rimaha Abaaraha Cabd ira xmaan Cabdishak uur Wasrsme oo ay we heli yaan gu digga gur madka Abaaraha, ku lanka oo diirada lagu saar ay sidii wax loogu qabanlahaa Abaaraha soo-noqn oqday. Gudia Abaaraha oo ay Guddoom iyaha ka cod sadeen in lagu waraajiyo qaybtii Baarlamaanka BJFSabaaraha uga qoondeey ey lac agihii Mu sha raxiinta Madax way naha JFS laga qaaday si wax loo gu qabto dadka ta ba ale ysan kuwaas oo ku kala nool qey bo ka mid gobolada dalka.

Sidoo kale Gudd iga ayaa Gudoomiyaha ka codsadey in Baarl amaanku ku daba galo sab abtaweli Xukuuma dda u sheegi la dahay qoon dada ay ugu talo gashey lacagtii Dowladda Ima araadka Carabta ugu deeqdey abaaraha dalka kajira iyo weliba lacagtii Halka milyan (1 M) ah ayd ee Xukuu madda sheegtey inay abaaraha u gu yabooh dey oo aan ilaa hadda jirin wax hor mar ah oo laga sameeyey.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS Sh. Aadan Madoobe oo bogaadiyay shaqada ad ag ee ay hayaan Gudigga Abaaraha ayaa u ballan qaadey sii xoojinta garab istaagga dar-darge linta shaqada baaxada leh ee u taala Ergeyga iyo gudigga, sidoo kale Guddoomiya ha ayaa ballan qaadey in beri lagu wareejin doono lac agihii Baarlamaanka horey u ballanqaa dey ee qaybta ka ahaa lacagihii ka soo xaroo dey Mu rashaxiinta Madaxwaynaha JFS.

Beel ka goosatay Koonfur Galbeed oo soo bandhigtay ciidan hubeysan

Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka deg mada Ceel-barde ee gobolka Bakool ayaa soo bandhigay ciidamo maleeshiyaad ah oo aad u hubeysan, iyagoo sheegay in maamulka Koonf ur Galbeed ay ka go’een.

Odayaasha oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay xiriirka u jareen maam ulka Koon fur Galbeed, ka dib markii uu xaqooda duudsiiy ey Madax wey ne Laftagareen, sida ay hadalka u dhigeen. Waxay sheegeen in ka beel ahaan hal kursi xil dhibaan ay ku lahaayeen dowladda federaalka, isla markaana uu kursigaas dhaafi yey Madax weyne Laftagareen oo awoodiisa adegsanaya.

Waxay ku goodiyeen in degmada Ceel-ba rde uusan imaa karin masuul ka socda maamul ka K/Galbeed, isla markaana ay hadda kadib yihiin maamul ka madax-banaan Koonfur Gal beed.

"Siyaasi reer Koonfur Galbeed ah degmada Ceel-barde kama soo degi karo, haduu kasoo dego wixii ku dhaca isagaa ka masuul ah, waa na go’doomiyey maamulkaas, meel kasta ayuu naga soo xiray,” ayuu yiri mid ka mid ah oday aasha.

Oday kale oo warbaahinta la hadlay ayaa yiri, "Waxa ugu weyn ee aan tabaneyno waa ku rsi xildhibaan, kursigaas Digil iyo Mirif malahan waa kursi Daarood, gaar ahaan beesha Kum ade – Absame – Ogaadeen, kursigaas waxaa awoodiisa u isticmaalay Laftagareen.” Si doo kale waxay odayaasha maleeshiyaad kaa n abaabulay ku eedeeyeen madaxweynaha K/Galbeed inuu ka been abuurto beeshooda oo uu sameystay ugaasyo iyo nabadoono

aan ayaga metelin.


M/W. Biixi Oo Golaha Wakiilada Soma lila nd U Gudbiyay Xubnaha Cusub Ee Komi shanka Doorashooyinka

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, isagoo ka duulaya dhaqaajinta iyo hirgel inta arrimaha doorashooyinka Somaliland ayaa waxa uu ShalayGolaha Wakiila da Somaliland u gudbiyey war eegto madaxweyne oo ah xubn aha loo soo xulay inay noqdaan Komishanka Doorashooyi nka ee Cusub.

Ujeeddo: Soo-gudbinta zubnaha Komishan ka doorashooyinka ee Cusub Sida aad la socoto, waxa is-wada casilay xubnihii Komishan ka Doorashooyinka. Si daas darte ed, waxa aan halkan ku soo gu dbinayaa toddo bada xubnood ee loo soo xulay in ay noq daan Komishanka doorash ooyinka cusub, si waafa qsan Qodobka 15a ad, Faqraddiisa 4aad ee Xeerka guud ee doorashooyinka iyo Diiw aan-gelinta Cod-bixiyayaasha, Xeer Lr. 91/ 2020, xubnaha asi oo buuxiyey shuruudaha xu binnim ada Komishanka doorashooyinka ee ku qeexan Qodobka 14aad ee Xeer Lr. 91/2020.

Sida ku cad Qodobka 13aad, Faqraddiisa 2aad ee Xeerka guud ee doorashooyinka iyo Diiwa an-gelinta Cod-bixiyayaasha, Xeer Lr. 91/2020, waxa soo xulaya Xubna ha Komishanka doora shooyinka Madaxwe ynaha Somaliland (3 Xubn ood), Golaha Guurtida (2 Xubnood), Axsaabta Siyaasad da ee diiwaan-gashan – Xisbiga

WADDANI iyo Xisbiga UCID (2 Xubnood).

Haddaba, waxaan halkan kugu soo gudbinayaa xubnaha magacyadoodu hoos ku xusan yihiin ee loo soo xulay Komishanka Doorashooyinka ee cusub:

1- Muuse Xasan Yuusuf Madaxweynaha SL.

2- Axmed Cismaan Xasan Madaxweynaha SL.

3- Xuseen Cabdi Cali Madaxweynaha SL.

4-. Axmed Yuusuf Maxamed Golaha Guurtida.

5- Faadumo Ismaaciil Cabdi Golaha Guurtida.

6- Cabdicasiis Xirsi Warsame Xisbiga WAD DANI.

7- Ibraahim Aadan Cali Xisbiga UCID.

Koonfur Galbeed Oo Guddoomiye Cus ub U Magacaawday Degmada Afgooye (Wareegto)

Wasiirka Arrimaha gudaha dowlad Gobole edka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdullaahi Xaaji Xasan ayaa xilka qaadis ku sameeyay Gu ddoomiyihii degmada Afgooye ee Gobolka Sha beellaha Hoose, isagoona Guddoomiye cusub u magacaabay degmadaas.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiir Cabdullaahi Xaaji ayaa waxaa Guddo omiyaha cusub ee degmada Afooge loogu magacaabay Cabdullaahi Maxa med Cismaan Hiraabe, kaasi oo bedelaya Gud doomiyihii hore ee Afgooye Abuukar Maxamed Cumar Muudeey.

Magacaabista Guddoomiye Cabdullaahi Hir aabe ayaa ku timid, kadib markii la arkay baahi loo qabo in la helo Guddoomiye cusub oo dar dar-gelin kara howlaha ballaaran ee degmada horyaalla, sida lagu caddeeyay wareegtada la soo saaray.

Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha gud aha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed So omaaliya ayaa maalmo kahor shaqo joojin ku sameeyay Guddoomiyaha xilka qaadista lagu sameeyay ee Abuukar Muudeey, kaasi oo lagu eedeeyay inuu amar diido sameeyay.

Fahad oo sheegay in dilka Ikraan ay ka dam beeyeen Rooble, Mahad Salaad iyo Al-Cad aala

Agaasimihii hore ee hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa markii ugu horreysay si faah faa hsan uga hadlay kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo aheyd sarkaalad ka tirsan hay’adda NISA, balse la sheegay inay u ga can gashay Al-Shabaab, ay na dileen, taas oo abuurtay xiisad xoogan.

Fahad Yaasiin ayaa qaybta 3-aad wareysi taxane ah oo looga qaaday markii ugu horreysay ku shaac iyey xog la-yaableh, wuxuuna tilmamay in mas’ uuliyiin iyo dalal shisheeye ay iska kaashadeen kiiska Ikraan Tahliil Faarax, si loo sumadcad dilo hay’adda Nabad Sugidda.

La-taliyihii hore ee amniga qaranka Fahad Yaasiin oo carab baabay dadkaasi ayaa ku she egay inay yihiin Xildhibaan Mahad Salaad Max amed, wasiir ku xigeenka warfaafinta, Cabdirax maan Al-Cadaala, sidoo kalena sheegay inuu wax ka ogaa ra’iisul wasaare Rooble.

"Gabadhaas gaari ayaa lagu qaaday nin xildhi baan ah oo la yiraahdo Mahad Salaad baa lala kulansiiyey, isagaa gaari ku qaaday, gaarigi ibaa laga qaaday waxaa la geeyey Daaru-Sal aam xaafad la yiraahdo oo Xamar ku taalla oo dadka magaalada ugu ladan ay dagan yihiin gurigaas ayaa laga qaaday waxaa la marsiiyey Shabeel aha Hoose, meel Jilib u dhow ayaa la geeyey halkaas ayaana lagu dilay,” ayuu yiri Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in dilka gabadha uu fuliyey Mahad Karataay oo ka mid ah madaxda sare ee Al-Shabaab, isaga oo she egay inay aqoon isku leeyihiin Mahad Salaad.

"Nin la yiraahdo Mahad Karataay oo madaxda Shabaabka ka mid ah ayaa howlgalka fuliyey oo xiriir dhow ay leeyihiin Mahad Salaad,” ayuu sii raaciyey.

Waxa kale oo uu yiri "Ra’iisul wasaaruhuna wuu ka war qabay dhibaatadaas in loo geysan aayana. Aaqiro qofka gabadhaas la weydiin aayo waa Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble, farsamada lagu fuliyeyna Al-Cadaala ayaa iska lahaa gacanta fulisayna waa Mahad Salaad cida dishayna waa Al-Shabaab,” ayuu markale yiri.

Fahad ma shaacin dalalka uu sheegay inay qayb-qaateen ‘dilka Ikraan’, balse wuxuu tilm aamay inay yihiin labad dowladood.

"Waa laba dowladood, hadda ma rabo inaan magacyadooda sheego dadka Soomaaliyeedna waa fahmayaan,” ayuu yiri Fahad.

Ugu dambeyn wuxuu hoosta ka xariiqay in kiisk an dartiis uu isaga halis badan u galay, isla-markaana lagu celiyey waddanka Jabuuti, xilli gaas oo uu doonayey sida uu sheegay inuu kii skan Ikraan Tahliil horgeeyo Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka Soomaaliya,.

Hadalkan kasoo yeeray Fahad Yaasiin ayaa ku soo beegmaya, iyada oo horey mas’u uliyiinta uu hadda eedda u jeediyey qudhooda ay kiiska Ikraan dhabarka u saareen isaga iyo NISA.Xigasho:caasimadda.net

Hooyada Ikraan oo u jawaabtay Fahad Yaas iin, fariina u dirtay Xasan Sheekh

Hooyadii dhashay gabadhii la waayey ee Ikraan Tahliil oo Shalayhadal heynta kiiskeedu uu cirka isku shareeray ayaa ka jawaabtay ee deyntii uu Fahad Yaasiin Shalayu jeediyey R/ Wasaare Rooble, Mahad Salaad iyo Cab diraxmaan Al-Cadaala.

Fahad ayaa wa reysi uu bix iyey wuxuu Shalayku sheeg ay in Ikraan ay dileen seddax daas nin oo kaa shanaya Mahad Karataay oo ka mid ah hoggaamiyeyaasha Al-Shabaab.

Hooyo Qaali Maxamuud Guhaad ayaa si ad ag uga hor timid eedeyntaas ka soo yeertay F ahad Yaasiin, iyadoo sheegtay in kiiska Ikraan uu san meelna u dhaafi doonin Fahad iyo saax iibadiisii shaqada, gaar ahaan Yaasiin Farey iyo Kulane Jiis oo ay carabaawday.

Waxay sheegtay in Fahad uu uga baxay balan uu la galay gabadheeda oo sii maqan 18 maalmood, xilligaas oo uu ka balan qaaday in labo maalmood gudahood uu xog buuxda uga keeni doono halka la geeyey Ikraan, balse dib dambe uu taleefan uga qaban waayey.

Waxay kiiskaan ka beri-yeeshay raga uu du sha ka saaray Fahad Yaasiin, iyadoo Ra’iisul Wasaaraha ku aBerriy sidii uu ugu hagar baxay, una qabtay doorashooyinkii dhibka ba dnaa ee dalka ka dhacay.

Waxay codsi u dirsatay Madaxweyne Xas an Sheekh Maxamuud oo ay ka dalbatay inuu deg deg u furo gal-dacwadeedka kiiska Ikraan oo ay geeyeen maxkmadaha dalka.

Maamo Qaali ayaa mar kale ku celisay in Madaxweynihii hore Farmaajo uu ka hiiliyey oo ragii gabadheeda dilay uu garab siiyey, iyadoo ku catowday in Madaxweyne Xasan Sheekh ay ka dooneyso inuu u buuxiyo kaalintii ay Dorraad uga baahneed Farmaajo.

Ugu dambeyntii Hooyo Qaali Guhaad waxay fariin u dirtay shacabka, culumada, odayaasha dhaqanka Soomaalida iyo dhamaan cid kasta oo garab istaagi karta, iyadoo ka codsatay in kiiskaan ay ka hadlaan oo ku garab siiyaan cadaaladda.

Xigasho:caasimadda.net



FAHAD OO KA HADLAY SIDA UU NOQONAYO XIRIIR KIISA QATAR KADIB GUUL-DARRADII FARMA AJO


La-taliyihii hore ee Amniga Qaranka, Fahad Yaasiin oo markii u horeysay bix iyay wareysi gaar ah, tan iyo markii lag aga adkaaday doorashada madaxweyna ha saaxiibkii Farmaajo ayaa ka hadlay xiriirka kala dhaxeeya Qa tar.

Fahad Yaasiin oo la weydiiyay sida uu ku dambeyn doono xiriirkii kala dhaxeeyay dowladda Qatar ayaa sheegay in Qatar aysan shaqsi wada-shaqeyn kala dhaxeyn, taasi oo la macno ah in xiligaan aysan jirin xiriir ama wada-shaqeyn dhexmari karta.

"Fahad nidaam dowladeed ma aha, qof ayaa ahay hadda maxay ila soo xiriira yaan? ma dowlada Soomaaliya ayaa mad ax ka ahay,” ayuu yiri La-taliyihii hore ee Amniga Qaranka, Fahad Yaasiin.

Fahad ayaa sida la faham san yahay ahaa shaqsigii u dhaxeeyay madaxweynihii ho re ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dowladda Qatar oo ayadu aheyd dowlad saameyn weyn ku laheyd tallada dalka.

Sidoo kale waxa uu ku faanay intii uu joogay xilka u sareeya hay’adda NISA in uu meesha ka saaray "fara-gelin shishe eye” iyo in xogaha dowladda si fudud ku helaan ajaaniibta kale.

Mar la weydiiyey haddii dowladihii uu beddelay uu ku beddelay Qatar, wuxuu sheegay inuusan marnaba NISA u isticma alin miisaaniyad aan ka aheyn kan dowl adda fedeeraalka, oo ay ogtahay lagana xaqiijin karo wasaaradda maaliy adda Soo maaliya. Si kastaba, Dowladda Qatar ayaa xiligaan dadaal badan ku bixinaysa sidii ay xiriir wanaagsan ula sameyn laheyd mada xda cusub ee dalka, tan iyo markii uu doo rashada ku guuleystay madaxweyne Xas an Sheekh Maxamuud.


MAXEY TAHAY SABABTA FAHAD IYO YAASIIN FAREEY U BIXIYEEN WAREYSIYO DEG DEG AH?


Labadii agaasime ee ugu dambeeyey hey’adda NISA ayaa bixiyey wareysiyo deg deg ah asb uuc gu da hiis, wa ana ma almo ka dib markii hey ’ad da loo maga caabay aga asime cus ub.Yaasiin Cabdullaahi Far ey iyo Fahad Ya asiin Xa aji Daahir ay aa abaaray saxaafadda iya goo go’aans aday inay wareysiyo deg deg ah bixiyaan. Mudadii ay hey’adda joogeen waxay si weyn isaga riixeen inay ka jawa abaan tac ayadii ka dhacay hey’adda.

Sida ay xogo kale sheegayaan, saraak iil kale oo hey’adaan hoggaankeeda ka ti rsanaa ayaa iyagana la sheegayaa inay doonayaan inay hadlaan oo ay wareysiyo bixiyaan.

Dad badan ayaa is waydiinaya sababta ay madaxdii hore ee NISA ugu deg degeen dhanka saxaafadda kadib magacaabistii agaasimaha cusub ee NISA Mahad Ma xamed Salaad.

Sheekadaan kuma falanqeyn doono wareysigii uu bixiyey Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, dad badan ayaa naga soo dalb aday inaan fasiraad ku sameyno dhinac yada u gafidda siyaasiyiinta, halista amni iyo midda sharci ee ku jira inuu Fahad soo jeediyo inaysan ciidanka la shaqeyn hogga anka cusub ee hey’adda, farqiga Fahadkii aamusnaa iyo hadda midka banaanka yi mid iyo arrimo kale kuwaas oo aan taxan ayaal ku faaqidi doono marka uu war eysiga wada baxo.

Balse warbixintaan waxaan Shalayka ga hadleynaa waxa Fahad Yaasiin iyo Yaa siin Fareey ku qasbay inay wareysiyo deg deg ah bixiyaan kadib magacaabistii Mah ad Salaad.

titsan NISA iyo waaxda garsoorka Soomaaliya waxay isku raacsan yihiin dhow arrimood oo sabab u ah wareysiyadii ay sida deg degta ah u bixiyeen hoggaankii hore ee NISA iyo kuwa laga yaabo inay hadda bixiyaan saraakiil cusub.

Mahad Salaad oo go’aansaday so ban dhigid iyo sharci waafajin wixii hey’adda ka dhacay dhowrkii sano ee ugu dambeysay

Agaasimaha cusub ee hey’adda NISA Ma had Maxamed Salaad ayaa lasoo wariyey inuu aqbalay inuu guddi baaro u saaro dha mmaan wixii tacadi ahaa oo ay gudaha hey’adda ka geysteen xubnihii hore ee hey ’adda, gaar ahaan shaqsiyadii ugu awood da badnaa sida Fahad Yaasiin, Yaasiin Fa rey iyo Cabdullaahi Aadan Kulane. Arrint aan oo haddii aan la siyaasadeynin ay mu waadiniin Soomaaliyeed caddaalad ku heli karaan waxaa ku jira sida la sheegay kiisas hey’addu fulisay ama ay fududeysay oo qaarkood mar hore loo tiiriyey dhanka Al-Shabaab.

Dadka aan la hadalnay waxay sheega yaan in go’aan lagu gaaray in bannaanka la soo dhigo wixii gudaha hey’adda NISA ka dhacay shantii sano ee Farmaajo inay galaafan karto siyaasiyiin waaweyn oo mu ddo kadib ay suuragal tahay in maxkam adaha dalka lasoo istaajiyo dad xilal sare ka soo qabtay dowladda.

Qodobkaan waxaa loo arkaa midka u gu weyn ee soo kiciyey hoggaankii hore ee NISA, gaar ahaan Fahad iyo Yaasiin Far eey oo illaa iyo hadda wareysiyo bixiyey.

Labada kiis ee ugu horeyso sida ay war arka sheegayaan waa weerarkii NISA ku qaaday guriga siyaasiga Cabdiraxmaan Ca bdishakuur Warsame iyo kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo ka tirsaneyd NISA.

Xogaha aan helnay waxay sheegayaan in durba shaqooyinkaas ay bilowdeen. Xisb iga Wadajir ayaa koox gaar ah u saa ray gu dbinta dacwad iyadoo Fahad Yaasiin iyo Farmaajo ku jiraan shaqsiyaadka uu xi sbigaasi ku eedeenayo qorsho la sheegay in la rabay in lagu khaarijiyo hoggaamiyaha xisbigaas Cabdiraxmaan Cabdishakuur Wa rsame. Sidoo kale, ehelada 5 askari oo isla goobtaas lagu dilay ayaa iyaguna qora nay a dacwad gaar ah.

Waxaa kaloo socda abaabulka dib u fur idda gal-dacwadeedka kiiska Ikraan Tahliil Faarax, laakiin saraakiil nabadsugid ah wa xay noo xaqiijiyeen in kiisasku intaas ka ba dan yihiin oo ay macquul tahay in hey’ad da ay kusoo laabtaan kiisas mar hore shac abku u qaateen inay Al-Shabaab ful iyeen.

Fahad iyo saaxiibadiis naxariis badan kama filayaan dhanka hoggaanka cusub ee hey’adda NISA, ujeedka wareysiyadoo duna mar waa is bar yeelid marna waa In ay muujiyaan inuu dagaal shaqsi ah ka dha xeeyo Mahad Salaad iyo hoggaankii hore ee hey’adda si kooxdii talada laga war eeg ay ugu muujiso shacabka in eed walba oo loo jeediyo ay tahay mid shaqsiyad eysan oo aan sax aheyn.

Laakiin taas jawaab iyo qanaaco uguma filna dad badan oo ku maqan gacanta hey ’adda NISA ayey leeyihiin dadka fahamsan ujeedka wareysiyada labada hoggaamiye ee ugu dambeysay hey’adda NISA.

Waxyaabaha ay rabaan inay banaanka keenaan hoggaanka cusub ee hey’adda NISA oo xataa Farmaajo ayaa soo geli ka ra waxaana ka dhallan kara fadeexooyin waaweyn ayuu yiri sarkaal sare oo hey ’adda ka tirsanaa sideedii sano ee lasoo dhaafay.

Agaasimaha cusub ee hey’adda NISA Mahad Maxamed Salaad lama yaqaano qii maha ay ugu kici karto tallaabadaan uu go’ aansaday inuu banaanka kusoo dhigo kii saska huursan ee ka dhacay gudaha hey’ adda NISA.

Sidoo kale, waxaan lasii akhrin karin si da ay wareesiyadani difaac sharci ah ugu noqon karaan Fahad Yaasiin iyo saaxii ba diis haddii banaanka lasoo dhigo cadd ey mo la xiriira gabood-faladii ka dhacay

hey’adda NISA.

XIGASHO:CAASIMADDA.NET



GUDDOOMIYAHA MAXKAMADDA SARE KEN YA OO KU TALA BIXISAY IN XILKA LAGA QAADO MW UHURU

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Kenya, Martha Koome, ayaa dooneysa in maxkmadda racfaanka ay ku dhawaaqdo in Madaxweyne Uhuru Kenyattta, uu ku xadgudbay dastuurka u dag an dalka Kenya.

Guddoomiyaha, oo hadalkeeda sii wa data, ayaa sheegtay in tani ay timid ka gadaal markii madaxweynaha uu ku guul dareystay inuu magacaabo lix ka mid ah afartan garsoore, oo ay soo gudbiyeen Guddiga Adeegga Gars oorka ee "JSC” saddex sano kahor.

Ms Koome, ayaa waxey sidoo kale til maantey in jawaabta maxkamadda ay noqoto, in maadaama madaxweynaha lagu eedeeyey ka xadgudubka dastu urka, in jagada uu ku fadhiyo laga qaado.

Racfaan ka dhan ah go’aanka maxkamadda sare, ayaa Mr Uhuru Kenyatta lagu amrey inuu soo magacaabo lix garsoore, had dii uu ku kasoo bixi waayana, markaa waa in mas’uuliyaddaasi uu la wareegaa Guddoomiyaha Maxkamadda Sare.

Ms Koome ayaa si kastaba ha ahaatee diiday iney u tartanto madaxtinimada. Taas badalkeeda, waxay soo jeedisay in madax weynaha uu ku xadgudbay qodobada 3 (1) faqradda koowaad, iyo qodobka 166 (1) faqraddiisa koowaad, xarafka b, ee dastuurka iyo awaamiirtiisa.

IOM OO CAAWISAY IN KA BADAN 350,000 OO QOF OO AY SOO FOOD SAARTAY ABAARO BA’AN OO KA JIRA SOOMAALIYA

Hay’adda Socdaalka Adduunka (IOM) ayaa Jimcihii codsatay 66 milyan oo Dooll arka Mareykanka ah si loo gaarsiiyo in ka bad an 1.25 milyan oo qof oo Soomaaliya ku nool gargaar bini’ aadantinimo marka la gaaro Febraayo 2023.

IOM waxa ay sheegtay in ay u baahan tahay dhaqaale degdeg ah si ay u sii wado gargaarka deg deg ah ee la gaarsiinaayo dad ka ku sugan Soomaaliyaa ee abaa raha ay halageeyeen.

"Ka jawaabista IOM iyo la-hawlgalayaa she eda ayaa ah mid loog a hortagayo natiij ada ugu xun, balse baahida ayaa si deg deg ah u kordheysa iyadoo xaaladda abaa rta ay ka sii dareyso,” ayaa lagu yiri warbi xin ay IOM ka soo saartay magaalada Muq disho ee caasimadda Soomaaliya.

Sida laga soo xigtay Qaramada Midoobay, in ka badan 7.1 mil yan oo qof, ku dhawaad ​​kala bar tirada guud ee dadweynaha, ay aa wajahaya heerar taariikhi ah oo abaareed oo ka jira Soo maaliya.

Xafiiska Qaramada Midoobay ee isku xirka arrimaha bini’aa dantinimada (OCHA) ayaa Jimcihii xaqiijiyay in uu helay 260 mil yan oo doolar oo loogu talagalay jawaabaha gargaarka bini’aad animo ee Soomaaliya sanadka 2022, taasoo fududaynaysa dad aallada lagu bixinayo gargaar degdeg ah oo nafo lagu badbaad inayo in ka badan 2.8 milyan oo qof oo ay saameeyeen dagaal lada socda iyo abaar ba’an oo dalka ka jirta.

IOM ayaa sheegtay in ay sare u qaadayso waxqabadkeeda ayna caawisay in ka badan 350,000 oo qof oo ay abaartu saam aysay – taasoo ah tii ugu darnayd ee la arko muddo tobanaan sano ah ka dib markii afraad oo isku xigta aysan di’in roobab kii."Ku dhawaad ​​800,000 oo qof ayaa ku barokacay abaarta tan iyo horraantii 2021, ugu yaraan nus milyan ka mid ah ayaa ku barokacay afartii bilood ee ugu horreysay sanadkan. Haweenka iyo carruurta ayaa 80 boqolkiiba ka ah dadka cusub ee soo bar akacay,” ayaa lagu yiri Warbixinta.

"Soomaaliya waxa ay safka hore kaga jirtaa isbadalka cimilada iyadoo sanadkasta ay noqoneyso mid aan la saadalin karin xaa lada cimiladu, dhibaatada cimiladu waxa ay ka badan tahay qaar ka mid ah dadaalada lagu badbaadinayo nolosha iyo maciishada dalka” ayay tiri IOM.

DAD KU DHINTAY BANNAANBAXYO WAAW EYN OO LOOGA SOO HORJEEDO AFLAGAA DADII ISLAAMKA

Booliiska dalka India ayaa toogtay laba qof oo mudaahar aadayey, waxaana ay xabsiga dhigeen in ka badan 130 qof oo kale kuwaasi oo la xiray xilli uu socday isu soo bax looga soo hor jeeday hadal dhowaan ka soo yeeray xubin sare oo ka tirsan xi sbiga talada haya oo aflagaado xambaarsanaa oo laga sheegay diinta Islaamka iyo Nebi Muxamed naxariis iyo nabadgelyo kor kiisa ha ahaatee.

Carada ayaa tan iyo todobaadkii hore hareysay dunida Muslim ka ka dib markii afhayeenka xisbiga Ra’iisul Wasaare Narendra Modi ay dood ka baxaysay Telefeshinka ugu gaftay Nabi Muxa mmad (NNKH).

Muslimiinta ayaa salaadii Jimcaha ka dib isugu soo baxay wa ddooyinka magaalooyinka dalka India iyo dalalka deriska ah si ay u canbaareeyaan hadalladaasi gefka ahaa, iyadoo booliisku ay rasaas ku fureen bannaanbaxayaal ku sugnaa magaalada bariga dalkaasi ee Ranchi.

Maamulka ayaa jaray xiriirkii internet-ka ee magaalada isl amrkaana bandaw ku soo rogay, iyadoo Shabnam Ara oo ka mid ah dadka deegaanka uu u sheegay AFP in jawigu uu wali yahay mid kacsan Sabtida Shalayah.

21 QOF OO KU DHIMATAY SHIL TAREEN

ida ay ku warrantay warbaahinta dowladda Iraan, ugu yaraan 21 qof ayaa ku dhimatay tobanaan kalena waa ay dhaawacmeen ka dib markii uu bariga Iran,tareen ku qalibmay.

Tareenka oo ay saarnaayeen 348 rakaab ah ayaa ka soo baxay khadka u dhexeeya magaalooyinka Mashhad iyo Yazd oo qiyaastii 50km (31 mayl) u jira magaalada Tabas.

Ku xigeenka madaxa tareenada ee Iran ayaa sheegay in shilkan uu yimid kadib markii tareenku uu ku dhacay goob ay qodis ka socotay oo u dhow wadada tareenka



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip