Munaasabadda caleemasaarka madaxweyne Xasan Sheekh oo ka socota Muqdisho

0
Thursday June 09, 2022 - 09:04:12 in Wararka by
  • Visits: 309
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Munaasabadda caleemasaarka madaxweyne Xasan Sheekh oo ka socota Muqdisho

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Waxaa teendhada Afisyoone ee Magaalada Muqdisho ka socda munaasabadda caleemasaarka madaxweynaha 10-aad ee JFS mudane, Xasan Sheekh Maxamuud.

Munaasabadda ayaa waxaa goobjoog ka ah wufuud heer caalami,Ergo mataleysa dowlado iyo Ururrada heer Gobol, heer Qaaradeed iyo Marti sharaf kale.

Xafladda caleema saarka oo ah mid aad u ballaaran ayaa la filayaa daqiiqadaha soo socda inay kusoo biiraan wafuud kale oo heer gobol iyo caalami ah.

https://youtu.be/lkRp7oFNWns

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip