Tababare Luis Enrique Oo Raja Wanaagsan Ka Muujiyay Hanasha Horyaalka La Liga

0
Monday May 09, 2016 - 08:53:16 in Sports News by
  • Visits: 676
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tababare Luis Enrique Oo Raja Wanaagsan Ka Muujiyay Hanasha Horyaalka La Liga

    Luis Enrique ayaa aaminsan in Barcelona ay u qalanto horyaalka La Liga ka dib markii talaabo fiican u qaadeen hanasha horyaalka, waxaau harsanyahay hal kulan xilli ciyaareedkan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Luis Enrique ayaa aaminsan in Barcelona ay u qalanto horyaalka La Liga ka dib markii talaabo fiican u qaadeen hanasha horyaalka, waxaau harsanyahay hal kulan xilli ciyaareedkan.

Guul baahsan oo ay ku dhufteen kooxda Espanyol 5-0 axadii goolal ka kala yimid Lionel Messi, Luis Suarez (laba), Rafinha Alcantara iyo Neymar ayaa Barca u xaqiijisay in weli hogaanka u hayaan horyaalka, dabcan difaacana karaan.

Real Madrid oo iminka hal dhibic ka danbeeyaan, ayaa ka beenayn karta horyaalkii labaad oo isku xigta ka dib markii Atletico Madrid ay tartanka isaga baxday kadib guuldaro 2-1 ah ay kala kulantay naadiga Levante.

LUis Enrique

Macalin Luis Enrique ayaa sheegay in tartanka uusan dhamaan hadii Atletico Madrid ay ku dhacday khasaaro aan la filaneyn, barca safar muhiim u ah waxay u aadi doonaan Granada todobaadka soo socda, kaasoo ka beenayn kara ama u qaadi kara horyaalkii lixaad sideed xilli ciyaareed.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip