Riyad Mahrez Oo Diyaar U Ah Inuu Iska Diido Dalabka Arsenal Si Uu Sii Joogo Leicester

0
Monday May 09, 2016 - 08:52:11 in Sports News by
  • Visits: 634
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Riyad Mahrez Oo Diyaar U Ah Inuu Iska Diido Dalabka Arsenal Si Uu Sii Joogo Leicester

    Laacibka ku guulaystay abaalmarinta PFA ee sanadka ayaa si xoogan loola xiriirinayay inuu ka dhaqaaqayo naadiga Leicester, iyadoo Arsenal xiiso weyn u qabto.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Laacibka ku guulaystay abaalmarinta PFA ee sanadka ayaa si xoogan loola xiriirinayay inuu ka dhaqaaqayo naadiga Leicester, iyadoo Arsenal xiiso weyn u qabto.

Laakiin 25-sano jirkaan ayaa shaaca ka qaaday in uu sii joogaayo kooxdiisa islamarkaana uu u ciyaaraayo Champions League kooxda lagu naaneyso Dawacooyinka.

Markii la weydiiyay hadii uu sii joogi doono Leicester oo uu ka hoos ciyaari doono tababare Claudio Ranieri xilli ciyaareedka soo socda, ayuu yiri: "Haa.

‘Aad ayaan u faraxsanahay, waxaan ahaa mid aad ugu faraxsan inuu haystokoobkaan -. Waxyaabaha qaar waa cajiib’

LEICESTER, ENGLAND - APRIL 24: Riyad Mahrez of Leicester City in action during the Barclays Premier League match between Leicester City and Swansea City at The King Power Stadium on April 24, 2016 in Leicester, United Kingdom. (Photo by Matthew Ashton - AMA/Getty Images)

Arsene Wenger haatan u badan tahay inuu iminka badelo rabitaankiisii Mahrez maadaama uu xidigan qirtay inuu jecel yahay in uu la shaqeeyo macalin Ranieri.

"Waan ognahay waa funny, wuxuu jecel yahay inuu qoslo oo waa qof fiican,” ayuu hadalkiisa ku daray isaga oo ula jeeda macalin Ranieri.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip