HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 17-KA MAY 2022

0
Tuesday May 17, 2022 - 08:03:51 in Wararka by
  • Visits: 401
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 17-KA MAY 2022

    ....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

....

Madaxweyne Xasan iyo Aadan Madoobe oo yeeshay kulan deg deg ah + Ujeedka

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sh eekh Maxamuud ayaa Shalayeyd qaabi lay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Madoobe, oo door weyn ka qaatay dham eystirka doorashada dalka.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa salaan & hambalyo ugu tagay madaxweynaha cusub oo Habeen hore ay doorteen Baarlamaanka 2da Aqal.

Kulana labada masuul ayaa ahaa is xog-wa reysi iyo sidii loo sii amba qaadi lahaa geedi socodka nabada iyo xasilooni siyaaseed oo wadajir ah, sida lagu sheegay qoraal lagu baah iyay warbaahinta dowladda.

Xasan Sheekh ayaa noqday Madaxweynihii u gu horeeyey ee mar labaad ku soo noqday xuk unka dalka, wuxuuna xilka kala wareegayaa Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo horay uu xukunka ugu wareejiyey shan sano ka hor, sanadkii 2017-kii.

Xasan Sheekh ayaa wareegii 2-aad uga soo gudbay 110-cod, halka uu Maxamed Cabdull aahi Farmaajo uga soo gudbay 83-cod, waxay na labada musharax ku kala hareen wareegii u gu dambeeyey ee 3-aad.

Doorashadaan oo soo bilaabatay Dorraad du hurkii ayaa lagu kala baxay saqdii dhexe ee Habeen hore, waxaana sidaas ku soo xirmay todoba adkaan jiitankii dheeraa ee doorashada Sooma aliya.

Xasan Sheekh oo horay ugu guuleystay in dowladii uu hoggaaminayey ay rasmi noqoto oo KMG ka baxdo burburkii kadib, wuxuu markale noqday Madaxeynaha 10-aad ee Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan oo kulan la yeeshay sar aakiisha ciidanka.

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xa san Sheekh Maxamuud ayaa Shalayeyd ku lan la yeeshay Taliyeyaasha Xoogga iyo Booli ska Soomaaliya.

Kulanka ayaa waxa uu madaxweynaha kaga dhageystay Taliye Xijaar iyo Odowaa war bixinta guud ee amniga dalka iyo weliba qorsh ayaasha hortebinta leh xiligaan kala guurka.

Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladiisa ay muhiimada koowaad u yahay Amniga dalka, as aga oo taliyeyaashana ku booriyay dardar-gelin ta howlaha amni ee bulshada u hayaan.

Kulankaan ayaa kamid ah kulamo is-daba joog ah oo madaxweynaha cusub uu la yeelana yay mas’uuliyiin kala duwan oo ay kamid yihiin Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Wakiil ada Beesha Caalamka. Xasan Sheekh ayaa Habeen hore guul taariikhi ah kasoo hooyay tartankii doorashada, wuxuuna noqday Madaxweynihii ugu horeeyey ee mar labaad ku soo noqday xukunka dalka, isaga oo xilka kala wareegaya Farmaajo oo horay uu xukunka ugu wareejiyey shan sano ka hor, sanadkii 2017-kii.

Xasan Sheekh ayaa wareegii 2-aad uga soo gudbay 110-cod, halka uu Maxamed Cabdulla ahi Farmaajo uga soo gudbay 83-cod, waxayna labada musharax ku kala hareen wareegii ugu dambeeyey ee 3-aad.

Doorashadaan oo soo bilaabatay Dorraad duhurkii ayaa lagu kala baxay saqdii dhexe ee Habeen hore, waxaana sidaas ku soo xirmay todobaad kaan jiitankii dheeraa ee doorashada Soomaa liya.

Xasan Sheekh Maxamuud oo Xalay la kul may Ra’iisal Wasaare Rooble

Madaxweynaha cusub ee Somaliya, Xasan Sh.Maxamuud oo tan iyo Dorraad kulamo ka waday Magaalada Muqdisho ayaa Xalay la kul may Ra’iisal Wasaare, Maxamed Xuseen Roo ble.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ayaa Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta kaga mahadceliyay dadaalka uu ku bixiyay in dalka ay ka qabsoomto doorasho.

"Sharaf ayay ii ahayd inaan Xalay la kulmay Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Ro oble iyo qaar ka mid ah Golihiisa Wasiirada. Wax aan ugu mahadceliyay dadaalkii uu u galay in dalka ka qabsoomto doorasho.” Ayuu Madaxweynuhu ku sheegay bartiisa Facebook.

Rooble ayaa waxaa kulanka ku wehlinayay Wasiirada Gaashaandhigga, Amniga, Waxbar ashada iyo Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Wa rfaafinta.

Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxw eynaha 10aad ee Somaliya ayaa lagu wadaa in muddo laba toddobaad gudahood uu xafiiska kula wareego

RW Rooble oo u hambalyeeyay Xasan Sheekh

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa u hambalyeeyay madaxweynaha 10aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xas an Sheikh Maxamuud oo ay doorteen BFS lab adiisa aqal.

Madaxweyne Xasan waxaan Eebbe uga ba ryayaa in uu la garab galo mas’uuliyadda qaran ee loo igmaday ayuu yiri” Rooble.

Waxaan rajeynayaa in mad axweynaha la do ortay uu dalka ku hoggaamiyo hannaan wax ka tara xaqiijinta amniga dalka, horumarinta dhaqaalaha, soo celinta kalsoonidii iyo xasil lo onidii siyaasadeed ee dhaawacantay, kor dhinta adeegyada bulsha da, hagaajinta xiriirka dibadeed ee dalka, qab yo-tirka dastuurka, hirgelinta doorasho qof iyo cod ah iyo arrimaha kale ee horteb inta u leh dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

Waa mahadsan yihiin xildhibaannada Soo maaliyeed oo Dorraad codkooda dalka uga saa ray xaaladdii hubanti la’aanta ahayd.

Waxaan guushan taariikhiga ah ugu hamb alyeynayaa dhallinyarada iyo guud ahaan shac abka Soomaaliyeed oo aan ka codsanayo in ay garab iyo gaashaan u noqdaan madaxweynaha la doortay si uu ugu guuleysto waajibaadka wa aweyn ee hor yaalla

Soomaaliya ha noolaato.”

Duulimaadyada Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde oo dib loo fasaxay

Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho Cabdinaasir Maxamud Gureey ayaa sheegay in dhamaan la fasaxay Duulimaadka Diyaaradaha ka soo da gaya Garoonka Aadan Cadde international Air port Ee Muqdisho.

Kadib markii ay soo dhamaatay Doorashadii Madaxweynaha Soomaaliya oo sida loo hakiyay dulimaadayda diyaaradaha.k qeybna ka ahaa bandowgii la saaray Caasimadda Soo maaoiya ee Muqdisho.

Waxaa si caadiyaha ku soo labtay shaqada Iyo Dulimaadyada Garoonka Aadan Cadde inte rnational Airport, diyaarado ayaa soo degaya kuwana waa ay duulayaan ayuu yiri” mid kamid ah Shaqaalaha Garoonka.

Ka sokoow dib u fasaxitaanka Shaqada Gar oonka diyaaradaha Aadan-Cadde waxaa dib u furmay isku socodka dadka, Gaadiidka iyo Gan acsiga intaba.

Shir u dhaxeeya DFS & Bangiga Adduunka oo ka furmay Nairobi

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuu madda Soomaaliya Drs Fowsiya Abiikar Nuur, ayaa Dorraad magaalada Nairobi ka furtay shir u dhaxeeya Wasaaradda Caafimaadka Soom aaliya iyo Bangiga Adduunka kaas oo socon do ona muddo labo todobaad ah.

Ujeedada kulanka ayaa ah sidii looga wada hadli lahaa mashaariicda Caafimaadka ee uu Bankiga Aduunka ka taageerayo Soomaaliya, Wasaaradda Caafimaadka ee Soomaaliya wa xay gundhigtay dhowr mashruuc oo Bangiga Aduunku taageero kuwaas oo Caafimaadka dalka muhiim ah.

Mashaariicdan ayaa gacanweyn ka geysan doonta xoojinta Nidaamka Caafimaadka iyo bix inta adeegyada caafimaadka oo ay heli doon aan malaayiin qof oo ku nool dalka Somaliya.

Shirkan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dham maan Wasaaradaha Caafimaadka Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaa liya iyo Agaasinka Caafimaadka Gobolka Bena dir (BRA), Qaar kamida Agaasimayaasha Was aaradda Caafimaadka iyo koox ka socota Ban giga Adduunka.


Dabaal degyo aan horey loo arag oo Muq disho ka dhacay kadib guushii Xasan Sheekh

Dabaal degyo waa weyn oo aan horey loo ar kay ayaa Habeen hore ka dhacay magaalada Muq disho, kuwaas oo illaaa Shalay sii socday kadib markii madaxweyne cusub uu yeeshay dalka.

Xasan Sheekh Maxam uud ayaa mar kale loo dortay madaxweynaha qaranka, isa ga oo do orasho la isla gaaray sa ddex wareeg kaga adk aaday Maxamed Cabdullaahi Farm aajo.

Markii natiijada lagu dhowaaqay ayaa wa xaa rasaas xooggan ay is-qabsatay gees ka ge es magaalada, ayada oo shacabkuna ay isugu soo baxeen waddooyinka caasimadda, si ay u damaashaadaan una muujiyaan dareenkooda.

Dadka ayaa farxad iyo qosol ku dabaal de gayey ayaga oo aad u qiireysan oo aan la celin karin, waxaana ka muuqatay farxad aan la qi yaasi karin heerkeeda.

Isu soo baxa shacabka ayaa ahaa mid aad ug weyn sidii la filayey, waxaana ay billowdeen xitaa inta aan natiijada lagu dhowaaqin, ayada oo ay muuqatay in lasii qiyaasayey guusha ka dib markii la gaaray wareegga saddexaad.

"Xasan Sheekh guul guul,” ayey shacabka ku qeylinayeen ayaga oo qoob cayaar sameyn aya, halka sidoo kale rasaas xooggan ayaa qe yb ka aheyd damaashaadka guusha taariikhiga ah ee madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa noqday mada xweynihii ugu horreeyey ee kursiga ka dega ee haddana dib loo doorto, wuxuu hoggaanka dal ka kusoo laabtay shan sano kadib markii uu ka tegay, ayada oo xaaladdii uu dalka uga tegay aanay wax badan iska beddelin

Farxadda shacabka ka muuqata ayaad mar arka qaar maleyneysaa inay aheyd sida dad sa nado badan xabsi ku jiray oo dib u helay xor iyadooda, iyo sida dad mugdi ku hoyday hab eeno badan oo iftiinkii uu usoo bidhaamay.

Rajada shacabka ay ka qabaan madaxweyn aha ayaa ah mid aad u sareysa, ayaga oo ku kalsoon inuu dib u qaban doono shaqadii wa naagsaneyn ee uu qabtay muddadii hore ee uu xilka hayey 2012 illaa 2017.

Sidoo kale, dabaal degyo kale ayaa ka dha cay inta badan magaalooyinka kale ee dalka, oo sidoo kale ay shacabka isugu soo baxeen

Madaxweyne Geelle oo Teleefon kula hadlay Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweynaha Djibouti Ismaciil Cumar Gee lle oo Dorraad khadka teloofonka kula hadley Madaxweynaha cusub ee Soom aaliya Xasan Sh.Maxamuud ayaa u gudbiyey hambalyada do orashada uu ku so baxay isagoo u rajee yey inu ku guuleysto ha wlihiisa.

Xasan Sheekh ayaa mar kale Dorraad loo doo rtay madaxweynaha Soomaaliya, kadib markii uu kusoo baxay doorasho ay ka qeyb qaateen 34 musharax.

Warbixintan waxaa Jabuuti kasoo diray Ram adaan Muuse. Madaxweyne Geelle oo teleefon kula hadlay madaxweyne Xasan Sheekh

Dalal iyo urur caalami ah oo sheegay waxa ay ka dhigan tahay guusha Xasan Sheekh

Qaar ka mid ah dalalka iyo ururada caala mi ga ayaa soo dhoweeyey doorashada madxwey ne Xasan Sheekh Maxamuud oo xafiiska la wa reegaya kadib bilo ay Soomaaliya ka jirtay xasi llooni la’aan siyaasadeed.

Shacabka magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa isugu soo baxay waddooyinka, waxaana dhacayey rasaas si loogu dabaal de go natiijada doorashada oo lagu dhowaaqay sa qdhexe.

Xafiiska QM ee Soomaaliya ee UNSOM ayaa madaxweynaha cusub ugu hambaleeyey guushiisa. "Waxaan rajeyneynaa inaan isaga iyo kooxdiisa kala shaqeyno horumarinta ahmi yadaha qaran, sida nabadda, ammaanka iyo xa silloonida, sanadaha soo socda,” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay xafiiska UNSOM.

Safiirka UK ee Afrika ayaa sidoo kale u hambaleysay madaxweyne Xasan, oo horey da lka usoo hoggaamiyey 2012 illaa 2017, kaasi oo noqday madaxweynihii ugu horreeyey dalka ee dib loo doorto.

UK "waxay rajeyneysaa inay si dhow ula sha qeyso oo ay ka taageerto xasillooni dhisidda, wax ka qabashada Al-Shabaab iyo taageerada kuwa ay saameeyeen abaaraha,” ayey twitter kusoo qortay wasiir Vicky Ford.

Madaxweyne Xasan ayaa ballan-qaaday inuu Soomaaliya ka dhigi doono "dal heshiis ah, dunidana heshiis la ah.”

Urur goboleedka IGAD ayaa sheegay in gu usha Xasan Sheekh "ay daliil cad u tahay aaminaadda iyo kals oonida ay shacabka Soomaaliyeed ku qab aan tayada hoggaankooda.”

Safaaradda Jarmalka ee Muqdisho ayaa iy ana qoraal ay soo saartay ku tiri "Hambalyo madaxweyne Xasan Sheekh in lagu doortay mar kale, Hambalyo sidoo kale shacabka Soo maaliyeed in lasoo geba-gebeeyey hanaan doo rasho oo si weyn dib ugu dhacay. Waa waqtigii horey loogu dhaqaaqi lahaa mustaqbal nabad iyo barwaaqo ah oo ay Soomaaliya yeelato.”

"Erayo kuma muujin karo sida aan u faraxsa nahay, Inshaa’Allah. Aad iyo aad ayaan u farax sanahay,” ayuu yiri Xasan Maxamuud Maxam ed oo ka mid ah shacabka magaalada Muqdi sho oo la hadlay wakaaladda wararka AFP.

Ka sokow wax ka qabashada abaarta iyo am niga, madaxweyne Xasan waxaa sidoo kale la ga sugayaa inuu dhayo boogihii ka dhashay bi lo dagaal siyaasadeed ah oo ka dhex-jira dow ladda iyo dowladda iyo maamul goboleedyada.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa markii Habeen hore la dhaariyey wuxuu madaxweyne Farma ajo ku amaanay inuu sahlay in si nabdoon xuk unka lagula kala wareego. "Waa inaan horey u dhaqaaqnaa oo aynaan dib u laaban. Waa ina an dhaynaa dhammaan booigihii,” ayuu yiri.

Guddi loo saaray khasaaraha ka dhashay dagaalkii Dhuusamareeb

Iyada oo dhawaan Magaalada Dhuusa mare eb ee Caasimadda Galmudug ay ku dagaalam een Ciidamada dowladda & kuwa Galmudug oo dhinac ah iyo xoogaga Ahlusunna ayaa waxaa loo saaray Guddi qiimeyn ku sameeya khasaar aha ka dhashay dagaalkaas. Guddoomiyaha M/ Dhuusamareeb ayaa sheegay in muhiim ay tahay in la baaro khasaaraha dhimasho & mi dka dhaawac iyo midka hanyiyadeed ee ka dha shay dagaalka, isaga oo u saaray Guddi ka kooban 9 Xubnood oo laga soo kala xulay Maa mulka degmada iyo Ururada Bulshada rayidka, waxa ana ay kala yihiin.

1: Cabdixakiin Cabdullaahi Warsame.

2: Axmed Salaad Kulmiye

3: Sheekh Maxamuud Axmed Cali.

4: Ubax Xasan Ugaas (Heegan).

5: Bashiir Maxamed Salaad (Sanka).

6: Cali Mahad Cabdi Macali

7: Dahabo Aadan Maxamuud.

8: Aamino Tahliil Warsame

9: Biriyo Cali Xersi.

Xubnaha Guddigan ayaa Guddoomiyaha M/Dhuusaamareeb wuxuu sheegay in laga sug ayo qiimeyn iyo tirakoob sax ah inay kusoo sa meeyaan khasaaraha uu geystay dagaalkii Dhu usamareeb

Muxuu Feysal Cali Waraabe ka yiri doorasha dii Xasan?

Guddoomiyha xisbiga mucaaradka UCID ee Somaliland, Mudane Feysal Cali Waraabe oo shir jaraa’id Wariyeyaasha ugu qabtay mag aalada Hargeysa ayaa ka hadlay doorashadii Habeen hore ka dhacday Muqdisho.

Feysal Cali Waraabe oo bo ggaadiyey qaabka ay u dhacday doorashada ayaa u ham balyeeyey Xasan Sheekh Max amuud oo mar labaad doortay Madaxweyne.

Sidoo kale waxa uu intaasi ku daray in Habeen hore uu soo jeeday, si uu ula socdo ku dhowaaqista natiijada doorashada.

"Aniga oo waligey daawan doorashada Muq disho, xaley baan soo jeeday ilaa inta u damb eysay” ayuu yiri Feysal CalI Waraabe.

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID oo hadalkiisa sii wata ayaa weerar afka ah ku qaaday Madaxweynaha xilka haya ee laga adk aaday, Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

"Waxaa isoo jeediyey waxaa weeye shanta as sanadood waxaan ka seexan kari waayey ninkaa shandada sitay ee ciil qabaha ah,” ayuu sii raaciyey.

Ugu dambeyn wuxuu farriin u diray Madax weynaha cusub ee Soomaaliya, Md. Xasan Sh., isaga oo ka dalbaday inuu fuliyo heshiisya dii ay hore u galeen labada dhiinac.

"Waxaan leenahay Xasan Sheekh Maxamu ud Madaxweynaha la doortay horaa laguu door tay waxaan kaa codsanayaa horta heshiisyadii aan wada galnay inaad fuliso,”.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dhigay taariikh cusub ayaa helay 214 cod, hal ka Madaxweynihii horeyna Maxamed C/hi Far maajo oo isna helay 110 cod.


Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Safiirka Kenya ee Somalia

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Max amed Islaam, ayaa hoygiisa Magaalada Mu qdisho ku qaabilay Safi irka Dowlada Kenya ee Soo maaliya Danjire Luc as Tumbo.

Madaxweynaha iyo sa fiirka ayaa ka wada hadlay tageerada Dowlada Kenya ee Soomaaliya oo ay ciidamadeedu ka mid yihiin howlgalka ATMIS ee tageerada Soo maaliya iyo iskaashiga labada bulsho.

Madaxweyne Axmed Madoobe oo Muqdisho u yimid arrimo la xiriiray doorashadii uu kusoo baxay Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sii wa di soona kulamada ilaa ugu laabto M/Kismayo .

SIDEE AYAA LOOGA FALCELIYEY GUU SHA MADAXWEYNE XASAN?

Kadib doorashadii Habeen hore dhacday ee uu ku soo baxay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxa muud ayaa waxaa guushiisa ka dhalatay fal celin xoog leh, iyada oo si weyn loo soo dhow eeyey inuu markale hoggaamiyo Villa Soomaaliya.

Ra’iisul wasaara ha, madaxda maam ul goboleedyada dal ka iyo siyaasiyiinta mucaaradka ayaa si weyn uga hadlay doorashada uu ku guuleystay Xasan Sheekh Maxamuud.

Rooble oo hoggaaminayey doorashada da lka ee Habeen hore lasoo gabagabeeyey ayaa boggaa diyey guusha madaxweynaha cusub.

"Madaxweyne Xasan waxaan Eebbe uga baryayaa in uu la garab galo mas’uuliyadda qar an ee loo igmaday. Waxaan rajeynayaa in mad axweynaha la doortay uu dalka ku hoggaamiyo hannaan wax ka tara xaqiijinta amniga dalka, horumarinta dhaqaalaha, soo celinta kalsoonidii iyo xasilloonidii siyaasadeed ee dhaawacantay, kordhinta adeegyada bulshada, hagaajinta xiriir ka dibadeed ee dalka, qabyo-tirka dastuurka, hirgelinta doorasho qof iyo cod ah iyo arrimaha kale ee hortebinta u leh dalka iyo dadka Soom aaliyeed” ayuu yiri.

Sidoo kale madaxda maamul goboleeyada ayaa ka hadlay doorashada Habeen hore dhacday iyo isbeddalka ku yimid hoggaanka dalka, iyaga oo u hambalyeeyey Xasan Sheekh Maxamuud.

Saciid Deni oo tartanka qayb ka ahaa ayaa yiri "Waxaan u hambalyeeynaya Madaxwehna ha cusub ee Soomaaliya loo doortay, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, waa masuul hore u soo shaqeeyay wuxuuna ku yimi isbedel dalka ka dhacay. Waxaan u rajeynaya in Alle u fudu deeyo Xilka loo doortay. Doorashada Madaxw eynaha JFS in ay inoo qabsoomto, howl badan iyo shaqo badan ayaa laga soo maray, Illaahay ayaa mahadleh si wanaagsan oo nabad ah ino ogu dhameeyay, waynu wada guuleysanay isb edelka dhacayna waxaan rajeynaya in uu da lkeena u jiheeyo dhinaca wanaagsan”.

Qoor Qoor "Madaxweynaha Dowladda Galm udug, mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qo or), ayaa hambalyo udiray madaxwaynaha cus ub ee JFS mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo noqonaya madaxweynihii 10aad ee Xalay kusoo baxay doorashadii madaxtinimo ee dalka ka qabsoontay. Madaxweyne Axmed ayaa si doo kale waxa uu bogaadiyay gudigii labada aqal ee lahaa qaban qaabada doorashada mad axweynaha dalka, iyo xildhibaanada labada aqal ee gutay waajibkooda dastuuriga ah, so ona doortay madaxweynaha dalka hogaamin doona afarta sano ee soo socota”.

Axmed Madoobe "Waxaan ugu hambalaya ynayaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud guusha tariikhiga ah ee Xalay uu ka gaaray doorashooyinka dalkeena. Waxaan Alle uga ba ryayaa inuu u fududeeyo masuuliyada culus ee hortaala, sidoo kalana waxaan u mahad cel in ayaa Xildhibaanada Baarlamaanka ee muuiI yay dhabar adayga Saacadaha dheer si doora shooyinka dalkeena ay usoo gunaanadaan.”

Lafta Gareen "Madaxweynaha DG Koofur Galbeed ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh alle ugu baryay in uu la garab-galo xilka uu mas’u uliyaddiisa qaaday: "Waxaan hambalyo u dira yaa Madaxweynaha 10-aad ee Dalka Mudane Xasan Shekh Maxamuud oo Xalay ku guulays tay Tartanka Madaxweynanimo ee Dalka, wax aan Rabi uga barinayaa inuu xilka la garab galo kuna asturo”.

Cali Guudlaawe "Madaxweynaha DG Hir shabeelle Cali Guudlaawe ayaa dhambaal ha mbalyo ah u diray Xasan Sheekh Maxamud oo Xalay loo doortay Madaxweynaha Cusub ee JFSoomaaliya. Madaxweynaha ayaa Alle uga b aryay Madaxweynaha Cusub ee Dalka in Mas uuliyada culus ee loo doortay uu Alle u fudude eyo”.

Dhinaca kale mucaaradka ayaa si weyn u bo ggaadiyey guusha madaxweynaha cusub, Md. Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana ka mid ah xubnahaasi:-

Cabdiraxmaan Cabdishakuur "Waxaan ham balayo u dirayaa saaxibkeey Xasan Sheekh Ma xamuud oo Xalay loo doortay Madaxweynaha 10-aad ee J/F/Soomaa liya. Xasan waxaan soo wada galnay halgan adag oo maalmihiisu qar aar yihiin, kaasoo dalka looga samata bixiyey halis kali talis, ku takri fal awoodeed, iyo kala ir dheyn shacab. Waxaan Ilaaheey uga baryay aa inuu xilka la garab galo, kana yeelo kii dalka ku hoggaamiya siyaasad loo dhan yahay oo aan cidna laga tashan, cidna laga tegin”.

Xasan Cali Khayre "Waxaan Hambalyo u di rayaa Madaxweynaha 10.aad ee J/F/Soomaali ya,Md.Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud oo mar kale lagu aaminay hogaaminta dalka. Waxaa Xalay miro-dhalay halgankii adkaa ee aan usoo galnay in dalka awoodiisa lagula kala wareego sanduuq furan iyo cod, waxaana mad axweynaha cusub ee la doortay ugu hambaly eynayaa xilka culus ee loo igmaday. Waxaanna Allah uga rajeynayaa in masuuliyadaas uu ku asturo, noqdana mid dalka iyo dadkaba ka sa ara caqabaddaha siyaasadeed, amni iyo dhaqa ale ee dalka xiligan ka jira”Sidaasi waxaa yiri Xasan Cali Khayre.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaat ay Danjiraha Mareykanka

Madaxweynaha Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bilaabay in uu kulamo la qaato Wakiilada Beesha Caalamka ee dalka, saacado uun ka dib, markii dib loogu soo doortay xilka madaxtinimada ee dalka.

Madaxweynaha ayaa Garoonka Diyaarada ha ee Aadan Cadde kula kulmay Safiirka Mare ykanka ee dalka u joogga, Larry André, kaasoo aan la sheegin waxyaabihii ay ka wada hadle en. Bogga Safaaradda Mareykanka ee Twitter-ka ayaa loogu hambalyeeyay Madaxweynaha dib ugu soo laabashadiisa ee hoggaanka dalka.

Mareykanka ayaa la filayaa in uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud kala shaqeeyo arrim aha amniga iyo la dagaalanka Ururka Al Sha baab.

Mareykanka ayaa sanadkii hore hakiyay we eraradii dhanka cirka ee ka dhanka ahaa mal eeshiyada Al Shabaab, ka dib markii uu xafii ska la wareegay Madaxweyne Joe Biden, inka stoo mararka qaarkood ay diyaaradahooda aan duuliyaha lahayn ay duqaymo ka gaysanayeen dhulka ay maleeshiyadaasi maamusho.

Turkiga oo garab istaag u Muujiyay Madaxw eyne Xasan Sheekh Maxamuud

Dowladda Turkiga ayaa sheegtay inay ku faraxsan tahay in doorashada madaxtinimo ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee

loo qabtay May 15, 2022 si guul leh, iyada oo u hambalyeysay Madaxwe ynaha la doortay ee Xas an Sheekh Maxam uud u na rajeeysay guul inta uu xilka hayo.

” Waxaan ahmiyad weyn siinaa nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya, oo aan la joogno

Waxaan la leenahay xiriir taariikhi ah oo qoto dheer, waxaana rajeynaeynaa in natiijada door ashada ay noqoto mid xal u ah shacabka Soom aaliyeed ee walaalaha ah.

Sidoo kale Turkiga waxaa uu sheegay in uu sii wadi doono garab istaagga shacabka Soom aaliyeed iyo taageeridda Federaalka Dowladda Soomaaliya si ay u abuurto amni, xasilooni iyo barwaaqo dalka xiligan cusub.

Inta badan dowladaha taageerada siiya Soo maaliya ayaa soo dhaweeyay doorashadii ka dhacday Muqdisho oo uu kusoo baxay Xasan Sh.Maxamuud, iyaga oo sheegay inay la Sha qeyn doonaan.

Maxay QM ka tiri doorashadii uu kusoo bax ay Xasan Sheekh Maxamuud?

Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa ugu hambalyeysay Madaxweyne Xasan Sh.Maxamuud doorashada loo doortay mada xwaynihii tobnaad ee Soomaaliya, iyada oo raj aysay inay kala shaqe eyaan isaga iyo kooxdii sa si loo horumariyo arri maha mudnaanta qaran ka leh, sida nabadda, amniga iyo xasilloon ida, sanadaha soo socda.

Sidoo kale QM ayaa bogaadisay Madaxw eynaha xilka kasii dagaya Maxamed Cabdulla ahi Maxamed ‘Farmaajo’ sida uu u ixtiraamay dhaqanka Soomaaliyeed ee ah in uu si deg deg ah u aqbalo natiijada doorashada, isla marka ana uu u ballan qaado in uu garab istaagi do ono Madaxweynaha bedelaya.

Sidoo kale, Qaramada Midoobay waxa ay ku amDorraady guddoomiyeyaasha baarlamaanka Soomaaliya iyo ku-xigeennadooda, guddiga qa ban-qaabada doorashada madaxweynaha iyo hawl-wadeenn ada xirfadlayaasha ah ee baarl amaanka, iyo sidoo kale ciidamada ammaan ka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee (AT MIS), sida ay u xaqiijiyeen in doorashadii Axad da ay u dhacdo si habsami leh, nabad & amma an ah, taas oo natijadeda si buxda loo aqbalay

Madaxweyne Biden oo saxiixay in ciidam ada Mareykanka lagu celiyo Soomaaliya

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Dorraad saxiixay amar boqolaal askari oo Ma reykan ah dib ugu celinaya Soomaaliya, si ay uga hortagaan kooxda Al-Shabaab ee Soom aal iyaSaraakiisha mil itariga Mareykan ka ayaa horey u she egay in la-dagaalankii Al-Shabaab ay wiiqd ay go’aankii madaxwe ynihii hore Donald Trump uu ciidamada Mare ykanka uga soo saaray Soomaaliya.

Ciidamada Mareykanka ayaa laga soo qaadi doonaa qeybo kale oo ka mid ah Afrika si ay ta babaro iyo taageero u siiyaan ciidamada Soom aaliya ee dagaalka kula jira Al-Shabaab, oo loo arko ururka ugu weyn uguna hodansan ee xirii rka la leh Al-Qacida.

Go’aankan ayaa looga dan leeyahay "in la gu kordhiyo badqabka iyo wax ku oolnimada cii damadeena, loona suurta-geliyo inay taageero wax ku ool ah siiyaan saaxibadeena,” waxaa sidaas tiri afhayeenka Golaha Amniga Qaranka Mareykanka Adrienne Watson oo ku dhow aaqday go’aankan.

Tirada guud ee ciidamada Mereykanka ee Soomaaliya ayaa noqon doonta "ku dhowaad 500” loomana dirayo inay ka qeyb-galaan daga al toos ah, sida uu sheegay sarkaal sare oo ka tirsan maamulka Biden oo codsaday inaan la magacaabin.

Taa beddelkeeda, ciidamada waxay la shaq eyn doonaan ciidamada Soomaaliya si ay u su gaan amniga shaqaalaha Wasaaradda Arrim aha Dibedda Mareykanka iyo hay’adda USAID ee Soomaaliya, sida uu sheegay sarkaalka.

Madaxweyne Trump ayaa bishii Janaayo 2021, maalmo kahor inta aanu ka tegin xafii ska, wuxuu Soomaaliya kasoo saaray 700 oo askar Mareykan ah, taasi oo qeyb ka aheyd siyaasad guud oo uu dalka ugu soo celinayey ciidamada Mareykanka ee dibedda ku maqan. Hase yeeshee, hoggaamiyayaasha militariga ayaa sheegay in taasi ay lumisay waqti, islamar kaana qaboojisay dardartii ciidamada Marey kanka ay kula dagaalamayeen Al-Shabaab.

Go’aanka Biden ayaa waxaa markii ugu ho reysay shaaciyey wargeyska New York Times, oo sidoo kale sheegay in madaxweynaha uu sa xiixay codsi Pentagon-ka uu ku beegsanayo to baneeyo hoggaamiye oo ka tirsan Al-Shabaab.

Uhuru oo war kasoo saaray doorashada Xas an Sheekh, ballanqaadna sameeyey

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa u hambalyeeyey madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ee Habeen hore la doortay Xasan Sh.Maxamuud, oo mar kale kusoo laabtay hog gaanka dalka.

Qoraal kasoo baxay madaxtooyada Kenya ayaa lagu yiri "Madaxweyne Uhuru Kenyatta wuxuu u hambalyeeyey madaxweynaha cusub ee loo doortay Jamhuuriyadda federaalka Soo malaiya, Xasan Sheekh Maxamuud.” "Wu xuu fariintiisa hambalyada, madaxwe yne Ken yatta ugu rajeeyey madaxweynaha cu sub caafi maad wanaagsan iyo guul isaga oo la ware egaya hoggaanka, wuxuuna u xaqiijiyey sii wad ista Kenya ee iskaashiga iyo saaxiibtn imada.”

Uhuru Kenyatta iyo madaxweynaha xilka ka degaya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa ka dhaxeeyey xiriir aad u xun oo ka dha shay taageerada Kenya ee madaxweynaha Jub aland Axmed Madoobe, iyo Farmaajo oo joo jiyey khaatkii Kenya, kuna beddelay kan Ethi opia oo loo xiray dad ay isku dhow yihiin.

Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxaa sidoo kale horey uga dhaxeeyey xiisad ka dhalatay ki iskii badda ee Soomaaliya ay ku adkaatay, ka asi oo Maxkamadda ICJ uu geeyey madax weyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweyne Xasan ayaa ballan-qaaday inuu Soomaaliya ka dhigi doono "dal heshiis ah, dunidana heshiis la ah.”

Dalal iyo Ururro caalami ah oo sheegay wa xa ay ka dhigan tahay guusha Xasan Sh.

Qaar ka mid ah dalalka iyo ururada caalami ga ayaa soo dhoweeyey doorashada madax weyne Xasan Sheekh Maxamuud oo xafiiska la wareegaya kadib bilo ay Soomaaliya ka jirtay xasillooni la’aan siyaasadeed.

Shacabka magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa isugu soo baxay waddooyinka, waxaana dhacayey rasaas si loogu dabaal de go natiijada doorashada oo lagu dhowaaqay sa qdhexe.

Xafiiska QM ee Soomaaliya ee UNSOM ayaa madaxweynaha cusub ugu hambaleeyey guushiisa. "Waxaan rajeyneynaa inaan isaga iyo kooxdiisa kala shaqeyno horumarinta ahmi yadaha qaran, sida nabadda, ammaanka iyo xa silloonida, sanadaha soo socda,” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay xafii ska UNSOM.

Safiirka UK ee Afrika ay aa sidoo kale u ham baley say madaxweyne Xasan, oo horey dalka u soo hoggaamiyey 2012 illaa 2017, kaasi oo noqday madaxweynihii ugu horreeyey dalka ee dib loo doorto.

UK "waxay rajeyneysaa inay si dhow ula shaqeyso oo ay ka taageerto xasillooni dhisi dda, wax ka qabashada Al-Shabaab iyo taage erada kuwa ay saameeyeen abaaraha,” ayey twitter kusoo qortay wasiir Vicky Ford.

Madaxweyne Xasan ayaa ballan-qaaday in uu Soomaaliya ka dhigi doono "dal heshiis ah, dunidana heshiis la ah.”

Urur goboleedka IGAD ayaa sheegay in gu usha Xasan Sheekh "ay daliil cad u tahay aaminaadda iyo kalsoonida ay shacabka Soo maaliyeed ku qabaan tayada hoggaankooda.”

Safaaradda Jarmalka ee Muqdisho ayaa iy ana qoraal ay soo saartay ku tiri "Hambalyo ma daxweyne Xasan Sheekh in lagu doortay mar kale, Hambalyo sidoo kale shacabka Soomaali yeed in lasoo geba-gebeeyey hanaan doorasho oo si weyn dib ugu dhacay.

Waa waqtigii horey loogu dhaqaaqi lahaa mu staqbal nabad iyo barwaaqo ah oo ay Soom aaliya yeelato.”

"Erayo kuma muujin karo sida aan u farax sanahay, Inshaa’Allah. Aad iyo aad ayaan u far axsanahay,” ayuu yiri Xasan Maxamuud Max amed oo ka mid ah shacabka magaalada Muq disho oo la hadlay wakaaladda wararka AFP.

Ka sokow wax ka qabashada abaarta iyo am niga, madaxweyne Xasan waxaa sidoo kale la ga sugayaa inuu dhayo boogihii ka dhashay bilo dagaal siyaasadeed ah oo ka dhex-jira do wladda iyo dowladda iyo maamul goboleedy ada.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa markii Habeen hore la dhaariyey wuxuu madaxweyne Farmaajo ku amaanay inuu sahlay in si nabdoon xukunka lagula kala wareego. "Waa inaan horey u dhaqaaqnaa oo aynaan dib u laa ban. Waa inaan dhaynaa dhammaan booigihii,” ayuu yiri.

Abiy Ahmed oo war kasoo saaray doorash adii uu kusoo baxay XASAN SHEEKH?

Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Ax med ayaa war ka soo saaray doorashadii xas aasiga aheyd ee Habeen hore ka dhacday magaalada Muqdisho, taas oo uu ku guuleystay Madaxw eyne Xasan Sheekh Maxamuud oo mar labaad la doortay.

Abiy ayaa hambalyo u diray madaxweyne Xa san Sheekh Maxamuud oo afarta sano ee soo socota hoggaamin doono Villa Somalia.

"Waxaan rabaa inaan u hambalyeeyo Madax weynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud oo mar kale loo doortay Madaxweynaha Jamhuuri yadda Federaalka Soomaaliya,” ayuu yiri Abiy.

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray inuu si dhow ula shaqeyn doono Madaxweynaha cusub, ayna iska kaashan doonaan arrimo ay ka mid yihiin xiriirka labada dal iyo danaha gob olka. "Waxaan rajaynayaa inaan si dhow uga wada shaqeeynno dana ha guud ee labada dal iyo kuwa gobolka” ayuu sii raaciyey.

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ayaa shantii sa no lasoo dhaafay saaxib dhow la’ahaa Madax weynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Habeen hore looga adkaaday doorashada, kaas oo helay 110 cod, halka Xasan Sheekh Maxam uud uu isna kusoo baxay 214 cod.

Si kastaba, guusha Xasan Sheekh ayaa wa xaa si weyn looga soo dhoweeyey dalka, iyada oo sidoo kale xubnaha Beesha Caalamka iyo dowladaha dariskana ay ka hadleen.

UK oo ballan-qaad culus u sameysay madaxweyne Xasan

Dowladda UK ayaa war kasoo saartay dha meystirka doorashada Soomaaliya, gaar ahaan guusha Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamu ud oo Habeen hore mar labaad loo doortay inuu hog ga amiyo dowladda fed eralka ah ee Soomaa liya.

UK ayaa ballan-qaad u sameysay Madaxwey na ha cusub, kadib qor aal ay soo saartay Vi cky Ford oo ah wasiirka UK u qaabilsan arrimaha Afrika. Vicky Ford ayaa marka hore shaacisay inay u hambaly en eyso Madaxweyne Xasan Sheekh Maxam uud oo xafiiska loo dhaariyey.

"Hambalyo Xasan Sheek Maxamuud, oo markale loo doortay madaxweynaha Soomaal iya,” ayeyey tiri wasiirka arrimaha Africa ee UK, Vicky Ford.

Qoraalkan oo ay soo dhigtay barteeda Twi tter-ka ayaa waxa ay sidoo kale ku sheegtay in ay kala shaqeyn doonaan dowladda cusub amn iga, la dagaalanka Al-Shabaab iyo caawinta dadka Soomaaliyeed ee ay saameeyeen aba araha soo laa laabtay ee ku dhuftay Somaaliya.

"UK waxay rajeyneyaa inay sii waddo sha qada wada shaqeynta dhow ee ay Soomaalida uga taageereyso dhismaha xasilloonida, la dag aallanka Al-shabaab iyo taakuleynta dadka ay saameeyeen abaaraha ba’an” ayay markale qoraalkan ku tiri Vicky Ford.

Ingiriiska ayaa ka mid ah dalalka sida weyn u taageera dowladda federaalka ah, wuxuuna mashariic kala duwan ka fuliyaa gudaha dalka Soomaaliya.

Dibadbax lagu taageerayo Madaxweyne Xa san Sheikh oo lagu qabtay Gaalkacyo.

Maamulka Dowlada Hoose Ee degmada Ga alkacyo ayaa qabtay Dibad bax balaaran oo Lu gu Taageerayay Madaxweynaha Jamuuriyadda Federaalka Somalia Mudane Xasan Sheikh Maxamuud.

Dibad baxan ayaa waxaa ka qeyb galay Gudoomiyaha Gobalka Mudug, Gudoomiye ku xigeenka Degmada Gaalkacyo ahna Kusimaha Gudoomiyaha Eng: Maxamed Cabdi Cilmi , xil dhibaano ka tirsan golaha deegaan Odayasha dhaqanka, Ururada Haweenka iyo Dhalinya rada,Maamulada xaafadaha iyo qeybaha kala duwan ee bulshada,

Dhamaan kasoo qeyb galayaasha dibada baxa oo ay Masuuliyiintu ugu horeeyaan ayaa si diiran usoo dhaweeyay Madaxweynaha 10-Aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md.Xasan sheikh Maxam uud oo soomaaliya hoggaa min doona afarta sano ee soo socota.

Xog: Dagaalkii Farmaajo iyo Kheyre ee Teen dhada Afisyoone iyo sida Farmaajo looga aarsaday

Waxaa Dorraad Muqdisho ka mid mid ah doorashooyinkii ugu xiisaha badnaa ee loogu tartamayey xilka madaxweynimo ee Soomaal iya, waxaana mar kale xilkaas loo doortay ma daxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Xasan Sheekh ayaa ka adkaaday saddexdii musharax ee kale ee lasoo gudbay wareegii koowaad ee doorashada kuwaas oo kala ahaa Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Saciid Cabdu llaahi Deni iyo Xasan Cali Kheyre.

Waxyaabaha laga diiwaan geliyey doorash adii Habeen hore ayaa waxaa ka mid ah in madaxwe ynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdull aahi Farmaajo uu diiday inuu tanaasul u same eyo Xasan Cali Kheyre oo Ra’iisul Wasaare u ahaa saddex sano iyo bar oo ka mid ah shantii sano ee uu xukunka hayey, sida ay ogaatay Caasimada Online.

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa war eegii koowaad ee doorashada helay 59 cod, ha lka Xasan Cali Kheyre uu helay codad gaaraya illaa 47 cod.

Xasan Cali Kheyre iyo kooxdiisa ololaha ay aa markii uu dhammaaday wareegii koowaad waxay kulan la yeesheen Maxamed Cabdull aahi Farmaajo, iyagoo ka codsaday inuu tana asul u sameeyo, ayaga oo u sheegay inuusan rajo badan laheyn, islamarkaana uu codadkiisa ku taageero Kheyre, si uu u gaaro wareegga sa ddexaad.

axamed Cabdullaahi Farmaajo oo la tashi la sameeyey Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa u gu dambeyn ku gacan sayray codsiga Kheyre, wuxuuna Farmaajo ku adkeystay inuu tartami doono wareegga labaad.

Kheyre ayaa la rumeysan yahay inuu waree gga Sedexaad usoo gudbi lahaa haddii uu taa geero ka heli lahaa kooxdiisii hore ee Nabad iyo Nolol, balse waxaa muuqatay in kooxdaas aysan aqbali karin inay arkaan Kheyre oo dalka madaxweyne ka ah, iyagana ay dibad joog ka yihiin.

Go’aanka uu qaatay Farmaajo ayaa ugu da mbeyn sabab u noqday inuu fursad weyn helo madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud oo ka faa’idestay tanaasul la’a anta ka dhacday natiijada wareegii koowaad.

Saddexda musharax ee uu wajahay Xasan Sheekh, waxaa la rumeysan yahay in Kheyre uu noqon karo musharaxa ugu loolanka adag. Si kastaba, Xasan Cali Kheyre ayaa markiisa ka aarsaday Farmaajo markii ay isku soo har een isaga iyo Xasan Sheekh Maxamuud, wux uuna inta badan codadka taageerayaashiisa u wareejiyey dhanka Xasan si loo reebo Farma ajo.

Kheyre iyo Farmaajo ayaa kala tagay waq tigii dalka loo diyaarinayey doorasho kadib mar kii uu Kheyre ka horyimid, sida uu rabo Far maajo in doorashada loo wajaho, waxaana xilli gaas la rumeysnaa inuu Kheyre yahay musha rax u taagan xilka madaxweynimo ee Soomaal iya, waana taas sababta in si aan dastuurka waafaqsaneyn xilka looga qaaday. Kheyre wu xuu Dorraad muujiyey wacadro isa ga oo helay codad ka badan intii la filayey, wux uuna u mu uqdaa inuu leeyahay mustaqbal ifi ya, haddii uu isa sii dhiso afarta sano ee soo socota.

Laba dal oo saameyn ku leh Soomaaliya oo weli aan ka hadlin doorashada Xasan

Tan iyo markii madaxweynaha dalka loo do ortay Xasan Sheekh Maxamuud waxaa isa-soo tarayay Dalalka iyo Ururada Caalamiga ah ee sida weyn u soo hambalyeynaya madaxwey naha cusub.

Waxaa sidoo kale jira wadamo aan illaa ha dda ka hadlin natiijada doorashada, islamarkaa na dhambaal hambalyo ahna usoo dirin mad axweynaha cusub ee Soomaaliya, waxaana ka mid ah Qatar iyo Imaaraadka Carabta oo ayagu sida la fahamsan yahay saameyn ku leh siyaa sadda Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay aa doorashadii Habeen hore kusoo baxay 214 cod, hal ka murashaxa la tartamayay ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu helay 110 cod.

Tan iyo markaas waxaa iska soo daba dhacayay ha mbalyada madaxweyna ha cusub ay usoo dirayeen da lalka iyo ururada caalamiga ah, kuwaasi oo ay kamid yihiin UK, Jabuuti, Jar malka iyo Itoobiya.

Sidoo kale shacabka magaalada caasimad da ah ee Muqdisho ayaa isugu soo baxay wad dooyinka, waxaana dhacayey rasaas si loogu dabaal dego natiijada doorashada oo lagu dho waaqay saqdhexe.

Xasan Sheekh ayaa noqday Madaxweynihii ugu horeeyey ee mar labaad ku soo noqday xu kunka dalka, wuxuuna xilka kala wareegayaa Farmaajo oo horay uu xukunka ugu wareejiyey shan sano ka hor, sanadkii 2017-kii.

Doorashadaan oo soo bilaabatay Dorraad duhurkii ayaa lagu kala baxay saqdii dhexe ee Habeen hore, waxaana sidaas ku soo xirmay todobaad kaan jiitankii dheeraa ee doorashada Soomaa liya.

Xasan Sheekh oo horay ugu guuleystay in dowladii uu hoggaaminayey ay rasmi noqoto oo KMG ka baxdo burburkii kadib, wuxuu markale noqday Madaxeynaha 10-aad ee Soomaaliya, waxaana horyaalla howlo badan oo muhiim ah.

Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka Oo Sheegay In Degaanno Ay Kala Wareegen Al-Shabaab

Ciidamada Kumaandooska ee xoogga dal ka Soomaaliyeed ee Gorgor gaar ahaan Urur ka 8 aad ee guutada 18 aad ayaa howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka Sameeyay Tuulooyin hoostaga degaanka Ceelgaal ee Gobolka Hi ira an

Taliyaha Guutada 18 aad ee Ciidanka Ku maandooska Gor Gor Gashaanle Bashiir Cabd ullaahi Cumar ayaa sheegay in Al-Shabaab la ga saaray tuulooyin dhowr ah oo Hoostaga Go bolka Hiiraan.

Taliayaha waxa u sheegay in ciidamada ku maandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee Gorgor aya sii laba jibaari doonaan howlgalada ka dhanka Al-Shabaab tan iyo inta laga saara yo degaannada ay kaga sugan yihiin Gobolka Hiiraan




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip