HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPAER EE MAANTA OO AH ISNIIN 16-KA MAY 2022

0
Monday May 16, 2022 - 08:54:59 in Wararka by
  • Visits: 411
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPAER EE MAANTA OO AH ISNIIN 16-KA MAY 2022

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

MADAXWEYNE FARMAAJO OO UBAX DHIGAY TAALADA SYL

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ma xamed Cabdullaahi Fa rmaajo oo taallada halgame Ra’iisul Wasaare Rooble oo ugu hambalye eyey dhallinyarada Soomaaliyeed Maalinta SYL ee 15 May

aashii SYL kaga qayb galay munaasabad lagu xusayey 79 guu rada ka soo wareegtay aasaaska Ururka Dhalli nyaradii SYL, aya taallada halgameyaasha dhi gay ubax lagu maamuusayey doorka dhalliny arada Soomaaliyeed ee xorriyadda, midnimada iyo dowlad-dhiska dalkeenna.

Madaxweynaha ayaa dhallinyarada Soom aaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabaddan qiimaha badan ee 15-ka May, isaga oo ku boo rriyey in dhallinyaradu ay wax ka bartaan soya alkii halgan ee geesiyaashii SYL, sidoo kalena uu jiilba, jiilka ka dambeeya dhaxalsiiyo, maam uuskooda, taariikhdooda,

halgankooda iyo dhaxalkii waddaniyadeed ee ay inooga tageen.

"Halyeeyadii SYL waxa ay baal dahab ah ka ga jiraan sooyaalka dalkeenna iyo kan guud ee ummada Soomaaliyeed. Waxa ay ku sifa ysna ayeen, midnimo, dhabar adayg, waddaniyad iyo ka fogaanta qaby aaladda, taas ayaana sab ab u noqotay in ay xaqiijiyaan hiigsigii shacab ka Soomaaliyeed ee ahaa in ay ka xoroobaan gumaystaha, noqdaanna dal madax bannaan oo karaamo iyo sharaf ku dhex leh dunida”

Madaxweynaha ayaa intii uu ku sugnaa Ta allada Halgameyaashii SYL waxa uu xus iyo du co ugu sameeyey dhallinyaradii 13-ka ahaa ee horseeday xornimada dalka, isaga oo shacab ka Soomaaliyeed meel ka sta oo ay joogaan ku dhiirrigeliyey in ay ilaashaadaan midnimada iyo wa dajirkooda, oo ah mabaadi’dii saldhigga u ah aa aasaaskii SYL.

Munaasabadda Ubax-dhigga Taallada SYL waxaa Madaxweynaha ka la qayb galay Gudd oomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxam uud Maxamed, Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo Agaasimaha Guuud ee Madaxtooyada Qaran ka Mudane Maxamed Cabdull aahi Ciise.

Guddoomiyaha golaha shacabka oo uga ha mbalyeeyay dhalinya rada Soomaaliyeed xus ka 15-ka May

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuu riyadda Federaalka Soo maaliya mudane Sh. Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hamba lyo ku aadd an xuska May 15 Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed, oo ku be egan sanad-guurada 79-aad ee aas-aaskii Golahii Dhalinyara da Soo maaliyeed (SYL) u diray dhallinyarada guud ahaan.

Dhallinyaradii SYL waxay naf, maal iyo mask axba u soo hureen xorriyadda dalkeena.

"Maanta waxay ku sun tan tahay maalin taar iikhi ah, halgan iyo dadaal loo soo maray dadke enna iyo dalkeenaba, waxaan dhalinyarada So maaaliyeed u rajeynaa guul meel walba ay joo gaan”. ayuu yiri guddo miyaha golaha shacabka

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ugu hambalye eyey dhallinyarada Soomaaliyeed Maalinta SYL ee 15 May

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Faderaal ka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhalinyarada Soomaaliyeed ugu hamba lyeeyey maalinta 15-Ka May oo ku beegan aas-aaskii ururkii goban imo doonka Soomaaliyeed ee SYL.

Ra’iisul wasaare Rooble ayaa sheegay in looga baahanyahey Dha linyarada Soomaali yeed in ay ku deydaan halyeeyadii SYL ee da lka ka dulqaaday heeryadii gu meys taha shishe eye, dhex dana u xi rtay dhismaha Qaranka Soo maaliyeed.

"Xuska 15-ka May ee sanad kan ayaa ku soo beegmay ma alin muhiim u ah dalka iyo dad ka Soomaaliyeed oo la dooran ayo Ma daxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaal iya.”

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mu dane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka codsaday shacabka Sooma aliyeed in ay u soo duceeyaan dalka, in Allah u dooro hoggaan wan aagsan.

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay Magaalo katirsan Mareykanka

Nin ku hubaysan qori ayaa rasaas ku furay dad ku jiray dukaan ku yaalla magaalada Buffalo, gobolka New York ee dalka Maraykanka.

Ninka ayaa dilay ugu yaraan 10 qof, ka hor intii aan saldhigga loo kaxayn, sida saraakiil ciidanka ka tirsani ay u sheegeen wakaaladda wararka ee Associated Press.

Faahfaahinta tirada inta qof ee dukaankan oo lagu magacaabo Tops Friendly Market ku jirtay iyo xaaladda ay ku sugan yihiin ayaanan wali la haynin.

Dambi-baarayaasha ayaa aaminsan in ninka dilka geystay, laga ya abo, uu si toos ah weer arka u duuba yey. Dambi-baarayaasha ayaa eegaya in qorshaha weerarkiisa uu baraha bulshada ku sii shaaciyey iyo in kale.

Saraakiisha ayaa sheegay in baaristu ay marxaladihii u horeeyey ku jirto, ciidankuna aanu wali caddeyn karin wixii ninka weerarka ku riixay. Ha se yeeshee, ay eegayaan in toogashadu ay dhinaca isirka la xiriir to.

Dukaanka ayaa ku yaalla xaafad ay dadka madowga ahi u badan yih iin, taas oo 5km ka fog faras magaalaha Buffalo. Goobaha ku wareegsan ayaa ah goobo la deggan yahay.

Sarkaal ka tirsanaa xoogga dalka iyo gabdhi hiisa oo si yaab leh loogu dilay Kismaayo

Waxaa caawa magaalada Kismaayo lagu dilay Taliye ku xigeenkii gu utada 11-aad, qaybta 43-aad ee ciidanka xoogga dalka, Ismaaciil Sheekh Isxaaq iyo laba gabdhood oo Awoowe uu u ahaa.

Sida ay Caasimada Online u xaqiijiyeen ilo wareedyo dhanka amma anka ah, sarkaalka iyo labadaas gabdhood waxaa lagu dilay qarax miino oo guriga loogu xiray.

Sidoo kale seddax qof oo isla qoyska ah ayaa ku dhaawacmay qarax aas, kuwaas oo xaaladooda caafimaad lagu dabiibayo isbitaalka weyn ee magaalada Kismaayo.

Ciidamada ammaanka ayaa caawa baritaano culus ka wada xaafadda Guul-wade ee magaalada Kismaayo oo ah xaafadda uu ku yaallo guriga lagu qarxiyey qoyskaan.Dhanka kale waxaa caawa magaalada Bel edweyne ee gobolka Hiiraan lagu dilay Cabdirashiid Muxumed oo ka mid ahaa ergadii soo dooratay kursiga HOP058, kaas oo Cabdullaahi Sanba loolshe uu ku geystay sanadkaan.

Dabley bistoolado ku hubeysan ayaa dishay marxuumka, kuwaas oo goobta isaga baxsaday, mana jirto cid ilaa hadda loo soo qabtay dilka C abdirashiid, kooxda Al-Shabaab ayaa beegsata ergada soo doorata xi ldhibaanada Soomaaliya.

Beelaha Banaadiriga oo kitaabka u kala furay madaxweyne Xasan Sheekh

Beelaha Banaadiriga ee Muqdisho ayaa maanta kulan duco ah oo qur’aan loogu akhrinayay madaxweynihii hore ahna murashax Xasan Sheekh Maxamuud ku qabtay isla degmadaas.

Kullankaan oo ay kasoo qeybgaleen qey baha bulshada ayaa 114 Qur’aanka Kariim ka ay u akhriyeen Xasan Sheekh Maxa muud, iyagoona u duceeyay, Alle-na ugu baryay inuu ku guuleeyo tartanka doorash ada madaxweynenimo ee beri subaxdii loo bala nsan yahay.

Odayaashii ger cadka iyo dhalinya radii kasoo qeyb gashay kula nkaasi ayaa waxay sheegeen in Xasan Sheekh uu u roonaa dadka iyo dalka, gaar ah aan waxay xuseen in beesha Banaadiriga inuu wax badan u qabtay, ab aalna ay ugu hayaan, dhalinyaradii uu shaqaal eysii yay iyo xilalkii uu si iyay.

Waxay xuseen waxgaradkaasi in beesha Banaadiriga xilalkii safii rnimo oo gaarayay ilaa seddax laga qaaday xilalkii ay hayeen, la guna badalay shaqsiyaad beel ahaan loo xoo xushay.

Ugu danbeyntii qur’aan akhriskaasi alle loogu baryay Xasan Sheekh ayey waxay kusoo gabagabeeyeen duco iyo qasiidooyin, nuxur koodu ya hay guul iyo inuu xilka madaxweyne hanto Xasan Sheekh.

Doorashada madaxweyne oo beri 10 subaxnimo loo madalsan yahay ayaa waxaa la sugayaa natiijada cidda kusoo baxdo, iyadoo mur ash axiinta liiska ugu sareeya soo galaya la hadal haayo inay ka mid yi hiin madaxweyne Farmaajo, Xasan Sheekh, Shariif Sheekh Axmed iyo Sac iid Deni



Axmed Madoobe & Guudlaawe Oo Kulan Gaar Ka Yeeshay Dorashada Mdaxweynaha

Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada Jubbaland iyo Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xu seen Cali Guudlaawe iyo Axmed Maxamed Isl aam Axmed Madoobe ayaa Habeen horey kul an gaar ah ku yeeshay hoyga Axmed Madoobe ka de gan yahay Magaalada Muqdisho.

Kulanka labada Madaxweyne ayaa waxaa looga wada arrinsaday xaaladihii ugu dambe e yay ee Arrimaha siyaasadda dalka iyo dham meystirka geedi socodka doorashada Mada xweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Feder aalka Soomaaliya oo Maanta dhaceysa.

Sidoo kale Madaxweyne Cali Guudlaawe iyo Axmed Madoobe ayaa kulankooda inta uu socday kusoo hadal qaaday xaaladdaha ka jira deegaanadood ee Jubbaland iyo Hirshabeelle.

Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada Ju bbaland iyo Hirshabeelle oo dhawaan soo gaa ray Magaalada Muqdisho ayaa Caasimadda u yimid ka qeyb galka doorashada Madaxweyna ha 10-aad ee Jamhuuriyadda oo Maanta ka dhaceysa Magaalada Muqdisho

Sarkaal ka tirsanaa xoogga dalka iyo gabdhi hiisa oo si yaab leh loogu dilay Kismaayo

Waxaa caawa magaalada Kismaayo lagu dilay Taliye ku xigeenkii guutada 11-aad, qay bta 43-aad ee ciidanka xoogga dalka, Ismaaciil Sheekh Isxaaq iyo laba gabdhood oo Awoowe uu u ahaa.

Sidasheegtay in ay ay Caasimada Onli ne u xaqiij iyeen ilo wareedyo dhanka ammaan ka ah, sarkaalka iyo labadaas gabdhood wa xaa lagu dilay qarax miino oo guriga loogu xi ray.sidoo kale seddax qof oo isla qoyska ah ay aa ku dhaawacmay qaraxaas, kuwaas oo xaa ladooda caafimaad lagu dabiibayo isbitaalka weyn ee magaalada Kismaayo.

Ciidamada ammaanka ayaa caawa baritaano culus ka wada xaafadda Guul-wade ee magaalada Kismaayo oo ah xaafadda uu ku yaallo guriga lagu qarxiyey qoyskaan.

Dhanka kale waxaa caawa magaalada Beled weyne ee gobolka Hiiraan lagu dilay Cabdi rashiid Muxumed oo ka mid ahaa ergadii soo dooratay kursiga HOP058, kaas oo Cabdullaahi Sanbaloolshe uu ku geystay sanadkaan.

Dabley bistoolado ku hubeysan ayaa dishay marxuumka, kuwaas oo goobta isaga bax saday, mana jirto cid ilaa hadda loo soo qabtay dilka Cabdirashiid, kooxda Al-Shabaab ayaa be egsata ergada soo doorata xildhibaa nada Soomaaliya.

Beelaha Banaadiriga oo kitaabka u kala furay madaxweyne Xasan Sheekh

Beelaha Banaadiriga ee Muqdisho ayaa maanta kulan duco ah oo qur’aan loogu akhrinayay madaxweynihii hore ahna murashax Xasan Sheekh Maxamuud ku qabtay isla de gmadaas.Kullankaan oo ay kasoo qeybg al een qeybaha bulshada ayaa 114 Qur’aanka Kari imka ay u akhriyeen Xasan Sheekh Maxa mu ud, iyagoona u duceeyay, Alle-na ugu bary ay inuu ku guuleeyo tartanka doorashada madax weynenimo ee beri subaxdii loo balansan yahay.

Odayaashii ger cadka iyo dhalinyaradii ka soo qeyb gashay kulankaasi ayaa waxay shee geen in Xasan Sheekh uu u roonaa dadka iyo dalka, gaar ahaan waxay xuseen in beesha Ba naadiriga inuu wax badan u qabtay, abaalna ay ugu hayaan, dhalinyaradii uu shaqaaley sii yay iyo xilalkii uu siiyay.

Waxay xuseen waxgaradkaasi in beesha Ba naadiriga xilalkii safiirnimo oo gaarayay ilaa se ddax laga qaaday xilalkii ay hayeen, laguna ba dalay shaqsiyaad beel ahaan loo xoo xus hay.

Ugu danbeyntii qur’aan akhriskaasi alle loo gu baryay Xasan Sheekh ayey waxay kusoo ga bagabeeyeen duco iyo qasiidooyin, nuxurko odu yahay guul iyo inuu xilka madaxweyne han to Xasan Sheekh.

Doorashada madaxweyne oo beri 10 suba xnimo loo madalsan yahay ayaa waxaa la suga yaa natiijada cidda kusoo baxdo, iyadoo mur ashaxiinta liiska ugu sareeya soo galaya la ha dal haayo inay ka mid yihiin madaxweyne Far maajo, Xasan Sheekh, Shariif Sheekh Axmed iyo Saciid Deni

Doorashada Soomaaliya: 4 qodob oo uu ballan qaaday Xasan Sheekh ka hor inta aan la dooran

Hasan Sheekh Maxamuud ayaa 12-kii bishan baarlamaanka hortiisa ku ballaan qaaday dha wr qodob haddii dib loo doorto, waxaana ka mid ahaa qodobodan hoos ku xusan balse su' aashu waxay tahay maka soo baxi doonaa ballan qaadayadan mise waxa ay noqono doon aan kuwa uun lagu doonayay codka baarl amaanka.

Amniga

Waxaan diiradda saari doonaa aminga oo ah in dalka dib loo xoreereyo oo laga xoreeyo argagixsada magaalooyinka lana furo wadd ooyinka isku xiro magaalooyinka si ganacsiga ay dadka ay si xor ah u socdaan. Waxaa am niga barbar socda garsoorka oo aan ku bilaabi doonno guddigiissi madaxa bannaanaa ee adeegga garsoorka

Ilaalinta sharafta iyo karaamada dalka iyo dadka

Waxaan ballan-qaadaya in qof muwaadin Soomaaliyeed aan dal kale loo dhiibin. waxaan ballana qaadayaa in qof soonaali ah in fikrka siyaasi ee uu aamnisan yahay awgiis loo cab urin loona cadaadin.

Xasan Sheekh Maxamuud: Soomaaliyeey yaan cabsi nalagu beerin

Murashax Madaxweyne, Xasan Sheekh Maxa mud Dib u heeshiisiin

Xasan sheekh ayaa ballan qaaday in dalka ay ka dhaqan-gelin doono dib u heshiisiin laba weji leh:

1: "Dib u heshiisiinta buslhada ee degaanada oo degmooyinka maxalliga ah ee beelaha dhexdooda ka socon doonta."

2: "Dib iyo u heshiisiinta siyaasadda oo dad ka soomaaliyeed aan dooneyno in aasaas u no qodo dastuurka, haddii dastuurka lagu heshiiyo oo dadka Soomaaliyeed oo dhan isla qaataan waxaan aaminsanahay in dib u heshiisiinta siya asadda meel-gaaratay laguna dhaqmi doono haddii Alle yirahdo."

Dimuqraadiyadda

"Dumuqraadiyadda waxaan aasaas uga dhi geynaa xisbiyada siyaasadda oo aan doo ne yno in qofka siyaasiga ah fikirkiisa la yaq aano oo aan dalka hogaakiisa iyo taladiisa aanu ima ani isagoo aan laga garaneyn u jeed ooyinkiisa iyo aragtidiisa siyaasadda. Waxaan abuur eynaa nidaam ah in dadka SoomnaalIye ed ay ku kalsoonaadaan hay'adaha datuudriga ah iyo kuwa dowladda oo aan loo arkin kuwa u daney naya dadka gaar ah ama deegaan gaar ah," ayuu yiri.

"Waxaa sidoo kale daadajin doonnaa nidaamka defedraalka oo gaarsiin doonnaa ilaa heer degmo iyo tuulaba."

Xildhibaan Sanyare: Haddaan Barlamaanku isbeddel horseedin rajo kama qabo inay Soomaaliya horey u socoto

Guddoomiyihii hore ee gobolka Mu dug, Xil dhibaan Cabdiladiif Muuse Nuur Sanyare ayaa sheegay tallaabada ugu horreysa ee laga rabo barlamaanka cusub inay tahay meel marinta sharciga la dagaalanka Argagixisada.

Xildhibaan Sanyare oo saxaafadda kula had layay hoolka ay ka dhacayso doorashada mad axweynaha Soomaaliya ayaa sidoo kale she egay in loo baahan yahay in Alshabaab laga xorreeyo Soomaaliya, isagoo sheegay inay qa adan karto in lasoo afjaro muddo ka yar labo sano.

Wuxuu sheegay si taas loo gaaro in loo baahan yahay in isbeddel lagu sameeyo ho gga anka sare ee dalka, isagoo sheegay haddii uu san dhicin isbeddel in uusan rajo badan ka qabin inay Soomaaliya horey u socoto.

Xildhibaan Sanyare ayaa sheegay in dhinaca kale loo baahan yahay in barlamaanku ka shaq eeyo sidii Muqdisho loogu sameyn la haa maq aamkeeda dastuuriga ah, si ay u hesho xuquuqdeeda.

Sanyare ayaa kamid ah xildhibaannada laga soo doortay Punltland, wuxuu horey ugasoo mid noqday golaha shacabka. Shalay wuxuu kamid yahay xildhibaannada dooranaya mad axweynaha dalka


.


HABABKA DOORASHADA LOOGU KALA ADKAADAY IYO HEERARKA MUSHA RIXIINTAKALA GALEEN


Wareegga 1aad Ee Codeynta Doorashada Madaxweynaha 10-AAD Oo Dhamaatay

Waxaa soo dhamaaday wareega1aad ee codeynta doorashada mad axweynaha iyadoo xildhibaanada golaha shacabka iyo sanatarada aqa lka sare ay codkooda dhiibteen.

Inka badan soddon musharax oo ay ku jiraan madaxweynayaal hore iyo ra’iisul wasaare hore ayaa ku tartamaya doorashadan muddo kab adan sano dib u dhacday.

Waxaa bilaabanaysa tirinta codadka ay dhiibteen xildhibaanada haddii hal musharax uu helo 210 cod waxa uu si toos ah ugu guuleysanayaa doorashada madaxweynaha.

Haddii la waayo musharax keensada saddex duleel labo meel xildhi banaada baarlam aanka waxaa wareegga labaad u gudbaya afarta mu sharax ee ugu sareysa tartanka.

Wareegga 2aad Deni,Farmaajo, Xasan Sheekh iyo Kheyrre oo u soo Gudbeen

Wareegga 2aad ee doorashada madaxweyna ha ayaa waxaa u gu dbay afarta musharax ee kala ah Deni,Farmaajo,Kheyre & Xasan Sh.M.

Haddab Murashixiinta ayaa kala keensadeen sidan

1-Saciid Dani 65 cod

2-Maxamed Cabdullaahi Famaajo 59

3-Xasan Sh. Maxamuud 52 cod

4-Xasan Cali Kheyrre 47 cod

Dhinaca kale Tartanka Musharraxiinta ayaa hore ugu koobnaa 39 Mur ashax iyadoodoor ashada ay ka qeyb galeentirada Musharri xiinta 34 Xubnoodka dib markii xubnaha tartan ka hartay ay yihiin 5 xubnood

Dhinaca kale Musharixiinta tartanka ku haray ay ka mid noqdeen Sh. Shariif Sh.Axmed oo ku haray 39 cod,Xil.,C/raxmaan Cabdi Shakuur 15 Cod,Xil.C/qaadir Cosboble Cali 12 Cod ku har ay Xil. Zakariye Xaaji Cab di 21 cod ,Cadoow Cali Gees 8 Cod ,Fowsiyo Xaaji Cabdi 1 Cod iyo Mus ahrrixiin kale oo badan oo aan inta badan wax cod ah ka helin doorash adani.

Waxaana Musharrixiin Guud ee tartanka ka qeyb gashay ahaayeen 34 Murashax. Waxaa tartnka 3aad galay 2 murashax ee ugu codka badisay oo ah Xasan sheekh & Maxamed Cabd ullaahi Farmaajo.

Farmaajo Iyo Xasan Sheekh Oo U Gudbay Wareega 3aad Ee Doorashada Madax weynaha Dalka

Xarunta Teendhada Afisyooni ee xeyndaab ka Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee M/ Muqdisho ayaa waxaawali ka socota Doora shada Madaxweynaha Soomaaliya, oo hadda gashay wareeggii ugu dambeye eyay.

Doorashada wareega 2aad ayaa waxaa ku tartamay 4 Musharax oo ka soo gudbay waree ga 1aad, kuwaasi oo kala ah

1 Saciid Ca bdulla ahi

2-Maxamed C/hi Farmaajo,

3.Xasan Sheekh Maxamuud &

4.Xasan Cali Kheyre.

Xildhibaanada 2ada Aqal ee B/F/Sooma aliya ayaa dhiibtay codko oda, waxaana wareeg ga 2aad ku haray Xasan Cali Kheyre & Siciid C/hi Deni. Halka Wareegga ugu dambeeya oo billaaban doona ay ku tartami doonaan Farmaa jo & Xasan sheekhMaxamuud waxaana madaxtinnim ada Dalka Soomaaliya ku guuleystay wareegga 3aad Xasan Sh. Maxamuud oo helay 214 cod halka 110 cod

Waxaana guddoonka2-da gole ee Baarlama anada Soomaaliya Sh. Aadan Maxamed Nuur Madoobe uu halkaa ka soo jeediey natiijada Do orashada waxaana uu sheegay in madaxweyn aha 10aad ee dalka so omaaliya uu yahay xillig aan Md. Xil. Xasan Sh Maxamuud. Iyadoo ay xi gen qudbooyinka madaxweynhii hore Md. Far maajo & Madaxweynaha mar 2aad la doortay ee Dalka Somaliya Md. Xasan, Sheekh Maxamuud 

QUDBADIHII AY KA SOO JEEDIYEEN TEENDHADA AFISYONI IYO DHAARITII MADAXWEYNAHA

{Madaxweynaha la doortay oo jeediyey khud bad uu kaga hadlay arimo kala duwan}

Madaxweynaha xilka ka degaya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha la doortay Xasan Sh. Maxamuud Waxaa xalay maga alada Muqdisho lagu doortay Xasan Sh. Maxamu ud inuu noqdo mada xweynaha Soomaaliya hoggaamin doona afarta sa no ee soo socota, ka dib markii uu si weyn uga guulaystay madaxweyn aha haatan xilka ka degaya Maxamed Cabdullaahi Farm aajo.

Wareega 3xaad oo ay 2da madaxweyne ku tartameen, ayaa Xasan Sh. Maxamuud wuxuu helay 214 cod oo ka mida 327-ka Mudane ee codk ooda dhiibtay, halka madaxweynaha xilka ka degaya Maxamed Cabdul laahi Farmaajo uu helay 110 cod, waxaana shirguddoonku ay sheegeen in 3 cod ay khasaareen.

Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Soomaaliya Baashe Yuusuf Ax med ayaa isla goobta ku dhaariyey madaxweynaha cusub ee la doortay Xasan Sh. Maxamuud.

Madaxweynaha laga guulaystay ee haatan xilka haya Maxamed Cab dullaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey madaxweynaha la doortay isa ga oo u ballan-qaaday inuu la shaqaynayo madaxweynaha la doortay.

"Waxaa halkan ku soo gebagebowday, doorashadii soo socotay in muddo ah, waxaan rabaa inaan halkan ku soo dhoweeyo walaalkay, ma daxweynaha cusub, Xasan Sheekh oo aan leeyahay hambalyo, ilaa ha yna waxaan uga baryaynaa inuu u sahlo hawshan dhibta badan, hawl aad iyo aad u adag weeye, wax sahlanna maaha, kuligeen aan ilaahay u barino, in ilaahay hawshan u fududeeyo, annagana waxaan u muujinay naa wada shaqayn, madaxweyne soo dhowow” sidaasi waxaa yidhi Max amed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad jeediyey markii doorashadu soo dhamaatay.

Madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa u mahadceliyey madaxweynaha xilka ka degaya mudane Maxa med Cabdullaahi Farmaajo, ra’iisal wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble iyo guddidii doorashada ee doorka weyn ka ciyaartay in doorash adu ay qabsoonto.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u mahad celiyey mad axweynaha xilka ka degaya, isagoo sheegay in dalku u baahan yahay in hore loo socdo.

"Madaxweynuhuna [Madaxweyne Farmaajo] wuu ku mahadsan ya hay inuu isaguna maanta I garab taagan yahay, sidii aan marar faraba dan ku celiyey, dalkeenu wuxuu u baahan yahay inaynu hore u socono, inaan dib u noqono uma baahna, gocasho uma baahna, waxaan u baah a nahay wixii jira ee tabasho ah, inkasta ha le’ekaadeene inaan daaway no” ayuu yidhi madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud oo hadal ka jeed iyey munaasibaddii gunaanadka doorashada.

Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud ayaa intaas ku daray, in aanay jiri doonin aargoosi siyaasadeed. Madaxweynaha ayaa sheegay inay jiraan xasuuso adag iyo dhibaatooyin la soo maray oo aan la hilmaami Karin, hase ahaatee wuxuu soo jeediyey in la iscafiyo.

"Sidii aan habeen dhowayd ka dhawaajiyey, markii aan iclaaminayey Musharaxnimadayda, iska aarsi ma jiro, [in la iska aarsado], is-daba-gal siyaasadeed ma jiro, dalkani qawaaniin ku filan ayuu leeyahay, haddii wax isbedello ah iyo wax lagu kala aragti duwan yahay ay yimaadaan, qawaaniinta ayaan la tiigsan doonnaa ilaahay idamkii, ee qof waliba sida la qumman ma yeelayo" ayuu yidhi madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud.

Wuxuuna intaas sii raaciyey "Dadka Soomaaliyeed, dhibaatooyinkii muddada dheer soo gaadhay, ee illaa iyo maanta wixii ka horreeyey oo dhan waxaan leeyahay, walaalayaal xanuunka murugada xasuusta leh la ma illoobi karo, laakiin waa la cafin karaa ee aan is cafinno. Qalbigeenna aan hagaajinno, aan ka fikirno berri, yaynaan ku mashquulin shalay, iyo wixii soo dhacay haddii alle yidhaadho.” Ayuu yidhi madaxweyne Xasan

Sh. Maxamuud


 

AKHRISO: TAARIIKH NOLOLEEDKA MADAXWEYNAHA 10-AAD EE SOOMAALIYA XASAN SHEEKH MAXAMUUD


Waxaa Xalay Madaxweynaha Jamhuuri yadda Federaalka Soomaaliya loo door tay Xasan Sheekh Maxamuud oo horay u soo noqday Madaxweynihii 8-aad ee Soo maaliya, intii u dhaxey say sanadihii 2012—20 17-kii.

Xasan Sheekh oo ku guuleystay in do wladii uu hogg aaminayey ay ras mi noqoto oo ka baxdo KMG, bur burkii kadib, wuxuu Xalay noqday Madaxeynaha 10-aad ee Soo maaliya, waxaana qormadaan idinku gu soo gubnineynaa taariikh nololeedkiisa.

Taariikh nololeedka Xasan Sheekh Maxa muud

Xasan Sheikh Maxamuud waa hoggaa miye iyo Madaxweynihii sideedaad (8) ee Ja mhuuriyadda Feder aalka Soomaaliya intii u dhaxeysay 2012—2017. Bur burkii 1991 ee kaddib Madaxweynihii kowaad ee loo doorto in uu hoggaa miyo Xukuumad aan kumeel gaar ahayn ayuu noqday.

Dul—xaadin

Ku dhashay 1955 degmada Jalalaqsi ee bartamaha gobolka Hiiraan. Haldoor u dha qdhaqaaqa dhab u heshiisiinta, bulshada ray idka iyo u ololeeye waxbarashada iyo barbaa rinta ubadka ayuu ahaa muddo dheer. Ka ddib bud— dhige iyo maamulaha Mac’hadka SIMAD oo markii dambe Jaamacad isu ba delay ayuu noqday. 2012 ayaa loo doortay Madaxweyanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. 2013 ayaa Jari iradda TIME u aqoonsan tahay boqolka qof ee dunida ugu saameynta badan ee raad ka reebtay.

WAXBARASHO

Xasan Sheikh Maxamuud, shahaadadii ko owad 1981 ayuu ka qaatay Jaamacadda Um madda ka asa goo ku takhakhusay Culuumta Farsamada Gacanta. Shahaadada la baad ee Maamulka iyo Maareynta Far samada Ga canta 1988 Jaamacadda Barkat ul lah ee h orey loo yaqiinay Jaamacadda Bhopal. 2015 ayaa Bar katullah guddoonsi Is ay darajada ugu dambeysa (Doctor of Literature) ayada loo aqoonsaday dadaalkiisii dheeraa ee wax barashada ubadka Soomaaliyeed. Sidoo kale Maxamuud, Jaamacad da Eastern Mennon ite Mac’hadkeeda Nabadda ee Virginia ayuu ka qallin jabiyey arri maha dhexdhexaadinta, tiiraanyo—bixinta iyo dhismaha xaruumaha nabadda iyo wax barashada.

SOOYAAL SHAQO

Macalin iyo tabobarre ayuu ka noqday Dug siga Sare ee Tababarka Farsamada Ga can ta Lafoole, kaddib wuxuu u dalacay Maamulaha Mac’hadka Tabararka Macalim iin ta ee Jaamacadda Ummadda.

Burburki Dowladda iyo dagaalada sokeeye dadka faro ku—tiriska ah ee dalka ku naga aday ayuu noqday. Wuxuu isutaagay xal u helidda dhab—u—heshiisiinta, xal u helidda dagaalada sokeeye iyo dib—u—how lgellinta xaruumihii waxbarashada ee bur buray. Wuxuu la shaqeeye hey’adaha Qaramada Midoobay ee UNDP iyo UNICEF. Sidoo kale Jaamacadda Oxford Xaruun teeda Dar aasaadka Qaxootiga iyo mashruu cyo kale ee horumarinta nabadda iyo dib u dhiska.

Dagaalkii sokeeye markuu qarxay 1991 UNICEF ayuu u noqday Sargaal Waxbara shada kala shaqeeya iyo sidii dib loogu furi lahaa dugsiyadii waxbarashada. Wuxuu UNI CEF la shaqeynayey bilowgii 1993 ilaa 1995.

Howlgalkii UNOSOM markii ay dalka ka baxeen, Maxamuud wuxuu qeyb ka noq day shirarkii siya asadeed ee xalka iyo nabadda Soomaaliya loogu ra adinayey. Wuxuu wax ka asaasay bulsho rayid ah oo qeyb ka no qota xal waara u raadinta dalka si la Is kugu soo dhaweeyo dagaal oogayaashii dalka iyo caasi ma dda Muqdishu maamul ayey. Ur uradii bulshada rayidka ee Maxamuud, wax ka asaasay weli qeybo ayaa sha qeeya.

Heshiiskii Qaahira ee 1997 xubnihii ku guuleystay in ay gorgortan ku qaadaan ‘‘khad kii cagaarnaa’’ ee kala qeybinayey Waqo oyiga iyo Koonfurta Muqdishu ayuu no qday. Qaadidda ‘‘khadka cagaaran’’ ayaa aheyd isb aaro weyn oo nolosha iyo isu—socodka bulshada hor tiilay.

Dagaalkii sokeeye markuu dabo dhee raaday waxaa la garowsaday si nabad iyo xas ilooni waarta logu gaari karo in lehelo khuburo dhexe oo maamulka iyo maare ynta bu lshada qeyb ka noqota. Ayadaoo taas laga duul ayo ayuu 1999 Maxamuud wax ka aasaaso Mac’hadda Maamulka iyo Maa reynta Horumarinta (SIMAD) oo markii da mbe Jaamacad weyn oo hadda saddex iyo la baa tan(23) sano jirsatay noqday. Maxamuud ilaa 2010 wux uu ahaa maamulaha Jaam acadda SIMAD.

2001 ayuu Maxamuud, ku biiray Xarunta Cilmi Baa rista iyo Wadatashiga Soomaliye ed (CRD) asagoo Ci lmi Baare Sare oo Naba dda iyo dib—u—dhiska ka noq day. Sa faro is dabo joog ah oo boogodhayid, dhab u he shiisiin iyo xog aruurin ah ayuu gobol ada dalka ku bix iyey. Wuxuu noqday xubin bud—dhig iyo hormuud u no qday sida loo adkeyn karo bulsho rayid ah oo bishiiba mar isugu timaadda xal u helidda mashaqoo yinka dal ka la degay.

2008 ayuu loo magacaabay in uu hog gaamiyo Sha rikadda Telecom oo markaa ah eyd Sharikadda Isgaa rsiinta labaad ee dalka ugu weyn. Sidoo kale sharikado kale oo Ge eska Afrika ka hirgalay oo gaar loo leeyahay ayuu wax aasaasay. 2011 ayuu Maxa muud siyaasadda u xuubsiibtay. Wuxuu dhisay Xis biga Nabadda iyo Ho rumarinta. Xu bnaha Xi sbiga ayaa u doortay April 2011 in hoggaamiyo Xisbiga saddexda (3) sano ee ugu ho rreysa. Bishii August 2012, ayaa loo doortay Xildhibaan Golaha Shacabka ka tirsan ee Baarlamaankii saga laad (9) ee Jam huuriyadda Federaalka Soomaaliya. Mad axtooyada September 10, 2012 ayaa Xild hibaan ada Soomaaliyeed u doorte en Mad axweynihii siddeed aad (8) ee dalka. Si weyn ayaa Soomaalida iyo caalam ku u soo dha weeyeen doorashadiisa. Ergeygii gaarka ah aa Qamada Midoobay Augustine Mahga, ay aa ku sifeeyey doorashada, ‘’doorashadii Maxamuud, tallaabo weyn oo dhanka nab adda iyo horumarinta Soomaaliya loo qaadey waaye. In Maxamuud guda ha dalka lagu doorto waxay fariin weyn u direysaa Afrika iyo caalamka in aan horumar inta Soom aaliya marna laga quusan.’’ Dowladda Mar eykan ayaa ugu hambalyeysay shacabka Soomaaliyeed doorashada Xasan oo fariint aan u soo gudbisay, ‘‘waa geedi kale oo sha cabka Soomaaliyeed ugu guureen dhanka na badda, dib u dhiska iyo dowlad wakiil ras miya u ah shacabka Soomaaliyeed.’ Door ashadii Xasan caalamka ayaa kalsooni buu xda siiyey Dowladda Soomaaliya oo si ras miyana u aqoonsaday markii u gu horreysay burburkii 1991 kaddib. Aqoons iga iyo kals oonida caalamku siiyey ay aa keentay in Do wladda iyo Shacabka Soomaali yeed lagu ta ageero adduun dhaqa ale oo ka badan labo (2) bilyan oo dollar oo lagu dhi sayo siya asaddii lixda (6) tiir ee Xasan usoo bandhi gay shacabka Soomaaliyeed si nabadda, dim uqraadiyad iyo hor umarinta dalka hor utebinta loo siiyo.

Doorashada Xasan waxaa Soomaaliya ho ryiilay mushkilado waa weyn. Xukuu mad da aan dakhlin soo xareyn karin oo awood dakhlin aruurin lahayn oo laga sugayo is badel gun iyo baac dheer leh iyo la dagaa lanka argagixisada nabadda iyo midnima da dadka diidan ayuu la wareegay. Mushkil ladaha dakhli iyo aw ood yaridda dhaqaala ha waxaa u dheeraa dhismaha kalsoonida shacabku ku qabaan dowlad shaqeysa oo adeeg gaarsiin karta. Xukuumadda ayaa isku garab wa dey kalsooni dhiska, la dagaal anka argagixisa dalka la ga xorreynayo iyo abuuridda iyo kordhinta ilaha dhaqa alaha.

Xasan ayaa ku suntanaa meelmarinta, dhismaha iyo bud—dhiggidda hey’ado awo od iyo sharciyad u leh soo celinta kalsoonida, horumarinta iyo dhammeystirka xasil ooni siyaasadeed oo taabagasha.

Madaxweyne Xasan ayaa suuro—geliyey in boqolkiiba siddeetan (80%) Al Shabaab laga xorreeyo dalka, in todobaatan iyo shan kun (75,000) oo ardey dugsiyada dib loogu celiyo, howlgelinta Ayraboorka iyo Dekadda

EEG BOGGA 6AAD



AKHRISO: TAARIIKH NOLOLEEDKA MAD AXWEYNAHA 10-AAD EE SOOMAALIYA XASAN SHEEKH MAXAMUUD


KA YIMID BOGGA 5AADOO

markii ugu horreysay dhaqaale xoog leh oo lagu kabo miisaaniyadda dowladda, dib—u—dhiska waddooyinka iyo baahinta ade egyada dowladda.

Xasan wuxuu ho rmuud aan daalin u noqday dim uqr aadiyeynta Soomaal iya, hour tebin siinta dhism aha he y’daha sharciga ah, dham meystirka iyo dib—u—eegista dastuu rka, dhis maha dowlad gobolleedyo xu bin ka ah Dowladda Federaal ka iyo doorasho da dban oo dadka loogu dhaweynayo in ay soo doortaan wa kiila dooda Golaha Shacab ka iyo ugu dambeyn dhism aha Aqalka Sare oo markii ugu horreysay da lka laga hirge liyey si loo dhammeystiro Fed eraalleynta dalka.

Maadaama Madaxweynuhu yahay Tal iyaha Guud ee Xoogga Dalka (iyo ciidam ada Qalabka sida) wuxuu ku guuleystay in dib—u—habeyn weyn lagu sameeyo isku dhafka, isla xisaabtanka iyo hufnaanta Hey’adaha Amniga si loo helo ciidan muunad qaran leh oo hanta amniga guud dalka. Waxaa dib u habeyn iyo qalabeyn lagu same yey Xoogga Dalka iyo Booliska si ay amniga u hantaan.

Labaatan (20) sano ka badan kaddib wa xaa Xasan ku guuleystay in dib loo howl—geliyo koror dhaqaale iyo dhiirin gelinta ilaha dhaqaalaha ee gaarka loo leeyahay, aya da oo la dhammeystiray shuruucda iyo xeerarka maareynta iyo maamulka dhaqaala ha dalka. Dhiirigelinta iyo abuurka ilaha dhaqaale ayaa horseeday horumar baaxad weyn oo san adkii soo kordhiyey koror dhaqaale oo sad dex dhibic todobo (3.7%) ka badan. Waxaa kordhay oo saddex (3) jibaarmay ganacsiga gaarka loo leeyahay sida Bangiyada, xawaaladaha, sharikadaha isgaarsiinta iyo beecmushtariga dalka iyo dib adda isaga goosha sida dhoofinta xoolaha nool oo laf dhabar dhaqaale u ah bulshada Soomaaliyeed.

Xasan wuxuu horutebinta iyo muhiimadaha ugu horreeya siiyey dhismaha iyo kor u qaadidda awoodda Hey’adaha Hufn aanta Maaliyadda (PFM) ka shaqeeya sida Ban giga Dhexe, Hantidhowrka Guud, Xisaa biyaha Guud iyo Wasaaradda Maaliyadda si kalsoonida iyo taageerada Hey’adaha Dhaq aalaha Dunida loo helo.

Madaxweyne Xasan ayaa markii ugu horreysay bilaabay hirgelinta Barnaamijka Kormeerka Shaqaalaha Rayidka (Staff-Monitored Program (SMP) ee IMF ku kaa lmey naysay Soomaaliya si deyn cafintu u hirgasho. Barnaamijka Kormeerka Shaqaala ha ee IMF ayaa horseeday in salka u dhigno dib—u—yagleelidda Siyaasadda Maaliya da oo dalka u horseeday in lacagtii iyo awooddii dhaqaalaha ee dalka dib loo soo cel iyo. Heshiiska IMF ayaa kaalmeeyey in si dham meystiran u shaqeeyaan Hantidhowr ka, Xisaabiyaha Guud, Baanka Dhexe iyo hey’ adaha kale ee maaliyadda markii u gu hor reysay burburka kaddib.

HALKA LA JOOGO

Bishii February 2017 wuxuu Maxamuud si rasmiya xukunka Madaxtooyada si nab ad ah u wareejiyey Madaxweynihii xigay oo ku yimid doorasho si xor, xalaal iyo hufn aan leh ku dhacday oo cod bixinta dadka loo dhaweeyey kaddib doorashadii March 1969. Xasan hadda waa murashax markale doonaya in uu dadkiisa u adeego si dadaall ada dowlad dhiska, dhab—u— heshiisiinta iyo dhammeystirka Dastuurka loo hirgeliyo.

HEERKA XIRFADDA—AQOONNEED

1978 – 1981 Bachelor of Technology Jaamacadda Ummadda, Mogadishu, Somalia.

1986 – 1988 Master of Technical Education Jaamac adda Bhopal, India

2015 – Doctor of Literature (honorary) Jaamacadda Barkatullah, India

Cilmi Qoraalleedyo muhiim ah

• The role of Somali CSOs in conflict and peace – a paper presented in Somali Social Forum Conference held in Mogadishu, 2003

• Building Structures for Peace: The Banaadir Admini stration – ACCORD Publication 2009

• Somalia’s Missing Millions: The Somali Diaspora and its Role in Development, March 2009 UNDP Somalia Publication

• A History of Mediation in Somalia Since 1988 – an International Peace Building Alliance (Interpeace) Publication 2009

• Somali Civil Society: Peace Building in a Collapsed State, 2008]

====DHAMMAAD====

MID KAMID AH ERGADII DOORASHADII GOLAHA SHACABKA OO CAAWA LAGU DILAY BALADWEYNE

Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa fiidnimadiiXalay xaafad ka tirs an Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa ay ku dile en Nin kamid ahaa Ergadii do oratay Xildhibaan ka t rs an Golaha Shacabka ee kasoo baxay Maga aalaas.

Dabley hubeysan ay aa Ninkaas oo kamid ahaa erg ada kursiga Golaha Shacabka Hop-58 waxaa ay ku di shay xaafadda Xaawo Taako ee Baladw eyne, wux uuna Ninka u geeriyooday rasaas qeybaha sare ee jirka looga dhuftay, sida la sheegay.

Marxuunka la toogtay ayaa waxaa la gu magacaabi jiray Cabdirashiid Muxumed Geedi, isla markaana waxaa goobta uu falku ka dhacay ka baxsaday raggii hubeysnaa ee ka dambeeyay dilkaas khaarijinta ah ee Caawa ka dhacay Magaalada Baladweyne.

Ciidamada ammaanka Magaalada iyo qaar kamid ah xubnaha qoyska Marxu umka ayaa tegay goobta uu dilka ka dhacay, iyagoona halkaas ka qaaday Meydka, mana jirto cid laamaha amniga u soo qabt een dilka.

Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ee Maamulka Hirshabeelle ayaa wa xaa kal hore ka dhacay dilal qorsheysan iyo weeraro khasaaro dhaliyey, waxaana inta ba dan falalkaas dhacay mas’uuliyadooda shee gtay dagaalamayaasha Al-shabaab

DHALLINYARO KU GEERIYOOTAY SHIL GAARI OO KA DHACAY PUNTLAND

laba Dhalinyaro ah oo lagu kala Magaca abi jiray Axmed Maxamed Cii se iyo Axmed Cabdinuur (Jii) ayaa ku geeriy ooday shilga ari oo shalay ka dha cay inta u dhaxaysa Ma ga alooyinka Qar dho iyo Garoowe ee Pun tland.

Shilka ayaa yimid ka dib markii uu rogm aday Gaari ay dhalinyarada sa arnaayeen oo ka yimid Magaalada Qardho kuna sii jeeday Magaalada Garoowe ee xaunta Gobolka Nuaal, sida ay sheegeen goobjoogayaal.

Ciidamo katirsan kuwa ilaalada waddooyinka Puntland ee tara afikada iyo dadweyne ayaa u gurmaday dhalinyarada shilka gashay, ku waas oo qaarkood oo dhaawacmay la geeyay Isbitaalka Magaal ada Gar oowe.

Waa shilkii Saddexaad oo todobaad gudihiis ka dhaca degaannada Puntland, kaas oo geysta dhimasho iyo dhaawac, iyada oo loo saba beynayo waddooyinka qaar oo burbursan iyo Gawaarida oo darawalada ay si xowli ah ku wadaa

WEERAR DAD LAGU DILAY OO KA DHACAY MAG AALO KATIRSAN MAREYKANKA

Nin ku hubaysan qori ayaa rasaas ku furay dad ku jiray dukaan ku ya alla mag aalada Buf falo, gobolka New York ee dalka Marayk anka.

Ninka ayaa dilay ugu yaraan 10 qof, ka hor intii aan saldhigga loo ka xayn, sida saraakiil ciidanka ka tirsani ay u sheegeen wakaaladda war arka ee Associated Press.

Faahfaahinta tirada inta qof ee duk aankan oo lagu magacaabo Tops Friendly Market ku jirtay iyo xaaladda ay ku sugan yih iin ayaanan wali la haynin.

Dambi-baarayaasha ayaa aaminsan in ninka dilka geystay, laga yaabo, uu si toos ah weerarka u duubayey. Damb i-baaray aasha ayaa eegaya in qorsh aha weerarkiisa uu baraha bulshada ku sii shaaciyey iyo in kale.

Saraakiisha ayaa sheegay in baaristu ay marxaladihii u horeeyey ku jirto, ciidankuna aanu wali caddeyn karin wixii ninka weerarka ku riixay. Hase yeeshee, ay eegayaan in toogashadu ay dhinaca isirka la xirii rto.Dukaanka ayaa ku yaalla xaafad ay dadka madowga ahi u badan yi hiin, taas oo 5km ka fog faras magaalaha Buffalo. Goobaha ku ware egsan ayaa ah goobo la deggan yahay




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip