Farmaajo Iyo Xasan Sheekh Oo U Gudbay Wareega Saddexaad Ee Doorashada Madaxweynaha Dalka

0
Sunday May 15, 2022 - 22:15:22 in Wararka by
  • Visits: 388
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Farmaajo Iyo Xasan Sheekh Oo U Gudbay Wareega Saddexaad Ee Doorashada Madaxweynaha Dalka

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Xarunta Teendhada Afisyooni ee xeyndaabka Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa waxaa ka socota Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya, oo hadda gashay wareeggii ugu dambeyeeyay.

Doorashada wareega labaad ayaa waxaa ku tartamay afar Musharax oo kasoo gudbay wareega koowaad, kuwaasi oo kala ah :-Xasan Sheekh Maxamuud 110 Cod,Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, 83 Cod Saciid Cabdullaahi Deni, 88 Cod , Xasan Cali Kheyre  63 Cod iyo Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlama anka Federaalka Soomaaliya ayaa dhiibtay Codadkooda, waxaana wareegga labaad ku haray Xasan Cali Kheyre iyo Siciid Cabdullaahi Deni.

Halka Wareegga ugu dambeeya oo goordhaw billaaban doonta ay ku tartami doonaan Farmaajo iyo Xasan Sheikh.

 waxaan sugnaaba waa warageegga ugu danbeeya natiijadiisa  kala socdo wararkeenna dambe insha allaah





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip