TOOS:- Khudbadaha Musharrixiinta Xilka Madaxweynaha Soomaaliya

0
Thursday May 12, 2022 - 13:46:38 in Wararka by
  • Visits: 288
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TOOS:- Khudbadaha Musharrixiinta Xilka Madaxweynaha Soomaaliya

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Waxaa Maalintii labaad oo xiriir ah Teendhada Afisiyooni ee Magaalada muqdisho ka socota dhageysiga Khudbadaha musharrixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya, waxaana Maanta la dhageysanayaa khudbadaha 19 Musharrax.

Shalay ayaa Xildhibaannada labada Aqal waxaa ay dhageysteen khudbadaha 20 musharrax, waxaana maanta la soo geba-gabeeynayaa dhageysiga khudbadaha 39 msuahrrax ee ku tartami doona xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

Halkan Ka Daawada Khudbaaha musharixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip