Ciyaaryahankii Khadka Dhexe Ee Kooxda Dinamo Bucharest & Xulka Cameroon Patrick Ekeng Oo Geeriyooday

0
Saturday May 07, 2016 - 11:16:16 in Sports News by
  • Visits: 587
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciyaaryahankii Khadka Dhexe Ee Kooxda Dinamo Bucharest & Xulka Cameroon Patrick Ekeng Oo Geeriyooday

    Ciyaaryahankii khadka dhexe ee Dinamo Bucharest iyo Qaranka Cameroon Patrick Ekeng ayaa ku dhintay da'da 26 sanno.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaaryahankii khadka dhexe ee Dinamo Bucharest iyo Qaranka Cameroon Patrick Ekeng ayaa ku dhintay da'da 26 sanno.

Ekeng ayaa dhulka ku dhacay daqiiqadii 70aad isagoobedel ku soo galay daqiiqadii 62aad ee ciyaarta, iyadoo islamarkiiba loola cararay isbitaal, ciyaartii u dhexeysay naadigiisa Dinamo iyo kooxda Viitorul ee horyaalka Romania.

Xiriirka kubada cagta Cameroon ayaa ku xaqiijiyay wararka ku saabsan geerida xidigan boggaTwitter, halka kooxda Dinamo Bucharest ay iyaduna cadeysay in ay waayeen mid ka mid ah xidigahooda.

patrickekeng-cropped_xdp4kbhrf2111v1w8kuzah85b

Ekeng ayaa bilaabay xirfadiisa ka bilaabay Canon Yaounde oo uu markii danbe kaga biiray kooxda Le Mans 2009.

Waxa uu sidoo kale soo xirtay maaliyadaha Rodez, Lausanne Sport iyo Cordoba ka hor inta aanu hishiis u saxiixin Dinamo bilowgii 2016.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip